Horjoogihi Qaraxa u dhigey madaxweyne Siciid Dani oo hor yimid AFMEER.

  Рет қаралды 252,958

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Horjoogihi Qaraxa u dhigey madaxweyne Siciid Dani oo hor yimid AFMEER.
Ninki qaraxa u dhigey Madaxweyne Dani xilli u galayey magaalada Bossaaso,waa horjooge dilal badan fuliyey isaga iyo kooxdiisa Jaamac Aadan.

Пікірлер: 378
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 2 жыл бұрын
Damiir maleh nin dhuuni siistey qof Muslim ah dhiigii waana calooshood u shaqaystayaal aduun iyo aakhiraba hoogay
@barkhadhassan4378
@barkhadhassan4378 2 жыл бұрын
Puntland waxan oo odhan lahaa wadaa kasta 1)inaay dhigaan control 2 askaari ah. 2)gobohaa masaajidka ah ama suuq mall ah ama xafiis inay qofkasta la baadho 3)dhowr camera cctv oo wadoyinka lagu xidho, main wado ee halboolow ah, iyo dhowr luuq ee yar mid lugo xidho 4)wixi yaciyaa waxaa loo bahnyahay inaay wadoyooinka markii ba la xidho sida loo xaanibo wixi baxsaad ah, iyo guurmaad soo geeliyaa 5)dhawaac shacabkaa waa ina meherdaa lagu hayo 1st aid kit ama gargarka deg deg oo shaqalaaha meheradaas iyo xafisyaada la baaro cilmigaas 6)askaarto inaay ka fejegnadaan gadiidka dhamaantood maha badhiis ee waxaa tahay ninka drawalkaa iyo buug gadhi inaay iswaafaqaan. 7)qaabkaa argaagiixisadaa wax uu sameyaan wa 2 ama 3 nin oo mid mid uu socda, markaas waxay tahaay qofkaa 20jir ila 50jir kaligii socodka ah inaay la joojiin kaaro oo la baadho karo oo ruqsadaa la waydiyo hada laga heelo 8)qofkastaa oo laga sheekiyo inaay waajibkooda la maareyo saldhiga lageeyo oo la waydiyo sababtaa lugawayaay i.d 9)wixi shacabko ka shekiyaan inay 100mtr wax ka yar askaari police ah warbixinta uu gudbiyaan ka helaan 10)akhirkaana wa ina meel kasta lugo qoro inay xaraan tahay dhiig muslim ah oo qofkaas fuliinta wadaa inu hada ka hor intu dhimaan ama wax dilen ama khasaaro dhaceen inu isbadbadiyo oo ifkiisa iyo akhiradiisa ka fikiro oo dalkiisa iyo dadkiisa uu tuudho, wa fursaad banaan inu maca sacadaa uu dambeeso isku dhiibo askaariga ugu dhow, oo waxba loo geysaniin 10 taalaabo waxaan filya inaay khasaradaan samaayn ku yaaraysaa ku noqonyaa Wa bilaahi tawfiiq
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Жыл бұрын
❤❤❤
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
Inaalilaah masjid qof galey oo gaalnimo loo dilaayo subxaano allah waa musiibo iyo diin xumo. War ilmaha wax bara si aan Loo qaldin
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
Masaajidka iyagaa dadka ku laaya allaha rogee alshabaab iimanlaawayaal weey
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 жыл бұрын
Ilmo waxlayiraa majiraan Waa Niman Cokiin & morawano , moraguana Qaato , $ 200 dolars Ey kudilaan Qofki Waa business
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
@@HassanMohamed-jm4lx sax lkn Markaa u fiirsato wax lagu soo dadaaley oo wax bartay kuma jiraan xita Qur’an-ka Mid dhameeyey kuma jiro naftooda Iyo bulshadaba kuma ciyaareen hdi wax labari lahaa.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 жыл бұрын
@@ahmedabdullahi793 Haa wa run waan ufiirsaday mid aqoon le kuma jiro inyar maahee 100 may xamaashaan belo idin aragtay
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
@@kayfmohamed565 waa jaahil jano looga sheekeeeyey oo wado dhan qaldan laga tusay tankale waxaan ogahay Inta waxbarsho diida iyo inta inkaarta qabta oodhan ayagay noqdaan waa cajiib kuwa dadka dhicijiray kufsanjiray oo maanta diin darteed oo habqaldan u gashay isku qarxiyo calaa iyo taxaal ilamaha ha lagu dadaalo yuusan jaahil jano uga sheekeyne muslim lanadbaadiyo oo jano lagu galo la arki jiray lkn muslim asagiiba jano lagu galaayo waa war jaahil
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Guul puntland💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰sidaaa usoo af jaraysaan al shayaadiin oo idin ehel iyo xigaal u eegayne tiirka usoo taagaysaan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Ciidankeena geesiyaashaa guleysta🥰🥰🥰🥰🇸🇱💪♥️
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
Afmeer howl adaga haysiin halka kasi wada howlaha ( from galmudug )
@fredy8321
@fredy8321 2 жыл бұрын
Beelow beelow kale uusan jirin! Waa 60 jir ku oranay waxaba ka maogeen arimaha dadka haldoorkooda aan kulaayey. laaHoor ayaa ii hanjabay. Sheeko dadka asaa laayey oo waliba kulaayey dano asaga iyo laahoor ay isku ogaayeeen. Waa arimo qabiil iyo ganacsi iyo siyaaasad wada huwan. Ilaahay cadaab kiiisa hakugu fageeyo.
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 2 жыл бұрын
Suxaanallah waa cadaw alla il adakaa intaas oo qof buu dilay ilaahay ha kutuo dadkaahii baad cadaw ku tahay adiga yo kuwa kula midaba rabbi umada ha ka qabto amiin
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Inaa Dhageysto Calaacalka Gaalada Argagaxisada Kama Daalo Wlhi ``Maya Maya Iyagaa Bohol Ku Dhacayee Nama Beyrin Karayaan - Argagaxisada Ugus Gaalo Mahadsanidiin Dowlada Puntland Guuleeysta Insha Allah Balanteenu Waa Geeri Ama Anagoo Ka Xoreyno Argagaxisada Dhulka Soomaaliyeed Agaasime Timire Adna Alle Hagu Xafido Laandhere Guuleyso Nolow Cadawga Alle Hagaa Haayo Adi iyo Teamka Afmeer Guuleeysta From Dhalinta Mogadishu 🇸🇴✊🦁
@mohamedcabdiahmed6382
@mohamedcabdiahmed6382 2 жыл бұрын
Gobolka puntland dheh ina Adeer Mahadsanid
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@mohamedcabdiahmed6382 Laakiin Rag Libintooda dhama Xaqiro Puntland Sida Dawlad Madax Banaan Ah ayey Deegaanadood U Hormariyeen Argagaxisada Ka Nadiifiyeen
@Amknaan
@Amknaan 2 жыл бұрын
Alshabaab tu waa gaala muslimada sheeganaysa ilaahay naarta hageeyo alshabab
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@Amknaan aamin yaa rabi
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
@@mohamedcabdiahmed6382 Xaqiir, Dawlad kale miyaa ka jirta Somalia oo ahayn Dawlada Puntiland.? Dheh Mashaa Allah Tabaarka Allah.
@aamiinabdirizak4536
@aamiinabdirizak4536 Ай бұрын
Subxanallah 60 qof baa xasuusta buu yiri illahow qalbigena sida ha u akayn😢 Khawaarijta allha naga qabto
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 2 жыл бұрын
Barnaamijaka kaliya ee aan puntland Ka daawado hala laayo khawaarijta diinta beenta ka sheegay
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
Sxp igu so bjjr
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
Biir
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Subxaanalaaah MAADDDAXA KA TOOGTA WAA DAALIN ILLAAHAY KU CAASIYEY
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Subhanalllah subhanalllah subhanalllah subhanalllah subhanalllah subhanalllah
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
Puntland My Home Shaqo Wngsn
@dalmarciiro5726
@dalmarciiro5726 2 жыл бұрын
Guulaysta ciidanka puntland khaaaatan 𝐓𝐢𝐦𝐢𝐫𝐞 guulayso.Halatoogto argagixisada.
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Hooyo alla kumasiyo hoyadey wa faduma farax kulaha meqa hoyo ayu ka oysiyay 😭😭
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Sumxaanlaahu re butlaan wall cadawgin jab guulysta shabab xasuuq a wa cadaw mw Dany cadawgiin jab mw gesiya cidmda guul from somlilaan capital hargysa somli wa somli law inxafid
@abdirahmanabukarali5361
@abdirahmanabukarali5361 2 жыл бұрын
Wlh shaqo wad heysiin ilh ha idinla garab galo xaraatan ka qabta ummada xalaal maahin kuwaan
@maxamedkhadar5862
@maxamedkhadar5862 2 жыл бұрын
60 Qof o haldoor u aha puntland bu dily 😢
@shamsoahmed8779
@shamsoahmed8779 Жыл бұрын
Waa wax la yaab ah in qof la iska dilo ayadoon wax loodilaayo lagaranayn waa xanuun waa layaab ilaahay na badbaadi oon dhiig bini aadam hannagali iyaamah yar een aduunka joogno ilaahay nabadbaadi aamiin
@maxamedaaamiin5782
@maxamedaaamiin5782 2 жыл бұрын
aabahay oo dhawr shil galay dhawr qofna ku dhinteen mudadii 30ka sanno ahyd ee uu darawalka ahaa shilkii u danbeeyey ayaan garaad lahaa oo uu wiil yar ku jiidhay berbera agteeda ma taqaaniin soomaaliyey lacagta laga qaaday waxa laga qaaday 32000 $(laba iyo soddon kun oo dollar )weliba markii wax laga daayey ee lala saa irey markaasey qof dhan oo muslim ah 100 dollar u dilayaan ilaahay adduun iyo aakhiraba hoog iyo dulli idin saar
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Aabahaa gaariga halaga qaado
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Iimaan-darrada ka muuqata wajigiisa baa muujinaysa heerka ay gaadhsiisan tahay "BAHALNIMADIISA", oon aqoon wax yar oo beni'aadanimo ah xataa!!! #SUBXAANALLAAH
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 2 жыл бұрын
Waba horor Kani 60 kulaha subxanallaah garac walba marki gacanta lagu dhigo ayu dhaha wa la ii hanjabay iyo Kuma qanacsaneyn waxa aan sameynayey ader hala solo Kan cafis maleh allreday bini aadanimo wa uga dhamatay bahal ayu noqday caradada udhimo Ayan kuleyahay
@muno3218
@muno3218 2 жыл бұрын
Iii
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Kana indhihiisaaba laga baqaa bisinka maladilay hada mise wow xiranyahay ala muxuu dhig dadow qabaa subxaanalah so sad😔
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Maanta oo taariikhdu tahay 8/3/2023.ayaa lagu fuliyey xukunkii .illa ha unaxariisto
@FaayNour
@FaayNour Ай бұрын
​@@axmedsahal7268 illaahay uma naxaristo
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 жыл бұрын
Alshabaaboow ILLAHAY aduun Iyo aakhiraba Odin cadaab
@zamihassan4434
@zamihassan4434 2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin
@hawkeye8080
@hawkeye8080 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabb
@anisomurzal6104
@anisomurzal6104 2 жыл бұрын
Abti gududane janada kuwaar abti 😭😭😭😭😭
@aarkasoomaaliya7886
@aarkasoomaaliya7886 2 жыл бұрын
Raxmaanku ha janeyo
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
naarta ayay kuwaarayaan kuwaas umada dhemeeyay subxaanalaah
@drakslereditz1211
@drakslereditz1211 2 жыл бұрын
Subxanalah umadan waxban dilnay kuhayo maxad siisen intan oo dad markey dilayen dowladu xagey jirtay allow u gargar umadada bilaa micna lolaynayo
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 жыл бұрын
Subaxanalah maraki laqabato waa calacalayan waxan kuligod halaqarajiyo dadkayagi iyo dalakayagiba waa babiyen
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Dadkaagi meey dileen😢😢
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Suubxan Allaha maa qadr lacaga aayu kuu guumadye qof muslim aan waxab uugysan
@hodanmohamed3784
@hodanmohamed3784 2 жыл бұрын
Illahay haydindhowro afmeeer wa afhayeenkeena
@abdirahmanabukarali5361
@abdirahmanabukarali5361 2 жыл бұрын
Igaar haduu iidhasho muumin a ubixinaa balan waaye siduu iigu noqdo nin wax tarleh insha alh
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Waxan gaalada waxa lasiiya daroogo qaad sigaar xashiishad ka la qabto hla toogto Putland waxay nagaga gidbantay belayo argagixisa oo badan wn ugu hambaleyeynaya🧣💪
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Timire walalo program fican baad noo keentaa argagaxisada al shabaab marka is ilaali oo staf sameyso wajigana qarso markaad wareysaneyso shartooda allow kaa hay
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 2 жыл бұрын
Waxaa yaab ah ina dowladeenu ay Wasiir u magacowdo mid ka mid ah kuwaan Laailaaha ilallaah
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 жыл бұрын
Nio waxaan ayagoo nool in god loo qodo oo ladhex istaajio then cagaf cagaf dhexda looga jabio wllhi ciidamada way idin naxriisteen alx dhaha ugus gaalo wllhi hdaan ani taliyaha ciidanka ahaan lahaa cadaab xun aa mari laheeden oo dadka dhn wada arkaayaan oo qabiil jirin kii lasoo qabto oo dad dilay sidaas ayn yeeli lahaa
@dargo114
@dargo114 2 жыл бұрын
SubxaanaLaah, kan hadlaaya 300 ayuu qaatay, kan dadka dila 200 gacanyaruhu 100 ayuu qaataa. 600 ayaa qof loo dilaa. InaaLilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun.
@ahmedmoussamire9316
@ahmedmoussamire9316 2 жыл бұрын
Jaamac boqol jeer safar lagalay mana fahmin anoo sxb la aha wayab wlhi malaha wuu idili laha 😪
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 2 жыл бұрын
Alla ka badbadiye
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 2 жыл бұрын
AHMEDMOUSSA KUN JEER ILAAHEY U MAHADNAQ WAAYO ILAAHEY AYAA KAA BAD BAADIYEY .KANI WAA FIRCOONKII UMADA.
@hassansaid5010
@hassansaid5010 2 жыл бұрын
marka aan dhagaystay sida uu u waramayo, iyo sida ay u warameen ragii hore waa isku mid, marka uu ka waramayo dilka dhagoolka iyo gabadha lagu dilay canjeel, markaan dhagaysanay isku si ayay inoogu warameen, ragan ilaahay baa kasoo qabtay umada.
@rihaanapbe
@rihaanapbe Ай бұрын
Cisman ahmed askar inaderkay illaah hawnaxariisto😢
@amzinoo1milly522
@amzinoo1milly522 2 жыл бұрын
War waxaan halalaayo umadii way dhameeyen subhanallah 60 khof
@abdulahiduale2206
@abdulahiduale2206 2 жыл бұрын
Waa mujrimiin walahay cadalada ha la mariyo
@fatimaosman339
@fatimaosman339 2 жыл бұрын
Walee waa aweesooyin ku waan Xamar weeyka buuxaan kuwan camal Lkn inta doowlad cadaalad laga helaayo waxba lagama qawan karo
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 2 жыл бұрын
BAL WAXAAS DADKA U HEYSTO MUJAAHIDIIN ISLAAM U DIRIRAYO KWRN WAR LAAYO
@ahmedtyga9573
@ahmedtyga9573 2 жыл бұрын
isagaa qayila oo sigaar yacab ah waxayna laynayaan wixii lagu amro haba ahaadee shiikha caalim ah
@nazdalaan
@nazdalaan 6 ай бұрын
HOOYADII hadii amar lagu siiyo waa dilayaa… waa dalka laga baa’biyaa nimankan. Qofkii ka mid moqda rajo ma leh
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Ninkaas inta leeg nin baa ikhiyaamay oo dadka in aan laayo igu khasbay bu noogu sheekayn inkaar alle kugu rid dadkaad xaqdarada ku laysay inshallah aakhiraad isku arkaysan aduunkana adoo foolxun bad ka tagaysa inshallah
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 жыл бұрын
maka yeeshay marka wlhi wa benlow xta hdi uu isku dayo inu qof iqsbo hye ayan dhaha kadibna dowlda utagaa every think is easy
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
@@Showkaanifx waligay ban ka yeelayn waxaas caruurta looguma sheekeyo xataa waxaas been cad weeye
@macluumaadqarsoon884
@macluumaadqarsoon884 2 жыл бұрын
Ilaahay umadiisa ha idinka soo qabto lacnadii ilaahay korkaaga ha ahaato iimaan la aanta wajigiisa ka muuqata bal day
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Muslim iyo Gaal Qof bani aadam ah oo aan dhib kuu geysan inaad wax yeesho waa xaaraan , Qof kii dhib kuu geystana waxa fiican in si Diinta ogoshahay loo kala boxo. waa halis waana dambi inaad nag wax yeesho waana arin xunoo aan Laga toobad keenu Karin . 😭😭😢😢😢😓😓
@abdirahman418
@abdirahman418 2 жыл бұрын
Lahoor ya ka sareya☹ fitantu meshay ka bilamata laga jara
@salmaahmet3917
@salmaahmet3917 2 жыл бұрын
Ayuub dadkiba wu dhameyey wlhi 😭😭😭
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Hooyo iyo wiilkeeda ay Isa saaren nacalatullah
@Jamuux88
@Jamuux88 2 жыл бұрын
Runti ninkaan sida uu wax u faahfaahiyay waxay ahayd si wanaagsan, waxaan kaloo ka bartay alshabaab inay sixir ku shaqaystaan
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 2 жыл бұрын
Amar ayaa la siiyay amarbaa la siiyay; Ayuu ku celceliyay 10000 oo jeer!!!!
@salmanhashi2464
@salmanhashi2464 2 жыл бұрын
Shababka I daawanayow adna saasa Ku dambaysa Ku tusaalo qaaaado awoowe
@rashkapoi6512
@rashkapoi6512 2 жыл бұрын
Haye wll 😂
@aqani3aqani326
@aqani3aqani326 2 жыл бұрын
Adi lee iska ilaali wna ku aqna hee✌😡✌
@FaayNour
@FaayNour Ай бұрын
​@@aqani3aqani326 waa balan inaa soo sheego meeshaa ku nooshahay
@nuurowmohamed1108
@nuurowmohamed1108 Жыл бұрын
200$ 😢qof naftisa lagu qadanayo allow intan nolahy qof gacantega yusan sababsan
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 жыл бұрын
La’hoor ninka la leeyahay ayaa dhiigii AUN Suldaan koonte ku maqan yahay
@maxamedaaamiin5782
@maxamedaaamiin5782 2 жыл бұрын
nin kan naxariis darro fara badanbaa indhihiisa ka muuqatee deg deg haloo qisaaso talo hadii layga qaadanayo waxaan odhan lahaa aragagixiso noocay tahayba hala deldelo oo yaan rasaas lagu khasaareyn
@queenmohamett9653
@queenmohamett9653 2 жыл бұрын
Jaxiima ilaahey Boga hakuu dhigo Alle kuuma naxariisTo🖕🖕💔dhiig muzlim miyaa shaqo noqday khaniiska thy wase🖕
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
✔✔✔✔
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
أللهم أمين يارب العالمين
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
@@mamaaasiyo7315 Aamiin.
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
CALI SALEBAN mj miyaa tahay garac Cali saleban mj dhiig kooda macaan la noqday kkkkk From reer xabad
@Somabilbooks
@Somabilbooks 2 жыл бұрын
Waan ku qoslay ma ciyaalbuuu la hadlayaa
@maxamudsalsabiilapro8536
@maxamudsalsabiilapro8536 2 жыл бұрын
WALAALOW WARIYE WAXAAN DAWADAY WAX BADAN NIMANKAN DADKA LAAYA ADIGOO WAREYSANAYA,, WAXAAN RABNAA IN AAD INOO WEYDIISO WHY DADKA AAD ULEYNEYSAAN, DIIN, LACAG, MABDA, INTABA MAJIRTO ADIGA SU,AASHAS INOO WEYDII RAGAN MAWADA WAALANYIHIN SIDEE WAX U JIRAAN WAXAAN WAA WAX LALA YAABO!!!!
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 жыл бұрын
Akhiro zamaan waaye wll sidii nabigu scw sheegayba Kan wax dilay waxa u udilay mayaqaano Kan ladilayna sido kale
@maxamudsalsabiilapro8536
@maxamudsalsabiilapro8536 2 жыл бұрын
@@ayaanaabdi2880 Nacam bilaahi wll Adigaa xaqiiqda waafaqay Illaah khaatumada hainoo hagaajiyo
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 2 жыл бұрын
Guul Insha,allh puntuland 👍🫡
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Naarta alaha kuugu bishaaraayo jaamacow
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Aamiin shaydaamiin toodhan
@quenhawa2815
@quenhawa2815 2 жыл бұрын
Waxad ii Cadeysaan Sababta ay u fakan wayeen Wilasha Cumar maxamuud wilasha Raxanwayn wilasha Jareer wilasha cali salebaan oo Ay u Fakadeen Wilasha Hawiye maa cadi u dhahdaan waan Gadanay Tugayahay tugadu dhashay
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 жыл бұрын
Hawiye ayagaa diidey iney toogtaan wiilashooda waana loosii dhiibey qoorqoor baana diidey oo murursadw kabaqey, maxaa dusha naga saarey nin murursada ah oo habargidir laayey oo habargidirtuu laayeu diidey iney qosaasato anaga😒
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 2 жыл бұрын
Intaa kuwii horaa noo sheegaye. 2010kii ilaa 2015kii legendkan nooga waraysta
@bilehorkac854
@bilehorkac854 2 жыл бұрын
سبحان الله Bal intaas oo qof muxuu ku dilay???
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 жыл бұрын
Gacan kudhiiglahaan Ma'noolyahay? Fadlan hala ii jawaabo Mahadsanidiin
@612nasir2008
@612nasir2008 2 жыл бұрын
Maxkamada milateriga PL baa ku xukuntey dil toogasho ah. Insha Allah Mar dhow baa tiirka lageynayaa xayawaankaan.
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 жыл бұрын
Gacan kudhiiglahan Aakhiro haloodiro Dadki waalaayee Badar iyo biyaa siiheydiin Nin dhiiga dadka $ 300 kugata Subxaanlaah
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 2 жыл бұрын
Gaariga aan istaageen ee biyaha dal dalaayo oo shidaalka aan ka dhamaaneen wax ka shakinayo malahan miyaaa taas waxa ee cadeeynaysaa in uu sirdoon jirin meeshaas
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Жыл бұрын
Shekada wadka dhacdsan tahay hawshan wax hal malin iyo sacad wada dhacay ma aha waa dhoor iyo taban sano waxii u samenayay
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 жыл бұрын
Jaahilnimo iyo aqoon daro iyo duruufo jiray ayay dadka ku helaan alshabaabku qof damiir leh agtiisa xitaa masoo mari karaan allaha jabiyo waa gaalo
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 2 жыл бұрын
Masiibo waa diin laawe dhuuni qata ah lacg wax matarto intii aad dishay baa rabbi kuu soo safin nasiibdarana dhiig buu galay kama qoomayanahayo
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Жыл бұрын
Gacantaa goday oo naarta gal muxuu dilay qof islaama
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Aamiin dadbuu gacmaha goosey ilaahay hagoogooyo
@fardowsa9500
@fardowsa9500 2 жыл бұрын
asc war niman kaan aqoon diineed kama muuqato ee waa niman daroogo dilootay diin iska dhaafe nadaafad xitaa mayaqaanaan waa doroogu doon iyo dhac ee umada halaga qabto
@MustafeXAbdi
@MustafeXAbdi 2 жыл бұрын
Nooc walba oo balwada wuu leeyahay inkaar qabuhu markay dadka waxgaradka ka dhameeyaan ayey rabaan iyagu waxgarad noqdaan
@ummuabdullahi4483
@ummuabdullahi4483 2 жыл бұрын
Waa qayilñay ku yeh waxaa ka danbeeya dowlada shisheeyaa lacagta bixiya
@juliemalik1940
@juliemalik1940 2 жыл бұрын
Hada aniga ma waxan dawanaya musasal qiyaali mise wa wax dhab ah subxanallah🥲🥲🥲🥲
@abdirisaqsaid9648
@abdirisaqsaid9648 2 жыл бұрын
Hala laayo 🇸🇱
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
Wllo igu so biir alle Haku xifdiye
@saynab7503
@saynab7503 2 жыл бұрын
Ilaahayow dhiig islaam hana galin
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Dhig islam hanagalinin dheh
@inaguluyux
@inaguluyux 2 жыл бұрын
Dhilladdii ku dhashay was, intaan la dilin waa in nolosha lagu cadaabaa kalabka kalabku dhalay.
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Dadkan marka ay dilka geysanayan miyaaney jirin dad wejiyadooda arkaaya
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Waasixiroolaayaal lama arko qofbaaladilay baalamaqlaa ilaahay shrkooda umada hakaqabto
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Madaxu ku go madaxwaynehena kulahaa naxariis buu kugu raadinayaa wlle alshabaab ehel iyo xigaal ma yaqaanan in la idin laynaayo waaa hubaal cadawyohow
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Subxanallaah $100 doolar qof loo dilaa yaab maxay dad cuneen alle idin kashif😭😭😭😭😭
@kamal171
@kamal171 2 жыл бұрын
Waa iga dagiladahay
@muscabmahad92
@muscabmahad92 Жыл бұрын
1 shilin som lagu dilaa bee
@taammustafe147
@taammustafe147 2 жыл бұрын
Waxani waa ganacsi khalkhal gelin amniga dadka Somaliyed loogu Tala galey Dadkan aan xataa misaajida dadka ku dhex dilaya Diin ma aha
@housseinahmed-zc3wu
@housseinahmed-zc3wu 3 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@xawooabdi8250
@xawooabdi8250 3 ай бұрын
😢😢🎉🎉😂
@abdiazizsheikh8269
@abdiazizsheikh8269 2 жыл бұрын
War intaas oo dad oo muslimiin markaad layneysay hal mar illaah ma aadan xasuusan subxaana laah
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak Жыл бұрын
Muuse xaaji faarax waa maqlay inu sheegtay e bashiir muuse koontana ma sheegtan
@MustafeXAbdi
@MustafeXAbdi Жыл бұрын
Haa wuu sheegtay
@hajibashir8357
@hajibashir8357 2 жыл бұрын
Part 2 kuso dar saaxib wacalkaan intaad meel shacabka buuxo la keeno hala gubo
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Bahalnimadu ma wanaagsana, haddii wax lagu fulinayo waa in si sharciga waafaqsan loo maro!
@adandhux2260
@adandhux2260 2 жыл бұрын
Fiicnan lahaydaa inan noqdo qofkii ugu horeyay ee uu fakarkaa ku qalqaaliyo, dhimo naar gal
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab 2 жыл бұрын
Tuugta argagixisada ee Yahuuda ka amar qaata
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
"AL SHABAAB BAANU AHEYN, DAACISH BAANU KU WAREEGNEY. DAACISH BAANU KA WAREEGNET, AL SHABAAB BAANU KU WAREEGNEY" Naag marba nin dumaalaa miyaa???
@hanifaarax3667
@hanifaarax3667 Жыл бұрын
allh qofka waa sugaa
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Aakhiro dhan waa hilmaameen sida xoolihii ayay iskaga dilayaan dadka muslimka ah.
@Xuseen_Afrika
@Xuseen_Afrika 2 жыл бұрын
Sigaar iyo qaad somalia wuu dillooday
@abdirahmanabukarali5361
@abdirahmanabukarali5361 2 жыл бұрын
War hadee muslin nimo jirto taliye muumin haloo badalo muqdisho aqoontiisa hanooga fa iideyo nin alh u soodiray xaraantan in u ka sifeyo umada masakiinta ah waaye ar muuminaa qeer qabso
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Saxix wlh xamar aya obahan taliye kan cml ah
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan inshaalaah markuunaga dhameeyo shaydaamiinta idinkana alaha idinkaqabto
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 2 жыл бұрын
Alloow adigaa awood leh dhiigya cab kan waa in silic loo dilo umadii nin iyo naag wax uu dhaafey ma jiraan sabab uu ku dileyna ma garanayo kitaab baan marey buu yiri ma inuu umada laayo ayuu kitaabka ugu dhaartey
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Waa doqon bilaa damiir ah nolasha ku ur ilaahay baan kuu baryee
@jimcaalediriye280
@jimcaalediriye280 2 жыл бұрын
Xayawaan xataa naftiisa kuma dileen 2 boqol waar waxani maxay ahayeen dad nool nool ayey 2 boqol lkudilayn isaganA DILA FROM HRGYSA
@guulleedtamaan672
@guulleedtamaan672 2 жыл бұрын
Aakhirana naar aduunkana foolxumo iyo ciqaab alle iskugu kaadar calisaleebaan labeentiisii intuu laayay ayuu rabaa in la cafiyo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍
@maryanmursalmaxamed6517
@maryanmursalmaxamed6517 2 жыл бұрын
ilahay amarki umad muslim ah dhigoda ma shaqo noqoday damiir darana ddkodii bay xasuqeen
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
✔✔✔✔
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 жыл бұрын
Midkle 100 bis mee wax udilaan War wxu maan gaabsanaa War anoo ciyaalka xaafada ah aa bishii 100 baashaal uqaato yaap waye run ahanti cadaab gala ugus gaalo
@salaat98kassa64
@salaat98kassa64 2 жыл бұрын
Wlhi waa musiibo SOOMAALI waa ladhameeyay
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Dadka way waasheen. ma xoog baa baa lagu amrayaa inaad dadka layso adoo wax suaal ah aadan waydiinaynin. Ilaahay soomaali soo hanuuni. Ileen gaajada iyo faqriga waa balaayo iyo imaan la aan subxaanalaah. Ileen ARGIGIXISADA lacag bay isticmaashaa ileen diin majirtee
@barogaariwadid
@barogaariwadid 2 жыл бұрын
Midkan dadkii waa ba,bashay
@taamirupdifitah1844
@taamirupdifitah1844 2 жыл бұрын
part two please
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 345 М.
Qaybta 5 aad ee AFMEER &  Kawaanle Maxamed Cali Kalaay
43:38
AF MEER
Рет қаралды 558 М.
QAYBTA 9-AAD AFMEER IYO SHEEKADA INDHABUUR
27:18
AF MEER
Рет қаралды 192 М.
AFMEER QAYBTA 8 IYO MAXAMED XAASHI MUUMIN
24:02
AF MEER
Рет қаралды 266 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН