Aj mid baan ku leeyahay madax xanuunkaaan iska soo gabagabee hadii kale Soomaali dadkaywaalaan kaliya waxaaga hoos u dhameyso Maamadaana hadaadan wiilkeeda aheeyn Allah hausahlo Hooyo owlaad kamaqan tahay sahal maaha Adigana guuleeyo goor walbaaba Aamiin Yaarabi
@fadumohagi26032 ай бұрын
Masha Allah, aniga rayigeyg waxaa dhihi Lahaina ADN aduunka waa la hormarey waxaa lagu jiraa 2024 aduunka waa la hormarey,, si ay mamadaas ( hooyodaa ) somali ay u qanacdo oo u ogaado iney Aj wiilkeeda aheyd.
@zainaa16492 ай бұрын
LOOK AT THE BEAUTIFUL HALAL MAJEERTEENIA ❤ BOTH HIM AND HIS SON MAY ALLAH PROTECT AND GUIDE YOUR FAMILY ❤
@duniyoragecohniijk7532 ай бұрын
Maashaa Allah wiilka yar hooyadiis buu u egyahay
@faysal95362 ай бұрын
Intuu khalkhalay buu caruur iyo naag soo dhigdhigayaa waar hooyadaa u laabo hadii kale qanci oo dhiig u qaad
Fiiri wiilkiisa iyo isaga waa isu egyihiin I dhihi Ida fiiri gabadha uu abtiga u yahay hal qof weeye
@sahra40912 ай бұрын
Aj hoyadaa waa qoladee?
@megatron71722 ай бұрын
Majority of our people are mentally dumb, worrying about useless things while the country and the people are suffering. I hope we wake up from this nightmare before the world ends for real.
@maryami22992 ай бұрын
Wiilka cad ayaydii buu u egyahay wuu ka cadyahay
@amranyasin68402 ай бұрын
islanta waa aj hoyadis wuu yasaya ilahay kamu baqin
@Tea4ever-o8h2 ай бұрын
Sheekada kaftan way dhaaftay
@DeeqoTaqal332 ай бұрын
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤
@AbdiNasir-f9gАй бұрын
😂daahir ha lagi ordo majeerteen iska kaxxeysta carruurta , yaantaarow raac tolkaada
Abtirso Hooyadaa na u abtiri wuu xanaaqsanyahay wuu a yaabanyahay
@AmalAbow2 ай бұрын
Aj 👍👍👍👍👍
@abdirashidfarah24742 ай бұрын
Wiil majeerteen ah bay waxey dhahayaan raxanweyn ayaa tahay hawiyaha waxey ku waasheen majeerteen majeerteen waa qabiilka ugu laandheereysan waaye ee soomaaliya xaga dhulka iyo bada
@II-vd4ih2 ай бұрын
Maxaa laguugu waalan laangaab yahoow futada saliida marsada laangaab nimo ku gaarteeyn caruur ehelkooda ka dhumay inaad qabiilka ka badashaan
@HalimaAli-nt9wqАй бұрын
@@II-vd4ih tariikh ayaad abuuranaysaa kuma xumid dadkaad ka soo jeedid cayda iyo Alle ka cabsi la'aanta waxaa u sabah ah guriga xaranta aad ku dhalatay iyo xaranta lagugu soo koriyay
@ifrahAdam-t3y2 ай бұрын
Hooyo dis ma keentaan hadii and run sheegeeysaan
@saiddirie12 ай бұрын
🎉🎉
@FQorane2 ай бұрын
War ha cawin habarta saqajamada uu dahir calasow ku jiran ignore gare waxay kugu raadsanayan fuse
@MursalmaxamedBiixi2 ай бұрын
Buuufiska daahir calasow waa in la soo afjaraa masaakiinta ayuu ka faaiideystaa
@maryami22992 ай бұрын
War yantaarwaa warsangali muxuu daarood ugabaahanyahay