Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe

  Рет қаралды 138,276

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 633
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
Hambalyo reer Putland guushiina waa guusha Soomaaliyeed Baydhabo ayaa idinka soo salaamayaa.
@saynabfarah9133
@saynabfarah9133 5 ай бұрын
Waad idaawaysay rer baydhabo madaxaa ii saarantihiin ❤❤
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Adaa mudan walaal meelkastoo dhisan waa inoo farxad
@Mirhan777
@Mirhan777 5 ай бұрын
Soomali ma leh puntland dadka puntish lgu gaadi mayo
@rashkaarow45
@rashkaarow45 5 ай бұрын
​@@saynabdaye7382. Yes. Meelkastoo horumarsameysa waa noo farxad. Waayo aniguna Soomaali baan ahay dadkaasina waa walaalahay Soomaaliyeed. Kudayoo Puntland kudayoo .
@JustAnotherAbdi
@JustAnotherAbdi 5 ай бұрын
@@Mirhan777Puntland soomaali baa leh. Puntish iwm ma jiro! Eyl ayaan kaaga salaameyaa!
@asmarshow2400
@asmarshow2400 5 ай бұрын
Mashallah Garoowe Horumarka wan idinku hambalyaynaya
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 5 ай бұрын
Wooow wixii hore quba from Hargeisa. Guri ban ka iibsanayaa Amal village.
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 ай бұрын
Ku soo dhawoow garoowe iyo dad ku jecel, akhii
@D-izzy00
@D-izzy00 5 ай бұрын
Soo dhawow walal, dalku waa dalkaagii lagaama xigo
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 5 ай бұрын
We’re developing and building a great nation 😍 love my people my land from Borame 🥰😍 hore usocda dadkaygoow aan caalamka lasoconee ❤
@thinkbeforeyoutype7106
@thinkbeforeyoutype7106 5 ай бұрын
Masha’Allah! Much love and respect to our brothers and sisters in Borame. Somaliya HANOLATO 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 ай бұрын
Well done 👍 reer Puntland dhinaca horumarkaad horseed ugu noqoteen umadda Soomaaliyeed meelkasta oo eey joogto from Canada 🇨🇦
@inaguluyux
@inaguluyux 5 ай бұрын
Puntland marba wax kaa farxiya baad ka maqlaysaa. Dekaddii garacad airportska waddioyinka maashaa allaah, ilaahay Soomaalia oo dhan ha inoo hagaajiyo.
@moapdikarem144
@moapdikarem144 5 ай бұрын
Msha alla dhulkaga qurxiso dhiso ceeb maha Keep up Rer Garoowe From Jijiga somalia ❤
@abdisamadAhmedDirye
@abdisamadAhmedDirye 5 ай бұрын
Jigjiga ethoipia miyaa laga bedelay😂😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdisamadAhmedDirye Jigjiga waa Dhul Soomaaliyeed forever na Somaali Baa Lahaaneeysa. Adiga Guur Haddaa uxiiso Qabto Xabashi.
@sayid5352
@sayid5352 5 ай бұрын
jigjiga ogadeniya somalia🇸🇴😂
@moapdikarem144
@moapdikarem144 5 ай бұрын
@@abdisamadAhmedDirye kula yabi maayo nin wuxuusan ahayn ku fanaya uma xumid
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 5 ай бұрын
Haaaa ​@@abdisamadAhmedDirye
@Mass998
@Mass998 5 ай бұрын
Greetings from Burao, MashAllah wallahay waa horumar aad u qurux badan, dadkeenu jidadka iyo guri dhiskaba way ka dhinteen, guri aad buul moodo ayuunbay dhisayaan adoo waliba bixiyay lacag badan oo gaadhaysa boqolaal kun oo Dollar
@aminaosman3469
@aminaosman3469 5 ай бұрын
Masha'Allah, peace and prosperity inshaallah. I am from Somaliland but I never felt we are different.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Who told you another Somali person is different than you? Caqliga Hashaqeeyo.
@arafahashi5043
@arafahashi5043 5 ай бұрын
Bravo Amal group. Keep going my brothers. It is about time Somalia build their country. We somalis built nd brought economic and social development to other countries. Now it is our time to rise.
@nessesitoburrito8873
@nessesitoburrito8873 5 ай бұрын
We must also inform the entrepreneurs in Uganda, Kenya etc they have to go back to building what's theres not some foreign land you can be deported from any day they will never be grateful. But if you build your motherland and no one over there appreciates it's not the same because that's your country. and the context or the narrative isn't the same.
@wiilkareerhargeisa8380
@wiilkareerhargeisa8380 5 ай бұрын
Runti waa mashruuc qiimo weyn leh waxaana muuqata in cidii aqoonta u lahayd gacanta ku hayso nabadu waa dariiqa horumarka guuleysta reer puntland
@Qaboone
@Qaboone 5 ай бұрын
hampalyo hormarka ayaad tusaale utihiin heer puntland. Dhuusamareeb ayaan idinka soo salaamayaa. noolaada walaalayaal
@activelogistics3129
@activelogistics3129 22 күн бұрын
Garowe cid kama xigto. Sidoo kle kn garowe jogana cadaado cid kamaleh.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Cabdisalaan hareeri waa weriyaha ugu fiican somaliya waa weriye halwejile oo somalidu isugumid tahay maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 👍👍👍❤️❤️❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️
@HousseinYare
@HousseinYare 5 ай бұрын
Haaa sa wan qabaa🎉😊😊😊
@amabdi5759
@amabdi5759 5 ай бұрын
Ninkan aqoon uma lihid. Ciddii garanaysaa ogee, waa nin ay cuqdad iyo ncayab dilootay. Irsaaqadda uun baa ka gashay in uu Soomaali Maxamed u dhoolacaddeeya uun mooyee, haddii kale tuuladiisa ma uusan dhaafeen
@Mass998
@Mass998 5 ай бұрын
@@amabdi5759 Adiga ayaa u muuqda inay Cuqdad ku dishootay, Abdisalaam Waa Naf Xaruuri ah adna waxba kama bedelaysid ee orod cuqdada iska soo maydh
@Degaliah
@Degaliah 5 ай бұрын
@@amabdi5759adaa uqdadlow ahaa yahuu
@hamdaabdi6779
@hamdaabdi6779 5 ай бұрын
​@@amabdi5759cuqdad udhimo
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 5 ай бұрын
Maashaa Allah dhista soomaaliyeey dhulkiina wadamada kale malihidiin Bravo Amel express from muqdisho
@mubarikabdillahi1991
@mubarikabdillahi1991 5 ай бұрын
Masha alaah waa horumar iyk guul uso hoyotau shacbak puntiland waa wax lagu faano ku dayasho ayay mudan tahay wlhy from hargeisa guul iyo gobonimo reer garoowe .
@zacadediriz
@zacadediriz 5 ай бұрын
adban ugu Faraxsanahay in horumar inta leeg soomaali gaadhayso waxan rajaynaya inaan bookhdo mar idam alle ,From Hargeisa
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 5 ай бұрын
Soodhawaw gacmo furan 👏
@warsameali5133
@warsameali5133 5 ай бұрын
Cabdisalaan waa qeer sheeg.markasta ka hadlo huromarka wadankeena.
@dhamme0
@dhamme0 4 ай бұрын
Horumar wacan Hadaan reer hargeysa nahay waa noo farxad inshaa allah guul bu ku dhamaan doona mashruucani❤
@cabdiraxmanlarane345
@cabdiraxmanlarane345 5 ай бұрын
MASHALLAH GAROOWE ALLAH BARAKEEYO IYO GUUD AHAAN DALKOO DHAN DADKEENANA ALLAH ISJECLAYSIIYO FROM BANDIRADLEY MUDUG SOMALIA
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 5 ай бұрын
MASHA ALLAAH, DADKA somaliyeed waa hal abuur dhanka ganacsiga, lakiin waxay ku fashilmeen, hal abuurka dhanka hogaanka iyo siyaasada,, ganacsiga iyo hormarkuna wuxuu u baahan yahay dowlad ilaalisa nabadiisa iyo gobanimadiisa qaranimo iyo cadaaladiisa, waana in xooga lasaaro si loosoo xulo dad hal abuur u leh dhanka hogaanka iyo midaynta dalka Somalia
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 5 ай бұрын
DALKEE DEE MA SOMALIYAA MISE WAXII HORTAAJIREBA WAAYAY SOMALI KU SHEEGAN AAD WADATAAN WAABAN IDIIN NACNEY E ORADOO DHABARKA KU QAATA MIDA KALE IDINKU HORTA IS OGOLAADA DEETONA MUSLIMIINTA KALEE QABIILOOYINKA KALEE GEESKA IDINLA DAGA WAYDIISTA WAX IS DHAAFSI WAABA INTAASOOD UGASOO DHAWAATAAN SALALAAHUBA BAARIK JAMHUURIYADA BARAKEYSANA EE SOMALILAND NA WAAN U DUCAYNAYAA SI GAAR AH SI GUUDNA MUSLIMIINTA OO DHAN MEEL KASTOW JOOGAAN ILLAHAYOW NABAD IYO CAANO KUSSII
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 ай бұрын
Facts
@ibrahimdiiriye2180
@ibrahimdiiriye2180 5 ай бұрын
Mashaa Allah hormar wacan baa u rajeynaa reer garoowe from guriceel
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 5 ай бұрын
AFKA SOMAKIGA BARO U RAJEYNAYAA WEEYAAN
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Waad mahadsan tahay, Guriceel muqaalo baan ka arkay way kobacday Mashallah waana magaalo qurxoon.
@falatoking1761
@falatoking1761 5 ай бұрын
Hospitals dhista guryaa ku waalateen lacahtiini waxa qabaa India iyo turkey oo aad caafimaad u aadan.
@ahmedjama8879
@ahmedjama8879 5 ай бұрын
waa sax runtii in hormarinta waddanka ku socota lagu daro dhanka caafiaadka
@garowe22
@garowe22 5 ай бұрын
Maybe if you watched the video fully instead of hate watching you’ll notice they said they’re building a hospital and clinics.
@Abdalahasan123
@Abdalahasan123 5 ай бұрын
@@garowe22xumaatada aad kaliga arsgto maxay eheed aan anaga kula arkin.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Video Maaddan daawan ee Waxbaa iskasoo Qortay. Cusbitaalo Iyo iskuulaba waa Leeyihiin mashruucaan.
@CaashoWanaaje
@CaashoWanaaje 5 ай бұрын
Hospitalo waa buux ee kalay cilmi baa larabaaye
@FarhanSalad-u4p
@FarhanSalad-u4p 5 ай бұрын
Qof puntland tegey oon yabin lawaa 2020 baan tegey waliba ayadoo dhismayaa hada waxyalo badan baa so kordhay Mashalaah
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 5 ай бұрын
1974-1991 muqdisho baaan dhisanay Ooo Ilawnay Dhulkayga Alxm 1991 dagaaalkiii dhacay faaaido badan baaa noogu jidhay
@abdihamidmohamedhashi3218
@abdihamidmohamedhashi3218 5 ай бұрын
@@AmalAbdirisakMahamedwalaalo xamar maadan dhisan ee deegaankiina ayaad hadda dhisaneysaan waana wax fiican
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 5 ай бұрын
@@abdihamidmohamedhashi3218 iskadaaaaa daroood kale kaleeee Aniga Hoooyaday bes baaa ku lahayd 3 guri ooo dabaqyo ah Aaabahay 2 dabaq Awooowgay hoooyo 3 hotel Awooowgay aaaabe 2 hotel Hadana Waxaaa xooog Ku haysta Mururusade Xawadle Abgaaal waliba wiiiilka muuuse suuuudi Balse waaan ku faraxsnahay inuuu dagaaalkii dhacay 1991 dan baaaa noogu jidhay In nala dhaco Alxm hadana wn ladanahay BARI Karkaar Nugaaaal Hanti badan baaan ku leenahay Thnx SSDF
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 5 ай бұрын
Muqdisho imaaw bal
@FarhanSalad-u4p
@FarhanSalad-u4p 5 ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 walaal dee mesha alshabaab baa joga waa khatar qof walbe casimada waa imaan lahaa lakin hadee maxaa lasameyn
@abdulaahicali-d7d
@abdulaahicali-d7d 5 ай бұрын
Maansha Allah Magaalada Garoowe , Waa Magaalo Horumar Samaysanaysa Sanadba Sanadka Ka dabeeya HORUMAR WACAN BOOWAYAALO.
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 5 ай бұрын
Guul putland from koonfur galbeed
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 ай бұрын
sidoo kale akhii
@D-izzy00
@D-izzy00 5 ай бұрын
Soo dhawaada dalka waa dalkiina, laydinkama laha.
@Qadhmac
@Qadhmac 5 ай бұрын
Masha allah reer garoowe dad horumarka wax ka yaqaana weeye
@abdirashidahmed2853
@abdirashidahmed2853 5 ай бұрын
Waa caqligii dekadda Garacad lagu dhisay. Guuleysta!!!
