ALI DHAANTO CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB TIMO SADARALEY

  Рет қаралды 11,486,096

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

#Alidhaanto #timasadaraley #dhaantocusub
ALI DHAANTO CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB TIMO SADARALEY 2013
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
SOOMAAL TUBE NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO DHAANTO iNC VIDEO CUSUB
VIDEO CUSUB SOMALI
SOMMALIDA
AF SOMALIA VIDEO
/ soomaaltube
TIMO SADARALEY - OFFICIAL VIDEO BY ALI BASHIR ( ALI DHAANTO)
DHAANTO ALI DHAANTO ALI
DHAANTO DHAANTO VIDEO TIMO SADARALEEY
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
/ dhaantoali
TIMO SADARALEY ALI DHAANTO DHAANTO ALI
/ dhaantoali
Ali Bashir Ali Dhaanto Cali Dhaanto
Official Video
Timo Sadaraley

Пікірлер: 2 400
@bambolina2392
@bambolina2392 5 жыл бұрын
I am English, I don't understand the words but I heard it on you tube from and now I listen all the time. Love from England x
@saudamohamed2293
@saudamohamed2293 5 жыл бұрын
Glad to hear that>3
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 5 жыл бұрын
This Is Somali Song and we are Glad You are Listen from Lovely Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😘
@mohamedismaciil9239
@mohamedismaciil9239 4 жыл бұрын
He is praising a girl he fall in love with.
@amiirsalmaan7770
@amiirsalmaan7770 4 жыл бұрын
Thanks 🧡👏🧡
@amiirsalmaan7770
@amiirsalmaan7770 4 жыл бұрын
Wow Masha allah
@fardawsamohamed770
@fardawsamohamed770 2 жыл бұрын
After 7 years waan dawanya what a legendary dhaanto waxy ahyd dhantdi ugu horaysay aan daawado😭❤
@12atooraha40
@12atooraha40 2 жыл бұрын
uguyaraan 10k oo mar waan kusoo ceshaday waa dhaantadii ugu fiicneed aan arko
@maxameddiraac6986
@maxameddiraac6986 2 жыл бұрын
100 maraa kuso ceshty waa is the pest dhnto
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 жыл бұрын
@@12atooraha40 waka buu dhanta qurxona cali dhante
@ridohaid2242
@ridohaid2242 2 жыл бұрын
😭😭same
@KhaalidahmedMaxamud
@KhaalidahmedMaxamud 5 ай бұрын
Ogadenkadhaqanfiicanyihin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Dhaqanka aduunka ugu Qurux badan Allah baa dhaxal noo siiyey.. Alhmdullilah❤️
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Ogaaden waa dadka ugu murtida badan soomaalida wllhi dar alle ayn idin jeclahay Ilaahow anigoon aadin ogadenia state ilaahow nafta ha iga qaadin
@firewtube5044
@firewtube5044 7 ай бұрын
Love Ogaden❤ ppl from Hawassa 🇪🇹
@QueenSamiira-b3k
@QueenSamiira-b3k Ай бұрын
They are from ogadenia right but the dance for somalis all🇸🇴🇩🇯🇪🇹🇰🇪
@shukrinuh-jo1dc
@shukrinuh-jo1dc 4 күн бұрын
​@@QueenSamiira-b3kDhanto is for Ogaaden ❤
@zBitcoin
@zBitcoin 7 жыл бұрын
يا حبي للصومال وشعبها الكريم الحر العزيز .. اخوكم من السودان
@sacdiyomohamed6443
@sacdiyomohamed6443 6 жыл бұрын
Mr Boss Shugran Akhii Sodaan Alaa yacisag Salamullh Shacbo Shacbo Sodani
@sharmaarkeabdi2915
@sharmaarkeabdi2915 6 жыл бұрын
شكرا ي حبيبي الله معاك السودان: البلد الحبيب بلدالجود والكرم بلد الإسلام والمسلمين بلد الشرف We are somali sudan is the best county
@qoriiismaris7462
@qoriiismaris7462 6 жыл бұрын
Mr Bitcoin تسلم يديك يا زول وعاشت السودان
@aziez2011
@aziez2011 6 жыл бұрын
Mr Bitcoin do they have songs like this in Sudan and if so what they do call them?
@ibrahimgaaladiid2279
@ibrahimgaaladiid2279 6 жыл бұрын
تسلم اخوي mr.bitcoin اخوك ابراهيم صومالي من اولاد بحري ناس مزاد احلي ناس
@naddaabdirizak9027
@naddaabdirizak9027 6 жыл бұрын
Markaan heestan dhagaysto Somalinimo dareema.... ha noolaato Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ dadkayga
@apoutrikacade885
@apoutrikacade885 6 жыл бұрын
ridwan abdirizak Asal weye🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nb5678
@nb5678 5 жыл бұрын
qofka somalinimada Ku weyn tahay bis dareemaayo
@ghastlyducker4214
@ghastlyducker4214 5 жыл бұрын
Nadda abdirizak maya is ogadeenimo ban darema 😂😂😂
@mukhterhosen8809
@mukhterhosen8809 5 жыл бұрын
@@nb5678 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚❤❤
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
😂😂 ana markan dhaagesto inay ogaden idhaly ban xasusta De wakakac 😋😋😋 wakaftn
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
انا من اليمن 🇾🇪 احب ثقافة الصومال 🇸🇴
@abdiraxmanmoha2492
@abdiraxmanmoha2492 3 жыл бұрын
تشرف ياغالي نرحب بك يابن اليماني
@axlaanibraahim5357
@axlaanibraahim5357 3 жыл бұрын
@@abdiraxmanmoha2492 🌳🌳🌳
@axlaanibraahim5357
@axlaanibraahim5357 3 жыл бұрын
Dhaantowacanooqaraamiy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
Beeeen 🤣 Channel ka commentiga ad ka bixisay ayan arkay
@iam.legendar
@iam.legendar 2 жыл бұрын
Vaar beenaale
@mohamudjimale7848
@mohamudjimale7848 5 жыл бұрын
Proud to be Somali from Mogadishu 🇸🇴 Somalia Dadkayga allaa naga saaro faqriga iyo dagaalada
@sadiiqsulub4722
@sadiiqsulub4722 4 жыл бұрын
Tuck you
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
I'm proud to be somali to
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 3 жыл бұрын
haa walal .. we have amazing .. qurux dhaqan .. we are best..keep your head up
@leilarashid3246
@leilarashid3246 3 жыл бұрын
@@sadiiqsulub4722 tf?
@Warrior-bm4tl
@Warrior-bm4tl 3 жыл бұрын
@@sadiiqsulub4722 f**k off
@وائليوسفمحمدعلي
@وائليوسفمحمدعلي 2 жыл бұрын
سوداني و عاشق للفن الصومالي كل الحب و الإحترام للإمبراطور علي
@calicade3834
@calicade3834 Жыл бұрын
نحن نحب أهل السوذان
@ismaelmohamed4958
@ismaelmohamed4958 Жыл бұрын
شكرا
@wedikunamacatholikawikunam832
@wedikunamacatholikawikunam832 6 жыл бұрын
I am from Eritrea love somali people
@nastehoibrahim8396
@nastehoibrahim8396 5 жыл бұрын
Thanks
@mayasquaw2254
@mayasquaw2254 5 жыл бұрын
💙💙💙💙
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 5 жыл бұрын
wedi kunama Catholikawi kunama Eritreya thank you
@yussufduale3747
@yussufduale3747 5 жыл бұрын
Love u tooo
@dddcaddey36
@dddcaddey36 5 жыл бұрын
Vxx
@somalifreestyle7066
@somalifreestyle7066 4 жыл бұрын
4 million wax kale 31,December 2019 hadda iga danbeyso like hayla dhaafin awowgaa Alla janeeye
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo Жыл бұрын
hadda waa 8.9 milyan
@RaysalIraadMaxamuud
@RaysalIraadMaxamuud 8 ай бұрын
B 😊
@NimcoCumar11
@NimcoCumar11 7 ай бұрын
Nnsndnsndnmdjdhd
@CaliKurtun
@CaliKurtun 7 ай бұрын
Arhada 2024 manosha hay wll❤
@AslamSalaad
@AslamSalaad 6 ай бұрын
🇿🇲
@mustafmohamedhashi
@mustafmohamedhashi 8 жыл бұрын
soo mahaboona inaad dhahdaan dhaqanka somaliyed intaa oran laheyden dhaqnka ogaden viva somaliweyn iyo dhaqankeda
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 жыл бұрын
somali aan ogaden ahayn oo ciyaarta ma jirta dhaanto belong ogaden
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
dhaantada baadiyaha somalida inta xoola dhaqatada ah waa ciyaaraan.lkn waxey u badntahey somali galbeed. ogadeen iyo qabiilada kalaba
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs 5 жыл бұрын
Ugadiin gacma dhere😂😂😂😂😂
@nice2abc715
@nice2abc715 5 жыл бұрын
dhaanto jacaylkeed waxaan rabaa inaan gabadh Ogaden ah arooso.. love from Lascanod cadey ❤
@najmaahmet1297
@najmaahmet1297 2 жыл бұрын
🤣😂
@xaawomahad9511
@xaawomahad9511 2 жыл бұрын
Wan ku wataa❤❤❤
@HamadiMuqdiaho
@HamadiMuqdiaho 13 күн бұрын
Waa ku wataa ❤❤😂
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Cagdheer dhaanto u daa walaahi. Aad baan idiin salaamayaa kolay iidoor iyo cagdheer waa isku tom and gerry.
@abdirizakahmed2375
@abdirizakahmed2375 6 жыл бұрын
Thanks for making this great video, my 21 months old daugter loves it. She does the dance, teaches her what is like being somali.
@zaqafie
@zaqafie 4 жыл бұрын
Wiilka dhaqanka soomalida ukacay Cidii 2020 soo raadisay liketa👍 hyla dhafin adoo raliya
@africankidd3642
@africankidd3642 5 ай бұрын
2020 ma aha macnaha like kuma sii kara 😢
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 6 ай бұрын
Dhaanto la,aan Yaa joogi karaba bahsha markaan hanaqaaday baan tumi jiray Maxaan uguureeyay Nogob iyo Qarijiqood baan kusoo xasuustaa ❤️🇬🇲
@abdiosman8729
@abdiosman8729 4 жыл бұрын
Woow! I love my people my culture Thanks alot gys.... am Somali from Kenya
@husseinadan1740
@husseinadan1740 6 жыл бұрын
Waaaw dhantadaan hadan maqlo dareen wadanimo iyo nabad ayan dareema alloow nabad anku bashaalno nasii aamiin
@yaskabrawnchannel4210
@yaskabrawnchannel4210 4 жыл бұрын
Am from Garissa cadey Ogaden Landeer igadeeh guuleystaa walalahey ONLF Viva
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 3 жыл бұрын
Landheera hadaad maqasho waa Ogaden
@strongsoul6106
@strongsoul6106 3 жыл бұрын
This song is sch a vibe...I aint somali myslf but heard it on my frnds wdng n how ppl vibe n danced to it was so amazing😍
@muniir4388
@muniir4388 5 жыл бұрын
Ogaadeen Dadka somalida Ugu Fiican uguna Qalbi Xaadhan I'm Leelkase😆😍
@nawarali2160
@nawarali2160 4 жыл бұрын
Walhi waa runta dad ka fcn malhn 🇸🇴
@suadelmi3059
@suadelmi3059 4 жыл бұрын
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
Waaca Ayaan Dhaantadan Xasuustay Inta daawanaysa 2021/27/March farta Taaga Waxaaan Kadaawanayaaa UK London East Cali dhaanto Bartadaadunu Ku salamay Adiga Iyo Soomalida Kale Ee Ku Nool Minneapolis Minnesota ♥️💯
@chamiilacabdikarinchamiila4543
@chamiilacabdikarinchamiila4543 3 жыл бұрын
😂😂aniga
@halfwolf.
@halfwolf. 6 жыл бұрын
Free ogadeen proud of my ppl ❤️.. Even i dont understand most of it Hey from Lasacannod 🇸🇴🙏🏿
@mohamudfunny3967
@mohamudfunny3967 3 жыл бұрын
Are you not somali?
@halfwolf.
@halfwolf. 3 жыл бұрын
Yes i’m but still can’t understand wlhi lol
@dreamdoll8700
@dreamdoll8700 3 жыл бұрын
@@mohamudfunny3967 stfp doqon
@savagexhunter917
@savagexhunter917 3 жыл бұрын
@@mohamudfunny3967 pub 233
@maqtalsamatarsalah9699
@maqtalsamatarsalah9699 3 жыл бұрын
@@mohamudfunny3967 different dialect, I’m somali but hv no idea what’s being said apart from tima sadaraley😭
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 3 жыл бұрын
Awoowahay jeclaa dhaantadaan alle unaxariisto awoowe mcn markaa Isla fiirsan jiray soo xasuustay😢
@aminasaid1673
@aminasaid1673 4 жыл бұрын
Wixiidawanaya 2020 gaar wixii darood ah likta dhac igu siiya boqortooyo mj baan ahaye my dhiigeyga 💉❤🇸🇱
@alibreezy6541
@alibreezy6541 4 жыл бұрын
Ceeb yo.war Somalinimo iskufaanaa darood xadixiin
@ayoubmohamed4937
@ayoubmohamed4937 3 жыл бұрын
Somalia is enough
@lipancasanyo9033
@lipancasanyo9033 3 жыл бұрын
𝑴𝒂𝒓𝒌𝒂𝒂𝒅 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒏𝒅𝒉𝒆𝒓𝒂𝒉𝒂 𝒔𝒐𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝒎𝒋 𝒊𝒐 𝒐𝒈 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒍 𝒘𝒂𝒚𝒌𝒂𝒏 👍 𝒔𝒂𝒓𝒂 𝒏𝒂𝒄𝒂𝒍𝒂𝒂 𝒍𝒂𝒏𝒈𝒂𝒃 𝒌𝒖 𝒚𝒂𝒍𝒆🤣
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 4 ай бұрын
Maangaab caqligiisa liita ayaa tahay 😮
@yashmunaibrahim5066
@yashmunaibrahim5066 4 жыл бұрын
The best dhaanto I have ever come across so far😍😍
@khembasnet3906
@khembasnet3906 Жыл бұрын
Currently living in the USA Born in Nepal but love the music and the culture The music makes me move
@hodanxuseen8538
@hodanxuseen8538 5 жыл бұрын
I love this beautiful dhaanto😍 Free Ogadenia insha allah
@carafaadmaxamuud4011
@carafaadmaxamuud4011 3 жыл бұрын
iam ogaden boy inta dawayanaysa 2021 like sara
@abdirahmanhakhame1929
@abdirahmanhakhame1929 3 жыл бұрын
I like ogaden capture
@halimaume4232
@halimaume4232 3 жыл бұрын
@Somali Waaqqaleh 88iiii
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
wan jeclahay ogadeen 💞💞
@maajiddiaz3529
@maajiddiaz3529 3 жыл бұрын
@@boqoradasomaliland5920 tnx huuno 🙏🙏❤
@Barkhad-Films
@Barkhad-Films 3 жыл бұрын
Waxay kamid tahay dhaantooyinka ugu daawashada badan, illaa hadda waan daawanayaa 2021 GC
@abdiwahaab3405
@abdiwahaab3405 5 жыл бұрын
2019ka qofkiidawadaa like hayla dhafin 🙏🙏 Viva Cali dhanto
@Maymunabdi-l7p
@Maymunabdi-l7p 6 ай бұрын
2040 manoshahy wAll
@JabriilMaxamuud
@JabriilMaxamuud 6 ай бұрын
Heestan waxan dhegaystay 2013 anoo yar oo7 jira maanta alx nin wayn baa ahay oo niicle ka daawaday xusuus❤😊🎉
@omarawil2104
@omarawil2104 2 жыл бұрын
Proud to be Somali daraawiishta laaska love ogaadeen
@deeqo1143
@deeqo1143 2 жыл бұрын
Mdkmvggjggcfbbvchbc hhszs giving shs w c so www2 I jbjjge
@rahamaumar3775
@rahamaumar3775 8 жыл бұрын
I'm Oromoo and I understand some Somali language. and this one of my favorite song
@barreaxmed5304
@barreaxmed5304 8 жыл бұрын
woooooow
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 8 жыл бұрын
Rahma I can teach you Somali, and you can teach me Oromo..
@omarabdi6255
@omarabdi6255 8 жыл бұрын
+Tormund Gaint sxb oormada xata kama baxsnayso kkkkkkkkk
@safiaabdi3388
@safiaabdi3388 8 жыл бұрын
cunsuriyada iskadhaaf bro, rahama umar welcome abaayo
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 8 жыл бұрын
welcome my sister Rahama Umar
@derysu8053
@derysu8053 4 жыл бұрын
I go nuts for this song. Heesta dhaanto ❤❤🇸🇴🇸🇴somalia waan ku jaclahay badan ya qalbikayga Still my favourite song Somali heesta jacayl ❤🇸🇴 Love from 🇹🇷 🇸🇴❤🇹🇷 waa jacayl ah
@hudesigner5319
@hudesigner5319 5 жыл бұрын
I am canadian but i like how they are doing dance. i want someone to translate their words its very beautiful
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 5 жыл бұрын
Your still Somali though 🤣🤣
@abdimajiidhayle4450
@abdimajiidhayle4450 4 жыл бұрын
Really
@kureshoibrahim595
@kureshoibrahim595 2 жыл бұрын
Dude am Canadian too less go
@calibaba2071
@calibaba2071 2 жыл бұрын
I can translate you one 2 word he is saying You are like rising sun and smells like the rose Come on and dance like small stem which the wind is blowing
@nasrocabdidaahir1784
@nasrocabdidaahir1784 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@samuelchibsa5225
@samuelchibsa5225 5 ай бұрын
I heard this song for the first at gym. Our Coach's used to train us with this song. I thought it is remix by some dj, what a song, since I got it here, always listening. Much Love From Ethiopia 🇪🇹
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
2020 iz muuji intii daawanyza😍
@usaamemaxamed7474
@usaamemaxamed7474 4 жыл бұрын
Asc
@Yh-qk5qn
@Yh-qk5qn 4 жыл бұрын
I'm with you 2o2o
@khalidnour2732
@khalidnour2732 4 жыл бұрын
😂 wa runta 😂
@Yh-qk5qn
@Yh-qk5qn 4 жыл бұрын
Ar wa nakanaa 2020 in dublin ireland
@Yh-qk5qn
@Yh-qk5qn 4 жыл бұрын
2020 I'm with you loòl
@inaaliaden4341
@inaaliaden4341 10 ай бұрын
Our culture from NFD🇸🇴❤
@abdikadirmohamud8451
@abdikadirmohamud8451 Жыл бұрын
I am American and this song I don’t understand, but I love it. ❤ from Wyoming.
@7june2024
@7june2024 Жыл бұрын
Kkk beenta joojj zxb
@NoRockinMansLand
@NoRockinMansLand 8 ай бұрын
​@@7june2024😂
@7june2024
@7june2024 8 ай бұрын
@@NoRockinMansLand wa runtay somaha 😂
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 4 ай бұрын
Abdi is American?
@Viral_videos822
@Viral_videos822 4 жыл бұрын
Daarod Ismael dad taarikh leh Illhay ha idin dhawro❤️
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@Warrior-bm4tl
@Warrior-bm4tl 3 жыл бұрын
Somali dheh qolo qolo daa
@ayoubmohamed4937
@ayoubmohamed4937 3 жыл бұрын
Somali oo dhan
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Aamin Lkn qabiil kaliya marabo somali oo dhan ayaan rabaa kaalintiisa I'm majeertiin omar mahamud Ree garac ah War qabiil in l sheegaa ceb maahan Lkn waa maekii qabyaalad laga dhigto
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
@@Turjumaanka waa runta walaal
@yaayei_rambo
@yaayei_rambo 4 жыл бұрын
Intii Somali ah like ha Igu soqabato 🇸🇴🇸🇴 Somali ha nolato
@zakariyedaashow2508
@zakariyedaashow2508 4 жыл бұрын
I7rgr 4s the 6s did 66
@queenrayan8450
@queenrayan8450 4 жыл бұрын
💞❣🇸🇴🥰
@shakrafilms932
@shakrafilms932 4 жыл бұрын
Saaaaswaye Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hanolaato one love ma pple♥️♥️♥️♥️
@mjofficial820
@mjofficial820 4 жыл бұрын
Wixi an somali ehene🤔
@yaayei_rambo
@yaayei_rambo 4 жыл бұрын
Xaa luqadena ku baray nh 🙄
@dahir022
@dahir022 3 жыл бұрын
Proud to be Somali 🇸🇴❤️ Wiil mudug PL 💙🤍💚✌🏽
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 жыл бұрын
Love mudug 🥰
@ayaanledaahir3305
@ayaanledaahir3305 3 жыл бұрын
Dfgvga .
@macab6141
@macab6141 2 жыл бұрын
❤️MUDUG❤️🇸🇴🇸🇴
@aminaabiib6964
@aminaabiib6964 Жыл бұрын
​@@aishaabdi66781²😂
@sharmarkemohamed789
@sharmarkemohamed789 2 жыл бұрын
i am from oromia ilove you somali music oromo and somaali cush family
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
FROM MAJEERTEENIYA 👑 dad baa qabiil mooda lkn waa dhul Sida dhulka Ogadenia Somali Music Never get fall 🔥
@mohamedabdukadir3271
@mohamedabdukadir3271 4 жыл бұрын
dowlada puntland dheh kk
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Mohamed Abdukadir magaca puntland waxaa ka horeeyay Majeerteeniya wax laqarin karo maaha walaale kkkk
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle puntland waa warsangali sultunate, darvish empire iyo majertenia. Marka majertenia hada dhahdid waa inta majerten dego kaliya
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 Majeerteenia Dhul ayaa layiraahdaa sida Ogadenia halkaas ayaan ka imid ee anigu kama iman Sool iyo Sanaag
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 Жыл бұрын
Ma nagu socodsiin rabta ogadenia Lee maqalnay lkn marjetenia waligay man maqal
@laacibkamuqdishotheboyofth9468
@laacibkamuqdishotheboyofth9468 5 жыл бұрын
I love ogaadenya Cali dhaante Welcome to muqdisho Mar lapaad From muqdisho
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
This is the beautiful somali culture D.jibouti,mogadisho, hargaysa, jigjiga and Garisa/NFD the five parts of somali people we're same there is no different between us and one day we'll unite.
@bennuraa1011
@bennuraa1011 2 жыл бұрын
love the spirit bruvv💙🇸🇴💉💧
@edleabdullahi364
@edleabdullahi364 2 жыл бұрын
Hope we will reunite soon I.a
@aboumedhoussein3446
@aboumedhoussein3446 2 жыл бұрын
Amiin incha'allah
@aboumedhoussein3446
@aboumedhoussein3446 2 жыл бұрын
Incha'allah bro
@user-im5hi3xn4w
@user-im5hi3xn4w 2 жыл бұрын
Inshallah
@maya.1620
@maya.1620 5 жыл бұрын
Walalaha reer ogadenia love you from sool 💕💕
@HassanMohamed-ov6oy
@HassanMohamed-ov6oy 5 жыл бұрын
We love u darwiishlad👆 😗😍😍
@AdnaanjemalSalah
@AdnaanjemalSalah 11 ай бұрын
I from from Ethiopia 🇪🇹 2023 Estill I love this song 🎵 ❤ not expected
@NoRockinMansLand
@NoRockinMansLand 8 ай бұрын
Ogaden is Ethiopia
@rashkaarter9061
@rashkaarter9061 5 ай бұрын
@@NoRockinMansLanddreaming ogadenia is somali tribe and somali land
@AishaHassan-nd4xc
@AishaHassan-nd4xc Ай бұрын
Fuck Ethiopia 🤬🖕🏼 🇪🇹
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Dhantadan markey so baxeysay 16 jir shukansi barad ah ayan ahaa 🤣🤣🤣 Mantane alx reerban leyahay waliba gabadhi aan dhantadan uqadi jiray wlh waa xasus ❤❤ 6 sano kadib ayan manta dib uso boqday dhaman wllheyga iga dambeya ama aqrisan dono qoralkan salam gobed iga gudoma✌🙋‍♂️❤ 👇👇👇 9/march 2020 from NAIROBI 12th street
@alibreezy6541
@alibreezy6541 4 жыл бұрын
✌.I miss Eastleigh Nairobi walalo
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
@@alibreezy6541 Mahadsnid sxp Eastleigh ayan iska jogna alx wa ku nabad qabna sxp adne mel walbo jogto cafimadban ku rajeynaya
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 oskudeegaan baan nahay...dhaaannbaan imid isoodhaweeya
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 жыл бұрын
@@7june2024 ❤️❤️ mahadsanid wllo
@ramliizacismaan408
@ramliizacismaan408 3 жыл бұрын
M.a nolol quruxon ban ku rajeynaya wllkey
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 10 жыл бұрын
(SOO LIG LIGO SIDII LAAN YAROOY LEYDHU LULI) ALLAA YACIZAK CALI DHAANTADA WAAN JECLAHAY MIDAN BAAN USII JECLAHAY BIG RESPECT CALI DHAANTO
@amranshariif2190
@amranshariif2190 9 жыл бұрын
@greenvalleyshoppingcenter762
@greenvalleyshoppingcenter762 9 жыл бұрын
Amran Shariif
@abdihakimhussein514
@abdihakimhussein514 3 ай бұрын
Idil ayrush and hasan yare thank you a lot such motivation is needed such time
@cabdirashiidcali183
@cabdirashiidcali183 2 жыл бұрын
Ugaadeen reer tolkay guulaysta from daraawiishta
@yungfarahabbey7142
@yungfarahabbey7142 4 жыл бұрын
Viva Ogadenia my people love u from Garissa daqankeeena wayee dhanto wankufana walahi
@malyunmaxamed9779
@malyunmaxamed9779 Жыл бұрын
Duma siyal😂
@yjama4073
@yjama4073 6 жыл бұрын
Reer abtigay big respect. 😍❤
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 5 жыл бұрын
Fuad Jama adiga somali yaad katahy abti
@Larsjensen99
@Larsjensen99 5 жыл бұрын
Kan habaryarkayga gursayi.
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Oo kle kali ban modyy inan solumy Adana kudhalen mii hadhawow 🤣🤣🤣
@Abdimalik_Educate
@Abdimalik_Educate 4 жыл бұрын
😂
@amdahajji8079
@amdahajji8079 4 жыл бұрын
Cali
@bilanmohamed1341
@bilanmohamed1341 6 жыл бұрын
ogadenimadhu mcana wlhi im so lucky inan ogaden ahay😂😂
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdirizaksalat9156
@abdirizaksalat9156 5 жыл бұрын
No qabiil in youtube only somalimo
@mariamufs2023
@mariamufs2023 5 жыл бұрын
Aniga ne proud ogaden iney somali ila sheegtaan 🇸🇴🇸🇴
@nanah7658
@nanah7658 4 жыл бұрын
Soma ahaa huno proud to be ogadeen 😭❤️💚💙
@saacidcabdiaxmed4413
@saacidcabdiaxmed4413 2 жыл бұрын
Alla muxuu telephone kaygii qadaafiga ah iga buuxiyay cali dhaanto rag axmed budul taageeraan is haynay waan xasuustaa 🥰
@Sumayya15
@Sumayya15 2 жыл бұрын
Omg anigo yar ban dwan jiray ad ayan ujeclaa dhntadan wa midi igu horeysay aan dawado🌹💚💙❤ 😩😩
@blueraysray3006
@blueraysray3006 8 жыл бұрын
I love it so much I am actually crying I love my beautiful Somali music☘🌺🎶💋love from somalilanddddd to the creator of da song💋💋
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 7 жыл бұрын
Blue rays Ray : are you a girl. IF you are we darood men dont say nothing to Female's but IF you are man search where you from you idoor slave
@mohammedlamiz2140
@mohammedlamiz2140 7 жыл бұрын
Blue rays Ray j.....
@inamudug4703
@inamudug4703 7 жыл бұрын
Hhh somaliland wax la cuno miya
@ahmedismail5060
@ahmedismail5060 6 жыл бұрын
waar ilamderayaal qofka si wacan bu hadlay wuxunba shegay inu heesaha somalida jecelayHY sido kalen uu somLiland kaso jeedo
@hananhassan1590
@hananhassan1590 6 жыл бұрын
Daariq Ahmed .cayda jooji.qof ogadena oo isaaq dhalin waa yar yahay.dadku waa walaalo .
@ዮስ
@ዮስ 2 жыл бұрын
This song is really catchy and awesome it makes me dance love from ethiopia 🇪🇹❤🇸🇴
@africankidd3642
@africankidd3642 Жыл бұрын
We love eskista too 🇸🇴
@ዮስ
@ዮስ Жыл бұрын
@JustinYiseverywherehow do u find me on every single video
@yasirabdi4729
@yasirabdi4729 2 жыл бұрын
Old is Gold yaa ila daawanooyo 2022😆
@muniishahmed1637
@muniishahmed1637 Жыл бұрын
Aniga wllhi
@kifahmuuse7880
@kifahmuuse7880 Жыл бұрын
Aniga
@huye6870
@huye6870 Жыл бұрын
😁 me
@xamdimaxamed678
@xamdimaxamed678 Жыл бұрын
Aniga wallhi
@abdilahimaxamed2158
@abdilahimaxamed2158 Жыл бұрын
Me
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 6 жыл бұрын
Wale ogadeena caadi maaha ilahow nodaa wa dad jire ilahaygi naga abuura mahad leh
@cabdinuurbashiir8020
@cabdinuurbashiir8020 4 жыл бұрын
Ogadeen24
@zubeirmohamed8551
@zubeirmohamed8551 4 жыл бұрын
Ifrah Muktar abayo abdi dhanto Og mahan and plus, Dhaanto belongs to all Somalis lol
@Viral_videos822
@Viral_videos822 4 жыл бұрын
zubeir mohamed dadka heesaya waa somali heesaha dhaantada ahna ogaaaden uun qaada caadi iska dhig huno anoo Ogaaden ahayn baa u qoray tas
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
@@zubeirmohamed8551ali dhaanto wa cawlyahan ogaden what are you talking about? this is is ali not abdi dhanto...
@indomie7
@indomie7 3 жыл бұрын
@Waaqale Agreed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 and not always, I'm OG and I am useless lol
@EngClraxmanIsmaiL
@EngClraxmanIsmaiL 2 ай бұрын
Ceelka dhoobo wayn bay ka dhaamisaa Ana dhagax madow baan ka dhaanteynaya🙂❤
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Timo sadareelay Cadi mahan mar mar aya iskaga tuurta Proud my land/people 💚💙❤️8/8/2020
@suhuurbeee5030
@suhuurbeee5030 9 жыл бұрын
Abdi qalbi ogaadeen waligood waay jireen waana jirayaan cid wax Ku samaayn kartaana ma jiraan orod is dil qashinyahow
@africamymom5163
@africamymom5163 4 жыл бұрын
Somalia my people I love you from eritrea
@lamafilaannews2429
@lamafilaannews2429 4 жыл бұрын
Ax ax cali dhaanto aad ayaan kaga helaa waxan jeclaan lahaa inan Mar uun Kula kulmo waxan jooga in hargeisa
@alixashi1952
@alixashi1952 5 жыл бұрын
masha allah war dhulku qurux badanaa oo dhirtu cagaaranaa alla maxan u xisay dhul nocan ah oo kale runtii mar hore aa igu danbaysay nocan o kale 16/2/2019 ayn dawanaya
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
I love this somali culture beautiful mashallah 😍😍😍 My God bless you in all Somali people ❤💖💙💛💜💟💚
@hindamaxamed8825
@hindamaxamed8825 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hardcoresalafist4189
@hardcoresalafist4189 3 жыл бұрын
@@hindamaxamed8825 ogadeen wey nawalen
@ZakariaQurbac
@ZakariaQurbac 3 жыл бұрын
@@hardcoresalafist4189 naga amus sxb 😂
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 2 жыл бұрын
Dhaqankaga hadad jeceshahay luqadada kufaan wll!!!!!!
@fartuunaadan8405
@fartuunaadan8405 2 жыл бұрын
1wrrr
@sahraahmed8702
@sahraahmed8702 5 жыл бұрын
Codka iyo musika ku laran qalbika iyo maskaxda ayay ku saaqayaan. Waa sixir heestan :).
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 3 жыл бұрын
Walhi wan jecelahay reerka dhaqanka noo haya guulaysta dadkaygiyow
@mohamedmuktar5288
@mohamedmuktar5288 Жыл бұрын
Proud to be somali.. from mandera, Kenya
@frozen-6ix8eight72
@frozen-6ix8eight72 4 жыл бұрын
Slaamu caleikum soomaaliya yaa fiirsanaaya 2019,2020
@cabdinajib8046
@cabdinajib8046 4 жыл бұрын
Wasekiller
@ismaciilaxmed3667
@ismaciilaxmed3667 3 жыл бұрын
Wcs 2021 baan joognaa hadee
@humbleliishbashir8149
@humbleliishbashir8149 8 жыл бұрын
Ogaden guul iyo gobonimo ayan iden rajen
@lvrrsonly
@lvrrsonly 5 жыл бұрын
Don’t even know what he’s saying and this is still very good 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@mohamedyussuf4116
@mohamedyussuf4116 2 жыл бұрын
Is alove story song meaning is araining season and everything is perfect
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
ILove you ogadeen from duriyadi 💕❤️💪
@mubaarikcolaad9411
@mubaarikcolaad9411 Жыл бұрын
Aabahay ayaa moobil niicile ah naga dawasiin jiray al maxay dhaanto ahayd wakhti hore ayaay isoo xasuusisaa oo sida aan manta ahay iyo maalintaa farqi weyn u dhaxeeyo __ sida aan manta waxa uqab sanaayo iyo maalintaa sida aana wax u qabsan karin ___hooyo iyo aabo alaw idaa __________aaaamiiinn
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Dhantadan 8sano dhageesanoyaa wa dhaantadan ugu jeclahey wlhi dhanta an ka jeclahey ma jirto cali dhaanto aabaha dhaantada🥰
@abdirahmani
@abdirahmani 4 жыл бұрын
Dhaanto aad u macaan mar kastana aan dhagaysto from mudug gobolka laba xaniinyoodka ❤❤❤❤❤
@mohashukri5408
@mohashukri5408 5 жыл бұрын
Viva somalia Ogaden I love from Kenya
@yohanneschance2357
@yohanneschance2357 4 жыл бұрын
Adi miya
@mohapro99
@mohapro99 5 жыл бұрын
Ya dawanya 2019 best dhanto
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 3 жыл бұрын
ANIGA 2021
@abdishakuurnour1419
@abdishakuurnour1419 Жыл бұрын
Mazha.allh dhaqankeena io somalidinimaDa Qurusdeeda waa tan Mazha.allh allow curfaHa naga dhex jiro dadkeen qalbiga isku Keynes fur Yaa rabbi❤
@rashkaarter9061
@rashkaarter9061 Жыл бұрын
Somali ogaadeen nii jeclahay wlhi from baladweyne ❤❤❤❤❤❤
@hamdali33prettty32
@hamdali33prettty32 7 жыл бұрын
First Somali song man ever listen to Nd it's banging 💥
@Jamira87527
@Jamira87527 6 жыл бұрын
This song brought my Somali side out 🙌🏽
@Hikmah1995
@Hikmah1995 5 жыл бұрын
Just like reggae, The Dhaanto can’t be stopped
@DonaldJPutin5
@DonaldJPutin5 Жыл бұрын
I love this traditional somali music so much ❤❤❤❤ from A.A 🇪🇹
@muntaseyyyyy
@muntaseyyyyy Жыл бұрын
Tnks
@karmasutra4774
@karmasutra4774 Жыл бұрын
Love this .. takes me back to the days I was traveling around Africa . Not sure where this artist is from, but I think of my travels in Ethiopia
@yanahassan9008
@yanahassan9008 Жыл бұрын
He is from somalia
@karmasutra4774
@karmasutra4774 Жыл бұрын
@@yanahassan9008 Ah we were at the border when I was there. Very cool. He is really good
@naimafarah5502
@naimafarah5502 Жыл бұрын
Xcfdjgajdhfdhgfhtfh. Ccxdddddè
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy Жыл бұрын
They are Ethiopian somali regional state traditional dance of somali people
@NoRockinMansLand
@NoRockinMansLand 8 ай бұрын
It's from Ogaden which is a region of eastern Ethiopia. The people are ethnically Somali
@joefirm7501
@joefirm7501 5 жыл бұрын
My teacher turned this on in class and I'm Somalia and she was like Omar how do you like this song
@Mjaqjaq
@Mjaqjaq 8 жыл бұрын
Soo ligligoo laanyaroo iluli.....❤️❤️❤️❤️ waa mas ciidoo indhaha meel ka soo jeedoo💯💯💯💯🙏🏽🙏🏽
@ruftatesfay7353
@ruftatesfay7353 7 жыл бұрын
I don’t understand but I really love this music 😍
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 жыл бұрын
Wow! Soo lig ligo sidii laan yaroo leydhu luli kuye caadi ma tihid cali dhanto Nolow inta ay nololi jirto
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Ай бұрын
Heestan waxan dhagesanayay safar an Mogadishu uga baxay anigo kusi jeda jigjiga malin axada adan cade Airport 🛫 ila cigal Airport hargeysa kadib ilaa wajaale ilaa an kasi tago magalada jigjiga ❤
@ifrahhirey6140
@ifrahhirey6140 5 жыл бұрын
Proud of my country Somalia!!!🤞 Somalia haanoolato💖 amiin,,
@cabdi9666
@cabdi9666 Жыл бұрын
2014 xasuus wlhi Niicle aabahay leeyahy kadhagaysan jiray jawiga caruur nimo markaan soo xasuusto waan ilmeeya yaa ila mida😥🥺💯
@theidealmuslimah1262
@theidealmuslimah1262 8 жыл бұрын
intresting although iam an arab girl
@sportingtube2480
@sportingtube2480 8 жыл бұрын
The ideal Muslimah it's very interesting but why everyone is talking about qabiil
@ibrahimmohamed7511
@ibrahimmohamed7511 8 жыл бұрын
Dely Ali 0 1qsaaaaq 0 źzU. ö
@rahmahassan5345
@rahmahassan5345 7 жыл бұрын
Dely Ali ytu,89o1aa2×ddr
@xasandaahir2973
@xasandaahir2973 7 жыл бұрын
Dhaqan ayaad kasheekaynysaan af eglish midwaliba adeegsanaa
@ruushruush8743
@ruushruush8743 7 жыл бұрын
يا أختي we love you
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 5 жыл бұрын
Ogadeen waa dadka ugu wanaagsan soomalida dhaqankooda iyo sharafta soomalida way jecelyihiin marti soorkana nin habeen u hoyday ayuunbaa ogaan karaa waar hadii tol la yahay inaan ogadeen idinka fadhiyaa from hargaysa
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karamad ledahy wall😘💯❤🙏
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 ай бұрын
Somali hadaa Nahay we have Best dhaqan, diin iyo fan qurux badan kaliya waxa inaga dhiman inaan heshiino. ❤
@maxamedcabdixakimjamac9565
@maxamedcabdixakimjamac9565 2 жыл бұрын
2014kii baan dhegaysan jiray heestan waan jeclahay kayimid Gaowe Somalia
YARTA DHEEREEY CALI DHAANTO VIDEO CUSUB
5:26
ALI DHAANTO
Рет қаралды 9 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Faarax Murtiile Yaryaro Official Video Clip by Future Brothers
5:52
Future Brothers Production
Рет қаралды 13 МЛН
Dhadhami
4:40
Aar Maanta - Topic
Рет қаралды 52 М.
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 10 МЛН
Dhaanto Yaakulaba Dhunkada Axmed Budul
6:00
Jigjiga Tube
Рет қаралды 3,2 МЛН
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
DHAANTO CUSUB ~ MOHAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
6:25
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 891 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,4 МЛН
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 18 МЛН
ALI DHAANTO -CALI DHAANTO BELXAROBEY VIDEO DHAANTO CUSUB
3:44
ALI DHAANTO
Рет қаралды 6 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН