MAAY LYRICS -SAMATAR IYO HAKABA

  Рет қаралды 1,089,689

AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

Күн бұрын

SOMALI RAXAWEYN

Пікірлер: 488
@mahadmahamudhassan2478
@mahadmahamudhassan2478 2 жыл бұрын
Lahjadaan soomaaliyeed ma nala baro waaba xikmad socoto xaqiiqatan . Viva somali weyn waan idin jeclahay dhamaantiina . Salaan reer Baydhaba dhamaantooda ❤
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
waan kufaraxanahy #Somali inaan kakadhashay😍 insha allah wax waliba wey hagaagi donaan💜
@yusufhassanabdellah4091
@yusufhassanabdellah4091 4 жыл бұрын
Insha Allah abaayo sharafeey
@maxamedxangul948
@maxamedxangul948 4 жыл бұрын
insha allah
@raulfarah6791
@raulfarah6791 4 жыл бұрын
Aad iyo aaad
@padrepio3635
@padrepio3635 4 жыл бұрын
Waxaad tahay boqorad soomaaliyeed. Nooloow.
@munira005
@munira005 4 жыл бұрын
Dr-Sihaam Hees Qaraami 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Ma arki Doonaa Inta Aan dhimanin Soomaaliya Oo Nabadii Is Jeceelkii Neecaawdii Macaaneed & Jirdiinooyinkii Fiidkii ku Sheekeysan Jirney Ax Ax Ax Wey Ciiloow Wey😭😭😭
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 24 күн бұрын
Erayaddii Abwaan Sahal Macalin Ciise Allaah janneeyo Adeerkay Abwaan Sahal.❤👑🙏🏽
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
wixi 2019 dhageysta like sar😘😘
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071 6 жыл бұрын
Hassan aadan samatar aaad ayaan utageera heestan waa hesihii hirgalay 1972 hadad jeceshahay Hassan aaadan samater 🇸🇴🤳 like iisaar
@ahmedawosman7079
@ahmedawosman7079 6 жыл бұрын
Sxp heesihii hirgalay maxa laga wada horta? Ma kuwa aan hirgalin baa jiray?
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
Magaca sax waa hasanoow eden
@kinglaalaaboy8015
@kinglaalaaboy8015 5 жыл бұрын
ilove xasan adan samtar
@qoolaabcade
@qoolaabcade 8 ай бұрын
Qof weyni ma ooyo ben waye wan ogadaye Ilinteyda qul qulkeeda sidii biyihi ayay usocota . ubax Lee baxayo cudur la'an koraya caraf badan waayee. Qofki agmarayo wuu ku lexdaa moye dhaafi maayo Waqti bey igu qaadayeu inaan fahmo from puntlan🤎🤚 kgs aad baan idin jecelhy❤
@zakarieosman3467
@zakarieosman3467 8 жыл бұрын
LANG WIING MA BOORAAW: Beengaa ogaadeey, ilengteey borootshee biyi haang dareerteey. Fiitleey bateey, bushy laang korteey isgoow badangaa. Lang baal maraaw ky bery meema ma badbaadiyoow. Bogleey yanaangtiyee, baraar eyby sheegnee, indhoo hidoorky buuhoo bushumoo ly yaabee. Beengteey my ee bedengshee deyoo nuurshee, bilaa. Micnaha waa sidaan" Waxaan u maleyn jiray inay beentahay, nin wayn oo jecel la ooyaayo, Ilaa markaan arkay ilinteeyda oo sidii biyo oo kale u qubaneeyso. Ma dareemi kartaa, ubax baxay cudur la'aan oo udgoonkiisa, qofkii akmaraayo uusan gudbi karin asagoon eegin.
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Zakarie Osman Mahadsanid wllo waban la'aa wax ifasira Nolooooooow 👏👏
@ahmedcademaahanhesahan8391
@ahmedcademaahanhesahan8391 7 жыл бұрын
waw heestan sodanta ah cadi ma ahan akhyarta
@abdimohamed736
@abdimohamed736 7 жыл бұрын
Zakarie Osman Thnks
@rashidelmi390
@rashidelmi390 7 жыл бұрын
Zakarie Osman qurux maashaa Allah, luuqadaha kala duwan ee Soomaalida! Waan jeclaan lahaa inaan Barton!
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
ahmed cade ma ahan hesahan ma sodaanbaa afsomali ayaa mooday kolkaan soogaadhy ayan midhba ka fahmiwayay
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Xasan aaden Samatar fanaanka taariiqda somaliya oogu wayn ee bulshada dhan wada qanciyey long life mr samatar
@wardheerewarsame7942
@wardheerewarsame7942 4 жыл бұрын
2020 hadaad dhageysatey like ii saar🖒👍👍
@drmohamedahmed7404
@drmohamedahmed7404 4 жыл бұрын
Saxiib bal noo fasir pls aadbay u macaan tahay wlhi
@juliemalik1940
@juliemalik1940 4 жыл бұрын
Wa ikana
@juliemalik1940
@juliemalik1940 4 жыл бұрын
@@drmohamedahmed7404 oo ma intan ka bdanat ubahan thy wllo fasirad
@Apdiyare19
@Apdiyare19 3 жыл бұрын
2021 may 28 1:43 pm 😁
@abdinasirguruuje5645
@abdinasirguruuje5645 2 жыл бұрын
2022 july
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 9 жыл бұрын
reer baidoa waxaan zxp kala ahaa wiil galkayo dukaan kula ahaa oo liisaan ahaa, cabdi macalin nin wanaagsan buu ahaa ilaa iyo hada waa xiriirshaa anoo dalkii kasoogurey
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 5 жыл бұрын
Abdishakur abdi ❤️💕❤️💕
@aidarusabdulkadirkhalif3193
@aidarusabdulkadirkhalif3193 5 жыл бұрын
Wxd thy qof xushmad bdn
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 3 жыл бұрын
2020/11/24/ Yaa dawanayo iyada oo Etopia dagaal kasocoda soomali maryooleyna ey gam,asantahy walipa ey hurudo kuwa tuugadana isku heystaan ii dheerey waqtiga iyo waxba kuuguma dirin ee baney 🇸🇴🇸🇴😭😭😭 alle ayaa umaqan dalka iyo dadka hadaa tahy wadni aan arg dowlad soomaliyed🇸🇴 walina ku raja weyn in soomalidu yelato talo waxktana danta guud laga hormariyo Allow kubarinaye nabad baadi d/d/d/ allow ummada adey raxmadaada sugeysaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Zikomiilo
@Zikomiilo 5 ай бұрын
Hakaba io hawaal may huraw allow nabad ka dhig hakaba jinaay❤
@fatmaadan3560
@fatmaadan3560 9 жыл бұрын
viva raxanweyn af maay
@abdirazakmohamedali3189
@abdirazakmohamedali3189 Жыл бұрын
Afkaan maad ibartid hadaad taqaanid abaaayo
@raulfarah6791
@raulfarah6791 4 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka abwan sahal macalin ciise Iyo codka halasigaa xasanow edin Wa hees aad iyo aad u qimo badan Abwan sahal wuxuu ahaa nin alle haybad u siiye murti iyo xigmad may iyo matiri ay isugu mid utahey in u wax ku qoro samatar ne in u ku heeso may iyo matiri wa isugu mid marka ani ila maha aha in ay 2badoda o kale ay ka so bixi donaan soomaali o dhan labaduba mucjiso iyo tariikh ay ku reben fanka somaliyeed abwanka allha u naxaristo fananka ne cimri dheer iyo cibaado suuban aaamin
@sadiq07
@sadiq07 3 жыл бұрын
From Mogadishu arlaadi siin salaaami qaraboh ❤️❤️❤️😍✌️
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 4 ай бұрын
Koo qaadni 😢
@mohamudibrahim5468
@mohamudibrahim5468 5 жыл бұрын
Dhalad reer hakabo wan ahay wlh nolasheydana halmar ayan tahay alla jecliya markale inaa booqdo dhulkeyga❤️❤️❤️
@donny655
@donny655 4 жыл бұрын
Zhb Qli AfMayga Ma i Bartidoo From Bosaaso cadeey
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 4 ай бұрын
Same wlhi😢😂
@dhiidhaa100
@dhiidhaa100 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hees ad iyo aad iigu qaali ah my hakaba i love you xasan i noolaaw ina hooyo
@idowidow9109
@idowidow9109 8 жыл бұрын
Hees qiimo badan o ka mid ah murtida dhaxalgalka ah ee Abwaan Sahal Macallin Ciise Alle ha u raxmado..Aaamiin
@muftiweyn9481
@muftiweyn9481 4 ай бұрын
HAKABA AYAAAN KU DHAGAYASANAYA HEESTAAN 2024 😢❤
@ibrahimhassan1853
@ibrahimhassan1853 7 жыл бұрын
Hakabi iyo Hawaal may hurow, ayey dhahaan reer Koonfur Galbeed. Waa meel aad iyo aad u qurux bdn, oo dega dad ilbax ah. Viva Reer ARLAADI. One Community, one love.
