al fanan Faysal Cumar Mushteeg Wareysigiisii Ugu Dambeeyey ee laga qaadey

  Рет қаралды 26,240

HOODAALE CHANNELL

HOODAALE CHANNELL

7 жыл бұрын

Пікірлер: 29
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 2 ай бұрын
faysal legend buu ahaa Allah yarxamu
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Allah SWT janatul fardawsa ha ugu deeqo faysal cumar mushteeg iyo wixii muslim ah oo dhan aamiin yaa rabbi
@a-b9206
@a-b9206 Жыл бұрын
ninkii dal Maraa dad noolba arkee Dishiishena dooxo wadanimi. Dubeys iyo deero weheshaday dugaaga Qardhaano deris nahay. hadaan dayaxaay dib kuutago kudoorto ha laygu kaa dilo. Faysal cumar mushteeq waa macalin kaygii 1974 iyo Ceerigaabo rabbi raali ka noqoy amiin
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 Жыл бұрын
Alle subxanahu watacaalaa hakugu arzaaqo janooyinkiisa Faysal Cumar Mushteeg
@samsamabdullahi1782
@samsamabdullahi1782 6 жыл бұрын
ilaahoow u naxariiso oo danbigiisa dhaaf isaga iyo anaga iyo dhamaan wixii muslima yaa rabi aamiin
@HolaFarh
@HolaFarh 5 жыл бұрын
Samsam Abdullahi aaminnn Dadka Hore Dhaxall bay nooga Tageenn. Aduun iyo akhiro hano danbi dhaafo
@derejocarte9593
@derejocarte9593 6 жыл бұрын
Faysal mushteek fanaaniintii ugu horaysay soomaali oodhan ilaahoow kuu naxariisay
@idrismahamed2915
@idrismahamed2915 5 жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto Faysal cumar mushateeg
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Alfanaan macalin faysal cumar
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Eebe haku naxariisto faysal cumar mushteeg
@abdihakinismacil143
@abdihakinismacil143 Жыл бұрын
Rabi Naxariistii janno ha siiyo janatul fardouwsa ALLA ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 Жыл бұрын
Faysal cumar mushteeg ilaahay hau naxariisto😭😭
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Abwan faysal cumar Fanan qaali ah Mohammed moge liiban😍
@oldschool7174
@oldschool7174 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto maxamed warsame qasaali Maxamed moge Faysal cumar mushtaq
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto aamiin
@aminafarid111
@aminafarid111 4 жыл бұрын
Jannatul Firdowsa Allah ha geeyo
@gaabanegaabane3105
@gaabanegaabane3105 6 жыл бұрын
Wuxuu ki wanaagsana macalin school wuxuu ku wanaagsanyahay tusaalayaasha wax lagu fahansiiyo dadka allaha ha u naxariisto
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
halkaa weriyagaasi fadhiyo hadduu cabdisalaan hereri fadhiyo waraysigu xog badan ayuu ina siin lahaa fannaanku
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 4 жыл бұрын
NAXARIISTII J ANO ALLAHA KA WARAABSHO MAXAMED CUMAR MUSHTEEG (FAYSAL)
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 6 жыл бұрын
Allah ya raxma raaximiim
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Mulaxamkii Musian hanki Macalinkii Majaajilaystihi Abwankii Fanaankii ..... Maxamed Cumar mushteeg oo looyaqanay faysal alaayarxam abaahihii Fanka Geeska Africa...
@cabdifataaxcabdilaahi4231
@cabdifataaxcabdilaahi4231 4 жыл бұрын
Ala hau naxariisto macalin faysal cumar mushtiik
@abdirizake8100
@abdirizake8100 5 жыл бұрын
Waxaan ka cabsi qabaa inay lunto taariikhdeedna ay ka mid yihiin fankeena dahabigaa waayo anigaba halkanaa iigu horaysa marxuum faysal mushteeg waayo cidna nama barin halyayadeena waxaa nala baraa reer hebal iska Celiya calool xumo waynaa
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 4 жыл бұрын
alle haw naxariisto
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 5 жыл бұрын
Xabaaleey maxaad dirrac haysaaa Alla yarxama Illahay jannada hakaa waraabiyo
@Essa_m16
@Essa_m16 4 жыл бұрын
Ilahayw u nxriiso isga iyo intii dhimty
@asiamusa689
@asiamusa689 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto isaga iyo intii dhimatayba
@caydaruusmustafe9789
@caydaruusmustafe9789 Жыл бұрын
Goorma ayuu dhinty
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Xaddaadka naga daa waa carabiye ku lahaa hhhh Faysal mucjisuu ahaa.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 954 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
MAXAAN KUSOO ARKAY SUUQA XOOLAHA UGU WEYN SOMALIDA.
10:06
Mustafe Dayo
Рет қаралды 10 М.
sidaan miyaa U dambeysey ciidankii Qawaarijta ka xoreeyey galmudug
31:52
Markaad Guurtaan Ana Goostey (feat. Faysal Cumar)
8:41
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 24 М.
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 87 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН