Sxb xadka ka gudub oo soo duub bali dhiig eegi baaldhaye habuura bali midgaan ilaa gaashaamo From Puntland ayaan ahay hawdkiinana waan maray kkkk Garowe ayaan idinka soo salaamaya .
@Akvlogs_2025 Жыл бұрын
Waa lagaa qaday mahadsanid
@abdirahmanali66110 ай бұрын
shashacade Mohmaed Ugas Jama Qabar I am 73 years old from Hargeisa. Ina Hassan Sheekeeye. Thank you for your, what shall I say
@Xasbunalahwanimcawakiilan Жыл бұрын
Masha allah
@CaashaMuuna10 ай бұрын
Msha allah
@leylaa3666 Жыл бұрын
Maanashallahu dhulkii ay nagu danabasay beri hor mudo 26 sano ama badan dhulku waxa ku qurax badan barawaqada
@maxamuudibraahin5219 Жыл бұрын
Maansha alaah
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲🤲. So beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️
@rashiidibrahim3525 Жыл бұрын
Geelaa reer xuseen baa leh
@hibonour9657 Жыл бұрын
Absolutely gadh iyo sadex shume reer boqore ayaa leh reer ayeeyada libaax❤❤❤❤ i love them
@nimcohassan8287 Жыл бұрын
Walalo waxad ada guban iyo celdhere❤❤❤❤❤ please please ❤❤
@asmasalah1407 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤
@HassanSharif-k9d Жыл бұрын
Shanshacade Waa Magaladi Anku soo koray Balicad 2 km ayu u jiraa soo duub
@Zaacidzaiyn Жыл бұрын
Haaye Abti Miiga moye magalo matagtid miya
@aishamuuse3003 Жыл бұрын
masha allah nimco
@ahmedalimohamed5266 Жыл бұрын
Maasha'allah
@Darwiish-music-channel Жыл бұрын
Zhp heere mxd u dhaaftay noo soo duub soo socodka baligii heere waa baliga ugu weyn deegaanada baliweyn
Waar waxad ficantahay lknse waxa kaa dhiman inaad deeganka iyo dhalka aad marayso warbixin wa keentid 🎉
@MunaAdanjama Жыл бұрын
War haare meeday magaladii gobta 😊😊
@alburcaawi2803 Жыл бұрын
Xaafadda Burco Bila ee sida casriga ah loo dhisay barnaamij kasoo diyaariya mudanayaal. Mahad sanidiin.
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Habar jeclooy tuuladani matiiniba 😂😂
@fathiahmed3970 Жыл бұрын
Isku day wax yar Professional inaad xattaa dhalinta qurbaha ku dhalatay aad Fahansiiso luuqad ahaan iyo muuqaal ahaan ba
@Dufaan Жыл бұрын
Channel horta magac soomalinimo haka muuqato marka magac iska bedel
@leylaa3666 Жыл бұрын
Magaladan degan Shanacade ee aan ku leenahay barakado laakiin magaladadii way weyanatay halkan tolow balicadabaa
@Sariah195 Жыл бұрын
daryaley!!! hello mum!!
@NasraSamatar-kt3rb Жыл бұрын
Walaal heere qaraabo salaan keli miyaad u tagteen noomaad sheegin markaad joogtey
@guraykadinmaal8511 Жыл бұрын
Saraf qiimihiisa lahaa buu ahaa
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@legendabdirahman3741 Жыл бұрын
❤
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
Gobolka Togdheeer waaa gobol aad uweyn caasimada togdheer ee Burco marka laga baxo degmo wado laaami ah leh majirto marka hawdka loooo baxo . waaaa gobol ku dulman Somaliland.