Dhaanto Cusub Dhexda taako Axmed Budul iyo Aamina 2014 HD

  Рет қаралды 2,648,527

Mohamed jabuti Xidig Officials

Mohamed jabuti Xidig Officials

Күн бұрын

Dhaanto Cusub Axmed Budul iyo Aamina Dhaanto Dhex 2014

Пікірлер: 786
@user-gr3kq5vc5u
@user-gr3kq5vc5u 4 ай бұрын
Lascaanood ayan dufees ugujiraa jiida hore waan Idinjeclahay gacadheerta Masha'Allah
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 2 жыл бұрын
2022 inta Daawanaysa Ismuujiya Waan Jeclahay Wlalahy Ogadenia From Samaroon 😍🤩
@usaametayasiir2199
@usaametayasiir2199 2 жыл бұрын
M.a
@fathaosman9124
@fathaosman9124 2 жыл бұрын
Sidookle
@aliahmedshuriye2852
@aliahmedshuriye2852 Жыл бұрын
Wawww 💟💟💟
@yuusufcabdi4855
@yuusufcabdi4855 Жыл бұрын
Boqortooyo
@ubaxabdi1404
@ubaxabdi1404 Жыл бұрын
Walahi kula mid ahay ❤❤
@ShuaybMohumett
@ShuaybMohumett 10 ай бұрын
2024 dawanaya tolky ogadeen 🇬🇲ilaahy hadin barakayo❤
@akarboy5697
@akarboy5697 4 жыл бұрын
Ax wakhtigu muxu ordaya habenka wan jogay 2014 Waliba school kayga wiil waal ayan tagerayey 2020❤😥v
@sharmarkejamadiriye6860
@sharmarkejamadiriye6860 2 жыл бұрын
@Amal Dayib waa runtii waa tartankii dhaantooyinka ee schoolada iyo kuwii gobolada waana wakhtiga 2014/2015
@umalkhayrcaqib9145
@umalkhayrcaqib9145 Жыл бұрын
🥺xasuus
@suhaybfuaad2920
@suhaybfuaad2920 4 ай бұрын
@mustafemiami7520
@mustafemiami7520 6 жыл бұрын
💓💓🙌🌎🌎 Anyone 2018 ? Oh Alla maxan uxisaay wlhi 2014 Qaryaan Dhodaan Habenka wan jogeey wakhtigu waa cajiiib
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Mashaa allah inanta yar baaba ugu ciyaar wacan sidey u boodin baa cajiib ah Allow kuxafid ❤️
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Dirgax 2021 yaa dawayana inta iga danbaysa like sara🥰❤😅✌🏼
@umunashaad3219
@umunashaad3219 3 жыл бұрын
Waa ikanaa😂😂😂
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 3 жыл бұрын
wxn ahay ninka hbnkaa gbdh qurux bdn kusoo arky😂
@roodoabdullahi3562
@roodoabdullahi3562 2 жыл бұрын
Ma iga horeysa 🤣🤣🤣
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
@@roodoabdullahi3562 sanad ka horban qoralka so qoray ma iga horaysa maxa ka wada marka 🤣🙌
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 2 жыл бұрын
Bowe profilka iyo magaca tiktok kuarkaa 😂😂😂🇬🇲
@UmaimaMohamed-yf3hl
@UmaimaMohamed-yf3hl 7 ай бұрын
Anyone 2024?😊
@suusuu7069
@suusuu7069 6 ай бұрын
Qalbibaankq dhex raadinayay😂
@UmaimaMohamed-yf3hl
@UmaimaMohamed-yf3hl 6 ай бұрын
@@suusuu7069 adi lee ba somali ku hdly sis😅
@HikamAhmed-p7q
@HikamAhmed-p7q 6 ай бұрын
Me
@Sawdaapdi
@Sawdaapdi 6 ай бұрын
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 6 ай бұрын
Wa ikan❤
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 Жыл бұрын
Qaryaan dhoodaan xasus aan tirmayn🥰 Wxaan taageero ah Gobolka Qorexay , doolo iyo wardheer jano❣️
