Ku so cesho 21 Bar Qiimahadi Gabaryahay wlhi ninka ku Daba ordin Boqorad noqon naftada shukanso

  Рет қаралды 93,424

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Ku so cesho 21 Bar Qiimahadi Gabaryahay wlhi ninka ku Daba ordin Boqorad noqon naftada shukanso

Пікірлер: 391
@hamkagamers8005
@hamkagamers8005 4 жыл бұрын
Gabdhahena qaliga ahow aniga dumar ayan ahay xalad adag wan arkay an intakuso kobi karin lkn wx ugu gulestay hal arin malinti kuwad ango angaray habenki markan sexday wxn sokacay amindambe siqda dhexe on weyso soqatay on dukaday labo salad suna ah ilaah ayan baryay quran ayan aqristay wxnka baryay inan farxad helo an ninku xirnen aniga on gurgeyga iyo ilmaheyga kaliya firsanayo wlhi wixi marka kadambeyay wxn garay guul marna carurteyda ayan laqosla marna nafteyda farxad siyaa oo wacdiga iyo quranka ayan dhagesta ama aqrista videos ka dhirigalinta dawada wlhi her wxn joga anigii an dheyman noqday farxad kastana anhelay wxs wxn kugaray ale ayan iskuxiray on isku dhibay gabdhow ale hadad isku dhibtan murug ma arkeysan taftada daryel adiga waxku daryelo wad heli murugta kacudu bileysta alx asc
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Mansha Allh xaqiiq wlashay ninkii Allh kurin ma murogodo muragada waxaa kenta xadhiga Allh oo lajaro
@hamkagamers8005
@hamkagamers8005 4 жыл бұрын
@@hanaabdicasis123 wlhi waa run gabdhaha inta heso calacal ah dhagestan ayey jecel malujiro jirin kusi bermaya heso wlhi waligey majeclan ilaah ayan kabaryey hadana
@jamilanrsl4228
@jamilanrsl4228 4 жыл бұрын
Mashallah kheyr Allaha ku siiyo abaayo Allaha kuu siyaadiyo nimcada inshallah
@ceynimohamedabdullahi8028
@ceynimohamedabdullahi8028 4 жыл бұрын
Wcs Mhdsanid Wlshey qali
@ulumahbeauty386
@ulumahbeauty386 4 жыл бұрын
Gob gob dhashay ayaa thy aqli alle siiyay masha allah allaha ku barakeyo noloshada
@jamilanrsl4228
@jamilanrsl4228 4 жыл бұрын
Qof dhibaatada dumarka si hoose baahiyahooda u fahmikara sheikh badbaado un baan ka arkay mashallah jazakallah kheyr
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
Sheikh Badbado wa Runtisa Aniga ba arkay Aniga lima qaabo lakin wilkan isla socono Aad iyo aad ayan ugu fakara aad ayan udaryeela marka in an asiga Ku mashqulsanhy aniga Nafteyda aya Dayacay mana ogeyn lakin marki an isku dayay inan aniga Nafteyda daryeelo. sida inan aqriyo Qur'an ka ducoyinka Qisoyinka jir dhiska waji qurxiinta Sheekoyinka xigmada leh marka waxan daremay inan Nafteyda wakhti laqatay Oo kalasooni badan ayan isku arkay wax badan ba iska key badalay sidi hore oo an ugu xiisi jiray malintiyo dhan wan dawa dhigan jiray asiga hal mar bu ila so hadla lakin Aniga daqiiqad kasto fursad helo wan Qoral uquri jiray sidu asiga sameyan sameya o wanka gabdhay hadalka badan lakin markas asiga wu iqabsada waxu idhaha maxa iska ka badalay Qoftan ogaa ma tihide xariirkena dhankaga wu kasi dhacaya ayu idhaha. tasna waxan u arkay