Afar tilaabo oo aad uga badbaadi karto in lagaa iibiyo dhul fake ah | MAALGASHIGA DHULKA EP31 |

  Рет қаралды 3,477

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

Күн бұрын

Пікірлер: 8
@saladmacalin6348
@saladmacalin6348 4 ай бұрын
Waxan ku darayaa qodob aad umihim ah oo aan Rabo somaalida in aan ku baraarujiyo waana sida tan Walaal lacagta aad maguurtada ku iibsaneyso ayaduna kadhig maguurato kele waxan ulajeedaa lacagtaada hakuqaadan borsadaada oo hakubixn kaash taa bedelkeeda mari transfer bank adigoo toos ugudiraya milkiilaha aad kala wereegeyso hantında hana ogolaan in aad lacaqta kudirto dallaal ama idkele toona si hadhowdii hadiiba muran yimaado u Şahlanaato helidda cadaaladda xitaa hadaad dhimato waxaa ilmahaaga anfacaya Raadka aad reebtey.mahadsanid jimcaale
@AbdiHaji2103
@AbdiHaji2103 4 ай бұрын
absolutely right tusaale cad ayaad bixisay qufku marka uu wax ku iibsado transfer bank waxa uu heeystaan cadeen buuxdo weliba uu Deccription-ka uu ka dhigo lacagta waxa uu ku iibsay Ugu magacyeelo aad beey u wanaagsanthy markaa waxaa heeysataa Decomnts dheeri ah uu xooginaayo lahaanshaha hantidaada nidaamka bank-yada wadan keena aad buu Ugu soo batay xiligaan halaga faa,ideeesto masha Allah
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 4 ай бұрын
Asc wan ku salaamay habo dhulaan ku leeyahay yahay waxaracadde korkiisa oo ahaa 19/83 dabcan madhalan adiga laakin aqbaarta dhulalka waad maqli kartaa dhulkaas markii jiddka balcad aado la dhisay inkaas aan ka soo hadlay marka kale Dubliners la saaray maxaa la jira? wadan waa ka ma qanahay laakin aniga reer muqdishu ayaan u dhashay kuna dhashay bal warbixin ma iga siin kartaa habo sc
@talalzak1843
@talalzak1843 3 ай бұрын
Xajiya Anigaba 2Boos oo 30x15 ah ayn ku leeyahay lkin warqado ma heysti 1988 an iibsadey .
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 3 ай бұрын
@@talalzak1843 haa habo warqado sax ah ayaan haystaa 2017 ayaan u tagay (CUMAR TUGUMBE )dukumentigana u geeyeey waxuu igu dhahay warqadahaga waa original ee hayso hadda hadaan ku dulgeeyo ooqarash kaaga baxo meesha waa cidlo sidaas darteed waraaqahaaga meel dhigo sideed sano ka hor ayeey ahayd marka waxaan maqlayin markii la dhisay jidka balcad in marlabaad warqado cudub loo sameystay.sidaas ayaan kuu weydiiyey haddii wax aqbaar ah ka og tahay? haddii kale dhib maleh anigaa imandoona insha allah habo mahadsanid sc
@aminaabukar1092
@aminaabukar1092 4 ай бұрын
Asc Numberkaga noso qor
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 3 ай бұрын
Nambarkeyga maxaan kuu soo qoraa su,aalahii aan ku wediiyey iigama soo jawaabin
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 4 ай бұрын
Jimale dhul hsda lama iibsado oo wadanka lacag kama jirto
Maxaa ku maalgashan kartaa $15,000? (FURSAD GANACSI)
5:32
Jimcaale Deals
Рет қаралды 6 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
DHUL RAQIIS AH ($5,500 ONLY) | ABAAY DHAXAN PROJECT IBS BANK
8:50
Jimcaale Deals
Рет қаралды 7 М.
Maku biiri laheyd iskaashatada Dhulka?
6:08
Jimcaale Deals
Рет қаралды 2,7 М.
Qarashka kaaga bixi kara dhismahaaga | $63,000.
5:26
Jimcaale Deals
Рет қаралды 8 М.
Qiimaha Dhulalka Daarusalaam - Mogadishu | XOG MIUHIIM AH
13:25
Jimcaale Deals
Рет қаралды 12 М.
Qiyaaliga Nolosha Yurub
6:49
Telling the Real Story
Рет қаралды 122 М.
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 205 М.
The New Mogadishu | Muuqaal aadan ka arkin warbaahinta.
16:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 45 М.
Sheekadii Manabaarteen Ee Guuxa Dadweynaha
7:14
Universal TV
Рет қаралды 109 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН