Qiimaha Dhulalka Daarusalaam - Mogadishu | XOG MIUHIIM AH

  Рет қаралды 21,674

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Mahadsanid jimcaale ka fikir dadka jeebka yar iska jir dalaalka mar walba wixiisa waa qaali waa ku darso waxaa fiican toos in lala xiriira milkiilaha iyo jaanisyada gooflayda. Waa ku mahadsan tahay dadaalkaaga iyo fikradahaaga fiican.
@AhmedBinAbdallah
@AhmedBinAbdallah 2 ай бұрын
Music dartiis lamaba dhagaysan karo Fadlan music kadaa muqalada Dambiga qofkasto dhagaysta ma qadi kartide aakhiro
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 ай бұрын
SOOMAALIYEY WAXAAD JECESHIHIIN IN WAXKASTA QIIMAHOODU AY KOR YIHIIN TAASNA WAXAY SABABEYSAA SUUQ XUMO HORUMAR LA AAN MARKA DHULKU HADUU RAQIIS NOQDO WAXAA RAQIIS NOQONAA DHISMAHA WAXAA RAQIIS NOQONAA NOLOSHA WAXAA RAQIIS NOQONAA KIRADA MARKA BEECAAN QAALIGAA WAA IS CUURYAAMINTA HORUMARKA WADAMAD kale wax kasta raqiis bey yihiin .arka loo fiirsho wadankeena
@HealthyToday24
@HealthyToday24 2 ай бұрын
Waa waxa aan la yaabay
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
Dadka dalka waxa ugu cararayaan waa qaaliga wax walbo somalida qaali ayey ka dhigan nolosha dhan iska cariiriyaan somalida waa dad jecel iney waqti yar ku taajiraan aduunkaya sidaas mahan
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 ай бұрын
Keep going bro hormar wacan ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
Masha Allh
@maryanosman9425
@maryanosman9425 2 ай бұрын
Masha allah ❤
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 2 ай бұрын
Thanks
@hassansharif3184
@hassansharif3184 2 ай бұрын
Mr. Jimcaale, Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay inaad nala wadaagtid sawirkan quruxda badan. Malimku waa qabiir deegaanka xoga badan haya. Balse, waxaad moodaa inuu macalimku sidii dulaal noola hadlay ee aanu noo “Fardabixin”. Waxaanse shaku ku jirin inuu Area aad u yaqaano.
@sahromahamud
@sahromahamud 2 ай бұрын
Manshaallaah ❤❤❤🇸🇴🙏
@dudef6438
@dudef6438 2 ай бұрын
Waxaan wadankii waa ku cayaareen waxa uu wax kuqaymaynoyo lamayaqaan meeshii dad maleh amni maleh meel geel daaqayo buu gacmaha kutaag taagayaa meeshii dad joogo baa fursadi kajirtaa dadka habadbaadiyaan amnigana haka shaqeeyaan
@maxamedbb5499
@maxamedbb5499 2 ай бұрын
Xasan shiiq ayaa kadanbeeya
@sallabdull3048
@sallabdull3048 2 ай бұрын
GANACSATO IYO DALAALEEY TUUGO AH ,,AYAA MARKI HOREBA AFKA KU QAALIYEEYEN ..SI AAY DADKA UDHACAAN,,
@mos1954
@mos1954 2 ай бұрын
Guri Meel nabad iyo Xasilooni aan ku ool, Waxuu lamidyahay doon quuseyso hadaba mashaariickale la imaada Waxaan Waa lagudaalaye
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 ай бұрын
Ajmal cannel. Ayaa soo qarxisay.
@abbasabdi1987
@abbasabdi1987 2 ай бұрын
Magaalada wadooyinkaa looga ciyaaray cariiri waaye😢 Ganacsato habaaran ayaa helay qabrigooda saan lee iska nqonaa
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 ай бұрын
Yaa raba Rati weyney haweyA caqli ma laha
@adancabaas8584
@adancabaas8584 2 ай бұрын
Muuzikadana maxay tahay
@sucdiali2700
@sucdiali2700 2 ай бұрын
Music ga kadaa plz aan kudawanee
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 ай бұрын
Ma rabno muqdisho uf uf xasan tuug ba lagu nacay
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 2 ай бұрын
Halkaan ka soo hadal inbadan
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 2 ай бұрын
Soo sheeg dhulka aad tiri waa ka jaban yahey daaraslaam , markii aad si socotey ee ku yaaley inta u dhaxeysa yaaqshiid iyo daaraslaam please soo sheeg🫶
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 2 ай бұрын
Walaasheey dhul gooni ah kama hadlaayo ee guud ahaan dhulka u dhaxeeya Daarusalaam iyo Muqdisho ayaa ka raqiisan aslan dhulalka ka agdhow Xaafadaha DaaruSalaam.
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 2 ай бұрын
​@@jimcaaledealsMeeqa camal aa lagu qiimaynaa dhulalkaas marka?
