Calamka way ogtahy somalida waxay tahay halky ka timid iyo tarikhdoda lkn waxay ku dadalan inay bananka so dhigin tarikhdena waayo waa taarikh aad u weyn oo cajib badan
@abdoulkader1437 ай бұрын
Allaha kaa jazaa'i siiyo fadlan prof. Taariikhda noo soo badi
@IsmailAbshirCawaale7 ай бұрын
kilibka soo dhameestir professor 🙏
@AadanmaxamadCusmaan-y8n2 ай бұрын
Magacyada dunida dadkoida ula baxaan badankooda, waa ereyo Soomaali ah oo horaad ka garan Soomaalinimada uu ka sameeysan yahay
@hafsadahir17074 ай бұрын
Allah noo kaa xafido prof Shueyb
@shucaybmooha78272 ай бұрын
Guul iyo gobonimo macalim
@cabdiaxmedcalasow7604Ай бұрын
It's true Store Daarood umba Carab sheegta inta kale Reer Bini'isrsail kasoo jeedaaniin dhulki awoowayaasheeni aya muujin😂.
@AadanmaxamadCusmaan-y8n2 ай бұрын
Afkaan Soomaaliga,waxaa uu egyahay, af afafka aadduunkoo dhami dhuuxa uga wada jir jiro
Waa sax afka Maay ga waa fac weyn yahay, balse waxaan lasii yabay anigu waxaan ku korey hobyo iyo xaradheere ilaa dowlad deeganka lehjahada halkaa ku arki jirey waxaa looga hadla nfd nageele ilaa gaarisa waa cajiib. Sida muga heertii,geber ama gabar, ciyaarta waalada dee masoo koobi karo sida bilcaan. Mana isku ogog leh ama geographical proximity maleh. Marka xitaa afka garre ha waa fahma waligeyna lama kulmin.( thats shows you soomaalidu hal meel bey ka timid and mixid with its neighbours. You may talk 6 somali lahjaa but same soomaali. Guuleyso adeer shuceyb.
@User_Gi32e54 ай бұрын
Waa run canfartu wa somali gaar ahaan labadaba way noqdaan,maxay iyo may. Ex.may taadhigtaa? Maad taqaanaa. Maxaa fadhaa.maxaa doonaysaa. Lagco.lacag. Uuri.ciyaal Dhaylo.ciyaalka yar yar. Beerra.barri