AL FANAAN CAASHA KIIN "ISMA GUURSANO" XANUUN BADAN AYAA LASOO MARAY LAANGAAB.

  Рет қаралды 77,586

Hubaal TV

Hubaal TV

Ай бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 120
@madinaali9925
@madinaali9925 Ай бұрын
Masha allah fanaanada qaranka cashaa kiin allah ku xafido aamin aamin ❤️❤️❤️❤️👍✌️❤️❤️❤️
@aashmasharif8176
@aashmasharif8176 Ай бұрын
Masha Allah ❤
@mohamedahmedyabarow7988
@mohamedahmedyabarow7988 Ай бұрын
Maashaa allaah caasho kiin fananad isku kalson allaah ku xifdiyo
@Barbaarta_Maanta_Entertainment
@Barbaarta_Maanta_Entertainment Ай бұрын
Maasha alaah walaasheey Caasha cilmi xaashi waan salaamayaa alaha ku xafido
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 22 күн бұрын
Ninkan maba yara
@user-po4st8cf7i
@user-po4st8cf7i Ай бұрын
Masha allaha ❤❤❤❤
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Күн бұрын
Beautiful women of somalia Hard to find this days. Thus were the women of substance.
@I2kll
@I2kll Ай бұрын
mashallah xafadeyda yaaqshid gaar ahaan jungal ...
@user-bt9ki8jp7k
@user-bt9ki8jp7k 8 күн бұрын
Masha Allah cod macan 😢😢😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Ай бұрын
Masha allah❤❤
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Ай бұрын
Caasho kiin fanaanad qaran kal iyo laab ❤❤❤❤
@AA-qs1rz
@AA-qs1rz Ай бұрын
❤❤❤❤ Hore usoco walaal codka Allaha kuu dhowro
@nuur121
@nuur121 Ай бұрын
Waxaan ahay wariye 22 sano saxaafadda ku jiray. Heesta "Wariyaha Xaq-dhowr" marki aan maqlay ilmada waan celi waayay, waayo waxaan soo saasay saaxibbo badan oo iyaga oo xirfadda saxaafadda ku jiro la laayay. ALLAH, ha u wada naxariisto. Casha Kiin, walaal aad baan kuu salaamay.
@ashamohamud477
@ashamohamud477 Ай бұрын
Juungal❤️❤️❤️
@Amrancook900
@Amrancook900 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@marianneidd3373
@marianneidd3373 14 күн бұрын
Mashaa allaah waafanaanad vod macaan caashon kiin allaah xafido
@ibroosyare3318
@ibroosyare3318 Ай бұрын
Caasho Kiin Cilmi Xaashi fannaanad cod macaan, edeb iyo akhlaaq isku darsatay Allaha xafido reer Jungal ahaan.
@idlehfahima7081
@idlehfahima7081 Күн бұрын
❤cacha kinn horey uso
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Mashaalaah noolow
@nuurdiindhagacade5827
@nuurdiindhagacade5827 21 күн бұрын
Ana adaan ku tageera caasho kiin ❤❤❤
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Ай бұрын
Caleeeek caleeek Yasalaaam ❤ 1989 ama 1988
@ifrahmohamud1102
@ifrahmohamud1102 21 күн бұрын
Maashaalaah aisho kiin fanaanad qaran ❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Fanaanad codka dahabiga waaaaaw mash allah abayo horay usoco
@hiboali4523
@hiboali4523 Ай бұрын
Masha allha casha kiin wan ku jeclahay ano rer djibouti
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Ай бұрын
masha Allah caasho kiin caadi ma ahan ❤❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Iskumagaalanu Deganahay Sharafbadantas
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 Ай бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 Ай бұрын
caasha kiin allah ha xifdiyo waa jeclahay
@halimojibril7917
@halimojibril7917 Ай бұрын
💚💚💚💚💚💚👍
@user-mi8tu9pj5h
@user-mi8tu9pj5h 12 күн бұрын
CAASHO KIIN WAAN TAAGEERAA CODKEEDA❤❤❤❤❤❤
@naxwoabduqadir6311
@naxwoabduqadir6311 Ай бұрын
Masha allh
@tuuuuna1
@tuuuuna1 Ай бұрын
Mashaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤
@Abduljeylani
@Abduljeylani Ай бұрын
Caasho-kiin waa fanaanad buuxda oo isku kalsoon waana fanaanadeyda aad baan u salaamayaa waxaana leeyahay Caafimaad badan baan kuu rajeeyey.
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Golden voice🎉❤ aniga gabadhan horay uma arag laakiin garbasaarteeda lama haysan karo.
@marianneidd3373
@marianneidd3373 14 күн бұрын
😍❤❤❤❤
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 Ай бұрын
Gabadhan Waa Fanaanad Weeye Hadaan La Is Haqraneynin Hallahahadeeyo
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 Ай бұрын
Juungal AAA aniga ayaa ahaa heer juungal lkn ma aqaano caasha kiin
@maryancabdulaahi6144
@maryancabdulaahi6144 Ай бұрын
Masha allaah casha kin
@Hogsade80
@Hogsade80 Ай бұрын
Wax laandheer ama Langaab ah I majiro ee umada somaliyeed Allaha qalbigooda ha isku furo
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 5 күн бұрын
msha allah gabadheyda edaded sharaf iyo karamo🫡🥰🥰
@hkay980
@hkay980 22 күн бұрын
I love Casha Kiin
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
CAASHA KIIN WAAN SALAAMAY FROM COPEN HAGEN CITY HEESAHEEDA FASAXYADA BAAN DHEGEYSTAA THANKS ABAAYO QAALI
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Ай бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Ай бұрын
Wariyaha xaqdhor ❤❤❤❤
@CaliEbraahin
@CaliEbraahin 21 күн бұрын
Mash.allh
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
Laandheere in la GUURSADO maahan. Dagaaladii SOKEEYE kadib waxaa la ogaaday dhibaatooyinka DAAHSOON ee LAANDHEERANIMADU leedahay. SABAB: tusaale, waxaad guursatay GABAR laandheere ah gabadhaas oo walaaleheed, ilma adeerteed, iyo qaraabadeeda dhowi ay yihiin MOORYAAN(JIRRI, DAY-DAY), marka ay meel ku kulmaan 1/2 waa gacan ku dhiigle, kufsade, tuug iyo isbaaro ku nool af CAGAARAN balwadi ay dilootay. Marka laandheeranimo maxay TARAYSAA. Maanta waxaa aad loo raadinayaa Dumarka laangaabka ah oo aysan MOORYAAN, JIRI, iyo DAY-DAY aysan la dhalan.
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Waaruntaa gabadh tuug la dhashay ilmahaga abtigoid oo mooryana
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Ай бұрын
Haddii aad aaminsan tahay dadka qaarbaa laangaab ah. Qudhaadan habeen jirin.
@SakiMoha-qm5mi
@SakiMoha-qm5mi Ай бұрын
@@ashaabdullahi4659 haa Queen 👸 xgee jogtaa adi
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Ай бұрын
Gabadh laandheere iyo laangaab malaha ee hadii aad duleyste dumarka dila tahay laandheere nimada baa libta leh oo lugtaa taagto soo laabi waa limin illaahay baxshaa awoood dowlis, hordhaan, cudud difaac hugad kuu ah. Dembiga dulmiga iyo duliga waa cilmi iyo cuqdi u siman yahay aadmiga dunidan dabbadeed darejo dallaca hadba dakano dhiidhiyay ama dhaalacay
@kaafiamohamudyusuf57
@kaafiamohamudyusuf57 29 күн бұрын
Esh cala fanan♥️👑💯/💯
@xuseenali-qp7oy
@xuseenali-qp7oy Ай бұрын
Marka aad qofka wareessneyso si qof 3aad in uu qofka ku hor fadhiya ha u wareesan
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ashaa
@ifkashire3092
@ifkashire3092 Ай бұрын
❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Wa sax abyo
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Ай бұрын
fanasnad aan jeclahay ❤❤❤
@wardiabdullahi5099
@wardiabdullahi5099 18 күн бұрын
Fanaanadii Xawadlle 🇸🇧
@saciidfaraxsiyaad8840
@saciidfaraxsiyaad8840 24 күн бұрын
Asc Bahdda Tv.iy0 Al Fanaan caashokiin dhamaantiina waan soo dhaweynayaa
@dayax2227
@dayax2227 Ай бұрын
Maanshalah wiilka waa wariye sida iskula heleen jaanta waraysiga
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Subxaanallaah
@xuseenali-qp7oy
@xuseenali-qp7oy Ай бұрын
Hadalka qofka ha u dhameestirin
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 Ай бұрын
Caasho. Kindly fanaanad qaran
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Ай бұрын
RUNTII FANADA IYO WARIYAHA WAA JIRAAN BARNAMIJ KA FIICAN KA QURUX BADAN LAKIN QOF MUSLIM AH INLOO XAQIRO QABYALAD CASHANA QOSOL AY KA DHIGTAY WAR FIICAN MA AH
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 Ай бұрын
Caasho iyo wariyaha su aalo ayaan uqabaa
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g Ай бұрын
Asc VIVA 7UP ASAL TO ASALIYA
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Ай бұрын
gabadh laandheere iyo laangaab malaha ee hadii aad duleyste dumarka dila tahay laandheere nimada baa libta leh oo lugtaa taagto soo laabi waa limin illaahay baxshaa awoood dowlis, hordhaan, cudud difaac hugad kuu ah. Dembiga dulmiga iyo duliga waa cilmi iyo cuqdi u siman yahay aadmiga dunidan dabbadeed darejo dallaca hadba dakano intuu dhiidhiyay ama dhaalacay
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
MRkaa ma macalinkaad jecleed
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Sidiicanbanu Aqaan Sahradawo
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Ай бұрын
Badeydu ibmaha😢😢🎉
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
ii aawgeey.
@hogsade
@hogsade Ай бұрын
“Muslim kii bn biyo uwaayey.”
@abdullahisaffa3375
@abdullahisaffa3375 Ай бұрын
Ilaa aad magaca soomaali ka tanaasushaan soomaali Land waa dhulkii soomaalida maalin iyo habeen waa la gahadlaa
@hanefa283
@hanefa283 Ай бұрын
Qof weyn oo lasoo taagan waan heesay 😢
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Ай бұрын
Wareysiga noocaan ah, waxaa lagu qaadaa meel jawi deggan ah, hadda wixiiba waa qeylo!
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Walow laxankii sanka aan waxba lagu sharixin wuu yahay allow kuu naxariso
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Caqli xumada wataa muslimkii aan biyo u’waayay adiga intee biyo kaaga keenaa? Yaab
@user-zd1zd6ym1u
@user-zd1zd6ym1u Ай бұрын
Maansada u siib siib
@fatimaadamyusuf288
@fatimaadamyusuf288 Ай бұрын
Juungal walibo dhanka ceymiska udhaw meshan kuso koray lkin waagii foriyaha saan uga qaxnaybo kumalaban xasuuso hore xaqiiqdii maxaa naga arsatay itopiya 1977 waxii logeystay
@hibofarah2014
@hibofarah2014 Ай бұрын
CALI GEEDI AA KA DANBEEYAY SIDUU ASAGU LAFTIISA YIRI LAAKIIN AAQIRO WARAA JIRO
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Ай бұрын
Saaxiib cinwaanka video ga cinwaankiisa ma jecli walaalkey laangaabta aad caayeysaan anoo jecel Somalinimada hadana waxaad ku qortey inwaankaaga Laangaab ma guursado hadaba anigu Mooryaan ma guursado ee soo sorry I don’t like kuwa la yiraa laandheere my brother sorry for your and Casho kiin 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 Ай бұрын
Caasha kin.fananad.qiimo.leh.sidii.kuwii.hore Waxan.kale.waa.dayday fan.ku wan Ugbad aragsan Iyo.kuwan kalee.jidhkooda.qaawiya Ku dayda.caasha kin.sharafteeda
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 22 күн бұрын
Gabadana haba shagin
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Ай бұрын
MAASHALAAH HORAY U SOCO
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
War kayd magalo munkare allaah ka cabdada
@MustafaAhmed-pb4dx
@MustafaAhmed-pb4dx Ай бұрын
Weys leeg yihiin sahra daawo ee maxaa khaldan 😂😂😂
@naimo133
@naimo133 Ай бұрын
Waad ilaawday sahro dawo marki horey yareed hada maya
@Aamoow
@Aamoow Ай бұрын
Waxan xasuustaa malinkaa waxaa dhacayay madaafiic
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e Ай бұрын
Goormee soo laabatay Sharmaake?
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Ай бұрын
Shinbirrba shinbirkiisu la duula naagta laangaab dee keeda laangaab hala cayaadho ninka laangaabka tiisa laangaab hala cayaaro maxaa dadka leysugu mashquulin
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
Yaa io cadaa 😂😂😄
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Baadaaydu ibmahaaaaa❤❤❤❤❤❤thank you asha abyo
@zakyflaq
@zakyflaq Ай бұрын
Sahra dawo way dhimatay ban maqlay oo adis ababa bay shil kugashay isaguna wuxuu leeyahay USA ohio bay jogtaa maxaa kakhalday wariyaha
@ibroosyare3318
@ibroosyare3318 Ай бұрын
Weey nooshahay waxa dhintay waxaa la dhahaa Xaliimo Muuse Milano.
@bikolechina1328
@bikolechina1328 23 күн бұрын
Anaa ku so arkay Ohio America way nooshahay
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 Ай бұрын
Caaha samideey cod aad iyo aad u macaan ayaad leedahay
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Midgaan noo daa heesahayga urto
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
Midganka aya ka wanaagsan sbbto ah ilaahay aya abuuray dadkana ma dhibaan
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
Qabiil in laysku faquuqo inay qalad ahayd aniguba qurbahaan ku ogaaday ee halayaabina ninkii dameerlaha ahaa intaasaa loosoo qoraye.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Mooryantani fanaan xaal qaado
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
QARAAR.SOM WARYAAHE HORTA ADIGU MAADAN AQOON POSITIVEKA 😳
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 17 күн бұрын
wlhy caahaay adile isucamirtay ma ogiye ani heesti bada ayamihi dhawayd shekada bada kugu bartay fanaaninti horena kulli wawada aqaanay amarka ilahy
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani 65sano jirka ah oo ilmaha iska dhigeysa waanyaraa kulahaa
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Ай бұрын
Dalkaga somaliyed howla badan ayu u bahan yahay magaca RAGGNA wuku qoran yahay ee gabdha gogarada uga fuq
@ceelkaomar
@ceelkaomar Ай бұрын
Xee tahay dumarka la tirsaneysidee ma bidixle ayaa tahay
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
​@@dheemanhusssein9578 😂😂😂 Kaneeto Hawiye lama tuso, wax Muqdisha ku saabsan hadii uu arko Shuman biyood ayaa ku dhaca😂😂😂😂
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
adigaba kama yarid 😂
@ibroosyare3318
@ibroosyare3318 Ай бұрын
Xoolaha waxba ma dhaantid qof baad iska caynaysaa aadan aqoon.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk Dhul aanad ka talin baad u ciyeysan kii aad gacanta ku haysayna ugandho iyo itoobiyan baa kugu adoonsada riyo iyo faan baad ku nooshin. Somaliland Somaliland baa iska leh waxba kama badali kartid
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Nayaa dhidhiibso wax somaliland la yidhaa ma jirto, laba tuulo ayaad leedahay waa dal, reer woqooyigii nafta lahaa ee asalkii soomalida ahaa waxay rabaan walaalohood soomali, khaatumo state iyo Awdal state waa idinka baxeen oo ku biireen soomaaliweyn yaa idinka idiin baahan burco xstaa dadka degaa waa soomaaliweyn waana idinka baxayaan, adiga hargeysa iyo berbera miyaa wadan kuu noqon?
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
@@faizam523 NAAYA REER QAXAYE REER TUULO AWDAL ANAA AH ISAAQ WEYNE ISKU MID BAAN NAHAY YABA SOO HARAY TUULO 50 QOF JOOGTO YAA U JOOJINAYA??? MIISKIIN FAAN BAAD HAYSA NIN AAN CIILAY BAA I CAAYA OOY WAKHTI KU MA HAYO
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
@@nimasahal8599 Miskiin baad tahay reer Awdal magavooda laguma hoos dhuunto waana dad hada maamul u gaar ah leh, waxna iskuguma kiin jiraan adna waxa aad tahay hadalkaagaa laga gartaa cid ma siri kartide tuulooyinkaaga ku ekow, soomaali dhan waa is raacdey xoogaaga Soomalidiidka ahna ee Oromada ah Oromadoodii baa loo celinayaa ey awalba ka soo dhumeen kkkkkk. Reer nafta nagaa, adeerkiin abagadhe baad u laabaneysaan waayo Soomalida rabshad iyo cuqdad ayuun baa la dhex joogtaan. Somaliya Somali baa leh.
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 Ай бұрын
Waa Runteeda Waxaan Arkey Dagaalkii 4 Biloodkii Kahor Nin Carab Ah Ama Muwalad Oo Deganaa Bilaajo Xarab Inuu Nin Biyoola Ah Uu Yiri Biyo Iga Iibi Uu Ugu Jawaabey Madaxdaa Diidey Markaasuu Dhahay Maxaa Madax Kagaley Uu Ugu Jawaabey Madaxdu Waa Dameerka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Nima kuwan waa isku wada caqli qadaadwaynta ha u juuqin
Caasho-kiin Fannaanku ma dhaqan bi’is baa mise dhaqan bile?
35:40
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 52 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 14 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 49 МЛН
Cadar iyo Cawke, sheekooyin qosol badan.
6:08
Weriye Axmed-seeko
Рет қаралды 17 М.
WACDARAHA: FAARAX MURTIILE IYO AAMINA MUUSE
21:29
Kalsantv Official
Рет қаралды 101 М.
CAASHO KIIN CILMI  FT MAHAD XIDIG HEES CUSUB AMAANA LA KOOBE
7:36
Caasha kiin Official
Рет қаралды 27 М.
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 52 МЛН