@falxadomaxamed7026
@falxadomaxamed7026 7 жыл бұрын
Ibrahim Hassan thanks bro
@ibrahimhassan1853
@ibrahimhassan1853 7 жыл бұрын
Falxado Maxamed Adigaa Mudan walaashay.
@MrHalaasi
@MrHalaasi 12 жыл бұрын
Hees qaali ah iyo Fanaan qaali ah, wax badan baan runtii raadinayay Lyrics - ka heestaan oo aad ujeclahay @Amaandhoorey thanks 4 this beautiful lyrics.
@sharmaarkemohamed531
@sharmaarkemohamed531 3 жыл бұрын
9 years ago wow men do u remember this gmail you was commented
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 2 жыл бұрын
@@sharmaarkemohamed531 xiliga mobile ma lahayn KZbin warkisa daa🤣
@nuurdawlad4820
@nuurdawlad4820 2 жыл бұрын
Ma nooshahy ?🙄😃
@BaarliinQuenbaarlin
@BaarliinQuenbaarlin Жыл бұрын
Cajiib comment-gaaga 11 Sano kadib ayaan Dib u arkay nolol wacan wll
@thaabitnadiim8375
@thaabitnadiim8375 Жыл бұрын
​@@kafiayousuf4587haye manoshahay
@geeska
@geeska 9 жыл бұрын
Walle xaseey eedan waa nin qaali ah codna ALLA siiyey! Thanks Mr. Samatar!
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 жыл бұрын
Fanaan weyn 🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴 fanaan qaran Somaliweyn 🇸🇴🇸🇴❤️♥️🇮🇹🇩🇯🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇮🇹🇸🇴allow cimri dheer iyo cibaado suuban iyo cafimad ku sii xasan Aden samater
@بنتالاحلام-ض7ط
@بنتالاحلام-ض7ط 6 жыл бұрын
angaa ayaaa ah reer bydhbo asal ah alla maxn dhageystaa hstn long life ader mcn waakad yareyd hadn dhalan lahaa igurso ayan ku dhihi lahaa waayo adan kuu jclhy rntii
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 5 жыл бұрын
Hadaba matirhaadiid, ilmo wuu kaa dhali karaye
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 5 жыл бұрын
Anaabo joogee xasan maxaa ka rabtaaa
@isaaqgamur4697
@isaaqgamur4697 7 жыл бұрын
thanks Mr. Samatare. this sweet song. this is your mother tongue. continue singing with it. I hope one day you will come to mother land especially Baidoa Janay.
@hodan3084
@hodan3084 4 жыл бұрын
Diinsoor uu kudhashay
@abdirahmanhussein6858
@abdirahmanhussein6858 4 жыл бұрын
M.a wanjeclahay lahjada mayga illey waa abtiyaashii xasan
@abdallekayunge3108
@abdallekayunge3108 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 7 жыл бұрын
angoon midkeen fahmayn oo Borama joognaa heestan wiil aan asxaabnahy ugu bixi jirty geee laan wii ma boorow intu takhsiinta ku uruuriyo wlhi somali alha daayo
@gamasb8222
@gamasb8222 6 жыл бұрын
Media HD VOS saxiib aniguba wax kama fahmo aadbaana u dhagaystaaa. Ilaah ha isu keen aruuriyo
@maanuubintisahal9343
@maanuubintisahal9343 6 жыл бұрын
Af maay waa af soomaali markaasaa waxaa leedihiin ma fahmeeynoo
@gamasb8222
@gamasb8222 6 жыл бұрын
saaxiib qurbaan daganahay oo 18jir kusoo galay hadana afartan jir qurba kor baan ugu dhaafay. marka intaan cadaan, carab, African American, African latino daris la noqdo oo dhinca walba iga daganyihiiin oo aan ogolaaday inaan qof somalia meeshuu rabo haka yimaadeen walalsan waayo ama soo dhawaysan waayo ma dhacayso.
@maanuubintisahal9343
@maanuubintisahal9343 6 жыл бұрын
Oky imaaw hadaad rabto baydhabo jinaay waa hubaal waad baraneysaa
@maanuubintisahal9343
@maanuubintisahal9343 6 жыл бұрын
Ani ba I'm badan kanaqnaa hada lay bartey ayeeyo dey aa reer baydhabo aha hada baranooyaaa
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Жыл бұрын
Lahjada may ma aqaan hadna waan fahmy walhi eryda iyo laxnka macaan iyo codkii xasan adan marky isu tageeen , fasir uma baahnaaa ❤
@muminhussein7604
@muminhussein7604 2 жыл бұрын
Buur hakaba meel qurux badan waye waan tagey maalmo joogey wlhi Meelaha hadey soomaliya burburi leheen loo dalxiis tago aye noqon leheed m.a
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 9 ай бұрын
Buur hakaba alow balaayada hareeer mari❤😊
@daadredmerseysidelfc2870
@daadredmerseysidelfc2870 3 жыл бұрын
Xasan aadan legend waligeed masoo baxaayo somalia 🇸🇴 cid fan kaaga ween Nooloow hobol
@moorotv4194
@moorotv4194 6 жыл бұрын
Hasinow Edin - mid adiga cml ah waligeed masoo bixi doono. Noolow legend.
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 жыл бұрын
Waa heestay reer hargeysa dhaheen xasanow suudaanta noogu.celi macaankeeda markay.kayaabeen
@KingsaacidMedia
@KingsaacidMedia 6 жыл бұрын
hassan gudaal 😂😂😂
@cabdiraxmaancoowl7484
@cabdiraxmaancoowl7484 5 жыл бұрын
Maya tigrayga noogu celi bay yidhaahhden way ka maqantahaye
@alimdualeh
@alimdualeh 4 жыл бұрын
Reer baydhabaw iidoona inan reer baydhaba ah from wayqooyi
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
gabdha feysal cali waraabe qabo raxweyn gabdheda aroos iyada ku bareysa
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 2 жыл бұрын
ahya hees reer baydhabo janaay wad salamantin goorma af Maayga i baraysan😁 from Hargeisa 🥰
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Madii adi kooytoo liki baree
@abdirizackmohammedadam207
@abdirizackmohammedadam207 2 жыл бұрын
Diyaar waaye waa lagu baraa
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 9 ай бұрын
Kooy Ani ka bare😂😢❤ariirtana
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 4 ай бұрын
Hadaa diyaar tahy waa lagu bara😂
@abdikadirmohamed7621
@abdikadirmohamed7621 4 жыл бұрын
Hees inaba caadi aheyn thank you legend hassan adan
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
ILAAHOW SOMALI SIDIHORE IYO KAFIICAN KU SOO CELI ADAA AWOODLEHE
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
I'm listening this eleven years later ❤11 sano kadib❤ ❤Inshacalaa hees ❤ Legend Hassan adan Samatar❤ ❤buur hakabo❤ codka+Laxan+Kabanka+Ereyada❤💯💯 ❤❤ 21:40Am habeenimo 2023/06/13"Talaado" Ishacalaa hees😊💯❤
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto yaa rabbi.🤲🏾🇸🇴♥️🌹
@MindMeldMedia94
@MindMeldMedia94 6 жыл бұрын
degmadeyda buurhakaba in badan waa kuu xiisey Alle ii kaa dhaafo. "Hakaba ii hawaal mal hurow"
@hassano
@hassano 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan sxb hadaad fahmayso maadmacnayn erey erey!
@gulledsimpa6511
@gulledsimpa6511 2 жыл бұрын
Wala hura
@ilbaxtuulo2723
@ilbaxtuulo2723 4 жыл бұрын
1/1/2020 yaa ila daawanaayo Intii iga danbeyso like dhac iigu sii lacag maahanee
@kimjongun2458
@kimjongun2458 7 жыл бұрын
heer baidhabo salaamingtaa
@demarvelous8536
@demarvelous8536 4 жыл бұрын
Kim jong un reer beydhabo muyaqanaa🤣🤣 qosolka igadamaday wlh
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@demarvelous8536 waa qaf u eg
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 Жыл бұрын
Heestan ajinabi iigama duwana wlhi waxba kama fahmo one love Kgs ❤
@Funnyboytv7
@Funnyboytv7 4 жыл бұрын
say caac bbe 😋 2020 wixii meeshan jooga like
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
Inbadan kama fahmo lkn Waa hees aan aad u jeclahay ♥️♥️♥️♥️♥️👉
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Mid kamida hesha an ugu jeclahy hesha xasan adan 🥰🥰
@MCX6244
@MCX6244 3 жыл бұрын
Maa iifasirtid abayo waan fahmi la ahee
@mohamedshiine6957
@mohamedshiine6957 4 жыл бұрын
Fanaan qaran hadaa maqasho waakanaa❤❤ Samatar💋
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 9 ай бұрын
2024 yaa daawanaya caafimad ku daawo 🤞❤️🇸🇴✅
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 4 ай бұрын
Me😂
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 4 ай бұрын
@@mujaahidgeesi9514 legend 🤞🫡🇸🇴
@maanuubintisahal9343
@maanuubintisahal9343 6 жыл бұрын
Allah yaraxma abwaan sahal maclin ciise
@abdinoor4316
@abdinoor4316 4 жыл бұрын
Waah waaah waa xasuus aad iigu wayn yaa salaam
@hamdiay26
@hamdiay26 10 ай бұрын
Mahadsanid Samatar iyo Abwaankaba.. waa inta uga yar ay Buur-hakaba iyo afka Maay-ga ay naga mudanyihiin ❤
@cisiidsaalax716
@cisiidsaalax716 5 жыл бұрын
Qalcada igu dabaysa ayaan isku dayey inaa laqaado anigiibaba iska naxay waxaan sheegayo fool xumadooda iyo ninka qaadaya siduu isku xariifinaayo cajiib kaaf iyo kala dhaari xasan ilaa hada asagaa ku haysta gayiga somaliyed xasan baashi dhala xadiid😁💗💗💗💗
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Kkkkkk shimaali baa dhahay fanaanka aan laloodin dadkii hore iyo dakii danbawa waa Xasan aadan
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 жыл бұрын
2021 inta daawanaysa like 👇👍👍👍❤🇦🇿🇸🇴
@ahmedkoronte4811
@ahmedkoronte4811 6 жыл бұрын
Waaw deegaankeyga oo hees macaan leh faraxad walaahi
@abzyaba29
@abzyaba29 Жыл бұрын
Burhakaba waa dhuul geeljecel❤️❤️
@abdimohamedabdi7544
@abdimohamedabdi7544 4 жыл бұрын
Masha allah thanks Hassan adan
@mohamediimaan8190
@mohamediimaan8190 5 жыл бұрын
I love this song 👉❤
@omarmuufo1479
@omarmuufo1479 Жыл бұрын
Laang wiing ma booraaw Legend i 🎉
@calibashiyusuufnahab4042
@calibashiyusuufnahab4042 2 жыл бұрын
Abwaan sahal macalin ciise alle ha ku naxaristo
@anisaalem8598
@anisaalem8598 2 жыл бұрын
Masha Allah waa wadani my Allah bless you longe live I love you so much❤️❤️❤️
@abdisamadmaxames4396
@abdisamadmaxames4396 Жыл бұрын
Ufvv
@Zaky_garad
@Zaky_garad 9 ай бұрын
MayMay Lahjad cajiib aniga ahaan ay ii fudutahay fahamkeeda balse aan ku hadli aqoon iyo Heee CaJiiba🔥🎧
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 5 жыл бұрын
Fiitleey bateey, bushy laang korteey isgoow baadangaa. 2020.
