HALIMO GOBAAD 2017 XAREED KA WARABI OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 9,417,329

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Don't forget to like and subscribe!
HaatafStudio

Пікірлер: 1 100
@asadgedi4285
@asadgedi4285 7 жыл бұрын
Gobaad you are so beautiful , and you know what you can sing unlike other Somali female singers . Keep the good work , we enjoy a lot .
@liibaansalah9223
@liibaansalah9223 7 жыл бұрын
Asad Gedi things bor may bless you Allhi Insh alhi bor see you soon
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 7 жыл бұрын
Asad Gedi go bad
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 7 жыл бұрын
folxumo dameer 😠 somali baay ceebeey say uf
@abdiabdi6156
@abdiabdi6156 7 жыл бұрын
Asad Gedi beautiful hhhhhhh kulaha wr make up yaan lagugu qaldin luga ka fiiri naagta
@aliizadheyman6563
@aliizadheyman6563 7 жыл бұрын
Asad Gedi sacdiyosiman 2017
@shakirgoljano6325
@shakirgoljano6325 7 жыл бұрын
Gobad Wn jeclahy igu duceeya inuu ilahy fanka Kaso hanuniyo
@Gulledsimba
@Gulledsimba 7 жыл бұрын
HAATAF My Brotherrrr Alwayse To the Limit Well Done xareed ka waraabi 'xareedii la cabi jiray ban so xasuustay 12 sano igu danbaysay hahaha
@abdiaziz358
@abdiaziz358 7 жыл бұрын
Gulled Simba Gob Records guuleed my favourite singer lipaax
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Gulled Simba Gob Records pig respct hataaf studio iyo gulled simba .noladaa 💚💚💚💚💚☚☚
@Ayeh_A
@Ayeh_A 7 жыл бұрын
Gulled Simba Gob Records
@najmamaxamedahmed2424
@najmamaxamedahmed2424 7 жыл бұрын
Gulled Simba Gob Records kkkkkkkkk walee aniga xitaa 😂😂
@ayaanabdi8248
@ayaanabdi8248 7 жыл бұрын
Gulled Simba Gob Records 💜💜👏👏👏🙋🙋
@cidhbokulaaaye8894
@cidhbokulaaaye8894 7 жыл бұрын
Aada ah xulkayga adaa xidigay ah adaaba xusuusta xiskayga ka buuxshay dareenka xad dhaafay xagaaga u jeeda xareed ka waraabi ❤👏👍
@sayiddayerkaraamo7795
@sayiddayerkaraamo7795 7 жыл бұрын
wlle waa run xareed ayaan ka wArabiya haabeen kastA oo uu xajigu I yimado
@SomaliWorldOfficial
@SomaliWorldOfficial 7 жыл бұрын
Bravo Haataf Studio! Muqaal soo jiidasho badan ayad u samaysay Halimo xidigada fanka Somaliyeed uso baxday Qurux & Codba Alle Siiyay iyo Shaxshax u Khaas ah 😍😍😍
@cadoduul7132
@cadoduul7132 7 жыл бұрын
iam from Colombia n i like somali girls songs.😍😍
@dahabizizy
@dahabizizy 7 жыл бұрын
di u get one
@saadiamuhamed3503
@saadiamuhamed3503 7 жыл бұрын
Right because stay are hourno
@abdillekeytoon4894
@abdillekeytoon4894 7 жыл бұрын
paul scholes you are like it well come 👍👍
@bakarabdirisaqmohamed8237
@bakarabdirisaqmohamed8237 7 жыл бұрын
paul scholes a fun of Original Colombian Shakira Loca OmG😂😂😂
@fadumaibrahim1235
@fadumaibrahim1235 7 жыл бұрын
waankusalaamay
@mayacadey3828
@mayacadey3828 7 жыл бұрын
abaayo inta sii heeseeysay ana boorsada kusii han laha mxa igu dhiwi waysay😉😉😉😉😉😉 eshcalaa duuwis ....#top video ....... xareed ka waraabi heee heeeheee😘😘😘😘😘😘 #haataf_abdi wiil boqortoyo jiree joog ....... madaxsare #hataf
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
aamiin, mahadsanid proud muslimah
@salmoladan1750
@salmoladan1750 7 жыл бұрын
proud muslimah hhhhh boorsda weyn
@nasreinali2702
@nasreinali2702 7 жыл бұрын
Jacaylka xogtiisa ma uu helo xaazid xumaan ha u quudhin mcn ha xujynin💔 Aday xubnahygu dhaman u xadrayne ha xoorin...Ha xoorin wnaaga💓 Ada ah xulkyga ada ah xidigyga adaaba xusuusta xizkyga ka buuxshy 💕💕 Dareenka xad dhaafay xgaaga u jeeda💞 Xareeeeed ka waraabi❤❤ Waaaaaah waaaah😄😄 Hees iga dheh ku jecliya xaliiimoy😍😍😍
@jihaanqrx9511
@jihaanqrx9511 7 жыл бұрын
Nasrein Ali inaba caadi matihid Saa usoo qorty thnkz wanba rabay maistiri😍😜😂
@nasreinali2702
@nasreinali2702 7 жыл бұрын
narma aluuk hhhh u welcome hbbti heesta dhn imts bn ku hysta😍😍😍
@mustafejama7517
@mustafejama7517 7 жыл бұрын
Nasrein Ali
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 7 жыл бұрын
intan an kugu la heysta #Nasrein
@abdirizagabduqaadir2093
@abdirizagabduqaadir2093 7 жыл бұрын
Nasrein Ali thanks for u comment
@Inyy__
@Inyy__ 7 жыл бұрын
So proud to be Somali love my beautiful people 🇸🇴
@gikabouriomar5552
@gikabouriomar5552 7 жыл бұрын
walashey " Xaliimo-qurux ", i lv your song 100 / 100 !... A person who could sing for me like that ? it's my happyness ( Jaceyl xubi weeye xaq dhawr ku barbaar !... Xurmiyo nolol weeye xayaato kuwaara ........ )
@loomelove1463
@loomelove1463 6 жыл бұрын
والله انا حبيتك صوتك حلو وكل شي فيكي حلو I love you
@sakariyekanafaro8377
@sakariyekanafaro8377 7 жыл бұрын
waa hees aan jeclahy haliima waad kabaxsatay qof waadna shidantahy masha alaah ilove you halima gobaad
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
adaa xidigay ah adaabo xasuusta xiskayga kabuuxshay dareenka xad dhaafay xagaaga ujeeda xareed kawaraapi awooo😘💞👌 war Na maqla o jaceylka waraabiya ragoow😂😨 hataaf abdi tnx brother farsamo kugu dhamaatay😍
@mohanedmohanedmohanedomoha8256
@mohanedmohanedmohanedomoha8256 7 жыл бұрын
samiira moha kkkkkk sstr ur also nice
@ahmedmo8814
@ahmedmo8814 7 жыл бұрын
samiira moha mxn waraabinaa abaayo
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Mahadsanid sister samiira moha
@mohamedjacelow472
@mohamedjacelow472 7 жыл бұрын
samiira moha hhhhhh hayebo nagu haley inaa warabino jaceylka 😜😜👈
@engbakarbiixibotan8278
@engbakarbiixibotan8278 7 жыл бұрын
samiira moha waa diyaar huuno
@rayannarara2189
@rayannarara2189 7 жыл бұрын
Sidaa loga dubay jecladay walahi haataf studio the best
@mohamedabdi2777
@mohamedabdi2777 7 жыл бұрын
best hees 2017 Haliimo gobaad waxkale
@kaafiakaftan4597
@kaafiakaftan4597 7 жыл бұрын
adaa xidigay ah adaba xasuusta xiskayga ka buuxshay dareenka xad dhafay xagaga u jeeda xareed ka warabi nice song queen xaliimo gobaad tnks haataf studio wllkay qli
@warsameahmed5619
@warsameahmed5619 7 жыл бұрын
Haataf studio waan idinku haysta Azxaabtyda Hargeisa Branch ka fura way ubahantahy
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
Kabax waxaasa imarayo keep going on Gobaad👌👌👌
@fadumomohamed4686
@fadumomohamed4686 7 жыл бұрын
Makeup iyo style ka ayey igu dishay 😍😍
@amaanoiidhib8776
@amaanoiidhib8776 7 жыл бұрын
asxabey qoftan waxey isku darsatay style labis dagana cirta ah Reer magalnimo. Sacadan lagabilabo qoftan tageeraheda number one an ahay.
@sacdiyawaberi986
@sacdiyawaberi986 7 жыл бұрын
Jaceylka Xogtiisa Ma Uu Helle Xaasid Xumaan Ha Uquudhin Macaan Ha Xujeeynin Dhan Kastaaba Waa Hee Way Waaay Heestan Sul Iyo Far Baan Ka Tagtay mA QueenTa Finland ❤😍😘👈
@Yxngdurkioo
@Yxngdurkioo 7 жыл бұрын
The one and only Halimo Gobaaad best song
@deqoaskar3705
@deqoaskar3705 7 жыл бұрын
Waaaaw way shidan tahay heestaan halimo caadi maba tihid 😍😍
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 7 жыл бұрын
i can't get enough of this song💖💖💖💖💖💖💖💃💃💃💃
@deeyoo
@deeyoo 7 жыл бұрын
yet another amazing production from 👆 the one and only 👆 Haataf Studio Well Done brother and Gobaad she is soo hott like a fire 🔥🔥🔥🔥🔥
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Deeyoo Musik! Thanks for watching and sharing! appreciate
@abdiadennn
@abdiadennn 7 жыл бұрын
Rihanna of Somalia 🙏😍
@MohamedAli-uo8wq
@MohamedAli-uo8wq 7 жыл бұрын
inaba caaadi maaaha Heestan ❤🙌 Well done the one and only Ma brother Haataf
@arwaahmed3406
@arwaahmed3406 7 жыл бұрын
jacaylka xogtiisa ma uu helo xaasid hees iyo badh Esh qiyaasak good job haatuf
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 7 жыл бұрын
wa igu socotaa sificn laxanka iyo dhamaanba #haatuf well done☺
@nadraothman5986
@nadraothman5986 7 жыл бұрын
jaceylka xogtiisa ma uu'helo xaasid xumaan ha'uquudhin macaan ha'xujeynin 🎤🎧🎷👌dhan kastaba waa oky sis caadi ma'ahan good jop #abdi_haatuf😍😍😍👏👏👏
@jayzmohamed1388
@jayzmohamed1388 7 жыл бұрын
nadra othman 😍
@jayzmohamed1388
@jayzmohamed1388 7 жыл бұрын
nadra othman
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 7 жыл бұрын
@mohanedmohanedmohanedomoha8256
@mohanedmohanedmohanedomoha8256 7 жыл бұрын
nadra othman inaba cade ma ehd sstr?
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Thanks for watching nadra othman, glad you liked that!
@sirm2644
@sirm2644 7 жыл бұрын
Haataf, well done buddy Subxaanyo, music-ga inaba caadi maha Thankss Halima, keep it up
@mohamadmahamuud1658
@mohamadmahamuud1658 7 жыл бұрын
qoftan wlh Aniga ayay igu so baxaysa wow ar meel igu sheega Halima_gobaad i miss u 😍😍😍
@jecliyaajubaland1258
@jecliyaajubaland1258 7 жыл бұрын
Jacayl Xubi Weeeye Xaqdhowr ku Barbaaara Xurmiyo Nolol Weeye Xayaaaata Ku Waaaaara Xiisaha Kalgacaylka Xubiga Ka Abuuurma Ayaaa Xiska Deeeqa❤️😍Erayada Codka Laxanka Music--da iyo Video ga intuba Makala Dhacaaaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulkareemroobleh1491
@abdulkareemroobleh1491 7 жыл бұрын
Woow, it's really Romantic song.
@garad5158
@garad5158 7 жыл бұрын
gobaad aniga farxal iga warabi hdi rabto🔥🔥
@khadijacisman522
@khadijacisman522 7 жыл бұрын
wwwwwww
@ruweidemohamed7744
@ruweidemohamed7744 7 жыл бұрын
Suldaan J 😂😂😂😂
@husseinmohamed2580
@husseinmohamed2580 7 жыл бұрын
she look like Rihanna 😰😰😰
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 7 жыл бұрын
Haataf Studio Nice Vidoe💯💯🤙🏽🙏 Atarishadaan Inaa lasoo heeso waye Waba Qatar 💯💯💯😃😍
@sagaljamali802
@sagaljamali802 7 жыл бұрын
Wooooow nice Song haliimo gobaad Thnkx. #Haataf jir oo joog Sxbow
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
aamiin, shukran Sagal
@khadijacisman522
@khadijacisman522 7 жыл бұрын
nice
@rihamibrahim5188
@rihamibrahim5188 7 жыл бұрын
wow wad ka baxsatay sharafey long life sis ✌👏👏👏👏
@Missabdiy
@Missabdiy 7 жыл бұрын
Dhan kastaba ka eego Heestu wey mareysaa😂 Haataf Abdi good job we need more talented people like you👏🏽👏🏽👏🏽
@susanismail1298
@susanismail1298 7 жыл бұрын
Sweet and Classic Tune.Tina Turner look a like.ilbaxnimadu waa safka hore.❤
@abdikarimgoobaaale6081
@abdikarimgoobaaale6081 7 жыл бұрын
waaaw amazing codka iyo music waaku heestaa adeey xubnaheyga dhamaan u xadreene ha xoorin wanaaga 😍😍😍😍✌❤
@kinghakim1177
@kinghakim1177 7 жыл бұрын
Wwww hees macan halimo gobaad hore u soco iyo duubista quruxda badan wan ka helay haatuf studio thanks 👏🏾👏🏾👏🏾
@YaxyeBajmas
@YaxyeBajmas 7 жыл бұрын
boqorada styelka alla jecliyaa 😍😍
@daayuub1008
@daayuub1008 7 жыл бұрын
tvga yaxye bajmas klfk ssncsmm ssncsmm
@zoyamohamud4082
@zoyamohamud4082 7 жыл бұрын
When I listen this song just I feel a in love thanks WALA qali haataf Abdi
@deeqabdidahiriman1285
@deeqabdidahiriman1285 7 жыл бұрын
Walahy qoftaan darteed ayaa fanan unoqonayaa! Hadii kale Ahmed Zaki Bagdhi haka daayo qaad qaaaaaditaanka 😂
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 жыл бұрын
weelka ku dhaqaa ayaantan👍Adaa ah xulkayga Adaa xidigay ah Adaaba xasuusta xiskayga ka buuxshay😭😭😭😭😭
@MohamedAKahn
@MohamedAKahn 7 жыл бұрын
Woooow Best Somali song and most beautiful somali woman 👍
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Caadi Maaha 1Week ayaa Waxaa Ku Daawaday 118 560 Views Innaba Caadi Maaha Xaliimo Gobaad Iyo Haatuf ba Taageero Wayn bay waligay ba u hayay Waan Ku Faraxsanahay inay Somali ila aragto hadda Thanks Haatuf and Halimo ❤
@OneState_277
@OneState_277 7 жыл бұрын
Atariishada Labaad Yurub Haliimo Heestan Waa Shidan Tahay👌😍Haataf Abdi Walalkey Best Kamiro Man Best Directory Wax Kale Tahay Eboow Ku Aminsanahay
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Thanks so much Burjiko Girl!
@mohamedahmedali8575
@mohamedahmedali8575 7 жыл бұрын
esh qiyaasak hunno... innab caadi Mahan... 😍😍😍😍
@daayuub1008
@daayuub1008 7 жыл бұрын
Burjiko Girl jjk s s nsqpmkcnz
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 7 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw masha allah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕
@Xususmedia2
@Xususmedia2 7 жыл бұрын
Haliima gobaad ar ii geeya
@ikaramabdi8695
@ikaramabdi8695 7 жыл бұрын
Hanad kassim waa lagu geeynaa😂😂
@johninankarersaylacvivagbl2595
@johninankarersaylacvivagbl2595 7 жыл бұрын
Hanad kassim 😂😂😂 waa lagu gaynaaa
@abdaleadan195
@abdaleadan195 7 жыл бұрын
ax xxxxxxxxx iskufilaneeey arsaaqada Bal ilasoo mar
@samiirabdulaahisabarey4553
@samiirabdulaahisabarey4553 7 жыл бұрын
Hanad kassim ar inòoo wada geeyaaa haba layaaabeee.
@johninankarersaylacvivagbl2595
@johninankarersaylacvivagbl2595 7 жыл бұрын
Samiir Abdulaahi sabarey 😂😂😂😂😂😂😂
@yartaj6087
@yartaj6087 7 жыл бұрын
Can't wait to see you again Halimo Gobad 😍😘👌
@shuebunited6545
@shuebunited6545 7 жыл бұрын
jaceyl xubi weye xaq dhowor ku bar bara xurmiyo nolol weye xayata ku wara ❤❤❤❤ xisaha kal kaceylka xubigaga kaa aburma aaya aaya aaya xiska deqa 💚💚 Aada aah xulkeyga ada xidigey ax adaba xasusta xiskeyga kaa buxshay darenka xad dhafay xagaga ujeda xared kaa warabi xared kaa warabi xaga ujeda xared kaa warabi 💙💙💙💙💙💙💙💙 jaceylka xogtisa mau helo xasid xuman hauqu dhin macan haxu jeynin 😊😊😊😊😊adey xub naheygu dhaman uu xadreyne xaxo xaxo Haa xorin wanaga 😑😑 aada aah xulkeyga ada xidigey ax adaba xasusta xiskeyga kaa buxshay darenka xad dhafay xagaga ujeda xared kaa warabi xared kaa warabi xaga ujeda xared kaa warabi 😚😚😚😚😚😚😚😚 wlhy wey igu socota wixi dawa neya like ok Asxabey
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 7 жыл бұрын
Super c'est bien parfait c'est jolie 😍😍👏👏💐💐🎶🎶🎶🇨🇭
@yaasirdiin3835
@yaasirdiin3835 7 жыл бұрын
Brilliant vedio as usual 😍
@wiilkariyada535
@wiilkariyada535 7 жыл бұрын
Qurux badanaa qofta lab jeex eey igu riday tan cml somali ma ku jirtay so cute wlh😍😍😍😍
@qaaliquman7868
@qaaliquman7868 7 жыл бұрын
¤adaa ah xulkayka ¤ada xidigey ah ¤adaaba xasuusta ¤xiskeyga kabuuxshay ¤darenka xad dhafay ¤xagaada ujeeda ¤xareed kawarabi ishcala sawt gobaad istyl ♡♡
@Wadanolasho
@Wadanolasho 7 жыл бұрын
who ever recorded and edited this needs a fucking raise Hollywood level 💯✔ salute u sir ✌stay blessed bro
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Farhan Ali Ahmed thanks so much for the kind Words.
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 жыл бұрын
xisaha kalgacaylka hubiga ka aburma aya aya aya xiska deqaa. adaa arxankeyga adaa xidigeyga dareeenka haddhafay xagaga ujeda xareeed ka warabiii 😍😍
@qamarmaxamed7050
@qamarmaxamed7050 7 жыл бұрын
Amazing song I love it ❤️😍😍💋💋💋
@Ayeh_A
@Ayeh_A 7 жыл бұрын
show gii ugu horeeyey ay Ku soo can baxday waxa u ahaa valentine daygii 2016 hodan abdirahman ee Nairobi. halima gobaad new star born . 😍😍😍
@saalimsaadaq2689
@saalimsaadaq2689 4 жыл бұрын
Ala way shidanthy
@naciiimaabdi241
@naciiimaabdi241 7 жыл бұрын
Eyyyyyyyy ma goobad ahayd style kuba waa adi shrfy horay uu soco qumaneeey❤️😍🙈
@shushuuali9598
@shushuuali9598 7 жыл бұрын
Wwwww caadi mhn hestaan 💕💕
@collegegirl7641
@collegegirl7641 7 жыл бұрын
Wooow waa shidantahay 👌👌 heestano kle ima soo Marin agah agah 😘😘😘😘😘inaba caadi maahan 👏👏👏
@mustafekhadar5693
@mustafekhadar5693 7 жыл бұрын
Kas Baad I dakhartay Xalimo Gobaad
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 7 жыл бұрын
wallhy Studio qiimo badan waa Haataf alle haydin garab galo
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
aamiin, mahadsanid Khadar mohamoud
@arsenalforeverman
@arsenalforeverman 7 жыл бұрын
Damn what a song 👌👌❤
@abdullahiyow8425
@abdullahiyow8425 7 жыл бұрын
acuudubilh....music daa i dishay ....wa music kii ugu cajiibsanaa een maqlo sanado...
@proffecersikoo2680
@proffecersikoo2680 7 жыл бұрын
She's beautiful ! ❤️ mashallah
@safiyosomali8182
@safiyosomali8182 7 жыл бұрын
bbbbbbbbbbb nice song blhi haliimo gobaad waa iga gadantahay this song really kama daalo dhagesigeda everyday bro haataf abdi good job wllo
@hamdimaxamed6824
@hamdimaxamed6824 7 жыл бұрын
waaaw caadi mahan heestan good gobaad 😂😅😃
@satnimabdi1703
@satnimabdi1703 7 жыл бұрын
adaa ah xagayga adaa xidigay ah adaaba xasuusta xiskayga ka buuxshey dareenka xad dhaafey xagaaga u jeeeda xareed ka waraabi 💋 well done . vedio quruxbadn.dhankstaba shidnaan
@fadumohassanhassan879
@fadumohassanhassan879 7 жыл бұрын
wow cadi ma ahan Halimo iyo hesti baa I like the way she is mansha Allah sharafey
@mohamedaden6342
@mohamedaden6342 7 жыл бұрын
indhahaa qabanaya tan yar mach weiter 👏
@ifkabela6007
@ifkabela6007 7 жыл бұрын
adey xubnaheygu dhamaan u xadreeni😍😍😍
@eng_abdisamadhusseinfarah1229
@eng_abdisamadhusseinfarah1229 7 жыл бұрын
Eesh calaa hees haataf Abdi duubis aad u saraysay xaliimo gobaad shidanaaba shidan huunaday
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 7 жыл бұрын
Thanks so much bud.
@zack.dempsey.10
@zack.dempsey.10 7 жыл бұрын
wow..rihaana 2 love ya gobaad keep it u
@nuuralceynhaji2922
@nuuralceynhaji2922 7 жыл бұрын
adaa xidigeey ah adaaba xasuusta xiskayga ka buuxshay dareenka xaddhaafka xagaaga ujeeda xareed ka waraabi❤❤axyaa hees gobaad saansaan jeceel adaaba idareensiyay👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
my Rihana 2 halkas kaa hay waanku tageera goobad👏👏👏👏👏👏👏😍❤
@ahmedmo8814
@ahmedmo8814 7 жыл бұрын
Faiza Filsan somali rihhana weye abaayo cajabah
@qadramohamed6711
@qadramohamed6711 7 жыл бұрын
jcyl xubi weye xaq dhowr ku bar baara xurmo iyo nolol weye xaayata ku waara 😍
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 7 жыл бұрын
alla geedkaasi nasiib badanaa yaa igu bedela.
@afnaanyareey383
@afnaanyareey383 7 жыл бұрын
Mohammed Shiine hhhhhhhhh
@fosiahassan682
@fosiahassan682 7 жыл бұрын
dareenkan xad dhaafay xagaaga ujeeda xareedka waraabi ax yaa hees xalimo gobaad❤❤👏👏👏👌👌😘😘😘😍😍😘
@mohammedgabose1279
@mohammedgabose1279 7 жыл бұрын
heesta iyo vidio ga inba caadi ma ah. adaaba xasuusta xiskayga ka buuxshay top
@edoborpeter3171
@edoborpeter3171 7 жыл бұрын
xaliimo gobaad best song Zuper
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 7 жыл бұрын
camera man is the best talent man . good job who made this ever best video.
@mohanajib2518
@mohanajib2518 7 жыл бұрын
nace song i liked halima best singer in tha world!!
@abdirahmanfaahiye5120
@abdirahmanfaahiye5120 7 жыл бұрын
wwwww best song 2017 xalimo gobaaaad waad i faysaa huuno
@hassanmohamedabdi2293
@hassanmohamedabdi2293 7 жыл бұрын
Daren xagaaga ujeeda xareed ka warabi miyay tiri ish cala
@somalimaxamed2503
@somalimaxamed2503 7 жыл бұрын
kkkk abwan cbdrashid dhagajilic thanks bro ereyada hada lee fahmay ( ada ah xulkeyga) waxey igula eked ada axmedkey ah cml kkkk
@karasayyare1753
@karasayyare1753 7 жыл бұрын
one of the best songs that I ever seen xaliim viva
@AhmedAhmed-fe8kw
@AhmedAhmed-fe8kw 7 жыл бұрын
anaa xareed kaa waraabin inkastoo biyahayga xareed ka macaan yihiin 😆😆😆😆
@L2Sharp
@L2Sharp 7 жыл бұрын
malinkasta waan dhagestaa why 😂😂
@yaaz_zaki
@yaaz_zaki 7 жыл бұрын
naagihi diracyada bacweynayasha bas ku heysaaye waa ka reysany qoftan see u soo baxdy lol somali Beyoncé horay u soco xalimo Gobaad 👏👏
@djrashkadyibrahim7424
@djrashkadyibrahim7424 7 жыл бұрын
qoftan iyo rihana wayba isku ogyahin wlhi style kii xitaa waa rihana
@asmaqurux1738
@asmaqurux1738 7 жыл бұрын
Well done gobaadeey heestani way kuu qarxaysaa anigaa huba💯💯👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽❤😍👏🏾👏🏾
@A.m.1203
@A.m.1203 7 жыл бұрын
the best song I ever heard Halimo
@fckarlsomofficialchannel4567
@fckarlsomofficialchannel4567 7 жыл бұрын
Haatuf Waan kula hayaa Caaqilkana Sidoo kale Well Done
Halimo Gobaad | Dhaqaji Wiilow | (Music Video) 2018
5:52
Haataf Abdi
Рет қаралды 4 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 121 МЛН
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 215 МЛН
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Fagadhe Show
Рет қаралды 5 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Haliimo gobaad iyo Hassan gantaal hees cusub 2018 (DAADAH) vidio1
4:32
HALIMO GOBAAD IGA JOOJI OFFICIAL VIDEO 2020
4:37
Halimo Gobaad
Рет қаралды 6 МЛН
Faarax Murtiile Yaryaro Official Video Clip by Future Brothers
5:52
Future Brothers Production
Рет қаралды 13 МЛН
Halimo Gobaad | Djibouti | (VIDÉO OFFICIELLE) 2017
5:58
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Ahmed Zaki ft Halimo Gobaad | Aayaheena Nolosha | (Music Video) 2018
5:46
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН