Afartan cisho kadib doorashadii Axmed Madoobe, saddex tilaabo oo Xasan Sheekh ka fashilmay.

  Рет қаралды 25,905

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Күн бұрын
Shalay Farmajo ku xume darted ayu Hassan sheikh tageerey axmed madoobe
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Күн бұрын
GUUUUUL AHMED ISLAM ❤❤❤❤
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 Күн бұрын
Nin gardaran ma guuleysto
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Күн бұрын
Kkkkkkk 2019 maxuu u taageeray xassan sh maxamud
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Күн бұрын
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas xasen
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Күн бұрын
Amxaar Afsomali bartay oo aan qori aqoon xataa
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi Күн бұрын
Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane jajuusa shisheeya beenlow bahane
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 Күн бұрын
Waxan waxan modi jiray qof cadiiya waxan wa lax cadiiya xagjir ah
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Күн бұрын
Xassan miskiin aan wax aragti hogaamined ah laheyn waaye ma tanaasulo ilaa uu salka Soo taabto ma yaqaano gorgortan siyaaded waa nin qolo gaar ah iyo qabiilku Kala fiican yahiin wada jirka iyo danta guud ee umada marka Allah xaqa ha tuso Ayaan leeyaha
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 Күн бұрын
Haba ka hadlin taariikh hogaamineed 😅😅😅 Bal taarikhda dib u fiiri MA DHICIN TARIIKHDA INAA SI SHARAF LEH XILKA U WAREEJISAAN😅😅 QORAY IYO QALALAASO MOOYEE 😅😅😅 Markaasaa ka hadleysaa hogaamin hhhhhhhhh
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j Күн бұрын
Isku dir mayaqaan Xasan ee waa nin aduunka siinayaan noo Al bios bara as tankale wariye jiraa oo benale ah isku dirka a ka ma cash’s duriyadadaa isku dirka qabo hortatory kadibne meel Cuna ku aaqirsan jiray jiido Axmed Dhuxuleyste sayidkiba hallow ku dhintay lama iga Ishawaaqqurux saas ayoow ku danbeynayaa Adiga a Cabarka war dadka uga dhig waxey Ila tahay in aan ku fahan diiday waxa aad tahay dadka dalka qari aad jeceshahay bey Ila tahay wixii dalka wax Tara sida xamse Cali bare waa loo Duceysane kuwa aad ka midtahayne waa la ogyahay shaman iyo shaman kal kale baad tihiin
@yaxyedaauud8198
@yaxyedaauud8198 Күн бұрын
Sxb yal garab ayan u bahanahay I cawiya plzz somalia aya iska nahay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Күн бұрын
Horta daroodku maxay la caytamaan haa waa ciil haya somali inaad madax u noqotaan ma arki doontaan
@maxamedsicid7688
@maxamedsicid7688 Күн бұрын
Xasan waa laga adkaaday
@ibrahimtube9320
@ibrahimtube9320 Күн бұрын
hassa shekh bal mxa lgu amaan sheeg ma ninka siyasadiisa xunthy ma ninka dastuurka raali lgu ehen raba inu wxu rabo ku darsado ma ninla qabriyda awoowga so bixiyay ma nin ka dhulka xarshtay oo maskiinta barakiciyay ma nin cidankii cawsawyne layay ma ninka cidmadii raskabni geeyay cidla oga so tagay ma nin bada gatay ma nin go'aanka leheen
@amahmud4132
@amahmud4132 Күн бұрын
Beenaale ayaatahay Sidaasna mucaarad wax dhisa kuma noqoneysid ee cudurka kuhaaya iska daawey
@XlimoHirsi
@XlimoHirsi Күн бұрын
hasan tuuuuuug
@mohamedahmedwarsame6200
@mohamedahmedwarsame6200 12 сағат бұрын
Waan qiyasayay Axmad dmadow sidaas inu samenayo marka anka qiyaa qatay 2jeer hore sida uu sameyay geedkan waa imtixan
@muqtarcumar-n4b
@muqtarcumar-n4b Күн бұрын
War nio aniga waa ku taageeraa wariye cabdulaahi
@Bashkaa174
@Bashkaa174 12 сағат бұрын
Cabdulaahi waxeey ila tahay in mucaaradka dowlada iyo adiga wada shaqeen idin dhex mareen oo mucaaradka dowlada aad ku biirty waa inaad noqoto wariye dhex dhexaad ah nin sooru qaaday waxaa ka roon nin seefo qaaday qof baahan gob maahan nin damer wadoow war kaaga waa kaa soo horeeyay dalxureye guys somali government guul
@user-Amuun
@user-Amuun Күн бұрын
Xasan sheekh marko farmajo jogee asigaba lacama sarkiisa u ordaye manta maxu hestaa
@Calicabdulahi123
@Calicabdulahi123 Күн бұрын
Xassan wa fishilmay
@mukhtaraxmed-x8j
@mukhtaraxmed-x8j Күн бұрын
Waxay tahay in wadanka laga soo saaro ceelka uu kujiro. Arimaha kadhexeeya somalida dhexdeeda waa wax fudud oo somali way heshiin doontaa one of these days insha allah.