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 ай бұрын
Raqiis waaye- $5,000
@NajmoMohamed-es8ok
@NajmoMohamed-es8ok 2 ай бұрын
Maladaganyaha​@@mkhalif6834
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 ай бұрын
Markii jiraa qalad heed dhulka qiimahaas lagado USA iyo yurub majoogaan qiimahaas
@shafiwaters
@shafiwaters 2 ай бұрын
Waayo dalka kenya mar haduu dhulkaco kuma arag in uu dib u dhaco
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 2 ай бұрын
Waxan fahmi la ahay mar bo mid aya shaqeeynaayo videogaaga dartiii
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 ай бұрын
Asc jamcaale baloogu ma, 10 baa mise 4,boos??? suaal dhinaca deyniile waa meeqo ooo u dhaw haa ta biyaha iyo is bitaalka deyniile dhinaca xigto daarusalaam soo jawaab insha alaah
@ebrahima6654
@ebrahima6654 2 ай бұрын
16 boos waye halki block
@ahmedinholyrics4518
@ahmedinholyrics4518 2 ай бұрын
Blog meeqo boos waye
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 2 ай бұрын
16 boos
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 ай бұрын
Fadlan manoosheegi kartaa taleefan aan kaalasoo xiriirno adigoo mahadsan? Wax micnaa ma bixinayaan Barnaamijyada aad soo tabiso, hadii aanan laheli karin meel lagaalasoo xiriiro ama lagala xiriiro shirkada guryaha/ dhulka! Mahadsanid mudane
@androidwiil8023
@androidwiil8023 2 ай бұрын
Waaa arin jirta inu xaliyo laga rabo ninkan wa musuqmaasuq warkisa ilahey iga ogee
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 2 ай бұрын
Brother meel walba ayuu ku qoranyahay lambarkayga waana nasoo wici kartaa. +252619874953
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 2 ай бұрын
@@androidwiil8023Maxaan kaa musuqmaasuqay oo ii dhiibatay?
@NajmoMohamed-es8ok
@NajmoMohamed-es8ok 2 ай бұрын
​@@jimcaaledeals it's udhaxeeyso daarusalaam Io muqdisho waacidlo
@shafiwaters
@shafiwaters 2 ай бұрын
ASC walaal Maxaa kalifa in Ay dhulalka hoos u dhacaan mase larajaynayaa inay dib u kacaan ma iska caadi baa in dhulalka kacaan na dhacaan mararka qaar ama marwalba
@HealthyToday24
@HealthyToday24 2 ай бұрын
Suuq xumada jirto keenayso. Way kacayaan i.a 3-4 bil ka dib
@mohacosta3595
@mohacosta3595 2 ай бұрын
Watts up kaga inta igu so qoor
@khalidmohammed3348
@khalidmohammed3348 2 ай бұрын
beenloow lanbarkasto aad meesha kusoo qorti waan lasoo hadlaaa qof ma iiga soo jawaabo.
@self-respect143
@self-respect143 2 ай бұрын
Beentaa mahan anigaba wan waca wax ila hadlo malahan ninkaan wa beenlow hala iska ilaaliyo
@ebrahima6654
@ebrahima6654 2 ай бұрын
Goofka reer kuuloow 23k wa gaarayo hadderna 7k iyo kayar waye
@NajmoMohamed-es8ok
@NajmoMohamed-es8ok 2 ай бұрын
Intuu kuyaalaa walaal goofkaas
@ffuad2005
@ffuad2005 2 ай бұрын
Qof walan lee dhul aan amaan laheen kabaxinayo 30k 40k 50k ama 100k taxes aad ugu hele vila with swimming pool inta dhul caragadud ugu bixinlahled lacagtas maqrib hadu kugu galo xamarweyne bes waye ma aadi kartid Darusalam 😅😅😅😅
@CabdullahiYanyo
@CabdullahiYanyo 2 ай бұрын
Bajaj ayaa ku geynee ama gaari caaasi lkn dhulka 50k waa qaali
@saabirsaska9907
@saabirsaska9907 2 ай бұрын
Qofki joka hada darusalam Dhulka wa Jaban yahay
@YuusufMaxamedmaalin
@YuusufMaxamedmaalin 2 ай бұрын
Meqa waye
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 2 ай бұрын
Thanks
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Dhul iib ah | Daarusalaam B
7:30
Jimcaale Deals
Рет қаралды 9 М.
Riyooyinkii ka burburay Soomaaliya | Jowhar.
17:04
Jimcaale Deals
Рет қаралды 6 М.
Qiimaha dhulalka u dhow wadada cusub ee Macaani | EXCLUSIVE.
7:13
Jimcaale Deals
Рет қаралды 16 М.
Sahal Abdulle - Lo'jire ku nool bartamaha caasimadda Muqdisho
1:12:13
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
Dhul raqiis ah ($800) - Deeqtoon Project (Kaxda) | FURSADAHA DHULKA 1
15:50
Qabiil ahaan baan Yaxaaska ula Hadalnaa | Dadkii Yaxaaska.
15:28
Qarri Jiqood
Рет қаралды 25 М.