Somali Couple | Whisper challenge in Afsoomali

  Рет қаралды 103,121

AJ & Fadna

AJ & Fadna

6 жыл бұрын

Salaam everyone
Kusoo dhawada videokale. Naga raali noqda waa low quality video.
Dawasho wacan.
Pls subscribe for more.
Follow me on Instagram: Fadna_1
Let’s be friends on Snapchat: Fadna11

Пікірлер: 405
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Salaam I’m back with my husband! Apologies for the low quality video we are new to this and we kind of rushed to make this video but insh’Allaah, we will post more stay tuned. Dawasho wacan😉
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
😂 definitely insh’Allaah
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Amiin thank you so much for your support
@xoogsato450
@xoogsato450 6 жыл бұрын
Fadna okay
@umalizaabdirhmn8567
@umalizaabdirhmn8567 6 жыл бұрын
Fadna
@manaalmohamed1658
@manaalmohamed1658 6 жыл бұрын
Mashallah❤❤💕❤
@rizeyproduction9780
@rizeyproduction9780 6 жыл бұрын
*fadnah inta jecel like ii saara* ❤🤝👈
@somaliahanoolaatoinshaalla3787
@somaliahanoolaatoinshaalla3787 6 жыл бұрын
Ilaahow rabiyow raxmaanow isukiin data idinka iyo awlaadibuba ameen
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Amiin amiin
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 6 жыл бұрын
somalia hanoolaato inshaAllaah Amin
@munocali6045
@munocali6045 5 жыл бұрын
Aamiin
@zakali4441
@zakali4441 6 жыл бұрын
"Laba caruur aa kuu dhalay" lol....😂🙂 You gave him a good answer. Mashallah.... You're both the most entertaining and Realist Somali couples to watch on KZbin. Speaking In Our somali language is Important. The Younger generation somalis will learn from it
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Thank you
@cookwithxaliima5476
@cookwithxaliima5476 6 жыл бұрын
mashaa alh ilaahay haidin barkeeyo runtii waan kufaraxsanahay
@musemoallim6870
@musemoallim6870 6 жыл бұрын
aad baan ugu farxay markan arkay qoys Somali ah oo san ufaraxsan 😘😘😘🙌🙌🙋
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 6 жыл бұрын
Masha allah Beautiful Somali Couplr ever seeen. Allaha idinka xifdiyo qoys qurux badan ayad tihin masha allah Farxad kunoolaada😘😘👍👍👏
@hamdiabdi9663
@hamdiabdi9663 6 жыл бұрын
Maasha AllAh ilaahey ha idinbarakeeyo sis and bro
@hamdafaisal2244
@hamdafaisal2244 6 жыл бұрын
Masha allh lamnaha somaliga ah ee ugu horeyaà oo somali ku hadlaya farido ha waro jacylkunu
@alooscade1342
@alooscade1342 6 жыл бұрын
aj fadumo fadlan dadka Ku dawahayo wey ubadan yahin Somali marka Ku hadal afka somliga ah wadiga fadmo ita igu tagersan like isara
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Hhhh wn ka helay siday iskugu farxsanyihiin masha allah
@adanartan3425
@adanartan3425 6 жыл бұрын
MashaAllah; so nice to see such young family with great inspirations. Might your actions be the one that motivates Somali couples.
@Faxystreet
@Faxystreet 6 жыл бұрын
See fiican aad iska fahamtiin Allahumma Barik.. Nice video.. soon you should do some cooking, vlogging, challenges and etc.. Keep it up In Sha Allah
@sotube9781
@sotube9781 6 жыл бұрын
maanshalaah walahi waa qoys somaliyeed oo Faraxsan
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 жыл бұрын
Waaaaw somali famly qurux badan
@eng_nimcaanahmedeid7722
@eng_nimcaanahmedeid7722 6 жыл бұрын
manshaa allah farxad ku noolaada wllo wlhi wan idinka helay sidaan iskugu farax santihiin
@hamdishirar202
@hamdishirar202 6 жыл бұрын
Masha Allah king and Queen barakallah wlhe funny wayeh hore usocda
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 6 жыл бұрын
dhaguhu waa nimco allah ina siiyay in aan wax fiican kudhagaysano baa la inoosiiyay marka iskadaaya misiga allah haka cadhaysiinina alaah ha inawada hanuuniyo idinka iyo anagaba amiin
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Jaza khallah khayir
@princessshukri6035
@princessshukri6035 6 жыл бұрын
So cute 👫 wishing you happy life
@wehelie555
@wehelie555 6 жыл бұрын
Maashaa Allah waxaa tahiin qoys faraxsan oo aad isku fahmay....... Allaha idin badbaadiyo.
@aishamohamed5687
@aishamohamed5687 6 жыл бұрын
Mansha allah lam so happy 😌 Inan arko Familyo somaliya oo san uqurux badan alle haysu kiin daayo Beautiful 💑😍
@FAFA-ep3pj
@FAFA-ep3pj 6 жыл бұрын
Aisha Amal kaaley soomalidu waligood family saan u kaftamaya meysan areg baan umaleyn
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Amiin walal jazakallah khayir 😘
@aishamohamed5687
@aishamohamed5687 6 жыл бұрын
Maya way aragtay mansha allah lakin Markasta way kasii fiicnanaysa😍
@saynabsaynab5158
@saynabsaynab5158 6 жыл бұрын
Aisha Mahamed rqpucnxvnoQean25snc👌👍👈👏
@aesthete7227
@aesthete7227 6 жыл бұрын
*MASHA'ALLAH YOU GUYS SO BEAUTIFUL 😍😍😍*
@inawadaad7000
@inawadaad7000 5 жыл бұрын
Jamaal iyo fadumo allaah isku kiin xifdiyo , wxn jeclhy naseexo aan naftaydana la jeclhy inaan idin sheego ,musica iska dhaafa sababto ah wx faa'iida ah malaha Quraan iyo diinta ku badalasha iyo wax allaah raali ka yahay Ilaahy ha nagu hanuuniyo inaan sameyno wuxu raali ka yahay ,oo ka fogaanno wuxuu ka carooodo Uuuumac💋💋💋 fadna sweetie
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 6 жыл бұрын
2:37 Ma waxbad maqlaysaa 😅😅👈 haa kulahaa 😜😅
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 6 жыл бұрын
Gabadhu waa farxaanad Masha Allah Wiilkuna waa akhyaar masha Allah Anyway hambalyo famil faraxsan
@DrrFatma-t2e
@DrrFatma-t2e 6 жыл бұрын
Fuad Shirwa I agree with you
@nasraalii1241
@nasraalii1241 6 жыл бұрын
Kan shactiro waye markale nogu so celiya 😂😂😂😂😂❤
@supercars5712
@supercars5712 6 жыл бұрын
You got my subscribe and my support.😂😂
@shamsoali4540
@shamsoali4540 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah illaahay ha idiinbarakeeyo aamiin
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
mashallah beautiful family long live guys and Jannatul Firdowsa here after
@zamzamaden8702
@zamzamaden8702 6 жыл бұрын
Masha Allah beautiful couple I only see your video today and already like you guys....♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mohamedali2132
@mohamedali2132 6 жыл бұрын
Mashallah what beautiful couple allaha ha idin xiftiyo
@princessshukri6035
@princessshukri6035 6 жыл бұрын
Can you guys do husband tag
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Omg I need to found out is husband tag but it sounds appropriate so thank you for this idea sis❤️
@khadiijosaciid321
@khadiijosaciid321 5 жыл бұрын
ماشاءالله waijlahay
@jasminerose6252
@jasminerose6252 6 жыл бұрын
You should do a husband tag and how we met story?
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Good idea 🤗
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Gabdhaa kaa saxan bishimo as saxa faruura waala iska dhihi karaa lkn faruurta macal xawayaanka faruur ladhihi karaa geela xataa faruuryo leeyahay
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay Faruuryo kuyiri hhhh
@mrmaker1063
@mrmaker1063 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay somalia ku dhashay xamar kuna weynaday bushimona ma isticmaalno dadka waa weyn ayaa dhihi jiray marka ma ogi sawabta
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Asad maker haa xamar hadaad ku waynaatay inta badan dibno ama dibin ayaad isticmashaa filaa not faruuryo
@mrmaker1063
@mrmaker1063 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay may bro faruuryo aan isticmaalna dibin hadalka dadka wa weyn ayuu ahaa waa badiyaha ka imadan cml
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Asad maker walaal hadaba afsomaliga faruurta waxaa LA dhahaa bishinta jeexan ee geela dilaacaas ayaa faruur LA dhahaa saas darteed qofka sida geela bishinta dilaacsan waaka LA dhoho faruur ama wuu faruuran yahay wuu jeexan yahay waaye marka miyi iyo dadka waa wayn baa kaa saxane ama bishimo dheh ama dibno lagu faruur yaana ku dhihine hhhhhh
@hodmanita
@hodmanita 6 жыл бұрын
Ahhhahahah I’m done😂😂😂 Check out my Somali whisper challenge 😂😂hilarious
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Definitely I will sis
@ahmedyusuf9588
@ahmedyusuf9588 6 жыл бұрын
Rabiyow xafid maba jogekaro anona dawan jamal wan kujeclhy aabo
@oubahkontie4495
@oubahkontie4495 5 жыл бұрын
Laba caarura ku dhalay ku tee😂😂😂 Fadna funny bad tahy je t'aime❤
@bishaaro21
@bishaaro21 6 жыл бұрын
New subscriber Love your channel ❤
@mrmaker1063
@mrmaker1063 6 жыл бұрын
What a beautiful couple masha allah this make me proud of who iam n where im from
@farhiyoabokar3239
@farhiyoabokar3239 5 жыл бұрын
mashallah inta couples an farxadaan heysan allah ha u sahalo farxad tan lamid ah allah kuwii aduun iyo aaqiro isku waaro ha inka dhigo mashallah mashallah love yoy guyz
@shucaybmohamed924
@shucaybmohamed924 5 жыл бұрын
Mash allah alah ilaahayokw iyakana barakeee ana kanee nagadhsii
@hafsamuktar3398
@hafsamuktar3398 5 жыл бұрын
mshllh u r always happy and active may God increase for you
@sotube9781
@sotube9781 6 жыл бұрын
Bishmaha ayaa ah afsoomali sax ah.. Faruuryaha waxaa loo isticmalaa xayawaanka sida dameeraha oo kale
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Waa runta
@zuuzanali7307
@zuuzanali7307 6 жыл бұрын
wooow masha allah
@miss-bulo5002
@miss-bulo5002 6 жыл бұрын
Wwwwww Masha alla isku wara
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Qosol walahi farxad kuwaara
@sofiyabehi9854
@sofiyabehi9854 6 жыл бұрын
Masha allah
@shakaaldepana2644
@shakaaldepana2644 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waxan idnka codsana prank Soo sameeyo how somali girls and men cheats each othe 👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊I will wait uh 😉
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
Haha mnshalah bestie family 👪 Allah haydin dhawro
@hanathowabdi877
@hanathowabdi877 6 жыл бұрын
one of my fav...vidoe Aj/fadna...love u guys
@mohazbwoy5809
@mohazbwoy5809 6 жыл бұрын
M.a my Allah bless you n your wife your kids everyone wish u along life with happiness
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Amiin Jazakhallah khayir
@shugrimataan3265
@shugrimataan3265 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beautiful mansha allah
@nimo2259
@nimo2259 6 жыл бұрын
I love them so bad wllhi 😍
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 жыл бұрын
kkkk gabadha ayaa aad u xariifsan wiilku afsomali iyo English buu isku darayaa waase nice challenge waxaanse kula talinayaa walaalkeen afsomliga aad u baro laba caruura baan usa ku dhalay waa 15 jir iyo 16 jir afsoomaliga ay ku hadlana waxaad moodaa in ay hada soomaliya ka yimaadeen.caruurta qurbaha aan ku dhalo kula hadla afsomali ha uga baqanina English inay baran waayaan waa dad maraykan ah iyagaana luuqadaa ka badiya lkn afsoomaliga hadaad ka faantaan waa arin khatar Somali ku ah ku faana luuqada hooyo
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Allah idin barakeeyo dhamantin ba ♡ 😊 👌 👋
@adenosman5768
@adenosman5768 6 жыл бұрын
Oogle iyo dirir aa igu soo dhacay walahi funny guys lol
@cabdirisaaq1
@cabdirisaaq1 6 жыл бұрын
This whisper challenge was done by ABZ and FIO sister
@arafatyussuf6538
@arafatyussuf6538 5 жыл бұрын
Abdirazak Abraham,,bro any couple can do this..cagaha digo danyeryaho
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 6 жыл бұрын
Masha allah family qurux badan baa tihin allow idin barakeey
@mulkiahmed8039
@mulkiahmed8039 5 жыл бұрын
Aad iyo aad baan idinkugu farax sanahay masha allah somalida saan hanoqoto 🌹
@arafatyussuf6538
@arafatyussuf6538 5 жыл бұрын
m.a like this couple
@goodgreat2409
@goodgreat2409 5 жыл бұрын
Maasha allah
@hodoabdi4225
@hodoabdi4225 5 жыл бұрын
Adiga si daacad ah ugu sheegaysay jsagana afka kuu gaabinayaa😂xaajiga caadi maaha Any way I support both of them👏
@hodanmuse5688
@hodanmuse5688 6 жыл бұрын
Wa siifican inay lamanahu game ciiyaran walhi waxy dareemayan farxad🤗🤗🤗😍
@queenbintuamiir77
@queenbintuamiir77 6 жыл бұрын
Laban ku dhalay😀😀 funny family farxad ku waaraa👩‍❤️‍👩👏👍
@drsmunagaraad2456
@drsmunagaraad2456 5 жыл бұрын
masha allah allah idiin daayo keep going guys
@nasramohamedmohamed4701
@nasramohamedmohamed4701 6 жыл бұрын
masha alah waxa tihin lamaano an ad u tageero anah xisayoh wax yalahay dhigan waliba fadumo I loved qosolkeda iyo dacad nimadeda markay wax jilaysoh
@mohanvicyoungfootballer3388
@mohanvicyoungfootballer3388 6 жыл бұрын
Mashalah
@asmababy3129
@asmababy3129 6 жыл бұрын
Beautiful couple manshallah.
@ifrahsaid1945
@ifrahsaid1945 5 жыл бұрын
mansha allah walashay iyo dumashiigay Jamaal cadee
@naemasaid5490
@naemasaid5490 6 жыл бұрын
maasha allah sister
@ghghfhgh5487
@ghghfhgh5487 5 жыл бұрын
ala woo baqlaa. may bariis aa rabaa kulahaa 😀😀😀😀😀wlh si dhab aa u qosle
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Masha allh farxad ku waara.qoys isoo jiitat
@quruxiwaadiin539
@quruxiwaadiin539 6 жыл бұрын
Kkkk wuu maqlayaa lakin codka kor looma qaado bishmaha baa loo dhaq dhaqaajiyaa
@hankaguhadhaaforerhebel8751
@hankaguhadhaaforerhebel8751 6 жыл бұрын
ku sali rasuulka S.C.W 😀😀😀 wax walba wuu maqlayaa
@yuusufkenan400
@yuusufkenan400 6 жыл бұрын
Masha allh apayo walasha ii soo raadi alow ii sahal amiin nolaada
@boqoradaayaan272
@boqoradaayaan272 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha idin dhowro famil faraxsan ilahay ha idin barakeyo adinka iyo owlaadina
@nasamaale6176
@nasamaale6176 6 жыл бұрын
maashallah waa qoys shidan, oo haddana shidan👏👏👏👏👏😃😃 allaha idin dhowro 👍👍
@haifaabdi5686
@haifaabdi5686 6 жыл бұрын
Wwww mansha allh famil qurux badan alllaha isku kiin xafido
@allaahumajacalkhayr3668
@allaahumajacalkhayr3668 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk kal iyo laab ayaan uqoslay alle haydin xiftiyo alle haydin barakeyo waan ku cusbahay chanelka waan ke helay runti
@umulkheyrdayib6988
@umulkheyrdayib6988 4 жыл бұрын
Masha Allah 👌❤
@yaasminahmed7839
@yaasminahmed7839 5 жыл бұрын
Maasha allah alle haidin xifdiyo qoys wada farxada😘
@xaragohofficial1254
@xaragohofficial1254 5 жыл бұрын
AJ ADN FADNA AAD UGA HELA VIDEO AY SO GALIYAN
@mohamedhassanosman1476
@mohamedhassanosman1476 6 жыл бұрын
I support u wlh I like inan idin daawado everything😍
@anabmuhamed6153
@anabmuhamed6153 6 жыл бұрын
wan doonayan ee soo badiya dadshidan badtihine
@ayanmaxamed7581
@ayanmaxamed7581 6 жыл бұрын
You guys really r cute I keep it up 😍😍😍💋💋
@allaahumajacalkhayr3668
@allaahumajacalkhayr3668 6 жыл бұрын
Kkkkkkk walahi intaan daawanayay waan suuxay qosol hooyo baan ahay fadumo sidaada baan u farxad badanahay waa hibo alle bixiyo farxada masha allaah 💞💖😍 qoysas idinko kale ah alle hanoobadiyo
@jamacchassan4361
@jamacchassan4361 6 жыл бұрын
Masha Allah nice Somali couple Allah ha idin xafido
@roodos4684
@roodos4684 5 жыл бұрын
Maashallaah ilaahay ha ini barakeeyo
@Suusaan8890
@Suusaan8890 6 жыл бұрын
kkkkkkk ma imaqlaysaa haaa 😂😂 noo khayano Masha Allah qoys qurux badan ba tihiin soomaliga meesha kasii wada
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 6 жыл бұрын
Hahahaahahah 3:29 aniba waa ku jeclahay xabiibti kulahaaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 5 жыл бұрын
ilahay ka cabsada heesaha aa dhagaysanaysaan iska dhaafa
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 6 жыл бұрын
Mncha allH alle haydaan dayo you are fanny
@fathayusuf3865
@fathayusuf3865 6 жыл бұрын
Mashalaaah cutest couple ❤️💕💖💕❤️💕❤️
@biriqshow5820
@biriqshow5820 6 жыл бұрын
Reer mrka abtiyadey wa sodhawena abyo iyo abwe lamanaha sharafta leh KZbin channel kina o afsomaliga ah lama bdn leh wa jiran lkn luqadi Hoyo kuma hdlan guul idin rajeynaa
@kingromeo1224
@kingromeo1224 6 жыл бұрын
Mansha alla-H
@ahmedfrah5170
@ahmedfrah5170 6 жыл бұрын
I love Marko cadeey ❤ Like iisaara inta jecel dhalin yaradaan
@faadumoismail4922
@faadumoismail4922 6 жыл бұрын
Mnshllh beautiful family
@muxubo1438
@muxubo1438 6 жыл бұрын
wlhy markaan idin daawado jacayl hor laan uqaada xaajigayga allaah swt ha isku kiin daayo farxad nolosha ku dhamayst❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💑
@abdibashir5317
@abdibashir5317 6 жыл бұрын
Manshaah great couples. More videos please.
@cabdiqaadirmaxamed8000
@cabdiqaadirmaxamed8000 6 жыл бұрын
mansha allah allah yaa baarak ❤❤❤
@hooyoaabe9846
@hooyoaabe9846 6 жыл бұрын
Manshallah
@amalibrahim6936
@amalibrahim6936 6 жыл бұрын
Mashaallah rer eskofaraxasan ayatehean wow that is good
Faraax Murtile testing our Somali | Embarrassing but hilarious!
19:43
SIDA AAN U’OGAADAY WIILKAYKA INUU AUTISM LEEYAHAY.
20:42
AJ & Fadna
Рет қаралды 107 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
Delivery!! Part3 #shorts #トイキッズ
00:23
Toy Kids★トイキッズ
Рет қаралды 9 МЛН
Makeup fudud | Natural look ¦ Fadna
4:29
AJ & Fadna
Рет қаралды 103 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 3 AAD
31:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 486 М.
DEG DEG: ILHAN OO WACDARO DHIGTAY MARKII 3-AADNA GUULAYSTAY
25:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.