wakhtiga an aniga Nafteyda laqato ayu daremay marka Sheikh wa runtisa Qofka ixtimam badan ad siin jirtay hadi aad ka gabiso wu ku darema soma aha marka Naftina lasheekesta Anigu way igu aadked lakin inay kugu adkaato waxa keenayo inad Shaqo la an ad tahy is mashquuliya wax alle waxay noqodan xita hadey Bog inad aqriso ama ad qorto walhi hadan waxan bartay Nafta Raxadeda Hal Ayaad oo Qur'an bes aqri walhi Waxyabaha kale o dhan way ku fududan donan Insha Allah Qof na haka xumanin Qof walbo Sificn ula hadal Lakn hal taalo hadal badan oo an micno lahyn inad wakhtiga iskaga lumisan Walhi waxa noqon donta. Qof dhibka iyo Qaxrka Nolosha laga sheegayo anan umuqan kan farxada ku nool adiga ina tahay aya isku arkeysa Masha Allah marka Nafta wakhti halala qato
@nimcaqurux4934
@nimcaqurux4934 4 жыл бұрын
Thnks quraxey 🥰
@aaminajaamac6816
@aaminajaamac6816 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll waa muhiim arinkaas wali qofka markuudareemo aad ladanaynayo wuu islawaynaada
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
@@aaminajaamac6816 haa sax abayo wan arkay Qofka marka wax badan daneysid ama ad uqimeysid markas ayu Islaweynada
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 4 жыл бұрын
Mnshllh xbbti.❤❤
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
@@Fardawsafiican1 cafwn xabibtii♥️💕🥰
@nasiinabdi2250
@nasiinabdi2250 4 жыл бұрын
Masha allah Channelka Xaquuqda,Hablaha ayuu ka hadlaa,Hadii madax weyne isku soo sharxi lahayd ,Hablaha oo dhan adey ku dooran lahaayeen,👑👑👑👑💜💜💜💜💜
@كنقدوةحسنةللجميع
@كنقدوةحسنةللجميع 4 жыл бұрын
Somalidenan wa cajib qof dhano latalinaya bey kuleyihin qabka wax loga cunad baratay subxanllh (Mamadey macan ba tirahda mar walba qof wax Ku siya wad heli lkn qof wax Ku shega helimeysid e qofki kalmad kugu ziyadiya ama Ku shega umahad celi hadad horay utaqanay xata dhiri galin iyo xususin bey Ku noqone). Allana Qur'an kisa wuxu kuyiri (وذكر فإن ذكرى تنفع المؤمنين) Qof og ama fahansan wanada u sheikha nawaniyay unba daremikara qiimaha wanadisa..kuwakale so qorayana erayada xunxun wa kuwa uduleysan Bini Adam anan ixtiram iyo qadarinba uheyn. Horay usoco shiekh wadna Ku mahadsantahay dhirigalintada. جزيت الفردوس الأعلى من الجنة.
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Ale hakubrkeyo cqliga iyo wnga lama helo wa deq ale
@suusansuusan3603
@suusansuusan3603 4 жыл бұрын
Warunta shekhaw ilhy xaku xifdiyo Nin Bini Adam nagti is raaciso ayada cirka roob kuog🙏
@saalaxmukhtaar1091
@saalaxmukhtaar1091 4 жыл бұрын
Aada iyo aad ayad umahadsanthy
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 4 жыл бұрын
Sidaa inoo dhiira galiso waan kaaga mahadcelineena kun iyo kow jeer hadaan haween nahney🙏
@mediaplay5544
@mediaplay5544 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rpWXeKZ_m9l-ppI
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 4 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi .
@mediaplay5544
@mediaplay5544 4 жыл бұрын
@@sareeyeofficial6849 ok wll adna ii saar
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 4 жыл бұрын
@@mediaplay5544 wall wan ku saray adna iisar
@aaminacazko2784
@aaminacazko2784 3 жыл бұрын
Weee
@faizaruun3035
@faizaruun3035 4 жыл бұрын
Arintan anaa tijabiye intuu shiiqena kahadlin waana kuguleysti alxm mahadsanid shiiqena
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 4 жыл бұрын
Abaayo side ugu guuleysatey maxad sameysey qaali mahadsanid
@mrslamis4125
@mrslamis4125 4 жыл бұрын
abaayo ino sheeg side sameysay
@hamkagamers8005
@hamkagamers8005 4 жыл бұрын
Gabdhahena qaliga ahow aniga dumar ayan ahay xalad adag wan arkay an intakuso kobi karin lkn wx ugu gulestay hal arin malinti kuwad ango angaray habenki markan sexday wxn sokacay amindambe siqda dhexe on weyso soqatay on dukaday labo salad suna ah ilaah ayan baryay quran ayan aqristay wxnka baryay inan farxad helo an ninku xirnen aniga on gurgeyga iyo ilmaheyga kaliya firsanayo wlhi wixi marka kadambeyay wxn garay guul marna carurteyda ayan laqosla marna nafteyda farxad siyaa oo wacdiga iyo quranka ayan dhagesta ama aqrista videos ka dhirigalinta dawada wlhi her wxn joga anigii an dheyman noqday farxad kastana anhelay wxs wxn kugaray ale ayan iskuxiray on isku dhibay gabdhow ale hadad isku dhibtan murug ma arkeysan taftada daryel adiga waxku daryelo wad heli murugta kacudu bileysta alx asc
@faizaruun3035
@faizaruun3035 4 жыл бұрын
@@hamkagamers8005 abyo wlh waruntadha Ilahey hada iskuxirto o aad wax kasta kabaridha guul waad gareysa adna aadha umahadsanthy qali tnx
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 4 жыл бұрын
Qaali wadanke joogta
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 4 жыл бұрын
Ala run badanaa nin hada ka hor iska buriyey marka hadalkisa jilcan u bogiwayey baa wuxuu yiri maalin heblaayo waad murugsaneed intaa ku qosley baan iri maalinta miyaa murug u taqanaa orad iskabax baan ku iri😂😂😂😂😂 nacas naagaha ninka naagba naagtey maskiinsantahey waa ka murug badan tahey markasuu ninkii nacas ahna ku qoslaa naa murugtina qarsada farxadina mujiya nin waa cadow ad la noshahey
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhh axsan baad u burisay
@muna8605
@muna8605 4 жыл бұрын
deww. ddsg s
@ceynimohamedabdullahi8028
@ceynimohamedabdullahi8028 4 жыл бұрын
Ayan abdi 🤣🤣 Wlhi dacadan uqoslay Nin waa cadow aad lanoshahy Been maha wlhi😋💯
@nadifgeneral8739
@nadifgeneral8739 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk astaqfirullaah
@sumayocali7801
@sumayocali7801 4 жыл бұрын
Hhhhh subxaanallh
@dheeman8930
@dheeman8930 4 жыл бұрын
1.milyaan like waa is taahishaa nafteena ayaaad caawisay 😍😍😍😍😍 allah aduun iyo akhiro haku caawiyo👏👏👏👏
@hamdifarah8790
@hamdifarah8790 4 жыл бұрын
Masha allaah garasha badanaa waxaad moodaa ani iyo shiiqaan innaan isku aragtinahay allaah kudaayo
@shabcanadan2251
@shabcanadan2251 Жыл бұрын
Maanta waan kaa faa iidaystay
@Naima-w3f
@Naima-w3f 4 ай бұрын
Thanks shiikh bad badi
@iqrashomari8898
@iqrashomari8898 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh and shukran once again,may Allah proctect you
@MrAmiira
@MrAmiira 3 жыл бұрын
Sax naftaada kumashquul intaa nin dabo ordeesiin buu yiri waana kuraacsanah aniga ad baan iskujeclahay والله nr on nateeyda ayaa ah Nina umajixinjixo sidoo iladhaqmo Ayaan uladhaqmaa haduu tagi lahaay iyo haduu joogilahaabo asee utaalaa😉mahadsanid badbaado wax badan waa inoo sheegoosaa waa hadee dhago leeyihiin domarka aqligoodana 100% yahay😉👍🏽✊🏾
@marayamasharif8035
@marayamasharif8035 3 жыл бұрын
Ilaahayoow sheekh badbaado barakeee akharo iyo aduunba
@shukriyaosman39
@shukriyaosman39 4 жыл бұрын
Asc sh cabdalla walhi talooyin badan baan qaatay ood igula talisay hada odaygu mudo 3bil ah baan lu iri daysane oo aan faraha kaqaaday anna aan noloshayda dhistay oo an danaynba anagoo guri wada joogna taleefan hadalkiisa daa noloshaydaan qaatay hda lkn wlhi isagey ku dambeysaa telkaaga keen iyo maxaa iila soo hadli weysey iyo suaalo aan ilaaway intii aan nafteyda dhisayay ayuu iila yimid weli kln lockgii kama furin waabaan ka faaiisay lock hhhhhhhhh
@hindiyocabdi2505
@hindiyocabdi2505 3 жыл бұрын
sheekh badbaado alle kuma qaado muxu dumar waniyay oowax usheegay jasakllaah sheekheena wan tijabiyay wanoyinkaga wana ku tanaaday mnshllh🙏
@زينهمرحبتين
@زينهمرحبتين Ай бұрын
Jisakal qeer alah kuxafidoh amiin amiin amiin yarabi 🤲🏽
@HodanaxmedHodanaxmed
@HodanaxmedHodanaxmed 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh alleh ha ku barakeeyo caqligana alleh ha kuu barakeeyo aamiin nolashayadaad dhistaa wllhiy ta labaad cashar kastod so dhigto waan tijaabiyaa natiijadiisana waan helaa wllhiy jasaakalah sheekh
@HodanaxmedHodanaxmed
@HodanaxmedHodanaxmed 4 жыл бұрын
Intii ila mida like ta ku qabta
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Masha allha warunta Wale wansiyay wanan kanastay
@rukiyagedi7443
@rukiyagedi7443 4 жыл бұрын
Thank you very much for your advice
@aaminajaamac6816
@aaminajaamac6816 4 жыл бұрын
Jazaka Allaah kher
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Hooyo naftada daryel ❤❤❤❤❤❤
@hamdahamda1752
@hamdahamda1752 4 жыл бұрын
ألله يوفقك ويسعدك ويحفظك ويطول عمرك إنشاء الله
@munahaaji4881
@munahaaji4881 4 жыл бұрын
Dhiiri galinta ayanba kugu jeclahy wlh abaalkaga janno allaha kadhigo shiikh badbaado
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Amen ilhow noda anba marakn wlwl dremo ban dawda wlhi niyda igu dagta wndisa
@faadumomaxamed1342
@faadumomaxamed1342 4 жыл бұрын
Masha allah yaa sheq illaahawo ku dhowr oo ku xafid aad baad Noogu dadaaleyesaa
@familyandvarietychannels6609
@familyandvarietychannels6609 3 жыл бұрын
May Allah SWT reward you janatul firdows..
@hibomohamed3762
@hibomohamed3762 4 жыл бұрын
M.a ki hore iyo kan danbe Midna ima Dhafo sheikh Jazakalah💯
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 жыл бұрын
Sheikh wad mahad san tahay jasakallaaah qeer sheikh
@milgosaleban2018
@milgosaleban2018 4 жыл бұрын
Thnks so much waan ku farxaa dhiira galintaada sidaa noogu wad horey usocadka hazakalaah qeyr
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 жыл бұрын
Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah Thank you so much wll Qali Abdiullahi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@SaadaamKeyow-sk8wb
@SaadaamKeyow-sk8wb 11 ай бұрын
Sheekhuw was aan rabaa lambarkaaga
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 3 жыл бұрын
Maansha allaah ducada haweenka aykuuso duceeyan ku liibaan bi.idmi llaah .ragow idinkuna sheeqa hamucadarina waayo markaad is baa.bi.ineysen o aad wadanka gubteen yaa caruuraha idiin korinayey oo idiin dhal.dhalayey oo waayeelka idiin xanaaneynayey wallaahay waad dabar goilahaydeen hadaanay haweenku karti lahayne maansha allaah sheeq allaha ku xifdiyo ducadenana hel bi.idmilaah
@farxanxasan5394
@farxanxasan5394 Жыл бұрын
ilahayow shekhaan janada geey yaa rabiii
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 3 жыл бұрын
Wlh Ben. Mhn 3.bil.kadib asaa isoradiya ama 21 bari kkkk warkan warun
@gbfhgyhtbgh7776
@gbfhgyhtbgh7776 4 жыл бұрын
Masha 'Aallah Sheekhow Aallah kusiiyo Qer iyo Ajir iyo xasand
@naciimaxuseen9645
@naciimaxuseen9645 3 жыл бұрын
Badbaado wll waad ku mahadsantahay video qiimaha leh noo soo diyaariso
@sacdiyoqaali6094
@sacdiyoqaali6094 4 жыл бұрын
Mashallah shiiq kaliya e dhira galintisa iyo fikiridisa aan kahelo firfircone mashallah allah kubarakeyo shiiq fikirkadu ino muhiim qasatan anaga ka hawenahan🙏
@abdinasirjimale508
@abdinasirjimale508 4 жыл бұрын
Shiiq.qer.alahakusiiyo.aniga.nikeyga.margan.iskudhacno.vidowgaga.ayanfiirsada.gadibna.gadibnawan.isgamashaquulaa.wana.nafisaa.asc
@kosaryussuf8137
@kosaryussuf8137 Жыл бұрын
Wlhi ben ma ahan jazakallah sheikh
@fatumaabdullahi1861
@fatumaabdullahi1861 4 жыл бұрын
Shukran jazakallakheyr thanks alot
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Жыл бұрын
Haa ilaaheey qeeyr ha ku siiyo
@simanhajji364
@simanhajji364 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallaha shukran ustad wax badan ayan fahmay Allahu akbar wa inaan ani xita fasax ka qaato kuwi shanta ahay on shukaansaney sabbto ah wayba imashquliyeen
@hooyoamish6438
@hooyoamish6438 4 жыл бұрын
Hhhhh kaqaado abyo waabad iga qoslise
@guulwademediagroup5777
@guulwademediagroup5777 4 жыл бұрын
mnsha allah xaqiq badbado channel wxaad tahay qof ki braarujiya bilshada hormarka iyo tilaabada wanksan ee qofka uu qaadi karo mnsha allah waxaan kuleenhay team guuulwade waxaad inoo tahy shekh aad inoo gu weeen
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@juweeriyailkacas8799
@juweeriyailkacas8799 4 жыл бұрын
Wlhi sheikh waa qof cajiib ah alle ha ku xafido wan jecelahay isaga iyo marwadiisa
@mediaplay5544
@mediaplay5544 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rpWXeKZ_m9l-ppI
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 4 жыл бұрын
Wall subscribe iisar waa iga codsi .
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakkallah
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo
@nnnnn1123
@nnnnn1123 4 жыл бұрын
Masha allaah sheeq kheyr alle haka abaal mariyo,sheq dadka leh xariirada kale fog o leh wan imaana waqtikas aan wax talabo ah laga heynin maxaa talo ah ad u so jeedin laheyd
@kazukoofficial2468
@kazukoofficial2468 3 жыл бұрын
I really love how you talk and I have this problem
@songhee8448
@songhee8448 4 жыл бұрын
shukran jasaaka allah khayr waad nacaawisaa sherkh badbaado
@sahrasalad461
@sahrasalad461 3 жыл бұрын
Maasha allah mhdsnd sh badbado wanadada wngsn
@esyakitchen
@esyakitchen 4 жыл бұрын
Walalayaal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin
@queensarah8399
@queensarah8399 4 жыл бұрын
Cunto karis miya channel kaga wlshy
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 4 жыл бұрын
Ma shaa Allaah jazaakallaahu khayr walal keen xaqiiqda ayaad ka hadashay
@fathiya5106
@fathiya5106 4 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah 👏🌹
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@ayaancawil7241
@ayaancawil7241 4 жыл бұрын
Mansha allaah sheikh badbaado waxad tahay dhiri galiye nololed alle haku xafido akhiro iyo adunkaba
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
I love Allaah subxaanahuu watacaalaa
@fslabdi7919
@fslabdi7919 4 жыл бұрын
hi waxaan arkay xalay aniga oo garoonka kujira laakiin kamaan tegin maxaa yeelay waxaan ku hilmaamay baasaboorkeyga guriga
@ummohammed8594
@ummohammed8594 4 жыл бұрын
Shukran sh aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ilaahey ha ku xafido aamiin
@bostejoali3717
@bostejoali3717 3 жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer
@ladanluula1
@ladanluula1 4 жыл бұрын
Mahadsanid shiiq
@xabiiboshidane1162
@xabiiboshidane1162 4 жыл бұрын
Masha alllah shiiq badbaado jasa kallah
@foziamohamed7656
@foziamohamed7656 4 жыл бұрын
Shukran sheikh
@hibaiyai5823
@hibaiyai5823 4 жыл бұрын
Masha alah alah ku xifadiyo
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 4 жыл бұрын
Ragoow unaxariista dumarkiina
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 жыл бұрын
Mahadsanid shiikhow dumrkaad wahelka dumarkaadtahye allaha kuxiftiyo
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@casirofficial9230
@casirofficial9230 4 жыл бұрын
Qofkasta wuxuu jecel yahay allha siiyo oo aqrinaya fariinteyda subscribe iisaar walaal
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Isaar aankuu sare
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Isaar anku saare
@casirofficial9230
@casirofficial9230 4 жыл бұрын
Wan ku saaray mahadsanid wll
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
@@casirofficial9230 isaar anku saree
@zahrahassan6689
@zahrahassan6689 4 жыл бұрын
Waanku sareyaa isaar
@idmanbile7545
@idmanbile7545 3 жыл бұрын
masha allh allha ajar hakasiiyo
@abdinoorofficial7355
@abdinoorofficial7355 4 жыл бұрын
WAA KU FARAXSANAHAY INAAN AHAY QOFKII OOGU HOREYAY EE COMANTIGA SOO BIXIYA SHEIKHEN AN JCLNAHAY
@mediaplay5544
@mediaplay5544 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rpWXeKZ_m9l-ppI
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@hahaheno5821
@hahaheno5821 4 жыл бұрын
Ilaahay jannada haku geeyo sheekh
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
Anigu waa KU daalnay in gabdhaha aragtidooda nin uun lagu jiheeyo illaahoow hamigayaga nin uun hakadhigin ee kadhig jacaykaaga iyo jacaylka rasuulkaaga muxmed ah Salallaahu caleyhi wasalim walaahi wacdiyaal kalaa noodhaamilahaa shiikhoow
@deqafarah489
@deqafarah489 4 жыл бұрын
Aaami amIn wlahi wa xaqiiiq tas xaqiiq ah
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
shiekho ani dawwcat waxa uleyhe qufka ila hatlo waa la hatla qufka iga anuso waka amysa🤭💯
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikhqoow qer badan Allaha ku siiyo. Allaha ku xifdiyo.
@gurachomohamed318
@gurachomohamed318 4 жыл бұрын
Walee faaraxyaasha markay dhib bilaabi rabaan buukeena sorta noo ahaa Ayaan Dib u baadhaa markaas Baan soo helaa daawadiisa allow sheekheena noo xafid
@salmocabdulahi4175
@salmocabdulahi4175 4 жыл бұрын
Masha allh sheikh shukran 💯
@kowasariinaabdiqadir578
@kowasariinaabdiqadir578 3 жыл бұрын
Gabar aya ahay lkn ninki 5sano an jecla wuu iga tagay bila sabab la,an wan jeclhy ilahey baa iga aridono
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarikllha jizakakala qeer ilahey haku xafido 🤲🤲🤲sheeq badbado 👍❤❤❤❤
@saamabdallasamra
@saamabdallasamra 4 жыл бұрын
asc shiikh fadlan inte kala so xariraa arin muhim rabaa inaa kala hadlo plz hal janis isii
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 4 жыл бұрын
Asc sheq walahi waxa badan ayan ka faiday ilahay qera badan haku siyo insha Allah
@axmedcabdilaahi7329
@axmedcabdilaahi7329 2 жыл бұрын
Masha allaha ilahaya haka jasiyo
@axmedcabdilaahi7329
@axmedcabdilaahi7329 2 жыл бұрын
ilahaya.hakubarakeyo
@hamihooyo6444
@hamihooyo6444 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk walaahi shiiqan naagaha woo fahmey
@xamdicumar3865
@xamdicumar3865 4 жыл бұрын
Shaarf baad leedahy wllo keeq going
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 4 жыл бұрын
Maxaa shiikhan niyadu iigu dagtaa chanal aan dhiirigalin farxad caqlina iiga kordho
@amalhassan3400
@amalhassan3400 4 жыл бұрын
Amiin gabagabada barnamigka iyo ducadada mahadsanin ahaa ahay rerbadbado
@ikranmahamud3179
@ikranmahamud3179 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@axlamabdi1674
@axlamabdi1674 4 жыл бұрын
Mansha allah sheikqow sheikh kali ah dirigaliyaheyga ah❤️❤️❤️👌😍👍
@zamzamadan6664
@zamzamadan6664 4 жыл бұрын
Hadan dumarnahay shiqan wanofa idey E bilad ansino
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@nasromuuse3370
@nasromuuse3370 3 жыл бұрын
thanks walalkey masha llh
@drsikraanalawi4894
@drsikraanalawi4894 4 жыл бұрын
Masha allah ader axsanta
@tayochannel6212
@tayochannel6212 4 жыл бұрын
Shukran shikh wan ka faiday
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 4 жыл бұрын
Masha allha shiqow jaskalahi qeer
@ugbaadahmed5741
@ugbaadahmed5741 3 жыл бұрын
Wlhi runbad shegaysa qof Aqli badan badthy
@sahroadan1155
@sahroadan1155 4 жыл бұрын
Khayr alaha kusiiyo shaykhanaa
@hibohasan7110
@hibohasan7110 4 жыл бұрын
Masha Allah caqli badanaa shekhu alaha ku dhowro
@hibohaybexasan6396
@hibohaybexasan6396 4 жыл бұрын
Sheq cabdullahi mid halakana imtixan nakala haysta inu ijeclado maba rabe side iskaga furfuraa sida igada marabe iga dayn waa nalana kala xayn qabistisa cudur igu noqotay bal iso sheg sheq siden iskaga galaa
@halimaladaya9423
@halimaladaya9423 3 жыл бұрын
Wan Ka faideysaney runti baraka allah
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 4 жыл бұрын
maasha alaah jazaakalaah shiiqoow ilaahay hanookaa xif diyo
@cadar1499
@cadar1499 4 жыл бұрын
Hhhh nin filmkiisii waa la QARXIYAY naagtii aqli leh
@Habulaashoteam1
@Habulaashoteam1 4 жыл бұрын
Shekh badbada waxa rerka igaduminraba maseer maxan iskagaga daweya
@ayaangaraad4128
@ayaangaraad4128 2 жыл бұрын
Horta shiiq maalaa yacni badanidaaa
Ma Dooneysa Gabarey ninka inu ku Daryeelo Qiimahada u Garto 5 ku samee
12:27
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 266 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 165 М.
Adigay Kuu Taallaa Qof Dantiisa U Taagan
11:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 58 М.
7 Sida loo gaaro noloshaa rabto
16:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 81 М.