AF SOOMAALI. ISKA GIIJI SHAQALLADA!

  Рет қаралды 15,974

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

AF SOOMAALI. ISKA GIIJI SHAQALLADA!

Пікірлер: 21
@liibaanaxmedkhayr8740
@liibaanaxmedkhayr8740 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto abwaan singub.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Waxaad manta dib igu celisay maalintaadii oo aan ahaa ardaydii markaas lagu qoray inay gaarsiyaan barista firta iyo afka soomaliga meel hada magaalo noqotay oo la dhaho Godinlabe gobolka Galguduud ladhaho kutaala. Sanadku waa 1972 bishii 10/23. Waxaan baabuur kaso racay Baladwayne anigoo kusocda shaqadii lay igmaday iyo inaan dadkayga waxbaro. 2 sitamaan markaan jogay ayaa radio kamaqlay xayaysitii riwayadii qabrigii jacaylka in jimcaha laga dhigaayo Baladwayne, halkaas oo aan kasii fasax qaatay mamulahaygii si aysan ii dhaafin riwayadaas oo ahayd tii ugu mucjisada iyo fajaca badnayd suugantii suubanayd. Oo uu iska lahaa isla abwaankii heestaan sida farshaxanimada leh u curiyay ahaana abwaankii ugu sugaanta badnaa AUN Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Saxid yar heesta magaceeda waxaa ladhaha gocanay oo garanay xumaan horaan gocanayn. Mahadsanid Jaale
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Ayaan lagugu gaadin oo yey ku gaadin godadka labanlaabma iska giiji shaqalada guumaysi iyo lajire guushayadda ninkii neceb fartayadu ninkay gubi gidaarka maddaxa ha ku dhuftee maxaa iga galay waxba waw waxaad xikmadd ah
@abdirahman2145
@abdirahman2145 3 жыл бұрын
Viva biyo dhacay hoose 4 life
@OmarEgal
@OmarEgal Ай бұрын
Abwaan Mohamud Abdillahi singub
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 3 жыл бұрын
Ereyadii maxamud cabdulahi ciise(Singub)
@AhmedBilal-ok2rq
@AhmedBilal-ok2rq 7 ай бұрын
Mancha Allah
@OmarMohamed-og6oj
@OmarMohamed-og6oj 5 жыл бұрын
Maashaa allh eraya macaan badan Iska giiji shaqalada. Afkeena hooyo aaan ku dadaalno
@xaabsade9844
@xaabsade9844 5 ай бұрын
Erayadii abwaan kaariye
@OmarEgal
@OmarEgal Ай бұрын
Sinsub weeye
@MohamedIbrahim-gd2zn
@MohamedIbrahim-gd2zn 4 жыл бұрын
Berigaas baynu Bini'aadam ahayn
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Haa wllhi runtii Alla soomali sidii hore ku soo celi Aaamiin yaa rabbi
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 5 жыл бұрын
waxay maracas oogagudbiweyden farting laguqoray afkin waa Odin magac bixiyay irina laimada gobolo muslimnimadod karumeyo ana isficl kunolada gobolo carab BAA idinka horeysay massad kabaraten hadii davido kujirto kawardona hAdii kale kadacosta ilaahow as seen Susan nagy wax ilaalsan hadal dad hore hauu dada kala egyahay matalan ilaah haduu kusiiyo willam halal Santo kalaweyn pod labissiere iskueg ana iyaga islaegyihin Hadley weynadan ana kiran waa kalahorenkaran cala nadafada ana xananenta sharks waa look Alan Nixon wanna ahab Eileen medina waakalasari labiska iyo midka ciyarta midka shaqalada midka waaiskugumid labadii dulmi kuhishisa garabkod Allah kabaxa Kenya iyo itoobiya waxay iskudhiben
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 2 жыл бұрын
Lyrics fadlan soo raaliya....
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Ayi xafad dugsi kuyilay dugsiyadi cilki magalo sababaha badiyo lojecleysiyay logudiray afkoda fartisa masa qoralkisa far iyo fandhaal keesaxan hadaad aragto baadiyo baladka maba joogteen badiyo kama maqnateen fadul mayaqan badi ciyalka badiyo haduu kufaduliyana kuguma dhirado qaladkisuu qaataa waakacarara marka alkulisto cayo wakacarari jiray hadu wax dulminaya dulmin jiray haducadiyahay waasacidi jiray
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ereyada yaa sameeyay? Hees sare.
@daudali28
@daudali28 2 жыл бұрын
Sangub
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Ereyadaan waxaa curiyay AUN abwaankii wadanigii waynaa Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub, abwaankii sugaanta Soomaaliyeed looga haray waa ololahii afka soomaaliga 1972
@abdifitaxmohamedabdi9568
@abdifitaxmohamedabdi9568 5 жыл бұрын
Dagaalkaba kugeeraaar.
@mubarakwaberi4652
@mubarakwaberi4652 5 жыл бұрын
maxaa iga galaY? waxba
@MohamedMusa_008
@MohamedMusa_008 3 ай бұрын
Sagaalka ku geeraar!
HEESIHII QORISTA AFKA SOOMAALIGA !
8:32
Mustafa S Awale
Рет қаралды 38 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 104 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 214 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 255 М.
Riwaayadda Ha Hallayn Afkaaga Hooyo( Xuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo)
18:26
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 754
HEESIHII OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA OHRM
31:55
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 59 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 18 М.
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 144 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН