Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo

  Рет қаралды 25,418

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Waraysi Faysal Cumar Mushteeg waxa lagu qabtay Hadhwanaagnews, waxaana qaadaya saxafi Jannaale. Kabanka aadka u macaan waxa tumaya Cabdinaasir Macallin Caydiid. Balwo Lyrics waxay u mahadnaqaysaa cid kasta oo ka qayb qaadatay waraysigan iyo Xasan Cawaale oo na la wadaagay.

Пікірлер: 29
@Dangarad.01
@Dangarad.01 2 ай бұрын
Aniga oo aan filayn buu si kadis ah u dhammaaday muuqaalku xiisaha uu leeyahay awgeed. Faysal waxa uu ahaa fankii oo qof ah, sida oo kale waxa uu ahaa qof ilbax ah oo gob ah. Nabad ku waar abti.❤
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Wlh faysal markaan qiimeeyay waxuu ahaa fanaan gob ah oo geesi ah oo aan ka baqin duruufaha nolosha iyo waxbaad waayi,
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 Жыл бұрын
Been maad sheegin waliba gacan furaan aniga adeerkey bu aha
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Waraysigu in uu dhamaaday baan Aad uga xumaaday. Faysal wuxuu ahaa fankii oo Ruux ah. Waraysiyo badan oo kale ayaan jeclaan laha in laga qabto. Aheey ah. God bless you sir faysal Cumar mushteeg.
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 жыл бұрын
Wariyahu wa kuma, Caruuray ba Faysal nin lacag jecel ma ahayn
@caydaruusmaxamuudguure597
@caydaruusmaxamuudguure597 Жыл бұрын
Hhhh
@shaafimursal1462
@shaafimursal1462 4 жыл бұрын
Qardhoo qumman baan ka qaylinayee Mahaddaan galay qaama qawsayn Iyo dhulkii nebiyadu ka quusteen By mushteeg
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
1964 in Germany 🙄 Feysal noloshiisu waa bad runtii sida la dareemayana fursaduhu waqtigiisi hore waxay usoo marayeen sidi tusbaxi lkn ma uusan eheeyn ruux aad isugu sii mashquuliyay Allaha u naxariisto heesihiisa dhan aad baan uga helaa dadaal badan isagama lumiyo si uu u qurxiyo heesta qaabkeeda , codkiisa xabeebta lehna wuxuu ahaa mid cajiiba
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 2 жыл бұрын
Jacaylku waa dhab Wuu jiraayoo waa dab Haddaad waydana waa jab Waa jirjiroo loo waa lab Waa boqol jaadoo waa qab Wuu ku jiitaayoo waa dhab Haddaad waydana waa jab
@caydaruusmaxamuudguure597
@caydaruusmaxamuudguure597 Жыл бұрын
Aadbaan ula yaabay waraysigan cajiiibka waxa cajiiiba aftahamadiisa iyo miisaaanka heesihiiisa ayaa cajiiiba alla ha u naxariiisto
@kaafi-gacalka
@kaafi-gacalka 4 жыл бұрын
Hadaad maqasho qofkaasi waa ehelkii fanka ilaahay haw naxariistee waa mushteeg oo kale, imaka se meel laga bariiseeyo buu noqday.
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Waa fannaaniintii asalka ahayd. Balwo, Heello, iyo Subcis. Waa bilowgii heesaha reer Waqooyiga oo hormuud u noqday fankii qiimaha badnaa ee Soomaaliya. Heesahaasi dhanka Waqooyiga ama Soomaalilaand ka bilaabmay weli dadku aad bay u xiiseeyaan waana heesaha loogu jeclyahay fanka Soomaaliyeed.
@abdihakinismacil143
@abdihakinismacil143 Жыл бұрын
Rabi Naxariistii janno ha siiyo wuxuu ahaa macalin fanaan bulshada yar iyo weyn ay wada jeclaayeen isaguna jeclaa qabriga alle ha nuuro
@mohamedfaysal1381
@mohamedfaysal1381 Жыл бұрын
Ich habe keine andere Papiere kkkk Allaw kuu naxariiso
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
AUN FANAAN FAYSAL CUMAR MUSHTEEG.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Aun faysal macalinkii fanka
@cheyyene
@cheyyene 3 ай бұрын
Weriyaha dhowr jeyr ka dhexgaley, James Brown in Germany Loughing Loudly.
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Aduunyooy xaalkee ba'e.. War Faysal mucjiso aan Dib loo arkayn buu ahaa .. carro-edeg nin meel badan kaga soo noolaa waayo badan iyo taariikho badan usoo joogay... Allah HAUNAXARIISTO
@cheyyene
@cheyyene 3 ай бұрын
Oem Kalthoem isku waqti ahaayeen.
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@mustafehadari8169
@mustafehadari8169 Жыл бұрын
Abtigay allow kuu naxariiso 🤲🤲
@mukhtaarmohamed7201
@mukhtaarmohamed7201 Жыл бұрын
Ale ha u naxariisto
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Abwaan, fannaan cod sameeye alla ha u naxariisto waxaa lagu xusuusan doonaa weligaa codkii caanka ahaa ee subcis
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Miyuu igu dhammaaday aan ku ceshada.
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 8 ай бұрын
Er hat keine Anmeldung,legend
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 7 ай бұрын
yaab
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Жыл бұрын
Waaryaahe! Waar ninku, ninku, ninku hibooyin badnaayee! Aqoon iyo garasho badnaaye, cajiib.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 50 МЛН
al fanan Faysal Cumar Mushteeg Wareysigiisii Ugu Dambeeyey ee laga qaadey
42:28
Markaad Guurtaan Ana Goostey (feat. Faysal Cumar)
8:41
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 25 М.
Xaaji Maxamed Guuleed (Dallaayad) Biri-mageydo
10:00
Somaliland Power
Рет қаралды 58 М.
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
12:11
Dhacdo Jire
Рет қаралды 16 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН