52:03 wey ku soo jiidanayaan kutubtooda magacyadoodu balse gudaha waxa ku jira waa wax xaqiiqada ka fog weli shayaadiintu dhagartii ayey inoo maleegayaan oo ay inala daba joogaan ay aabaheen iyo hooyadeen janada kaga soo saareen xumahana wey qurxin og yihiin allahayow adaan ku irkaneynaa ee nagaga filnow sharkooga yaa rabbi.
@abdillahiegalabdi79333 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Ciriga iyo caqliga iyo camalka alah hakuubarakeyo
@rudwaanmohamed38974 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Mancha Allah alle ha barakeyo sheekha Wllayal hore uso dhqsta
@purhaanxbf84964 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Mashallah shiikh kheyr Allaha ku siiyo maktabada alxuseyni wa mahadsantihiin
@B3L1VE1NYOURS3LF4 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Ya allah shayadinil insi wal jinn naga badbaadi ๐คฒ๐คฒ
@CabduQadir-ru3mw ะัะป ะฑาฑััะฝ
Wwwwww
@mohammedabdalla79944 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Masha alh silsiladan maxaan waxbadan kafaidnay ilahow cimriga kubarake anagana kuwi qaata ee kucamal fale oo towxiidkooda kuadkado Maktabada al xuseyni mahad gaar ah
@Ms.4ever333 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Aamiin ya Rabb๐คฒ๐พ๐คฒ๐พ๐คฒ๐พ
@karingarfod91514 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Mashaa allah shukran walaal keey
@mohamedsayidhassan44864 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
ุจุงุฑู ุงููู ูููู ูุฌุฒุงูู ุงููู ุฎูุฑุง #ALXUSAYNI WALAAL SHICIRKA AMA NASHIIDADA MAGACEEDA FADLAN, hordhaca ku bilaabmaysa noo faa idee kheyr bdan rabi haydinsiiyee.
@drewthomas14583 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Instablaster
@Hamzemodel3 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
@@drewthomas1458 p0p0p0
@barwaaqochannel35904 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Sheekh qaar aya yidha waraaqdan tahliil aya ku qoran e biyo ku rid cab kuwa ka wran iyaga tahliisha odhanaaya
@hibokamil53454 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Way jirtaa lakin waxay ku xirantahay sida loo qoray warqada hadii uu Quraan sax ah ku qoranyahay waad isticmaali kartaa lakin hadii aad aragto Quraan la kala jarjaray waa dambi si fiican warqda iskaga fiiri inta aanad isticmaalin walaahu aclam
@barwaaqochannel35904 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Mhdsnid hunA qli
@rahmaali36144 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
bisinka anigu anon aqon u lahynban u ragy iyado wadad layga dhigay kadibna warqadasu iso siyay biyan ku riday dhowr jeer wan caby lknse oyadon lu milmin oon waxba noqonbn shekhan arkay kadibna wan gubay iyado sidediya alleh waxba nagu mayele tolllow hadad cabto hawshu wa side
@WAXYAYN3 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
Kuwa warqada wax kugu qoro kadibne biyo ku dhaq cab ku yiraa ka carar markaas burjiga ayaa biyo ah sixir lagugu xiraayo ayaa biyaha lagu marsiin rabaa
MashaaAllah, sheikhan Allah ajar farabadab ha siiyo. Muxaadarooyin iyo cilmi baaris aad muhiim u ah ayoo nooga faiideyay. Sual ayaan qabay, meeshee lagala xiriiri kara?
@dalmar84312 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
CULIMADII HORE EE DIINTA INA BARAYSAY EE DAACADA AHAYD AYAAD TIDHI SIXIR BAY ADEEGSAN JIREEN OO AY WAX KU MADIIDAYN JIREEN. WAAD CADDAYSATAY INAAD TAHAY WAHAABIYADII DIINTA BADDALAYSAY CULIMADII DIINTA FAAFINAYSAYNA DAGAAL KULA JIRTA, UMADANA GUMAADAYSA
@dalmar84312 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
QOFKU HADDUU U TAGO SAAXIR ASAGOO MOODAYA AWLIYO WAX LA TUSO SIDII SAYID CUMAR BINI KHADAAB OO KALE, MARKUU SAXAABIGII SAARIYAH OO JOOGAY MEEL MUDDO DHEER LOO SOCONAYO HALKAA KA ARKAAYAY KANA MAQLAAYAY
@dalmar84312 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
IYO SIDII LABADII SAXAABI EE KA MAQLAY DARUURA COD ODHANAYA "BEERTA HEBEL WARAABI" DARUURTIINA AY NIN QUDHA BEERTIISA KU DA'DAY MARKAASAY U YIMAADEEN NINKII OO BIYHII KU LEEX LEEXINAYA BEERTIISII.WAXAYNA WAYDIIYEEN MAGICIISA . WAXAANA ISWAAFAQAY MAGICIISA IYO MAGICII AY KA MAQLEEN DARUURTA. HADABA HADDUU KUWAAS OO KALE MOODAYO, OO UU WAX UGA WARAMO, QURAANA UU FARO,DANBINA AANU SAMAYN. MUXUU KU DANBAABAY QOFKAN U TAGAY.?
@dalmar84312 ะถัะป ะฑาฑััะฝ
QOFKA ILAAHAY CID AAN AHAYN WAX U GAWRACA WAA LA NACDALAY,SIDA XADIISKA KU QORAN . XAGEED KA KEENTAY INUU GAALOOBAY ,XADIISKA KUMA QORNE'E. HADDIISE MARTI AY KUU TIMAADO OO AAD NEEF U QASHO. MIYAAD GAALAWDAY, HILIBKUSE MA XAARAAN BAA ? ILLAYN MARTI BAAD NEEFKAN U QASHAY, MAGACA ILAAHAY AYAANAD KU GAWRACDAY. HADDAADSE LEEDAHAY MUU GAALOOBIN, NEEFKUNA WAA XALAAL, JINKU KAA MUXUU KAGA DUWAN YAHAY ? SHEEKHAW ISKA HUBI ERAYADA AH. " WAA GAAL IYO WAA SHIRKI"