Acuudibillaahi minashaydaani Rajiim waan is maqan ayuu leeyahay ma wiil aad adeer u tahay ayaad lee dahay waan is naqaan cajiib war AJ ma ahan majeerteen waa Raxawayn Ee isaga hara Iimaan ma lihidiin Allaah ka baqa
@Sheekochannel-z1c10 күн бұрын
Xasan farey please hooyadaa u laabo aduunku waa labo bari
@ragemohamed384310 күн бұрын
Walaahi waa run meel loo raaco maleh ninkan
@JaweeriyaAli-d6b10 күн бұрын
Reer malah waa eelay aj waa nin majeerteen beenlow waa lagu soo qabtey daahir waa ceewoowday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux10 күн бұрын
Ar ilaahay malaga baqo war maamadaan xaqeeda maxaa loo duud siinaayaa
@ayaanmohamed301010 күн бұрын
Wiil uu adeer uyahy ayu ku leyahy wan aqaana wiilkeygii weyan miyuu dhaho
@Omaromar-yk6gk10 күн бұрын
That’s so rude 😢
@ammat-t5m10 күн бұрын
Qasab yaa ku leh haduu diido waa xor wax walba wanaag ayay ku fiican yihiin
@yusufhassan58910 күн бұрын
Subxaanallaah ereyga dhagaysta waa nin aan isnaqaan ayuu leeyahay warkaas waa been abuur dhagaysta sifiican walaalayaal
@Abdirizak-nt3tg9 күн бұрын
Reer cabdile faarax Oo adeeradi sohadlaan ceebta hala joojiyo
@zakiyahaji363910 күн бұрын
Waa nin aan aqaano , aqoon dheer ayaan u leeyahay ???? 😂😂😂😂 Sow ma ahayn inuu yidhaa waa wiilkayga oo adeer ayaan u ahay balse waa nin aan I naqaanaa , iyo aqoon dheer ayaan u leeyahay ayuu ka bilaabay cajiib 😏😏😏😏
@ragemohamed384310 күн бұрын
Warninkan dramaa ka socota anaga waxaan ku qanacnaa DNA oo keliya nin walboo nacnacleeyay war lagama dhageeysanayo