Amb. Ahmed Isse Awad - Run qaraar , Madaxbanaanida Soomaaliya !

  Рет қаралды 119,160

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

Пікірлер: 454
@bashamoalin4636
@bashamoalin4636 Жыл бұрын
My classmate 1996 Concordia university! Montreal ,Quebec, Canada. He is a great man honest man. Before he was any where near goverment office he knew everything that is wrong with Somalia. He wanted to fix and help his country,and people. Viva forever.
@taaloogyare11
@taaloogyare11 Жыл бұрын
Ambassador Ahmed isse Awad, thank you for your service.
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon Жыл бұрын
This confirms what I thought about Somali leaders and how we are babysat by foreign leaders. We appoint extremely unqualified and uneducated people to high leadership roles. When the world sees this level of incompetency, disrespect is automatic. The world will treat you exactly how you treat yourself. Incompetence is thriving in Somali politics. Mr. Awad has seen extremely ugly truth. I can feel and understand the pain in his eyes. Many will see him as Majeerteen man siding with Puntland politics. That’s the mindset of current Somali politicians.
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 Жыл бұрын
Well said
@Nonamejoe-s3c
@Nonamejoe-s3c Жыл бұрын
And it's the truth. He only represents majeerteen interests and no one else's. Learn how every somali works in faqash government.
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon Жыл бұрын
@@Nonamejoe-s3c may Allah guide and heal us brother. We need to eradicate tribalism by controlling our worst impulses. We have to maintain mid-fullness whether we’re commenting on KZbin video or real interaction with people whose opinions differ from ours.
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 Жыл бұрын
He is intellectual man he knows a lot of things hidden in Somalia's generation
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
He knows no jark. He is qabiileyste, and that's a fact.
@abdirizakjama2444
@abdirizakjama2444 Жыл бұрын
Masha’allah mr Awad, waxa aniga oo South Africa degan Cape Town city sheeko na dhex martey nin Ethiopian ah oo iska maskiin ah sida anigu u aqaaney, wuxu alaab ka qaadan jirey yardukaan igu dhegan lahaa yarkii ay isku dhaceen, markaa buu ii imaadey wuxuu yiri please help me because ninkaan waan isku dhacney ok maxad rabtaa ayaan dhahey wuxuu yiri lacag aa iga dhiman ee wixii iga dhimanaada iga sug, haye markan u dhameystirey adeegiisii ayuu (qoladaada yaa waaye) I’m Somali, waan ogahey daboole waa cidaas kan kale waa saas adiga sheeg waxan ku celiyey Somalia, markuu iga deyn waayey baan ku dhahey adiga yaad ka tahey Ethiopian ma Tigre ma Amhara ma Oromo, intuu xanaaqey oo alaabtii daadiyey ku celceliyey I’m Ethiopian oo waliba ii raaciyey mar danbe dukaankaga ma imaan doono. Waxan la yaabanahey waxa ninkaa reer baadiyaha Ethiopian kaa ilaalinayo waxa kuweena ka idho xirey (Axyaa wadanii Axyaa wadanii yaa soomaliyehey axyaa wadanii) mahadsanid dhamaan inta nala fikirka ah ee soomaalinimada jecel. Soomaaliya ha noolaato
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Waa xaqiiq jirto
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 Ай бұрын
Aad iyo aad walale
@issashidiye
@issashidiye Жыл бұрын
Amb. Awad thanks for your service, you have really tried to put Somalia at its place despite the odds
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 Жыл бұрын
Waa calool xumo in waxaas iyo wax ka daran ina haystaan oo inagu isugu wacanahay ambassador ka Allah ha xafido iyo weriyahaba Ilahayna waxaanu ka baryeynaa inuu dhibta naga saaro Aamiin Aamiin
@billowabdi2844
@billowabdi2844 Жыл бұрын
I always learn alot from Ambassador Isse Awad. Thnak you for this beautiful and helpful interview
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Masha allah nin wadaniyah wax badan Noo bayaaniyey wasiir cawad waa wadani aqoon yahay ah Waliba bisiil 👍👍✌️✌️✌️✌️✌️👍👍👍👍
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 Жыл бұрын
The Ambassador knows what he is talking about, its the bitter truth! Mahadsanid mudane😍👍
@abdifatahmohamudmohamed4302
@abdifatahmohamudmohamed4302 Жыл бұрын
Isse awad sir thank you for you services and honest, we are so proud to have you.
@inawarei
@inawarei Жыл бұрын
I like this guy, someone who knows his stuff and sticks to the point. Well done Mr Isse Awad!
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Жыл бұрын
Fiiri adi ma waxaas aaminsantahay inaan nahay taas Ayaan kaala hadlayaa.qofkii mushaarkaaga bixiya ayaad u shaqaynaysaa. run mise been .
@inawarei
@inawarei Жыл бұрын
@@abdirashidhussein3004 I don't understand your question, could you please elaborate for me?
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Жыл бұрын
@@inawarei soomaaliya xor ma ahan baan ku iri
@inawarei
@inawarei Жыл бұрын
@@abdirashidhussein3004 It is true, as long as there are conflicts between us there is a risk for us to be exploited and that is exactly what Mr Awad is trying to tell us.
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Ambassador Axmed Ciiise, waa nin qaran, aqoon, aadaab iyo wadaniyad ka muuqato. 45 diiqo oo uu wax sharaxayeyna qaarbaan wali fahmin waxa uu kahadlayo. Isu qabe aan loo qabin ayaan wadanahay. Markaad is sharafto ayaa lagu sharfi!! Markaad walaalkaa iyo walaashaa Soomaaliyeed sharto ayaad sharaf heli.
@abdiFarah-py1gs
@abdiFarah-py1gs Жыл бұрын
walaahi waa niyad jab waxa uu ka sheekeeynaayo.. ilaahoow dalkeena shafartiisiii iyo cizigiis noo soo celi yaa rabi.....waa xanuun runta laakiin inaan maqalno loo baahnaa maasha allaah
@abdurahimsaladali8597
@abdurahimsaladali8597 Жыл бұрын
Haa
@mohamudaynaan2042
@mohamudaynaan2042 29 күн бұрын
Xog mundane Weelaynteedda. Thks Ex Wasiir
@alimusse3775
@alimusse3775 Жыл бұрын
Mudane axmed thank you for your in-depth understanding in politics
@ahmedsalah-qx1jo
@ahmedsalah-qx1jo Жыл бұрын
Waka xumahay
@omarhasan5668
@omarhasan5668 Жыл бұрын
Anaga ayaa iska adag maahee aduunkakale waxba kamajoogno sharafu dhimatay😢
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon Жыл бұрын
Ayaanle, please expand these kinds of interviews to shed light on this ugly truth in Somalia’s politics. I’m sure they’ll reach out to you and may attempt to corrupt you, but please do this for “Hanoolaato”
@mohamedabdulkadirabbi5246
@mohamedabdulkadirabbi5246 Жыл бұрын
I feel bad for him walahi, our leaders go through these night mares. Adeer thanks for your service walahi from the bottom of my heart😢
@omarmungani6900
@omarmungani6900 Жыл бұрын
Wareysi aad u fiican Siyaasiga iyo wariyaha good job Somali waxay u baahan tahay in loo badiyo wacyi gilin wareysiga sida Amb Cawad thanks
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Anigu waxaan ku jiraa inta Aaminsan in aanu Dalkeenu xornimo dhaba haysan wax yaabo badan baana Cadayn u ah Qofkii Caqlilehna wuu Fahmi karaa
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Жыл бұрын
waa runtaa haday somaliya xor tahay ma ciidamo ajabiya ayaa indin waardiyi lahaa.
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah, Mundane Ambassador Ahmed, Alle ha ku xifdiyo. Waa dhab in qaranimadeenii kala dhantaalan tahay. Soomaaliyeey markaan anagu is sharafno sharafno ayaa duniduna ina sharfi.
@KowsarTuure
@KowsarTuure Жыл бұрын
Amb. Awad waa aqoon yahan Hagi kara dalka iyo dadkaba Kusoo dhowoow Puntland state of somalia❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa xaqiiqo midaas mahadsanid waziir ahmad iise awad
@issafarah3894
@issafarah3894 Жыл бұрын
Ayaanle aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay barnaamijyadaada. Khaasatan mid uu Wasiir Cawad ku sharaxay sababta ku kaliftay in uu yiraado Qaranimadda Soomaaliya waxbaa ka dhiman. Sidaas darteed, Cawad waa ku mahadsan yahay in uu fikirkiisa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey.
@mohamedahmedq6709
@mohamedahmedq6709 Жыл бұрын
Asc ayaanle mashaa Allah runtii waxaad umada somaliyeed u soo bandhigtaa dhacdoyinka dadka somliyeed u ifisaa hurdada ka kicinaayo sida wasiir cawad waxey ila tahay inuu sameyay wax wanaagsan oo ah dhisida umada somaliyeed, Halkaas ka sii wad.
@Isse-Farah
@Isse-Farah Жыл бұрын
Madaxdaa Soomaalida in ilaa Heerkaas la yareysto waxaa keenaya waa sida ay ku yimaadaan xukunka iyo Kalsoonida ay shacabkooda ka ahaystaan. Qof Musuq ku yimid oo la ogyahay oo dadkiisa wax kalsooni ka haysan wax haybad ah aan dalkiisa ku lahayn, ajanabi dalkiisa ilaaliyo sidee adduunka Sharaf uga lahaanayaa waa Maya!
@hassanhussein7229
@hassanhussein7229 28 күн бұрын
Waa xaqiq
@AhmedAbuukar-nb4mb
@AhmedAbuukar-nb4mb 6 ай бұрын
Ambassadeur Cawad congratulations for your service to the people of Somalia
@kooszaila5816
@kooszaila5816 Жыл бұрын
Wlhi qofkasta oo damiir leh oo ku jira dawladeena waxey arkayaa wax yaabo fara badan oo xanuun jiro Yaa Rabbi dhibka naga dulqaad. Wuu I xanuunjiyey wlhi hadaladiisa qaar.
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Dadkena soomaliyed qaarkod runta ma rabaan waxa xun aya la qurxan. Ee allaah ha ina garadsiyo wanaaga iyo sharaftena. Ahmed iyo Ayaanle mahadsanidin.
@luulabdi9230
@luulabdi9230 Жыл бұрын
Run Dacar ka qaraar, well done both of you
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
masha allah hadii maxdaxdeenu alle dartiis runta iyo dhaliilaha umada sidaa ula wadaagan iyagoon caadifadeysneyn wax badan baa noo hagaagi lahaa
@omab9685
@omab9685 Жыл бұрын
الصومال بحاجة إلى ذئب مثل سياد بري كان في عهده بلد موحد له قوانين صارمة لايمكن تعدي علية خاصة من دول جوار وكان له تقديره في العالم الله يعوض الصومال بقائد مخلص مثل سياد بري يضرب العملاء بيد الحديد..نأمل أن نري الصومال يرجع كما كان بلد موحد له حكومة مركزية قوية وجيش قوي ويلغي نظام الفدرالي القبلي الذي لا فائدة منه إلا تفكك والخراب.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
الله يعطيك العافيه أحبك الله الذي أحببتنا فيه
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
رغم أخطاء التي ارتكبها و منهجه الاشتراكي، لكن شهد له التاريخ بأنه كان قائدا وطنيا
@issashidiye
@issashidiye Жыл бұрын
Historical photos and videos will show you how Somalia's dignitaries were highly welcome and respected in the world
@a.k7513
@a.k7513 Жыл бұрын
العصبية القبلية والمحاباة السياسية من ثمرات نظام سياد بري، حكم البلاد بالنار والحديد في عشرين سنة آتت أكلها في ثلاثين سنة لاحقة من الغضب والانفجار الشعبي وكراهية وثأر بين القبائل تماماً مثل القذافي وما زلنا في دوامة العنف التي تسبب بها
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Жыл бұрын
I really shock te hear this but it is the reality.I really appreciate that told these tho whole the country special those who responsible should ashamed them zelf . I am really and totally agreeAbsodor Axmed . Thank you Hanolaato that you make these interviews it is open our eyes 👀
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 Жыл бұрын
Amazing wlh dadka sidan u fikirada qibrada shaqo leh darajada iyo xilal waxay ku wayan qabiil hebel aya tahy .
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Waa nisiib darada ina haysata, Maslaxad qaran malaga fikirayo, ee qof iyo koox gaara dad kafekeraya ayaa ummadda horboodaya.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
wareysi qiimo badan hon amb Ahmed isse awad. . Ayaanle mahadsanid sxb
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Жыл бұрын
Axmad khayr Allaha siiyo, waa runtii, waa wadani, caafimaad iyo cimri dheer Allaha siiyo. Soomaali looma ogola inay qaran buuxa noqoto. 1. Waxaa hortaagan dawladaha reergalbeedka. 2. Qaramada midoobay ha aaminin iyaga ayaa ku adeegta. Dagaalkii soleeye qayb ayey ka ahaayeen. 3. Aqoondarrada haysa bulshada Soomaaliyeed inteeda badan. 4. Madaxdeenii oo laba arimood isku darsaday, aqoondarro ka haysta cadowga qarnnimada Soomaaliyeed oo ayna aqoonin, qaarkood cadowga ayeyba u adeegaan amaba keensaday kursiga. Iyo baahi joogta ah oo haysa, oo ayna iska qaban karin inay boobaan hantida ummadda. Waxa intaas ka sii daran wadankii oo dawlado yaryar oo aan awood lahayn loo qaybiyey. Arintaasi waxay kala dhantaashay awoodii ummadda iyo dhaqaalihii (cahsuurtii) dawladda dhexe ee Xamar fadhida. Sidee markaa aan qaran ku noqonaynaa. Haddii madaxdii qaranka aan loo haynin mushahar ay ku shaqeeyaan, ama wax ay isaga bixiyaan huteelada iyagoo ummadda u adeegaya sidee dawladd ku helaynaa. Dawlad goboleedyada yaryar ee awoodii dhexe kala dhantaalay iyagu laftoodu khatar ayey ku jiraa markii la doono ayaa dibedda laga soo weerarayaa oo la burburinayaa iyagoo loogu marmarsoonaayo argagaxiso ayaan la dagaalamaynaa. Hadda Jubada hoose gacan kuma jirto, geesihii waaweyna ee Alwaaxyada laga sameynaayey dibedd ayaa loo dhoofiyaa iyaga oo qiima jaban lagu gadaayo, booskii ay ka baxeenna geeda cusub laguma beerin. Qabiilkii hore inno qaribay ayaa dawlad goboleed isku baddalay.
@zuldanahmed3482
@zuldanahmed3482 Жыл бұрын
Wn idin salammay madasha hanolaato dhaman shacabka simaliyeedna wan salammay waxn ku faraxsnhy in miida somali halkan lagu warayso madaxbaninada qodopka ah wax ii muqata mugdi ama in u ogayn wasiirku ma amin sanin inan haysano dhulkii somali hadu amin sanyahy xudud benadka engriska wa khalad in dadka lo gudbiyo arinka mr cawad wxn lehay hadan nahay shacaabka ku dhaqan awdal xuduuda somali ma aminsanin inta ay 🇪🇹 dad iyo dhul haysto ama 🇰🇪 ay dhul iyo dad hysato waxn lehay hadalka wa in rali galin u ka baxiya wasiirka sharaftaleh waa xad gub laga galayo dhalinta iyo uamada somaliyeed wad mahad santiin❤
@MukhtarabshirIsack
@MukhtarabshirIsack Жыл бұрын
Wllhi xaqiiiq waaye wax badan oo aan ogeyn ayan inta ka ogaadey dhibka ugu wayn ee ina hysta waa dagaalka dhexdeen ah mrkan hishiino ayaa dunidana in sharfi kartaa mrka runti la isu sheego waa wax fiicanthy mrka waad kumahadsanthy amb... ahmed ciise iyo ayaanle allah idin hafido
@omargarad3749
@omargarad3749 Жыл бұрын
Best for the entire interview in a two yr
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
This interview really broke my heart. Unfortunate indeed
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 Жыл бұрын
Muuqaalkaan waxbadan oo iga qarsoonaa ayaan ka faa'iiday Somali inay runta isku sheegaan faadhiistaan oo sidaan waxkabadalan ayaa loo baahan yahay!
@nimcaanhassanwali8432
@nimcaanhassanwali8432 Жыл бұрын
High quality ambassador Mr.Awad
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 Жыл бұрын
Allah yaacisak mudane ahmed ciise cawid allah ku barakeyo waligey wankujeclay aqlal fcn daganan iyo somalinida dhab ah aa iga ka muqato aad iyo aad ayana kusalama nolow waligaa
@apdallaxasan
@apdallaxasan Жыл бұрын
Masha alaah alaha barakeeyo
@AbubakarMohamed-g9p
@AbubakarMohamed-g9p Ай бұрын
Ahmed Essa Awad Waad ku mahadsantahay sida hufnaanta leh ee aad waxbadan usoo daahqaaday
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 Жыл бұрын
Vielen Dank Herr Ahmed Isse Awad😢😢
@saneeysaneey5526
@saneeysaneey5526 Жыл бұрын
Waxaaa sidaaan u qalijiyaya waaa xaranta aniga ciila ayaaan u qabaaa 😢😢😢😢😢😢 2018 asagaa ka dambeyaya inaa ku so labto somalia
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 Жыл бұрын
الحقيقة المرّة خير من الوهم المريح Runta qaraar ayaa ka fiican beenta macaan
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Жыл бұрын
فعلاً
@abdirashiidisaaqcali8966
@abdirashiidisaaqcali8966 Жыл бұрын
Thank you minister
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Djabouti Si Fcn Yeeleen ❤😂
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
This is the reality of the ground is Somalia. He underlined the existence. That's the reality and the remedy
@mmhaji2045
@mmhaji2045 Жыл бұрын
Very sad to hear this.
@calicumarjadeefeey6463
@calicumarjadeefeey6463 Жыл бұрын
The first viewer
@c.qaadirc.laahiaxmedciyow5837
@c.qaadirc.laahiaxmedciyow5837 Жыл бұрын
Dhamayso horta 😂
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Жыл бұрын
Ex Wasìir wuu qeexi la,yahay hadalkiisa uu yiri micnahiisa wuxuu ku meeraysanaa waxaa la aamin san yahay waa keligiis aqoonyah an oo qabyaalade ysan oo dhadhan ku leh is mahadin
@farxaancawil926
@farxaancawil926 8 ай бұрын
Wasiirka waxaan ka codsan kahaydn iyo madaxda kale ee soomaalida ee xilalkq usareeya soo qabta inay buugaag noo qoraan jiilasheena danbe si aanu u ogaao qaabka uu aduunku madaxdeena iyo dalkeena ka aaminsanaayeen ama ula dhaqmi jireen.
@abdirahman77
@abdirahman77 Жыл бұрын
Selective honesty aa la dhahaa, I wish in in dadka jaanis loo sii lahaay suaalo live ah.
@ahmedsuldan2498
@ahmedsuldan2498 Жыл бұрын
Maasha allah Sifiican ayuu u sharaxey xaalkeena
@walalahakheyrkajacel6605
@walalahakheyrkajacel6605 Жыл бұрын
❤MashaAllah Mr ayanle horay usoco
@amiraabdi5012
@amiraabdi5012 Жыл бұрын
Abii axmed ha noqdo madaxweynaha soomaaliya
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 Жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid Ambassador Ahmed Isse sidokale waa aqoonyahan biseyl badan ka muuqdo
@musaburgal9334
@musaburgal9334 Жыл бұрын
Ayanle please we need part 2
@Abdiwalishekeye
@Abdiwalishekeye Жыл бұрын
Oo hada bahdilka iyo dulinimada ma waxaanoo ga horeeye madaxda subxanallaah
@Qurankuwanolol
@Qurankuwanolol Жыл бұрын
Khabiir aan runta lagaban guulayso Amb
@afraxdaldhis8577
@afraxdaldhis8577 Жыл бұрын
Amb A ciise Cawad wa runtiis Somalidu iyada meelxun is dhigtay o cadow isku noqotay, Somaliya waxa ay ka dhaqaaqi la’dahay wa ila meereyso o ka dhex socota Dowlada iyo puntland waxa ay isku hayaan’na ma’ahan wax ay ka heshiin karaan sidaas darteed puntland howsheeda hawadato Dowladuna Howsha Qaranka hasii hormariso an sugno kii roon aya Somaliya u haridoona insha allah si kale malahan sababta o a in aysan ku qanceynin CADAALAD 🙏
@artamagaade5252
@artamagaade5252 Жыл бұрын
Insha alaah waa laga bixi doonaa heerka aan hada joogno
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 Жыл бұрын
Iinshakahh
@mohamedyusuf8533
@mohamedyusuf8533 Жыл бұрын
Next President of Puntland Amb Awad , The State needs your experience.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Nobody will elect and honest man who can't pay a bribe. You should be a thief and corrupt to be a president wherever in Somali speaking people
@HolaFarh
@HolaFarh Жыл бұрын
Clan base Government he’s to big that stage. Listen what he believes. He rather work on federal or private sector job.
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon Жыл бұрын
He’s above small regional state. He seems authentic and capable to lead the nation. Many current leaders whether for regional states or federal are deeply unqualified.
@artamagaade5252
@artamagaade5252 Жыл бұрын
Maasha alaah wasiir cawad aad ayaad umahdsantahay waligaa hakadaalin inaad dadkaada waxa fiican iyo waayo aragnimadaada lawadaagto
@macaloowify
@macaloowify Жыл бұрын
Masuul kani waa nin niyad fiican. Sheekadu waxay kaqurunsantahay xaaraan xalaal madhali karto. Nimankaan badankood waa calooshood ushaqaystayaal hogaamiye lagusheegayo.
@ruqiyaahmed9676
@ruqiyaahmed9676 Жыл бұрын
Asc Horta mudane wad mahadsantahey qeyr badan allaha ku siiyo maanta ka Hor qof runts noosheego ma jirto marka ninkii caadifad qabiil heyso allaha caafiyo mida kale waa wax la Hubo in aanan B na aheyn T na aheyn EE illahey ur Hanoi bixiyo aamiin
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay Ayaanle kelmadaa aad tidhi rag tie xiran oo wasiiro isu haysta intaas baa ku wayn waayo jaahil tankiisuba intaa yahay akhas caleek walaahay waan ka qajilaa inaad sheegto maryooley Waxaa lagu bartay gunimada soomaalida waa empty proud Waxay kale ay dhaheen iyana respect isuma hayaan cidna respect uma hayaan.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow ma aadan Weeydiin in la soo shaqeeyey gabre, ina Yuusuf, geedi axmaar iyo ethopian_koodii ?.
@a.a.4791
@a.a.4791 Жыл бұрын
From 17.30..Somalilans is not.easy.
@abshirali313
@abshirali313 Жыл бұрын
Ha noolaato guuleyso
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
Inaadan sheegi karin waqtigaad wasiirka ahayd ayaaba QALAD WEYN IYO DHALIIL WEYN AH
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Жыл бұрын
Haa, waa wariye fiican.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
MAYA. MAYA.. SIDA AAD HADA FAGAARAHA UGU DHIIRATEY OO AFKA UGU BALAARISAY WELIGAA KAMA AADAN HADLIN, DADKANA WAXAA KU JIRA KUWA KAA AQOON DHINAC KASTAA KU DHEER OO AADAN HADAL U MALDIHI KARIN
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 12 күн бұрын
ILAAHAY KUUMA AMAANI KARO LAÀKIIN WAXAAD IILA MUUQATAA NIN INUU RUN SHEEGO MUDNAANTA SIIYAY
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 Жыл бұрын
Madaxaa ha raago Amb. Ahmed Isse Awad.
@shaaficicali-he2ig
@shaaficicali-he2ig Жыл бұрын
Wlhi waa wax aan marnaba laqadankarin arinta uu Amp:axmed xiise cawad waana arin sax ah adunyada nama duleynin ee inaga isduleynay somaliyey sidan miya inoo dambeysay😢😢😢😢😢😢
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@ahmedhussein2
@ahmedhussein2 Жыл бұрын
Asc cissa cawad waxad sheegatey waxa naga dhiman laakiin maxaa dibiga in naaso ah adag iyo yeerta kulmiyey marka isku dhaca puntuland iyo dowlada
@fadumamohamedsugle3241
@fadumamohamedsugle3241 Жыл бұрын
This very good guy
@CaashoWadaad
@CaashoWadaad Жыл бұрын
28:38 A away Qabkii Somaliyeed ee aay Team Armaajo soo celiyern😅😂 29:12
@hayrejamaali9870
@hayrejamaali9870 Жыл бұрын
Hal mar kaliya lama soo wada celin karo iyaga ka hor afrikadan ina dariska ah xitaa baa ina bahdili jirtay markaa taas way xaliyeen ta kale caalamka tunka waaweyna mudo ka bacdi way iman lahayd hadii sidaas lagu socdo
@Vonaark28
@Vonaark28 Жыл бұрын
In fact waa burburiyeen oo waa lagu qosli jirey. Bal is Barbar dhig sida Xasan Shiikh loo qaabilay Markuu Washington tegay.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Farmajo wuxuu disay Ciidan tayo leh oo Qarranimada ilaaliiyo Shishiye wuu ka diiday quursi Xoolaha ummadda ma boobin Qabyalad waa ka sarreeyay Adeerkaa xasan wax walba unukaa leh bu ku beddelay!!
@Isse-Farah
@Isse-Farah Жыл бұрын
Ambassador Cawad waa Qof aan jeclahay inaan Markasta dhageysta waa aqoonyahan Khibrad badan leh. Runta waa ku jeclahay.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Hadii majeerteen joogiyaan qaranka ay dhinac ordayaan heerkaas waan gaaraynaa hada yay dowladii kadhaqaaqi la dagay aaway puntland
@qaran3751
@qaran3751 Жыл бұрын
Majeerteen waa qabiil dad xun iyo dad xun ba wuu leeyahay shacab ne walaga dhigi kara dad xun iyo dad fiican Tusaale : Turkiga 612 sano waxa ka talinaye khilaafada cusmaaniyada laga so bilabo 1299kii-1923kii kadib waxa ka dhashay dowlada maanta jirte ee turkiga uu hogaaminaye atarurk mudo ka yar 50 sano wuxu ku badale umadii 612 sano ku nooleed xukun islaami ah wuxu u badalay umad islaam ula dagaasha si ay gaalada ula dagalamin Masajid adanka oo la mamnuco Gabdhaha xijaaban oo iskullada iyo jamacadaha xoog looga saara kii quran ama diin lagu tuhmo oo la xiro Umada wala badali haday helan hogaamiye dhab wxana umada lagu badali karah 20 sano bes Majeerten maha ee madaxda mamusha hada ma ila fahantay 😊
@summertime2535
@summertime2535 Жыл бұрын
Maalin bn ka safray somalia markii igu horaysay waxaan gaaray Dalka Uganda . Waxaa Nala galiyey saf dheer somalida kaliya waxaa Nala siiyey talaal (coronavirus) calaa qof waxaa laga qaaday ($70) Halka kuwa kale horay u soco lagu lahaa. Ciil bn u dhiban gaaray maalintaas
@hargeisamusiclyrics5650
@hargeisamusiclyrics5650 Жыл бұрын
Wlhi 2021 anoo India jooga ayaa bisaha iga dhacay imigrationkaan aaday wlhi sida la ii bahdilay weligay la iima bahdilin, dibada aad oo halkaa fadhiiso baa la i odhan jiray ilaa galabta, dadka kle wlhi hore ugala uun baa la lahaa, 700$ baa la i ganaaxay. Africantii kle ee ila midka ahaa ayaa dibada iigu iman jirtay, Wlhi waa maalintan ka dhaartay passport Somali inaan weligay meel ku aado.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Innaalillahi wa Innaalillahi raajicuun Gunimo tan ka wayn Waan filayey iyo wax ka sii daran Inta aan la ogayn ayaa ka badan Staqfurallah intii aan dal iyo dad hagaagsan doonay.
@farhiya2343
@farhiya2343 Жыл бұрын
Somalidu runta ma jecla dowladihii burburka kadib lasameeyay xageebay ka taliyaan madhacday madax gobalada soomaliya oo dhan tagtay waayo dowladu waa inay wadanka tuulo iyo gobolkasta oo ka mida ay tagi karto nidaamkuna gaarsiisan yahay taasina ilaa had madhicin somali xanuunkan qabiilka Allaha ka caafiyo Insha Allah somaliyana haybadeedi way soo noqonaysaa
@qaaangaan7850
@qaaangaan7850 Жыл бұрын
somalida waxan modna inaa xor nahay ma nihin xor wayo waxa na ilaaliya wadamo naga liita sida burundi marka wali gumesi aya ku jirnaa
@abdiahmed9117
@abdiahmed9117 Жыл бұрын
Mudane cawad.Su.aalaha Sidii Loobahnaa ugamajawaabin Yacni Runtii qadhadhayd. Wuukawar.wareegay Wixii Qadhadhaa ma.uusan sheegin
@luqmaanyare1610
@luqmaanyare1610 Жыл бұрын
Ok
@sharmarkeosman3940
@sharmarkeosman3940 Жыл бұрын
Cawad wu saxan yahye wllhi qofki caqli leh ba fahami kara
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Allaah ha u naxariista,e Maxaa loola yaabijiray Siyaad barre oo qabiilka la dagaalamijiray?
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Жыл бұрын
Ninkani xaqiiq buu ka hadlayaaa somali runta necebthy kolay sonali xora somalilnd uunban arkay waa xaqiq
@muctasimsaed4101
@muctasimsaed4101 Жыл бұрын
Waa war naxdin badan! Se innagaa halkaas is dhignay.
@rahmashidane6360
@rahmashidane6360 Жыл бұрын
Asc, horay aa loo dhahay runta waa la isku nacaa.. ambasciatore horay u socoo adigoo mahadsan.. ummada neceb runta illahey haqa haqa ha tuso insha Allah ❤
@artamagaade5252
@artamagaade5252 Жыл бұрын
Soomaalida hadii ay hesho hogaamiye daacad ah oo runta u sheega oo aan tuug aheyn oo wadani ah dadkiisa iyo dalkiisa u shaqeeya soomali oo idil way taageereysaa taas ayaan aaminsanahay waxaa intaa kuugu filan inta yar ee uu wasiirka ka sheekeeyey siday dadku ula dhaceen wixii uurkiisa kujira alaa og lkn hadalkiisa ayaa na deeqay
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 Жыл бұрын
🎉ayanle wan kusalamay. Ninkan wuxuu kasoojeedan majeerteen wana kuwa ay somaliya kadagilaadahay
@dahabajama4680
@dahabajama4680 Жыл бұрын
Kuwa jiran oo aan dowladnimada macnaheeda aqoon ayaa tahay,kuwa Somali meeshaa dhigaa tahay ninkani wuxuu ka soo jeeda dadki Somali indhaha u ahaa oo kudayashada mudan
@abshirocabdicasis9626
@abshirocabdicasis9626 Жыл бұрын
Manata waxaan ogaday wax badan oo anan ogagn runtiii mahdsanid waaiir caqad iyo ayaanle
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
"Dhakhtarka maa kuusoo qoray in aad Qabiilkeyga ogaato" Dadbeyba latahay axsaanka waxaa usameyn kara intii laqabiil ah.. Umadda kale waxay uheystaan naxariis laawayaal
@saadaqkhaliif
@saadaqkhaliif Жыл бұрын
tuuug tuug tuug ninkaan kumanaan dhalin yaraa ayuu mustaqbalkoda dhulka galshay 2016 ilaa 2019
@saneeysaneey5526
@saneeysaneey5526 Жыл бұрын
Waaa ruun aniga ayaa ka mid ah dadka uu ka so tarxily usa 2018 lacag ayuu ka qatay nimanka layirahdo ice 😢😢😢😢😢😢😢
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Mahad sanid ayaanle wan idin salaamayaa adiga.iyo axmed ciise cawad horey soci wll
@abdulsamadi8131
@abdulsamadi8131 Жыл бұрын
Waa aqoonyahan yaqaana dowladnimada laakin anaga ayaa marwaliba wax u dhiibanaa madax aan aqoon u laheyn dowladnimada laakin jaamacada ayey ka so baxeen kaliya somalida qalbigooda ilaah ha isu keeno
@ruqiyaali-ql8fd
@ruqiyaali-ql8fd 11 ай бұрын
Sahar cadey
@JamaMohamud
@JamaMohamud Жыл бұрын
Waa dhab waxa ambassador cawad ku sheegay soomaaliya, laakiin koox taageersan shaqsiyaad xukun ka markaa jooga ayaa dhib u arkaya, xagee xukuntaa dawladda soomaaliya? Madaxweyne xassan matagi karaa garoowe ama hargaysa.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Waa runtaa. Dadka qaar Xaqiiqda marabaan magaranayo ma tubaa ugu jirta meesha?
@JamaMohamud
@JamaMohamud Жыл бұрын
@@hafsaali4297 Waa saas walaal tuubo ayaa ugu jirta caruurtooda iyo qaraabadooda kaliya ayay kafakaraan soomaalida kale ee masaakiinta waa uun kaar la isticmaalo marka larabo in kursiga lagu fuulo.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 113 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН