Alxamdullilaah illaahay ayaa ku jecel qofka illaahay ayaa ku imtixaamayay xijaabku waa aayad quraana siday salaadu faral inoogu tahay ayuu xijaabkuna faral u yahay markaa intaa waa imtixaam marwalba oo dhibaato ku asiibto cid how tagin xataa hooyada illaahay u carar marka hore dadku markay dhibato haleesho cid kale ayay xalka ka doontaan kadib ayay illaahay baryaan taasina waa khalad illaahay ugu horayn u tag kadib jawaabta illaahay sug biladaan waxba ha doonan qofkaste oo qoraalkayga arka waxaan kula talinayaa in xidhiidhka illaahay adkeeyo waxwalba illaahay kala tashado ha yaraato ama ha waynaado sidaad hooyada aad sirahaga ugu sheegto ama qofkaad jeceshahay ka dibna aad talo u waydiisato illaahay saaxiib iyo jacayl aad u qabto ugu sheego sirahaga oo is jecelaysii jacaylka illaahay waa la kasbadaa isagaa amuurahaga aduun iyo aakhiraba kuu hagaajinaya qofku illaahay jecladana masalo yar maaha dadkoo dhan ayaa jeclaada samada iyo maaligta oo dhan ayaa jeclaata wll waan dheereyay lkn hadalkaygu waxaan ku koobayaa illaahay aynu ka baqno oo jeclaano waxwalba waynu ku guulaysanaynaa
@halimahassan5027 Жыл бұрын
😂😂😂wlhi you’re too funny, I love how you are honest and bold. Keep going cadeey
@dekalul3979 Жыл бұрын
Abaayo alopecia areata ayaa la dhahaa dadka wax badan o keeno waa jiraan Lkn adi laga yaabo inu thyroidka ku keeney Hypothyroidism iyo hyperthyroidism labadaba tinta wa daadiyan lkn waa reversible
@fardusa411 Жыл бұрын
Walahay waa arin cajiiba wax aan ku tilmaamo ma garanayo lkn waan hubaa in qur aanku yahay daawo iyo hanuun bes.❤❤
@az.o.4694 Жыл бұрын
Walaal si fiican u xijaabo kani waa khimaare xitaa qortaada waa la arkaa ,wanaag ayaan kula jeclahay ee xagga wanaagga u qaado
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Subhanallaah mucjiso ayaa kugu dhacdey, 😊😊
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Dadka quraanka alhriya dad ayaa jinka la shaqeeyo. Quraan iyo wax kale ayay isku daraan. Qof kasta looma tago oo quran lagama raadsado. Soomaalida qof walba ayay iskaga tagaan as long as u wax quraan u eg akhrinayo. Teeda kale ninka haduu quraan akhrinayo ma ahan naag jirkeeda inuu taabto waaka mamnuuc. Allah ayaa ku badbaadiyay. Alhamdulilah.
@umuzaakir4296 Жыл бұрын
france ilaa hadda muslimiinta ma ufiicna waa kufahmeyna fadmaay masha allh si fiican baa ufakartay dad ka sixir iyo balaaye kufakari lahaayeen ilahey aqliga hakuu daayo sixirka gabdhaha kabaqa adkarta subaxii iyo galabtii baa kaa xijabaya wax laga baqo maaha
@kaafisaabdi1669 Жыл бұрын
SC faatnay, aniga sidaa baa igu dhacday, Adiga blonde hair ayaa ku soo baxay, anigase waxa ii soo baxay white baby hair but cidna Quran ima saarin, it just happened. After years, they turned black just like my normal hair ALX.
@mustafaa2227 Жыл бұрын
MashAllah daacadnimadaan kugu jeclahay Allah haku barakeeyo if iyo akhiraba guulayso 😂😂👍🏽👍🏽👍🏽
@Mss_suga Жыл бұрын
Abyo ilahay baa ku jeclaaa isagaana rabay inaad xirato xijaabka sheikhu Qalad ma leheen m.a Abyooo nosoo labo qisooyinkii noo soo celi abaa❤😊
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Sheekha aad u tageeyso waa inaad iska ilaalisaa waayo dad ayaa jinka la shaqeeyo.
@mushtaqmaxamud3462 Жыл бұрын
Walal subxaallaaah alle awoodisa buu kutusinayaa inaad si kasta oo aad isu kibriso aadan waxba awood ilahayn marka dumarku waa cawro loguma talagalin inay isqaawiyaan alle baa khaatumada kuwaafajiyay ilaahay umahad naq markasta aad udadaaal insha allaah ❤❤❤❤❤❤
@Nafisaofficial74 Жыл бұрын
Fatma Wa wax jira oo dadka ku dhaca saxibtey wey ku dhacen o qeybta geska e dhakta xigta aya ka gurtay lkn hada tintii tin ka qurxan ayaa uso baxay wllkey wey ku dhacen sidaa cml abayo waxab sheekha & quranka ha ka shakin malaha ma ficna alx dheh Alle Wa kuso celsho qeeyr ayey ku aheeyd wata gabadha xijaban Alle ka dhigay. Salaaam 🤞🏼
@halliimohassan2852 Жыл бұрын
Ilaahay ayaa ku. Jecel waa imtixaan waana ku guulaysatay ee xijaabka adkeeso
@Aaamina12 Жыл бұрын
Ilahay aya ku jecel wa laguguso hanuniyey xbbti😘
@hoodoabdi5574 Жыл бұрын
Hooyaday sidaasa ku dhacday anaga dhan naxdin 5 bilood ka dibay way u soo baxeen markay xajka tagtay waxay soo noqotay iyada oo timo dheer alhmadulilah
@shushu7676 Жыл бұрын
Fadna waxa naweydisay talo sidaan umaleynayo waxaa kukenay in timaha matagan il bini adam sas ayey ubadanthy waxwalbana waa qoraale alle wuxuu kula sii rabay inee sabab unoqoto in aad xijaabayo alle qofko jecelyhy ayuu calaamad tusaa enywy hada qof masha allah thy waxasna wexe ahaayen in nolosha lagu hagajinayay allahu waclam abyo ❤
Alhamdullh wllo hada ka cafimad ilahay sabab kaga soo dhigay aad ku xijabato masha allh ❤
@sahramohamed197 Жыл бұрын
Ilaah baa ku jecel. Wuxuuna kuguna duwayay in aad xijaabato. Alxamdulilah, Ilaah caafimadkaga hakuu siyadiyo habaryar.
@fatenalibahood9670 Жыл бұрын
Ilaahey bad isku xirtey wanu ku so ceshey dheh Alahu Akber ❤❤😂😂
@shacabkafariid1827 Жыл бұрын
I am experiencing the same thing for the last 3 years first time I woke up and brother told me hey you are missing part of your hair specially the back side of my head. They came back in 6 months. The second time it was on my beard and they came back and the last was a few months ago and they already came back. It just happens and they come back so am not troubled because I they will come back. I usually like the hair that comes back because they soft and full of life. People tell me it’s stress or luck of vitamins but I am not stressed or anything.
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
😂😂😂 wlhi qosol baan video ga ladaawan kari waayey yacni sida aad usharaxayso so funny wlhi. Lkn way dhacdaa dadka qaar marka ay timuhu daatan micnaha waxaa sababay waa virus baa jidhkooda soo galay . Waana reversible Lkn adiga Alle ayaa kuuso diray inaad isku asturtid masha Allah
@siradgiama-xk1vk Жыл бұрын
Alxammdulillah dheh ilaahay ayuu kuu doorway xijaabka salaadana. Ku dadaal
@habibamursal3942 Жыл бұрын
Masha allah habo waa sheeko qurxoon waana qoslay qayr allah ha ku siiyo
@rodahassan929 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤ jeegadii baa lguu xiiray si aad hijab uxidhato aad baan kujeclay inan dacada oo qalbi furan baad tahay masha Allah
@shushu7676 Жыл бұрын
Masha allah abyo waxatagay qof adag allah wuku jecelyahay alx dheh hore usoco allah kaarali ahaado qof qalbi nadiif thy wlhi abyo ❤
@zainabmirreh4533 Жыл бұрын
Asc sheekh Abuu Xanefa waa sheikh aad iyo aad u fiican waan ii dhowyahay meeshau fadhiisto
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
masar xijab ma aha xijabka sharcigi waka dher e shurudu u dhamaystiran yin يا أيها نبي قل ازواجك وبناتك ونساء المومنين يدنيهن عليهن من جلابيبهن
Asc walal Horta waaxaas dad qof waan ku arka lkn waxaan isleyahay adiga ayuu ilahay kugu hanuuninayay sababto ah isagoo ajnabi ka ah ayuu madaxaaga gacntisa saaray waliba isgoo quraan akhrinaayo lkn alxamdulilaah mararkaqaar waxyaalah sharta aha ayaa qeerka kujiraan iskeecafi hadaan wax qaldaan kudhahay walaashey🙏
@baxsan Жыл бұрын
Waa caadi wll diintu way banaysay hdy daawadaadu kujirto nin kaa muxrim ahi inuu ku daaweeyo lkn sbbtuu utaabtay garan maayo dariiqooyinka diintaa kala duwan wxa lagayaaba isaga dariiqadiisu inay aaminsan yhn marka qof quraan lagu akhrinayo in madaxa laga taabto laakiin somalidu sidaas maaha
@ikraamabdallah2207 Жыл бұрын
Qofkuu alle jeclhy ayuu hanuun la doonaa ❤
@umuanfaal38 Жыл бұрын
Abayo kaso hadal qajirka thyroid dawo ma qadataa maxase kala kulantay after operation period kaagu wa sidee over weigh ayad noqotay please kaso hadal thank you
Allah haku jecel maadama uuba aduunka kugu tusay itaal kaaga iyo itaalka bani adanka tusale Dr waxba wuka qaban kari wayay Lkin allah swT waa ka adunkan dhan aburay ee maamula adiga dhana ku aburay o tinta kuyelay awal Hadana isagaa ku so celiyey Marka alhamdulilaah dheh o xijaabka adkeeso oo diinta si baro oo tobad keen badan samee allah isku xidh madam allah aduunka intaa joogtay u digniin kusiiyay ee usan aakhiro kula sugin inuu ka jaro
@hanefa283 Жыл бұрын
Waa caadi waana Alopecia 😢😂
@amalismail7772 Жыл бұрын
Subhanalah tolow sheekhu muxuu kugu akhriyay. Something is wrong
Kkkkkk alla cawa wan fuuray fatna qosolki 1990 igudanbaysay ayan qoslay astaqfurulaah
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah alxamdulilahi hada ka cafimaday manta ayan ku tabay abayo fadna anastagarm aya kaso firiyay waxn ogaday inad 3bilod kahor kugu dabesay walashey video ad 😂beeryan uqoda aya kugu dabeyay 😂😂❤❤Love you sister 😘
@sahramohamed9199 Жыл бұрын
Maasha alaah your alaah loves you
@somaliking838 Жыл бұрын
Omg I got goosebumps 😂😂😮
@ummuabdulrahman2251 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅walahi waad igaa qoslisay caawa😂😂
@jhussain1507 Жыл бұрын
Waan sowada marnay inta badan inaan iska ahaano hijab la aan abaayo qofkii aqli leh oo ilahay jecel ayaa iska xijaabta
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
😂😂😂 adiiga 2020 sheeko igu soo dhacaya odagya ku dhacaya tiimihi intaay kuu baaxen aya mid ku dhacaya war nin yahoo ilaahay ku nemceyay tiima badan qaabta adiiga turkey 🇹🇷 u soocada sidi laa igu soo beero haabeen 😅😅😅 haabenki waa seexday suubixi madaxi hool holan soo kacay meel tiimo ku yala meelan waa biidar 2 yrs ku qaadatay inaay usoo baaxan 24 hours koofida ama hot xiiran jiiray 😅😅
@hoodoaadan5909 Жыл бұрын
Anu innta gadaal ka hdlysa ayan la fikir ahy😅
@fatumahilowle5770 Жыл бұрын
ikarali ahaw majaclen nina qoslo wa qiso cajinbah😅😅😅
@aliabdullahi9638 Жыл бұрын
It’s called Alopecia. the immune system mistakenly attacks hair follicles, causing inflammation.
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Masha Allah fatima wlhy anigu.xijaabka waxan bilabay ano 18 jira hadana 28 jira alx
You are so funny but l will remmer about (( gacanta wadaadka miyaa)) s Faadumo yar 😂😂😂😂 iiga qoslisey Anig xataa waxan ku fekerilahaa gacanta wadaadka. Lknwaxaan arkey ilmo badan oo jamacada markay bilaabeen timihii daateen kuwo aan dhalay iyo kuwo familka ahba.ay dhoonoo akhriska badan miyaa istarayska miyaa mooji