AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW

  Рет қаралды 561,113

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 165
@suzu7209
@suzu7209 3 жыл бұрын
Wale dad wa dadki hore hadlna wa intay dhehen xushmada ka muqata day sidu qof walba u galbinayo o ula ciyarayo axsan ereyo🙈🥰
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 7 ай бұрын
This guy was responsible for loving our girls because he described them in this song thank you king Ahmed cigal for your life and we wish you the best in the afterlife. Cigal wuxuu najacayl siiyey dumarkeena heestaan Kaliyah
@abdiqaniosaman4924
@abdiqaniosaman4924 5 жыл бұрын
Cajiib ! Xushmadda uusiinayo qofka masraxa soo kora iyo siduu usii galbinayo walee fanku waan heesayaa kaliya maahan .
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Indeed
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Allaha ku siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban Aamiin
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
❤🎸😢 Ax yaaa suugaanteena Habka loo tilmaamay gabdheheena💚
@aishacuud6403
@aishacuud6403 5 жыл бұрын
Live Loo heeesaa Faana Kanaaa lagaaa dhahaaaaa Alya CZk Axmed Cali Cigaal Axmed Warsame Khalf Farax Shirwac Cigale ❤Masiiwade Mise !!
@mohamoudosman9989
@mohamoudosman9989 5 жыл бұрын
Hhhh wlhi waa haysaa ina adeer musbaarad inaathy ba noshgty😂😂
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Ilaa iyo maxamed harti
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Ma reer khalafbaa odagu lkn ku waan arkay waa ka ilbaxsanyahay
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Cigaal rer mahad miyaanu ahyn adaaba yaqaana lkiin ilaa abtirsiintaq gashey Baayo lol
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Fananintii hore hesahoda markay qadayan wad daremesa macnaheda iyo siday waxkugu tilmamayan ♥️♥️♥️👌 gabadhan oyneso ayaba ku hesta oh my god ♥️
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Wayo badan ayey soo joogtay saxiib waa wadaniyad
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 5 жыл бұрын
axsan hees AXMED CALI CIGAL NOOLOOW FANAAN SOMAALIYEED
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 2 жыл бұрын
Quruxda uu ku sifeeyay fanaanka gabadhaha leh inta arkayay qurux dumar tan i cajab galisa zamzam qli baa rabi u hibayey sawirkeda marka arko kun macne oo qurux leh asluub leh xishood leh dhawrsanaan leh ixtiraam leh dad jacayl leh qoraal Laguma soo koobi karo. Rabi kuma dhamtaalo dhamays milyan ka mudan Inabti qli muraadkaga rabi haku fududeeyo aamiin
@saidali5400
@saidali5400 5 жыл бұрын
Umalayn maayo erayo ka qaalisan oo gabar lagu amaano inay luuqadda af-somaliga ku jiraan Intii ku jirtayna odaygaana gurtay
@hanniapdirahman265
@hanniapdirahman265 5 жыл бұрын
@Said Jaanbiir Fanan waa kii hore😍😍
@abdirahmanir7156
@abdirahmanir7156 5 жыл бұрын
Hanooni Apdirahman kuwa danbe kwaran hee kkkk
@Wayelka1973
@Wayelka1973 5 жыл бұрын
Said jaabir ku darso hees Gabar somaliyeed lagu aamaaanay heestan aya number one ☝️ gashay Mey Iman suleeqoo Dhulkeeney ku nooshee Ka dhaxashay quruxdi Nabi Yusuf (cs) dhalayeee Hanan loo dhameeyaaa
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
@@Wayelka1973 May dhiman sulekha dheh sxp
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Markaan aaadayo aroosyada kadiska habluhu way idhukanjireen dhalinyara nimadu qaalisanaa
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Long live my legend Cuzin Viva.. Somaliwayn Legacy Amiin Amiin Amiin
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 3 жыл бұрын
Heestan waxaa curiyey Allah haw Naxariisto ee abdiasiis sh.ismail Dakhre waa Buuhoodle.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 4 ай бұрын
Calanka Of Soomaaliya
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
إبداعات فنيه كبيره الفنان أحمد علي عغال فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Wallaahi walaalkay cigaal saarkii si fiican buu uga tumay dumarkii.
@maxamedibrahim2779
@maxamedibrahim2779 5 жыл бұрын
Xusuusnow geerida
@mahadgoodir2960
@mahadgoodir2960 5 жыл бұрын
Heestan aroosyada miyiga ayaa laga qaadi jiray waayo waayo anoo yar ayaan xasuustaa!!
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 жыл бұрын
Imisa aroos ayaa lagaa kiciyood kaqaadey sxb waxad ixasuuusisey bari samankii iyo aroosyadii miiga
@yasminali74
@yasminali74 5 жыл бұрын
Ahmed Ali Cigaal jecliya heesahiisa waa halyeey❤💋❤👈
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
Calankii Of Soomaaliya
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
oo walahiya meelo badan oo iga mida ayuu tilmaamay alla ninka igu xidha
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 4 жыл бұрын
Allow yaasoo fiiriya beentada iyo foolxumadada
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
rowda hassan you are beautiful
@mxmxmet9250
@mxmxmet9250 4 жыл бұрын
Naa dee diano laga hadli maayo
@ruunjanno9083
@ruunjanno9083 4 жыл бұрын
O dhabaha sami🤗😍
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
@@ruunjanno9083 haa sammi
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 3 жыл бұрын
Walle waa hees Aan maskxdyda ka bixn 2020/sep/24. Time:09:45pm
@ruunjanno9083
@ruunjanno9083 4 жыл бұрын
Heestan kabanka bay ku macan thy axsan hees😍❤
@fardoowsatiinaaofficial6300
@fardoowsatiinaaofficial6300 4 жыл бұрын
Wwww mashaa Allaah axmed markuu yaraa qurux
@Alshatri-wr6gf
@Alshatri-wr6gf 3 жыл бұрын
🥰❤ ذكريات جميلة هدا الاغنيه لهم مكان خاص في قلبي
@suldanhassan3757
@suldanhassan3757 5 жыл бұрын
Nin dheer buu ahay wuu soo jabay Da,du waa qatar
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 5 жыл бұрын
Ahmed Ali cigaal Bookh baa inoo balana iyo dhulkii uduga libaax
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
waqooyi waxay laacib ku yihiin hal-abuur ama mu alifka heesaha somaliga
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
waxaan aad iyo aad ula yabaa qofka halka ka cayaya dumarkeena sharafta badan ee naladhashey ee noo dhaxay ee na dhaley lama wayo runtii mid doqon ah oo wuxuu dono ku hadla.oo aan xishood iyo aqlaaq tona laheyn. hablaha somaliyeed ee qimaha badan xaalqata.
@abdikarimmohammed3287
@abdikarimmohammed3287 Жыл бұрын
Waxaan Maqali Jiray Jacyl Ma Gaboowo❤❤
@rashkanov71
@rashkanov71 5 жыл бұрын
The Legend Ahmed Ali Igal. Noolow
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
Cigaal Gaalkacyo KA hees waa lagu xusi lahaa
@sahalbaashe4986
@sahalbaashe4986 3 жыл бұрын
It is rocking song and great singer ahmed ali igal.
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 ай бұрын
He's legend
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Abti mcne Ahmed Ali egaal codkaaga xitaa isma badalin fanaanin wakuwii hore
@hanihanka5381
@hanihanka5381 Жыл бұрын
Jah cimriga allha ku dheereyo axyaa fanan
@lakishow143
@lakishow143 5 жыл бұрын
Fanan jira wale
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
GOBSANAA Gabadha Soomaaleed
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Unity is beautiful, i hope Somalis..... make their own Clothing. U better wake up!! 'Mey dhiman suleekhoo Seattley ku nooshee'....
@jamalfarah4822
@jamalfarah4822 5 жыл бұрын
Axmed cali cigal legend
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Isaaqoow Peace Is Best
@aniisa.maxamed9512
@aniisa.maxamed9512 5 жыл бұрын
Waaw axsan......yaa.fanaan
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Wuuuw heestaydiii💋💋💋💋💋💘💞💔💞💘
@apdilahalin4514
@apdilahalin4514 3 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay abwaan mahamed ibraahim hadraawi erayo waa kuwaa
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Kadaa been abuurka suugantu waa dhaxalgale waxaa curiyay AUN abwaan CabdiCasiis Sheekh Ismaaciil Daqare/Dakhare
@amouliahmed7941
@amouliahmed7941 5 жыл бұрын
adeerkay ahmed ali cigaal
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
Wow waa habeenkii habraha KU duqoobey London odeygii cayrta ay dilootey Cigaal MEESHAN KU biqleynayan Cajiib. War cajuusooyinkani iney toobad keenan baa LOO qaatey
@ay2manyt_youtube432
@ay2manyt_youtube432 5 жыл бұрын
Said Mussa noocaan dad u qararana ileyn way jiraan sakiin topas darsin ah lif aad cafimadide iskiifo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Gadhaha Soomaaleed
@hamzakahin9953
@hamzakahin9953 3 жыл бұрын
FANAAN SARE AXMED CALI CIGAAL.YAA.GAADHI KARO AMAANTA INANTANA ISKA DAA WALEE WUU U DHAMEEYAY INTII LEYS ODHAN LAHAA
@dalabadaanqiley4269
@dalabadaanqiley4269 5 жыл бұрын
masha allah axmed cali cigaal waa fananki aan ujeclaa faninti hore hadana heestu waa heesti aan oogujeclaa dhamaan heesaha axmed cali cigaal wlee dumar amaantood waxbo musan reebin majirto ama mamaqal hees lamid ah heestan xaga amaanta gabdhaha nooloow axmed cali cigaal cimri dheer iyo caafimaad allaha kusiiyo aamiin aamiin
@saadaali932
@saadaali932 5 жыл бұрын
💕waaw 🍀🇸🇴waaw 💕
@husseinhared1413
@husseinhared1413 Жыл бұрын
Allow kiuda quruxey wali.macsn
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Cigaaaaal😍😍😍😍😍
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Wooooooweeeee
@owsomegirl3912
@owsomegirl3912 5 жыл бұрын
wlhy heeso madhageysto lkn axmed cali cigaal codkisa wuu isoo jita caadi maaha
@zainabahmed1313
@zainabahmed1313 5 жыл бұрын
Heestii ayeeyday mcn allow ayeeyo ku daa fananku waa mahadsanyhy waan ku faraxsanhy inan arko isagoo qaadaya 2018
@abdirahmanbulshawi7888
@abdirahmanbulshawi7888 5 жыл бұрын
nin culus oo wakhti shashada ka maqna weye
@gargaarmahamedwarsmewarsme3475
@gargaarmahamedwarsmewarsme3475 5 жыл бұрын
timihii ader axmed sheegay waxaaa badalay ku admodo caways
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Gabartaa funaanada Jaala sidata ee ugu Danbaysay waa Qof postive hayla soo xidhiidho degdeg
@umuaishahassan7126
@umuaishahassan7126 5 жыл бұрын
Gawada jalaha qabto ogu dambeyso so qurux ayathuba shegaya show
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Waa deeq maxamed cali kariye baro
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 2 жыл бұрын
Augsal Mark master maska essen 2022 neujahre 1 neujahre 2022 ah
@AhmedAli-mj3pz
@AhmedAli-mj3pz 6 ай бұрын
❤❤❤
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 3 жыл бұрын
Cajiib!! Ilaahow cimri dheer kusii. Living Legend.
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 2 жыл бұрын
Heestaan yaa sameeyaaay
@samsamcabdi4069
@samsamcabdi4069 2 жыл бұрын
Sheer
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 3 жыл бұрын
wooooooow
@hodanhassan9837
@hodanhassan9837 5 жыл бұрын
Maryan mursal calol xanun WA dilay markaan mamo naagaha ninka kasigso adinkaa isku lafa horaahe
@hamdaraho8039
@hamdaraho8039 4 жыл бұрын
wawwwww
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 жыл бұрын
Heestan xasuus gara ayey iguleedahay waxaan soo xasuustaa ciyaalnimadeydii waxaa joogayey meel miiya aroosyada miiga markaantago ayaa marka lays ku kiciyo wiil iyo gabadh inta badane wiilashu ku qaadi jiren wiilbaa aaad ugu xasuustaa markastaa ku qaadi jirey
@umusamira8514
@umusamira8514 5 жыл бұрын
Naag halkaa ka muuqato oo dhar yellow eh wadato may oynee mise anaa moodey
@mohamedhayaan4265
@mohamedhayaan4265 5 жыл бұрын
Axmad cali cigal bay ku haysataaa
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
Nawal Osman maya adi waxad jogta Africa
@ilwaadhassan1423
@ilwaadhassan1423 5 жыл бұрын
axamad cali cigal
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Timahade dhuxusha imka waxa badalay timo laceesayay Kadegeen dhabarkana Waxa badalay timo lagaabiyo Midabkeeda dhiinka ah Waxa badalay midab cadaana oo chemical laysku cadeeyo Dhexda madagtana waxa badalay dawooyin laysku naaxiyo iyo qaarkalo badan Dhaqan guuray weeyen ina cali cigaalaw
@sakariyexirsiali5765
@sakariyexirsiali5765 3 жыл бұрын
alfanan axmed cali cigal noolow
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
kjkjjjjjjjjjkkkkkkk cigaal wlh dumarkii hal hal buu u sagootiyey weliba dhabarka uga taabanayey si kal iyo laab ah, wlh waa nin soomaluada qaali ku ah, jir oo joog
@boocyuusuf7614
@boocyuusuf7614 5 жыл бұрын
away fanaan isku sheegta sanadka live voice waa ka fanaan axmed cali cigaal
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
Habrahani cajuusooyinka AH midkasta da'deeda Been ka sheegtey oo hadda wada qoomameynaya
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Said Mussa maxa kagalay naago shaneeye
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Said Mussa. maxay uqoo mamaynayaan sxb
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@saamiyayuusuf9108
@saamiyayuusuf9108 5 жыл бұрын
Aawey kuwii fitimiin a ku heesaayey fanaan waa kii hore dadna waa dadkii hore ciyaalka ogaada
@hodanhassan9837
@hodanhassan9837 5 жыл бұрын
Waxad kahadleyso adeer wey dhamaadeen midabkeeda dhiinkaa kuyeh midab kii dhiinkaa ahaa baris iyo googo, baakudhacay
@amiirka6885
@amiirka6885 5 жыл бұрын
Kkk aad iyo aad
@sadia_844
@sadia_844 5 жыл бұрын
Waxaasaa coda.... wakaa codka dahabigah een isbadelin, waxaasaa kasii wanaagsanaan lahaa iyadoo Quraan lagu akhriyo.....kalamu Laah
@cinderellaadem2205
@cinderellaadem2205 4 жыл бұрын
Dumarku amaan jecelaa sida cigal erayada amaanta ah oo dhan baa loo soo aruusadaah
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIFETIMES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIMES
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Ooooowwwwwwww
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shagata
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 5 жыл бұрын
Marka aan isku buuqno reerka.waxaan soo xusuustaa heestii axmad cali cigaal oo ahayd: Aan talk ku siiyee Gabadh yahay sawaxantaa Caashaqa ka daa sida Haddii uu ku siday beri Wuu kaa salguuree
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 5 жыл бұрын
Fankii Hore iyo fankii danpepa
@bishaarshnuur4173
@bishaarshnuur4173 4 жыл бұрын
M.a
@cabdikariimmirebarkhad4017
@cabdikariimmirebarkhad4017 3 жыл бұрын
Alfanan ahaa
@Gusician
@Gusician 9 ай бұрын
Markuu timihii ka sheekeeyey gabadhii baa xishootayoo iyada in uu ka hadlaayo ismooday oo madaxii dedetay haha😂
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Kuwa hada jogana nasteexo iyo habaryar safiya yoonis jamac tusmo baa uroon
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Waaawa naag sulekho ladhoh ooo fool xun m argab kolya aaan anig ahyn hde kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk magca meeel baa oog dhcday baa laydhaaah 🤩🤩🤩🤩🤩
@zainabahmed1313
@zainabahmed1313 5 жыл бұрын
Basra ayaa la dhahaa inantii heesta loo qaaday💖
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Waa.erayadii.daqare.laxankii.siciid.xarawo.codkii.axmed.c.cigaal
@miskisaciid6067
@miskisaciid6067 5 жыл бұрын
Cigaaal waa halka nin oo majeerteen oo dhan ugu nasabsan
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 жыл бұрын
YAA SALAAM WAAR DEE WAA KUWAA FANANINTI LA YAQANAY OO WAXA NA WAALAY WAX SHEKEYNAYA OO CIYAALKAN DAMBE AHE
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Ym
@hassanmustafe1240
@hassanmustafe1240 3 жыл бұрын
Mlm
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LAGATAS
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Nono
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Kkkkkkii
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 604 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 72 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 58 МЛН
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL WAA I HALEELAY CASHAQA 2018
5:56
Faiza Amir
Рет қаралды 810 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 88 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live QALAMAAYO - LONDON SHOW
4:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 310 М.
Ahmed Cali Cigaal HEESTII  SacDiyO
6:19
Kulmiyaha Wararka
Рет қаралды 281 М.
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,4 МЛН
МИША ПЛИТОЧНИК
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 10 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 2,3 МЛН
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:35
7amoda Gaming
Рет қаралды 34 МЛН