Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SIDA JAAWO GEEL )

  Рет қаралды 626,853

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

Күн бұрын

Saxophone Alto - Muse Mohamed Osman
Saxophone Tenor - Abdi Alasow Nur
Fisarmonica - Husen Mabruki
Guitar - Said Harawo
Bongo - Busuri
Video Editor - Osman Lugayare
Sound Engineer - Abdirahman Hagi (Abdiyow)
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 234
@SamiiraFayaxmire
@SamiiraFayaxmire 11 ай бұрын
Waaaaaaaaaw❤❤❤❤illaahay ha unaxariisto maxamed sulaybaan tubeec
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 11 ай бұрын
Samiira soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid
@MaxameddaahirAbuukar
@MaxameddaahirAbuukar 2 ай бұрын
Maslee
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay mahadsanid
@CabdulaahiBaaruud-v2g
@CabdulaahiBaaruud-v2g 14 күн бұрын
Suleebac..maxamed
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 14 күн бұрын
@CabdulaahiBaaruud-v2g soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@AbdiZebra
@AbdiZebra Жыл бұрын
He stayed in my house in Holland with his son Mustafa for nine months from Switzerland. Janatuul farduus Mohamed selebaan. Insha Allah. Good memories together in Holland
@ahmedabdilahi3718
@ahmedabdilahi3718 Жыл бұрын
Ma ayaanle xassan ijselstein deganaabaadtay sxb?
@dahirmohamed8400
@dahirmohamed8400 Жыл бұрын
Amiin
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs Жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
❤❤❤❤
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
Kkkkk
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Жыл бұрын
Al ustaad maxamed Saleebaan ilaahay haw naxariisto ciyaar looma odhan waa boqorka codka Ilaahay janatu Farduus ha geeyo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@Entire-World
@Entire-World 4 ай бұрын
Boqorka codka. Pure and natural voice. May Allh grant him Janna and peace forever.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin you're welcome
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 7 ай бұрын
Mohammed suleiman tubec.ilahaay ha u naxariisto legend.guguurte ayaa qabrigiisi qoday allaahu akbar guguurte qabriga maqodmo insha llaah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Saciid soo dhawoow intii dhimatay ALLAHA u naxariisto aamiin
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 7 ай бұрын
Aamiin ​@@iftinband-salahbonge2326
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 2 ай бұрын
Tubeec naxariista janno Allaha ka waraabiyo aamiin yaa Allah erayada heesta caadi maaha muusig heer sare wow
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Muhamed soo dhawoow waa runtaa ereyada oo aan caadi aheyn iyo music macaan ayaa is helay mahadsanid
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 Жыл бұрын
Because I was there 😊Ilahay ha unaxariis marxuuka maxamed Saleeman
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Maryan soo dhawoow habeenka xaflada waad joogtay miyaa walaal ? Mahadsanid you're welcome
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 Жыл бұрын
Sifiican waan joogey long time ago Allhamdulilah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Taariikh baad heysaa aad baan ugu fraxsanahay Maryan thank you
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 4 ай бұрын
​@@maryamibrahim4878 I was in Copenhagen that time ,was it in 1995?
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 Жыл бұрын
Illahey janatul firdowz hoygisa xakadigo insha Allah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Suleiman soo dhawoow Aamiin mahadsanid
@ahmedabdilahi3718
@ahmedabdilahi3718 Жыл бұрын
ILLAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKAWARAABIYO HAWNA DAMBIDHAAFO AAMIIN YAA RABBI. Fanaankaan ugu jeclaa fanaaniinta soomaaleed codkana aanu iskaga midnahay.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Aamiin soo dhawoow mahadsanid
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 10 ай бұрын
Allow naxariis ku sii oo kuu waasici yaa rabbi u naxariiso dhamaan fanaaniintii dhimatey
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 10 ай бұрын
Sacdiyo soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid
@nrx8684
@nrx8684 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto boqorka codka Maxamed Suleymaan Tubeec amiin❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
EEBBE ha u naxariisto intii dhimatay aamina mahadsanid
@warsameahmedamalle4667
@warsameahmedamalle4667 12 күн бұрын
One nation. One King.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Warsame soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@NurdinAbdi-p2g
@NurdinAbdi-p2g Жыл бұрын
Boqorka codka. Somali King of melody Rest in peace tubeec.im from kenya Somali province.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Noridiin soo dhawoow tuberculosis waxuu ku dhashay gobolka waqooyi gabeed ee Somalia mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
Gabdhaha Qurux MAshalah, waa nuuriyeen saalada 🌹🌹🌹🌺🌺🌺
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Jikaloobe gabdhaha somaliyeed wax ka qurxoon ma jiraan thank you
@AhmedSaid-x5o
@AhmedSaid-x5o Жыл бұрын
Mashaa allah alaha unaxariisto
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin soo Dhawoow mahadsanid
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 6 ай бұрын
Alle janatul fardowso hakugu casumo aa miin yaa Rabi. Waxuu ahaa nin ku xeel dheer suugamta somaliga . Wiu
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
EEBBE ha u naxariisto soo dhawoow mahadsanid
@CumarAhmedcabdi
@CumarAhmedcabdi 6 ай бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326❤😊
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, janadii fardowsa ahayd ala ha geeyo mohamed saleebaan tubeec
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Aamiin iyo intii dhimatay oo muslin ah mahadsanid
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
markay music khaldan saareen gadaal bu fiiriya si uu usaxo AUN isaga io intidhimatay Amiin
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Waa wajibka saaran fanaanka in uu saxo dadka tumaayo musical mahadsanid
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 6 ай бұрын
Naxariistii Janno ALLAAH ha ka waraabiyo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Nor soo dhawoow aamiin mahadsanid
@Ahmedsadiq58
@Ahmedsadiq58 Жыл бұрын
King Music of Somalia Rabbi hawnaxaristo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 Жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto Aamiin
@mohamed-salamuni
@mohamed-salamuni Жыл бұрын
Raboow unaxariiso adeerkay Allow qabriga unuur 😢😢😢😢😢😢😢
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Amiin aamin
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
Caleeyk , Alaa yarxamak, boqorkii codka Maxamed Saleebaan Tubeec
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin jikaloobe you're welcome
@osmanamita9615
@osmanamita9615 Жыл бұрын
Salan sare Saalax boongo Thanks heesaha qaraamiga
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Osman soo Dhawoow mahadsanid thank you
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO AAMIIN.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Aamiin soo dhawoow mahadsanid
@daahirmaxamedtooxow1470
@daahirmaxamedtooxow1470 Ай бұрын
Waaaaw best singer of soomaali songers mr tubeec ilaahay how naxariisto
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Daahir soo dhawoow aamiin aamiin aamiin EEBBE ha u naxariisto mahadsanid
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 9 ай бұрын
Legend,allah yarxam
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Abdillahi soo dhawoow us you know how many Legend musician singers passed away, abdullahi you're welcome
@YacinIsmael-x3g
@YacinIsmael-x3g 5 ай бұрын
Allahayoow u naxariiso miskiinkan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
The King Sound of Somalia❤SIDA JAAWA GEEL ❤Legend Mohammed Suleymaan Tubeec ❤AUN😪 28/01/2024❤Sunday❤waqtigu waa habeen walibo heestaan Meel cidlo ah baan ku dhageysanaa😊saacadduna aay tahay 9:00 Pm ❤Sanadahaan dambe Waxaadba mooddaa in wanaaga iyo Nolosha macaankeedu sii dabar go'ayaan😪💔
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Hees aad fiican iyo cod macaan soo Dhawoow mahadsanid
@ahmedhusein6933
@ahmedhusein6933 Жыл бұрын
woow allow u naxariiso
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 9 ай бұрын
Saalax qaasim ina tubeec waa hogaankeenii codka❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Majaajoos soo dhawoow leyskuma hayo EEBBE cod buu ugu deeqay mahadsanid
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 5 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto 🤲🤲
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Arraweello soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid
@HipoMohamud
@HipoMohamud 2 ай бұрын
Allha uraxmado one of my fav fanan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
hibo soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
ilahay ha u naxaristoh
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@IbrahimAbdi13b
@IbrahimAbdi13b Ай бұрын
5:36 allaha u naxaristo anim
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@adanghane6730
@adanghane6730 Жыл бұрын
Walahay cod baa ku dhan aan la dafirı karin allaha u naxariisto Maxamad salebaan tubeec
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 4 ай бұрын
That Time the peoole were Beautiful and very natural .
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Soo dhawoow your Wright because people they're happy you're welcome
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
100% yes waa markii la cuni jirey cunada wadnaka dadkana dhibka maanata haystaama jirin dagaalada qabaaylda koley heestan waaa 1970 ama ka hor illahey ha u wada naxriisto dhamntooda intaaad badan fanaaniitaa meesha jpgat way dhinteen amin mida kale dumamrka ism marin jirin wxan aay ahda is marshan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 ай бұрын
@abdullahiomarali5241 soo dhawoow barisamaadkii aad Bay u wanaagsaneed qabiil iyo qurun ma jirin waa la wada sinaa mahadsanid
@hamsemaal
@hamsemaal Жыл бұрын
Illhay ha u naxariisto
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 5 ай бұрын
Allah Yaa raxmo maxamed saleeban
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin mahadsanid
@ebyanxashi
@ebyanxashi 2 ай бұрын
Allaha unaxaristo 😢😢😢😢😢
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Abyan soo dhawoow intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@wilwaal545
@wilwaal545 2 ай бұрын
Allah ya Raxma 😢😢
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Wiil soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin mahadsanid
@IbrahimAbdi13b
@IbrahimAbdi13b Ай бұрын
Allah uu nahariTo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Ibrahim soo Dhawoow ALLAHA u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid
@CamirDahir
@CamirDahir 2 ай бұрын
Aaab ayan uga haley
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Camir soo dhawoow waa hees aad u mac mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Жыл бұрын
Saksafoonnada Muuse iyo Calasow iyo Boongaha Busuriba heesta wax kale ayay ka dhigeen. Bal cajaa'ibtaan dhageyso!
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow ragaas EEBBE ha u naxariisto music way tumeen mahadsanid
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt Жыл бұрын
Allah ha u naxriisto
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq Жыл бұрын
ALLAAH ha u Naxaristo
@awiladen7814
@awiladen7814 11 ай бұрын
Alle yaa arxamu 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid
@SuperKahin
@SuperKahin 6 ай бұрын
Waa ereyadi cali canfar allaw unaxariso labadauba laxankana waa isla fananka 1974kii
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 ай бұрын
maryan soo dhawoow ALLAHA u naxariisto intii dhimatay
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 Жыл бұрын
Aun boqorki codka somaliyd amin amin Alla qurux bdanaa hblaha somaliyd
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 Жыл бұрын
Leysma xasdee boqorka codka wuu ahaa eeallahayow u naxariiso
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
@nimcoluky4657 soo dhawoow mahadsanid thank you
@anwareng9503
@anwareng9503 8 ай бұрын
M.a boqorkii codka o qof ah allow ku naxariis dhaman intii dhimatay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 ай бұрын
Anwar soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto intii dhimatay mahadsanid
@MBile-ww6wj
@MBile-ww6wj Жыл бұрын
SIDAA JAAWA GEELOO JIILAALIYO ABAARIYO JEELIYO HARAAD HELAY XALAY JALALAD KAYGII JAARKAA KUTOOSOO KAAJIIFI WAAYEE ADIGUNA MAJOOGTIDE MAWAXAAD IS 0:00 OOJIRIN MARKAAN IILKA JIIFSADO OO JAAHADA LAYDHIGO SIDAA JIBINTA ROOBKIYO JIRKA OO DA'AY HABEENNIMO JEEXII GODNAA'IYO JADHAAMUHU BIYOOBEEN RAHU JALOW KALEEYAHAY SIDII AAN JID'DHEERIYO SOJEEDHAY BUURAHA JIRJIRADA U'DHACAYOO JILBADHIIGU IGADA'AY JACAYL'KUNA KUDAY'DAYEEY JIQIJIID MAREERLIYO JILBISKIYO ABEESADA SIDII AAN KUJOO'GSADAY KALABOODAY JAANTII JIRAAD IGU ABUURTOO KAAJIIFI WAAYOO ADIGUNA MAJOOGTIDE MAWAXAAD ISOOJIRIN MARKAAN IILKA JIIFSADO BEE AA EE JAAHADA LAYDHIGO EE JAAHADA LAYDHIGO LAYDHIGO ❤🎉
@saidmuktar
@saidmuktar 5 ай бұрын
Ilahay haku naxaristo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Said soo dhawoow Aamiin Aamiin Aamiin EEBBE ha u naxariisto mahadsanid
@LiibaanAhmed-wg8yw
@LiibaanAhmed-wg8yw 9 ай бұрын
yasalaaam Aun Boqorka cod
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Liibaan soo dhawoow EEBBE Ha u Naxariisto aamiin
@BiyoodHussein
@BiyoodHussein Ай бұрын
Aaabe maxamad saleban tubec aabe mc akn wardher baan kaaga ilmeynayaa aabe somali weyn ku illaawi be meyso
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Biyood soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto intii dhimatay mahadsanid
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch Жыл бұрын
HEESTA MAQALKA WAA DUUBISTII ORIGINALKA AHAYD, MUUQAALKA WAA LA DULSAARAY EE SIDAA ULA SOCDA.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Haaaa
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Жыл бұрын
Rabbi haw naxariisto fanaanka heestan jaawo geel dusha laga saray markan waxay ahayd happy new year 1996 magalada zurich ee dalka Swezerlland wax musiga u tuma ayuu wayay oo garanaya..durufo iyo xanuuno iyo daryeel la’aan ayaa haysay runtii..I am very sorry..habeenka waan joogay anigu rabbi cimriga iyo cafimaad kaba hayno siyaadiyo Amiiiiiiiiiiiiiin
@maskiino1003
@maskiino1003 Жыл бұрын
Hees kalee ow qadayaa bee markaan
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Erayadii abwaan Cali Canfar 1974 Laxanka iyo codkii Tubeec AHUN.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 5 ай бұрын
@iftinband-salahbonge2326 Adaa mudan saaxiib Thankyou
@seidabdi751
@seidabdi751 6 ай бұрын
WAAHWAAH
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Said soo Dhawoow mahadsanid
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤11/2/2024
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@AmbabourAmbi
@AmbabourAmbi 11 ай бұрын
Allaha u naxaristoo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin soo dhawoow mahadsanid
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Waa canfar jabuutiyan ah naagahani
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Cafar maahin ee waa somali asking ah said thank you
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Aun legend❤.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Isma Laha Video iyo codku
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore Жыл бұрын
Waa Isla asagii boqorka codka markaan waa 1996 Switzerland
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Aun old golden fanan tubec aun 😂😂😂😂😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Farhia soo dhawoow intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto mahadsanid
@ismDirir
@ismDirir Жыл бұрын
Alah yarxama alraaximiin rabbi الله ييي يرحم اللرا
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 ай бұрын
Ilahow ku naxariso anaga nooga daba naxariso
@AbdiQadir-v3r
@AbdiQadir-v3r 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Zürich Switzerland 🇨🇭 1997 😢 before 26 years ago
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Waa samadkan dhashay 1997 Meelahaa 1996
@jokej-b5y
@jokej-b5y 12 күн бұрын
🎉🎉🎉❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Jokes soo dhawoow the legend R.I.P mahadsanid
@FarxanIlkacase-u3t
@FarxanIlkacase-u3t Ай бұрын
8/1/2025 habeen arbaca ah xanuunbadanaa xasuusuhu intii wax jeceleey liketa iisaara
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow farxan xasuus way wanaagsan tahay waayo qofka bina aadamka ah waa in uu yeesha xasuus mahadsanid
@laylaali5977
@laylaali5977 Жыл бұрын
Ala yarahma
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Layla soo dhawoow mahadsanid Aamiin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
ISMALAHA HEESTA IYO MARKAN UU MASRAXA KU JIRO HEES KALUU QAADAYAA
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@Cabdirisaaq-p7s
@Cabdirisaaq-p7s 7 ай бұрын
Maxad iso jirin markan ilka jifsado e jahada lay dhigan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Abdirisaaq soo dhawoow waa run marka aad nooshahay oo aad u baahneet kuuma iman hada aad iilka jiifto wax kuu tari mayo mahadsanid
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 5 ай бұрын
Aun:-marxuum M.Saleebaan Tuberc❤ 4:09
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin soo dhawoow EEBBE ha u naxariisto mahadsanid
@Abdisalahsheikhdaar
@Abdisalahsheikhdaar Жыл бұрын
Garrison ku arkay Maxamadoo soo qaxe markaasaay dalinyaradi and jaamiciga u ahead Iigu dheheeb la halal ood maxaad ka haysa heesihi iyo Siad Barre dheh markaasaan weydiyey ukfur
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 4 ай бұрын
Thanks wll wan dhawahay, Ku mahadsanid so dhawayntada
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
You're welcome waa waajib in aan ku soo dhaweeyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 6 ай бұрын
Habeen jimce soo gelaayo #07_2024__AyaaN__Daawanaya_Iga_danbeeyoow________Like ❤❤ una ducee boqorka codka (AU) Boqorkii codka #M_S_TUBEEC Dabadii cod naacasa iyo laxan iyo Music noocasa lama helo Erayadii C. CANTER
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
@@puresomalilander6951 soo dhawoow mahadsanid
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 ай бұрын
Dadkani maxay samaynayaan macsi mise cibaado? Qofkii macsi raalli ka noqdaa wuxuu la mid yahay ka macsida sameeyey.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Soo dhawoow waa runtaa laakiin waagan iyo maanta is malaha mahadsanid
@seidabdi751
@seidabdi751 6 ай бұрын
AUN MAXAMED SULAYMAAN TUBEEC ALTAABICIY
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin soo dhawoow mahadsanid
@wenkaosman5418
@wenkaosman5418 Жыл бұрын
Wooow
@CaliXusengMail-tz9nv
@CaliXusengMail-tz9nv Жыл бұрын
Waw
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Жыл бұрын
Heestan waxan oo shiidi jiiray marwadeydii hore oo aan saiid oo jeclaaa lkn sheydhaan iyo duul bas naakaala geyeen furiitanka xaalka ayuu ahaa lkn wali wan jecelahay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Baaq soo dhawoow jaceylka dhabta ah ma dhamaado ee waxaa dhamaada kan ku jecli ku jantay ee beenta ah soo dhawoow mahadsanid
@wenkaosman5418
@wenkaosman5418 Жыл бұрын
My favourite song 🎵
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Wenka heeskaan aad ka heshaa waan ogahay thank you
@AyaanMaxamedcabdi-x8r
@AyaanMaxamedcabdi-x8r Жыл бұрын
4:03
@YahyaHamza-i9t
@YahyaHamza-i9t Жыл бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326999999😅⁹⁹99😅
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
​@use❤r-nq3qx7ks9i
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 Жыл бұрын
There it was in Zurich Switzerland 🇨🇭 1996 new years probably
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
@@maryamibrahim4878 soo dhawoow habeenkii sanad waa runtaa mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
Sida jaawo geeloo jiilaal abaariyo jeeliyo haraad helay xalay jeleeledkeeygii jaarkaa ku toosoo kaa jiifi waayoo adiguna ma joogtidee ma waxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee aa ee jihaada leey dhigo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Jikaloobe waah waah yaasalam nin waxaad tahay yaqaano fanka hadaba mahadsanid thank you
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Jaawogeel ma geel dhalay baa
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj waa digada Geela
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Kuwani waa jabuutiyan salax bongo kumajiro 1994
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Said mahadsanid soo dhawoow you're welcome
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
Kaliya matalaad miyaa? Mise wuu ku luqaynayay.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Dahir soo dhawoow, Maxeey kula tahay dhinacaaga ? Mahadsanid thank you
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326waxay ila tahay inuu goobta si toos uu ujoogay tubeec, lkn uu markaas ku luqaynayn, oo loo saaray un isaguna uu ahaa matalaa.
@stork7588
@stork7588 Жыл бұрын
Amln
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 ай бұрын
EEBBE ha u naxariisto aamiin soo dhawoow mahadsanid
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 5 ай бұрын
😂 5:03
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Soo dhawoow mohamed you're welcome mahadsanid
@Bagagac
@Bagagac 9 ай бұрын
Ma waxaad isojirini markan iilka jiifsado e jahada la iidhigo rutii cabsi cabsi😂😂😂😂😂😂😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Mohamed soo dhawoow runtii inta aad nooshahay waa in ay ku soo raadisaa hadaat tagto ama aad iilka lagu geeyo maxeey kuu tartaa Mahadsanid
@Bagagac
@Bagagac 9 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 haa sxb♥️👍
@wenkaosman5418
@wenkaosman5418 Жыл бұрын
Thanks boss
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Wenka you're welcome
@Libancabdiismacil
@Libancabdiismacil 19 күн бұрын
Liibaancabdi ismaacil
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 күн бұрын
Liibaan soo Dhawoow magaceeda waan soo dhaweynay mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
BOONGAHA CAADI MA AHA , Busuri Cali Cawad miyaa ? ma nool yahay ?
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Waa originality bashuuri ama xaylayre ama moorgan
@CilmiCige-o8s
@CilmiCige-o8s 5 күн бұрын
😢😊🎉😂❤😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 күн бұрын
Cilmi soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay mahadsanid
@stork7588
@stork7588 Жыл бұрын
Nib umarko qofkasot ha dubo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Stork fadlan af somaliga noo macneey fadlan???
@JofowJr
@JofowJr 9 ай бұрын
𝕒𝕒𝕒𝕒
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Aaa soo dhawoow you're welcome
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 9 ай бұрын
Aduunyo waagaasi ayay soomaali micno lahayd bes uma hadhin dib yaan loo sugin
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Cayaanle soo dhawoow meeshaa ha na geeyn ee maanta SOMALIA waa la aqoonsan yahay oo Aduunweynaha ayaa aqoonsan barisamaadkii weynu gaari haduu EEBBE idmo mahadsanid
@wenkaosman5418
@wenkaosman5418 Жыл бұрын
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Жыл бұрын
Wenka soo dhawoow you're welcome
@BilowAdan
@BilowAdan 7 ай бұрын
Dfdd for b😅😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 ай бұрын
Soo dhawoow reali adoo ah bal noo micneey dfdd mahadsanid
@greenworld2048
@greenworld2048 Жыл бұрын
Is it voice over?
@akyow
@akyow 4 ай бұрын
Yes. Definitely digitized too.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
@akyow soo dhawoow waa run mahadsanid
Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )
8:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 241 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 395 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 246 М.
HEESTA ISRAIL WAA BOQOL YAHUUDUYE EE UU QAADAY XASAN AADAN SAMATAR 1973
7:22
Horn Afric Channel
Рет қаралды 184 М.
Salah Bonge / Shimali Ahmed Shimali (  LIVE  WITH  IFTIN  BAND  )
8:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 124 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 286 М.
abwaan hadraawi  iyo qisada heesta hooyo
16:30
Dhaxalgal
Рет қаралды 392 М.
Maxamed Saleebaan Tubeec |Wakhti |Original
8:04
Laalays Lyrics
Рет қаралды 56 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 56 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН