GABAYDII DEELAYDII MID KA MID AH

  Рет қаралды 279,203

SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!

SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 5 жыл бұрын
waaw isaaq isaaq dhalay duriyadda sheekh isaaq noolada il iyo cawri law
@azizderia5698
@azizderia5698 Жыл бұрын
Isaaq ma dhalin ee Ogaadeen reer Isaaq ayaa dhalay..
@moohanofficial6204
@moohanofficial6204 3 жыл бұрын
cimriga alle haku barakeyo abwaan dheeg waa ninkii deelley iyo siinley markey dhamateyb isaguna bilaabey shiinley dhamaan abwaanadii wey ka gaabsaden
@seegaalecaraale4866
@seegaalecaraale4866 2 жыл бұрын
Allaahu akbar abwaan dheeg ilaahow dhawr caafimaad iyo cimri dheer oo cibaado ku dheehantahay ku mannayso.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
WOW ABAWANADENA ILAHAY CAQLIGA HA U DAYO CAFIMADKA INTI NOOL WALAHAY WAY SII SAWIREN WAXA DHACAYA ILAHAY DADKA WANAGSAN WUU TUSA WAX BADAN MASHA ALLAH
@saacidacademy6750
@saacidacademy6750 4 жыл бұрын
Waxaajiro buug gabayadu ku dhameystiranyihiiin uu leeyahay abwaaaannku leeyahy halkee laga helaa💟
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Hargeesa sxb
@abdishakuurmaxamed8560
@abdishakuurmaxamed8560 3 жыл бұрын
Hargaysa sxb
@abdirashiidhusein2845
@abdirashiidhusein2845 5 ай бұрын
Buugga dhaxal abwaan
@hodankadar8400
@hodankadar8400 6 жыл бұрын
abwaan dheeg mar hore ayuu xaalada ay ku jirto somalida u sheegey illhey u noqoda waydin hagaagiye plz
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 жыл бұрын
Illaahay ha xifdiyo abwaanka aamiin
@Mustafeinaxaamud
@Mustafeinaxaamud 7 жыл бұрын
abwaan dheeg wuxu ahaa abwaankuu koobka ka qaaday 200 oo gabyaa. waa nin runtii murtidiisu aaad umug wayntahay
@ayeyghaskusaay7698
@ayeyghaskusaay7698 5 жыл бұрын
Vn vcxvzhhcxbzhiwv1
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Arkuu qaaday abwaanada waawayni kalamay qayb galin abti
@abshirosman1305
@abshirosman1305 4 жыл бұрын
Abwaanku goor hore ayuu Soomaali u sheegay waxa ka Khaldan iyo sidii xalku ahaa, lkn waxba kuma aynan qaadan taladiisii wayna u aayeen taladii ay is dhago mariyeen.
@idirisxaashi5725
@idirisxaashi5725 4 жыл бұрын
MAnshaallh abwaan sheeg iyo gabayadii deelaydii 1980
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 2 жыл бұрын
ربي عيشك عمي
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Abwaan waa abwaan qaliiya alle haku barakeyo
@mohamedabdiyoussoufyoussou6166
@mohamedabdiyoussoufyoussou6166 7 жыл бұрын
Ya Salam xaji dhek gouled nolow
@عبدالرحمنعبدالقادرطاهر
@عبدالرحمنعبدالقادرطاهر 4 жыл бұрын
Abwaanka allaah ha xafidi murti wax ku ool ah ayuu tiriyay
@JAROZ_PUBG
@JAROZ_PUBG Жыл бұрын
Abwaan meelo badan taabtay shukran adeer
@mohamedsaxil2043
@mohamedsaxil2043 7 жыл бұрын
libaax libaax dhalay dheeg abwankii lixdankii qaatay koobka
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Waa 1970 wakhtigii Towraddu qabsatay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Odaygaan Dheeg Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 6 жыл бұрын
Abwaan dheeg sharafi korkaga ahaatay abwaan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Shamseeeeeycaday yareey.qiimobadan cadceddumarooo heedhehyaaah khatraaaayqaran gabadha minyaro
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 26 күн бұрын
Aloow ku naxariiso. Ma runtay maalin wada dhasheen . .
@Abdisalam.22
@Abdisalam.22 7 жыл бұрын
mash Allh Abaawaan dheeg dugsi male qabyaaladi..
@abdulmusa8134
@abdulmusa8134 5 жыл бұрын
Masshalash
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
"Horta yaa ladili jirey" macnaha aniga unbaa wax dili jirey, " doob ismood baraarugey sida diiq markuu ciyo, marka uu faan ku daakhiro, adiga oo dulqaad badan daqarana hore uqabay kula soo dul joogsado mala damac wareertaa" macnaha daaroodoow inta aad leeyrka iigu iftiimin dabinadeyda duudsimo. labo daran midaan kugu dilo ku yara wareeraa. Dil+Dil+Dil+90 jir = SOMALILAND. 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐📿📿📿📿📿📿📿📿
@laafa_cadde
@laafa_cadde 2 жыл бұрын
Abwaan dheeg Markasta waa iska dhegeystaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
gabadha khatraaaaaycaday yaeeeey oori dumarooo minyaro iyaaaaaaaash
@guuusha3699
@guuusha3699 7 жыл бұрын
Abwaan dheeg sugaantiisu waa bad
@zahranoor2277
@zahranoor2277 6 жыл бұрын
I love u gays god pales all of u my abwaano
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
Thanks a Lot's sweaty
@khadarfuaad6558
@khadarfuaad6558 6 жыл бұрын
abwaan dheeg abwan qaaliya rabi haku xafido
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 7 жыл бұрын
Yaa salaam
@khadrasheikh9397
@khadrasheikh9397 5 жыл бұрын
Masha Allah wadad caqli badan
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
Maharanid wakhti ay luntay xikmadii iyo qof indheer garad ah oo maalaayacni laga doorbiday
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
mahad sanid
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Xildhiban dheeg. Abwaan dheeg wuxuu ka mid yahay ragga ku soo dagalmaay somaliland. Somaliland waxay ka mid tahay wadamadda calaamka ugu tajirsan marka aad eegto nimacadda bad iyo beeriba Ibrahim Omer
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 3 жыл бұрын
M.a
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 7 жыл бұрын
Dheeg waa nin miro culus.
@cabdixasan9720
@cabdixasan9720 2 жыл бұрын
Abwaankan ma reer burcaa
@babasamiir7747
@babasamiir7747 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 5 жыл бұрын
Long live abwaan dheeg💕💖♥️❤️♥️❤️
@ayeyghaskusaay7698
@ayeyghaskusaay7698 5 жыл бұрын
Dosw💔💔💔💖❣
@osmanciilcabdi7115
@osmanciilcabdi7115 5 жыл бұрын
masha alah ala ha ku xafida waxa tahay abwan murti badan
@saacidacademy6750
@saacidacademy6750 4 жыл бұрын
Mashlh abwaan dheeeg
@barwaaqobarwaaqo361
@barwaaqobarwaaqo361 7 жыл бұрын
Masha alaah allow kudaa ilxumi kuma karto
@abdulmusa8134
@abdulmusa8134 5 жыл бұрын
Masha alaah waa gabay wax laguqaataa qofkii ilaahaay qabigiisa ufuro
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
aamiiin aamiin
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
aamiiiin amiin
@cabdiraxmansaciidcartan129
@cabdiraxmansaciidcartan129 5 жыл бұрын
aamiiin aamiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 жыл бұрын
Abwaan dheeg kal xisbi baan aheyn sid a cadiga ah maxaa na mideeyaa aniga iyo isaga iyo dhaman somaliland inata badan 100% somaliland lanteed waa u geeri illhow noo daa abwanakaa waa hub culus
@geellerashto1545
@geellerashto1545 6 жыл бұрын
Waa abwaan libaaxa oo doobya sanadkan
@boodharidaauus9198
@boodharidaauus9198 7 жыл бұрын
abwaan dheeg waa abwaanka keliya ee lixdankii koobka qaaday
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Haa haweenyaashu dumaryaadhu kala cayn miyaatanaa lagaa soo dhawaystaydooqoojeclaadayna sooo ma ahayRun.yartaminyaro
@shaqalemediaproductions
@shaqalemediaproductions 4 жыл бұрын
Amazing
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
ABwaan dheeg geesi SOmaliland ah
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
Abwaan Dheeg The legend 🦁
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 Жыл бұрын
Diirkiyo laftuu xulay 😂qamaan bulxan 😂😂😂
@sayidcalicrxman770
@sayidcalicrxman770 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@shaqalemediaproductions
@shaqalemediaproductions 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAH
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Murtiiso khatraaaayfaraxsaneeey caday yareeyqiimobasandumarooo minyarohaaaaa iyadaiyada
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 7 жыл бұрын
Eshcala abwaan waa hibo Alle bixiyo
@nuuraalmis1659
@nuuraalmis1659 4 жыл бұрын
Cowo-badan ayan ahay bel abwaanada soomaali ka dhashay ee ku dhex NOOL eegga
@MubaarigXuseen
@MubaarigXuseen Жыл бұрын
14:39
@rashid1870
@rashid1870 Жыл бұрын
war shalay hadii aad dawladii siyaadbare utiriseen miyayan maantu muuse koran iyo intiina dabasocota ee SNM ku xaqiiqoobin
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Inaadeero Siyaad barre Libaax buu ahaa, maxaa dacawo lagaga daalaa, maxaa lagu falayaa waa qasaare kuwa hada somalida hor booda maansooyinkoodu
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Murtiiso caday yareydtan buraanburna
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaaaaamayaaaaaaaaa.
@axmedcabdi8649
@axmedcabdi8649 4 жыл бұрын
MANSH ALLH
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Deeleey Waa hees EE gabay shaqo kuma laha .
@DonKako
@DonKako 7 жыл бұрын
nabadraadshe runtaa. Waa jiifto sagaaleey ah.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Gadh hawdle Mahadsanid walaal. Waxaad tahay raggeedii!
@warso-spt1
@warso-spt1 7 жыл бұрын
nabadraadshe Gabayga Jiiftada ya ka qoruxbadan. Gabayga sida logu luqeeyo ya aniga ila fool xun.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Xariif wax kasta yaqaan bal waxaad tirisay murtidaada na. tus.
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
To so call somaligirl abwan dheeg macsum maaha waa ninka leh gabar fananada hala cayriyo,gayna soo dhoweyey ,waa cunsuri
@shaficiwiilwaal142
@shaficiwiilwaal142 5 жыл бұрын
8:18Kuye=dantay weeye qolo qolo!!!
@abdiaziizyariisowaadan7980
@abdiaziizyariisowaadan7980 5 жыл бұрын
waaw
@rebazomar9512
@rebazomar9512 5 жыл бұрын
Duqda iyo qabilkaba ninka shalayto dugow waanka da waynahay😏
@ubahsodal7325
@ubahsodal7325 8 жыл бұрын
maasha allah xigmad
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
Daaco qudhun maaha dharagee dux hadaan ku ogahaY anaa daah furi lahaa abwaan dheeg nugliYeer weeYi gabaYgiisu
@safiam1947
@safiam1947 7 жыл бұрын
Maanshalaha ilaahow no daa abwaan dheeg.
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
Wow that’s good news
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Ihiihihuhihihihiii sacabadan absuttttttly mmasgaaaaaaaaaaaaalah.khatrassqiimobadan cadceed dumarooo lagufaro gadha
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Rageedii abwaan dheeg
@mohamedabdiyoussoufyoussou6166
@mohamedabdiyoussoufyoussou6166 7 жыл бұрын
Kkkkkk
@muusebuux
@muusebuux Жыл бұрын
MUSe BUUX Aden
@muusebuux
@muusebuux Жыл бұрын
Mmhlpg
@Enzo_890-k
@Enzo_890-k 4 жыл бұрын
N
@dhuuxcumar4241
@dhuuxcumar4241 6 жыл бұрын
Daaca-qudhunkan iidoor ma wuxuu doqonta ku indho tirayaa Boqortooyo iidooriya ah ayaad yeelan doontaan ?🚫🚫🚫🚫🚫
@popmarly8493
@popmarly8493 6 жыл бұрын
Darood somali xaguu kasoo glaaa
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
Dhuux Cumar kalay wax ka qaad dhakhay . Ka nax oo naftaa waa.
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
Dhuux Cumar kalay wax ka qaad dhakhay . Ka nax oo naftaa waa.
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
Dhuux Cumar kalay wax ka qaad dhakhay . Ka nax oo naftaa waa.
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
Dhuux Cumar kalay wax ka qaad dhakhay . Ka nax oo naftaa waa.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
NINKA DHEEG SHEEGAYAA WAXA LA ODHAN JIRAY MAXAMED NUUR SHAREECO 1970 BAA ISAGOO GADO LAGA KEENAY GENERAL LAGU TOLAY DABADEED MADAX LOOGA DHIGAY WAABARI. HEESIHII KACAANKA WUXUU KA IIBSAN JIRAY RAG CEELGAABTA ISKA JOOGAY OO REER WAQOIYI AHAA DEELAYDA KOLKUU ISKU DOON- TAYNA WUXUU YIDHI MARKII WIXIISII ISDHEXYAAC NOQDAY AYUU YIDHI WIXII IGA DHINBA SANGUBA WUU II SIXI CADAALADII FAQASHTII WAATAA SHAREECO, CABDILLAHI QARSHI XUSEEN AW FAARAX CALI SUGULE CISMAAN ASKARI IYO QAAR KALOO BADAN MADAX HA U NOQDO TIDHI.
@abdirashiidhusein2845
@abdirashiidhusein2845 5 ай бұрын
Abwaanka malaa cid kalaad ku qaldaysaa Heesaha ugu caansan iyo gabayo iyo riwaayado dhagtii maqashaaba yaab ayso ayaa maskaxdiisa kasoo maaxday
@WAXGARAD577
@WAXGARAD577 7 ай бұрын
13:40
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 29 М.
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 137 МЛН
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
SILSILADA DEELEEY
1:31:27
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 37 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 326 М.
BARNAAMIJKA BANDHIGGA DEEQA IYO MAXAMUUD MAXAMED (DHEEG) 26 10 2016
47:14
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Hal Abuur channel
Рет қаралды 150 М.
Deeleeey
24:01
Salma Abdisamed
Рет қаралды 391 М.