Al qasaam oo WARSHAD kale soo bandhigtay & Su’aalaha ka dhashay Hubka caawa ay lasoo baxeen |

  Рет қаралды 46,322

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 194
@MARACADDESHOW
@MARACADDESHOW 3 ай бұрын
x.com/warfareanalysis/status/1807437931453501745
@HassanshardiIrre
@HassanshardiIrre 3 ай бұрын
Maracade show
@salmaanhappy874
@salmaanhappy874 3 ай бұрын
Maxamed ciise maracadde sxp Allah kuxafido insha Allah
@MouseAden-m7p
@MouseAden-m7p 3 ай бұрын
Markale mahadsanid❤
@HajiQaliir
@HajiQaliir 3 ай бұрын
Weli
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 3 ай бұрын
Guul muqawimada insha allaaah
@Nuur107
@Nuur107 3 ай бұрын
Guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 ya Allah ya rabi jab iyo baaba alle ingurid yahuudey hamas in Sha Allah xorinima waarta
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 3 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في الفلسطين
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 3 ай бұрын
Guul xamaas alow jabi yuhuuda iyo macalinka weyn iyo xertiisa aamiin yaa rabi😊
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 ай бұрын
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Allahu Akbar Allahayow na guuleee Adigaa gardaadiya Gurgurshaga sabiga ah iyo garabkaga ruux raba 🤲🤲🤲🤲❤️
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 ай бұрын
saan kuu sugaayay waan noogay haday hurdo igaso dhacayaaa guul xamas🎉😢
@samiyasalad2015
@samiyasalad2015 3 ай бұрын
Hubkiina qarsada ha soo bandhiginina mujaahidiin
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 3 ай бұрын
اللهم انصرهم نصرا عزيزا يا رب العالمين. النصر مع الفلسطين.
@abdilatifofficialtube4914
@abdilatifofficialtube4914 3 ай бұрын
Manshala, that is the kind of Muslims we need today.
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 ай бұрын
Alaha unaxaristo inta qasa ku dhimatay gear ahaan sargalka alqasam laga dilay kooxdana Samir iyo iman alaha kasiyo amin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 ай бұрын
AAMIIN
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 ай бұрын
Aamiin insha Allah
@WarsanBulshaalle
@WarsanBulshaalle 3 ай бұрын
Aamiin
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 3 ай бұрын
Waa war farxad leh arinka ay sameeyeen shaqaalaha turkiga🫡🫡🫡🫡
@zaharocabdicisman7631
@zaharocabdicisman7631 3 ай бұрын
Asc walaal waa fiic naan la haayd warshada gaza in aan shaqaale ka noqdo waayo xoog badan aan ku sada qeeysan lahaa
@meaktooni
@meaktooni 3 ай бұрын
Anigu muqaleda waxa ka dawadaa xamaas telegram bsj kooda
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 3 ай бұрын
Guuuuuuul Guuuuuuul Guuuuuuul, allaahu akbar allaah akbar, guushu way dhawdahay. Allaah guusha hasiiyo REER QASSA.
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 ай бұрын
guusha qasaam aya leh guusha gaza aya leh huusha falastiin aya leh guudha islaamka aya leh inshalah
@foudahir2585
@foudahir2585 3 ай бұрын
Yaa rabii islamka ugargaar u sii damiir iyo inay qalbigoodu xasuusto inay xaga Alle unoqdaan amiiin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Tani waa nasriga illahay Ku xoojay xamaas gaalada isbahaystayna dhulka lajaray sidoo kale awooda illaahay ayaan baryaynaa iyo guul xagay eebe ah
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 ай бұрын
Aamiin insha Allah
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
❤M.Allaah❤ Gacantiisa Allaah haka dhigo tii halaagi laheyd yuhud iyo cadowga islaamka Aamiin
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 ай бұрын
Alqasam guul Ayaan alah idinbaryaya guul iyo gobonimo amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudmohamed6051
@mohamudmohamed6051 3 ай бұрын
Video gaan cod masaarna dib ugu noqo maracade wll qali wan sgyne
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 ай бұрын
Caadi ayaan u maqlaya anigu😮😊
@MahdiAbdi-oz4ti
@MahdiAbdi-oz4ti 3 ай бұрын
Zhp Amoo Telka kaa cilideysan yahey Caadi Ayan umaqleynaa Zhp👋👋👋
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j 3 ай бұрын
saraayal quduz muuqaalkan dabin bay ugu maleegayaan bay u egtahey allaha u gargaaree
@daauudismaaciil
@daauudismaaciil 3 ай бұрын
Maracada cimrigaaga allaha dheereyo war naga maqan ayaad noo ururisaa hankaagu waa ka muslimiinta hoosna ha u soo noqon insha allaah
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 3 ай бұрын
Allah ha u gargaaro rer gaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 3 ай бұрын
Masha,Allah.guul.alqasaam.guul.falastiin.yaarabi.maanta.falastiin.gargaargaaka.ayay.habstain.falastiin
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 3 ай бұрын
Waa sac ma astaahilaan.isxaan iyo wax.layiraado bilaw adanimo waayo maba yaqaanin taas
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j 3 ай бұрын
اللهم أرزقنا نصرك أین ماکنا
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 3 ай бұрын
Hubka.israail.buyo.allah.hakushubo.waxdhacayn.allah.hakadhiko.aamain.aamiin.aamiin
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j 3 ай бұрын
war baydhan falastin wuu gumaadaye doorashada allaha ka reebo oo allaha u safriyo jahanamadiisii uu xaqa u lahaa ءامین یا رب العالمین
@cabdiqaniyaasiin-wu5ee
@cabdiqaniyaasiin-wu5ee 3 ай бұрын
Mnsha allllah ale kor hayidin qado
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 ай бұрын
Hubka qiyaamaha muxuu taraa 😂😂😂😂qosol badanaa nuclearka xataa soo rid dheh 😂😂😂😂
@AbdiazizHubow
@AbdiazizHubow 3 ай бұрын
Maracade jazakallah for updating us each and every steps 🪜. Saaxib cimri dheer iyo cibaada san Allaha kusiiyo. Xaqiiqdii aqoon badan ayaan kaafaaithay. Waxaan kamid ahaa asxaabtaatha tan iyo 7da October. Muthane Hore usoco.
@MahadCabdi-k7d
@MahadCabdi-k7d 3 ай бұрын
Gluulguulguulguulguul❤❤❤❤
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 3 ай бұрын
😱😱😱😱😱😱😱😱🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡💪💪💪💪guuuuuuuuuulaysta dhamaan reer falastiin iyo xamaas
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 3 ай бұрын
Ninkaa lasheegay inuunsaday, ma ogi marunbaa mabeenbaa? Se waxaan oran: timir laf-baa kujirta, armay ahay diyaarad wax lagu basaasayo (jaajuusayo) weedha iyo naasa adag maxaa isku beegay? Waa oraah,qiso.......
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
Markihoraba majirin sababkuqasbikarta osidanognahay horumarkalagagaray diyaradaha nocana gargarcafimad odedega bayleyihin kaliya ujedku waxayraben inaymawqafka turkiya efalastiniyinta inaydhawacan islaiyagu dacayadkasosameyan arinkas
@mohaabdikadir153
@mohaabdikadir153 3 ай бұрын
Isreal iyada in lacawiyo wey rabta o rer galbed lkn in falastin lacawiyo wuxu ku hanjabaya nuclear ba adegsandona lkn wa dhamadka yuhudka xaqiq
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Reer Ilham Omar Trump haddiyad madaxweyne ayey siinaayiin haddii trump ku adkaysto inoow tartamo ayna ka yeelaan. Wiil hiraan
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein 3 ай бұрын
Thank you, keep going forward you are somali hero and spritual teacher Also
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 ай бұрын
ilaahay xogooda ha ubarakeeyo hana xafido cadowga na ilaahay ha ugargaaro mujahidiinta reer falastiin
@anakaligakujecel5798
@anakaligakujecel5798 3 ай бұрын
Waasx.saaxib.alxamdulilaah
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 3 ай бұрын
Warka hubka qiyaamaha qaybtii labaad buu ku jiray ina ciisow sxb qodobka wad nogu celisay badalkiisa wan kugu lenahay 😂😂😅
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 ай бұрын
Muqaalka saraaya qudus soo bandhigeen waxaa macquul ah in ay tahay dabin loo dhigaayo gumeystaha eriyadaas dhan ay miineysantahay
@muniirhappy5267
@muniirhappy5267 3 ай бұрын
Video ga cod la an waye
@cabdiqaniyaasiin-wu5ee
@cabdiqaniyaasiin-wu5ee 3 ай бұрын
hadan isku dayo argtidayida waxay Ku fashilantay Israel ale ha jebiye
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Diyaaradas in duulimadka laga joojiyo ayey ahey oo ganaax lagu soo roggo😂😂😂😂
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 ай бұрын
Mujahidiinta reer falastiin ilaahay garab kooda hagalo
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 3 ай бұрын
Gaaladu waxay ogyihiin midnimadu inay awood buuxada thy sidaas darteed Muslim midaysan lamarabo Alle inbadan ayuu inagu booriyaa midnimada ama wada jirka maanta muslimiinta wxa midba marloo qalanayo waa Kalataga iyo tafaraaruqa
@Zakariya0070
@Zakariya0070 3 ай бұрын
Mujaahidiinta meel walbo ey joogan garab allaha siiyo
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah guuul falastiin gacanta sare waa xamaas inshaa Allah
@MaxamedMaxamedm-j6o
@MaxamedMaxamedm-j6o 3 ай бұрын
Asc walaal tani waxay cadayneysaa inaan laga adkaankaraynin muqaawamada sieeyna ay ugu diyaarsanyihiin dagaal mudo dheer socda
@MohamoudAbdidalal-zx8ml
@MohamoudAbdidalal-zx8ml 3 ай бұрын
Caawa codku maxagayguu kaxidhanyahay, mise waa xhannelka
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Diyaaradasi haday manta ku Dagi lahayd wadan carbeed Tollow malo diidi lahaa shidaal
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Hadalkas carabta ayey ku cabsinysa ee Israaiil iyada ayaa caalamka ugu naf jecel sababto ah waxa ay ogyihin wax aney ogeyn gaalada kale taaso ah dhimashada kadib waxa ay lakulmayan
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show 💕 💕 💕 💕
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 3 ай бұрын
How do we know this industry located in Gaza i hope its in the Lebanon that is my opinion thanks
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 3 ай бұрын
Manshaaaa allah ilaaahow ugargaaar cadawga israaiil guuul iyo gobanimo
@husseinabdi7979
@husseinabdi7979 3 ай бұрын
Dowladaha carabta iyo islamka waxaa la ogaaday biiqnimadooda
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 ай бұрын
maxay u soo bandhigayaan marka miinada dhigi iyo muqaalada iyo sirtooda may qarsadaan aniga ilama qumana kolay
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 ай бұрын
ok isha islaamka ayaa guulaisandoona falastiin garab kooda alahagalo
@husseinahmed5608
@husseinahmed5608 3 ай бұрын
Iam always first-time😊
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 3 ай бұрын
Guuul iyo gobanimo falastiin ilaaahow ugargaar
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Adi ayaa macnee Ku yidhi meeshay doonaan ha u yaalo hasheegin walaa dhulka hoostiisa amaa dhulka dushiisa hayaalo adigu inaad tidhaahdo waa halkaa mahad iska jir
@naimamuad3140
@naimamuad3140 3 ай бұрын
Matorka korontad dhaliya ayey haystan taas waa iska cadahy lkn sirtod iny fashliyan ma ah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Isadaa in shidal lasiyo aa xitaa kuwa mudan yihii qofka xanun san xitaa inan lodawey nin
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 ай бұрын
Allaaha unaxaristo shuhada Riir falaztiin
@HasenAbdi-d7i
@HasenAbdi-d7i 3 ай бұрын
Qasa.walaburburiyay.halkaykutala.warshada
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 3 ай бұрын
Falas tiin inla baabii yey walada arkaa aduunkoo dhami wuu dawa nayaa un ma maamu sho waliba wadama kale bey u han jabaysaa iarael hadla mtaaro lkn ficil qiyamaha alle uun baa ridi kara cudur iyo ciidamo alle ayaa jabin doona israel
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 3 ай бұрын
Mishiino dhaliya tamar koronto ayaa jira dhul ka hoostiisa
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 ай бұрын
beenta, faanka, hadalka badan qaylada iyo dagaalka ayaan ku nacay carab
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@abdikarimmohamed8463
@abdikarimmohamed8463 3 ай бұрын
Ilahay ha unaxaristo inta qasa kudhimatay
@CabdiqafirXasan
@CabdiqafirXasan 3 ай бұрын
Masha allaah turkiga arin tan waku sodhawaynaya
@maryamadeganayaanleabdi5802
@maryamadeganayaanleabdi5802 3 ай бұрын
Dadkan allah ba wata allah ha guuleyo idam allah
@Lacag100
@Lacag100 3 ай бұрын
Guriga’s waba laga guraya iyagana argagax ayaa lagalinayas
@Pkolom-114
@Pkolom-114 3 ай бұрын
Ujeedada camirada waa in ee soo racaan hadii ee aqoonsadan goobta wa ee soo adayaan waxana u diyaarsan qorsho
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 3 ай бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 3 ай бұрын
👍👍👍👍👍🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸👍👍🤲🤲🤲🤲
@ismailomar8940
@ismailomar8940 3 ай бұрын
Aleh haw gargaaro walaalen falastiin
@moskowadanimoskowadani9057
@moskowadanimoskowadani9057 3 ай бұрын
codka maxaa helay
@YAHYAIBRAHIM-ki6yj
@YAHYAIBRAHIM-ki6yj 3 ай бұрын
War faraxad leh weye runti
@Ansaarie
@Ansaarie 3 ай бұрын
🤔 xamaas waa koox Israel ka dambayso
@abdifitahmohamedcabdi6555
@abdifitahmohamedcabdi6555 3 ай бұрын
Wll waxan karaway talefan sxb
@Qalabjaan911
@Qalabjaan911 3 ай бұрын
Al el maha magaca diyaarada ee waa elcaal kkkk
@adenabdallah857
@adenabdallah857 3 ай бұрын
Ma aniga uunba miso cod majiro?
@abdiabdilahi876
@abdiabdilahi876 3 ай бұрын
Masul codka lama maglo maxaa dhacay
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 ай бұрын
🎉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏🙏🙏🙏
@hassanadam9866
@hassanadam9866 3 ай бұрын
No voice cod malahan vediogan
@wilwaal545
@wilwaal545 3 ай бұрын
Cwe farhd aya odka waa kaxil mami
@abdikarimmohamed8463
@abdikarimmohamed8463 3 ай бұрын
Aadbaad umahasantahay wallo
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 3 ай бұрын
Solar ayay adeegsanayaan malaha
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 3 ай бұрын
حرب ثالث زلزال الغروب ونوا ابهم
@Nagaddaoud
@Nagaddaoud 3 ай бұрын
Asc Bjr
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 3 ай бұрын
Palestinian guul insha allah
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 2 ай бұрын
guul falastiin Insha Allah
@Wanaas1977
@Wanaas1977 3 ай бұрын
Cod malaha
@MaxamadAxmadcali-wv6uu
@MaxamadAxmadcali-wv6uu 3 ай бұрын
alaha hanoowada naxariisto
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 3 ай бұрын
Inay isfashilyaam ma ahayny
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
خريطة الحرب السورية 2011-2024 | كل يوم
11:07
خرائط زمنية | Atlas
Рет қаралды 511 М.
Imaaraatka oo Hub u diray ISRAIII si loogu xasuuqo shacabka Gaza !!!
18:04