Amiin Yare - Heesta Dadka Hayska Weyneyn Official Video Qaraami HD

  Рет қаралды 187,199

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

Күн бұрын

heesta dadka hayska Weyneyn Codka fanaanka amiin diini video Qaraami 2021
visit other social page Follow us
www.pinterest....
see this webpage:- somalinewmusic...
Don't forget to subscribe like comment and share the Somali New Entertainment channel:- bit.ly/2XAhnLw

Пікірлер: 56
@CawaleYare-m6k
@CawaleYare-m6k Ай бұрын
Weji lacaga bay dumar Wacadkaba ku iibshaaan Ma moodaaa heestan in qarnigeediiii saxda ahaaa la gaaaadhey 😢🎉 like iisaar hadaaad iga dambyso last month in 2024 👋
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 10 ай бұрын
Heestii adeerkii sameeyey Ibrahim gadhle ❤❤ madi in somaliand
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Dhal fanaan in u yahay waa ka muuqataa
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Omg Fanaan qiimihiis hada rabto Ninkaan waaye toneka baseka qaafiyada luuqda Amazing❤ Fanaan waa la iska wada sheegana blse Ninkaan ayaa u qalmo wlhi keep going Abowe
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Kii shalay wacnaaba mantana war waryoo wllhi caadi maha alle codkaga haku barakeyo walalo lama xasdo qofke wllhi cod waa kugu dhamaday man shallh boqol mar ayan ku ceshceshtayba kamaba caajisin wllhi 🤗❤
@sulekhaibrahim8096
@sulekhaibrahim8096 4 жыл бұрын
Fanan iyo baard legend ama sidas aya lo hessa ama walay iska daya mashAllah 🥰🥰❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏
@harbistudio8755
@harbistudio8755 6 ай бұрын
Cidii iga dambaysa love ta ha ila dhaafin. 2025 marka la gaadho isoo xasuusiya hawlbaan leeyahee imika hay iloowina😢😂
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Amiin cabdi maxmuud xuseen diini yare Illaahay haku xafido
@thesomalimoon3227
@thesomalimoon3227 4 жыл бұрын
Woow cod high wllo mnzh Allah 🥰
@sahalabdi2745
@sahalabdi2745 3 жыл бұрын
Masha Allah amiin yare lakin waxan is idha wa fanaaninta aadka u coodka macaan waliba heeso aad u macaan oo qarkod qiso dhab ah leeyihin ayu leeyahay hadana hadana fanan qarxay maha cida asxaabtisa kooxda kuwada ay qarkood legends u noqdeen sida ismaciil arka oo an isleeyahay sanadkan muxu u tartamaya fanaanita sanaka xaga raga , cabdikarim Cali shah, salaax sanag , fananki yara ee qaboojiye logu magac daray farxan yare, siciid qalinle
@BashirAbdi-g7m
@BashirAbdi-g7m 17 сағат бұрын
Heesta wax lah aale how naxriiste maxamed mooge
@calimaxamuudcirro7268
@calimaxamuudcirro7268 4 жыл бұрын
Aamiin yare waa ku wataa legend🙏🏻
@suhuur123
@suhuur123 4 жыл бұрын
Cajiib waa markii tobnaad aan dhageesto wiilkaan codkiisa caadi maahan
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Amazing wlhi me too❤
@mumtazkhadar1239
@mumtazkhadar1239 4 ай бұрын
Dumashi cod macanida😂❤
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
The emotional voice in Amiin Yare is overwhelming supreme
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Fanan hada maqashid Ninkaan waye
@yusufosman3783
@yusufosman3783 3 жыл бұрын
Hees noocaan qalbiga ayey dhayaan jacaylka la sheegana wax jirah in uu ahyn aya ku ogaanaysaa jacaylkana waalidka iyoh naftada oo kaliya aya kga baahan
@zerazmr8542
@zerazmr8542 3 жыл бұрын
Aamiin Diini Cod Ba Ku JiRa Ruuxa Yar
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 4 жыл бұрын
Hees saamayn noloshayda ku leh 😢😢😢
@apdirahmanmaan0_officail236
@apdirahmanmaan0_officail236 4 жыл бұрын
ALfanan Amiin diini S0MALILAND H0YGa Fanka🌹💚💬❤
@crixmansalaad765
@crixmansalaad765 7 ай бұрын
Love ❤ ku ahay he's taan
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 4 жыл бұрын
Diini yare Axya Sowt War Ninkaan noosoo celiyay Astan Qadka kala baxeysaan mar dhaw Hadaad sidaan ku soctaan Diini alle cod wuu u hibeyay mashallah
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
In my view you're always a lovable and great young fresh entertainer Amiin Yare
@sacdiyoyuusuf4460
@sacdiyoyuusuf4460 3 жыл бұрын
Hadi aad manta wacan tahy maku wari donta🤕
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Cod buu ilaahay ku manaysTaY
@baashemaxamed5944
@baashemaxamed5944 4 жыл бұрын
Aamin dini nin codkii fananimo haya
@quenwacan1091
@quenwacan1091 4 жыл бұрын
Wiilkani sahra kiin buu ueeg yahay tol ma walala
@mohamedhazzan1842
@mohamedhazzan1842 4 жыл бұрын
mnsha allah amiin yare
@hikmayariiz9716
@hikmayariiz9716 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Amiin amiin amiin amiin amiin ya I
@anasqoranedaahir8857
@anasqoranedaahir8857 3 жыл бұрын
Hestaan wlhy erayo muhiim ah aya kujira
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
abwaankii Ibrahim Gadhle ayaa sameeyey ee ehelka fanka ah, aun
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 3 жыл бұрын
Hadii ad manta wactahy ma kuwaari doonta
@saeddhago2959
@saeddhago2959 4 жыл бұрын
Fav song from unbelievable voice
@abdulhakemaditya
@abdulhakemaditya 3 жыл бұрын
HADBA WAAGA JOOGA LA TAHY WALALO WAJI LACAGA BAY DUMAR WACAD KABA KU IIBSHAN 26- January 2022
@hnvolgs8245
@hnvolgs8245 4 жыл бұрын
Msha allh langen
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
Himilo ayuu u qaab ekaaday Aamin yare mamrrku sidan u labistay
@sucaadaxmed638
@sucaadaxmed638 4 жыл бұрын
Kii shalay wacnabaa mantana walwalayee
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Amiin yare💪💪💪👍👍
@hodanadan2075
@hodanadan2075 2 жыл бұрын
Waaaw
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Whatever indecent comment you say about this young singer is complete nonsensr
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 жыл бұрын
True
@adenayan1053
@adenayan1053 3 жыл бұрын
Woooow
@axmedcabdi2668
@axmedcabdi2668 3 жыл бұрын
Fariid
@sacidaahmed3203
@sacidaahmed3203 4 жыл бұрын
😍😍♥️♥️♥️
@DayaxoKhayre
@DayaxoKhayre 4 ай бұрын
😢
@mahadabdiyusuf8656
@mahadabdiyusuf8656 3 жыл бұрын
Erayo badan oo khalada ayaa ku jira heesta iska soo saxa heesta oo nagada fanka aad bahdilaysan ilmadayaal 😡😡😡
@deeqadegan2586
@deeqadegan2586 3 жыл бұрын
Caaac
@najmaahmedhussen8347
@najmaahmedhussen8347 3 жыл бұрын
Bakhlo
@axmedcabdi2668
@axmedcabdi2668 3 жыл бұрын
Hargaysa hoyga fanka ka xun baad tahy shubaaa ku dhasheee
@ummabdullah5299
@ummabdullah5299 Жыл бұрын
Alaylee waa bakhlo
@khadarmaxamed7927
@khadarmaxamed7927 3 жыл бұрын
Ewwewew
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,9 МЛН
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
AMIIN YARE KUMEE BOQORADAYDIIYEY HAWRAAR CIID PROGRAM 2021
6:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
Saalax Sanaag - Dhoof-Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
8:56
Cabdi Fataax Mukhtaar | Damiirka Anaa Iskaleh | Official Music Video 2020
8:31
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 80 М.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,4 МЛН
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Astaan
Рет қаралды 527 М.
AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019
8:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН