ALI DHAANTO NEW DHAANTO BOODH TIRA 2021

  Рет қаралды 1,344,675

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

#DHAANTO #CUSUB #BOODHTIRA #Epidemic #Reggae ‪@DhaantoMedia‬ ‪@WaqalStudio‬ ‪@ABDIASKARITUBE‬ ‪@horfb4611‬
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 275
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 9 ай бұрын
Somalinimo 🇸🇴🌹 from Togdheer Burco Somalia 🇸🇴 ❤
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
@NimcoFaraxcabdi-jf2zw
@NimcoFaraxcabdi-jf2zw 2 ай бұрын
Waakusoobooqaday
@dayahjaama8589
@dayahjaama8589 9 ай бұрын
From qays qayser by the flog of the bigest safari in Africa after two years 😂😂 what a dhanto❤
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 7 ай бұрын
Ana sido kle😂
@Munasar-17
@Munasar-17 2 ай бұрын
Same 😂❤
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Dhantoyinki asalka aya ayad so celisay Dirgax inta Ali dhanto tagerta like sara🥰❤👏
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
Waxaa maqalkeeda iigu horeysay filimki musalsalka ahaa University TV ramalanki 2022 soo dey'jirtay ey dhaxtaal u eheyd raadin dheer 11 bil kadib galabta helay waa axad 26 2 2023 we love DDS ❤ From muqdisho 😍
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
🌻LYRICS❤ Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Naftaan beerka iyo bogga igaga mudan! Aan bogsoodee bidhaanteeda maad raadisaan!? Baaaqin aan diriyo baarridaan baafiyava Wixii ani i baday buuq la'aan sawiro. (Sawirka) Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Xilligoo bariisaa² Barqin³ bay ahayd Mayay⁴ biya dhigaa dhirta baahi tiray. Bu'du⁵ wax ma seegtee Ubax baal cas iyo Iyadoo(gabadha) bureeqa⁶ ma igu soo bexeen. Ma sidaan u bukoodayna ii baananayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Key words: 1. Baan: qofku markuu xanuun ku dhaco ama uu laf ka jabo soomaalidu neef bay U qalaan neefka hilibkiisa ayaa "baan" la dhahaa. 2. Bariiso: waa daruurta subaxdii soo curata. 3. Barqo: xilliga barqada 9:30 A.m 4. Mayay: roob 5.Bu': isha qaybta madaw ee wayn, qaybta yar ee madawna waxaa la dhahaa "wiil". 6. Bureeqo: MAGACA gabadha quruxda badan balse waa magacii geenyadii nabiga SCW u dheelmisay samada.
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 11 ай бұрын
Legend❤
@Shafie211
@Shafie211 11 ай бұрын
"Mayay" ma roob baa zxp
@alifoona
@alifoona 10 ай бұрын
Masha allah taliye mahadsanid
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun 10 ай бұрын
@@Shafie211 waa nooc ka mid ah roobka
@Maxamadey
@Maxamadey 5 ай бұрын
Cilmi daadshe ❤
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Ninkan ma damo waa xidig daaraN! Legend 2022
@Nurrcaraale1
@Nurrcaraale1 3 жыл бұрын
legend labomaha agot 🙏🙌
@cabdikuus250
@cabdikuus250 3 жыл бұрын
Tyyyyyu
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 3 жыл бұрын
Kumeeh adna nuur caraale
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 4 ай бұрын
From filimka dhaxal Ismuujiya inta kaga soo heleen dhaantadan filimka dhaxal
@nastexoabdi2488
@nastexoabdi2488 Жыл бұрын
Weligay dhaanto ka mcn ama ka shidan man fiirsan wlh ❤❤
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Our language is Amizing there is no one who can translate to other languages correctly! Viva somali culture ❤❤❤
@safarashiida7836
@safarashiida7836 3 жыл бұрын
Ourlan
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Just for your info somali language is approximately 8.000 years old
@abdikadirbashir1585
@abdikadirbashir1585 2 жыл бұрын
@@ocroafff5527 p
@fatximohamed9063
@fatximohamed9063 9 ай бұрын
​@@ocroafff5527d v
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 Жыл бұрын
Inta tik-tokta kasoo raacday✊
@DeeqMaxamuud-zp9kh
@DeeqMaxamuud-zp9kh Ай бұрын
An zxb
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 Ай бұрын
King of dhaanto salaan qiima badan walaalkey somalia 🇸🇴 ♥️
@rahmabashir439
@rahmabashir439 11 ай бұрын
Mashallah adeeerkay marna abtigay Cali. King of dhaanto wuu ka baxsaday Walee😍❤️🥰🥰🥰
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 Жыл бұрын
Masiidaan ubukoodayna iimaananeyn Masidaan ubasaasayna iiboortireyn alla beerkay maxay yartu bilic lahayd🥰🥰
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo 2 ай бұрын
My favorite dhanta 2024
@amiinabdinasir1765
@amiinabdinasir1765 8 ай бұрын
This song never gets old. No matter how much I listen to it, I never get border
@liibaanoday
@liibaanoday 3 жыл бұрын
Hees iyo muuqaalkuba waa fadhiyaan the best
@yuusufaskar496
@yuusufaskar496 9 ай бұрын
❤ from the Tik Tok what the amazing song of ali dhanto
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 8 ай бұрын
inta qays qayser ka soo raacdayi😂
@abdirahmanabdinuur8490
@abdirahmanabdinuur8490 6 ай бұрын
😂😂😂
@sacadjakarta5619
@sacadjakarta5619 11 ай бұрын
My fav dhaanto yaa iga Dan beeyo oo fiir sanaya ❤🔥
@nurdinomar5754
@nurdinomar5754 11 ай бұрын
Ali Dhaanto always my favorite ❤
@SaamiyaRahma
@SaamiyaRahma Ай бұрын
Waaw waa qurux ❤❤❤
@HamseHamse-ge3wf
@HamseHamse-ge3wf Жыл бұрын
Iam feeling love Somali ogadenia culture❤❤❤
@ReyfeCabdicali
@ReyfeCabdicali 11 ай бұрын
@zadiknour7138
@zadiknour7138 11 ай бұрын
From tik tok after 2years😅
@HillsidePaperlaan
@HillsidePaperlaan 9 ай бұрын
Me to 😊😂
@phillips902
@phillips902 9 ай бұрын
Kkkk sido kale😂😂😂
@JamaalMacalin-hh8vg
@JamaalMacalin-hh8vg 9 ай бұрын
From youtuber qays qeysar😂
@laylosiciid3071
@laylosiciid3071 9 ай бұрын
Hada dhagaysanaya😂
@phillips902
@phillips902 9 ай бұрын
@@laylosiciid3071 sacanaa😁
@AmanMohamedxidiga
@AmanMohamedxidiga 3 жыл бұрын
runtii waa laxan aad u macaan iyo music cusub great cali
@MohamedOmar-hn5ng
@MohamedOmar-hn5ng 3 жыл бұрын
Mashalh waa dhaanto top ah
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 7 ай бұрын
Alla beerkaay muxu yarku bilic laha 😢😊❤
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Dhaanto gives me Somalijacyl allow dadka Somali laab tooda isu fur iyo qalbiya dooda ilhayow ka xore Somali gumaysi Oo dhan 😊🇸🇴
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Aamiin sxb somali wanaageegii iyo is jacaylkeedi rabi ha soo celiya. Inagu ka dhalinyaro ahaan waxa inoo muhim ah inaan is jeclaano waayo cida mustaqbalka dalku sugayaa waa inaga
@Dhuxul9
@Dhuxul9 3 күн бұрын
@waxogow358
@waxogow358 3 жыл бұрын
Waa wareey legend xasuus hore
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Mashallah cod macaan 💙
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 3 жыл бұрын
Caliyoow masoo deysid Ina abow dhnatada
@amiinsofly
@amiinsofly 19 күн бұрын
Now this real traditional Somali music and poetry.
@gesiabdi7178
@gesiabdi7178 3 жыл бұрын
cali dhanto walee la holin waa Masha allh
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 жыл бұрын
anter level ali dhaanto sweden iyo dhaanto waxkl keeep wn ka hely
@bilealiali9258
@bilealiali9258 11 ай бұрын
❤❤❤ Dhantadan. Malin. Kaste dhagaystan. Jecelbaa i haya gabar xmaar. Jogta ana. Jeclahay. Magaceda wa zahro abdinur❤ aniga south africa🎉🎉🎉🎉
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 11 ай бұрын
0:47 yaa salaam ❤ "Nafta beerka iyo bogga igaga mudan"
@farhiafarhia7427
@farhiafarhia7427 11 ай бұрын
Hees cusub modayay 😮❤
@ahmedmohamed2241
@ahmedmohamed2241 11 ай бұрын
From tiktok
@ahmedalihassen5787
@ahmedalihassen5787 3 жыл бұрын
Legend Ali dhanto gohed ina ader
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 3 жыл бұрын
Woof caleek qurux iyo badh 😍😍😍❤️❤️❤️
@cabdinuurmaxamedcabdilahi4851
@cabdinuurmaxamedcabdilahi4851 Жыл бұрын
Cali dhaanto waa ninkaan ku faano dhaantooyinkiisaba Muxu qaaday dhaanto dhaxalka gashay Waxaanan ilaawi doonin. Kuwii uu qaaday xoogeni garka ahaa. Liyuu bolska 👊👊👊👊👊💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@abdikanilixle62
@abdikanilixle62 10 ай бұрын
After 2 years my favorite dhanto from MG
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 жыл бұрын
Axyaa Dhaanto Ali Dhaanto 🎶🎤❤️
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 3 жыл бұрын
Cali dhaanto ❤❤❤
@adamahatsiyad1904
@adamahatsiyad1904 3 жыл бұрын
Viva Ogadenia
@hassanshimoy5506
@hassanshimoy5506 3 жыл бұрын
Our legend keep on going
@CalmBlackKitten-wq2rs
@CalmBlackKitten-wq2rs 5 ай бұрын
Dhanto iyo badh 🥰 4 2024
@MohaAbdi-y2o
@MohaAbdi-y2o Жыл бұрын
I just saw this dhanto all the way tiktok Hit song❤❤❤
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
🌻LYRICS❤ Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Naftaan beerka iyo bogga igaga mudan! Aan bogsoodee bidhaanteeda maad raadisaan!? Baaaqin aan diriyo baarridaan baafiyava Wixii ani i baday buuq la'aan sawiro. (Sawirka) Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Xilligoo bariisaa² Barqin³ bay ahayd Mayay⁴ biya dhigaa dhirta baahi tiray. Bu'du⁵ wax ma seegtee Ubax baal cas iyo Iyadoo(gabadha) bureeqa⁶ ma igu soo bexeen. Ma sidaan u bukoodayna ii baananayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Key words: 1. Baan: qofku markuu xanuun ku dhaco ama uu laf ka jabo soomaalidu neef bay U qalaan neefka hilibkiisa ayaa "baan" la dhahaa. 2. Bariiso: waa daruurta subaxdii soo curata. 3. Barqo: xilliga barqada 9:30 A.m 4. Mayay: roob 5.Bu': isha qaybta madaw ee wayn, qaybta yar ee madawna waxaa la dhahaa "wiil". 6. Bureeqo: MAGACA gabadha quruxda badan balse waa magacii geenyadii nabiga SCW u dheelmisay samada.
@ahmedomar1663
@ahmedomar1663 3 жыл бұрын
Maaaaaasha Allllah 🤲 mn frrr Ali Bashiir magnifique
@istarehabdinasir5456
@istarehabdinasir5456 3 жыл бұрын
Mashallah boqorka dhaantada
@mkeymanmk6694
@mkeymanmk6694 2 жыл бұрын
Ali dhaanto is The only Goat 🐐
@king_naw3019
@king_naw3019 3 жыл бұрын
Wwww keep shining my older brother 😘😘😍
@nabadonmoussa5316
@nabadonmoussa5316 29 күн бұрын
Woow dhanto reggae évolution from ali
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Ай бұрын
War qofta nala radiya bal
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 2 жыл бұрын
Jawi degan legend always legend
@adnaanhamza4303
@adnaanhamza4303 3 жыл бұрын
dhaanto on inaba caadi ahayn
@abdullahidrogba3166
@abdullahidrogba3166 3 жыл бұрын
Ali Dhaanto lagend 💯💯✅✅
@mohamedhaybe3316
@mohamedhaybe3316 3 жыл бұрын
Dhaanto degan iyo goob ku haboon walibana aad u macaan😍
@fankaabdalla8586
@fankaabdalla8586 2 жыл бұрын
Hestaan caadi Ma aha waa iga gadantahay abwaan cali dhanto mhdsnd wll sare
@waliedahmed7861
@waliedahmed7861 3 жыл бұрын
Cali dhaanto Kuwan dambe wuu iska qaaday uun dhaanto ma aha.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Cali.Yare. Istaan Dhaqan. Waa tilmaantiisa Wana inta .ummaddu. ku Qadariso Inaba caadi maaha Yarta ku jirta heesta ..hodman.c g.hadeey tahay huuno.Salaan Gudoon.Adna. Dumaashi.hadey.Hatana..dadkaba.Adaa u Sareeya. Nabad.Gala .goor.Walbaba. Walalkin Gamadiid.
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 жыл бұрын
gamadidow waa gabadhi dhantada ku jirtaye gudon gobanimo yakhow 😜😜😂 kaftan 👋
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Alla beerkaay maxay yartu bilic lahayd! Cajab!
@mohapro99
@mohapro99 3 жыл бұрын
Mashallah dhanto cajib ah
@fadxiismail9337
@fadxiismail9337 2 жыл бұрын
Ali dhaanto nin meel adag ka soo kaxeeyey dhaqnka somalida
@aibros8033
@aibros8033 3 жыл бұрын
Legend ali dhaanto
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 7 ай бұрын
Cali dhaantaw waxad dhanato qaabada tan miyay ino dhambeydey macaanteeda qasiido baaba lamoodaaa❤
@riyaqnwabaribashir1278
@riyaqnwabaribashir1278 Ай бұрын
Ala beerkaaay❤😂
@asmaabiibnuur3856
@asmaabiibnuur3856 11 ай бұрын
Firs time dhageysto dhanto from hrg Ww🎉
@madopeabdi5410
@madopeabdi5410 3 жыл бұрын
Best dhaanto ali ku wataa Aabo
@cabdallacadde2461
@cabdallacadde2461 11 ай бұрын
Inta tiktok ka soo aragte😂😊😊
@maxameddhaqan9829
@maxameddhaqan9829 3 жыл бұрын
Caliyoow
@maxamedismaciil6438
@maxamedismaciil6438 2 жыл бұрын
Cali dhaanto dhaanto fican bad samaysay ee qaar badano sano kala noso same libax hore usoco nin tagay ayad tahay
@user-bw2kw5xu7k
@user-bw2kw5xu7k 11 ай бұрын
Wow wad iga gadan thy cli dhantow
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 3 жыл бұрын
Ali dhaanto well done dalkii hooyo wuu ku sugayaa
@jimaale_
@jimaale_ 2 жыл бұрын
The goat 🐐
@abdul-rahmanbelel
@abdul-rahmanbelel Жыл бұрын
oo what the Amazing song of aLi dhanto M. alla go forward bro❤
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
🌻LYRICS❤ Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Naftaan beerka iyo bogga igaga mudan! Aan bogsoodee bidhaanteeda maad raadisaan!? Baaaqin aan diriyo baarridaan baafiyava Wixii ani i baday buuq la'aan sawiro. (Sawirka) Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Xilligoo bariisaa² Barqin³ bay ahayd Mayay⁴ biya dhigaa dhirta baahi tiray. Bu'du⁵ wax ma seegtee Ubax baal cas iyo Iyadoo(gabadha) bureeqa⁶ ma igu soo bexeen. Ma sidaan u bukoodayna ii baananayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Key words: 1. Baan: qofku markuu xanuun ku dhaco ama uu laf ka jabo soomaalidu neef bay U qalaan neefka hilibkiisa ayaa "baan" la dhahaa. 2. Bariiso: waa daruurta subaxdii soo curata. 3. Barqo: xilliga barqada 9:30 A.m 4. Mayay: roob 5.Bu': isha qaybta madaw ee wayn, qaybta yar ee madawna waxaa la dhahaa "wiil". 6. Bureeqo: MAGACA gabadha quruxda badan balse waa magacii geenyadii nabiga SCW u dheelmisay samada.
@shukrimohamed6807
@shukrimohamed6807 10 ай бұрын
Cajab weeye dhaantadu. aan bogsade bidhaanteda maad raadisaan 🥰
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 8 ай бұрын
From qays qayser 😂
@MahmudMilik
@MahmudMilik 11 ай бұрын
Maanta ooy tarikhdu tahay 2 Oct 2023 Ayaan heeshan kusooarkay tiktok Ish calaaa heeso Jawiguna macanaaa
@CabdirashiidMaxamed-z8u
@CabdirashiidMaxamed-z8u 14 күн бұрын
Form tik to after 3 years🎉🎉🎉🎉
@hujale6552
@hujale6552 11 ай бұрын
My favourite dhanto Artist Ali Dhanto.
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 жыл бұрын
Epidemic sifiican ayay codka iyo musicaba u sameeyeen, dhaantadu waa cajiib.
@habsathehambarte1498
@habsathehambarte1498 11 ай бұрын
How comes this has not reached over 1m views
@younis_anan
@younis_anan 9 ай бұрын
It will reach now 🎉🎉🎉🎉🎉
@duule77
@duule77 11 ай бұрын
Ali dhaanto boqorka dhaantada ❤
@Suriyastarr
@Suriyastarr 10 ай бұрын
Favourite music 🎵
@MohamettAbdinasirSayid
@MohamettAbdinasirSayid 11 ай бұрын
What a song, Amizing
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 жыл бұрын
Nagasoo daaa waad nagu raajisee qofkii koobaad ee coment ka bixiyana waan ahay
@sacdiyomaxamed6184
@sacdiyomaxamed6184 3 жыл бұрын
Mesha aat kuqadesid iyo saat ujesheu cariga gawadha eryeso cadimahen waa jishen in aat qarijiqot burihii in aat ku dhigesen camel baat u jishen masha allaah mel qurux baden waye
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 3 жыл бұрын
Video qurux badan m.a👌👍
@yaxyeh.moxamed3266
@yaxyeh.moxamed3266 3 жыл бұрын
legend always take aminute🙏
@kalo123
@kalo123 4 ай бұрын
From qeysqeysar😂
@maslahahmed2021
@maslahahmed2021 3 жыл бұрын
Legend Ali dhanto Keep going My brother ✌️
@sharaawifarah9473
@sharaawifarah9473 3 жыл бұрын
Mudane Ali horay u soco
@user-zx7wh5wz9q
@user-zx7wh5wz9q Жыл бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay love
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Жыл бұрын
🌻LYRICS❤ Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Naftaan beerka iyo bogga igaga mudan! Aan bogsoodee bidhaanteeda maad raadisaan!? Baaaqin aan diriyo baarridaan baafiyava Wixii ani i baday buuq la'aan sawiro. (Sawirka) Way i beer lushoo Waxaan ahay bukaan Baadka lacunayiyo Aan biyaha dayaynoo Sida neef bukaan Aan bartaa u aal Alla beerkaay Maxay yartu bilic lahayd! Ma sidaan u bukoodayna ii baan¹anayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Xilligoo bariisaa² Barqin³ bay ahayd Mayay⁴ biya dhigaa dhirta baahi tiray. Bu'du⁵ wax ma seegtee Ubax baal cas iyo Iyadoo(gabadha) bureeqa⁶ ma igu soo bexeen. Ma sidaan u bukoodayna ii baananayn? Ma sidaan u basaasayna ii boodh-tirayn? Alla beerkay ! Maxay yartu bilic lahayd! Key words: 1. Baan: qofku markuu xanuun ku dhaco ama uu laf ka jabo soomaalidu neef bay U qalaan neefka hilibkiisa ayaa "baan" la dhahaa. 2. Bariiso: waa daruurta subaxdii soo curata. 3. Barqo: xilliga barqada 9:30 A.m 4. Mayay: roob 5.Bu': isha qaybta madaw ee wayn, qaybta yar ee madawna waxaa la dhahaa "wiil". 6. Bureeqo: MAGACA gabadha quruxda badan balse waa magacii geenyadii nabiga SCW u dheelmisay samada.
@abdimoh
@abdimoh 9 ай бұрын
Yartan beerka iyo bogga igaga naban Aan bogsadee bidhaanteeda maad raadisaan😢
@abdiazizdeeq4722
@abdiazizdeeq4722 Жыл бұрын
Alaa BerkeY Maxa Yartu Bilic Laheyed Ali dhaanto Nice Voice🎤
@user-ki5sd7ur7g
@user-ki5sd7ur7g 11 ай бұрын
The first song dhaanto an ka helo 😮😂❤
@XalaneNugal
@XalaneNugal 3 жыл бұрын
Way dhaanto dhaftay Caliyow ina adeer wadanki Intad jogto so badi dhantoyinka🛎✊🏾
@khadarmahamed4783
@khadarmahamed4783 11 ай бұрын
Ninka ree jigjiga dhabta ah uun baa waxyabayaha qaar laga waraysan😮
@mahamedali4450
@mahamedali4450 2 жыл бұрын
Xamda Y wad I maqasha Dhanto dhaqanka ina xasusay Wakhtigu 16/4/2022 suxur aah 💖 Allaha ina wafajiyo taa tosan
Dhaanto cusub Aroos Ayaan 2024
5:22
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1 МЛН
ALI DHAANTO  MAR BAAN IDHI OFFCIAL  VIDEO 2021
4:08
ALI DHAANTO
Рет қаралды 427 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Inaan Ku Amaano
7:45
Jaango Aabaha Dhantada - Topic
Рет қаралды 43 М.
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Epidemic Reggae
Рет қаралды 903 М.
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 10 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,9 МЛН
Dhaanto Cusub Dhexda taako  Axmed Budul iyo Aamina 2014 HD
8:26
Mohamed jabuti Xidig Officials
Рет қаралды 2,6 МЛН
Ali Dhaanto - Boodh Tira
4:01
Epidemic Reggae
Рет қаралды 16 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
Kazybek Kuraiysh - Баяғы
3:16
Kazybek
Рет қаралды 354 М.
Adil - Қызым | Official Music Video
3:39
Adil
Рет қаралды 2 МЛН
Не жүріс
2:59
Қанат Тасхан - Topic
Рет қаралды 240 М.
ESKO - Папа қасыңда (Mood Video)
2:23
ESKO
Рет қаралды 165 М.
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 3,8 МЛН