MashaAllah TabarakaAllah Alle Swt ha u barakeyo israqo xalal ahna ka siiyo, waanku faraxsanahay in somali leedahay
@sharmaarkemohamedmohamud9534 ай бұрын
So beautiful
@bongasasa38954 ай бұрын
Ala Sujuu wa ilbaxeen! Ayakoo boor miiran oo ar maxaa kujiro aan u imaanay look at them now very refined ! Ale hani xafido
@abdullahiabdi77004 ай бұрын
Waa yaab bal fiiri labadan nin ee waaweyn ma ajinabi ayay la hadlayan waar isku xishooda dadka aad la hadleysan waa Somaliye, English ilbaxnimo idinku kordhin ma hayo
@Hasanali-kt2xh4 ай бұрын
Marka hore waxa iso jiitay beesha bilicdeeda , lakiin waxan la yaableh in luqadeena laga cararo.
Asw this two guys there are talking to everyone in Kenya and the whole world not only Somalia. So stop talking nonsense. If you want only Somalia language go to mogdish
@ugaskawadanka26234 ай бұрын
Kkk hawenka hadii haben lasiiyo guriga ayay odayga kaga soo cararayaan kkkk
Lacagta lagu dhisay mall kaan. Hadii dowlad sax somalia jirto dadka share ka ku leh dhamaantood baaritaan in lagu suubiyo waa waajib . Hadii ku lug yeeshaan siyaasiyiin somalia xil ka so qabtay iyo nin waliba xil.dowlad so qabtay . 10 kii sano ugu dambeeyay dhaqaalihiisa dib loo fiiriyo .. kenya lacagta lagu dhisayo ma ahan lacag ganacsado leeyihiin waxee tahay . Dowlad awood leh baa loo baahan yahay
@afgmasafg77644 ай бұрын
Laba luqadood ha is dhex gelin ee mid ku hadla si loo fahmo
@positiveandfunny43324 ай бұрын
Reer Somali Englishkeey ku wareeren ,CHILL IF YOU DONT GET IT FORGET ABOUT IT😂😂
@OsmanOsmanmahamud20234 ай бұрын
Congratulations
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl4 ай бұрын
War english ku hadla ama soomaali wa maxay sidaani ma ilbaxnimaa moodeen
@positiveandfunny43324 ай бұрын
Kenyan waaye dadka
@goldensilver2104 ай бұрын
Sidaan wa arin xun oo sababi karto in wadanka uu dhib u horseedo wayo dadkii ayaa shaqo la, aan ah
@afgmasafg77644 ай бұрын
English or Somali
@HassanSunni4 ай бұрын
somali
@hassanxariif98314 ай бұрын
Wll Soomaali ama English mid uun wax noogu soo gudbi pls