Ahmed ali cigal (Amba baxaye socod Kaa) Qiso iyo Qosol Part 3 by Ibrahim Eagle

  Рет қаралды 1,229,749

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

11 жыл бұрын

Ahmed ali cigal (Amba baxaye socod Kaa)
Riwaayadii Qiso iyo Qosal Part 3
Hobolada Waabari
by Ibrahim Eagle
Eagle Media Pro Classic

Пікірлер: 225
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 2 ай бұрын
Heestan xusuus qaaliya Ayay igu leedahy waxaan u qaaday qof aan is jeclayn oo aan ka safrayay ❤❤❤ 2017 old is gold
@mohamedabdi4497
@mohamedabdi4497 6 жыл бұрын
ابطال المسرح الوطني الصومالي في السبعينيات وحتي الثمانيينيات كانو نجوما لامعة وشمعا مشتعلا، وكان لهم الفضل الكبير في تطوير الفن الغنائبي والموسيقي، وتحسين جودته المادية،
@cinderellaadem2205
@cinderellaadem2205 3 жыл бұрын
حماده مع حقا الفن كان ابام احمد هبة نور 🙏🙏🙏❤️❤️👌🏻
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal allha tawbada waafaji abaalkiis ma gudi karee insha allah
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 6 жыл бұрын
❤️ Hibo Nuura iyo Ahmed Ali Cigaaaaaaaal woooow yaaaa dawanayah 2018 cramming soon like I sarah inta jacel fanaaniitiiiiii waa waeeyneeed waayo waayo xasuuus xaaaax
@mucazhaqmuniir6497
@mucazhaqmuniir6497 5 жыл бұрын
Hobo I yo Ahmed ali
@mohamedhussein2769
@mohamedhussein2769 4 жыл бұрын
Saadi Ali warsame
@mrcsamadahmedismail3793
@mrcsamadahmedismail3793 4 жыл бұрын
Heeso hore
@saidyasinsaid7597
@saidyasinsaid7597 4 жыл бұрын
2020
@nuurcadowcabdullahinuurcad8989
@nuurcadowcabdullahinuurcad8989 3 жыл бұрын
Hibo nuura maha sister waa amino cabdulahi xirsi
@abdulibrahim7211
@abdulibrahim7211 10 жыл бұрын
Ciyaal iyo hibo waan ku farxay soonaali wayn famali stop west & east we are famalu !!!!!!!!!!!!
@msbuundo
@msbuundo 7 жыл бұрын
sanadku wuxuu ahaa 2008 waxaan u soconaaa hargaysa hawlo shaqo aniga iyo teamkayga Mar kaliya ayaan darawalka gaadhigu heestan noo shiday.... wayba is qusaysay heesta iyo safarkayagu....amba baxaye socodkaa inaan eebe igu qadin. ....
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Cigaal & Hiba-nuura Cuddoon Big Legends Waaberi1...thanks.
@kalidabdulah5529
@kalidabdulah5529 7 жыл бұрын
viva cigaaal and hibo
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Original kolka qofkuu heesta u leeyahay haybadaasuu u leeyahay uu uqaadayo heesta si ruuxiya yaan axmed cali cigaal ahayn oo sidaa u Qaadi Kara tiiyoon music-gu tayo lahayn dhawr iyo afartan sanadood ka dib. Xasan X. Cabdillahi xasan -ganey ilaahay cimriga iyo caafinaadkaba ha u barakeeyo iyo RUWAAYADII cajiibka ahayd ee dab jacayl Kari waa sangub iyo Saado Allah swt janatul fardawsa ha ugu deeqo
@babaabshir7304
@babaabshir7304 7 жыл бұрын
dad liito aa hada soo baxay fanaan waa dadkii hore lee kuwa hada socdo qashinka aan ku daray caruurta
@dahirmahdi3803
@dahirmahdi3803 6 жыл бұрын
Baba Abshir
@cawildhagaqool1521
@cawildhagaqool1521 6 жыл бұрын
thanks
@faysalyuusuf9164
@faysalyuusuf9164 6 жыл бұрын
Waah waah eesh calaa fanaaniin
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 жыл бұрын
Faniinintii qaali Ahmed iyo hibo ogawna 5ta laxamysye ee ugu daran ayuu Ahmed kujirye ruwaydo dhan oo igaal laxankisa ayaa buuxee waana jilaa heesaa wadani tiir dhexadka fanka somaliyeed waa lugu niinasaa tubeec ayaana taas afkiisa ku qiray
@sahaldiiriye2119
@sahaldiiriye2119 9 жыл бұрын
Waayo waayo iyo hoobaladii waabari viva for ever
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
Axmed cali❤
@burhanyusuf3456
@burhanyusuf3456 8 жыл бұрын
wow egal fanan qaran hees qeymo leh hasaan ganey
@hassanabdillahi6654
@hassanabdillahi6654 8 жыл бұрын
ax yaa waaberi axmed cali cigaal aan xasan ganay erayada hadaanan qaldanayn alle haydin dhawro
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p Ай бұрын
❤wow Heesihore❤❤❤❤❤
@guuleedsalaad923
@guuleedsalaad923 10 жыл бұрын
Axlaa hees axmad cali cigal axsan fanan
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
The best singer weliba Gentelman Style reer magaal laandhere bnan degey oo rer Khalafa Belo ku cayaadhey
@shukri39
@shukri39 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 жыл бұрын
wow goormaa ladhigay ruwaayadaan?? Waabari caadi ma ahan alow noo sooceli somainimadii
@kinkonabdi7146
@kinkonabdi7146 8 жыл бұрын
hooshu ha socoto fanan qaran Haldane sharaf kuleh bulshowaynta somalia
@hodanhassan9837
@hodanhassan9837 5 жыл бұрын
Wallee waa yaab Mar uu odaygeyga maqnaa uu igu maaweeli jiray heestan ileen naag kale ayuu hoos kaguursaday Anna waa ii shaqo raadis
@mabdihashi5180
@mabdihashi5180 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@galkacyo12
@galkacyo12 4 жыл бұрын
Kkk
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhodan maa iska furtay markaa
@bushraabdi5845
@bushraabdi5845 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@addull1
@addull1 8 жыл бұрын
Waa hees aad u wanaagsan.
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 7 жыл бұрын
Mamo hibo masha alaha
@abdiqays9324
@abdiqays9324 4 жыл бұрын
Heestan axmed cali cigal waxa laqadijirtay fananada wayn ee aamina cabdulahi xirsi
@mohamedmohamud4901
@mohamedmohamud4901 6 жыл бұрын
waagii schoolkaa Dhageysan jirnay markay asxaabta qayb ka mid ah Ardada safar waxbarsho u aadayaan Baan dhihi jirnay anbabaxayay socodka in aan eebe igu qadin 🎻🎻🎻☺☺☺☺
@axmedcarab3646
@axmedcarab3646 4 жыл бұрын
You can
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aniga xataa anoo yar ciyaal school maqli jirey Heestana 🎵
@muwahipmohamud156
@muwahipmohamud156 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@mukhtarawad3826
@mukhtarawad3826 2 жыл бұрын
Calanka Soomaliyeed Ayaan La Hadalayaaa
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
ninyahoow abwaanka xassan ganey wallahi caadi mahaa manshalla he use to do lots of rawaayado back in the day and he use write 1 of the best songs so many of them may allah bless him with good health. i wanna know how long ago was this rawaayad can anybody tell me? i love hobalada waaberi specially this two.
@meandyou795
@meandyou795 2 жыл бұрын
Are you a live
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 8 ай бұрын
Ma nooshahay?
@user-yu6bt9ev5q
@user-yu6bt9ev5q 3 ай бұрын
Kuligiin manooshihiin 😂😂
@xamsecabdi9558
@xamsecabdi9558 6 жыл бұрын
who is watching 2018? Amazing Drama!
@khadaryasin4262
@khadaryasin4262 3 жыл бұрын
My No
@ramzi263
@ramzi263 11 ай бұрын
7/19/2023 Nairobi
@janal5tv
@janal5tv 8 жыл бұрын
Ha biqlayso cigaal waa fanaanki qarniga
@hodanganey7534
@hodanganey7534 9 жыл бұрын
my fav song
@xamsemaxamed7685
@xamsemaxamed7685 3 жыл бұрын
Me too
@abdihakimmohamed8917
@abdihakimmohamed8917 6 жыл бұрын
Aamina Hadda Fanka waa ku jirtaa sababtoo ah Hodan waa Hooyadeed dhan kasta, Inta igu raacsan like ii saara
@cawonuur7000
@cawonuur7000 4 жыл бұрын
Waa hibo nuura aamina c,laahi maaha
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
cidii iga danbaysa like igu camira 2018
@fadxicadey1640
@fadxicadey1640 4 жыл бұрын
Faanan waaki horee nolow Ahmad Ali Cigal
@mugaar114
@mugaar114 8 жыл бұрын
Ha bilqeysa sxpow waaa fanaanka qaraniga
@abdikarimadde1998
@abdikarimadde1998 4 жыл бұрын
Real Somali culture song, Ambabaxaye socodkaa haduun Eebe igu Qadin-things will be success -Adiguna Ilhaaney-lady name Axdigana ha fududeyn-lets keep the promise,
@xasanbritish2773
@xasanbritish2773 5 жыл бұрын
qurux Masha Allah cigaal
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
maaanshalah hibo wayduqwday markana wayyarayd ama dhakiyarayd axmedna barigayo hada ismabadalim manshalah nilada fananin somaliyed oljclyhy.
@maguled
@maguled 2 ай бұрын
Dab jacayl kariwaa 1973, Cigaal iyo Amina Cabdillaahi A.h.u
@ibroadan4472
@ibroadan4472 10 жыл бұрын
waabuu sii yaraaday.
@hakeem2297
@hakeem2297 6 жыл бұрын
oday majeerteen ah ayaa lagu dhahay Ahmed Ali Egal ayaa maraykan tagay markaasu dhahay hada meachel Jackson wuu Ku daayay hhhhh
@mustafacabdule9872
@mustafacabdule9872 6 жыл бұрын
Abdelhakim Tty hhhhhhhhh
@theemployeestaskforce5427
@theemployeestaskforce5427 5 жыл бұрын
Abdelhakim Tty hhhhh oo sas ahaa
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 5 жыл бұрын
kkkkk kk
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
Abdelhakim sidii bay noqotay jackson ma heesin axmed marku canada tagay
@haawaabdulqadir6644
@haawaabdulqadir6644 5 жыл бұрын
Qaraar Baakuhaya
@ayanalihassan6408
@ayanalihassan6408 7 жыл бұрын
Ma ogtahay jacaylkana ahaa esha calaa fanaan
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
Good acters hibo iyo cigaal
@djaska73
@djaska73 8 жыл бұрын
cigal way way
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 жыл бұрын
AHEY AH WALHI WATAA BEES AXYAA ABWAAN XASAN CABDILAHI(XASAN GANEY) ALLAW NOO KAADAA
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 Жыл бұрын
Legend ❤❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed)
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 4 жыл бұрын
Heestaan hibo maxamed shaqo kuma lahan aamino cadilaahi iyo cigaal ayaa original keeda lahaa ogaada
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Caleek yaa cigaal
@duraan126aliyare4
@duraan126aliyare4 7 жыл бұрын
ninkaan iyo cabdulqaadir jubo maxay cunaan weli waa dhalinyaro mashallaah wallahi chance wanaagsan iyo cafimaad bay haystaan haday ka faa idaysanayaan 2017 hada xitaa cigaal intaan ayuu le egyahay
@noorcali1694
@noorcali1694 7 жыл бұрын
biyo kulul iyo rashin quurbo
@omaryare404
@omaryare404 7 жыл бұрын
Duraan126 Aliyare ninkaan juba kasiii weyn ilaa 15 sano wuu kaweyn yahay cigaal 60kii waa heesaayey isagoo wiilbyar ah buu fanka kusoo biiray jubana waagaas un buu dhashay. juba 80 kii buu fanka kusoo biiray cigaalna 64
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
kkkkk walaahi waa runtaa, horta iska leeka lkn labadoodaba da'du kama muuqato. Jubba hadda waxaad mooodaa inuu ka yar yahay Kunciil Axmed Cali cigaal, fankana wuxuu ku soo biiray around 1980 ama 1979. Cigaal, wuxuu ku soo biiray 1965 isla sannadkii xigay riwaayad dhan buu laxamada u sameeyey, waa dadka aysan da'du ka muuqan, Xasan Aadan oo ka yar waad aragtay waa odayoobay hadda. Cigaal qiyaastii 52 sano fanka waa ku jiraa haddii la dhaho 15jir buu ku soo galay walow uu ka weynaan karo , waa raggaas 65 ama 70 jir gaadaya. laxamiiste aan cidu ka dabo hadlin, kabaniste gacan macaan iyo fannaan luuq furan aadna u cod debecsan weeye Cigaal.
@duraanmohamedjamac7628
@duraanmohamedjamac7628 6 жыл бұрын
Waa oday hore ahmed ali egal
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Axmed cali cigaal waxuu dhashtay qiyaasti 1950 Samatar waxuu dhashtay 1953 C/qaadir Jubba waxuu dhashtay 1963 Cigaal 1967 ayuu Fanka soo galay isago wiil yar ah iskuuley
@mohammedabdulrahman7036
@mohammedabdulrahman7036 10 жыл бұрын
fanaaan qaran ayaatahay cigaaalow nooolow vivaaaaaaaaaaaaaaaa
@halimohassan8413
@halimohassan8413 4 жыл бұрын
waa hees lays kumaaweelin karo
@hardlaughs8462
@hardlaughs8462 4 жыл бұрын
waaw yaa daawan 2020
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 жыл бұрын
axyaa cigal nolow
@yussufduale3747
@yussufduale3747 5 жыл бұрын
2019 yadawaan haayoh
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
It was before 7 yrs 👀now 2020
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 жыл бұрын
2012 aya igu horaysay heestan
@haaruunmahad2249
@haaruunmahad2249 Жыл бұрын
Waayeel faasaqa
@maxamedcalibulaybulay2927
@maxamedcalibulaybulay2927 2 жыл бұрын
faanantii hore xishood iyo action away isku darsaden kuwa danbana Haku dayaydan
@shukricadey4966
@shukricadey4966 6 жыл бұрын
👌🏻👍
@cumarcawke6539
@cumarcawke6539 4 жыл бұрын
Heesta original kedii waxaa qadijiray cigaal iyo amina cabdilaahi ereyadii xasan ganay
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Heestan waa hal page ayaan filayaa oo keligii ayaa qaada..thanks.
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 7 жыл бұрын
nadifo abdulah noolow ina adeer
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 7 жыл бұрын
#Wiil reer cigale# Siil reer cigale afxumada jooji gabdhaha ha caayin nijaa syohow inan gumeedka ah
@hasanhanad4647
@hasanhanad4647 5 жыл бұрын
Wakhtigii arwaaxdu noolayd
@abdiazizaydarus1641
@abdiazizaydarus1641 7 ай бұрын
still2023
@aaminamaxamed8365
@aaminamaxamed8365 2 жыл бұрын
Heestan wax kujirtay riwaayadi dabjacayl Kari wa oo soo baxday 1974 original waxala qaadi jirtay aamina cabdilaahi waxana hal abuuray xasan ganay
@falagameera5577
@falagameera5577 5 жыл бұрын
waa hes shidan
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 жыл бұрын
jidhku ka gaboobay kkkk
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 жыл бұрын
Riwayadan waxaa Hargeysa laga dhigay 1972 or 1973 not sure beerta xoriyada intaan Theather la dhisin
@ahmadmahamoudali5483
@ahmadmahamoudali5483 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar
@saiidnoor46
@saiidnoor46 5 жыл бұрын
Masha allh
@dahiranimohamed8508
@dahiranimohamed8508 5 жыл бұрын
Fan wa kii hore walee
@cabdallaxassan2311
@cabdallaxassan2311 5 жыл бұрын
She d
@galduurmedia4521
@galduurmedia4521 4 жыл бұрын
Sxb magaceeda ayaan rabaa
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
Amina Abdulahi Hersi iyo Ahmed Ali Egal hees darandoori ah. Riwayadii 'Dab Jacayl Karin Waa' 1973. Hal abuur Hasan Haji Abdulahi Gannay
@muxamedabdirisaq6467
@muxamedabdirisaq6467 5 жыл бұрын
@
@daahirmuuse7987
@daahirmuuse7987 5 жыл бұрын
x
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 Жыл бұрын
Sxbayaal ninba dooqiis hadabaasho❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nabadraadshe
@nabadraadshe 9 жыл бұрын
Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii laga daba dhacay ee ka caan baxday geyiga Soomaalida degto "Dab Jaceyl Kari Waa" ee uu sameeyey abwaanka weyn ee Xasan Ganeey. heestan waxaa Cigaal la qaada hoboladda codka macaan ee Aamina Cabdillaahi.
@faysadaahirbadde1430
@faysadaahirbadde1430 8 жыл бұрын
jbv
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
nabadraadshe mmm
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Taariikhda la duubay video gan waa imisadii
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 11 ай бұрын
Really😢❤
@user-nu4zu1kz6p
@user-nu4zu1kz6p 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@hanadismael4652
@hanadismael4652 9 жыл бұрын
Wow ambabax cadhaq
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 11 жыл бұрын
war cigalow gabadha kada jcl magarine
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 7 жыл бұрын
heestu caadi maha waa sababta aduunku ugu bixiyey dhulkii suugaanta. erayadu waa abwaan xasan ganey if you dont know.
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Laxankana axmed nuur jaangoo hala yaa hala
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 6 жыл бұрын
ereyadi xasan xaaji c.lahi ganey
@AdanJokar-xt3kt
@AdanJokar-xt3kt 11 ай бұрын
Waahi,,
@hudachanel2495
@hudachanel2495 8 жыл бұрын
qabiil waxba ku qadimeysi.dhabayacana adaa kalita.qurunto
@haruun4471
@haruun4471 11 жыл бұрын
niceeee
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 8 ай бұрын
MUSIC Somali Aamino & Igal
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Hibo io cigaal 🌹🎻🎸🎷🥁🪕🎵
@aadanahmedosman2772
@aadanahmedosman2772 3 жыл бұрын
O
@jaayaahlaan7449
@jaayaahlaan7449 8 жыл бұрын
cigaaal100 sano gaar nasab nasab dhaley
@arsenal20able
@arsenal20able 10 жыл бұрын
Dab jacayl kariwaaa wayo wayoo
@ahmedmuuse3421
@ahmedmuuse3421 8 жыл бұрын
ax yaa hibo nuuro ilahaw cimriga udheree
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Ma ogtahay jacaylkuna eebada siduu nabar ana awlax may direy (awlaxa iyo eebadu waa maxay tolow)
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Axmed Cismaan. Eebo waa waran awlaxna waa nindida weyn ee geela lagu qalo.
@naasirwacane3654
@naasirwacane3654 Жыл бұрын
Hees iyo baar 😪😪😢
@abdiwelixersi8562
@abdiwelixersi8562 7 жыл бұрын
best our legendary
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Ma ogtahay jacylkuna Indhahaaga oo shana sidaad iigu oydaan annba kuu ilmeeyaa 27 4 23 😒😒
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
Ahmed cigàl na ma cudurkii mooryaanimada là soo aadeen. please let's respect all artist.
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 3 жыл бұрын
Yeah
@abdirizakadan7857
@abdirizakadan7857 8 жыл бұрын
run ahantiiiiiiiiiiiiiiiiiii fanankaan hesihiisa aaaaad iyo aaad ayaaan uga helaaaaa
@roodcmukhtaar5772
@roodcmukhtaar5772 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️🥰🥰
@emem2402
@emem2402 6 жыл бұрын
1973 erayadii axmed saleban bidde cigaal iyo amina abdillahi riwayada waxa sameyay xasan ganey " dab jacyl kari waa'
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Mo Sirman ma daawatay iyadoo live ah
@hassansheikhnur9467
@hassansheikhnur9467 3 жыл бұрын
Erayada xitaa xasan ganey baa leh sida uu shegay cigaal wareysi mar lala yeeshay
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 Ай бұрын
16/5/2024❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 10 ай бұрын
من اى شى خلقه
@seryu8204
@seryu8204 Жыл бұрын
Dib u milicsada 77 iyo wixii ka horeeyey iyo beeertii xoriyad a ee magaalada hargeisa somaliland xusuus gaara ayey igu leedahay
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,6 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 90 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo
9:56
Qarami Media Pro
Рет қаралды 289 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 82 М.
小丑女太帅了 #小丑#shorts  #天使
0:46
好人小丑
Рет қаралды 7 МЛН
Just a joke 😂
0:11
ARGEN
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ещё один способ не забеременеть
0:16
Pavlov_family_
Рет қаралды 11 МЛН