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 6 жыл бұрын
Af May waan ku haystaa sideen ubartaa😘😚😚😚😚😚
@samiyahassan5141
@samiyahassan5141 5 жыл бұрын
Raxweynteyda caashaqa allaha iikaa dhowro💔💔❤💋💋💔💗💓
@jamalmohamed7
@jamalmohamed7 5 жыл бұрын
Walal luqadaan maa ibartid
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 4 ай бұрын
Aamin
@luqmanmaslahmohamed1888
@luqmanmaslahmohamed1888 4 жыл бұрын
Lang Baal maraaw kibirimee mi bedbadiyaw aww wwww😊
@queennsren5417
@queennsren5417 6 жыл бұрын
Plz heesta halay turjumo wan ka helee Viva rer baidoa 👏👏👏
@mohammedabdiahmed5968
@mohammedabdiahmed5968 6 жыл бұрын
Waa aniga reer baydhabo ,,,heestan xasan aadan samatar waxaa u qaadey gabar aad u qurux badan waxaa tartan ku galey x.samatar iyo fanaankoo kale oo marka fanaanka kale maxatiri ayuu ku qaadey marka x.samatar wuxuu ku qaadey afky reer arlaathy macnaha Af.maay lkn micnahooda waa isku mid weliba waxaa jirta iydoo af carabi ah marka saas weeye gabdhaheena ayaa lagu amaaneyaa waad fahantey ayn u maleyneyaa
@mokhtarbaadil3801
@mokhtarbaadil3801 6 жыл бұрын
Heesta maxad tiri ah ey isku macnaha yihin magaced ?
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Heesta qisadeedu sidaas maaha. Abwaanka ayay ku dhacdey qisadu. Alle haw naxariisto Sahal Macallin Ciise ayaa sameeyay heeta. 2013 ayuu London ku dhintay.
@samiyahassan5141
@samiyahassan5141 5 жыл бұрын
Jecliyaa lahjadeyda maayga
@hassancarab1037
@hassancarab1037 4 жыл бұрын
Ahun Abwaan Wadani. SAHAL MACALIN CIISE aamiiiiiiiiin.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Hees macaan iyo fannaanka wayn x baashi mahdsndin👍👉🇸🇴👏
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
wale samatar wa fananka qora e somalida af somaligu ku qanciyay May & matiri Intuba
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
1972 TO 2021 afar iyo dheeraad sano kadib ayaan dhagaysanayaa
@amiirnour8627
@amiirnour8627 3 жыл бұрын
Meesha wax Ugaadeen iyo Idoor u eg koley wa ku jiraa
@cumarcabdiraxman1649
@cumarcabdiraxman1649 6 жыл бұрын
nololeey bilaawshee nafteey berkoowaa beerkeey dhatiisaa bee oo ky reebteey xasenow eeden wowwwwwwwnice song
@dhiidhaa100
@dhiidhaa100 11 жыл бұрын
joogto abaayo booqo webka..... baidoanews............ luuqada oo qoran meesha ayad ka heli kartaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Heestan markay raadiyo Muqdisho ka soo gasho dhegaha ayaan furi jiray.
@rubendiaaz9439
@rubendiaaz9439 11 ай бұрын
heestan waxaa loo qaaday gabar haraawa ah ❤
@Sakriye7897Sakriye
@Sakriye7897Sakriye 11 ай бұрын
Heest wab jecelhaye❤❤❤
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Aar ilmaderyalow ii macneeya😮
@shaliimyaaseenxasan4390
@shaliimyaaseenxasan4390 2 жыл бұрын
Yaa salaam nolaley bilaashe naftey berkowa berkey dhatiisa be oka rebtey
@kingusaama113
@kingusaama113 2 жыл бұрын
2022 hadaad Dhageysanaysid Like 👍
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 9 ай бұрын
Aniga oo Ree Boorama ah Tiraba 4 qof oo qoska ah ayaa ku hadla Afka maayga Iyaga oo burburkii ka hor Ay kusoo noolaayeen Baydhabo Janaay Afka rasmiga ah ee dalku waa maay iyo maxaa tiri !
@jamaalsayid8310
@jamaalsayid8310 2 жыл бұрын
Jamaal sayid baana
@mohangostoso5692
@mohangostoso5692 4 жыл бұрын
Af maay ma aqaan waxyar le fahma ciyalka xafada le eh lakin wXan kufaraxsanahay in lyrics leedahay heestan oo an jeclaa dhageysigeda waligey kugu fanaa samatar❤
@abdikariinahmed729
@abdikariinahmed729 4 жыл бұрын
Lang wiing my booraaw Beengaa ogaadeey, ilengteey borootshee biyi haang dareertee. Fiitleey bateey, bushy laang korteey isgoow baadangaa.
@adnanahmedkaasiyo510
@adnanahmedkaasiyo510 7 жыл бұрын
baaabuur my raahaa ey iila buubeeh meygu waa shidan yhy fanan jira
@hayaatmohamed5200
@hayaatmohamed5200 7 жыл бұрын
Walaalayaal ilahay kayaaboo ii fasira heestan waan jeclahaye aaway walaalahii deer bay iyo bakool aka jecliyaa heesha maaymaayda
@mohammedabdiahmed5968
@mohammedabdiahmed5968 6 жыл бұрын
Hayaat Mohamed heestan waxaa lagu amaaneyaa gabar marka fasiraadeeeda aad iyo aad ayey u dheertahay
@hassanahmed-bg6me
@hassanahmed-bg6me 5 жыл бұрын
wixii 2020 gadhaa like saara
@saadaqsomali626
@saadaqsomali626 4 жыл бұрын
Fiitley batey bushy laang kortee iskow baadangaa!
@buhaalcabdi8848
@buhaalcabdi8848 2 жыл бұрын
Waaaaw xasanow edan ka salaami
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Legend adan
@Engyooska199
@Engyooska199 Жыл бұрын
Hakaba banaanshe ⛰️ Hakaba banaanshe ⛰️ Buurtoo ky taalo banooda 🏞 Balankaayny haayeey 👨‍❤️‍💋‍👨
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 8 ай бұрын
Legendary 👍😁
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Hees iyo badh❤
@macallinismaaciil7528
@macallinismaaciil7528 6 жыл бұрын
Berdigi wa runta (sahal macalin ciise qof udhawaankara mafilayo inuso bixidoono)
@maxamedshiine9705
@maxamedshiine9705 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw HASANOW EEDING noolow abwaankii suubiyini ILAAHEY ing nahariisy
@serahmed5346
@serahmed5346 6 жыл бұрын
qisay leedahay heeskaani alle haw raxmado Abwaan Sahal Macalin Ciise
@halgansharaf6738
@halgansharaf6738 6 жыл бұрын
ser ahmed nala wadaag walaal qisada
@muzamilcusman6038
@muzamilcusman6038 2 жыл бұрын
Hakaba iyo hoban waa lama horaan allow nobarakey
@mohamedapdyrahmaanmohamed8215
@mohamedapdyrahmaanmohamed8215 6 жыл бұрын
Xasan aadan samatar allah haku dhowro waxaa thy qof umada soomaliyeed magac iyo sumcad ku dhax leh
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Жыл бұрын
Ereyadii Laxankii & Misikadii Sahal Macalin Muqdisho 1974
@shucebhabon3927
@shucebhabon3927 Жыл бұрын
2023🥰🥰🥰
@abulhi2324
@abulhi2324 5 жыл бұрын
Long live hassanow eedin
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 89 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН
MAAY LYRICS  - SAMATAR IYO HEESTII HUBUROW
6:58
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 599 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 356 М.
HEES MAAY LYRICS WALAA HAWLA WALAA YAALE  XASAN ADAN SAMATAR
11:28
HEES MAAY - IRRY DHIIMY - EDKII HASSANOW EETHYNG
29:32
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 22 М.
MAAY  LYRICS -  SAMATAR IYO HEESTII  IRY DHIIMOO
8:18
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 269 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 815 М.
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 261 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 78 М.
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 2,1 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
2:54
ROSÉ
Рет қаралды 65 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 432 М.
Roza Zergerli - İstedim 2024 (Yeni Klip) 4K
2:56
Roza Zergerli
Рет қаралды 754 М.
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 294 М.
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Afruza
Рет қаралды 14 МЛН