Ahmed Zaki ft Halimo Gobaad | Aayaheena Nolosha | (Music Video) 2018

  Рет қаралды 11,858,001

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 575
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 6 жыл бұрын
Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Haataf Abdi shaqo wcn thnx😍😍
@shamsadiinismail2642
@shamsadiinismail2642 6 жыл бұрын
Haataf Abdi thanks bro waan ku jirna macmiisha
@yahyatyga5310
@yahyatyga5310 6 жыл бұрын
inta quraanka dhagesato farta taag heesaha iskadaaya mafiicno walalayaal inta igu raacsan like Saar we love you 💞
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 6 жыл бұрын
Inan yahow la'aanta Ma ahaan karaaye Uurkiyo wadnuhu Adigay ku tabayaan ❤ Aniguba la'aanta Ugubeey abaayooy Istareexi waayo Waan ku ildaranahe ❤ Ahay urugadeydaay Edaadka cashaqa Waxa oonka iga tira Wa aragtidaade ❤ Ayaan iyo nasiibkay Ugub aniga ideeqay Eraygaad i leedahay Naftu aminaysaay ❤ Ayaheena noloshan Intifaacsanayna Axdigaynu dhiganan Aqal roon ku dagayna ❤ ❤ ❤ Ixtiraamka gobanimo Waxad tahay indheed garad Oori lo ahaado Ubad loo xanbaare ❤ Isku filan ilwad qurux Ileen adiga mooye Indhahaygu meel kale Miyeey eegi karayan ❤ Abid ha iga dheran Ha iga adin meel kale Ileen kama maarmo Aragaygibad tahe ❤ Ifka laba is aminay Iska doortay kheyrkod Inan nahay ul iyo diir Ogow ayahaygaay ❤ Ayaheena noloshan Intifaacsanayna Axdigaynu dhiganan Aqal roon ku dagayna
@faizabeela5731
@faizabeela5731 6 жыл бұрын
Ahmed zaki waa fanaanka fanaaniinta ugu romantic saan halima goobadne waa gabadha ugu i style ka qurux fanaaniinta somaaliyed ilbaax nimo iyada suuqa laatiimid my faanaaniin aan tageero ❤️ love gobaad and zakiiiiii ❤️😍😘 And hataf abdi tnx brooo 😍
@ninkadaqadahadhageystahbyn636
@ninkadaqadahadhageystahbyn636 6 жыл бұрын
intaa yahuuda naceb islaamkana JCL like isaaraa
@indhocashaq8067
@indhocashaq8067 6 жыл бұрын
Waan soo cararee wlloyaal like hayla dhaafina hadaynu tol nahay 😅😅😅😅😅
@xog4041
@xog4041 6 жыл бұрын
Wooow from mogadishu 🙌🙌we love you hatuf,halimo gobad, ahmed zaki
@zackayub1270
@zackayub1270 6 жыл бұрын
Hees macaan Video macaan Fanaanin macaan erayo macaan music macaan Laxan macan style macan waxkasta macan 🔥 Kor uqadaha fanka somaliyed Hatuf Abdi nolow Sir 👋
@ogsomaliqueen8395
@ogsomaliqueen8395 6 жыл бұрын
Inadeeerayloow gabar somaliyeed ahye isky saaara liketa waxba idinkama dhimyseee plze❤️😍🤙
@mohamedabdullahi2850
@mohamedabdullahi2850 6 жыл бұрын
Aniguba La'aantaa Ugubee Abaayooy Istareexi Waaye Waan Kuu Ildaranee 😂 FANTASTIC
@halaaduale5633
@halaaduale5633 6 жыл бұрын
Ar zomali maxamed hdaa tihiin liketa xunta ah izaara 😒😒liketa wx paan ka helaaa 😐😐 Haliiima gopaad one loph tllhi 😍🔝
@nimanhmemo2434
@nimanhmemo2434 6 жыл бұрын
Ku Go hooyo
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 6 жыл бұрын
Qüèń Hala 😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 6 жыл бұрын
wanu ku ZarNe waxad ka hesho waxpa hanaga zinin😉
@moadam5726
@moadam5726 6 жыл бұрын
kunaax like wakusaaree 😂
@mammiiguwac4676
@mammiiguwac4676 6 жыл бұрын
S*
@shiikhulkulliofficialchane5903
@shiikhulkulliofficialchane5903 6 жыл бұрын
Fanka Qabiilka Halaga Saaro Inta Taageerta Ahmed Zaki Nd Haliimo Gobaad Halkaan Like Saar Haataf Abdi thnkz Bro Go Forwad 👏👌
@khadarkeyow820
@khadarkeyow820 6 жыл бұрын
Maasha Allah Wllky Ahmed zaki iyo Haatuf iyo wlshy Halimo Gobaad Waxaan idin leeyahay go ➡ Sanad cusub oo wanaagsan.
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 6 жыл бұрын
war yaa Islam ah gabadhan Halimo Gobaad wan ku caashaqey qofki ilaa dareemay cishqiikaas wiil iyo gabadh hadii aa ilaa wadagtoo liketa haa ila dhafiin sii aanu jeceylka xalimo aanu ugu guleysano...
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 6 жыл бұрын
Big Legend Ahmed Saki Mahamud Lama Huraan Waa Caws Jiilaal Gobaadaada Caashaqa Iska Wax Waxayso Nio hhhh Ii Noolada FanaaniinTayda 😍❤
@mawliidmahamoud5203
@mawliidmahamoud5203 6 жыл бұрын
Heesta inta lagu hayay habaynta badnayda waba sanad wixi la raaja randhiis leh thnk u haatuf hesa quruxda badan aad so gudbiso
@snmhero7663
@snmhero7663 6 жыл бұрын
Libaaxii Reer Berbera soo Rogaak celi Ahmed Zaki & Xaliimo gobaada cashaQa sxbyal saaka oodweyne ayaan heesta uga soo lugeeye like igu booba haatuf abdi rijal sln sare😂😍✌
@anjaliitervedii817
@anjaliitervedii817 6 жыл бұрын
Xaliima gobaad intii jacel heseheda like igu qapta somali maxamed😄😄💞👍
@xamsexadaari529
@xamsexadaari529 6 жыл бұрын
Hees shidan runti. Haataf abdi muqaal samayntiisu caadi maha mar walba. Heestii naaska caashaqa iyo heestii kale ayu xasuus ahaan u soo dhex galiyay. Abti waad horaysaa. Nabil bulle sxb noolow adiguna. Halimo iyo ahmedna si gaara.
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 6 жыл бұрын
Hees shidan ilma adeerayalow xabsi libayaa ku yaal banku jira like ta niyada igu dhisa ee isiiya wlhi wax kale uma baahni😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@tttttttt9587
@tttttttt9587 6 жыл бұрын
wardiyaha Qalbiga hhhhhhhhh
@mandeqdurrow3751
@mandeqdurrow3751 6 жыл бұрын
Wku siiye haka saartoh like bal 😂😂
@---7573
@---7573 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 jabnay like Tu maxay Ku taraysa ducayso in Alle Ka saaro
@aishoabdi6757
@aishoabdi6757 6 жыл бұрын
wardiyaha Qalbiga hhhhhhh
@abuufoos8826
@abuufoos8826 6 жыл бұрын
wardiyaha Qalbiga Waa aniga
@zakiabdi4270
@zakiabdi4270 6 жыл бұрын
Wooow eezh calaa heeeeeez💯 Khawaadkina wase like iizaara dhakhzo imaanka alle idnkma qaade mxn idin dhaha😁😉
@ayouchi7739
@ayouchi7739 6 жыл бұрын
aneey Reer Burco baan ahy Soomaaliwen Baan Jecelahy Soomaaliya Waa mid Soomaalido Waa Hal 💙 allahayow Soomaaliya Nabad Seey Allah amin
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
First view like la ii taapto Caawan yahy lacag iniGuma soo Qoraysee like iska taapta Wax akhris bad mesha u timidaY3 Nice sonG Best video #Haatuf Go forward brO
@hamudhassan2020
@hamudhassan2020 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca kkk ku saray
@sadiqj3903
@sadiqj3903 6 жыл бұрын
2 daqiiqo aa laga horeyay sorry no like
@Asli256
@Asli256 6 жыл бұрын
qasab miya liketu hhh
@Qanciye11
@Qanciye11 6 жыл бұрын
Inta Xalimo iyo zaki taageerta Like isaar iLahey janada hakugu simo aakhiro huuno 😍😍😍
@moismail6233
@moismail6233 6 жыл бұрын
Notification squad😍😍✌️ hees iyo badh wlh inta ka heshay heesta like saar kheyr alle haku siiyee, thanks #Haataf_abdi la'aantaa fanka somaliyeed abaar waaye lots of love from mogadishu😍😍✌️
@faskaaweys3843
@faskaaweys3843 6 жыл бұрын
xaaq mahn ina like lee sari wayo😭😭😭
@mahamedabdi2917
@mahamedabdi2917 6 жыл бұрын
👌👌👌 💯% faniinta sanadka full respect horay usocda boqortooyo
@shimbirahamedia3516
@shimbirahamedia3516 6 жыл бұрын
waxii Xamar caddey ka yimid like-ta igu qabta hee anigaa idinka wakiil ah
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 жыл бұрын
qofka 374 ban ahay wallo just ba laso dhigay like isar wili 100 like abid maba heline igu deeq xarifyala
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 6 жыл бұрын
Labadaan wa iskuso baxayan runti anyway cute song😍😍😘ninki uhoreyey oo fanana oo gabar kor uqaada ahmed zaki buu aha 😂😂
@abdikaniali7350
@abdikaniali7350 6 жыл бұрын
Intii muslim sheeganayza Liketa Isaar
@yahyaahmed7947
@yahyaahmed7947 6 жыл бұрын
Sanad cusub iyo hees shidan Welcome 2018 Haatif wlkyga iga yar saluta bro 🙋
@misshibu9954
@misshibu9954 6 жыл бұрын
Yahya Ahmed happy New year 2018
@AA-fu6xg
@AA-fu6xg 6 жыл бұрын
Ilaahey amarkisa maba jogi karo anoo commentska aqrin anoo hadana heesta daawanaya😀😀😀
@firdowsadaahir4017
@firdowsadaahir4017 6 жыл бұрын
Eltigero Elmatadore kula mid baan ahay Maba katago anon comment aqrin any things
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
inaga isku mida xaraami😂😂
@Ayni88
@Ayni88 6 жыл бұрын
First comment inta iga danbaysa like ku qabo
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 6 жыл бұрын
Like Isar Hada Kaheshay Axmed Zaki N Halimo Gobad Asiya From Burco😍
@safiamohamud797
@safiamohamud797 6 жыл бұрын
waaaaw gobaad iyo zaki am first one plz like inta haatuf daaawata
@mohayootriish2236
@mohayootriish2236 6 жыл бұрын
codka 100 laxanka 100 music 100 like isaar sxb hada aragto
@somgedi
@somgedi 6 жыл бұрын
Hatuf abdi Bast lgn of Somali editer well done Hadaad jigjiga joogi lhyd calan kusameeyn lahaa macbuudka sida dj khalid ❤️ My boy zaki My sister gobaad well done bast Song of Somalia 🇸🇴 people
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 6 жыл бұрын
waar qadaadweynta Dad xunbaan moodijiree zhow waa dad wanaagzan nazap wleeH waayeH 👏👏👍👍
@ducowaalid1751
@ducowaalid1751 6 жыл бұрын
Eryada axmed zaki waaaw waan ka helay inta sidayda ka heshay like iisaar
@daniamattaan2444
@daniamattaan2444 6 жыл бұрын
Cidiii kaheshay heystaaan like haisarto qofkii laag isaraa hoyadiiis janada allaha galiyo wan uduceynaaaaa
@saaficadey88
@saaficadey88 6 жыл бұрын
Dacadi marka Examka gali rabna leee maaa iska sodaba dhacan 😴😴 San xal ma'ahan 😂😂😍yqy inta kaheshay like me like sar 😂😂😂😍👈
@mulkidowlad9516
@mulkidowlad9516 6 жыл бұрын
nice👌👌 qofki halima gobad iyo zaki taagero like ha iku qabto xaqa u leeyahay waana kaaso horeeya😂😂 haliimo gobaad heesta hadey shidneen xidaa ayada shideyso😍👌
@cadnaanlegacy3046
@cadnaanlegacy3046 6 жыл бұрын
First comment
@oneday7050
@oneday7050 6 жыл бұрын
Inyar aan kaga tabto heestan☝ Koley comenty akhris usocotaye Daawo coz😊waa heez mcn✔✔💯
@yusufabdishakur8976
@yusufabdishakur8976 6 жыл бұрын
Like haleegu sharafo wllyal 😍nice song zaki gobaad✌✌
@abdihakimahmed1697
@abdihakimahmed1697 6 жыл бұрын
walalyal badiyan joga ee likta isiiya wax weyn maha mahad sanid walal
@tiktokhouse3909
@tiktokhouse3909 6 жыл бұрын
Like haleygu qabto somali weyn ha nolato
@kinghanadofficial7928
@kinghanadofficial7928 6 жыл бұрын
Snapchat House somaliland hanoolaato
@abdiali8953
@abdiali8953 6 жыл бұрын
Snapchat House tag zomali wayn wase
@axmedcumar5493
@axmedcumar5493 6 жыл бұрын
aar horta liketa mxaa lagaa helaa aarbal like isaara aan ogaade
@kahaovlogs1397
@kahaovlogs1397 6 жыл бұрын
Wixi iga dambeeya like ta igu cawiyaa anaa igu horeeya
@oneday7050
@oneday7050 6 жыл бұрын
karuura said iga qabo culees keda 😃😃
@Alhajji1
@Alhajji1 6 жыл бұрын
Karuura said apaayo like maxee tarta Isheeg
@waziirabdale2339
@waziirabdale2339 6 жыл бұрын
Haliimo gobaad darteed u daawaday hdduu kligii yhy ma daawaden inta axmedzaki ncday liketa hayla dhaafin
@qoryogubanchannel890
@qoryogubanchannel890 6 жыл бұрын
WOOOW WOOOW👍👍 WAR HEEDHE YAa halkan jooga War waxan ahay Gobtiiye yaana LIKE YAA LAYLA DHAFIN👒
@faduuslife6748
@faduuslife6748 6 жыл бұрын
Weewe First Comment maanta nasib badniya Inta IGA DAMBEYSE LIKTA IGU RONADA
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 6 жыл бұрын
First comment weye😂 like igu qabta
@jecliyaagulledsimba9308
@jecliyaagulledsimba9308 6 жыл бұрын
inamacdi maha herstani fananinan tagero hora usocda thanks Brother hatif bel baa iguma naysee igu damiya like dhalinyaroy
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Indr waa layga dhukuree Like isaar timuu haysoo baxaane😂😂😂👌 Well done haataf👌👍
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 жыл бұрын
caqli same 😂😂😂😂yasir allah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
First comment wuuuuw HAATAF PINNED SAAR
@abdulfatahyare9064
@abdulfatahyare9064 6 жыл бұрын
Ereyada Ahmed zaki Laxanka Nabil bulle Music by sheegow bishaar Farsamda Haataf Abdi Sound mixing iskalaaji Hees laga shaqeyey iga dheh 😍😍
@hafsahajji1777
@hafsahajji1777 6 жыл бұрын
Inta xalima gobad taagerta like i tabta
@garaadsaami9518
@garaadsaami9518 6 жыл бұрын
Intii daarod ah like isaara ilhy bn idinku dhaarshee wllkin oo africa kuduruufaysan bn ahye🤚🤚
@abdazz3325
@abdazz3325 6 жыл бұрын
Talan Taalis Wallhi *Ahmed Zaki* ~ *HaliiMo Gobaad* Axzan Hees Walle👍👍😍❤
@MM-eq2pj
@MM-eq2pj 6 жыл бұрын
Ahmed zaki iyo Halimo gobaad waa lagu ogaa heeso azal ah. Nice song and nice job #Hataaf Subscribed..........
@sahalibra5288
@sahalibra5288 6 жыл бұрын
Taariikhda ugu dara waa markii ugu horaysay al fanaan axmed zaki uu hees sameeyo waliba erayo fiican
@ishwaaqmire3719
@ishwaaqmire3719 6 жыл бұрын
Qofanan #like sinin nikuma jiro kuli wan nisiye wax hanitarto
@Teamhorcarar
@Teamhorcarar 6 жыл бұрын
30 comment ayaa iga soo horeeyay 1minute maba aydan dawanine comments dhihi ogidnaa 😂😂😂
@wiilkareerakishe7338
@wiilkareerakishe7338 6 жыл бұрын
naymar nasabka hhhhh
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 6 жыл бұрын
hayaay naxdin weynaa maanta 510 aya iga horeysay 😅😅😄😄
@teamsharmaboy3199
@teamsharmaboy3199 6 жыл бұрын
Abdiaziz ebrahem anmba waan yaabay kuwa dhex seexda ma istiri kkkkk
@jibiso4491
@jibiso4491 6 жыл бұрын
Xinbaarka naga daaya bilaa caleyk maseer hanagu ridina yaqaay goobad iyo ahmad zaki😫😫😫😫😫😍😍😍😍
@shakiramohamed491
@shakiramohamed491 6 жыл бұрын
Awww she s becoming more and more beuriful each day 😍 love frm nairobi
@fazulakil232
@fazulakil232 6 жыл бұрын
somali great singer ahmed zaki and queen halima gobad i wish you all the best
@mahdieran1100
@mahdieran1100 6 жыл бұрын
haataf Abdi wanka hyaa haaaji
@__flowerpower5984
@__flowerpower5984 6 жыл бұрын
Stunning amazing beautiful. 2018 way shidantahay
@ibbilastking6047
@ibbilastking6047 6 жыл бұрын
wow i like it music 98% codka 100% video 100% hataf abdi nolow Ahmed zaki geeriduH hakaH raagtoH Haliimo gopaad poqorada codkaH iyo stylekaH Dawadayaasha liketa waa dhankiinaH
@matarazzidjamal5489
@matarazzidjamal5489 6 жыл бұрын
waar Somali Maxamedeey Hdaad Tol TihiiN Haliimo Gopaad Meel Iigu SheeGaH
@salalshamsi6708
@salalshamsi6708 6 жыл бұрын
Cadaabta ugu tag😈😈
@nashaadhassan2291
@nashaadhassan2291 6 жыл бұрын
Inti jacaylka qiimaysa aaminsana inU jacayL jiro Like ta ha Ila dhaafina ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamzeeq3462
@hamzeeq3462 6 жыл бұрын
INta Izlaamka Ahow LiketaH KaaloH Kuma JirtoH
@mosyabdi631
@mosyabdi631 6 жыл бұрын
Ahmed saki tan wuu Daray cida igu raacsan like iisaar
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 жыл бұрын
Like beelee hadal yaroo xigmad leh oona lagu qoslo hdaa shegtid danbaaba lgugu saari like ii sar oo qayaxan bay isla so tagayan 👎
@sadiqismailisscak5613
@sadiqismailisscak5613 6 жыл бұрын
Ahmed zaki qoftan asag iska haysto miyya😂😀😃
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍ishcala hees gobad atarishada kaliya oo aan tagero waye runti👌👌👌👌👌 nice style
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Axmed zaki cod buu hayaaaa really gobaad love u more❤❤❤❤❤❤❤
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Wan ku il daranahee 9ice song👌
@HamseAbdi26
@HamseAbdi26 6 жыл бұрын
first comment like ku qabo inta samaha jecel
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
Esh Calaa Hees Shidan Fanaanin Sare Xalimo iyo axmed
@GALAYDH
@GALAYDH 6 жыл бұрын
*wey **#Ahmed** **#zaki** iyo **#xaliimo** **#gobaad** wlee way soo rogaal celiyeen noladah*
@siyanobbebbe3526
@siyanobbebbe3526 6 жыл бұрын
Caar yaa dhahoo wakaa horeyaa😂😂😂✌
@akae5153
@akae5153 6 жыл бұрын
Wlhi anaa kaa horeeya
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 6 жыл бұрын
*sadaam* *ilka* *case* *From* *Hargeisa* waa Heees kala kac san ku haysta wlhi
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
Aaad iyo Aad bro
@life_2017
@life_2017 6 жыл бұрын
Sadaam ilka case qararclii wynaa😂😂
@abod9841
@abod9841 6 жыл бұрын
Halimo walakeed waye like sare wilow
@mqabobe3961
@mqabobe3961 6 жыл бұрын
Haafut wa productionka ugu wanagsan somalida inti igu raacsan like ta aan ka arko.
@lonegirl1550
@lonegirl1550 6 жыл бұрын
maalma dhan suganay markaan seexanay iska soo galinaysaan😭 ciil waynaa xaliima xadreeyaaay love u
@asliaj1937
@asliaj1937 6 жыл бұрын
Woooow wixii hore Qubaa Zaki iyo Gobaad 💛💚❤❤❤
@abdulrahmnfarhan7010
@abdulrahmnfarhan7010 6 жыл бұрын
Best song zakios and halimoz
@hanidahir3651
@hanidahir3651 6 жыл бұрын
Yeeeees anaa u dambeeeyey😂😂😂😝😝😝 somaaliyeeey like ta kula yaaaca👏👏👏👏
@amaalcadeey9314
@amaalcadeey9314 6 жыл бұрын
Woooow kujacliya Ahmed iyo Halima gobad
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
Ahmed Zaki Qoftaan War Ayuu Ka Keenay Tlh 😂😂👍
@cajab7156
@cajab7156 6 жыл бұрын
Bayahow Production Hhhhhhh
@cajab7156
@cajab7156 6 жыл бұрын
Sxb Waa q9f kii sa
@malyoon1497
@malyoon1497 6 жыл бұрын
Tuugsi bdna dadkan like ii saara ku haya bal mxy ka faaidayaan😂 ish cla hees shidan zaki iyo gobaad😍
@ibrahimmuhumed3495
@ibrahimmuhumed3495 6 жыл бұрын
1st Comment well done Hattaf
@AbbeBaashi
@AbbeBaashi 6 жыл бұрын
xaax igu socota heesta. aniga dhamaan like idiin saaraaa haye dheha. idinkana sidoo kale
@cafiwalaalkaaga8276
@cafiwalaalkaaga8276 6 жыл бұрын
Wooooooow waab ka heli heestan thanks gobad ahmed ❤❤
@Atomkka
@Atomkka 6 жыл бұрын
LiKe ii saara inTii tgerta
@beerlulabeerlula4255
@beerlulabeerlula4255 6 жыл бұрын
90 ka ubax le maa wade zaki 👌
HALIMO GOBAAD 2017 XAREED KA WARABI OFFICIAL VIDEO
5:54
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 4,1 МЛН
Janna Dunia (OFFICIAL VIDEO ) 2020
5:02
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 19 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Akram Adan
Рет қаралды 593 М.
Halimo Gobaad iyo Safwan Halac | ILA BOGO | (official video) 2018
5:27
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 292 М.
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 16 МЛН
Ahmed Zaki  Hees Cusub DHADHAN  Music Video 2018
6:46
zir odayzame
Рет қаралды 35 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН