Faraax Murtile testing our Somali | Embarrassing but hilarious!

  Рет қаралды 193,342

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Salaam guys
We are back with a chit chat Somali challenge kind of video with Faraax Murtile. We hope you will enjoy watching it because we definitely had fun filming it!
Dawasho wacan.
Subscribe to Faraax Murtile KZbin channel : / farahmurtiile
Find us on our socials :
Instagram: Fadna_1
Snapchat: Fadna11

Пікірлер: 1 000
@naeemaabdi9476
@naeemaabdi9476 6 жыл бұрын
My mum is from Mudug and my dad from Marko, My ayeeyo from Baydhabo and my other ayeeyo is from togdheer, my sister recently got married to Djiboutian brother. Alhamdullilah because of that I get to understand every Somali dialect/accent even tho I've never been to Somalia before the age of 14 which was 2014. Locals could tell that I was foreign from the way I walked, looked and ate etc but when they approached and speak to me they would get confused of how my Somali sounded like-just like the local girls. I am telling this story because inter-qabil marriages are beautiful and helpful especially with the situation we're currently in as Somalis-divided beyond believe! Fadna and Aj you are truly inspirational! I plan to not get married someone from the same regions as my parents in sha Allah if Allah wills so I get to learn few more stuff and my kids to be goodwill ambassadors in the future in sha Allah. Amen
@Nickname-sk1oh
@Nickname-sk1oh 6 жыл бұрын
👍💕
@marktuan8692
@marktuan8692 6 жыл бұрын
Nemo Abdi amazing💓
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Nemo Abdi aniga intaa shekto dhan I have one CTY clld burao but waan fahma lahjd kasta hadana
@halimahassan9572
@halimahassan9572 6 жыл бұрын
Nemo Abdi maashaalah asal somali
@hamditaraxqueentarax7731
@hamditaraxqueentarax7731 6 жыл бұрын
That is Amezing
@daljirdacad6043
@daljirdacad6043 6 жыл бұрын
gu' = spring dayr = autumn xagaa = summer diraac/jilaal = winter Sidaa weeye waad mahadsantihiin
@anisadqahmed1419
@anisadqahmed1419 6 жыл бұрын
kader awale 👍✔✔
@fanaan18
@fanaan18 6 жыл бұрын
kader awale ada ka saxan
@emanjoel8388
@emanjoel8388 6 жыл бұрын
kader awale wrong
@ibrahimali827
@ibrahimali827 6 жыл бұрын
Adaa saxan
@abdirahmansankus3464
@abdirahmansankus3464 6 жыл бұрын
kader awale jilal is summer bro
@rahmoahmed1580
@rahmoahmed1580 6 жыл бұрын
Reer muqdisho hadaa nahy 12bil waxn unaqaanaa 1soonfur 2sidataal 3arafo 4sako 5safar 6moliid 7maalmadoon 8bandambe 9boqoshoon 10sabuux 11waabariis 12soon from muqdisho ya igu raacsan
@hodansharfan6705
@hodansharfan6705 6 жыл бұрын
Rahmo amed aniga kugu racsan farax murtile sidow ushekay wey iku cusubthy
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Waa isku mid adiga dhex ka bilow dey isna cadi uu kugu bilabey waa isku mid labaduba
@maxamedbashir9601
@maxamedbashir9601 5 жыл бұрын
Rahmo Ahmed sax waaye
@maryancabdi4424
@maryancabdi4424 5 жыл бұрын
waa runta
@zeynoso5458
@zeynoso5458 5 жыл бұрын
Rahmo Ahmed 😂
@Imraan53
@Imraan53 6 жыл бұрын
I'm 18 boy and i can understand both southern and northern somali accents😍 alx
@guledhanad2013
@guledhanad2013 5 жыл бұрын
Masha allah
@ayansaid3880
@ayansaid3880 6 жыл бұрын
Maasha allaah ! Aad baan uga helay fiidyowga, Ilaahay ha idin dhawro dhamaantiin. Afka-Hooyo ha noolaado 👍👍👍❤ . I did really enjoyed the video , thank you very much for inviting Faarax Murtiile 😊 Keep it up walalo 👏
@nimohassen6282
@nimohassen6282 6 жыл бұрын
Magacyadii maalmaha soomaalida: 1. Sade(sabti) 2. Carte(Axad) 3. Uguus(Isniin) 4. Agaax(Talaado) 5. Agaal( Arbaco) 6. Case( Khamiis) 7. Lamme(Jimce). Kuwa kalena waa la sheegay sida: 1.Koobin 2. Laabin 3. Labatakor 4. Koodaar 5. Hakis 6. Hakis bila 7. Sooroga
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 жыл бұрын
Alhamduliah am from *Mudug* lahjad walba oo somali leedahay wan wada fahmaa wanan aqaana walaa waqooyi walaa kongfur ilaa galbeed iyo jabuuti 🤘🤘🤘
@nadiirabdirahman6421
@nadiirabdirahman6421 6 жыл бұрын
Aboodin ii sheeg waayee
@Madajiye
@Madajiye 6 жыл бұрын
Uma maleebayo suldaan wixii hore waleskaga so tagay
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 жыл бұрын
M Musa hhhhh wax walba keen waa laguu yaqanaa
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 жыл бұрын
Nadiir Abdirahman *aboodigu ma lado haduu garab iin ku leeyahay* aboodi waa shinbir
@mariastories8851
@mariastories8851 6 жыл бұрын
Alxdulilah ani reer nudug sucudi Ku dhashy ku koray Somali dhan waa idagay
@mohameddek8292
@mohameddek8292 6 жыл бұрын
BILAHA 1-soon 2-soonfur 3-siditaal 4-arafo 5-sako 6-safar 7-mowliid 8-malmadone 9-bandanbe 10-boqoshon 11-sanbuux 12-soondheere AFARTA XILLI AMA XILIYADA guga spring Deyr autumn Xagaa summer Jiilaal ama diraac winter
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 6 жыл бұрын
Unbelievable that somali famous actor is related to you. The world is small.. i enjoyed this video
@husseinisse1038
@husseinisse1038 5 жыл бұрын
Maacuun is Arabic word which mentioned in the Quran, the is Full suran call Surah Almaacuun. In South and Central Somalia people use a lot, and maacuun is group of alaabta wax lagu cuni ee guriga taala.
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
I'm from muqdisho Lahjada somalida 💯 Waqooyi ilaa muqdisho balse ma garanayo afsomaliga aan qorneen Sida Banaadirga iyo shabelada dhexe afkooda wllhi waan ku dhib qabaa Inta kale waan garanayaa Allaha ino daayo dadkayaga
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
From hargeisa moqdisho lahjadooda sifiican ufahma wana jeclahay
@deeqohazzanmaalin4402
@deeqohazzanmaalin4402 4 жыл бұрын
kkkkkkkk
@yuusource831
@yuusource831 6 жыл бұрын
I love watching such a happy family, am proud of u guys 👬.
@saqiqa
@saqiqa 6 жыл бұрын
fadna marka aad hadleyso aad iyo aad ay ka hela midkle funny waye hhhh mar walbo adi le ino hdl xabibti 😀
@mohamedbulbul6058
@mohamedbulbul6058 6 жыл бұрын
Jiilaal---winter, Gu'----Spring, xagaa---summer, Dayr---autumn
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 6 жыл бұрын
Mohamed Bulbul what is autumn do u mean winter We know spring, Sumer,and winter
@sucaadsalam
@sucaadsalam 6 жыл бұрын
G Q autumn is fall season between summer and winter season’s
@user-tr1kn7dx9t
@user-tr1kn7dx9t 6 жыл бұрын
abootada waa great grandmother ma aha? i was laughing to myself so much omg this was such a great idea! keep spreading your positivity
@ruunali7746
@ruunali7746 6 жыл бұрын
Jamila Samantar haaaaa jamila ani xitaa saaas dhihi rabe
@fatumaali269
@fatumaali269 4 жыл бұрын
Somali is taking a major hit today! all jokes aside y'all better than my siblings
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Bilaha waad qaladey sidaa aad sheegtay waa bilaha carabiga oo af soomali loo badaley hadaba waa sidan bilaha soomaligu 1* samalaho ama xagaa madow 2*karan 3*waran weer ama xagaa cad 4*dayr halalood 5*gudban 6*dambarsame 7*xays 8*toddob 9*diraac 10*seer ma weydo 11*cawl 12*dirir sagalood
@سميهاحمد-ي5ش
@سميهاحمد-ي5ش 6 жыл бұрын
Mahdi Mahad waxaa so qortay waligey ma maqlin from marka cadeey 🤣
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Sumaya Ahmed aniguba hore umaan maqlin ee waa la ii faideeyay laga yaaba intan wax ka badan oo qarsoon jiran
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Afku wa ballaadhanyahay mnsh alh bilahan hadda kahor maan maqal
@baraarugbestnews9450
@baraarugbestnews9450 6 жыл бұрын
Top Faarax Murtiile Noolow Saaxiib macalin baad tahay lamaanahanina waa dad ku dayasho mudan caruur khayr leh isha allah
@kralicesevda926
@kralicesevda926 6 жыл бұрын
I am half Somali/Yemeni but then I was raised in Kenya but then some of the things I am hearing is new wallahi😹😹😹cuz Kenya Somali and Somalia really Somali is diffident
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 6 жыл бұрын
True completely different even accent
@hawoaliyussuf9352
@hawoaliyussuf9352 6 жыл бұрын
you should learn deifferent language to be professionalisms
@abdirizackadanali3190
@abdirizackadanali3190 6 жыл бұрын
Kusoo dhawaaaw Somalia
@amiirelhajji5639
@amiirelhajji5639 6 жыл бұрын
I also half Yemeni N Half Somalia, i can understand both😊
@xayasiisonlinedigitalmarke3183
@xayasiisonlinedigitalmarke3183 6 жыл бұрын
welcome all half's
@a.hassanuur652
@a.hassanuur652 6 жыл бұрын
Waa qalad. Waa sidan. Gu' deyr jilaal iyo xagaa. Jiilaalka : december janaury feberury. Deyr: mars april iyo may. Xagaa: june july iyo August. Gu': waa september oktober iyo november.
@raamoole7429
@raamoole7429 6 жыл бұрын
Abwaanku lahjadii burco ayuu ku sheegay season-ka lkn hargeysa waxa layidhaa ( dayr,xagaa,jilaal iyo gu’u) waa isku mid lkn diraac iyo jiilaal unbaan kala duwanahay thanks abwaanks full respect dhamaantiin
@Afalaa
@Afalaa 6 жыл бұрын
Hargeysa iyo Marko Hadan yara qeexo. Isaaq iyo biyamaal Makala dheera. 😂😂😂😂😂😂
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Hhh wa isla dir😍
@saaramohamed614
@saaramohamed614 6 жыл бұрын
Lkn calendar ka farax murtiile waligey ma maqal😳
@luqmaandhaqane7942
@luqmaandhaqane7942 5 жыл бұрын
Yeah he changed the replacement of months
@ruweyda_quruxx3955
@ruweyda_quruxx3955 5 жыл бұрын
Reer waqoyiga sidaa u isticmala
@kkbb7236
@kkbb7236 6 жыл бұрын
1:Gu (jiilaal←[Kaliil]→Gu) 2:Xagaa (Karan, Diraac) 3:Dayr 4:Jiilaal (jiilaal←[Kaliil]→Gu)
@ayanabdirahman1887
@ayanabdirahman1887 6 жыл бұрын
Abootada😂😂 Lacag kulahaa My family iyo faarax murtiile dadkygiba mesha isugu yimi love you all❤
@nimohassen6282
@nimohassen6282 6 жыл бұрын
Asc Bilaha soomaaliga: 1. muxarram 2. safar 3. Mawliid 4. Rajale hore 5. Rajale dhexe 6. Rajale dambe 7. Sabbuux 8. Waaberiis 9. Soon 10. Soonfur 11. Sadataal 12.carafo.
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Aboowlan waa waxa ayeeyo iyo awoowe ka danbeeya.waa awoolankeey.Masha allah Sweden anigo yar ayaa imaaday hadana afsoomalika ikama lumin alhamdulilah
@husseomg1494
@husseomg1494 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed ma hubta?? Hhhhh
@umhanaan6374
@umhanaan6374 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed abuulan waan garanayee abshaxanka maxaa laga wadaa maadama aad weli luuqadada haysatid?
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
um hanaan Abshaxan waxaa waye meeshha ka soo farcantay. awoowayaasha
@umhanaan6374
@umhanaan6374 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed haaaa walalkey mahadsanid In badan
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
um hanaan Adiga mudan Walashey sis
@mariamahmed5173
@mariamahmed5173 6 жыл бұрын
1:soon 2:soon fur 3:siditaal 4:arafo 5:sako 6:safar 7:mowliid 8:maalmo doone 9:banhore 10:bandanbe 11:sakuun 12:????
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Faarax murtiile fadumiino buu ka barty hhhh af koonfurka hhhhhh
@haayehaaye6236
@haayehaaye6236 6 жыл бұрын
Zara Mehmut 🤣🤣
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 жыл бұрын
Zara Mehmut 😂😂😂😂😂👍
@abdallahahmed3090
@abdallahahmed3090 6 жыл бұрын
1.Saxan saxo waa laydha iyo udgoonka ka soo horeeya roobka. 2. Jeegaan waa qaanso roobaad. 3. Abooto waa qofka duqda ah ama ayeeyada. 4. Ayuuto ama hagbad. 5. Abuulan???.. Haa abootada miyaa 6. Maanta beri shalay doraad saadame saakuun 7. Bilaha?????... waligay ma maqal marka laga reebo( soon soon fur carafe ) 8. Gu dayr jiilaal xagaa Ayuuto iyo canbuulo iyo murtiile waad mahadsantihiin
@mohadabdu6891
@mohadabdu6891 5 жыл бұрын
Mansha allah i know both of them and have ever seen Somalia 🇸🇴
@munaxaamudcismaan1292
@munaxaamudcismaan1292 4 жыл бұрын
Seasonka waxoogaa Sidaas sika Suwan ayaan u aqaanaa waana sidan: Gu: spring Jiilaal: winter Xagaa: summer Dayr: autumn Waxa intaas noo dheere Diraac iyo karanta oo xiliroobaad ah
@juweiria8241
@juweiria8241 6 жыл бұрын
Abootadii bay ayuuto mooday Fadna 😂😂 My favourite Somali Couple noolada yaakh ❤
@muniirasaeed8411
@muniirasaeed8411 6 жыл бұрын
Juweiria Mahdi Mohamed ✋
@the_smiling_3644
@the_smiling_3644 6 жыл бұрын
🙌👐👏
@ydchannel7332
@ydchannel7332 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@yuusufyare1565
@yuusufyare1565 6 жыл бұрын
Juweiria Mahdi Mohamed hi
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 6 жыл бұрын
Gu= spring, summer= xagaay, Dayr= autumn and jiilaal= winter.
@shinelikeadiamond8954
@shinelikeadiamond8954 6 жыл бұрын
I thought I knew Somali well but I so need to take my ass back home
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Axsan QOYS weeye inankan iyo inantan. Horay u socda jamaal iyo fadna.
@adooontiallaaaaah668
@adooontiallaaaaah668 6 жыл бұрын
Bilaha waxaan ku maqlay (soonqaad. Soonfur sidataaal arafo sako safar mawliit. Maalmadoone. Baani. Boqolsoon ) Sidaas ayaan ku maqli jirey bilaha Sabuux soondheere
@warfaamj4998
@warfaamj4998 6 жыл бұрын
Bilaha soomali faarax wuu sheegayaa lakin midkasta halkeeda muu dhigin . 1.Sako 2.Safar 3.Mawliid 4.Rajal hore 5.Rajal dhexe 6. Rajal danbe 7. Sabuux 8. Waabariis 9.Soon 10.Soon-fur 11.Sadataal 12. Carafo Waa waqooye.
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Carabi baa ku jira kuwan sax mahn
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 6 жыл бұрын
Faarax murtiiile cidkastoo reeer Somaliland ah ma reer burco ayuu moodayaa?! 😂😂😂😂Loool
@malabsida8735
@malabsida8735 6 жыл бұрын
Somali oo idil weey is leeyihiin,is dhaleen,is ladhasheen, isu dhaxaan. Look at this so beautifull. Dadka nakala qoqobayoow ina ga daayaa kala qeebka aad inagu wadii. Hadaan mid noqon weeyno siyaasad ahaan. Dhiigi baa midnaga dhigay.
@silencerak1156
@silencerak1156 6 жыл бұрын
Aaganta reer xamarku waxay u yaqanaan "dhiil", jegantanah waxaan u naqaan "qaanso robaad".
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 6 жыл бұрын
Khattab Jama aagaan iyo dhiil way kala duwanyihiin walaalo. First of all there are two different "dhiil" same spelling but different pronunciation. Mid marka la tilmaamayo waxaa la dhahaa dhiisha midna waa dhiilka. Dhiilku waa ka lagu liso caanaha geela iyo xoolaha kala duwan, dhulkaa la iska dhigaa. It's used temporarily to just carry the milk, dhiilku ma laha dabool. Dhiishu laakiin dabool bay leedahay oo caanaha dhiilka lagu soo qaado ayaan lagu dhigaa. Aagaanta caanaha dhanaan ayaa lagu ruxaa siday subag u noqdaan.
@silencerak1156
@silencerak1156 6 жыл бұрын
Wan gartay lkn mida gela iyo xoolaha kale caanaha looga lisu magac kale ledahay u maleynaa.
@haldhaa2420
@haldhaa2420 6 жыл бұрын
Umm Suhayb abaayo dhiisha geel laguma lisee caanaha ayaa lagu shubtaa laguna qaata ilmaha ayaa loogu qaata aaganta ama haantana waa mida weyn ee lagu dhaansado geela waxaa lagu lisaa toobte ama bire sidaas ayaan anigu u aqaana
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
haldhaa2 qof walba tiisa haloo daayo sababtoo ah somalida isku magac alaabta uma yaqaanaan ani dhulkaan kusoo koray iyo Somali galbeed (aagaan )waxaa loyaqaan furka dhiisha lagu daboolo ,waana labb oo markii LA tilmaami aagaanka ayaa LA dhahaa ,idinkuse intaad dhadig ka dhigteen ayaad agaanta dhahdeen, dhiila waad u taqaanaan caanaha lagu shubto
@wiiliskaako5875
@wiiliskaako5875 6 жыл бұрын
hh haa sas dheh
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 5 жыл бұрын
Guga :spring, xaggaa :summer, jilaal :winter, dayr: autumn
@nimconuura1044
@nimconuura1044 6 жыл бұрын
Waaw maanta madax sharaf leh soo dhawaaw faarax murtiile
@abdifatahhaji8580
@abdifatahhaji8580 6 жыл бұрын
1- Gu-Spring 2-xagaa- Sumer 3- dayr-Automn 4- Jiilaal- winter Sidaas weeyi
@ahmedhasan4195
@ahmedhasan4195 6 жыл бұрын
I also like to have a lot of fun or funny farah murtile and best family
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Good challenge,,,, fun to watch,,,,nice couple, very humble, I like this kind of challenge cause,, they get da Expert with em,, Faarah murtiile,,,,,usually ppl challenge each other with lack of speaking thier language so as a Viewers is a waisting to watch,, Thanks guys🥇🥇🥇
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 жыл бұрын
WAAAW DAAWADAHA KOWAAD FARAX MURTIILE AYAA CAWA IDINLA JOOGA
@queenoflove9413
@queenoflove9413 6 жыл бұрын
OGOWNEWS Haa Haye mcnto Mahad sanid
@Yasmin077-h1u
@Yasmin077-h1u 6 жыл бұрын
Dago=January Bildhurehore=Februar Bildhure danbe=March Rajal hore=April Rajal dhexe=may Rajal danbe=june Sabuux=July Waaberiis=August Soon=September Soonfur=October Sadataal=November Carafo=December
@nimconuura1044
@nimconuura1044 6 жыл бұрын
Waxaan unaqaanaa. Soon soonfur sidataal arafo. Sako. Safar. Moowliid. Maalmadoone Bandanbe boqoshoon sanbuux soondheere.
@starry5275
@starry5275 6 жыл бұрын
Nimo Mohammed Walee inaa xamarawi sax ah tahay hooyo sidaa utirinaysaan arkaa Wlhi waanba ku qosolaa (bandambe) 😂😂😂
@ruuneyjmy402
@ruuneyjmy402 6 жыл бұрын
Nimo Mohammed isku mid ayaa nahay
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 жыл бұрын
Nimo Mohammed waxaa adaa iska samaystay. Deegaankaagu waa halkee. Ma qurbahaa!!!!
@user-ek9ly4fi9f
@user-ek9ly4fi9f 6 жыл бұрын
Soondheere ku bedel waabariis sidaas ayaa sax
@wiilkasanaadka269
@wiilkasanaadka269 4 жыл бұрын
Waa carabiga kaasi
@somaliswedish6593
@somaliswedish6593 6 жыл бұрын
Faadumo i realy like how you look att your hasbund. Respectfuly. Maashaa alaah.
@nuuranaema2936
@nuuranaema2936 6 жыл бұрын
Good testing, Ayuuto cambuula,afka hooyo waa lamahuraan , Fadma waa daacad ilaahey haidin xifdiyo idinka iyo caruurtiina masha’alah.
@cabdilaahiismail6058
@cabdilaahiismail6058 6 жыл бұрын
Vediogan kama daalaba wlhi hore u socda wlashey fadna iyo dumasjigay Jamal God bless you
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
La ilaalaha ilalaahu maacuun waa alaabta ayaa la yiraah.saxansaxan waa markoo roobka imaan rabo cirka oo dhan isasoo xiro.udgoonka
@rahmaahmed5155
@rahmaahmed5155 6 жыл бұрын
Guys shalay baan idinka fekerayay oon lahaa reerkii yaraa ee wanaagsanaa meeye Waad naga qosliseen afsomaligiinuna ma aad buu u wanaagsanyahay😍😍
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Bilaha soomaaliga waligey maan maqal maanta ka hor, laakiin seasonka waan garanayey.
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
😂😂😂 mashallah faarax murtille fartuun birimo farxiya fiska all somali singers the best
@sharmaarkexavi1466
@sharmaarkexavi1466 6 жыл бұрын
Maalmuhu Waa SOOROGA=SATURDAY KOOBIN LAAMIN LABTAKO KOODAAR HAKIS HAKIS BILLA = FRIDAY
@faidam8022
@faidam8022 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Farah Murtiile asagaaba hadlkiisa dhib ku fahmaa ha la ii fasiro hadalkiisa💕
@yuusufgorgor2192
@yuusufgorgor2192 6 жыл бұрын
Good couples masha Allah
@bilowilaadhamaad7648
@bilowilaadhamaad7648 6 жыл бұрын
Waar farax murtiile meesha wuu waalee Gu = spring xagaa = Summer Dayr =autumn Jilal =winter
@kadraali9180
@kadraali9180 6 жыл бұрын
hhhhh. sheekada igaar ayaa iga qoslisay . happy family . farxad ku nolaada jamaal iyo fatma
@ekramabdirahman1270
@ekramabdirahman1270 6 жыл бұрын
Weligey ma maqlin.Aar ma faarax ba sameeyay. Calendar ka billaha
@ekramabdirahman1270
@ekramabdirahman1270 6 жыл бұрын
Walaalo faarax jir ii joog.cimri dheer
@umhanaan6374
@umhanaan6374 6 жыл бұрын
Hhhhh farax murtiile macalin wanagsan walhi from muqdisho hadana ma aqoonin in abuulan ay tahay ayeeyo labaad runtii waan kaa faaiday mahadsanid walalayaal farax murtiile iyo jamal and fadna 😍😍😍😍😍😍
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
3:20 👏 sacab barkiis haloo tumo aj 😛😛👌 murtiile libaax
@Amal-eh4jf
@Amal-eh4jf 6 жыл бұрын
Wuu qalday faarax murtiile gu waa spring , xagaa waa summer , dayr waa autom , jiilaal ama diraac waa winter.
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 6 жыл бұрын
Farax murtile schoolka fadumina ayuu kasobaxay wu yaqana hadalka reer xamarka
@abdiwalikhalif9319
@abdiwalikhalif9319 6 жыл бұрын
Faaraxoow seasons ka waaad qaladay Gu'u waa spring Dayr waa winter Summer waa xagaa Autam waa diraaac
@yasinadem7393
@yasinadem7393 6 жыл бұрын
Seasons ka Gu,dayr,xagaa,iyo diraac(jilaal) wa la odhan karaa deegaamo badana waa looga yaqaan midaa ku darso
@idilkhalif5957
@idilkhalif5957 5 жыл бұрын
Maasha Allah qoys qurux bdn Ilaahay ha idin xafido iyo fanaan Faarax Murtiile wd mahadsantihin
@abdirashidwarsame7284
@abdirashidwarsame7284 6 жыл бұрын
Kiin jamac " Kabaxay been been kabaxay" gadaal yaa oga jeeda.😂
@ladnamohamed8790
@ladnamohamed8790 6 жыл бұрын
Gu'----Spring, xagaa---summer, Dayr---autumn,Jiilaal---winter
@talisokibirtay1326
@talisokibirtay1326 6 жыл бұрын
Abayo faduma abuulan waxa lola jeda waa abaha abahii abahiisa kale😘😘
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 жыл бұрын
Waa ayaa wiil reer Burco ah. (Maxamed Naasir) la yiraahdo aan waa meel kuwada noolaan jirnay igu yiri. Cabdiraxmaan( Sixniga soo xal). Runtii waan kasi waayay. Aniga heer Muqdisho ayaan ahay.
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Dhiil ayaa dhahna. Waqooyina hada ka bartay waa aagaan masha allah
@alfananabdiyaretube8228
@alfananabdiyaretube8228 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed hhh war agaan waa furka dhiilsha
@Internut1985
@Internut1985 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed wuu iska hadlaya walal. Anigu waqooyi baan ka imi hargeisa waligay ba Dhiil baan u aqaanay
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Oghuz Somali Masha allah Walaal. Hargeysa hooygi ilbaxda hooygi nabada waan salaamaya.Waa meela aad u jeclahay ilaahey nabada ha u siyaadiyo 😍
@Internut1985
@Internut1985 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed mahadsanid walalkay. Salaan gobeed iga Gaadhsii Xeebihii Banadir👍👍👍
@somaliamyblood5246
@somaliamyblood5246 6 жыл бұрын
Dhiil iyo Aagaan waa kala yara duwan yihiin baa filayaa.
@qiiimeeenaftaaada6945
@qiiimeeenaftaaada6945 5 жыл бұрын
Sida kalsoonida leh ood u shegaysan jawaabta idinkoo Aqoon ban ku qoslay mansha Allah horey u socda Jamal iyo Fadna 🙌🙌🙌
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
MshA allah waxba ka dhcy Farax murtile Ayuuto+abooto
@abdii9086
@abdii9086 6 жыл бұрын
Mashallah wall 💚💛💜💙💙💚💛💜😍😍👍
@wiiliskaako5875
@wiiliskaako5875 6 жыл бұрын
hh omg taht was fun , i was born and rised in somali , but still inever heard of the months in somali , ur lucky you got to meet a person who knows somali in deep roots
@theeagle3692
@theeagle3692 6 жыл бұрын
Maacuun waa af-carabi, inantu way saxantahy soomaali ahaan waa weel!
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 6 жыл бұрын
Abdalla Kediye not weel ee weelal ama weelasha anaa ka badiyo somaliga
@karaamahaji5480
@karaamahaji5480 6 жыл бұрын
Maacuun waa carbi waa sax lkn afsomali waa alaaap fahanatay sxb
@abdullahiderow114
@abdullahiderow114 6 жыл бұрын
Mashalah ..Fadna and Jamaal ...Allaha idin barakeeyo
@nimcoabdi5756
@nimcoabdi5756 6 жыл бұрын
Manshalah my favorite caupls allah haydin xafdiyo
@mohamedjubba3451
@mohamedjubba3451 6 жыл бұрын
Qoys ma taqaaniin kulahaa 😂😂 wuuba ku bilaawey ba funny murtiinle. Respect abwaan ahna fanaan
@ibrahimali827
@ibrahimali827 6 жыл бұрын
Abuulan waqoyiga waxaa la dhahaa mocooyo (ayeydaa hooyadee)
@andrwwandy3983
@andrwwandy3983 6 жыл бұрын
Sako= Muharram Tago= safar Mawliid= rabi al awal Rajal hore= rabi al thani Rajal dhexe= jamad al awal Rajal dambe= jamad althani Subuuc= rajab Wabariis= sha'ban Soon= ramadan Soonfur= shawal Sidataal= dul qi'dah Arafo= dulhijjah
@geduutvshow6467
@geduutvshow6467 6 жыл бұрын
mxaad isku shukaansan jirteen xiligii aad haasawi jirteen afsomali majireee😂😂 like isaara hadad igi raacday
@safiyacabdikarim6805
@safiyacabdikarim6805 5 жыл бұрын
english noh
@mohamedahmed-cg2ng
@mohamedahmed-cg2ng 6 жыл бұрын
It was an interesting video. Learnt alot. The seven days plus rainbow plus saxansaxo!!! Though the months looked weird, i know of malmadone and the likes but murtile was talking of some new ones. #somali-nabad-iyo-nolol#
@fatimasead9125
@fatimasead9125 6 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay ha idin xafido
@abdullahiderow114
@abdullahiderow114 6 жыл бұрын
My mum is from Somaliland and my dad is from NFD(Somali Kenyan) I do understand both dialects ....
@bintuturaab7746
@bintuturaab7746 6 жыл бұрын
Reer waqooyiga isku lahjad baan nahay hadaan nahay reer ogadeenia lkn jeegan ma maqal wali qaansorobo ayaan u aqaanaa
@ajabnino9577
@ajabnino9577 6 жыл бұрын
Bintu Turaab DDSI sharaf ku noolada isku lahjad waanu nahay lkn reer woqooyi nalama idhaah wllo Somaliland ba nala idhaah
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 6 жыл бұрын
jeegaanta anaku waxaan u naqaana deegaan lkn waxay isku si u qormaan deegaan oo isna ah wadan ama dhulka lkn dhawaqa ayay kukala duwanyihiin.
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Bintu Turaab jeegaan wll waxa loo yaqaan goobada haafmeed ama qaanso roobaadka
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
Hees bay ku jirtaa ah jeegaanta roobkiyo adaa doogsi ka udgoon sido kale qaanso robaad meel baan ka maqley
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 6 жыл бұрын
Warheedhe familka waxay saku gursaden Safaham Somali wey safahame haddii af Ranweyan lagu hadalo wilka iyo gabadhaba igaga somaligoda yar yahay ee Allaha dhigo famil weyan oo awowe iyo ayeeyo Allaha garasiyo
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Congratulations Royal family Jamal and Fadumo and Farah Murtiile
@nuradagan3266
@nuradagan3266 6 жыл бұрын
Hhhhh wuu iga qosliye farax waan maqle inta danbe soon fur sidatal sako waxas Lkn dhuro hore hhhh dhura danbe mamaqal
@Madhaafaan
@Madhaafaan 5 жыл бұрын
Aj & Fatna aad baan u tageraa🤗❤️ Balse xaga af somaligooda is yeel yeel badan baa ku jira.
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 6 жыл бұрын
Abootadi bay ayuuto mooday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmednurhaji6629
@ahmednurhaji6629 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 I really enjoyed watching this video.
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 жыл бұрын
Waa qoys shidan Alle ha barakeeyo
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Abooto + ayuuto 😂😂😂😂😂👌
@ab_di252
@ab_di252 6 жыл бұрын
Maria Jama ❤️❤️❤️
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 6 жыл бұрын
He's wrong! Abuulan means "meeshaad ka soo jeedid" so it basically means your heritage or your ancestry.
@kaafimohamud9247
@kaafimohamud9247 6 жыл бұрын
meshaad kasoo jeedid ma ahan awuulan wuu saxan yahay ayeeyada hoyadeeed ama awoowahada abihiisa waaye
@xamariboy8268
@xamariboy8268 6 жыл бұрын
Awuuwlan waxaa waaye awoowahaa aabahiis 😂😂
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
Farax murtiile qof qalbi furan weyeh wlhi
@jamilohussein6905
@jamilohussein6905 6 жыл бұрын
Mashaa alaah waa muhiin ad somalida
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 thanks guys for the best funny guest /love u guys Mashallah farax ku nolada❤️-----farax murtile😂😂😂😂😂the best
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Aniga koonfur iyo waqoyi midan garanyayn male from burco
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
ZaCk Omar Aqoon socda tahay sxb.Aniga from xamar ayaa ahay hadana lahjado badan ayaa aqaana masha allah
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed good bro lahjda dalkga inaa barta waa waxa fican kwarm aniga xtaa intaan dad from xmra is argany way yarty hadna lahjda siwacn baan u qaana I think because of hindiga lturjumay lol
@diamonofafrica1875
@diamonofafrica1875 6 жыл бұрын
Garty
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Diamon of africa adiga lahjadee siwacn utaqaan huuno
@israahussein4186
@israahussein4186 6 жыл бұрын
Anigaba lahjad walba waan fahmaa oo qof walba oo somaliya ku hadlo inlabartana waa wax fcn dhamaantood
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 6 жыл бұрын
Bilaha soomaalida waxaan u aqaanaa 1 sako 2 safar 3 mowliid maal 4 madoone 5 mili hore 6 mili danbe 7 ow cusmaan 8 shacbaan 9 soon 10 soon fur 11 siditaal 12 arafo hadii aan nahay reer shabeelaha hoose sidaan ayaan u naqaanaa
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 6 жыл бұрын
Mida afaraad waa maal madoone
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 114 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 25 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 84 МЛН
Sara iyo omaar oo siro badan kashifay
34:18
Queen ikran
Рет қаралды 104
XAYAT MAXA NAKALA QABSADAY
7:25
Zamzam taem 22
Рет қаралды 1,2 М.
Driving In Somalia - Mogadishu Streets
18:16
GreaterSomalia
Рет қаралды 670 М.
Qabyo 2 Part 1
14:30
AbDiLaHi IbRaHiM
Рет қаралды 1,6 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Somali Couple | Whisper challenge in Afsoomali
10:54
AJ & Fadna
Рет қаралды 103 М.
Getting married 👰? | Here’s  our best advice on marriage!
11:56