No video

Afyaal-Nur Ahmed Mohamed (LAMA)-Tolweynow Dooga Dheega.

  Рет қаралды 45,937

BANOODAMEDIA

BANOODAMEDIA

Күн бұрын

Afyaal-Nur Ahmed Mohamed presenting a Somali poem.

Пікірлер: 17
@warsamegabaxeey688
@warsamegabaxeey688 2 жыл бұрын
Ninkaan waa runlow 2014kii ayaan bakaaro isku aragnay.
@somalitop10official
@somalitop10official 12 жыл бұрын
a case could be made that this is perhaps the single greatest poem of the present age(post civil war)...and for a confirmation observe the audience's reaction---they know something special is taking place before right their eyes...as for those unhappy few who say "ma fahmayno" we forgive you for this stuff is to be FELT very much like music...ilaahay amarkii
@harunurhassan4628
@harunurhassan4628 Күн бұрын
2024 yaa dhageysanooyo?
@abdikheirsheikh1949
@abdikheirsheikh1949 Жыл бұрын
Ninkan waa cajiib,bilowgii sanadkan sii dhamaanya ee 2022 ayan ku arkay magaalada Baydhabo gaar ahaana xaafada Lugabaxsi waa odey aad u furfuran.
@user-ef8yu4jj4p
@user-ef8yu4jj4p 7 ай бұрын
Wlahi cadi ma ahan
@CnaasirHooyo
@CnaasirHooyo 11 күн бұрын
Muqtaar maxamed
@AxmedMoola
@AxmedMoola Жыл бұрын
Xasuuus walhi dooga dhegi waayeen😢
@MultiShabeel
@MultiShabeel 13 жыл бұрын
Tol weynoo dooga dheega, Dadd weeynoow dooga dheega, Dalkii nabadaa ku dhiidey, dooga dheega, Daruura nii da aase, dooga dheega Taleeda iifidaane dooga dheega Lankii lan dilo wal diloo dooga dheega..................
@africankidd3642
@africankidd3642 Ай бұрын
Jhiifadaane*
@africankidd3642
@africankidd3642 Ай бұрын
Dalkii nebedaa koo dhiidey** waa
@wahbi52
@wahbi52 13 жыл бұрын
dooga dheega waaw qatar waaye ninkaan xaqa ayuu ka hadlay maashaa alaah
@Hassan3053
@Hassan3053 10 жыл бұрын
Allaha sharfo caadi ma ahan.. Runta ayuu ka hadlay balseh somali badan keedu runta ma jeclin ama kama aan helno. . Marka Rabbi hanagu duwo in aan runta garwaaqsano
@suheeyba01
@suheeyba01 13 жыл бұрын
Tukaanle iyo lan tuuksadow iska takaaranyiin tolwiinow dooga deega Taladiid iyo toljee iska takaaranyiin tolwiinow dooga dheega Tuug iyo lan taliyaaw iska takaaranyiin tolwiinoow dooga dheega
@MrNajiibyare
@MrNajiibyare 12 жыл бұрын
hadda yaa gabay kasoo duuba ninkan nabada sheegaya xiligay muslimiintu haysteen baydhaba,hadda xabashi itoobiyaan ah ayaa naagaha muslimiinta ah ku kufsata.iyo munaafqiin lasocda xabashidaas..dalkii dhiigaa ku daatay tooga dheega weeye hadda
@bersanji
@bersanji 12 жыл бұрын
tight!!
@PiratekingMI
@PiratekingMI 9 жыл бұрын
dogga dhegga!!!!! Xasuus aad Iyo aad ban oo jacalay
@Nasirmuridi
@Nasirmuridi 11 жыл бұрын
inaba caadi ma ahan
Maki Xaji Banadir Waan Buubaya badan Galaya
6:02
alifoow
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHEEKO XIISO LEH TARTANKII  AWKUUKU IYO AWDAANGO
15:22
Zakariye Barre
Рет қаралды 99 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
RUWAAYAD REER JABUUTI AH OO BEERJA KU CADAYNSAYSA DAAWO
13:58
Dirisle Abdi
Рет қаралды 228 М.
ADUUNYO WAA LABA 🌍💯...ABWAAN LAMA 2021
4:32
BALIQ MEDIA
Рет қаралды 17 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 507 М.
ABWAAN LAMA "Lafta Gareen Afar Kale Haloogu Daro" Lakiin Sidee?
3:22
Bishar Mayow Mukhtar -Official
Рет қаралды 479
Majaajilo Godob-Jacayl Part 2 [Riwaayad somali ah]
7:56
cakaara
Рет қаралды 585 М.
Abwaan tarash heestii weejidow 2 kaban original fasiix
7:44
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 23 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН