KHADAR KEEYOW | HADAAN KUU DHAARTO QAALI | HEES CUSUB 2021

  Рет қаралды 1,163,635

AKRAM LYRICS

AKRAM LYRICS

3 жыл бұрын

KHADAR KEEYOW | HADAAN KUU DHAARTO QAALI | HEES CUSUB 2021
#Subscribe #like
Lyrics
Qof Baad Tahay igu Dhex Nool
Maxaad Hees iga Dhagaysan
Wixii Hadal Lagu Dhameeyo
Jacaylkaagan Dhannayn
Macaan Kuu Dhago Nuglaaday
Kuu Dhiibayoo Naftayda
Maankaa Ku Doonayoo
Kusoo Dhowaystayoo Dhaxal
Murti Kuugu Reebay
Hadaan Kuu Dhaarto Maryan
Ma Rabo Dhedig Kale Aduunka
La'aanta Maba Dhaqaaqo
Dhib iyo Dheef Waa Agtaadaa
Dhaaxaad igu Soo Samraysay
Dhexdeena Jacayl Adkaysay
Muddaad ii Dhabar Adaygtay
Libiga Kalgacayl Dhisaysay
Sidaad ii Dhiirinaysay
Qayrkay Baan Sare U Dhaafay
Kolkaad ii Dhool Cadaysay
Dhib Oo Dhan Ayaan ilaaway

Пікірлер: 212
@akramlyrics9788
@akramlyrics9788 2 жыл бұрын
Hala soo dhaweeyo asxpta Subscribe plz 🙏 kzbin.info/www/bejne/Y4vRf5utq76eoZI
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 2 ай бұрын
Mmmķ ggghhhjjt6 microphones and was a yan 😩❤🔥
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 9 ай бұрын
heestkan wlhi wuu iga dhex baxay| | fadlan hadaa iga dambeysey like ii saar
@Farayare451
@Farayare451 Ай бұрын
Yaa dib ugu soo laabtay 2024 siduu udhagaysto heestan dareenka iyo qiirada xambaarsan 🥹💔
@jamiloibrahim7061
@jamiloibrahim7061 Жыл бұрын
Qofkii dhageesanayo 2023 love saar 😁⚘️❤️
@canuudabdiaziiz9445
@canuudabdiaziiz9445 Жыл бұрын
Haa❤😂
@HusseinDahir6425
@HusseinDahir6425 11 ай бұрын
Hye waa ika heysaa😃
@ibraahimcadoowibraahimcado963
@ibraahimcadoowibraahimcado963 8 ай бұрын
@lipanapdirizak7226
@lipanapdirizak7226 2 жыл бұрын
Qofka dhagesanaya 2022 wan ku salaamey👋❤
@fatuushally1117
@fatuushally1117 2 жыл бұрын
Wli lama gaaarin😂
@sadaamabdi7838
@sadaamabdi7838 2 жыл бұрын
🎀Sxp macaan waan kaa qaaday 2022/1/21 .saacada ⏰(7:16 PM) Malin jimce ah😢😢
@nazriinabdulahi7797
@nazriinabdulahi7797 2 жыл бұрын
Qadan
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 2 жыл бұрын
Wan qaaday walalo Adna taa mid la midah ayaan hawada kuso marinaya
@nimconalka4363
@nimconalka4363 2 жыл бұрын
@@fatuushally1117 z,,,
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Heesta babajey iyo wiilo ijeclaysiiyeey ❤😟
@wlltiger7565
@wlltiger7565 2 жыл бұрын
War aniga xatee😌💔
@sihaamshariif1098
@sihaamshariif1098 2 жыл бұрын
Saxiiix nio😌🥰
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 2 жыл бұрын
Aniga xataa horey maba u maqal markasa so raadi😪
@ugaasoabdi9975
@ugaasoabdi9975 2 жыл бұрын
Ayaga hortod maba dhageysan
@user-ik4mb4bl1w
@user-ik4mb4bl1w 10 ай бұрын
@aliyare7158
@aliyare7158 2 жыл бұрын
wiiloo iyo babajey intey ey hestan sojecleysiyen
@najmaadey
@najmaadey 2 жыл бұрын
Ani maanta ayeey isoo jecleesiiyeen
@saadiamohamed9036
@saadiamohamed9036 2 жыл бұрын
Me too ihard from wiloo today❤️❤️❤️
@XuriyoBbe
@XuriyoBbe 2 ай бұрын
​@@najmaadey😊😊gv0, vji
@GudonHUSEEN
@GudonHUSEEN 4 ай бұрын
Qofka 2024 dhageysanayo Waku salamay 😢
@MOHAME-118
@MOHAME-118 3 ай бұрын
❤sis❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 3 ай бұрын
Wnkaqaday
@MOHAME-118
@MOHAME-118 3 ай бұрын
@@sumeyahusseinibrahim4624 maku shukansanaa😂😂
@nasirhusein4109
@nasirhusein4109 Жыл бұрын
Hadaan kuu dhaarto kawsar😭😭🙋🏻marabo dhadig kale aduunkaaa😭😭😭😭
@nisteexoxuseen3079
@nisteexoxuseen3079 Жыл бұрын
Heestn qalbiga ayey taba nesa walahi wa hawen ii qasa haben axada sacadu thy 9:44 habenimo 14:1:2023 alow qalbiyada is jecel isku soo jeedi ❤❤❤❤
@akramlyrics9788
@akramlyrics9788 Жыл бұрын
Hada ma is calmaden Qofkas
@shagtagoneyofficial1913
@shagtagoneyofficial1913 2 жыл бұрын
Intake heesta kusoo jeclaatey baabajey iyo xulifadiisa like ta isku muujiya😅🤣
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Aniga kula mida 🖐❤😟
@Kakkakakaakak7980
@Kakkakakaakak7980 5 ай бұрын
qofka bini adamka ah xanunada qarkood wuu xakame kara Ln niyad japka wax ka xun malaha xalda ugu adag qofka bini adamka so wajehi karta •waa jecelkisa oo ku guul dearest waxadna noqonesa qof labada gacmo laga goya oo okle waxad samenesid mesha usocotid intaba ma oganeysid xita lama ogo jacel markle ina qadi donto💔🕊️
@guuleedcismaanvlogs8688
@guuleedcismaanvlogs8688 3 жыл бұрын
Farta taag intii markii hore moodeysay heesta inuu khaalid kaamil qaadayo
@nimcoxasan5293
@nimcoxasan5293 2 жыл бұрын
Kow Ani 😅
@naste1
@naste1 2 жыл бұрын
Heesta Ereydeyda aya qalbiga tabanaya💔😓
@caishaciise6284
@caishaciise6284 2 жыл бұрын
Beentaa maaha💔
@MarayanAbdi
@MarayanAbdi 4 ай бұрын
Haa😢😢​@@caishaciise6284
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
alone wlhi heestan jacaylkaygi bn ku soo xasustay oo sanadki hore igula farxaysay adunyo waa taas mantana waa iga hosaysa ilahayow ku naxariso mcntydiyey waa bil ramadane 😭😰🤲🤲
@mahadbashir4137
@mahadbashir4137 2 жыл бұрын
Ax alha unaxariisto
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@mahadbashir4137 amin zxp qali wlhi adunyo waa iska murugo😭😭🙏
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Xaax amin ya rabi
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
@@raashidiinabdullahi5583 amin amin wll qali😥
@xamdacabdi6248
@xamdacabdi6248 Жыл бұрын
Ax Sorry ilhay ha u Naxriisto😭💔
@rihaamali1295
@rihaamali1295 2 жыл бұрын
12/25/2021 an dawn TikTok babjey iyo wiilo na brtay
@nashaadaliimoha6170
@nashaadaliimoha6170 2 жыл бұрын
Ani xita tiktok kaso arkay waligay maba arkin erayada wax kala ah 🥺
@xamdacabdi6248
@xamdacabdi6248 Жыл бұрын
Heestani waa wada Daren ilhow i sahal Nin i Jecel Oo i fahmyah😭😭💔💔
@ZANETTI311
@ZANETTI311 3 ай бұрын
wa ikann Xpptihh🥲👍
@amiracadey9703
@amiracadey9703 Жыл бұрын
Qofka dhageysanyo 2023 wa ku salmey 😢
@canuudabdiaziiz9445
@canuudabdiaziiz9445 Жыл бұрын
Ka qaday 😂❤
@amiracadey9703
@amiracadey9703 Жыл бұрын
@@canuudabdiaziiz9445 🥺🤣
@quennaajuu8096
@quennaajuu8096 2 жыл бұрын
Qof baad tahay igu dhex nool👩‍🌾😇 maxaad hees iga dhageysaa🎻 wixii hadal lagu dhameeyo 📞 jacelkada dhameyn 🌹✅ Macaan kuu dhagal nugladay 🎤 Kuu dhiibay oo nafteyda 🫂✌ Maankaa kudoonayoo💘 Kusoo dhaweystayoo😍🥰 dhaxal murti kugu rebay😘🌹
@maryan9651
@maryan9651 Жыл бұрын
Wawa
@hamzaapdi7313
@hamzaapdi7313 Жыл бұрын
Macaaan ku DHega-nuglaaaDay❤
@mohantidhoor3902
@mohantidhoor3902 2 жыл бұрын
Happy new year 01-01-2022 hestan Waxa ku daremaya Inaa ku tabay sandkan Insha allh new life Hore loo soconaa😘😘😭🙈
@Shido748
@Shido748 2 жыл бұрын
🥴alone
@axmedmaxud5049
@axmedmaxud5049 2 жыл бұрын
Hestan xasuus gaar bey iledahay walahi 😭😔❤
@ERNAJO
@ERNAJO Жыл бұрын
Kuu dhaga nugladay👂
@nafisamohamud727
@nafisamohamud727 2 жыл бұрын
heesta babajey iyo wiilo ku jecad
@rahmofaysal8358
@rahmofaysal8358 2 жыл бұрын
Ayyy heestan waaka helay xaqiiqdii
@miss_kean226
@miss_kean226 2 жыл бұрын
khadar keeyow 🤤🤴🏻
@marioyaska5609
@marioyaska5609 2 жыл бұрын
Marhorey sobxdy ilen wax cusub ayn moday 🤣🤣 baba jey iyo wili aya najeclaysiyey
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 2 жыл бұрын
17/2/2021 I never forget at night 🥺❤
@najuuadem1552
@najuuadem1552 2 жыл бұрын
Khadar keyow❤️🥰☺️
@aaminomaxamed6503
@aaminomaxamed6503 Жыл бұрын
6/jun xili 5:58 😢 wax jacayla malihi balze heeestaan Dareen igu abuurtay💔😭😭
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 Ай бұрын
Eesh calaa hees waxaN dawanaya 3/6/2024 cidii iga danbaysa like❤❤❤
@maariya1851
@maariya1851 Жыл бұрын
aniga iyo ninkayga wxan isla soconay 8sano nolosha teda mcn io teeda qadhadh wan so wda marnay marku wx wlpa helay ne nolol mid ugu qurx bdn ayu isiyay hda aniga iyo asaga marekan ayaa kuwada nolmay alx asga idhihi ijiry kolkad i dhoolcadeso dhib o dhan ayaan ilaway 😪🥰🥰🥰🥰
@xoriyo77
@xoriyo77 Жыл бұрын
💖😊
@FotMob319
@FotMob319 10 ай бұрын
M.a aad baan ugu farxey Rabi ha isku kiin daayo waxaad tihiin lamaano nolosha isku fahmay❤❤❤
@nasruunipea7355
@nasruunipea7355 3 ай бұрын
M.a❤
@suldaankagabadhiisa
@suldaankagabadhiisa Ай бұрын
Jacelykeygi 2021 ilaa 2023 Kuma Kuma ilaabo
@qyhealthybeauty
@qyhealthybeauty 2 жыл бұрын
Any time I listen this song I just fell in love with no where
@sahrocabdi-yz4bx
@sahrocabdi-yz4bx 6 ай бұрын
Same 😂😢
@hanadjkar1492
@hanadjkar1492 2 жыл бұрын
Khadar keyow🔥👑✌️
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
Xasuus Gaara Kaltuma DaHir❤
@axmedmaxud5049
@axmedmaxud5049 2 жыл бұрын
Hesta jecelkeyga kuso xasuustaa walahi i mss uuu My Ex💔😞😪
@mariasallah16
@mariasallah16 Жыл бұрын
sdkleh wlhi 🥺 hduh ifhami laha wey ficnaan laheed 🥺💕
@user-wy1es1ln3o
@user-wy1es1ln3o 9 ай бұрын
salaaman 2024🎉😊
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 8 ай бұрын
I like this song❤
@user-nu8xb8hj1e
@user-nu8xb8hj1e 4 ай бұрын
Axsan hees❤
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 9 ай бұрын
inta hada 2024dhageysatey ee iga dambeysey waaa idin salamay
@macaaneycali1850
@macaaneycali1850 2 жыл бұрын
Sxa way Jaka
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 2 жыл бұрын
Maxan kuu dhaga nugalady Ku dhibay naftayda 💔💔 Anigo layga fogday dhagesana Wadanka dartiis uga tagy Yaa rabi qalbigayga ii daji inta aniga cml ah udaji
@tufaaxbeauty7658
@tufaaxbeauty7658 2 жыл бұрын
Sorry sister
@mrcawil1581
@mrcawil1581 2 жыл бұрын
Srry
@user-hh4ie8zw6o
@user-hh4ie8zw6o 11 ай бұрын
Axya hees iga dheh ❤❤❤❤
@geylanyare5792
@geylanyare5792 3 жыл бұрын
انا اول واحد..؟
@hamdimohamuud722
@hamdimohamuud722 2 жыл бұрын
www mash allh my maryan
@sabahlaki5042
@sabahlaki5042 2 жыл бұрын
Woow ❤🤴🏾
@axmedazalk9535
@axmedazalk9535 Жыл бұрын
Kafiiri wan
@mrcawil1581
@mrcawil1581 2 жыл бұрын
Ado weyn zxp keyow From Kismaayo 💝
@samiiracabdilaahi3674
@samiiracabdilaahi3674 7 ай бұрын
Heestan markan dhagaysto wn ooya 😢
@liibaanburhaan611
@liibaanburhaan611 5 ай бұрын
Awlad jacayl lagu dhalay uma xumid
@cumarnur-4407
@cumarnur-4407 Жыл бұрын
Hees iyo bar weeye❤
@Zamadjronh
@Zamadjronh 24 күн бұрын
Haadan kuu dhaarto Deeqo ma rabo dhedig kale aduunka la.aanta maba dhaqaaqo dhip io dheef waa agtada😩❤️💍👸🏻🔐 marwadey xalasha❤
@MadarIzmaciil
@MadarIzmaciil 2 ай бұрын
King of city khadar keeyow❤
@caishaciise6284
@caishaciise6284 2 жыл бұрын
Hees dareen wadata wlahi 💔
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Kolkaad ii dhool cadaysay dhiboo dhan ayaan ilaaway😭❤22/7/2022 xld kale
@adenciloon5177
@adenciloon5177 Жыл бұрын
Mid kamida heesaha sida qotoda dheer ii taabta
@fadumahassan5190
@fadumahassan5190 2 жыл бұрын
Hees qiiro leh 💔💔
@user-jr8tl7tf7z
@user-jr8tl7tf7z 10 ай бұрын
Qadar Keeyow
@Shakra_adee2
@Shakra_adee2 2 жыл бұрын
Ya dhageysanyo after farmaajo
@dhuxxared7100
@dhuxxared7100 2 жыл бұрын
Waan Ka la dhacay
@hindaabdullahiali5337
@hindaabdullahiali5337 2 жыл бұрын
1/7/2021 I Will Never Forget 🤥🤒
@abdi3623
@abdi3623 Жыл бұрын
The one and only khadra keyow forward bro
@Muniiroabdlla
@Muniiroabdlla 2 ай бұрын
Heestan xasuus gaar bay iledahy Wallhi 😢😭
@user-df1dk2vn9t
@user-df1dk2vn9t Ай бұрын
😢
@dagancali4500
@dagancali4500 2 жыл бұрын
xanuun i haayo dartiiisa uso aaday heestaan
@xasanrj1470
@xasanrj1470 2 жыл бұрын
😘😘😘👏👏👏
@walalilbax3273
@walalilbax3273 2 жыл бұрын
Subxanalah markad xanun san tahay hadi ad dhageysato qalbika miya ku dagayo
@liyamlakiliyamlaki5018
@liyamlakiliyamlaki5018 2 жыл бұрын
💔🥲🥲🥲 sacan cml dad badan qalbikoda jaban ilhy haku daweyo wllo
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 2 жыл бұрын
Sorry😥💔😭
@samara5158
@samara5158 2 жыл бұрын
Sorry 😓
@habiiboabukar4477
@habiiboabukar4477 2 жыл бұрын
Dhaaxaad iso samreysay dhaxdena jcl adkeysay mudadii ii dhabar adkeysay libiga galgaceel dhisaysay
@falaqfalaq6432
@falaqfalaq6432 2 жыл бұрын
Banajey waa nasoqaladey nio 😂😂
@RayanAhmed-ww7Uh
@RayanAhmed-ww7Uh 3 ай бұрын
Sidaad ii dhirineysey qayrky ban sare u dhafey Abdirahmaan 💋🫂🥹2024/April 13❤❤
@Aniga-jn8yy
@Aniga-jn8yy Жыл бұрын
qadar Ibrahim qadar keyow aslubtadu qurux
@user-go8vm9kl6u
@user-go8vm9kl6u 5 ай бұрын
Heestan waan jclhy wlhi waxay ithy xsuus qaliya Anan waligay ilawayn
@axmedmaxud5049
@axmedmaxud5049 2 жыл бұрын
Qof ba tahy igu dhex nool😭😭❤
@user-ng8sl2sd7m
@user-ng8sl2sd7m 4 ай бұрын
Waar ragow nacalaa dumar kuyaale hala gubo Jacylbay igu dafirtay ana dumar oodhanbaan dafiray😢😢
@Sheekhada
@Sheekhada 4 ай бұрын
Heestan 🥲 2021 jeclaa
@hassansalad9259
@hassansalad9259 Жыл бұрын
Keeyoow Heestan xaqeedu siiyay
@dadapoy1116
@dadapoy1116 Жыл бұрын
Masha Allah
@carfoon3454
@carfoon3454 Жыл бұрын
Team 2023
@miskiabdisalaam9330
@miskiabdisalaam9330 3 ай бұрын
heestaan xasuus iguleedahay😭❤️🫶🏻🫀
@Ayaan-ic9tq
@Ayaan-ic9tq 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anfcaxeylebotan2163
@anfcaxeylebotan2163 8 ай бұрын
Hestaan xasos garehe ildhaay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@KingTatiko
@KingTatiko Ай бұрын
Waka hay
@allihoorow6179
@allihoorow6179 2 жыл бұрын
Asc
@eshaqismael9536
@eshaqismael9536 Жыл бұрын
The best 👌
@mohadias3613
@mohadias3613 3 ай бұрын
🎉jclki hre lee igu haley sida baabjey is wiilo
@anfcaxeylebotan2163
@anfcaxeylebotan2163 3 ай бұрын
Hestan xosee igo ledhey ano xmar jogo aya dhgesan jireey 4 / 2023 abra 6 sac hbniimo xsos walhi jeclkeyga kusoxasosaa walahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ZANETTI311
@ZANETTI311 2 ай бұрын
Sorry Byohh😭🫂
@Shido748
@Shido748 4 ай бұрын
2024/3/4 kalinimo💔🥺
@user-ze5ej2vl3d
@user-ze5ej2vl3d 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@diamondlady70
@diamondlady70 2 жыл бұрын
Cadi maaha talo fiican
@user-qz5vj7np3t
@user-qz5vj7np3t Ай бұрын
Hestan 💔😭
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 2 жыл бұрын
May 14 2022 ♥️♥️♥️♥️
@abdinaasirgureychibaar9680
@abdinaasirgureychibaar9680 7 ай бұрын
Heestan aad ayey iiga dhex baxdey waa hees loogu talla galy qof aad hada aydaan xidhiidh jacyl wada lahyn, lkn aad ku han waynathay inaad la yeelatid iyada/isaga, kolba qof ayuu ku soo horeeya jcylku aniga ayuu igusoo horeyey, waxaana soo dhow xiligaan u sheegan lahaa issue ga iga dhex guuxaya iyo inaan ku han waynahy inaan la midooba iyada, waxaan ku jira safar dheer oo wax barsho ah oo had marabo inaan u sheego, waayo wan ka mushquulayaa waxaan hada wado, ama laba daydba mid aahaan ayuunba caajisaya hadaan hada wada sameyno anoon dhamyn aqoontan dhignayey, markaa waxan doonaya insha llah markaan dalka ka baxayo inaan u sheego, oo marka labada dhinacba waa uu balance garabooyaba waa lakala fog yhay aad aya lasigu xiisayaa, hada journey aan ku jiro ma ahan xili aan jacyl jillo waa xili aan iyada u shaqeysan lahaa iyaduna ay ii dhiiri galin lahyd ina garab istaagi lahyd si aan udhiso mustaqbalkayaga. Heesta waxaan u qaadi doonanhabanka aanu is mahersanno (dhaxaad iso samreysey dhexdeena jacyl adkeysey mudaan ii dhabar adaygtey libiga kalkacayl dhiseysey sidaad iidhiiri neysey qayrkeybaan sare u dhaafey kol kaad ii dhool cadeysey dhibo dhan ayaan ilaawey) Habeen ama maalin ayaanu anagoo wada jira commentigan akhrian doona haduu alle qadaro insha'Allah. I am not going to mention in her name!
@iam.legendar
@iam.legendar 5 ай бұрын
Legenow isku fikrad baynu nahay waxa iga dhex guuxaya baa adna ka dhex guuxaya waxbarasho aan dhameeyo maahane usheego isma lihi ilaa aan dalka ka baxo😊
@saarajjaban8813
@saarajjaban8813 Жыл бұрын
Hi
@bilanxasancali6709
@bilanxasancali6709 2 жыл бұрын
2022/1/9
@abdiqaniyoung8139
@abdiqaniyoung8139 2 жыл бұрын
Waw
@sayitahmed2125
@sayitahmed2125 Жыл бұрын
Ax Ya hees
@cabdiqaadir8902
@cabdiqaadir8902 Жыл бұрын
Macaan heestu
@ilyaashawle8254
@ilyaashawle8254 2 жыл бұрын
Khad
@abdizamadmohamed4556
@abdizamadmohamed4556 4 ай бұрын
2-8-2023😢
@Cxlakulan
@Cxlakulan 3 ай бұрын
6+5❤
@sacdiyoabdirisaq8386
@sacdiyoabdirisaq8386 Жыл бұрын
2023/7/9 hbeen xasusleh
@tufahibrahim1895
@tufahibrahim1895 2 жыл бұрын
2022 🌬🕊🦢🤍
@marwayusuf830
@marwayusuf830 3 ай бұрын
My cabdiqadir allow nolosha inagu midee❤❤️🫂🤴🌎🇬🇧sidaad iidhiribaysay qayrkay ban sare udhaafay ❤️🌎🫂31/3/2024 22 ramadan
@mohadias3613
@mohadias3613 3 ай бұрын
Kan xeiifmahn 😅😅
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Macan badana
KHADAR KEEYOW ADUKUNKAAN UGU JECLAHAY  HEES CUSUB 2020 LERICS
5:49
kalabood media
Рет қаралды 180 М.
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
KHADAR KEEYOW HEES CUSUB RAXMA LYRICS
5:20
HANAD Lyrics
Рет қаралды 58 М.
QAMAR SUUGANI | NOLOSHA II DHAMWYSTIRTEE | HEES CUSUB 2020 lyrics
4:57
KHADAR KEEYOW 2021 | HADAAN KUU DHAARTO QAALI | HEES CUSUB
5:18
Mattan Pro
Рет қаралды 218 М.
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:10
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,3 МЛН
KHADAR KEYOW - MARWADA NAFTA  ( Official Video) 2022 New song🎵
5:54
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 4,7 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН