Allahuma barik. Sh.Abdulrahman waa shakhsiyaadka kooban ee aan podcast ga intaan bilawdo ilaa dhamaadka aan dhagaysto ayuu kamid yahay.
@Soomaaliweyn1Ай бұрын
Masha allah mufakirka weyn ee somaliyeed shiikh abdirahman bashiir allah ku xifdiyo duruustada wa ino muhiiim fadlan noso badiya podcast
@Mouhyadinabdi-r5dАй бұрын
Machallah
@AbdiwahaabAxmed-g7l9 күн бұрын
Alaaya baarik sii wad barnaamijyadaa
@ubahahmed9180Ай бұрын
Maansha Allah tabarakallah 2 badiinana laba sheekh ayaa allaha idin xifdiyo idinkoo kalena allaha noo badiyo jazekumullahu khayr waan sugaynaa qaybta labaad insha Allah waxyaabo cajiib aad looga faidaysanayo adaa wadaan allaha idin xifdiyo
@issaabdirahmanАй бұрын
Mansha Allah I love the program
@Jibriil571Ай бұрын
Sheekha kaliya ee isoo raaca sheekh mustafe allaha barakeeyo
@AbdiwahaabAxmed-g7l9 күн бұрын
Yaa salaam❤
@sahrailtrihe9389Ай бұрын
cabdiraxmaan baschir iyo wariye machaallah hore
@h.makhtal8368Ай бұрын
﴿ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ ﴾ سورة البقرة (WAXAY LEEYIHIIN CADAAB XANUUN BADAN BEENTA AY SHEEGI JIREEN AW-GEED ) Surat Al Baqara ADEER XUSEEN
@Baaaaaar12Ай бұрын
Labo aya isheshay masha allah
@abdulahimuhdin6632Ай бұрын
Agga sheekhu ileen waa soo jabay
@saadmohamud8787Ай бұрын
Masjid nuuraani ayaan kugu ugaa adiga iyo sheekh cabdulaahi nuux
@KhadarHaji-hm4pdАй бұрын
masha.allah waa wareysi qiima badan ani waxaan codsan laha mustafa martin iyo real state inuu wax badan si public ogu sharxi bulshada mahadsanit😊
@WiilkaMagaalka-oo1odАй бұрын
Sh Abrahman wuxuu ku wngsan yahay MWnaha jabuuti
@MacalinAadanxasanАй бұрын
Masha allah was runtii
@issaabdirahmanАй бұрын
Sheikh Abdi waa samaya samaya Marka side dugsiya soomaslida lagu badali karaa in ilmaha Quranka laxifid siiyo diintana lafahanwsiiyo sida shekhenu sheegay
@amkashuuqe3627Ай бұрын
Course kaas jabhadaha magacii jaamacadee bixisa?
@khalidsheikh3466Ай бұрын
Axadkan maxaa ka qaldan?
@Soomaaliweyn1Ай бұрын
Adi maxaa ka qaldan maxay tahy cuqdada ad la baqi rabtid 🤓yey kugu qarxin cuqdada dad wax ugama badali kartid comment
@HRU2100Ай бұрын
KAN IS CARUUREYNAYA SHEEKHA WAX BADAN KAMA YARA. MUUQAALKA TIMAHA AYUUNBA U DHEXEEYA......
@252SomaliaАй бұрын
Shiikh yaalka xitaa heesaha ma dhageystaan 😂😅
@mohamedxussen-fu3ycАй бұрын
waa faasiq culimana maahan hees ninkii laga kari waayo
@Raadadka.TaariikhdaАй бұрын
Dee Marka shiikh maha maxad u leedihin waa shiikh ileen shiikh Heesa dhagaysata Ma jire Maxa qaldan waligay Nin shiikh hees dhagaysta Carab iyo Cajab Maan arag
@X10-f6eАй бұрын
Heesta wadani ayuu ki dhahay wadi waa heesaha ka hadla dalka ciidanka iyo baraarujinta bulshada sida canshuur bixinta
@252SomaliaАй бұрын
😂
@basrahassan5116Ай бұрын
This man is something I don’t understand, fanaaniin baan jeclaa rer jubuuti baan ahay nimco jaamac na not on the list? Sheekh, heeso jecel waa yaab. Xataa diiniyan wixii aan fiicnayn een samayn jirtay in la sheeg sheego ayaaba dembi ah.
@guledxarrago419Ай бұрын
ninkani waa cunsuri fanaan kaliya oo isaaqa iyo abwaan kaliya oo isaaqa midna soo mu hadal qaadin waxaa ku jira cudur isaaq nacayba hadraawi ayuu carabka ugu riday wariyuhu laakiin isaga mar kaliya kama soo bixin shakhsi kaliya oo isaaq ka soo jeeda waa waxa uu somalilandna uga soo hojeedo ale ku qabay
@abdullahukhalif9801Ай бұрын
Kkkkk Kkkkk Kkkkk
@h.makhtal8368Ай бұрын
﴿ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ ﴾ سورة البقرة (WAXAY LEEYIHIIN CADAAB XANUUN BADAN BEENTA AY SHEEGI JIREEN AW-GEED ) Surat Al Baqara ADEER XUSEEN