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Жыл бұрын
Axmed Budul aadbaan u jeclahay Dhantadiisa waxaana iigu horaysey tii Sool 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@RealgangstaKuligoodhooswaaye
@RealgangstaKuligoodhooswaaye 10 ай бұрын
Wad ku cusub tahee
@salaanyare2969
@salaanyare2969 Жыл бұрын
Dharar iyo habeen aan isdhowranee hayga dheeraninoo faadumooy soodhawoow🥰 2023 wixii kadanbeeya iyo wixii daawanaya like ta hayla dhaafina
@xafsaabdirisak7574
@xafsaabdirisak7574 Жыл бұрын
Wow
@Xamadiomarahmed
@Xamadiomarahmed 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@samuasumaya3147
@samuasumaya3147 2 жыл бұрын
Jecliyaa dhaanto😍💋dhaqankii rer abtigey ogadeniya💙
@fosiyadeqow3750
@fosiyadeqow3750 3 жыл бұрын
Dadkeniii daqankenii malin umban iman dona dulkena hoyo long life all ogadenia❤❤❤❤❤❤❤
@Meeraha
@Meeraha 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya?😅
@naciimamaxamednaciimamaxam8043
@naciimamaxamednaciimamaxam8043 3 жыл бұрын
Anagula dawanaya Wll
@safaelmi9373
@safaelmi9373 2 жыл бұрын
Ani🤣
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
anni✌ bisha 12 😃
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. 2 жыл бұрын
@@farhiashireabdiahmed7640 😹😹😹
@luulmataan3304
@luulmataan3304 2 жыл бұрын
22 dawanaya
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 7 жыл бұрын
Ogaden kings of somali peoble caadi ma ahan respekt
@alimahamed6958
@alimahamed6958 7 жыл бұрын
Jamaal Hasan ,Ogaden ana wosa
@kafiali8195
@kafiali8195 7 жыл бұрын
hada maxaad ku cayday qabiilka somaliyeed oon aniguba ku jiro,waxaan kuugu dhaaran karaa ninkan hadalka soo qoray inuusan Ogaden ahayn. ka fogow waxyaalaha naftaada dambiga usoo jiidaya. aniga cafis baad igatahay.
@alimahamed6958
@alimahamed6958 7 жыл бұрын
Kafi Ali waa Runtada aniga ogaden maihi brother, lkn am somali I hate gabil ilove somalia,ok xaye cafis 👍
@looolomer4443
@looolomer4443 7 жыл бұрын
Maashalla 👍🏼😻
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 7 жыл бұрын
ali mahamed hooyadaana ogaaden baa wasa
@anfachargeesawi9011
@anfachargeesawi9011 2 жыл бұрын
4:53 in the morning 19/August/2022 I’m still listening I can’t stop it ❤️😭Alhamdulilah we have beautiful culture
@bennuraa1011
@bennuraa1011 2 жыл бұрын
Frr 💙 proud
@wetry3376
@wetry3376 2 жыл бұрын
What made to stop such beautiful culture😪
@bennuraa1011
@bennuraa1011 Жыл бұрын
@@wetry3376 little footsteps are remaining sadly…😢 nowadays there’s no fanaan specifically for dhanto like back in the days
@theoceans1552
@theoceans1552 Жыл бұрын
5:45 in the morning in 2022🤟
@asmaciiltira5666
@asmaciiltira5666 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@ahmedismail398
@ahmedismail398 3 жыл бұрын
The most loved Dhaanto I have ever seen in my life time.
@istahilhussien244
@istahilhussien244 7 жыл бұрын
Ogaden ana kaa kowaah dhaanto ciidii kumaahaysato tayaar ayaabaa an kaayabay saay uula ciiyarii wiilka kadher❤❤❤❤
@abdimohamed2984
@abdimohamed2984 2 жыл бұрын
26th January 2022 and still watching..... This is a great Dhaanto by Abwaan Budul
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 жыл бұрын
18/2/22 and still watching 👀 😍
@cilmiwade6489
@cilmiwade6489 2 жыл бұрын
Dhudhumada dartaa dhulka kuma hayoo. Xeey ku taagan tahay toloow.🙃 Inaba caadi maaha asal asal.🙏🙏🙏💯❤
@jibriljanuune5791
@jibriljanuune5791 2 жыл бұрын
Axmed budul aa kor u sido
@UmaimaMohamed-yf3hl
@UmaimaMohamed-yf3hl 7 ай бұрын
😂😂
@زينب-ب3ك8ع
@زينب-ب3ك8ع 6 ай бұрын
Yacnii ma seexdo dartaa oo sarbeeba dhudhumana waa gacmaha cududa iyo calaa calaha inta u dhaxeysa hadadan wax kle u aqoon 😊waa saan u fahmay af somaligu se waa hodon😊😂
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
xusuus weye 2016 baan aad u dhageysan jiray dadka dhaanto uun bey modaan lkn waa jaceyl dhaantadu qofkii qumaati u dhageysta moye qof kale fahmi mayo ✌
@haaakiiin9653
@haaakiiin9653 Жыл бұрын
yarapi unaxariso dhalinyaradi xagan kaciayarysay..tariipka kudhimatay😭😭😭😭😭Amal..cmalik alaha qabriga niinuroo
@tigermoalim5307
@tigermoalim5307 Жыл бұрын
Ma kuwan ciyaraya
@salaanyare2969
@salaanyare2969 Жыл бұрын
Kuwa kujiray miyaa kudhintay
@ahmedser3489
@ahmedser3489 Жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto wll amaal iyo abdimalik iyo waliba wiilkle oo faysal la dhahayay oo isagana ku dhintay safarkaas tahriibka maxa dhalinteenii quruxda badnaa inagaga dhamaadeen ax😢😢
@ismahanadan1793
@ismahanadan1793 Жыл бұрын
🥺🥺🥺ilahey ha unaxatiisto
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 11 ай бұрын
@@ahmedser3489amiin Ala maxay wakhtigaas inoo qurxiyeen
@abdellahaji6575
@abdellahaji6575 Жыл бұрын
Can't get enough of this masterpiece 😍
@jibatulrahman
@jibatulrahman 10 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida abwaanku u soo xushay erayada iyo isla heliidda jaan-qaadka cayaartooda,, dhaantadaan mid here sare ah,
@xaliimofareey5253
@xaliimofareey5253 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkko
@cioffisgroup8710
@cioffisgroup8710 9 ай бұрын
Dont be qabilistay,tribal.we are one❤...Somalia hanoalato. Long live Somalia
@Mohamed_Abukar
@Mohamed_Abukar 2 жыл бұрын
The little queen’s dancing is amazing 🤩
@samiirmata3722
@samiirmata3722 9 жыл бұрын
MaashaAllah inanta yar has played a big role congrats!!!
@AliAli-bf7tc
@AliAli-bf7tc 8 жыл бұрын
asxan dhaanto well done budul and amina sodhaqaaq sodhaqaaq markaan kudhawaaqa oo dhalinyarada kale iiga dhaga nugloow iiga dhaga nugloow wey ixiiisa galisaaa dhantadan erayo aaad macaan weyan runtiii oo kusalaysan dhaqankeena soojireenka ah viva Somali galbeed guulaysta..
@MrRahim70
@MrRahim70 10 жыл бұрын
Innaba Caadi Maaha.....Dhaanto Soo Dhaaftaye.. Tolloow maxaan ku Magacaabaa ( dhan waa ka Zumba Fitness Ruuxii u baahan Dhaanto Ha ciyaaro Maanshaa Allaah... Alloow Inoo Daa Dadka & Dalkaba
@allowhooyadaycaafi4
@allowhooyadaycaafi4 7 жыл бұрын
way wiilwaal band mxn uxiisay jigjiga😍
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 2 жыл бұрын
Ree jijiga farta taaga waliba cidii joogtay habeenkii finalka ee tartanka Qaryaan dhoodan Balse 01 ayaa ka mudnayd wiilwaal Maxan dhaxan iyado ah Aan daawanay🙏🙏
@jeexdinTV
@jeexdinTV 2 жыл бұрын
Waxaan filayaa tartankan waxuu ahaa kii qaryaan dhoodan loogumagacdaray ee gobalka afdheer laguqabtay waane joogay habeenkaa kooxfan waxay kasocotay afdheer
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 Жыл бұрын
Maya halkan waa jijiga garoonka habana Kooxdana waa wiil- waal band
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Жыл бұрын
War wiil waal wax gadhayay may tartami jirinba 😂😂😂
@JAMHAD10
@JAMHAD10 7 ай бұрын
Walli 2024 Dhaanto iyo dhaqan Soomaaliyeed❤🇸🇴
@nasraali261
@nasraali261 2 жыл бұрын
MAY Allah bless 🙏 ogadenia and ogaaden all where neva they are
@alisheikh6922
@alisheikh6922 2 жыл бұрын
Watching lix sac habeen nimo Ahmed budul legend 🙌
@somalijecel9647
@somalijecel9647 10 жыл бұрын
Masha allaah runtii waa dhalin mudan ku dayasho sida quruxda leh oo ey usoo bandhigeen ciyaarta Heesta oo cajiib ah iyo dhalinta oo si aad ah usoo labistey walibana aa dhihi karo waa koox uqalanta in bilad lasiiyo Siibo gabadha yar sida ey ujabineyso Masha allaah halkaa kasii Wada
@Hashim504
@Hashim504 10 жыл бұрын
Dhudhumada dartaa dhulka kuma hayoo sida ruux dhitinayaan......Intaas aan ka helaa.
@Farhan27723
@Farhan27723 2 жыл бұрын
23, June 2023 I'm still listening. i like Somali culture and tradition.
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Isku wakhtiyo soo boqaney🤗
@abdiyarow7395
@abdiyarow7395 2 жыл бұрын
Isku waqti ayan nahay
@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdullahidhanaandhanaan4305 2 жыл бұрын
Aduun kale ma joogta
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 2 жыл бұрын
😂😂2022 you mean
@shuriye2377
@shuriye2377 2 жыл бұрын
Waanba naxay marka arkay asxaap kale oo dhahaysaa isku wakhti soboqanee, adunkale iney jogan umaleye 😂🤣😅😅😂
@mohan_farah
@mohan_farah 2 жыл бұрын
2022 hadaa daawanayso like saar From Majerteen puntland mudug Galkacyo Wan idin jeclahay wllhey Ugaadeen.
@AliAlioow
@AliAlioow 3 ай бұрын
Still watch ❤ 2024
@sucdidagan7381
@sucdidagan7381 8 жыл бұрын
kala dheeraan shaheena dhibta keenaye hadii aad ii dhawdahay dhulba kuma dhigeeeen hees dareen leh weeye budul well done
@galtomiifarekh7146
@galtomiifarekh7146 7 жыл бұрын
Sucdi dagan smli
@guledjamac3763
@guledjamac3763 10 жыл бұрын
waaw waaw waaw ax yaa dhaanto aad ayey qalbigayga u ruxday dhaantadan la soo habeeyey axmed budul allaah yaa cisak
@sucdidagan7381
@sucdidagan7381 7 жыл бұрын
KALA DHEERAAN SHAHEENAA DHIB KEENAYEE HADII AAD II DHAWDAHAY DHULBA KUMA DHIGEEEN WOOOW
@cumarmacow8781
@cumarmacow8781 3 жыл бұрын
So dhaqaaq markan kuu dhawaaqo oo Dhalinyarada Kale iiga dhega nuglaaw
@alibolow896
@alibolow896 8 жыл бұрын
gabadha yarta ayanba kahelay say uciyaraso good
@keyfmohamudahmed8383
@keyfmohamudahmed8383 2 жыл бұрын
My favorite dhanto till 2014 UpTo now listening 🎧🎧💋💋💖
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
OGADEN traditional dance Dhaanto
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 3 жыл бұрын
We we legend ahmed budul kamadaalo dhantadan abaaal weyn baan kuu hayaa sidaad dhaantadayda iigu soo qaaday wllky♥️😘🙏
@halimajama412
@halimajama412 5 жыл бұрын
wow wow wow masha allah KALA DHEERAAN SHAHEENAA DHIB KEENAYEE HADII AAD II DHAWDAHAY DHULBA KUMA DHIGEEEN WOOOW
@umahmazim1595
@umahmazim1595 5 жыл бұрын
Kala dheerashaheena dhib keenayee Hadii aad ii dhaw dahay dhulba kuma dhigeen Hees dareen leh runtii 😘😅
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 6 жыл бұрын
Waaawareey war tan yar hala iisoo raadiyo maasha allah ayadaaba tilmaamaysa kuwa waawayn
@Gooshacas
@Gooshacas Ай бұрын
Way dhiimatay wllo alle hawu naxriisto
@abdifitahbishar5151
@abdifitahbishar5151 Жыл бұрын
Our culture never changes one love ogadenia🇬🇲❤️💪
@ayaanhaybe9399
@ayaanhaybe9399 Жыл бұрын
💗🇬🇲😭
@xafsaabdirisak7574
@xafsaabdirisak7574 Жыл бұрын
Ogadeen ia
@abdirahmantyga9166
@abdirahmantyga9166 8 жыл бұрын
mansha allah wllhidhalintan say u dheelayan aad baan uga helay
@deeqamaxamed6083
@deeqamaxamed6083 7 жыл бұрын
Abdirahman Tyga
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 4 ай бұрын
Aaad ayan u jecelhy dhaantadan in 2laba sanaba wan dhagaysta ❤❤I love it
@wiztire1676
@wiztire1676 2 жыл бұрын
Caawaan soo booqdey habeenkaas waan ujoogey waxy wiil waal meesha kadhigen
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
WARYAA you greatest bro, caweyska.. you make us Cry..ya 🎉 🎂 ya biggest Fan,Ina PUNT..
@irshaadcabdiqaadir7577
@irshaadcabdiqaadir7577 2 жыл бұрын
Dhantadan Mar kasta Wan iska jecelahy Wllhi hadad sidaydo Kle u jeceshay like isar Wll ♥️♥️⏱😆
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 Жыл бұрын
Inanta yar wey qurxisey meesha cajiib weye❤
@CalmBlackKitten-wq2rs
@CalmBlackKitten-wq2rs 4 ай бұрын
Who's Watching 2024
@whalenhausch-vg6cr
@whalenhausch-vg6cr Жыл бұрын
Hayeh wallaalkis/Aboowe Macan .All Somaali is yours.Adiga Leh
@sucaadoali1671
@sucaadoali1671 8 жыл бұрын
dhalan dholay gortii an dhofayo dhulkii hooye dhexjogtaan so dhowraya dib uso dhowrayaaa ax ax ax.ishqiyaaasak aleylehe waaaa dhaanto iyo badh
@Hussein-Haji
@Hussein-Haji 10 жыл бұрын
wahwah abwaan ahmed budul wax jiira ayaa tahay dhaqanka iyo hidahana waad noo horsedeen adiga iyo asxaabta kale
@jimaalebachirassan89
@jimaalebachirassan89 Жыл бұрын
Ninkii garanbaa garanayee dhalinyarada dhantaynaysaa waa anaga gaar ahaan reer wiilwaal dugsiga hoose dhexe ee wiilwaal tartankuna waa qaryaan dhoodaan waxaanu ku qaadnay tartankaas hashiii maandeeq ee dugsiga wiilwaal daaqi jirtay markaanu calanka saarayno way na daba istaagi jiray xasuus wiilwaal jigjiga 😢😢❤❤❤
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 11 ай бұрын
Wakhti cajiib Ah baad soo qaatadeen,se dhalinta qaarba tahriib ku dhintay baan maqlay wll😢
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 3 жыл бұрын
Dharaar iyo habeen isa dhaworanee 2021👋🙏🔥✌👌👍
@cadedahir2638
@cadedahir2638 3 жыл бұрын
mksta
@cadedahir2638
@cadedahir2638 3 жыл бұрын
mhdnfbe
@hafsomaxamed9292
@hafsomaxamed9292 2 жыл бұрын
Searching wiil ogaadeena oo jigjiga i keeya😭😭🤣❤🤲
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 2 жыл бұрын
❤️
@bennuraa1011
@bennuraa1011 Жыл бұрын
Ana si socdeee makusiikaxeeya 😂❤
@mohasooyaan6
@mohasooyaan6 Жыл бұрын
Walibana dhaantadan ku bari.
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
Halele,Halele, hahaha ❤️,Eebow dadkeyga jecliyaa..inoo so celi waxaad nasiiso DHAN, dhaqankeni,wadankeeni nabad ah,oh Na- Abuuray"..lord thank you, please unite our people,and Make our Somaal Great again8.Greatest.amen
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Mashaa allah Inanta yar iyadaba hagin kuwa #Waaweyn😂
@mohamudabdi6720
@mohamudabdi6720 10 жыл бұрын
woow runtii I really like this dhaanto and I like the little girl how she was playing !!!!
@abdiazizismail8138
@abdiazizismail8138 5 жыл бұрын
I am Kenyan I love Ogaden jigjiga
@zuhramahamedzuhramahamed1057
@zuhramahamedzuhramahamed1057 9 жыл бұрын
Wonderful that's my song👌👌.axmed budul asal batahy huno
@shafimahamed
@shafimahamed 10 ай бұрын
Dhaantada aan ugu jeclahay dhaantooyinka Axmed budul iyo aamino noolaada nolol qurux badan
@xashawedabcasar4344
@xashawedabcasar4344 2 жыл бұрын
Runtii dhaantadan aad baan ujeclahay wayna iiga duwantahay markaan heesaha kale dhageysanayo waayo waxan dareemaa kalgacayl aad uweyn markan dhaantadan dhageysto Axmed dhuxul inaba caadi ma ahan walahi
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
Still listening 2023 and Our Culture ❤️
@iftinmohamed3951
@iftinmohamed3951 Жыл бұрын
Qaryaan dhodaan xasus still watching 28/5/2023❤
@fadxiyare5342
@fadxiyare5342 3 жыл бұрын
Wakhtigu orodbadana 2018 arday schoolka wiil waal dhigtan ahaa wanna dhantadan koopka ku qadny xiizo aad upadanba loo qabay dhantda wlhi just way sii dabar go aysaa Monday . 10. may .2021😭
@nuurdiinaxmed3470
@nuurdiinaxmed3470 5 жыл бұрын
God bless The seed of great pharaohs Somali lions 👳🏾‍♀️👑👸🏾👑👳🏾‍♀️👑👸🏾👑👳🏾‍♀️👑👸🏾👑👳🏾‍♀️👸🏾
@Notorious.819
@Notorious.819 3 жыл бұрын
Allah cursed the pharaohs don't ever claim them
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi 2 жыл бұрын
Wa dhigeen firoon sey tahey sahib African madow bala ya heey Ma dhidantahey ina awooyashena misr ka imadhan.
@tooshkabulshada8313
@tooshkabulshada8313 2 жыл бұрын
I wonder how ignorantly you are misleading us, Who the hell has told you this baloony, Or are you seeking fame from such unreferenced ancestry claim. I dont know if some Somalians dont know their lineage but Alx My people and i do know it well as we trace back a known ancestor. Kuukuyadaa dhahda awoowgeen Cirkuu kasoo dhacay markaasaa Soomaalida qaar sida iyagoon abtirkooda aqoon meeshii lagu sheegaaba iska aadaya, Xaqiiq Aabahaa iyo Awoowgaa kay kuu sheegeen baa sax.
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 2 жыл бұрын
@@Notorious.819 only one pharaoh ramses was cursed there were hundreds of pharaohs kings
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 2 жыл бұрын
@@tooshkabulshada8313 tell us about your lineage you Tamil from slum of kalkuta.we don't argue with black indian
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 2 жыл бұрын
Tartankan intii firsan jirtay farta taaaga 2014 just woow 16 jir ahaa markaas 😂😂😂😀😀😀
@CABDIQANIAADAN133-ex3gp
@CABDIQANIAADAN133-ex3gp 2 ай бұрын
Wllhi xasuu tv ayaan ka fiirsan jiray 2014😢
@munamuuse9910
@munamuuse9910 2 жыл бұрын
2022 yaa dawanaya xasuus weyaan habeenkas waan dawanayay waxan tageersana wiil waal band school kaygi 🥰🥰🥰🥰
@miskimire8415
@miskimire8415 2 жыл бұрын
2021 sii dhmaane ayaan dawana 2014 ayaaan bartay anoo cunug yarow iskoley ah miimorey hooyo leedaha ku shuban jiray😅xasuus🥰
@ikraancali1202
@ikraancali1202 3 жыл бұрын
waa xasuus igu qaliya 2014 kii bay hayd marki igu horaysay een dhegaysto
@Hussary1
@Hussary1 4 жыл бұрын
Long live Somali Wayn!
@umsumayaa
@umsumayaa 10 жыл бұрын
Long live Ogadenia.....very talented people
@mohamedhaile2611
@mohamedhaile2611 5 жыл бұрын
Ahmed kadaa umadaa fasahadka dulli baatahay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
@@mohamedhaile2611 waryaa wahaabi Aamus tuug baad tahaye ciyaartaan waahida iyo dhaqan wax kakhaldan maleh
@rukiyackinemaden5341
@rukiyackinemaden5341 3 жыл бұрын
Eehvmsn
@rukiyackinemaden5341
@rukiyackinemaden5341 3 жыл бұрын
Snal
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 жыл бұрын
Long live SOMALIYA? baa ka fiicneed. Ilaa waa Dhaqankeenee.
@MaxamedYaxye-zd3no
@MaxamedYaxye-zd3no Ай бұрын
Axmed budul zxp🇪🇹 salan sare 2013 harta shekha🇩🇯💔
@blueberrycutie4248
@blueberrycutie4248 5 жыл бұрын
Anaa dib uxasuustay 2014 Iyo dhantadiii Axmed budul iyo Aamina
@khaalidmaxamed5559
@khaalidmaxamed5559 Жыл бұрын
2023 wali waan dawanayaa❤my culture
@zahraabdikarimdarawiish8004
@zahraabdikarimdarawiish8004 4 жыл бұрын
Mashallah Dhaanto ee Somali Galbeed
@mayzuuncizhqi9867
@mayzuuncizhqi9867 7 ай бұрын
2024 inta daawanaysa😂😂
@cabdiqorane4658
@cabdiqorane4658 Жыл бұрын
Alla dhaantadan yra mxn jeclaa malinba ango scholka xaflad jirto kooxda hiddo dhqanka loga saridey wlhy waan jubodeyyeba inta dawanaysa 2023✋️😅😁😁
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 10 ай бұрын
Old is gold Yaa ila daawanaya 2023, Like i saar♥️🙏🏽
@nysarooble6354
@nysarooble6354 2 жыл бұрын
Soo dhaqaaq soo dhaqaaq markaa kuu dhawaaqabo dhalinyarada kale iga dhaga nugloow❤️❤️❤️
@ahmeddahir85
@ahmeddahir85 Жыл бұрын
Ya Somalia...you are kings and queens...come back ☝️👑💫💚💜🐫😊
@fadumoabdi7094
@fadumoabdi7094 8 жыл бұрын
now this is the old somaali dhaanto, cool !!
@adoontialle592
@adoontialle592 7 жыл бұрын
masha allh budul illah haku daayo codkaa igu dishay runti abwaan
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
The true aboriginal ancient Egyptian
@anotherhijabii679
@anotherhijabii679 8 жыл бұрын
Gabadha yaarta ah cadi ma ahan
@amranibrahimadan417
@amranibrahimadan417 8 жыл бұрын
wa icajibisi yart yar
@lilahmed5067
@lilahmed5067 5 ай бұрын
Waxaan caawa oo ay taariikhdu tahay 23 march 2024. toban sano kedib kusoo laabtay anigoo ah nin 20sano madaxa la galay dhaantadii aan ugu jeclaa wakhtigaygii caruurnimo 9/10 jir oo ahayd wakhtigii uu tartankani socday. Alla muxuu wakhtigaasi wakhti qurux badan ahaa wlh wan uxiisay still dhaantani waa dhaantadaan ugu jecelahay dhaantooyinka markasta oon soo booqdana time travel caadiya ayaan sameeya markasta oon dhagaysanyana jidhiidhicaa iga kacda noloshii quruxda badnayd ban soo xasuustaa❤ Qof walba dabaday soo booqda dhaantadan 👍
@warsameHasan-on1zf
@warsameHasan-on1zf 11 ай бұрын
axmed budul dhantoyinkiisa mida aan ugu jecelahay weye imika dawanaya huno❤22/9/23
@hamdiismail4266
@hamdiismail4266 2 жыл бұрын
Wa dhantadi kobka lanagaga qaday xasus wakhti ad u mcn ayu aha re 06 gread band ayay ahayeen
@monamohamed4214
@monamohamed4214 2 жыл бұрын
Sida dhibicda roobkad dhalaalysaa axxx🥵🔥
@hishamgedi4206
@hishamgedi4206 3 ай бұрын
2025 yaa daawanaaya Gacanta taag 😊
@abdirahimosman8185
@abdirahimosman8185 10 жыл бұрын
I love these song,dance & the whole scene!
@khadarcali3395
@khadarcali3395 3 жыл бұрын
Best dhaantø AHmed BuDuL😍
@fadumomohamedyusuf5433
@fadumomohamedyusuf5433 2 жыл бұрын
11 july 2022 I'm still listenin🤩
@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdullahidhanaandhanaan4305 2 жыл бұрын
Asal ba tahay
@fadumomohamedyusuf5433
@fadumomohamedyusuf5433 2 жыл бұрын
@@abdullahidhanaandhanaan4305 aad iyo aad
Axmed Budul FIIQ Dhaanto
6:27
dhaanto dhaqan
Рет қаралды 2,1 МЛН
YARTA DHEEREEY CALI DHAANTO VIDEO CUSUB
5:26
ALI DHAANTO
Рет қаралды 9 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 61 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Dhaanto.Cusub IDIL. Nuur Caraale.Hodon Macalin iyo Rooble DDSI  2014 HD
3:59
Mohamed jabuti Xidig Officials
Рет қаралды 438 М.
Dhaanto Laba Laba La isku Raacyee caawa waa labadeena.
3:57
Jamila Garruun
Рет қаралды 7 МЛН
AXMED BUDUL DHAANTO XILLIYADA HURDADA KU XASUUSTAYEEY | HD VIDEO 2020 |
5:02
DHAANTO CUSUB IYO KOOXDA LIYUU BANDI
6:43
Mohamed jabuti Xidig Officials
Рет қаралды 109 М.
Dhaanto Yaakulaba Dhunkada Axmed Budul
6:00
Jigjiga Tube
Рет қаралды 3,1 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН