Mashllaah . Allaha idiin barakeeyo. Waa adeeg qiimo leh oo meel aad loogu baahnaa ku yaal. Cabdisalaanoow waad mahadsantahay adiguna soo gudbintaada qiimaha leh.
@Reizow1234-ni2evАй бұрын
Our legend hareri cimri deer iyo cibado suban Allah hakusiyo
@KhadarHaji-hm4pdАй бұрын
Alaha barakeeyo in sha allah waan imaan doonaa anaga iyo famil ka oo dhan
@abditahmanmohamud4000Ай бұрын
Ilaahay ha idin tusiyo inaad wadan kiina dhisataan. One day adin koo wada cayr ah baa ku soo noqon doontaan Somalia. Dal shisheeye qurxin tiisa waxba idin ma tarayso. Already gabdhaha hilbahooda la karsaday waa biloow hantidiina lagu banaysanaayo
Hereriyow barnamijyadada wa dhageysan jirey lakin musikada Ayan kunacey runti dad badan oo ilamid ahne wa Jira musikada kada , waxkale kufurfuro barnamijyada ad sogudbineyso
@abdirahmanabdikarim4857Ай бұрын
Mesha isaga bax xagjir baa tahaye
@positiveandfunny4332Ай бұрын
@@abdirahmanabdikarim4857neef baa tahay ,Ilahi wuxuu baneynin xalaleystay,Ilahi hadii aad ka baqeynin xitaa laga dareemayo
@Hanifar85Ай бұрын
Wa runta
@ABDIQANIADAN-s3uАй бұрын
Adeer hareri barnamijyadada aad aya loo jecelyahy Blse iska ilali yeyna xayeysiin ka noqonin