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 5 ай бұрын
Mashaa Allah, waa mashruuc aad u wacan. Tayadda (quality) waa itus oo itaabsii, cajiib. Aad ayaan ooga helay. Waxbarasho diiini iyo maadi caalami halagu daro.👍💙🇸🇴🙏
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Mashaa Allaah Allaha idiin barakeeyo Waa Nadaam iyo dhismayaal ka duwan sida ay Soomaalidu wax ka dhisto Sida Daaru salaam iyo meelo kale oo markaad eegto Indhuhu ka soo booadayaan Abaarta ka muuqato iyo tayo xumada Guryaha. So beautiful plant city and landscape Cogratulations Amal Group.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 ай бұрын
MASHALLAH dhirtaanba ka helay, this is going to be absolutely beautiful INSHALLAH.
@SAMAALE0
@SAMAALE0 5 ай бұрын
Masha Allah Tabarakalah Alle ha idin guuleeyo waad naga farxiseen walalaha Muqdisho oo ah halka aan ku dhashay waxan leyahay wax ka barta Reer Puntland sida xaafadah loodhiso wa masharuuc dhameystiran kana muuqato wadanjaceyl,daacadnimo,aqoon,Qibrad, aragti fog iyo wax walbo oo wanaagsan ❤✊.
@omarabukar568
@omarabukar568 5 ай бұрын
Waa inaan guri ka gataa from Muqdisho
@diiriyetv
@diiriyetv 5 ай бұрын
Mashaallah waa horumar fiican laakiin waxaan kasii jeclaan lahaa iyadoo shirkadu dhisayaan cisbitaalo caalami ah iyo warshado wax soo saara oo dadka shaqaalaysiiya. From Hargeisa.
@siciidciise5728
@siciidciise5728 5 ай бұрын
Walaaal isbitaaaal wayn oo referal ah baa qorshihiiisa hada socdaaaa dhawaaan la bilabayaaaa
@hadiabdiyusuf8735
@hadiabdiyusuf8735 5 ай бұрын
Trust Me Majeerteenka Faankooda Run Waaye
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
War Wallaahi social media la iskubartay ee Habargidir Iyo Idoor wax Ka Faan baddan Waligeey Ma Arrag Oo Haddana Bilaa ficil ah. Dadkaan ficil baa udheer.
@mursalabdihakim161
@mursalabdihakim161 Ай бұрын
@@Cici_mimi Commentska ugu aragtida gaabnaa aan ku dhex arko commentiyadaan badan
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi 5 ай бұрын
Msha alah hampalyo reer garowe from hargeisa
@suadali8027
@suadali8027 5 ай бұрын
Masha Allah, Waan ku farxay mashruucaan iyo magaalada cusub, Reer Garowe waxan ka mid noqday 2017kii oo aan barnaamij loo baahan yahay keenay oo ilaa 2021 ka jiray. Mashruucaan wuxuu na galinayaa rajo fiican oo aan barnaamijkii kusoo celino Soomaaliya khaasatan Garowe insha Allah. Aad ayaan idin kugu hambalyeynayaa Amal Village. Hereri Media shaqo fiican ayaad Soomaalida u heysaan guuleysta.
@sakinahss3237
@sakinahss3237 5 ай бұрын
Mashallah rer Garoowe ii soo dhaweeya hunno ❤❤❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Huuno Soodhawoow. Welcome!
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 5 ай бұрын
Aad baan ugu farxay dhismahaan sababtoo ah reerbuntilaan soomalida waadadka ugu fiican ee lala noolaan karo cunsiriyada ku yartahay waxan idinkala farxay hiiraan macawisley.
@D-izzy00
@D-izzy00 5 ай бұрын
Soo dhawoow walal, dalka waa dalkaagii, lagaama xigo. All somali weyn 5ta somali soo dhawaada.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Reer Hiiraan State waa dad Qaluubtayadda Kuweeyn Haddaa Reer Puntland Nahay. Soodhawoow Walaal Qaali. Macawisleey gang.
@a.m.k9976
@a.m.k9976 5 ай бұрын
Masha Allah hambalyo AMAL GROUP Mashruuc waxtar u leh dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayaad isku xilqaanteen ku dayo Puntland ku dayo Puntland halheyskaas ayaad i xasuusiseen.
@Mirhan777
@Mirhan777 5 ай бұрын
Puntland maahan somaliya
@mursalabdihakim161
@mursalabdihakim161 Ай бұрын
@@Mirhan777 War puntlandna wey tahay soomaaliyana way tahay xaggee shacab dhan oo ayagu hormarkaas keensaday ilaahay ka sokow u dafiraysa, mase puntland qabiil baad utaqaan adeer waa meel soomaali oo dhami dagto
@Mirhan777
@Mirhan777 Ай бұрын
@@mursalabdihakim161 1978kii by puntland soomaliya ka baxdey wayna tashatey ceeb maahan iny tashtan lkn sida axdi qarameedkii pl ku yaal maahan pl somalia
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 5 ай бұрын
Masha Allah, congratulations to reer putland from reer hargesia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdourahmanSaid-ve6sf
@AbdourahmanSaid-ve6sf 5 ай бұрын
Djibouti ayan niga soo salaamay horay u socda reer putland waan ni wata
@imaansh1590
@imaansh1590 5 ай бұрын
rabiyoow u siyaadi erer awoowgeey horumarka
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Masha Allah Tabaaraka'Allah. Ilaahoow Puntland Balaayadda Kaahaay Oo Nabadaadda Kuu Ilaali. Dad Iskutashadda Oo Wax Qabsadda Weeynu Nahay Ee Nimankaas Hubka Lawadda Ordaya Meel Halagu Xarreeyo Inta Hubkadhigis Lagusameeyo. Guul Iyo Barwaaqo Dhul Udug Puntland! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@aaa66677t
@aaa66677t 5 ай бұрын
Masha allah alle ha inoo barakeeyo magaalooyinkeenna, ummada soomaalidana xiqdiga iyo xasadka alle ha ka saaro.
@BossHamza765
@BossHamza765 5 ай бұрын
Masha allah ilaahow dalkena Somali kadhig kii aan ku amfacno ummadennana kadhig kuwo isjecel oo qabiil meel iskadhigay oo adunka latar tarmay ❤
@FY-Editzz
@FY-Editzz 5 ай бұрын
DHULKAAN waan nagu filan yahay ee Maxaan isku dileynaaa SOOMAALIYEED😪🤤
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 5 ай бұрын
DEE AWOWYAASHAA XAROOD WAYDII
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 ай бұрын
@@awsalebanxaajiibrahim396caayda iska daa waa dhaqan xumo Aniga Daarood ah hooyadeyna waa Isaaq
@libaaxy6032
@libaaxy6032 5 ай бұрын
Waxaan isku dileynaa lama yaqaan samirka iyo dulqaadkana waanagu yar yahay runtii dhulkaan uma heyno dad badan oo Soomali ah adduunka waxaa lagu xisaabtaa tirada bulshada aad leedahay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@awsalebanxaajiibrahim396 Idoor Cabaadweeyn Ah. Intaas Baad Tamar Biday Iyo Awood. Dee Kuciilbax comments Ka
@Mirhan777
@Mirhan777 5 ай бұрын
​@@awsalebanxaajiibrahim396 dhakhyhy dhakhdu dhshy us nacala ku dhly condom siiilmaaaal argigixiso
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 5 ай бұрын
Masha Allah waa Horumar wanagsan oo dalka oo dhan ku wacan in sidaas loo wada dhiso
@adanahmed1244
@adanahmed1244 5 ай бұрын
Mashaa alaah wariye c/salaan hereri iyo amal reality waa wax lagu farxo guryaha quruxda badan midka dabakha ah iga gada insha alaah
@somaligirl8743
@somaligirl8743 5 ай бұрын
Guri Waa kii akhiro laakin Waa guryo aduun oo qurxoon mansha allah Puntland allow dheer ❤️❤️ ❤️❤️😘😘😘❤️❤️
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 5 ай бұрын
Mashaa Allah guuleysta dhaamantiin daadkeyga wakhtii kastaa iyo meel kastaa oo aduunka kaa joogtan 🥰🥰🥰🥰🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🖐🏾🖐🏾🖐🏾🖐🏾
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 ай бұрын
Masha allah. Aad baan uga helay mashruucaan. Ilahay ha idiin barakeeyo. Cid walbo oo gacan ka geeysatay. Waa arin ku dayasho mudan. Run ahaantii. From mogadishu. ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@saidkhayre9854
@saidkhayre9854 5 ай бұрын
maashalah waa hool wanagsan wlh hormar muuqda ayaa ka socda garoowe waxan rajenayaa in sidaa u ekaandoono si ka wanagsan
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 5 ай бұрын
Garoowe waa magaalo si cajiib ah u kortay 2012 baa igu dambaysay 3023 baan ku laabtay runtii waan garan waayay meelahaan joogi jiray, waxaan arkay laamiyo one way Iyo one way oo is dhaafaya Iyo horumar Kale oo badan. Waxaas oo dhan nabada ayaa saldhig u ah nabada ilaashada dadksygoow guulaysta.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Beentaa Maahan. Nabad Baa Intaas Keentay. Ilaahoow Noo Siyaaddi Idinkana Maamulkiina Curdinka Ah Idiin Nimcee. 😍😍
@xawom3016
@xawom3016 Ай бұрын
Walee waanu hormarney mashalah💪💪💪👏👏👏 Somali israacdey. 💪💪💪
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 ай бұрын
Hambalyo puntuland from Laascaanood
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Thanks ina Adeer! 😍
@FardussYussuf
@FardussYussuf 5 ай бұрын
Mansha ALLAH Amal gurub ALLAH noo xifdiyo shaqo fiican bay shacabka u heysa
@MrQalay2005
@MrQalay2005 5 ай бұрын
Waa mashruuc caaqibaleh👍👍Hareri mahadsanid.
@AhmedAbdulkader-o1w
@AhmedAbdulkader-o1w 5 ай бұрын
Mansha allh ilahay ha barakeeyo dad ka figradan quruxda badan la imaday 💯
@diinow0001
@diinow0001 5 ай бұрын
Maashaallh baarakallah warkaan ayaa iga gadmayo koobkeyga shaah waa diyaar si wacan ayey sheekado iigu socotaa
@FaridMedia72
@FaridMedia72 5 ай бұрын
Masha allah guuul hore u socoda dalken soomaliya waxa ku fiidaye horomar balladhan
@YacquubYusuf-l6v
@YacquubYusuf-l6v 5 ай бұрын
M.a wxn ugu hanbalyeenayaa dhamaan ganacsatada iyo bangiga maalgaliyey wxn idinleeyahay gul daska kle wxn leeyahay maal-gashta dhulkeen hooyo oo dhan yaan Gacmo shisheeye aanu iska deyno marti haka noqon dalkaaga 👏👏👏👏👏👏
@ahmedjama9604
@ahmedjama9604 5 ай бұрын
Mashallah reer puntland! Ku dayasho ayaad mudantihiin!
@somalia6633
@somalia6633 5 ай бұрын
Mansha Allah, waa wax lagu farxo, waana mashruuc dhiiri galin mudan
@RodoBarre
@RodoBarre 5 ай бұрын
I can’t get enough of these beautiful structures, one of my real estate friend told me one time and I just wanted to share with my Somali people, Quote “The loftier the building, the deeper must the foundation be laid”. After watching this clip I just realized that he was really right. However, A great building must begin with the unmeasurable, must go through measurable means when it is being designed and in the end must be unmeasurable. Right time to come back home. God Bless Puntland!
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Masha Allah. Thanks for sharing with us, queen! That quote is deep and real. 😍🤗
@xasancabdulqadir1075
@xasancabdulqadir1075 5 ай бұрын
Masha allh hanmbalyo regaroowe guuleysta somalida nabada jecel haidin sinaato inasha allh
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Masha allaah tabarikalaah from burco
@The-informed
@The-informed 5 ай бұрын
Mahadsanid Cabdisalan Hareeri sida aad arimaha bulshada usoo tabasid wa qayb kamida wacyi galinta. Guulayso walale
@Really2025
@Really2025 5 ай бұрын
Boowe, waan tagayoo geedo uun baa dhisnaa iyo xafiisyada, 2023!!
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu 5 ай бұрын
Boowe😂😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Saa Ma Hal Habeeyn Baa Kun Guri Iyo Magaalo Dhan Lagudhisaa. Degdega Waa Camal Sheeyddaan ee Uhambalyeey Walaalahaa.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 5 ай бұрын
Masha allah ilahay ha barekeyo mashruucan lkn waxan idin leeyahay guryaha danyarta ku dara from awdal
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah Reer Puntland Horumarka Rabi Ha’Idiinsiisiyaadiyo GuuLeysta Goor & Ayaan🩸 Cadowgiinu Hajabo Wixii Shar oodhan Rabi Ha’IdinkadhaawRo Aamiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Amiin amiin Ya rabbi.
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 5 ай бұрын
Mncha Allah waa Guul Amal. Group Bank, dedaal wacan 👍
@Osman-ror
@Osman-ror 5 ай бұрын
Amni hadii la helo wax wax walboo nolasha way fududaanayaa, Allow wadankeena Amni ka yeel. aad baa u bogaadinayaa amniga iyo Hormarka ay samenayaa Ree Garowe Alle ha idiin siyaadiyo Nimcooyinka iyo hormarkaba, wadanka intiisa kalana Allah nabad ha hakayeelo inshaAllah qurbo joogtuna way soo laaban doonaan wayna maalgashan doonaan.
@abeleli2651
@abeleli2651 5 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin
@skyabdig4893
@skyabdig4893 5 ай бұрын
Salaam Bank/IBS (Hormuud Group) Mogadishu Dahabshiil (Dahab Group) Hargeisa Amal Bank (Amal Group) Puntland aad baan runti u bogaadinaya shaqada baratanka leh eey deegaanadooda ku quruxsanayaan...
@abdirashidkhalif1748
@abdirashidkhalif1748 5 ай бұрын
waxaan la yaabay wabiga macmalka, doomahiina keena sida kuwa lugaha lagu wado iyo kuwa gacmaha lagu wado iyo life jackets iyo ilaalada sida qof hadduu shil lakulmo wabiga gudahiisa oo dabaasha yaqaan. kalluun badana kudhex beera harooyinka iyo wabiga macmalka si loo jilaabto. qofka jilaabanayana ha gato shati ama license sanadla ah
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 5 ай бұрын
Masha allah Allah ha guuleeyo Tacabka iyo horumarka Muuqda
@Creepy_vids
@Creepy_vids 5 ай бұрын
Masha Allah. Waa guul bey u tahay soomaali oo dhan. Barnaamijkuna waa top as usual. Qiimaha oo uu sheego ayuuu ka warwareegey mareeyuhu.
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 5 ай бұрын
Mshlh waadku farayaysateen si qurux bdn udhisteen wan bogaadinaya 👏
@deenahspace7754
@deenahspace7754 5 ай бұрын
Masha Allah dadaala wuu gaaraa Allahuma barik laakiin shaqaalaha mask waa inee xirtaan is very important for their health
@rashiid187
@rashiid187 5 ай бұрын
Majertiinku waa rag wax qabsada. Mashalah tabrakalah
@abdiseed3363
@abdiseed3363 5 ай бұрын
Ciyar maha shirkad guryo iskama dhiseso ila dad ay hesho ya imanaya garowe oo intaso guri ibsanaya somali dhan aya ibsan laha bdana qabil iyo qurun aya la aminsan yhy
@Umufarax2020Farax
@Umufarax2020Farax 5 ай бұрын
​@@abdiseed3363wlh garowe ana kunola dhor sano qabil walba aya Dagan ado rer xamara ama ka imaw dhulaka kale somalida dagto guri kadhisan karta yatahay cidi Kuma dheheso
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdiseed3363 Waad Oon Kartaa Xaasidyahow. Inta Layimaaddaa Waliba Lawadda Dagi. Reer Puntland maahan Mooryaan Dadka Kusoo Jeesta Taasna Waxaa Cadeeyn U Ah Garacad Siddeey Udhisteen Soomaali Kalena Wax Kudarsaddeen.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdiseed3363 Meeshu Xamar maahan ee marhore 150 Guri baa lasiiqabsaday. Dee iskabarooro.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdiseed3363 Sootaas 150 Guri Carbuuntooddii Lasii Dhiibtay. Qabyaaladda Bal Meel Hakugeeyso.
@charkoshanghai
@charkoshanghai 5 ай бұрын
Reer jabuuti ba ahan somaliya horumarkeeda wan uu bogay. Garowe ayan so dagaya 😂
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 5 ай бұрын
Sodhowow wll dhulku dhulkagi weye
@charkoshanghai
@charkoshanghai 5 ай бұрын
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 mahadsanid
@D-izzy00
@D-izzy00 5 ай бұрын
Soodhawow wala, dalka waa dalkaagii, lagaama xigo
@Khadra-e8w
@Khadra-e8w 4 ай бұрын
Soo dhawaaw dalku waa dalkaagii
@akashicman2338
@akashicman2338 5 ай бұрын
Looks nice will definitely plan on moving there when built
@abdiisse563
@abdiisse563 5 ай бұрын
Waa runtaa waa ruug cadaa, lakiin somalida baa usugu midah, waa marka uu laascanod uu tago. Mahadsanid
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 5 ай бұрын
Guryo caalamka la jaanqaadi kara ayay dhisayaan reer amal group. Pdf-ka naqshadda iyo qiimaha guryaha ayaan arkay. Inabba caadi ma ahan. Guryo qiimo jaban. 200k+ ayaa ugu badan lacagta lagu iibsanayo guryahan.
@mrjamac
@mrjamac 5 ай бұрын
maansha alaah amal waxaay dhamaan kuwa guryaha ka dhisaya islii nairobi oo aan la isku haleyn karin oo maalin uun kenyaatiga ka dhacayo xolahooda ee ummada somaliyeed dhulkooda ha aminan wax dhulkaga dhama lawaa
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 5 ай бұрын
Wa wax lagu fano waa hormar Somali gartay aad bn ugu farxay 35 qurbo joogay markan wadamada kle arko hor markoda kena yaa u mqqn bn is waydiya
@zaynebhasan8134
@zaynebhasan8134 5 ай бұрын
Mashalaah dhiraynta muhiim ah hana ilawyina iinfrstcture ka Puntland guul iyo horomar ❤❤❤
@jamakhayre5789
@jamakhayre5789 5 ай бұрын
Masha Allah, Somalidu way dhaqaaqday meel kasta oo ay joogaan.
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 5 ай бұрын
Reer Abtigay Allaah idin barakeeyo. Anaku hada Amxaaro baanu galnaye.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Ma Oday yar baa maalinba Meel idiin jiidaya idinku? Habbo Waxaas Caqli Maahee dida.
@khadiijosheikh117
@khadiijosheikh117 5 ай бұрын
Salaan sare from RRA KGS Guul Reer putland ❤❤❤
@ahmedbari1980
@ahmedbari1980 5 ай бұрын
Well done, sanadada soo socda meelo badan ay soomaalidu degto horumar baaxad leh ayay gaari doonaan, tan ayaa tusaale u ah, sida ay injineeradan soomaalida ahi u wadaan qorshan waa wax laga mabsuudo, dadkana yididiilo galinaysa. Guuleysta Amal realstate!
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 5 ай бұрын
Hanbalyo reer putland from somaliland
@KhaalidCabdulahi-ug7ti
@KhaalidCabdulahi-ug7ti 5 ай бұрын
M.a Allah horumar fiican baa idin rajeynaa reer groowe Hadda ka hor baaan rubi saac baan ✈ poird aan joogey
@aelh8268
@aelh8268 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله .. الله يديم الخير والسلام لجميع دول افريقيا والعالم .. بالتوفيق لكم ولجميع دول افريقيا للبناء و التقدم والسلام نحو مستقبل أفضل دائم ومتقدم لراحة الشعوب ..
@zaytum
@zaytum 5 ай бұрын
Manshaalaah ❤❤Puntland alaha barekeyo meelwalba amin
@daudhussein4811
@daudhussein4811 5 ай бұрын
Mashallah puntland secure and safe getting family prepared to move back from Europe
@yuusuf-mn
@yuusuf-mn 5 ай бұрын
M.a horumar wanaagsan Reer Garowe .
@abdihussein2359
@abdihussein2359 5 ай бұрын
Waa mahadsan tihiin Amal group iyo ganacsatada somaliyeed ee maal gashtay Ganacsigaan. waxan ku talin lahaa sidoo kale magaalada dhexdeeda guryo real state ka dhisa maadaama dalabka kiro doonka magaalada dhexdeeda ku badan yahay. waa caasimad dadka badan kiisna waa dad yimi oo guryo lahayn ee kiraale ah marka fadlan bilaaba magaalada Dhexdeeda guryo badan oo yar yar oo hay'adaha iyo qoysasku dagi karaan
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 5 ай бұрын
Maasha Allah hambaliyo hore u socda ayaan idin leeyahay from jaarka aad xinisaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Bal Hal Sheey Aadna Dheertihiiin Oo Aanu Idinku Ximino Isheeg Maandhoow? Dadkaas Digadaha Kaligood Dhistay Baan Nahay waxtar Iyo Waxheeysina rabbi Isugu Darray ee Joojiya tororogta.
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 5 ай бұрын
Hasocdo hormarka gayiga soomaliyeed waxaana halkaan ku bogaadinayaa ganacsadada isku gaashaneysa hormarinta deeganada soomaliyeed waxaana u rajeenayaa hosha ayka wadaan magaalada garoowe inuu sifiican ugu dhamaado . Garoowo waligeey ma tagin lkn i.a maalin un inaa tago waan rajeynayaa ..
@aliabdulaahi30
@aliabdulaahi30 5 ай бұрын
Simalidu waadad dhanwalba kuwanaagsan lkn waxaakasayidcaleeyey Reer galbeedja oo dad damiirlaaweyaal ah ku dhexdarsaday Amaal village guuleysta
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 265 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
SIR NAGEED | 46 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
27:03
Family Sagal Channel
Рет қаралды 6 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 113 М.
Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka
22:26
Hereri Media
Рет қаралды 205 М.
Sahal Abdulle - Lo'jire ku nool bartamaha caasimadda Muqdisho
1:12:13
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН