QAYBTA 9-AAD AFMEER IYO SHEEKADA INDHABUUR

  Рет қаралды 192,264

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Waa qeybtii 9-aad ee Barnaamijka AF MEER iyo sheekada X Horjooge Maxamed Cabdi Raage indhabuur oo horjooge u ahaa shabakad ka kooban 4 kuwaas oo dilal madax jabin ah ka geystey Xaafadda Garsoor ee magaalada Galkacyo,Indhabuur waxa kamid ahaa 18 nin ee Maxkamadda sare ee ciidamada ay dilka toogashada ah ku fulisay.

Пікірлер: 841
@shafienurmohamed4589
@shafienurmohamed4589 3 жыл бұрын
Qofki ku faraxday dilka argagaxisada like isaara ismuujiya
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Alow ada alle
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@nasro7666 waaa la ogyhay in alle UU Alle yahay😏
@Kabidaboy
@Kabidaboy 3 жыл бұрын
#AFMEER:warbaahinta ladagaalanka argagixisada soomaaliya waana warbaahinta zaaxiibka bulshada Timire horay usoco 💯💯💯💯
@sharifbinshariif2306
@sharifbinshariif2306 3 жыл бұрын
Timirey keep going on
@maahir1776
@maahir1776 3 жыл бұрын
Indhabuur iyo buraale iyo ibraahim sidow maxan in badan shaah maqayada aaran ka wada cabney maxaan wayo badan is naqaaney oo hadana dad cadiya uqabney show wajigan ba uqarsanaa umaday leyn jireen Waligey indho buur baa dad leynaya isma oran Alaahu akbar xaqu feeraha ayuu ka dilaaca wataas gacan ku dhiglayaashi abaalkoodi la mariyey somaliyey wllka xitaa ha aaminin
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
@@maahir1776 waa in lagubaaraa Sxb.
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 3 жыл бұрын
Sakariye Sheikh Shp libaax weeye ninkaan
@AliHassan-wq4xf
@AliHassan-wq4xf 3 жыл бұрын
Timire halyey somaliyed guul puntland from jabuti
@xaliimomuuse8796
@xaliimomuuse8796 3 жыл бұрын
@ahmedsaid8622
@ahmedsaid8622 3 жыл бұрын
Puntland argagixisada saas ulaaya waa gaalo aan arxan lahynee 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾❤️
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
O Kan ma ladilay wll
@mohamedsalah-sf5bu
@mohamedsalah-sf5bu 3 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 haa lacun
@Xoggaar
@Xoggaar 3 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 Mar hore 18 Buu KU jiraa
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
@@Xoggaar haa sasanan u fahan sanay wll
@somalifunny6441
@somalifunny6441 3 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 may lama dilin arin sirdoon ba lo haya
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 3 жыл бұрын
Qofkii qaraabdiisa ama saxiibadiis ama dariskiisa ay Alshabaab ku dileen galakacayo please like ii saaran Aniga Adeerkay Xildhibaan Abdixakiin Macaan baa iiga maqaaan😭😭😭😭p
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Waa ceeb in dilka adeerkaa aaku raadisid like iyo waxaasoo kale.
@faisalhersi5681
@faisalhersi5681 3 жыл бұрын
Dowlada Dani inay ka duwanyhy kuwii ka Horeyey Arsenal ba qiratay Dani He’s real Leader Dani Somalia Aya u bahan
@umunawal2797
@umunawal2797 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Dani in lo doorto Madaxweynaha Somalia ayaa aad u wacan kuwan wuu so afjari lahaa
@sheekooysheeko3528
@sheekooysheeko3528 3 жыл бұрын
Dani inuu naga tago marabno anakaaa ubaahan ❤❤❤
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 3 жыл бұрын
Dani mdaxwynaha somalia wu uqalmaa
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 3 жыл бұрын
Hormarkaan Gaalkacyo wiil Yar oo kakeenay Aya kadanbeeya Dani wa doqon wlhi shisheeye kalkaal ah, Ahmed Madoobe iyo Hassan Sheekh unbuu aminsanyahy iyo Kenya... Lkn ogoow Puntland nin kasiifcn haday hesho Somalia dhan ayay xorayn wayo wa meel 20 sano nabad ah
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
@@dailychallenges2595 dani asagaba alshabab ah damul jadiid katirsanyahey odeygas somali inuu dhameeyo diyaar buu uyahey sababto ah mana caqli badna hilibka saaranbaa uga siidaray haddana carab iyo shisheeye midna uma adegeen ader puntland sicir barar buu wadanki kuriday qabylada indha la anta joojiya dani ninki sidi dhicil yar barlamanka kacaroday anaga caqli hanoogu shegina nabadan iyo is dhex galkan labada mamulbaa kawada tashtay waliba xeef marku joogaybuu kataliyay nimanka alshababka ahna qabqabashadoda muuminbaa sabab ilahay uga dhigay anaga rer puntlnad idinla ah hana walina dani dadnimo mesha kuma haye allaha na dhaafiyo 🤲🏻🤲🏻
@abdulkadirdhagacade2503
@abdulkadirdhagacade2503 3 жыл бұрын
Gaalkacyo Nabad alle hanooga dhigo iyo Soomaaliya o dhan insha allaah.🙏
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
GUULEEYSO TIMIRE Afmeer guul
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 3 жыл бұрын
odoyaashi ina cali xaashi u qelinayy meye wxaa balan ilaah adinka in meeshina la idunku yimado wxaas oo shabakado buu mamulyy mrkas baa nala soo hor istagesaan waa la jir dilay iyo hantidisa la banesty ader markii hore dhiga somaliyeed buu ka tabcay hdana hadii laga qaado waa sax
@maanka8907
@maanka8907 3 жыл бұрын
Runtii waxan sii dhibsada dhalinta somaliyed ee iska raaca ah
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Shilin lagama qaadan asagaa uun baa lala baxay
@zaqafie
@zaqafie 3 жыл бұрын
waa xaqiiq wlhi hdlkaagu awlba iydoo aan hantina laga dhicin baa lxiray iyaguse been abuur bay wadeen lkn hantidaas dhiiga shacbka puntland laga tabcay wlhy baysan odayal bad shegysaye xtaa kuwuu dhalay aysan uhamin karin waa lala wareegaya hantidaas cidii kahadshana bartuu maray baa lga dba marinaya ilayn waa dilaa iyo dilaa kalkaal sow isku sharci maahin ina adeer
@maanka8907
@maanka8907 3 жыл бұрын
@@zaqafie waa sax sxb dadka lacagaha sida qadlkan kuso gasho oo dambilyasha ah dowlada ba la wareegto lacgtooda
@haniabdi2212
@haniabdi2212 3 жыл бұрын
Nin alshabaab qabiil ku taageersya isna wa in la dila
@abdullahiabdirashidmohamed313
@abdullahiabdirashidmohamed313 3 жыл бұрын
Next Jeeri 👍👍👍👍
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Jeeri waa la soo galiyey ka raadi chanalka
@hanaanj1702
@hanaanj1702 3 жыл бұрын
Jeeri wali mahayno naarta allaha ku fogeeyee dadki waa xasuuqay😭😭😭
@QARANSUGE
@QARANSUGE 3 жыл бұрын
Wariye Xoriya Cabdulqadir Sh Cali way nooshahay Alhamdulilah ma dhinte wa alle.
@farahmohamed6079
@farahmohamed6079 3 жыл бұрын
Hadaan soo dawaday magaca gabadhana adigaa iga saaciday thanks walal
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 3 жыл бұрын
First one Maanta Qofkii Ugu Horeeyay Daawada Saan usugaayay Daalay Aad ayay umahadsan yihiin Bahda Afmeer Shaqada ay Noohayaan Iyo laamaha Amaanka Howlaha Ay Gobolka Mudug ay kahayaan
@juwaaazhari2415
@juwaaazhari2415 3 жыл бұрын
Ana sidookale saan usugaayay waan daalay
@suldanxamza3671
@suldanxamza3671 3 жыл бұрын
Me 2
@kimnamjoon399
@kimnamjoon399 3 жыл бұрын
@@juwaaazhari2415 people b9kgul
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
IIMAANKU WAA CAJIIB . Qof walba somaaliya ha ka duceysto INUU DAADIYO DHIIG XAQDARO . AAKHIRO XUSAAB BAA TAALA .. .
@omaraden8004
@omaraden8004 3 жыл бұрын
Abdi Rasaak dilkii sii waa la iiga sheekeeyay yar dhalinyaro ah oo ehlu diin ah ayaa la ii sheegay oo ku xiran masaajidka imaamu shaafici ee Garsoor ayuu ku xirnaa. Wuxuu aaday koonfurta Somalia dabadeedna waa soo laabtay. Habeenkii la dilayay tawxiidka Asagoo ku dhawaaqaya ayuu dhintay. Ilaahow u naxariiso. Dhiigiisii meel ma dhicin waa loo aaray.
@fowziabdirahman9164
@fowziabdirahman9164 3 жыл бұрын
Ma ina saleebaan galaal baa abdirisaku ?
@omaraden8004
@omaraden8004 3 жыл бұрын
@@fowziabdirahman9164 inahayiisa ma garanayo! Sorry
@djibdja154
@djibdja154 2 жыл бұрын
Masha Allah Afmeer legend média. Who watching 2022 From Djibouti
@muniraapdalle5268
@muniraapdalle5268 3 жыл бұрын
Keep going Afmeer fashilka argigixisada 👏🏻👏🏻
@warrancade1864
@warrancade1864 3 жыл бұрын
Timire is Legend keep going bro!!
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
This song must be played all radios and tvs regularly and any private and public events
@kadraali9180
@kadraali9180 3 жыл бұрын
wax kasta waxa iga xanuun badan gabdhaha masakiinta kibirka loo dilay kulaha wajiga ninka wax dilaaya ayay arkeen iney na shegaan ayaan ka baqnay xasbunallah wala xowla wala quwata ilaa bilaah 😢😢😢
@fardowsougbad4250
@fardowsougbad4250 3 жыл бұрын
Hada ka dib dil ama qarax marku dhaco qofki yirahda halkasay mareen anaa arkayay hala xiro baaritana hala marsiyo😴😴
@dahirnor
@dahirnor 3 жыл бұрын
Marka qofkii run u sheegi lahaa xitaa ha iska aamuso waaye markaas hhh
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
Hhhhhh naa aniga hadda kahor fardusay anoo meel marayaa wiil ladilay markaas ban arkay nimanki wax dilay oo ordaya waxaan iri wakuwaas wakuwaas isla markiba waa meel balaayo ka jirti labadi ninba soo baxay oo iska dhigay wax jidka marya ileen waa baladan magalada dhameyayba
@fardowsougbad4250
@fardowsougbad4250 3 жыл бұрын
@@rahmamohamed5636 marka adaa khatr iska geliyay wala amusa inta sheg is ledahay haday ku dilan ka waran Markala magalada laga radiya si tartiiba dowlada lagu shege lkn mida iska ilaali wa khatr naftada ahe
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Wlahi Ana hada is lahaa qofkii dhaha halkaanay mareen asaga laftiisa hala qabto lkn waa shaydano kaartada waa badalaan🤣🤣🤣
@seemore......1322
@seemore......1322 3 жыл бұрын
@@sucadhappy6125 sax hada waxaan iyaba way daawanayaan habka dhan bay bedelayaan
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 3 жыл бұрын
Heestaan magaceeda ha laygu caawiyo waaba ka helay ama fanaaninta qaadeen ha layga dhiso✌👍🙏
@omarabdi5760
@omarabdi5760 3 жыл бұрын
Thank u timire our somali Investigative Journalist🥀👍☝🙏🙏🙏
@deeqaali8852
@deeqaali8852 3 жыл бұрын
Waxaan ilaahey ka baryayaa alshabaab dhamaan somalia in rabi ka tirtiro oo ladhoho waa baa waxaa jirijirey niman alshabaab la oran jirey
@quruxbadan1750
@quruxbadan1750 3 жыл бұрын
Thank you bahda afmeer ❤🇸🇱🩸💪
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Timire Allaha ku barakeeyo walaal Shartooda Allaha kaa Qabto iyo dhagarta shayaadiinta 🌹👍🌹🌹🌹🌹👍👍
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
aamiin yaa allah
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Timire Jazaaka Allahu Khayran Guul iyo Gobannimo Geesiyaddii qarnigan
@mohamedsomali2229
@mohamedsomali2229 3 жыл бұрын
7:50 gacansadaha mareero ninkaas bosaso ayaan deris Ku ahaan jiry alla maxay dad waxgaradka somaliyeed dileen , dilka ganacdadahaas dad badan ayaa aano qabiil umaleyn jiry
@galkacyo12
@galkacyo12 3 жыл бұрын
Waa Runtaa Dashiishe Waxay Oran Jireen Qabiil Ahaan Ayaa Loo Dilay
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@galkacyo12 kan bosaaso Miyu aha
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
Heedhe waxan ma carur baa wala I kaxeyey wala I tashkiliye kaley wiido noqo mxey tahay ma ana waalan mise cadan ba laga hesaya wy uu nin sideydo kale 9months ku dhashey ii adeegsan kara??? Wa qiyali shekadan cidna cid ma tashkilin karto hadey kasoo harto lacag ba loo shegey hungurigooda ba tiirka ku xirey no more wax tashkilin la yirahdo
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Dawlada Puntland waxaan ka codsanaynaa inay baahiyaan sawirada mujrimka arxan-laawe Ibraahim Siidoow oo boqolaal qof ku dilay Gaalkacyo. Walaahay mujrimkaas Siidoow madaxa ayaa laga shaq-shaqayaa waana balan in nolal lagu soo qabto.
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Siidowgee
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Umada soomliyeed ee ay laayeen hadii lasoo guro oo dunidaan lagu soo celiyo halmagalo oo galkcyo sadexjeer kawayn hadii laiskugu geeyo xataa ma qaadayso bal kawarn waxaa la odhan soomli waa 15 million 100 million ookale iyo wax kabadanba waxay kumaqan thy dil qof iyo gacan bini aadam oo ah mid qabiil iyo mid alshabab 30 million aduunkey kula fididsan yihiin markaasaa la odhan soomli baa 15 million sow maahan xaqiraad iyi dhibaato naloo gaysanayo ilhy unaxriisto wixii gacan bini aadam kuwada baxay oo kala ah dhalinyaro rag iyo dumar leh aabayaal soomliye iyi hooyo soomliyeed ba ilhow unaxriiso wadankeyga cadaalad kama jirtee adey cadaaladu kuhoos taalaayee ilhow unaxariiso 😥🤲🤲
@ayanleibrahim7374
@ayanleibrahim7374 3 жыл бұрын
Timiro nin qaaliya waan ku salamay laakin jeeri oo dhamaystirin baan rabnaa
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 3 жыл бұрын
Kuwa baxsaday sida ibrahim siidow Muuqaalkooda iyo da’dooda hala baafiyo
@adenhassan4254
@adenhassan4254 3 жыл бұрын
SubhanAllah.......cajiib aader calacaalka iiska daa...waxad aheed baa waa tahay...haldoorki reer mudug baa leeyseen hadan waxa raabta iinad naxariis heesho...meeshaad Bilaal mariisay baad maari...lakiin Bilaal kacaan ka xaaq daaran baa diishay.
@huddahassain5839
@huddahassain5839 3 жыл бұрын
Thank you timirre! 🙏
@abdimohamedmuuse6399
@abdimohamedmuuse6399 3 жыл бұрын
Hadaan lays dhiirinayn Wax wayn baa dhumi lahaa.!! Mahadsanid Timire🙏💯
@kuukuu8685
@kuukuu8685 3 жыл бұрын
@@abdimohamedmuuse6399 qoorta kaa goyn
@gaalodiidabasgaalojabiye3699
@gaalodiidabasgaalojabiye3699 3 жыл бұрын
Adaa mudan anoo timire ah aad bn kugu mhd celin
@abdimohamedmuuse6399
@abdimohamedmuuse6399 3 жыл бұрын
@@kuukuu8685 Alshabaab ducuf ah aniga waxba igama qaadi karo waa balan intaan noolahay inaan af iyo adinba idin kula dagaalo hadaad kamid tahay iyo haddii aad taageero u tahay ba
@hamseiidle7016
@hamseiidle7016 3 жыл бұрын
Puntland mida ay dowladda federalka uga fiicantahay waa markii argagixisada qabtaan axsaan uma sameeyan
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 2 жыл бұрын
Majeerteen Walee waa rag adag Shabaab Qabiil kuma difaacaan Hawiye iyo Somalida inteeda kale haku daydaan Birta halaga aslo yamaahùurta
@mohameddhubad9764
@mohameddhubad9764 3 жыл бұрын
Argigixiso Gabalkoodi waa Dhacay . Hormar wacan Bahda Afmeeer
@qadiijomuse7479
@qadiijomuse7479 3 жыл бұрын
Maansha alaah afmeer oo dhan iyo ciidamada geesiyada ah ilaahoow noo daa weynu idin soo duceyneyna ajar ilahay baa idinku siin insha alaah. Umada aad cadawga ka qabateen gumadayey. Guuleysta dhiranayaal.
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Cimri tagay ceeb ku sagooti baan maqli jiray 1965 baa iska cibaadeysatid subhanallah
@ahmedwaladmohamed-axmedkab8254
@ahmedwaladmohamed-axmedkab8254 3 жыл бұрын
Allaha idin dhowro bahda afmeer, oo aan uga baranay dhiiranaan, Wadaniyad iyo warar ku salaysan xaqiiqda. Timirre iyo dhammaan asxaabtiisa shaqadaan haysa abaal marin baad naga mudan tihiin. Al-qushaas(Al-Shabaab) Down
@rinaadahmed290
@rinaadahmed290 3 жыл бұрын
Maya maya iyaga bohol ku dhacaye nama beyrin karayan ayy heestan al shabaab miya loso qaday keep going af meer wariye timir guuleyso EID MUBARAK dhaman umada muslimka ah gar ahan somalida ♥️
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 3 жыл бұрын
Sxb Timire Hanaga caajisin 😳 Siwayn ayaan usugayna please argagaxisada raadiyaa sooqaqabta War nooga duuba kadib Si LIVE ah ulaaya nacalaa dhalee diinteena macaan been kasheegeen 😡
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
Hhhhhh war noga keena kuteh 😂🤣
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 3 жыл бұрын
@@rahmamohamed5636 🤣🤣 horta nin baan ahay👍 Tankale walaley garacyadaas warka laga duubo iyo si arxan daro loolaayo maahane makhayr bay leeyihiin 🤣🤣🤣
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
@@dailychallenges2595 hhhh maya 😂🤣
@ayaanqalbi9005
@ayaanqalbi9005 3 жыл бұрын
hh nasab
@hayani.t6649
@hayani.t6649 3 жыл бұрын
Ar adigu ama kamid tahayba dhilo dadka masakinta mamulka haku dirin
@salman202000
@salman202000 3 жыл бұрын
Wlhi ninka wu idin sir baxay Waa muhiim dhar cadka magalada lagu dadinayo timire. Arinta fiiro gaara uyeesha. Inshlh
@hannaali3863
@hannaali3863 3 жыл бұрын
Kaan wareysigisu imu qancin kuwi hore kaa xiso badna Thanks akhii alle sharkoda haa idiinka qabto
@MohamedAhmed-hl5yk
@MohamedAhmed-hl5yk 3 жыл бұрын
Asalamu calaykum Magacaygo Waa Mohamud Waxaan Ahay Nin Rer Mahad Ah Oo rer Aadan Mahad Ah Oo Rer Warsame aadan Ah Oo Rer cali Warsama Ah Marka Dadka Noocaas Ah Galkacyo Aan Ka Siyano ✌️
@hawaali7417
@hawaali7417 3 жыл бұрын
Ascw maanshalaah laah laandheere reer abtigay aan jeclahay
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 3 жыл бұрын
Meesha abtirsiiyo dheer baa soo taxdey. Anigu waan garan abtirsiiyahaaga balse ogow Somali weyn aanba aqoon waxaa ka hadlayso baa joogta meesha marka hasoo dhaafin majeerteen sxb...
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
@@burhansamatar7983 kkkkkk
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
reer mahadow mesha ciyaarta ka daayaa naga xishoda meshu mudug mahee galkacyo markan joogno baa taas lo bahaan yahay hhhh
@rahmoabdi4341
@rahmoabdi4341 3 жыл бұрын
Canaanshe allaha u naxariisto qalbigaa ixanuunay mareero markuu yiri allah cadaabtiisa kuugu roonaa
@nawalally1551
@nawalally1551 3 жыл бұрын
Guddoomiyaha laanta labaad ee garsoor Bidaar ilaahay ha unaxariisto. Waan xasuustaa habeenka dilkiisii dhacay gabadhiisa inay waalato ayayku dhawaatay wlhy.😢Alle ha unaxariisto deris baan ahay marxuumka.
@sagalali8612
@sagalali8612 3 жыл бұрын
😭😭😭
@maxamedxasan5309
@maxamedxasan5309 3 жыл бұрын
Hal su Aal iiweydii timir sxb kuwaan hada lahayo xaaskaada iyo caruurtaada makula ogaayeen falkan mase jeclaanlahed in lagusameyo sidaan ookale plz mahadsanid
@mohamedcarab6826
@mohamedcarab6826 3 жыл бұрын
Ciyaalka iyo haweenka waxbo kama galin daalamiintan
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Wallan cadawgaagu cabaar uladayne caloosha ku hayso🇸🇴🇺🇿
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 3 жыл бұрын
Ninka mareero waa caynaanshe waan xasuusta habaynka la dilayay😭 horteenu mari jiray ilmihiisana school baa isla dhigan jirnay
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 2 жыл бұрын
Waa xaasuusta wlhi waan yara caynaanshe mareero ayaa kuwo abtiyaal iigu adan asagoo lasocda bee noo imaan jireeen ilaahay baa xaqii dilaaciyay
@abdiyarremohammed2552
@abdiyarremohammed2552 3 жыл бұрын
Argagaxisada shabaab umada somaliyed allah ka qabto amiin amiin allow dalkeena iyo dadkeena nabad iyo bareere garsii nabadiidka iyo cadowga umada somaliyeed cagta hoosteeda gali amiin yaa rabi🤲
@zamzamshire500
@zamzamshire500 3 жыл бұрын
Guuleysta dowlada iyo shacabka puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@mohafarah8240
@mohafarah8240 3 жыл бұрын
Madaxa Halaga Guro Arxaanlawayasha Caadaystay Daadinta Dhiiga Umadda Soomaliyeed. Waxaan Sugayna Jeeri Ninkaa Lasoo Dheereye Team Afmeer. 👍
@maryamheris4396
@maryamheris4396 3 жыл бұрын
Waxaan idiin sheegayaa hadii aad dishan oo aad dishaan ma dhamaanayan ee rag wallaal wuxuu ku dhaamo la waa kuwa caruurta sixraaya la hishiiya ama sida ciraaq xarumaha ay ka soo abaabulayan ugu taga ilmahu waa sixran yihin afkoday ka sheegene malinti ciraq ay fujisay maca ilmihi gubtay ayaa u dambaysay qarax
@maryamheris4396
@maryamheris4396 3 жыл бұрын
Hadii kale xaradheere ayan daganahay galkacyan sifayn wa riyo maalmeed isu taga oo xaradheere kiciya cadado ku xijiya ceelbuur dan seexda
@maryamheris4396
@maryamheris4396 3 жыл бұрын
Ama sida xamar is dhiiba
@Abdiaziizow
@Abdiaziizow 3 жыл бұрын
@@maryamheris4396 adeer dee nagu puntLand baa nala dhahaa ceelbuur maxa naga galay iyo meelaha aad ka sheekeneeso hadaa shabaab tahay sheego ina shababtahay
@somaalidamaanta7956
@somaalidamaanta7956 3 жыл бұрын
Moha Farah ,murtid ayaa tahay balan weeye inaad aragto xukunkaaga
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 3 жыл бұрын
Qeybta dambe ragan waxad weydisa inay familigod iyo xasaskoda ay wax ka ogyahin fcilidan !! Plz weydi suashas
@inamadiino6936
@inamadiino6936 3 жыл бұрын
Way dhinteen maxa lawydiyaa
@life5674
@life5674 3 жыл бұрын
Lagama yaabo inay marnaba sheegaan taa waayo dadka howsha kula jiray shaqo kumay Lahan oo Mar hadii iyaga lasoo qabtay kuwa la shaqeenayay u turi mayaan. Se waalidkood walaalahood iyo xaasas kooda kuusheegi mayaan inay wax ka ogaayeen waayo anaa dhib ku jiro reer kaygana yaan lasoo qaban buu mid walbo qalbiga ku hayaa. Sinaba kusheegi mayaan taa xataa hadii la jir dilo.
@faizaosman550
@faizaosman550 3 жыл бұрын
Kkkkk war wa ladilay wiilashan ma qabrigoda lawaraysta hh
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 жыл бұрын
Waxay qaarkood barnaamijyadi hore ku sheegeen inaanay waalidkood iyo eheLkoodu waxba ka ogayn
@life5674
@life5674 3 жыл бұрын
@@updirahmanfahmi2415 Waalidiinta Somali Waa iska careless maahan inta badan kuwa awlaadooda og ama Dan kaleh. Waxaanse marnaba shaki ku jirayn in haweenku aysan marnaba moogeen ragoodu waxay sameeyaan. Halkaa waxaa ka cad in ay og yihiin se ku aamusan yihiin iyaguna Waa danbiila yaal dhiiga umada ku qancee qarashkii laga Soo qaado na cuna awlaadana siiyo. Nin walboo qoonkaa ah xaaskiisa iyo dhashiisuba daahir maahan Waa nashaaso islaamka ku dhax nool. Dhal dhiig dad lagu quudiyay na Waa un mas mas Dhalay masna cunug Aan sun Lahayn ma dhalo mas Waa un mas kiisa yar iyo kiisa wayn ba.
@deeq1433
@deeq1433 Жыл бұрын
Wlhi kuwan arxan laawiyaal waay oo ka naxaynin dsdka wax garad ah Waxay dadka ku dilayan mayaqanaan wlhi Afmeer barmamijkan waa muhiim howl wadenadan afmaar allah haka ajar siiyo
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 3 жыл бұрын
Alshabab waqtigodii laga cabsan jiray wuu dhamaaday hadda ayaga aya halhal loogu dhameenayaa hala laayo gaalada
@nadarabdiqadir1718
@nadarabdiqadir1718 3 жыл бұрын
cadawgu darbiyada hajiiro👊💪💪💪💯🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@mascuudahmed5787
@mascuudahmed5787 3 жыл бұрын
Hajiiro
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
Inkaari kugu dhacday muxuu dad laayay Ninkii ummada ay ku dileen iyo wiilka imaamu shafici iyo gudoomiye bidaar iyo gabdhahaba rabi naxariistii janno haka waraabiyo habeenno ay reer garsoor murugo ku seexdeen bay ahayd😭
@shaimasomali4072
@shaimasomali4072 3 жыл бұрын
😥😥Aamin
@abdifatahdiriye1352
@abdifatahdiriye1352 3 жыл бұрын
waa xayawan imagine waa nin weyn oon aqonin sababta uu ku dilayo dadka masakiinta ah runti waxaan aad uga xumaaday inuu dilay 3 gabdhood alle ha unaxariisto inta uu dilay
@xaajicqaadirkaarad9604
@xaajicqaadirkaarad9604 3 жыл бұрын
Ceynashe mire milkiilhii mareero ayuu ah ilaah how naxriistee
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Aamin yarabi maxay naf maala yacni ku jareen subhanallah
@fahmaali3542
@fahmaali3542 2 жыл бұрын
Hasbiya allah. Ilaahey ha u naxariisto inta ay dileen.
@mohamedabdi4603
@mohamedabdi4603 Ай бұрын
Aadban ugu farxay walahi
@koowtv8646
@koowtv8646 3 жыл бұрын
Videoga waxaa Ka muuqda gap weyn ama sanado Fara badan oo uu ninkan wax dilayay, 2009 ayuu sheegay in labadii Dil ee ugu horeeyay ee uu geystay dabadeedna wuxuu u booday 2015 oo ah dilkii gudoomiye bidaar, kadib ninkan ma sheegin dadkii ay dileen 2015 Ilaa 2021. Wariye timmire waa uu mahadsanyahay laakiin waxaa Ka muuqato habacsanaan habka isku xirka sanadaha ay waxan socdeen oo ah 12 sano.
@abumuscab1410
@abumuscab1410 3 жыл бұрын
Wllo wax badan ayaa laga jaray oo wali xogteeda la wado marka insha allaah waan sugaynaa
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Brother waala jarjaraa dad la shaqeeya bay sheegayaan. Xog mihiima dadka la dabo joogo waa in laga jaro
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
waxaa meeshaan ka cad labo shay: 1-Al shaydaan waa muuriyaan diineed oo lacag isticmaala oo diin shuqul aan ku lahayn oo dadka xasuuqiisa qabdaraaa ku qaba. 2-Inay isticmaalaan dadka duruufaysan oo aqoonta ku yartahay oo ay ka dhigtaan shaqaale dilalka u fuliya. 3-Waxaa kaloo cad in qofka gaajaysan diintiisa ay liisato
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
Allaah no daayo Timir iyo saan yare iyo muumin iyo raag badaan o dhiiga iyo dhuuxa no huuraay galkacyo la.aantiin Abaaar timiiro wlle allaah ku daayo reer galkacyo la shaaqiiya raagaas waa halyeeye qof kaasto reer galkcyo ah waa inuu nabaada wax ka baadi gobaa kuwaa uso heelaan galkcyo ee shababu shaaydaan ka ahnaa waxaan leeyaahy Geedkaa dhaashab waan goynaynaa goodkaa qodotaab waan kugu guubayna guusha guusha guusha guusha anaag leeh ⚪🟢🔵
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 жыл бұрын
Kan waa cawaan Illahay SWT caqliga ka qaaday asagoo dowladnimo iyo macaankeeda soo arkay oo qaran uu wax soobaray ayuu ummada lacag tiro yar darteed dadkii wax garadka ahaa laynayaa Lacnatullahi Caleyk noolasha iin lagu gubo ayuu istaahilaa
@dalmarbihi6766
@dalmarbihi6766 3 жыл бұрын
SI AFMEER U TAAGEERTID XAYAYSIINTA KZbin KA HA DHAAFIN EE DAAWO .. AFMEER TEAM TAAGERAY NAGA ISTAAHILAN DHAQAALE IYO DUCOBA
@handsomeboy8096
@handsomeboy8096 3 жыл бұрын
Xayeysinta yutubka !? Ma fahmin igu celi. Dalmarow
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Wuxuu ula jeedaa marka xayeeysiis uusoo galo.adigoo daawanaya videoga ha is dhaafin oo ha taaban skip.maxaa yeelay KZbin waxay wax Ku bixisaa waa xayeysiinta la.daawado
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 жыл бұрын
Akhyaareey sooduceeya wllhi cawada walalkeyga dil dhankooda ayuu kabadbaaday haweeno badan bay daba socdeen madaxiisa lacag badan bay dulsaareen oo 300$ kabadan please ducada igu caawiya garab bay ii tahay mhdsndin qofkii awoodo salaadaha kadib ha ii sooduceeyo
@najeepashir8039
@najeepashir8039 3 жыл бұрын
Waa halkee meeshaas?
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 жыл бұрын
@@najeepashir8039 Sxb meesha maxaa karabtaa duco bis igu caawi mhdsnd
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 3 жыл бұрын
Allow badbaadi
@ujlaan5
@ujlaan5 3 жыл бұрын
Timere caawa waa qayileysaa waa dareemay Anaga baraf na dilay naga safeya najaasta aan wadankeyna ku soo laabney ragii 8 ahaa Meyey guurmee la tooganayaa
@fadumoali508
@fadumoali508 3 жыл бұрын
Waryaa timirow maxaa usalantaa nimanka markaad wareysiga dhameysid gacanta xoogaa sixirah oo dadleeyn ah yeysankuugutirn indhoadakidaa bisinkee aniga uameykaan daawadoh xataa wanbaqayaa
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
AABAHAA KHIBRADDA UGA FAA IIDEE YAA ADIGA KUUDIRSANAYA SIDA PUNTLAND ISU DIFAACAYSO INTAAD HALDOORKOODII LAYSAY
@fatimaq9424
@fatimaq9424 3 жыл бұрын
Allah xafido wariyaha cod kar ka ah from moqdisha
@hassanmham3839
@hassanmham3839 3 жыл бұрын
Qeybti 7ad abyle ayu marayey indhabuur 9aad sidu ku noqday afmeer is anything wrng?
@quenaamino9697
@quenaamino9697 3 жыл бұрын
Qaybta 8aad maxamed xashi weye so dawo
@hassanmham3839
@hassanmham3839 3 жыл бұрын
@@quenaamino9697 zax weye
@ubaxcooye6240
@ubaxcooye6240 3 жыл бұрын
safiyo tumey iyo safiyo ferokaga jire labo hooyo oo masaakiina oo hadana no reason nafta loo dhaafiyay bay ahayen illaahah haw naxariisto kanow adna rabi kuuma naxaristo idam illlahay waa yomwal carafe naxarista illaahay ha arkin
@Geel-Doon
@Geel-Doon 3 жыл бұрын
Ma 2da hablood oo uu yiri wa na arkeen baa guri hortisay so farisan jiteen. Mid ba sacad ahayd bu raacshe
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Walaal safiyo tumey ma duqii hore ee galkacyo ee la isku qarxiyay walaashiisbaa? Allah yarxam.
@ubaxcooye6240
@ubaxcooye6240 3 жыл бұрын
@@indianocean9521 may walaal maamo ina ayahay wadaagan maahe shuqul iskumay lahayn lkn wlhi maamo ubadkeda korsanaysa adunba aan war uhayn bay ahed
@ubaxcooye6240
@ubaxcooye6240 3 жыл бұрын
@@Geel-Doon haa walal waa labadaa hooyo for nothing ka uu isaga dilay baanba qaadan la ahay labadaba daris iyo ehel ban ahayn illaahay idinma naxaristo manaxayaal waaye
@basraaliofficial4454
@basraaliofficial4454 3 жыл бұрын
@@ubaxcooye6240 alla wll maamo safiyo la dhaho o aderkey caruur u dhashy o ay kalkacayo ku dileen miya o gumasoor ahyd
@zaabirjamac1915
@zaabirjamac1915 3 жыл бұрын
Am gor gor waxaan kufaanaa nabad io hormar waxaan nahay daljir cadaw keena waxa kufilan halfar dalkan unahay lafdhabar mana qaan qabyaalad dhaqan keena kusaleesan caddaalad 💯🇸🇴🇸🇴👍 somali hanoolaato gys
@xalimocabdi2316
@xalimocabdi2316 3 жыл бұрын
ALLAH WAXAN KA BARYAYAY INU JEERI SHEGO DADKA MUQDISHU QARAXYADA IYO DILAALKA KA SAMEYO INU SHEGO WAYO ISAGA WAX BADAN BUU OGYHY
@xanfargeele4643
@xanfargeele4643 3 жыл бұрын
Haddii Jeeri sheego xitaa maamulka Farmaajo haka yaabin inay argagixisada la dagaalamaan.
@xalimocabdi2316
@xalimocabdi2316 3 жыл бұрын
@@xanfargeele4643 mamulka farmajo waa mamulki ugu ficna ee aan arkno marka hade lo shego wey so qabanan aminsanhy
@jamalzom1715
@jamalzom1715 3 жыл бұрын
Bidaar adeerkay ayuu ahaa😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥ilaahy ini cadaab😭😭😭😭😭😭😭
@Hanshifarah
@Hanshifarah 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo. Waxaa igumaqla in loo dilay madama uu dagaal lagalay nimanka wax dilay maalintii ay dileen wiilkii waardiyaha u ahaa ina dhoqle.
@jamalzom1715
@jamalzom1715 3 жыл бұрын
@@Hanshifarah haa whi wllo waa cadow qofka wx garadkaa ayey dilayaan inta ay qof wx garada dileen😭
@Hanshifarah
@Hanshifarah 3 жыл бұрын
@@jamalzom1715 haa wlle hadafkoodu waa ciribtirka wax garadka markaasna waxmagarato isusooharto iyaga u adeega.
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Naxariis waarto Allaha siiyo
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Jamal Allaah unaxariisto Ader
@ilwaad6411
@ilwaad6411 3 жыл бұрын
Rer exgarsoor ninkaana dhameyay alle kuma naxariisto 😭😭
@rahmoabdi4341
@rahmoabdi4341 3 жыл бұрын
wiilka shaafici lagu dilay kayse ayuu ahaa allha u naxriisto wiil qalbi wanaagsan buu ahaa
@rahmoabdi4341
@rahmoabdi4341 3 жыл бұрын
Bidaar, kayse, caynasnshe allaha naxariisto
@sharmaboyfansofficial7824
@sharmaboyfansofficial7824 3 жыл бұрын
Aad baan u mahadsantihiin Afmeer Investigation inaad soo gabagabeeseen argagisixadii lugaha u laabtay udbihii iyo indhihii gobolka mudug
@liontv1676
@liontv1676 3 жыл бұрын
Caaaq Sharma boy 😂🤣😂🤣
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 3 жыл бұрын
War adeer ninka sawirka haka bistooladeyn sharma boy hadalkaan waluusan dhaheene...!?
@abdiismail2688
@abdiismail2688 3 жыл бұрын
Adigu ma garac baa tahay umadda magacooda maxaa ugu qaraabaneysaa😡
@faizaosman550
@faizaosman550 3 жыл бұрын
War wiilka sharma baxar ha galin xoolayahow
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Qofka magaciisa waxaa u isticmaalaysaa xaasidnimo waryaa wiilka magaciisa inaa ka baxareesaa u isticmaalaysaa soo ma aha baastar yahayoow sharma boy waxaan masoo qoro shaqana kumalaha ee ilaaheey ka cabso
@bushaarobaanday7613
@bushaarobaanday7613 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto abtiyo caynaanshe mire maxamuud dacar maaamulihii mareero gaalkacayo
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 3 жыл бұрын
Siciid marero waalalkiis aha miya walal
@bushaarobaanday7613
@bushaarobaanday7613 3 жыл бұрын
@@mohamedali-dl7kn waa walaalkii
@mabruuk4
@mabruuk4 3 жыл бұрын
Anaga xataa bahlaa naga dhigteen Dilkaa agteena Cadi kanoqday E sikale u wareysta Su'aalo Damiirkiisa taabanaaya waydiiya Dilka Plz naga yreya Siguud haloo waydiiyo.
@qoojegacal6256
@qoojegacal6256 3 жыл бұрын
Next time waxaan dalban lahaa ex horjooge qaasim cabduqaadir jeylaani Al turaabi mahadsanidiin bahda afmeer
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
Isku mid nahay🤣🤣
@qoojegacal6256
@qoojegacal6256 3 жыл бұрын
Mahadsanid huuno 😂😄
@Geel-Doon
@Geel-Doon 3 жыл бұрын
Nio ninkaas mxa ku gaar ah mase shabakadi konfurta mglda ka hawl gi jirta rabta inad wax ka ogaato
@sucadhappy6125
@sucadhappy6125 3 жыл бұрын
@@Geel-Doon waa ninka labaad oo umada qaraxa ku dhameeyuu ahaaa
@qoojegacal6256
@qoojegacal6256 3 жыл бұрын
@@Geel-Doon waxaan ahey sarkaal dambi baare ah howshaan cilmi ahaan daraasad bey ii tahey sxb
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 3 жыл бұрын
Shaqo wacan bad haysan mahadsanid Afmeer
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Indhabuurku hada ma malyuumaadka mar hore qabriyada galay buu ku jiraa.. Alla ha unacariisto..dambigiisana alla haka abaal mariyo..
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Qof kasto oo rabo inuu wax dilo saan yaa u danbayn waxay moodayeen inay wax marin habaabinayaan lkn iyagaa haboow ahaa lacagaha ay ka cunayaan shabaabna magtoodi ama agaskoodi lkn ma oga
@abdiqaniahmed9630
@abdiqaniahmed9630 3 жыл бұрын
mashaa allahu waa qeeybtii sagaa laad codka timir caadi mahan
@somaalidamaanta7956
@somaalidamaanta7956 3 жыл бұрын
Walaaha ku shahiiday gacanta cadowga gaalada ,waxay abaal Marin wayn ku leeyihiin illaahay oo janooyinkiisa ku abaal Marin,mantaba wilaayada gobalka mudug waxa ka howl Gali doona 60 mujaahid oo ka kala howl Gali doona waqooyi iyo koonfurta galkacyo waana la sii laba laabi doonaa insha allaah
@handsomeboy8096
@handsomeboy8096 3 жыл бұрын
Yad gaalo ledahy ?
@somaalidamaanta7956
@somaalidamaanta7956 3 жыл бұрын
@@handsomeboy8096 adiga iyo inta kula midka , Belo aan ku dhawayn how yeedhan ee ka leexo hadii kale cunis baad ku danbeen
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@somaalidamaanta7956 Qaska hooyadaa iyo cunisba was naagyohow naagu dhalay cidna wax kama qaadi kartid.
@aishamohammed3553
@aishamohammed3553 3 жыл бұрын
@@somaalidamaanta7956 doofar bilaa diin ah baa tahay maxaa cuni kadhaa ilahay idin cadaab adiga iyo waxa kula midka ah😡
@somaalidamaanta7956
@somaalidamaanta7956 3 жыл бұрын
@@aishamohammed3553 , ka leexo dumar Baad ka tahaye , Marka masaakiinta dulmiga lagu suubiniyaba waa aamusan tihiin mana hadashaan ,waayo waa la qabtaan .balse hadalkaaga waxba igama badali karo ,
@cllhimoha3667
@cllhimoha3667 3 жыл бұрын
Barnaamij lawada sugaayey thnks afmeer
@fadumoladan
@fadumoladan 3 жыл бұрын
Allow naga soo afjar argagixisada guul puntland iyo dhmn somali oo dhan
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 3 жыл бұрын
Mid waliba wuxuu dhahaa ha la i caafiyo Waan inala shaqeeyn😚Balaayo ina aamiintay
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Gabadha Ka badbaaday dhagartooda waa xoriyo cabdulqadir wareysigeeda ay kaga sheekeyneyso qaabkii loo qaarijinlahaa wuxuu Ku jiraa KZbin waliba channelka fathiya absie
@handsomeboy8096
@handsomeboy8096 3 жыл бұрын
Thanks.
@catsvisitme5184
@catsvisitme5184 3 жыл бұрын
Walaal adigoo mahadsan linkiga wareysigan ma ila wadaagi kartaa
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Walaal iima ogola KZbin in aan soo dhigo linkiga laakiin KZbin waxaad Ku qortaa (dilkii wariye xoriyo)... Dabadeedna waxaa kuusoo baxayo labada qaybood ee wareysigeeda.
@catsvisitme5184
@catsvisitme5184 3 жыл бұрын
@@indianocean9521 aaad u mahadsante walaal wan helay waana daawanayaa
@mafahow67
@mafahow67 3 жыл бұрын
Ibrahim siidow waa ninka lasoo xidhay eebaxsaday jeelkana ka booday. Kolay wuu daawan doonaaye waxaan leenahay waa lagu qaban doona dhagar qabow xili ay noqotaba.
@fadumomohammed9276
@fadumomohammed9276 3 жыл бұрын
2018 weye allh u naxariisto habaryar nadiifo iyo habaryar safiyo waa wixiii iigu qaracanka badna ee aan arko 😭😭😭😭
@khadarhargogolle3488
@khadarhargogolle3488 3 жыл бұрын
Miyaad grnysaa wll ma caruur bay ka tageen
@fadumomohammed9276
@fadumomohammed9276 3 жыл бұрын
@@khadarhargogolle3488 haaaa wllo caruuur ayey ka tageen qaar saqiiir yihiin wli mrka allh u naxariisto
@xanfargeele4643
@xanfargeele4643 3 жыл бұрын
@@fadumomohammed9276 walaal ka waran wiilasheena Soomaaliyeed ee mujrimkaas hooyooyink dilay intay indhaha ka xireen toogtay saw inaan u ducayno maahan. Hadalkii waxaan xusuustay Taliye Muumin maalintii toogashada uu yidhi askarta waajibka naga riday Ilaahay carruurta iyo xaasaska ha u barakeeyo.
@sharmaking254
@sharmaking254 3 жыл бұрын
I can't wait jeeri
@anwaarrabdi9749
@anwaarrabdi9749 3 жыл бұрын
Lkn ninkaan before dowld uu so shaqeeye mxa ku kalife inuu ku shaqeesto shaqadaan qaldan ?🤔
@sulekhahassan5687
@sulekhahassan5687 3 жыл бұрын
Waa mida aan layaaway asaga oo qaran usoshaqeeyay inuu waxan kudhaqaaqo
@fowziabdirahman9164
@fowziabdirahman9164 3 жыл бұрын
Asc walaalayaal heesta barnaamijku kusoo galo magaceeda ii sheega ? Igu caawiya
@barwaaqoladan3229
@barwaaqoladan3229 3 жыл бұрын
Bogaadin baad mudantihiin afmeer allaha idinlajiro
@Kingdhuxulawijiar7847
@Kingdhuxulawijiar7847 3 жыл бұрын
Cid igama horeyso 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 246 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 23 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 345 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 452 М.
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 51 М.
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 23 МЛН