@cabdinaasirduqow
@cabdinaasirduqow Күн бұрын
Wax alla waxay ila tahay garan maayo
@Maxamed-vv8yy
@Maxamed-vv8yy Күн бұрын
Si Dalka barwaaqo u noqdo dadka Soomaalidana nabad u helaan waa in la khaarijiyo Xasan Sheekh
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 Күн бұрын
Szb madama Aad Mucarad xun tahay Macsalama dadka dhaxdhaxad noqo
@AbdiwaliAhmed-w6m
@AbdiwaliAhmed-w6m Күн бұрын
Wxy ila tahay in naasaha laga garaacay xasan tuug
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Күн бұрын
Hasan maamulada daarood waa ka adagyihiin adaa noo sheegay waliba balaayada oogu weyn waxay ku dhici doobtaa markey dani iyo axmed heshiiyaan
@abshirabshir5866
@abshirabshir5866 Күн бұрын
Nin aad shaley aad tagereyse manta in aad ladagalanto Soo daa wxd heyso
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 Күн бұрын
Cabdulahi osman Farah Waan daarood hadlayaa maad iska dhahdid oo qabada kasoo baxdid KOLEY GARACOW WAAN KAA WAR QABNAAA 😂😂😂
@HajiEasy
@HajiEasy Күн бұрын
Ciyaar waa gelin danbe iska sug Axmed Madoobe taariikh ayuu noqon doonaa IA.
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Күн бұрын
Maxaa ciyaar waa gelin dambe ah? Saddex ciyaarood oo lala ciyaaray Axmad Madoobe bay maraysaa baa weriyuhu ku yiri... Kullina wuu ku adkaadaye!!!
@HajiEasy
@HajiEasy Күн бұрын
@mahmoudhersi4603 siyaasada sidaas kuma shaqeyso deg deg waa camal sheydaan. Axmed Madoobe waa kansarka siyaasada Soomaaliya si tartiib ah ayaana looga taqalusi doonaa adiga iska sug marka. sedaxda uu wariya sheegay waa lagu tijaabinaayay lkn howl wey socotaa ee la soco sida wax isku bedelaan iA
@daljireali4783
@daljireali4783 Күн бұрын
Nin kale oo ka adkaadaba Xasan Xaabsade kama adkaan karo Axmed Madoobe. Xoolo uruursi iyo Hogaamin Dal isku meel ma galaan.
@HajiEasy
@HajiEasy Күн бұрын
@@daljireali4783 ma hanti shacab leeyihiin ayuu Xasan Sheikh aruursaday? mise dhulkii dowlada ee dayacnaa ayuu ganacsato ka kireeyay si bilicda iyo dhaqaalaha dalka loo hagaajiyo? Xasan Sheikh siyaasi aanan ahayn haduusan Kansarka siyaasada Soomaaliya ee Axmed Madoobe ka adkaanin maba jiro siyaasi kale oo ka adkaan karo ninkaas. wuuna ka adkaan doonaa iA
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 273 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Kaftanka Siyaasada 562 oo aad u xiisa badan
53:59
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,9 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 114 М.
Reer Gedo oo wali lagu qancin la'a yahay iney la saftan Xasan Sheekh.
2:50
Abdullahi Osman Farah
Рет қаралды 30 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН