Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta Koowaad || Balwo

  Рет қаралды 9,138

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Waraysi Faysal Cumar Mushteeg waxa lagu qabtay Hadhwanaagnews, waxaana qaadaya saxafi Jannaale. Kabanka aadka u macaan waxa tumaya Cabdinaasir Macallin Caydiid. Balwo Lyrics waxay u mahadnaqaysaa cid kasta oo ka qayb qaadatay waraysigan iyo Xasan Cawaale oo na la wadaagay.

Пікірлер: 24
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Aqoon yahan fannaan macalin muxuu qof tayo le ahaa allahayow u naxariiso yaa rabbi
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto waa barrahii/macalinkii waynaa Faysal Cumar Mushteeg. Waana macalinkii ama curiyihii heesahii subcis ka ahaa. Nin aad umada u jecleed, allaha u naxariisto macanka uso duceeya. Taageerahiisa wayn ayaan ahaa waligayna ahaan doona.
@AJshokaan3250
@AJshokaan3250 4 жыл бұрын
This voice never seen , never heard ever one of my favorite singers I like. God bless you with his paradise Adeero.
@ifk02
@ifk02 7 ай бұрын
Ragi hore midba ka kale wakasii cajiib sanaa gom miiran beey ahaayeen ❤❤❤❤
@kaledkck45
@kaledkck45 4 жыл бұрын
Maxamed cumar mushteg'faysal' Allow u naxariiso
@ifk02
@ifk02 3 ай бұрын
Haygabin heeygooyn anba kuma guhaadsheeneey ❤❤❤
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Faysal Dhowr qof ayuu ahaa shakhsiyadiisu wlhy inu fanaan ahaa uun ha Moodina allow ku naxriiso.
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Жыл бұрын
Mid ka mid ahaa kuwii isku darsaday hibofaneed abuur Ilaahay ah iyo aqoon barasho xilligaa hore inta nasiibka u heshayba yarayd ay yarayd darteed u yarayd.
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo
@cilminuur2497
@cilminuur2497 4 жыл бұрын
Waaw esh calaa Hess feysal Omar Mashtaaq waayo waayo ilaahada Dhagaha jawle jaceyl Franka Somaliyeed ku Madaalo oo iskaga Raaxayso afkaaga caano qaboow Laguqabay esh calaa fanan ,,
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
لا يكافأ النوم ، س لا تترك لي في الحب الألم في جسدي لا أستطيع الإمساك بسريري
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 Жыл бұрын
رحمة الله عليه رحمة الابرار الفنان المبدع محمد عمر مشتيق (فيصل)
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Illaahow naxariisti kugu deeq macalin. mu alif. Maadeeye. Mu laxam. Mu tacalin. Alla muxuu wax koobsaday.
@riyaaqcali9301
@riyaaqcali9301 4 жыл бұрын
Allah haku naxaristo 😪 adeero
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Mushteeg.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Waa dadkii hibada ulahaa Fanka
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Boqorka qaaraamiga Faysal Cumar Mushteeg Aun
@riyaaqcali9301
@riyaaqcali9301 4 жыл бұрын
This make my night 😍😍😫😫
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Waa ku salaamay riyaaq
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Waraysigan wakhtimaa lagaqabtay ilahay haw naxariis te
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 2 жыл бұрын
Waa raggeedii aheey ah.
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 3 жыл бұрын
maclin faysal AHU ❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Feysal waa ninka kaliya aan jeclahay qarmakisa
Wareysi Xiiso Badan | aun Faysal Cumar Mushteeg
31:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 36 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 35 МЛН
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
Faysal Cumar Mushteeg Ahun | Hay Gabin Hay Goynin | W Lyrics
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 28 М.
Markaad Guurtaan Ana Goostey (feat. Faysal Cumar)
8:41
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 25 М.
Ha Derderin Carrada (feat. Faysal Cumar)
4:59
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 20 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 959 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.