fadna ilahay reerkaga ha kuu barakeeyo ❤waan ku taagera
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah warun arinkan abaya fadna
@warsan11 Жыл бұрын
Maasha Allah Fadna
@gntlmn4 Жыл бұрын
From Djibouti 🇩🇯 Sistaa lm interested ur history so keep going siss
@Thedeliberate-Hani Жыл бұрын
Islaam dadka mahan waa muslim Islam waa Diinta 😊
@kaltuunomar9151 Жыл бұрын
Mansh Allaah one love ♥️♥️♥️♥️♥️
@ismacilmaxamud9722 Жыл бұрын
From South Africa 🇿🇦
@Runsheegcaadi Жыл бұрын
waa sheekadi Umu Cabdalla aniga miyaa Social media aaminaayo. 😂😂😂 waxaa iigu daran Gabdhihi Nimankooda u diri jiray. Dhagax baa tahay Romatic ma tihid. Marki in la tumaayo ay maqlaan ay usoo direen jab uma harin.
@nastehafanah5805 Жыл бұрын
Waqtigi ay kacsanaayen umu abdala mid ishukansada NAFTA iga qaadi jiray muqaladooda sawiradooda hhhhhhhh maxa kadanbey heee aniga waligey maba aamin wayo qof in muqal laduuba og wuxu isameeyo mexey itarey ya og camirada gadasheeda😂😂😂
@quruxdaiyoaduunka496 Жыл бұрын
WAA SIDII HASSANAT IYO UMU ABDALLAH IYO SISTER SARA
@naimay4570 Жыл бұрын
Welcome back, sister 🎉🎉my favourite youtuber 💖
@hoodoabdi5574 Жыл бұрын
Faadumo caday qurux badan jiidhkaygii ❤❤❤❤ ilahay haku xaftiyo wllo
@shukraanburhaan.6 Жыл бұрын
thank you so much ❤
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Diinta islaamku ceebeyey😢
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Imisa Somaliya ayaa waxan ka daran baraha bulshada la dhex jooga
@EngineerYourPotential Жыл бұрын
Masha Allah, glowing 😍
@LaylaHilowle-j1u Жыл бұрын
Masha allaah ilaahey hanii xifdiiyi abaayo
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
maxa social media been dhax talaa pls Fadna kaso hadal Phillip schofild iyo Holly Willoughby thnk you ❤️❤️❤️👍👍👍👍
@aminaabdi6245 Жыл бұрын
Anigu waxaan aamaisanahay nin iyo xaaskii oo sidhaba qalbiyana isku jecel markay dareen jaceyl isku muujinayaan anba hadhunkado anba laabta hagaliyo inaysan soo xasuusaneen video duub dadkan social media laabta iskuwada xareenaya oo wixii guriga laga rabay kumuujinaya banaanka ani run umaba qaati wlhi waan dhoola cadeeyaa bas waan dhaafaa lkn dhalinyarada qaar run uqaataan markasay dhahayaan ilaahow mid sidaas iidareema nimco kasta uu alle kusiiyo waxay ku qurxoontahay inaysan irida gurigaaga soo dhaafin allena ugu mahad naqdo 🫶🏻✌️
@nejiyes3616 Жыл бұрын
Welcom back sister 🎉🎉
@Kaahakiin Жыл бұрын
Welcome back sharafey🥰
@imanfarax5989 Жыл бұрын
From uganda ... subxanalah so sad wlhy😢
@saredosaid5362 Жыл бұрын
T’es vidéos nous manque tellement ❤ on veut plus des vidéos si c’est possible va de l’avant
@hibaqhajihibaqhaji683 Жыл бұрын
Every time I'm back ka daalay 😅😅😅😅😅😅😅 kaftan sxb❤❤❤❤❤❤
@sadiyohassan3733 Жыл бұрын
Masha allah ❤️ ♥️ haboo
@Zaara548 Жыл бұрын
Hooskasii miya warkada fadna😂😂😂
@beuatyahmed1542 Жыл бұрын
Bisinka noosoo badi lamaana yaasha beenta jila wlhi waa cajiib ma aduunkaa baan joogna war wllyaal waan idin salaamay
@dekadeganali7985 Жыл бұрын
Kaftan baa baratay fadnaay
@Haffyy Жыл бұрын
I love fatna walahi she’s so nice 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Weligaa ha aaminina is tus tuska social media la socda
@dajiscom463 Жыл бұрын
Kuwaasi waxay ceebeeyeen diinta islaamka Gabadhaasi nuur ayay ufurun masana waxay u muuqata inaay kadaminayaan ALLA xaqa hakusugo i.a
@asmarshow2400 Жыл бұрын
From Hargeisa ❤Fatima ❤ we Love You ❤
@fariaomar1986 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂walHi waad iga qoslise markaad tidhi HAISOO EEGIN hahahhaha😂😂😂
@bintuzahraa Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 like ninkeyga oo kle caadi matihid 😅 allaha kuu barakeeyo
@Farhia_ali Жыл бұрын
WELCOME ABAAYO. WAABA DAALEY. SAAN KUUSUGAAYEY❤❤❤❤
@nurailyas05 Жыл бұрын
Ala wa iga qoslisay wllh😂😂
@springbutterfly_914 Жыл бұрын
Qisadan qof si fiican igu faahfahiya ayanba rabay mahadsanid fadna❤
@aanaan6027 Жыл бұрын
Hassanaat iyo umu cabdullaahi ayaa igu so dhacay aniga
Waad mhdsnthy nalaso socodsi wixi kuso kordha sheekadan waalan waan la socday tiktok baan kala socday, ❤
@asmacali111 Жыл бұрын
fadna qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabchannel3670 Жыл бұрын
I am from Germany
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Maasha allaah ❤habo
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Maash allaah waan ku xiisaneya
@nazrazead Жыл бұрын
Keep going wlloh Allah Keep you
@amalismail7772 Жыл бұрын
Social media maaha in la aamino wixii ka socda , waa fake life
@qureishaibrahim3319 Жыл бұрын
When the deal is too good think twice
@AmiiraAxmad-wk2cs Жыл бұрын
Allah namabgaliyo kuwaas oo kale😢
@fardowsaumuyahya8018 Жыл бұрын
Fadna what did you use for your face walal😊 your gorgeous girl mashallah
@sahramohamed197 Жыл бұрын
Waad iga qoslisisay Faduma cadey
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Weli maa i sii eegaysaa 😂😂😂😂😂😂
@Ubaxuba Жыл бұрын
Wax kasta oo Social media kujira runmaha
@Queennouran336 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@samuu7275 Жыл бұрын
Marhoraa ku saaray😅😅😅😅
@fatumoadan2058 Жыл бұрын
Asc walashey fadumo waxan ku weydina indhaha maxa cadcad kadhigi karo wayo waxan leyahay indho gadgadudan biz iso jawab insha allah mahadsanid
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Horta waxan marunba waa maqle😢
@samarhasanmohamed2820 Жыл бұрын
jclka ama ha qarsonado ama social media hajogan jcl maba jiro xaqiqdi
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
Asalamu caleykum my sister,i bought the CBD oil but i wanted to ask like how many drops you use mcnto , thanks thanks thanks 🙏🙏🙏🙏🙏
@SamiraAhmed-b9h Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂umadena ma tihid Wan iga qoslisay❤❤❤
@keefali2864 Жыл бұрын
Hhhh Masha Allah Walalo shactiroley baatahy
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
👋 fadna I miss you
@fatxiyaahmed6684 Жыл бұрын
kuwaas oo kale ayaa diinta dadka nacsiinaayo munaafaqiinta ah diine islaamne ma metelaan
@munahussein9687 Жыл бұрын
Asc abayo hari ka so hadal maxkada
@Falastiin27 Жыл бұрын
Walh hadaye ayan rabay inan kuguso tag gareeyo magacaga aya iso bixi wayey
@Hodaneey Жыл бұрын
😂😂😂weli wannku si eegayaa qaaliyay ❤❤ anigu maba rumaysto amarka Alle
@Umayra97 Жыл бұрын
Fadna maalin Bay tidhi dadka jeclaka xad dhaafka tusa dadkale iska ilaaliy waxbaa Khaldan
@ahmed_diinaari Жыл бұрын
Love you my queen ❣️
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
Welcome back fadna 😢😢😢 dadka hagoogan wa cabsi behind qofka in normal ahaado fiican ka muqata diinta ma ahan maryo badan culus dhaadher laxirtaa ma ahan wa kudhaqan diinta islaamka
@SuSu25515 Жыл бұрын
Waa runtaa lakiin xijaabka waa Ayad Quran in dumarka xijaabtan waa waajib waamaxay cabsida aad sheegeysid. Hadii ad adiga rabin in aad xijaabatit waa gooni lakin ilaahay kabaq.
@Nadiaa_07. Жыл бұрын
@@SuSu25515 qorolka fahan horta wtf
@SuSu25515 Жыл бұрын
@@Nadiaa_07. can you talk to someone without using “fuck”? And I understood what she said thank you very much!!!!
@MonetaMax Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh mash allah
@11naa44 Жыл бұрын
Wat country r they in ?
@laylaomar7248 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 kal tio laab ayaan uqoslay .
@Keyfmm Жыл бұрын
Aniga ex Wu dilia jira marka hooyadi dhaho willkag Wu dilia waxa dhihi jirta maxa kana waxu kugu dilayo wan ka carara rarki Alxmdulilah Allah waxu isiya nabsi baxa
@Nadiaa_07. Жыл бұрын
Duqda iyo asi inaa isla gubto ayeey ehyd
@felis123egal2 Жыл бұрын
Qof daciif aheed hoyadis udacwodey kulaha. Marka ugu horeso gacan la iqaado banaanka taganahey . … waana ka arsanaa
@niyaaladem Жыл бұрын
Keyf m. Maskiin, ka meyro wixii kusoo maray. Hada ka dib mid ku dila iska daayee mid il qaloocan kugu eega iska celi NAFTA mar uunbeey baxdaaye. 😢
Dulayste haas oo midhan ayaa diinta sawir xun ka bixinaya
@SuleeqaquruxChannel Жыл бұрын
😂😂😂😂Public drama qof caan ka ah bulashadeena oo weliba tiktok iyo youtube ley ah baa nagu noo jileysay nahiii nahiigaas balse 2 week waan ka nasanay maba aamino hadaan arko laba qof oo bulshada dhexdeeda isugu dhag dhaga oo isu suuro suurooda yaaaahuuuu dheh.
@MonetaMax Жыл бұрын
Ilahay bay kashifayo wixii xun
@mohamedmusse4202 Жыл бұрын
Waxaan anigu u fahmay gabi ahaan ba labada qof inay gaallo yihiin balse ay rabaa inay qoysaska muslimiinta sawirro xun ka bixiyaan waan Film lagu soo tallo galay xataa isma qabaan ee waa been-abuura oo la soo diyaariyay
@warisroobo1759 Жыл бұрын
😂😂😂Subscribed already
@aragsanismael4912 Жыл бұрын
Haay❤❤😂 😂
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Dad diin iyo dhaqan lihi baraha bulshada waxaa lama soo galaan. Waxani waa private
@zuleikhabakhiit9883 Жыл бұрын
Hi the first ❤
@fadxamohamed3548 Жыл бұрын
Sida ninkayga oo kale 😂😂😂 u made my day😂😂😂fatna caadi matihid😂
@oulaelmi8907 Жыл бұрын
Salut fatou
@araweeloabdi5958 Жыл бұрын
Somali badam ba aragnaybaidan u dhaqmi jiray hadhawnahnlagu kala yacay😂😂😂😂😂😂
@faisamohamoud1453 Жыл бұрын
Bilay been shegaysa gabadhu
@adenabdourazak Жыл бұрын
Is not true what u says about her
@ahmedmorgan3098 Жыл бұрын
Ala adoomo badan cadaab kujira 😂 xaliimo xumey 🦧😅
@sanaaaxmed7934 Жыл бұрын
Dadka shalay social media bartay un be utalaa aniga wa un dawada wana katagaa wax Fcn o I anfacana wan qataa Alxmdullh dadka wali caadiga ina ka mid ahy daremayaa social media yusan idin walin 2019 Ummu abdala 2023 kuwan
@ruunabdullahi8745 Жыл бұрын
Kuwaas ilaa hada maskaxdeda ka dhax guuxayo😂
@Quraan-o2u Жыл бұрын
😂
@ashosulayman6580 Жыл бұрын
❤❤❤😂
@fertunali1007 Жыл бұрын
😂😂😂
@ayaanhersi5591 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 alla beerka😂😂 sida ninkyga oo kale kulahaa😂 quruxey allaha isku kiin xafido😂 aad baa iiga qoslisay sdiaa noogu hoosgalisay😂😂
@SuSu25515 Жыл бұрын
Wax aadan ogeyn in run iyo been eheen maxaad usoo dhigi you should wait and investigate further before you run with what you see on TikTok? How do you know she’s telling the truth?
@reysreys9640 Жыл бұрын
Gabadha iyadhaa Instagram keeda so dhigtay midha la abuse gareynayee !? Ninkana xabsi but kujiray Marjan ogaa I don't know now !? Been ma aha
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Diintii islamka ayuu surad xumeeyeey waayo qof soo muslimay diinta baa loo jilciyaa ax
@adenabdourazak Жыл бұрын
Waaa been
@reysreys9640 Жыл бұрын
Ma aha been gabada Aya nabraha kuyalee iyo qoralki u Ku abuse gareynayee so dhigtay Instagram keeda!? Istalkana way jogtay was ladhaweynaye iyada ninkana xabsi ba lageyee 🎉 waxadan ogeyn haka been aburaniin !?
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
I feel like there's something else wrong with him apart from him being a wife beater.