AMAKAAG AYA KUGU DHACAYA MARKAD DHAGAYSATO QISADAN!

  Рет қаралды 244,932

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

Пікірлер: 478
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour 3 ай бұрын
Qisadan waa tii igu horysay een sawda kubarto ma.malin khyr qabttaan dhagysty❤❤❤❤❤malintii oodhann wan naxsanaa sawdaaa❤❤❤❤
@NajaxYuusufxasan
@NajaxYuusufxasan 3 ай бұрын
لاحول ولاقوة الابالله Runtii waa qiso muhiim ah oo wax ku qaadasho leh alle ha barakeeyo adna sawoda qaalib❤
@nimcokadar2223
@nimcokadar2223 7 ай бұрын
Ilaahay baa badbaadiyay subaxanallah walle lacag bilash lagu sinaya majirtee "qof shilin kusiinya si bilasha adoon waydisan waa qof danleh" intasan kabartay shekada iyo inan cidna waxba ku yeli karin wuxu Alle kuu qoray mooyane Shukran wll sawda
@amalismail7772
@amalismail7772 19 күн бұрын
Qof si deg deg ah lacag badan kuu siraa wax xun ayuun buu kula danacsanyahy
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 9 ай бұрын
Hisham waxuu ahaa qof dacad ah oo alle bad badiye mana u qor nen inuu dhinto waa qof nasibka cawiye asc wr wb sowda wll alle haku xifdiyo adigana
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 7 ай бұрын
سبحان الله والحمد لله ولااله الا الله والله اكبر ولاحول ولاقوة الا بالل
@sawdaislow-jy4qh
@sawdaislow-jy4qh 8 ай бұрын
Waa qiso cajiiba ninkas hi sham ah waa nin nasiib badan waya aragna ah mahadsanid adigana walaashey
@NajmoBashiir-u3s
@NajmoBashiir-u3s 4 ай бұрын
Allaah ammaankayaga sug iyo dhamaan walaalaha Soomaaliyeed Sawda allaah kuxafido Abaayo waa qisooyin runtii aad u cajiiba
@deqoahmedmohamed3302
@deqoahmedmohamed3302 2 ай бұрын
Marka hore walshey sowda waan ku salamay qisadan aad UGA helay waana ku cibra qadasho iyo inaan qof walbo la aamin aad iska digtoonado ale nama tuso wax saaas❤
@xawomaxamed7742
@xawomaxamed7742 2 ай бұрын
Sowdooy qisooyinka dambi baarista ah wan ka helaa noo soo badi❤
@istiqlaalaadan3777
@istiqlaalaadan3777 9 ай бұрын
Wlhi mrki ilaahay kheyr kula doono wa markano kle 😢اللهم لا تصلط علينا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 9 ай бұрын
اللهم ءامين اللهم اجمعنا ممن يخاف فينا ويرحمنا ويفهمنا
@fadumoAyan
@fadumoAyan 9 ай бұрын
Mahadsanid wllshay waa muhiim feejignaantu,cashar badana waan ka korodhsaday qisadan mahadsanid ❤
@Sayidkhaliifa
@Sayidkhaliifa 7 ай бұрын
Wlhi qisooyinka aad soo gudbisid waxaa kujira faa,iidooyin aad utira badan waliba sheekoyinka carabta kadhacay ee aad Nala wadaagtid aadbay muhiim uyihiin waayo waxa carabaha kadhaca somaliyana way kadhacaan oo waa dad diin iyo dhaqanba aan wadaagno muhiimad Gaara ayay leedahay soogudbintaada qisooyinka carabta kadhaca allaha ku xafido wlashay nolow intay nolol jirto guulayso abayo
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 4 ай бұрын
Gabadhey Sawda, waa arrin aad iyo aad u yaab in aad wax loo hubsado ayaa fiican. ( hubsiimo hal baa la siista ( كلما يتلا لاء ليس من ذهب). ابنتي سودة جزاك الله خيرا.
@NadoMaxamed
@NadoMaxamed 9 ай бұрын
Wa qiso cajibah ku ubro qadasho leh wale wan oyay aniga inay igu dhacday camal alle ha ina xiftiyo sawdo thanks habibti❤❤❤
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 9 ай бұрын
Intaa aan ka feejiigna daabiinka bilaa aadanka 100 jibaarked baan hada difaac sii xiraanaya allah waxan ka baryaay dhibkaas hishaam ku dhacaay iyo miid kalaba inuu aniga iyo walalha kale .Muslim ka ah ka haayo adiguna wll qali waa mahadsantahy 100000jiir
@AsmaAbdilahi-ho7wx
@AsmaAbdilahi-ho7wx 8 ай бұрын
Walahi anaba baqay ilahayow sikhir
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 8 ай бұрын
@@AsmaAbdilahi-ho7wx amiin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Walaashey mcn waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo
@zamzammustafeprincess9945
@zamzammustafeprincess9945 2 ай бұрын
Msha allh wllhi wax badan baad ka faaidaysa qisooyinkan thnks wll ilahay cimriga iyo caqliga ba haku barakeyo
@NimcoNimcogaabuush
@NimcoNimcogaabuush 3 ай бұрын
Waxan ka bartay inaan cidna si fudud lagu amin
@hodoali6253
@hodoali6253 9 ай бұрын
Alle haku sharfo sawda codkaga iyo daganaanta iyo sida sheekada qof ufahansiinaysid masha allah alle haku sharfo❤️❤️❤️❤️
@Aaminayusuf-y6i
@Aaminayusuf-y6i 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin❤❤🎉
@Burco0988Awale
@Burco0988Awale 2 ай бұрын
Mashalha ❤❤❤sowdaa Allow ku xafido ❤❤
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 8 ай бұрын
Asc wa qiso wax ku qaadasho leh ninkasi na Ilaahay fadligisa ayu ku baxsada marka adunyadi waxay noqotay inaanad cidna Aaminin wbt.
@hadyadsan8305
@hadyadsan8305 8 ай бұрын
😊
@hadyadsan8305
@hadyadsan8305 8 ай бұрын
😊
@hadyadsan8305
@hadyadsan8305 8 ай бұрын
😊
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 ай бұрын
Allaah keliya ayeey Mahaddaas udugnaatay oo jsbadbaaduyay qararta uu galay. Laakiin maahan inaad sidaas doqon ama aad iskaga indho xirtit afigoo og waxyaabaha qatarleh ee kadhaca Dunadaan iminja jirta. Waxaa giican inaad ika hubsatid waxa aad sameyheysid intaadan dalin dhageysatidna Saaxiib iyo Walaal warkoida Salaamullash.❤👏
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 9 ай бұрын
Bisinka walciyadu bilaah
@calascaadil4513
@calascaadil4513 9 ай бұрын
M.a walaalo aadbaad umahadsantahay xaqiiqdii waxaan qirayaa qisadaani iney tahay qisadii iigu cajiibsaneed ita anaa qisa dhageysanayay Ama aan aqrinayay faaiidooyin badan ayaa laga helayaa waana kaaga mahad celinayaa sida aad maskaxda iyo waqtiga Faraha badan usoo gelisid MAHADSANID inbadan Allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 9 ай бұрын
Absolutely ninkas ajal iyo cimrii ayaa uu hadhsana ilaahayo shar nagaa hay 🙏🙏
@FatimaFatima-no5hr
@FatimaFatima-no5hr 3 ай бұрын
Yaa allah tani qiso way dhaaftay wlahi casharo aad ubadan ayan ka bartay sowdo walaasheydii rabi haku barakeeyo oo haku xafido ❤
@hanaacumar9569
@hanaacumar9569 3 ай бұрын
Allow yaso ogado wilashi ay becisay wilal somaliyed aya kujiray allow umadena noxafid ya allah
@fartunahmed5457
@fartunahmed5457 9 ай бұрын
Thanks 🙏 abaayo qisooyinka nocaana noosoobadi inshalah
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 3 ай бұрын
Subxanallh ilaahoow naga haay wixii shar wada dadka qaar daacadsanaah
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 9 ай бұрын
ماشاء حبيبتي
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 9 ай бұрын
Subhanallaah xaa adunyada kasocda ilaahayow na ilali
@hadillaium
@hadillaium 9 ай бұрын
40:26 😢 wadnaha suu I xanuunay Alla wllhi nasiibkaa saaciday wlhi sheekdan flim laga sameenkaraa sowda mahadsanid 😊 hal cashar meshan ka barte oo ah telephenkaaga qof wlbaa haku caawin
@shukricabdicismaan7544
@shukricabdicismaan7544 9 ай бұрын
Wlhi qisadaan waa digniin dhalinyarada waa in ay ku qancaan shaqooyinka ay haystaan dagdagana ay iska dhaafaan wn ku slaamay sowdo
@Armygirl-h9f
@Armygirl-h9f 2 ай бұрын
Marka aan qisooyinkan dhagaysto Qurbaha waan Nacaa wlhi 😢
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 9 ай бұрын
Asc wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha kuu kordhiyo Caqligaada Cilmigaaga iyo Cimrigaba Juma Mubarak Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga oo ah Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Asxaabeey like IYO shereba aan saarno Mahadsanidiin Guul Guul Falastiin Insha'allah//////
@HibaqAbdi-fc9gs
@HibaqAbdi-fc9gs 7 ай бұрын
Asc wllo waan kahelay sheekada😊
@BoodaayeJawiin
@BoodaayeJawiin 7 ай бұрын
Waxaankafahmay cidna ha aamiin wiligaa amba cimrigaaga oodhan
@kingqubi7780
@kingqubi7780 8 ай бұрын
waji gaaga quruxdiisa iyo sheekadaada macaankeeda waxan jeclaystay in aan kula xidhiidho
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 9 ай бұрын
Sawda wan ku salaamay wll mafiyada dadka nool ka ganacsataa way jiraan dawladuhna waxana badana kama qabtan alle hayna xafido😢
@SahraCabdilaahi-f5k
@SahraCabdilaahi-f5k 9 ай бұрын
Allhu akbar
@Elmihouffaneh
@Elmihouffaneh 3 ай бұрын
11:02
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 9 ай бұрын
Wiilasheeni wan tageynaa lahaaa allow xifti umadeena iyo muslimiinta❤
@RayaanAwil
@RayaanAwil 9 ай бұрын
Wlhi Alle dila dhinto subxanallah Aniga hadan ahan laha shock ba igu dhici laha oo maba awoden mesheyda inan kadhaqaqo yaa Allah na amanso aamin yaarabi🤲
@fartunahmed5457
@fartunahmed5457 9 ай бұрын
😢😢😢😢wiilku masiib badanaa Ilahay baa jeclaa oo soobadbaadiyay xasbiyalaah ilahayow na ilaali
@Idmaan.
@Idmaan. 2 ай бұрын
Subaxanalah ilaheey baa badbadiyay ilaheey kasukoow 😢😢
@umuaalaan
@umuaalaan 6 күн бұрын
Wc wll wax badan aan ka faaiiday wll allaha ha ku xifdiyo walaay aqrista ducadan Alxamdu lilaahi ladii caafaanii mimaa ibtilaakan bihii wafadalanii calaa kathiirin mi man khalaqa tafdiilaa aqrista markaad arag taan qof ku dhacay dhib kuguma dhacayo dhibkaa ku dhacay qofka markaad aqrisato ducadan inshallah walaalayaal
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 9 ай бұрын
Subxanallaah Subxanallaah ala dilaa dhinta waa cajiib aaad ayaan uga murgay aloow nabadbaadi
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 2 ай бұрын
Walaahi shaqa fican uu qabtay masha alaah alldeles aadhinto ax😢 naxadin weeynaa
@osmanabdi1995
@osmanabdi1995 9 ай бұрын
Maashaa alaah walaashay Waa sheeko kale oo cajiib cajiib ah...waana kugu raacay waa Qofkii aduunka ugu nasiibka badnaa oo aan maqlo...JZK
@IfraaxIfraax-j8n
@IfraaxIfraax-j8n 9 ай бұрын
Subxanalaah qisio cajiiba weekend wllhi
@EliyasChemri
@EliyasChemri 9 ай бұрын
Jazaakumu laah
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 ай бұрын
اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤وسلم❤
@luulwarsame87
@luulwarsame87 8 ай бұрын
MashaAlaah walahi waqiso cajiba waxan kaqadanayna inan qofba la aminin qisadan thank you walashey jizakalaah qayr
@ruqiyahadi7261
@ruqiyahadi7261 9 ай бұрын
Allahu Akbar qof aad unasiibadan ayuu ahaa waqtigiisana magaadhi❤❤❤
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 9 ай бұрын
Qofna maalintiisu katagya dunia wiilka hishaamna wakhtiba ulaabna sawada waku sallamey wallo from burco
@cabdicumarmaxamed2381
@cabdicumarmaxamed2381 8 ай бұрын
Walal waad ku mahadsan tahay soo gudbinta sheekadan layaabka lah dhilin yaradu ha ku waan khataan shekadan Mahadsanid wallal
@Ayuub-u6r
@Ayuub-u6r 2 ай бұрын
Abaayo waa ku jeclahay waana gabar
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 8 ай бұрын
Subxanallah allow nagabadbadi adigaboqor ah Amiin yarabi waxu ah wiil nasib badan
@asmaabdirahaman2284
@asmaabdirahaman2284 3 ай бұрын
Machallah sawda qaalib t'es personnes extraordinaire t'es mérite 3 M abonnés 😢❤❤❤❤❤
@barlinjama8423
@barlinjama8423 9 ай бұрын
سبحان الله اعوذ با لله من الشيطان الرجيم اللهم نجينا حسبنا الله ونعم الوكيل لأ حول و لأ قوة ألا بك ياالعلي ياالعظيم ياالقوي يا المتين اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم Alle DILaa Dhinta! Is JIRA DhalinYarooy Hubsada wax Walbo ! Qof Noocaas oo Kalana ah ka Taxadara oo ka FOGAADA oo indheer Garad Noqday في أمان الله جزاكم الله خيرا كثيرا وسلام الله عليكم ورحمة الله و بركاته 🌴
@maruubie
@maruubie 2 ай бұрын
Waa cabsi cabsi subxana laah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 ай бұрын
Subxanallah waa Qisa Cajiib ah Waaye Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
@asiaqurux
@asiaqurux 9 ай бұрын
Sawday ani waba kabaqa hadi lai dhoho telkaga ma igu cawin kata qofa wacana lacag iiguma jirto ayan dhahaa zamankan cid la aamino wey yarthy 😢
@Intisarcreates
@Intisarcreates 8 ай бұрын
Kula mid bn ahay wlh wn kacabsadaa maalin baa mamo somali eh ano townka jogo nairobi bay igu tiri telka lacag iguma jirtee number ii wac mesha ne somali kama dhaween wxn u gaday kaar on telka u galiye waco kuiri qofkaa rabto. Marka aduunkan qof ha aaminin
@asiaqurux
@asiaqurux 8 ай бұрын
@@Intisarcreates sax 💯 Masha Allah hada lacag ugu shubty waba caawisay ajar Allah kasiyo abayo
@HawaDiriye-km3zw
@HawaDiriye-km3zw 2 ай бұрын
Waarun wll aad iyo aad ayuu u nasiib badnaa❤❤❤
@Coolgranma
@Coolgranma 3 ай бұрын
Soomaaliya Bey Bilaash uga Gurtaan Dhallinyarada iyo Caruurta,,
@FartunIpra
@FartunIpra Ай бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 9 ай бұрын
Sawda sidaan ku jecelnhy sister youtube kaga wanku xisaabtamaa xqiiqdii alle haku xafido from somaliland❤
@aminougas9237
@aminougas9237 9 ай бұрын
Mash allh xbbti sawda alle hano ka dayo qisoyinkaga waa kuwa xula ilaa malinkad furatay ila manta ban kula socdaa qisoyinkgu xiiso goniya bay ii leyihin Hambalyo hor dhac iga gudaan 60k oo qof coming son
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Thanks ❤❤❤❤
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 9 ай бұрын
Ragii soomaaliyeed ee Morocco kusii ordayay ayaa la safrindoonaa 😂😂😂
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 9 ай бұрын
😂😂😂😂way kusosocotaa
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 9 ай бұрын
@@UbaxCabdikarinxasan qaar badan waala waayidoonaa
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
@@UbaxCabdikarinxasan swan kabaqayaa inay sidaas kudhacado
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 9 ай бұрын
@@sawdamqaalib ninkii sojog lagawaayo xabibti sojiifa lagahela iskadaa gunta bada haso taabtan
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 kuwaas waaba la rabi lahaaa😂😂😂😂
@XakinYare
@XakinYare 7 ай бұрын
Waa qiso wax aan ka fahmay mhdsanid wllashey❤
@hendrixsantana-ty7iv
@hendrixsantana-ty7iv 8 ай бұрын
Hishaam adiga ka daran oo sheekadaan intee ka soo bixisi amakaag iyo yaab aan la cajiibey. Thank .
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 9 ай бұрын
Sheeko saameyn lehna waxa laga faa'idayana ayaa ahna in hubsiimadu tahay shayga 1 waxa aan maqli jireyna taladaan la rog -rogin waa lagu rafadaa hishaam saaxiibkii faaruuq haddii uu mar uun maqli lahaa taas ma gaadhena amabse uu fikiri lahaana mahadsanid.
@asiaqurux
@asiaqurux 9 ай бұрын
Sax 💯 hubsiimo halba la sista qof adan aqon inad iska aminto iska daba kacdo wa dhibato inad ku kalsonato oo ku qanacdo waxa heysato iyadane wey no shegeysa qisadan
@ikraancabdullahi9674
@ikraancabdullahi9674 9 ай бұрын
Wlhy wa qof nasiib badan
@Umumaryama
@Umumaryama 9 ай бұрын
Cabcabsi ayey eheed weyna fiican tahay inaan qof kasto la aamin faaruuq wuxuu ahaa qof Dagan oo aduunka wax badan ka og wlh subxaanallah wiilkaas temkiisi ayaa dhinaa ee nasiib maahan
@ayaanxusen
@ayaanxusen 8 ай бұрын
Qatar weyn ayaa illahey kabadbaayiyey wlhi illahey bani adamkan dhagartiisa hainaga badbaadiyo
@yassinaden4300
@yassinaden4300 9 ай бұрын
MashaAllah!!❤❤❤❤ Kheyr badan Allah haku siiyo walaashey Sawda. Waa nin nasiib bafan. Aad baan kugu mahdinaayaa sida aad noogu wacyi galineyso xaqiiqda jirta we ‘ human trafficking’. Jazaka Allah Kheyr.
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 9 ай бұрын
Sowday bari dhawaday ayaa shekadaas oo kle la igu siri garay aniga wan fajiganan badanahy o rabi ayaa iga dhigay qof ad u caqli badane wan ka badbaday alxmdullah walhi wa a arin inta badan dhalinyara dhofka jecel lagu siro o lagu so xero galiyo dhalinyaroy aad u fejignada o in badan taxadara dad waxaa so baxay dadka ka ganacsade
@yusufismail-i2u
@yusufismail-i2u 3 ай бұрын
Hishaam nin caqli badan muu ahaayn, garashadaa laaysku dhaafay waxaa oo idha sarcaad ah buu fahmi waayay
@Bashirmahamud-sp5ti
@Bashirmahamud-sp5ti 8 ай бұрын
Waa qiso aad $ aad u cajiib ah. Sowda mahadsanid macalimad qaali ah baa tahay
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 9 ай бұрын
Mashalaaha.waageso.çajebaa
@TaabidMuse
@TaabidMuse 9 ай бұрын
Wax kaa sheeko macaan weligay ma 'arag , ifka intaan ku noolaa, waxaan layaabay sida aad hurdadayda ii seejisay aroortii anigoo shaqo ukalahaya, ugu dambeyn waxaan soo xusuustay riwaayadihii aan dhigi jiray iyo sidaan dadka umaaweelinjiray saacado badan, Mahadsanid. Sheeko macaan.
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 9 ай бұрын
Wale qof hadu nasib leyhy ninkaa weyan runti nasib buu laha. Rux adanan garaneynin ha aminin 😢
@AmiishaaMahamoud
@AmiishaaMahamoud 18 күн бұрын
Alle hakuxiftiyo wll sawda❤❤❤
@AyaanMohamed-c3y
@AyaanMohamed-c3y Ай бұрын
Mnsh allaah Wllhi Waa Cajib
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om 8 ай бұрын
Walaashey qaaliga ah qiso cajiib ah bad sowarisay nimanka moroco kusii ordaaya maafiyada yay inqalan kudhih
@HibaaqOsmaan
@HibaaqOsmaan 4 ай бұрын
Asc xbbti qli waxan kafahmay inan qofna sifududlo aminin iyo mahmahdi ahayd sirmaqabe alla usahana😢😢😢😢😢ax.wllhy wabsn naxayba
@Hidayo-n8t
@Hidayo-n8t 3 ай бұрын
😢run ahanti waa qisa cajiib ah dad badan oo soomali ah oo anigu ka mid ahay ayaa ka bad baaday dad na waa waa laqaday oo kilyaha io beerka laga la baxay wllhi ani 2021 ayaan ka bad badbaay ilaahey baa mahad usugnaatay wllhi alx 😢😢😢😢
@Samsam-h6y
@Samsam-h6y 3 ай бұрын
Bznka inte wye meshaas huno😢
@Deeqohussen-v3l
@Deeqohussen-v3l 9 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@abdulkadirhajiali4099
@abdulkadirhajiali4099 9 ай бұрын
Asc warda quality walaal waan ku salaamay magacaygu waanuurarin kaas wax aan kaaleeyahay Ala aamin ma iisho mahadsanid walaashey jasaakumulaaha khery ran
@mahadoosman2070
@mahadoosman2070 9 ай бұрын
Masha Alha 😢😢❤
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 9 ай бұрын
Ani wxa rabi laha in faraxyasha si yacaya sas lo galo😂😂😂😂😂😂😂
@hadillaium
@hadillaium 9 ай бұрын
Alla ka daa😂
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 4 ай бұрын
Faarax lugo dheeman kadaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@حواءادريسطاهر
@حواءادريسطاهر 9 ай бұрын
Anigu waxan ka faiday wllo sawda inay jiran dad dhalinta ka ganacsada waliba sii masgaxaysan 2:in wax yar oon laga firsan dhib ku horsedi karo ilahayaw noo xafid dhalinyarada
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 9 ай бұрын
Walahi waa qofka dunida ugu nasiibka badan
@housseinali4145
@housseinali4145 9 ай бұрын
والذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات بغير ما اكتسبوا فقد إحتملوا بهتانا واثما مبينا 😭🤲 حسبي الله ونعم الوكيل 😢
@mulkimulkiabdi7272
@mulkimulkiabdi7272 8 ай бұрын
Wllahi waa qiso xanuun badan wllashey
@ZeitunAdow
@ZeitunAdow Ай бұрын
Wallasey mcn waan kusalaamay ibadan allaha❤
@HoodoBaashe
@HoodoBaashe 7 ай бұрын
Ax ax Alihi badbadiyay yaa mahad iskaleh❤❤❤❤❤❤❤
@fatimaadamfgure3102
@fatimaadamfgure3102 3 ай бұрын
Waa cajiib shekadan
@fatimaadamfgure3102
@fatimaadamfgure3102 3 ай бұрын
Waa wiil nasiib badan
@faadumoabuukar270
@faadumoabuukar270 9 ай бұрын
الله أكبر الحمد لله
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 3 ай бұрын
Mansha Allah ilaxey ayabatbathiyey.mida kaleh daadka siifkis at garaaneyni isskailali. Farouk saxiib waanagsa.ayu ahaa. Telephone weliga ruuxh at garaneyni xasinin.
@KaltunAbdi-ed8px
@KaltunAbdi-ed8px 3 ай бұрын
❤❤❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 9 ай бұрын
Wllhi waaa wiiil aaad unasiip badan in ta bahalo afka ugalay ayuu alle ka soobad baadiyay sida qo habixiyo calooshaa ihurtee wllhi qofkasta lama aamino waayo wax kastoo kasuurooba
@nimoco401
@nimoco401 9 ай бұрын
Wcs xppti❤waa Qiso qurux badan❤❤shukran❤❤sawdo ukhtii❤❤
@AbdullahiYussuf-y7h
@AbdullahiYussuf-y7h 9 ай бұрын
Mahadsanid walshayna qaliga ah barnaamij yadani waxay kobcinayan caqliga foojignanta ruuxa &waxa laga helayaa waaya aragnimo
@warish9081
@warish9081 9 ай бұрын
Subhana allaah duruufta waa layskaga faaiidaystaa illaahoow na badbaadi waa aduun cabdiya
@xaafidxaadir8925
@xaafidxaadir8925 9 ай бұрын
Halkee kasoomarsataa cilaanka❤ abyoh noosheega youtube noo soodhiv ama tiktok
BURUSHYADA WAX LAGU SAWIRO/WAA QISO CAJIIB!@sawdamqaalib
46:48
Sawda Qaalib
Рет қаралды 91 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 201 МЛН
QISADA USAAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!Q.1@SawdaBillan
38:00
Sawda Billan
Рет қаралды 61 М.
4 October 2024
14:23
Faaduma Jamac
Рет қаралды 7 М.
QISO JACAYL SACUUD IYO RAHAF!@sawdamqaalib
28:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 120 М.
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
Sawda Qaalib
Рет қаралды 100 М.
DILAAGII TAXANAHA AHAA!@sawdamqaalib
45:27
Sawda Billan
Рет қаралды 63 М.
SIRTA QOYSKENA HAFAFININ/WAA QISADA NAJAX IYO RIDMAAN!@sawdamqaalib
31:48
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН