Allan ku Dharte Gabar yahay sidan Hada yeesho nin Dambe kuma Bahdili Doono si fudud oga aarso

  Рет қаралды 70,618

Badbaado Channel

Badbaado Channel

3 жыл бұрын

Allan ku Dharte Gabar yahay sidan Hada yeesho nin Dambe kuma Bahdili Doono si fudud oga aarso

Пікірлер: 415
@fadumohiirad4605
@fadumohiirad4605 3 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay ha ku xiftiyo adiga iyo reer kaaga casharka aniga ayaa go aan saday markii aan guursaday waana iishaqeeyay waxaan xaas ahay maansha alaah 26 sample xaajigaygana aad buu iiqiimeeyaa tignigegii maanta kahadashey weligey madhin xagee aaday goormaad imanaysa shaqadaada caruirtayda waxbarashadeyda iyo cibaadadeyda ayaan kumashquulaa
@saafiali1540
@saafiali1540 3 жыл бұрын
Qofka markad jaceylsiso sidhaba qalbiga udajiso ayuw ku dhawaca lkn waxa uw shalayi dona malinka qalbigaga aad ka saarto wax walbo uw sameyana ad sidii hore unoqon weyso
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Wiilkaan marwalba aan daawado waa igu rayi 24 sanaa la iqabaa waligeey garoorkaada meqa waaye ma dhoho nafteeyda ba kama badni asakaa caadi iska dhigo alxamdulilaah haduu baxana waxba ineey iga halaabaayaan ma aaminsani raga waa libaax lama raaraadsado waa laga dhuuntaa libaax hadaa daba orodo wuu ku cunaa muhiimada lagama badiyo
@nasriin32channel90
@nasriin32channel90 3 жыл бұрын
Sax wlh libaax lama raadsado
@nastehoaukar9416
@nastehoaukar9416 3 жыл бұрын
Sax waye qali😂😂😂😂
@iqraabdalla.x4137
@iqraabdalla.x4137 3 жыл бұрын
Sheikh ilhy dartiis kujeclhy wlh mash allah wa iga qoslisay😂😂😂😂😂keeeep going adigna no so badi sheikh dhiiiraglinta gabdhaha no badi nimanka wax badan naka bar allah kubarkeyo
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 3 жыл бұрын
Dumaraw noloshu nin uun maaha aqoonyahan keena taladiisa aynu qaadano
@nimcochanaldhirigalinta7667
@nimcochanaldhirigalinta7667 3 жыл бұрын
ما شالله شيح . احبك دايما الله يحفظك❤💯
@khatrinahzadeeq7093
@khatrinahzadeeq7093 3 жыл бұрын
Run Sheeg afku kuma go.o Sheekh you are amazing person keep going may Allah protect you and your family
@laylakeysegas948
@laylakeysegas948 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waa runtaa sheekh jzklq allaah ha ku xufdiyo👌🇸🇴🌹❤
@ayaanhussein1081
@ayaanhussein1081 3 жыл бұрын
Anigu keygi sas buu ahay wlhi ano umul ah 3beri dhalan isla furay waliba ciradkeygi an dhalay oo gurla asaga ku bilawday lablabo ima gasho bilcantii u gursadeyne wey kale tagen sidii nin tolkii dhan dhinteen buu irida igu oyaa hada ana aroos ban ahay weakan see ku dhahay shiikhow wixi tagay wey tageen
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 3 жыл бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay guurka ilaahay waxuu ku timaamay daganaansho guurka raga somoolaadana man raxima laah ma ahine raaxo malaha isla hadal waxaan ahayn marka hadii Ale ilmo kaasiiyo janadaada u shaqayso intuu naar ku gayn lahaa intooda badan waa xoolo maha kuwo shugriya waa wada mudayac iyo meeraysteyaal caku soomaali men
@hawokin9045
@hawokin9045 3 жыл бұрын
Not only somali men all men are same
@nimoqadan5734
@nimoqadan5734 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah waa xaqiiq walaal
@Mudan-
@Mudan- 3 жыл бұрын
Subxanallah wll hedhee habarkaan ragii somaliyed kudhaacay wamaaxay
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 3 жыл бұрын
Walhi ruunbashegtey
@aboubakaradenyousouf6826
@aboubakaradenyousouf6826 2 жыл бұрын
Sheekh mahadsanid wad I qali celisay walhi jisakalahu khayr
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
Masha Allah waa talo fiican jasaka laahu khayran sheekh 👏👏👏👏
@anisaabukar996
@anisaabukar996 3 жыл бұрын
ماشاءالله يا شيخ جزاك الله خير بارك الله لك
@sulekamajabe3587
@sulekamajabe3587 3 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku xifdiyo
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Waa runtaa sheekh aniga badana sidad shegtay ayaan udhaqmaa lkn raga isma fahano 4 nin ayaan marayaa kk wayo raga naag ucalacasho oo jilicsan ayey rabaan 😂😂
@nasroomar6872
@nasroomar6872 3 жыл бұрын
Me to ad adeeg nr 1 waaba iga baqaaan nag lagugu hadlin
@naciimokhaliif5617
@naciimokhaliif5617 Жыл бұрын
Faadumo walal iskaba daaah
@hawokin9045
@hawokin9045 3 жыл бұрын
Bahdilad ayeey nagu dileen raga qarkood iyo niyada inaay naga dilaan
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃😃😃👍👌👌👍👍👍👍👍♥️
@anisagaal4830
@anisagaal4830 3 жыл бұрын
Abyo been mahan
@sahraabdilahi1864
@sahraabdilahi1864 2 жыл бұрын
HdjdjSshweheue bŕnenen
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 3 жыл бұрын
Wlhi xaqiiq weye wan qatay wanadaas Sheikh jasakalaha qeyran barakalaah fiik 😍😍😍😍😍😘😘😘❤❤
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Abaayo subscribed igu caawi Allah dartiis
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 3 жыл бұрын
Illahey haku dayo oo ajar iyo xasanad alle haka siyo figradahaga iyo taloyinkaga quruxda badan ee aad nala wadagto waxad tahey xubin muhim u ah dadka social media dawada shukran wllkeyn
@alwahamart7384
@alwahamart7384 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk walahi sheekhani wuu iga qosliyay hooy keep going kulaha
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah gabdhow isku kalsoonaada nin haduu baxo iyo haduu joogo isku mid ka dhigta
@nasramohamed148
@nasramohamed148 3 жыл бұрын
Jasallaahu kheyr sheekhunaa Ilaahay hakaa abaal mariyo talooyinka wa wanaagsan ee aad nasiiso
@adontiallah6637
@adontiallah6637 3 жыл бұрын
illahay ban talo u dhibtay alx ilmahay wey ii koren hada dariiqa lagu so turey alx illahay waa ii nicmayey alx maanta asaga dhib qabo
@Mudan-
@Mudan- 3 жыл бұрын
Masha Allah
@deeqomohamed3742
@deeqomohamed3742 3 жыл бұрын
Illaahey ha siyaadiyo abaayo masha allaah
@anisagaal4830
@anisagaal4830 3 жыл бұрын
M
@ikranmahamud3179
@ikranmahamud3179 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Jazakallahu khayr
@khadraweheliye8114
@khadraweheliye8114 3 жыл бұрын
Maa shaa alaah tabaarak runtaa kugu jeclahay nooloow
@adoontiialle4105
@adoontiialle4105 3 жыл бұрын
Sheekh jazakallah kheyr ajar allaha kaasiiyo tallooyinkaada quruxda badan
@yasminhamud8104
@yasminhamud8104 3 жыл бұрын
Asalam aleykum sheikh I like your points,,,we have to be tough ladies ,we are beautiful,and expensive don't let men lower our diginity,,I know my rights and let him cry but be tough never cry for him ,the real men are no longer ,our fathers were gentlemen am telling you if he goes out close your door and sleep very gentle as if nothing has happed,why waste your time for someone who doesnt worth your love
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 жыл бұрын
Manshaaallaah sister thanks
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 3 жыл бұрын
Absolutely true point dear
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
Maasha Allah sheekunaa ALAHAKU XAFIDO AAMIIN
@lluvleylex9358
@lluvleylex9358 3 жыл бұрын
Absolutely sheakh I agree with you 100%.
@anfachassan385
@anfachassan385 3 жыл бұрын
allow kaa ajar sii sheqow maxan taloyin badan kaqatay shugran sheqeni allaha nokadaayo🤲
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
Maashaa Allah amazing I loved ❤ your videos 📹 walaahi bilaaahi maashaa Allah amazing
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
Sheekh waxaad ka warantaa guurka naag qurba joog ah iyo nin wadankii ama meel africa mid ah jooga ama taas badelkeeda hadii ninku qurbo joog yahay
@faisoahmed4951
@faisoahmed4951 3 жыл бұрын
Sheikha Waaa runtiiis Wlhi gabdhooy warka maqla ani manta ka dambe go’aaan aan gaaray wlhi adingane sidokle idin Rajeyna
@waamogalti5715
@waamogalti5715 3 жыл бұрын
Mashaa alaah sheekh run ayuusheegay arintaas. Waa xaqiiq dhab ah ha la sameeyo waad guuleysaa
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Waa maxay go’aanka wll
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Caadi halayska dhigo dumarow😁😁
@israsheikh7015
@israsheikh7015 3 жыл бұрын
Sheekhu muxuu yiri
@qalisalad1224
@qalisalad1224 3 жыл бұрын
Masha Allah sheeq Allah haku xifdiyo masha Allah masha Allah
@munahassan2572
@munahassan2572 3 жыл бұрын
Masha alaah waatalafiican sheekh lkn anigaa arintaa in mudaa kunoolaa lagama yaabo in uu ina rag is yiraahdo war gabadhaa qiimaha badan dan aan kaagalin reerkeda dhaqaneysa hadey wax kugu qabsato si waafiya ugu jawaabraali galina kabixi waxa lagu guhaysto isla weyni maxaad ugu jawaabi waxaadshegeyso wax jiramahan intu ku yiraahdo ayuu rabaa in Aad sidii Aad shalay ahay sikafiican Aad noqoto kuna muyinayaa in Aad kibir santahay adigana xag akhiro ayaad fiirinaysa isaguna mar hadu muraad kiisa helaayo in Aad tabaneyso iyo in kale waBa kama galin lkn taladaadu waxay An facaysaa gabdhaha aan ogolayn in ay isdhiibaan iyagoo xanaagsan caradodana dib uliqaan
@munaibrahim1568
@munaibrahim1568 3 жыл бұрын
Alla walashay run badnidaa
@farxiyaali1713
@farxiyaali1713 3 жыл бұрын
Masha Allah shiikhaw watala ficn hadi ladaba ordo wuxuba umaleya inan la,antis la nolan karin jazaa kallahu khyr shiikh
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
Asc sh masha Allah shugran wanada wngsn ilahey ajar & xasanad ha kasiyo sidad u garab istagtey gabdhaha walalahaga ah adunkana qeyr fra bdn aqirana janatul firdows ilahey ha idinkugu bishareyo dhmn family insha Allaah anigu waxanku siyey. OSCER🔥👏🏼❤️🌺🔥🌺👌🌷🌷
@ifraah
@ifraah 3 жыл бұрын
Talo fiican kaa faaiday shukran walalkey
@jijahaji4640
@jijahaji4640 3 жыл бұрын
Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq
@hiboosman6400
@hiboosman6400 3 жыл бұрын
Allah.ha.ku.barakeyo.Sheikh
@wayahagalaabtakuheyso840
@wayahagalaabtakuheyso840 3 жыл бұрын
Ii soo duceya wllhey caruur in uu alaah I siiyo adinkana waxaad ku faraxsan tahiin alaah ha nii siiyo
@nastehoaukar9416
@nastehoaukar9416 3 жыл бұрын
Allaa kusiyo anigane iisoo duceey inuu ilahay igu arsaqo🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@wayahagalaabtakuheyso840
@wayahagalaabtakuheyso840 3 жыл бұрын
Alaah ku siiyo wll caruurta waa irsaqad alaah bixiyo intaan heysan alaah siiyo
@ayanabdi5052
@ayanabdi5052 3 жыл бұрын
Masha allh sheekh qalbi fiican
@zeynababdi964
@zeynababdi964 3 жыл бұрын
Mansha Allah nolow shkhna waa talo fiican 👍☺️
@kawsaradan
@kawsaradan 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 well said keep going" hit the wall ,Masha Allah one of the best video ⭐⭐⭐⭐⭐ 🌹🌹jzkl kheer sheikhuna
@anisoabdi9184
@anisoabdi9184 2 жыл бұрын
Masha allah
@rahmamohamed182
@rahmamohamed182 3 жыл бұрын
Mcha allHa macalin garaadKa allHa Ha Ku baraKeyo
@amranbarreali3528
@amranbarreali3528 3 жыл бұрын
Masha allah shiikh jasaakallaah qer
@princessnuureim52
@princessnuureim52 3 жыл бұрын
Jazakaallh sheikh
@sahrakoow288
@sahrakoow288 3 жыл бұрын
Asc walal Manshaaallaah Mahadsanid waa taa noo muhiim ah inshalah wan sameyneynaa hurdo la,aan ayay nagu riden nin nag kale guursado waa aragnay xanuun ayuu nagu riday allow noo gargaar
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Muxu kugu ridi iskaga tag u daa hadad gabadh yartahay danahaga raco
@maryamamubaarag443
@maryamamubaarag443 2 жыл бұрын
Maansha alh shiikh ilhay ha ku xifdiyo
@s.m.5330
@s.m.5330 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Baarakallaahu fiik
@Dardaaranchannel
@Dardaaranchannel 3 жыл бұрын
Shiikh.badbaado.ad.baad.umahadsantahay.dhiiri.gelintaada.masha.allaah.
@shukri4250
@shukri4250 3 жыл бұрын
Ma sha Allah sh.Allaha ku xifdiyo
@ashoahmed2882
@ashoahmed2882 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheikh
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Walee talo ka fiican majirto allah jazadad jano ka dhigo😍😍😍
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Dhayma ina adeer qaali subscribed igu caawi Allah dartiis
@kaafiyasalaad8452
@kaafiyasalaad8452 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@foziamohamed7656
@foziamohamed7656 3 жыл бұрын
Shukran walal
@zakfarah3712
@zakfarah3712 3 жыл бұрын
Thank you very much brother
@hopevlogs8205
@hopevlogs8205 3 жыл бұрын
Keep going wallahi sheik waa iga qoslisiise
@nasrehofarah5215
@nasrehofarah5215 3 жыл бұрын
Sheikhena jazakallah
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 жыл бұрын
Mashallah shiiq manta qosolkaa igaa dhameesay
@nurtahappychannel9482
@nurtahappychannel9482 3 жыл бұрын
Masha allah wow good stroy👍👌🤗
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
Maansha Allaah guulayso waad nalatalisay
@hayatia3441
@hayatia3441 3 жыл бұрын
Mash Allah sheikh something so simple & true ✌🏼😌
@samiiramohamad418
@samiiramohamad418 3 жыл бұрын
kkkk wlhi keep going sheikh cabdlla waan ku wadaa alxm allha qooysaskena ha wanaajiyoh aaamiin 🤲🤲
@hadiyoshakai9317
@hadiyoshakai9317 3 жыл бұрын
Mashallah Jizakalahuqair Sheekh badbaado Allah kuubabaado Aduun iyo akhiiro Xigmadcajiib ah baanosheegtay 😂😂😂😂😂😂
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Wlhi iga qoslisay bad baado nooloow nolol dheeeer aakhirana janadiii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ashaahmed9780
@ashaahmed9780 3 жыл бұрын
Shukaran shukaran shekow mashallaha ilahaya haku barakeyo shekow
@safiyahersi7287
@safiyahersi7287 3 жыл бұрын
Sheekh alle ha ku xafido adiga iyo qoyskaga dhirigalinta ad siinayso wallalahaga soomalida wad ku mahadsanty🌺
@mabsuudxasanmataan6663
@mabsuudxasanmataan6663 3 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh
@zakfarah3712
@zakfarah3712 3 жыл бұрын
Waano iyo wax sheeg ba waad dhamaysay brother mahad sanid jazakalaa hukhayr
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 3 жыл бұрын
Sax waye taas sheikh badbaado horey usoco
@niyatiichannel
@niyatiichannel 3 жыл бұрын
😂😂😂 mashallah kujecliyaa sheikh jazakallah kher ♥️♥️
@hoyoomumtazfamily
@hoyoomumtazfamily 3 жыл бұрын
Mansha allaah mahadsanid
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
Nin Qarnigaan joogo haduu meel kale Aado. Asay ka xero. Haday daruuf kugu hayso Xoogaaga lacagta ka shubo. Jacayl, Raxmad iyo Xaq Haku fikir.
@brawdwachick
@brawdwachick 3 жыл бұрын
😂😂😂😂👍
@ruujaqurux8111
@ruujaqurux8111 3 жыл бұрын
Belo wye sida nin lacag laga cuno iy barno
@DekoMohamed-wk5jl
@DekoMohamed-wk5jl 9 ай бұрын
Masha allah
@boqoradainayaasiin3782
@boqoradainayaasiin3782 2 жыл бұрын
mahadsanid sheekh
@safiyoqaasim916
@safiyoqaasim916 3 жыл бұрын
Maasha Allah
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Maanta balan qadaya inaana wicin oo waalain oo ugaagabiyo kana mashquulo asba shala waa ijeclaa maantana waa is badaley yaan is badali karin hodhoodho wayay sheekhow mahadsanid
@anisagaal4830
@anisagaal4830 3 жыл бұрын
Abaayo aniga xataa hada ayaa ogaan qaday inaa waxa kaasto isga indho tiri walahi illow ii fududaaay go aankaayga
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 3 жыл бұрын
Ilaaahayow kubarakeee sheekhoow
@ayanmed9102
@ayanmed9102 3 жыл бұрын
Machallah cheikh
@luulahmed4742
@luulahmed4742 3 жыл бұрын
Masha aallaah mahadsanid
@hassanfaisal7050
@hassanfaisal7050 3 жыл бұрын
Jasakala khyr sheekh waan arkay arinka wayna igu adkaysay gabdhi laakin markan amuusay way iskeentay
@foziaabdikadir6625
@foziaabdikadir6625 3 жыл бұрын
Wlhi shiqaan wa masha alaah
@hiboyusuf997
@hiboyusuf997 3 жыл бұрын
Masha-alla-wankahelay-tadafican
@MohamedMohamed-eb6nt
@MohamedMohamed-eb6nt 3 жыл бұрын
Asc ya sheikh dumarkan wey is bah dilan wlhi dumarow waxaad iska dhigteen raqiis subxanallah war dumarow cheap nimada iska dhafa ama af keena naga heysta marka kasto waxaad ku jirtan dacwo please saan isku dhaama
@sahrocabduqaaadir2492
@sahrocabduqaaadir2492 2 жыл бұрын
Masha Allah Shiiqow waan kugu nafisay waana qaatay waanadaada xigmadaysan jazakalah
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 3 жыл бұрын
Jazakalah
@maidoabdi7889
@maidoabdi7889 3 жыл бұрын
Masha Allah
@muxadaromedia5289
@muxadaromedia5289 3 жыл бұрын
Keep going sheikh
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Allaah ha Kula jiro aamiin yaa rabi mahadsanid guulayso badbaado
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 3 жыл бұрын
Mcnto subscribe ikucaawi alaha kusharfee
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
Maasha alaah sheakh jazaakalaah 🙏😘
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 3 жыл бұрын
Mcnto subscribe ikucaawi alaha kusharfee
@fartuunmaxamadcaruus3228
@fartuunmaxamadcaruus3228 Жыл бұрын
Yes jasakulah wall
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
Sheekh is adkayn Lee maa lagu jiraa saan isu adkeyneynay kalyihii baa na xanuunaye
@hawomohamed507
@hawomohamed507 3 жыл бұрын
Ķkķkkkk walee aad ayaan u qoslay. Waa la rafaaday.
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
@@hawomohamed507 kkkkkk yaa allaah ha na jooijinin camal sidaan ciida madaxa uga ceshaneyney ayaa maqaarka na kogi rabaa hada aniga waxaan isu badelay qoraa waxaan arko oon dhibsado maba waydiiyo meel baan ku qoraa book baan u sameystay la yiraahdo ma murme bal ad ba
@fartunfartun4824
@fartunfartun4824 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@nastehofarah7781
@nastehofarah7781 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa iga qoslisay amina guled
@hawomohamed507
@hawomohamed507 3 жыл бұрын
@@aminaguled8386 Ragga haday ku qabaan ama ku shukaansanayaan, iska celi guur iyo nolol miyaan soo doonanay mise dagaal. Waan in la fikiraa maskax badan isu timaadaa xal la helaa. Owlaadii dagaalkaas lagu dhalay waa kuwa 30 sano wadanka ka degi la'a yahay. Fikirkaaga waad ku mahadsantahay.
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
Guurka labada qof oo kala dheer hadana aad moodo inuusan daacad ku saleysneyn yaa Allah guide us to the right bath
@ifrahmohamed4080
@ifrahmohamed4080 3 жыл бұрын
😅😅😅💯👍 masha allaah Sheikh shukran
@nasrahassan5777
@nasrahassan5777 3 жыл бұрын
Watala wanagsan Masha Allah
@sadiaelmiabdulle2210
@sadiaelmiabdulle2210 3 жыл бұрын
Asc wr wb Maasha Allaah
@leylomaxamed2161
@leylomaxamed2161 3 жыл бұрын
Wlhi warun masha allh anaguna samikeenu allaha badiya sadkiisuna alle uu nasiiyo insha allah
@aminashankaroon55
@aminashankaroon55 Жыл бұрын
Kkkk so encouraging always positive .
@khayraadcabdi843
@khayraadcabdi843 3 жыл бұрын
Mashaallah shiikh alle Haku dhawro
@khadracabdi8920
@khadracabdi8920 3 жыл бұрын
Aadbanku tagera runti thnks
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
Amazing weeye runtaa noo shiekh walaahi bilaaahi subxaanlaah subxaanlaah
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Jisakallaha sheqow
@nimcofaaraxyuusuf1496
@nimcofaaraxyuusuf1496 3 жыл бұрын
Mashaa allh wlhi waa run
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 3 жыл бұрын
Waa talo wanagasan 🙏👍
FILO PART 107
32:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 258 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,4 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Sidee ooga Hadlin kartaa Ninkada Hadu aamuso 4 shay ku saamee waa Muhiim
17:57
Dawadii Nabuyullaahi Muxamed Scw Ka Dardaarmay  Asanaa Wasanuud.....
5:13
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 71 М.