Lafoole Heesti Ruun

  Рет қаралды 6,430,348

Kozar yare officail

Kozar yare officail

5 жыл бұрын

Codkii Lafoole

Пікірлер: 1 600
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Жыл бұрын
Waxan Xasuusta Liibiya mar aan joogay ayaan aniga iyo sxptay oo isku cusub dhagaysan jirnay 🥰 hada ilmihii labaad ayaa noo dhalan raba I.a ❤❤ markan anagoo isla joogna heestan maqlo jawi kalaan galaa
@anisaqorox9848
@anisaqorox9848 Жыл бұрын
M.a isku waara
@Qadrorabuushmaxamed
@Qadrorabuushmaxamed Жыл бұрын
Isku wara🤲❤🥺
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Jacaylka saxaraha caadi maaha sxb waa jacayl dhab ah
@user-pv8tt3ih8f
@user-pv8tt3ih8f 10 ай бұрын
Isku wara
@xasannaasir2931
@xasannaasir2931 8 ай бұрын
Isku waara
@zainababdi9088
@zainababdi9088 Жыл бұрын
Waxaan dhagysanyaa habeen aan ad ufarxsanahy taarkhiduna tahay 2023 /5/5 aniga io jacaylkayga allow farxadaa nolosha noogu dhamee aamin 🥰♥️ calafkana naysuku keen dar aamiin Aamiin 🥺♥️
@SawdosiciidShire
@SawdosiciidShire 9 ай бұрын
inta quranka jecel sodhawada❤🥺
@AbuukarRaage
@AbuukarRaage 5 ай бұрын
❤❤
@ahmedkadarabdi5692
@ahmedkadarabdi5692 4 ай бұрын
❤️❤️
@mohamudsalad5750
@mohamudsalad5750 4 ай бұрын
Quraanka hdaa qiimihisa garaneysid commenti kuma raadsateen.
@ShaficiCismanCilmi
@ShaficiCismanCilmi 3 ай бұрын
Wad mahadsanthy qur.aankane waa jecelnhy qulubtenana wuu ku weyn yahay ❤❤
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 2 ай бұрын
Mashalah
@amalmohamed7267
@amalmohamed7267 Жыл бұрын
Hestan waxa dhagesanaya mlin axad 22january 2023 in addis ababa is my favorite 🎵❤️❤️
@axmadnurcabdi8113
@axmadnurcabdi8113 3 жыл бұрын
Heestaan waxay iguleedahay saamayn aan go,een habeeno badan fariin ahaan waan uqoray galisadeyda aan jecelay caruurtayda hooyadood ruun xaaji yuusuf waan ku salaam 27/01/2021 Lik waa dhankiina
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx 2 жыл бұрын
🥺❤️❤️
@QoorQoor-nq7wh
@QoorQoor-nq7wh 2 ай бұрын
❤❤❤​@@sumiish-fw8mx
@muniishainaahmed2490
@muniishainaahmed2490 2 ай бұрын
Niin rageed ba tahy ilahy ha isku kin barakeyo ❤
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 2 жыл бұрын
Heestan waxa aan jeclahay inaan mar walba u qaado boqoradayda Marwiika. Runtii zaa'id baa aanu isku jecel nahay , ilaahay ha ii daayee. Fadlan Aqriste ducada ha nala dhaafin. From Somaliland Gebilay 12-jan-22 Wednesday 05:01 morning. Like ta dhac ku siiya asxaabey.
@zzz12e60
@zzz12e60 Жыл бұрын
Alle aduun iyo aaqiro wng iyo farxad ha idinla kulmiyo aamiin yaarabi
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 Жыл бұрын
@@zzz12e60 Aamiin mhdsanid.
@maryanmohmed7735
@maryanmohmed7735 Жыл бұрын
Ilahey ha is ku kiin barakeeyo
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Allah ha isku kiin barakeeyo
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 Жыл бұрын
Mhdsanidiin.
@mohaniima4857
@mohaniima4857 3 жыл бұрын
Mrka dhagesanye hestan jceylkeyga aan kuhami jiry inan helo aya helay laakin claf uma yeelan😢😭hda iyda crura ledahy anhe still zingle ahy hda iga dambeso oo qorllkeyga kuso gary like saar from muqdisho 5/11/2020
@ftoonsharey3178
@ftoonsharey3178 3 жыл бұрын
Moha Niima allah haku cawido khair
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 3 жыл бұрын
Niima nin weyn wanku wata sxp wx walbo waa calaf iska sabar🔥👌
@mohamedkajiado8820
@mohamedkajiado8820 3 жыл бұрын
Moha waxaas waa qadar alle inshallah midoo kasii fiican ayaad heli doontaa
@mohaniima4857
@mohaniima4857 3 жыл бұрын
@@ftoonsharey3178 amiin i.allh wlshe
@mohaniima4857
@mohaniima4857 3 жыл бұрын
@@abshirabdi7608 zidokle legend wx wlpo waa iska imanaya i.allh
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 7 ай бұрын
2000 ayaa iigu horaysy heestan dhagysigeeda stil 2024 waan dhagaysta waana heesta aan ugu jeclahay ❤
@Kozaryare
@Kozaryare 4 жыл бұрын
Subscribe ii dhaha saxiibayal channel wan soo wada heesti badan Oo Lyricas ah lafoole aY ka midah comments ka igu reeba heesa ad jeceshay an Lyricas kugu soo qora thanks guy’s 🙏
@officialmarioh455
@officialmarioh455 2 жыл бұрын
Hestaaaan hooyo mcn kusoxasustaaa runtii Miss you hooyo macaan 😭😭😭❤
@nadiasiciid7770
@nadiasiciid7770 4 жыл бұрын
Heeestan yaaaaa dhagyzanya oo rajnya lamanihizii oo ka maqan in uu maruun arko😭😭😭😭💔 wan ogahay kolay maaa arkyzid qoralkyga lkn waxn ku odhanya hadan dhinto anigon kula kulmin ogow inaan in badan rajnyay laa kulankaga 4 zano murugo ah 😭😭😭😭😭😭😭😭
@suldanabdulahi4132
@suldanabdulahi4132 4 жыл бұрын
Allah adoo nool haku tuso wl
@suldanabdulahi4132
@suldanabdulahi4132 4 жыл бұрын
Corona virus allah haku dhaafiyo
@nadiasiciid7770
@nadiasiciid7770 4 жыл бұрын
Amiiin wallo
@gureyare2451
@gureyare2451 4 жыл бұрын
Nadia saciid😭😭😭😭made me cry wlh
@qaaliqurux5124
@qaaliqurux5124 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@mustafecabdilahi8060
@mustafecabdilahi8060 2 жыл бұрын
Tani wey hees dhaaftey wallhi yaa dhageysanooya 2022 uu alle kusimey Kaligaa kugu aaminee Cidkle looma ogalaaan❤❤❤❤❤
@yasircadde3143
@yasircadde3143 2 жыл бұрын
Woow waar wali waanu dhagysanyna
@abdirahmangeeljire2095
@abdirahmangeeljire2095 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysanayaa anoo ah 20 jir aan waligii xiriir jaceyl samayn waayo ma jecli inaan qof lugeeyo anna la i lugeeyo sababtoo ah nolosha aduunyada ayaan la halgamayaa guurna diyaar uma ihi waana sababta aan xiriir jaceyl u samayn waayay dhibka kaliya oo arrinkaasi igu keenay ayaa ah inaan noqday qof hadal qallafsan qosolku ku yaryahay oo aanan sida qof loo sasabto aqoon cidnana aan u joojin. Dumarku waa naxariis yaan laga ag fogaan 🥰❤❤
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 Жыл бұрын
Zhp sidada ayn ahaa in badan lkin ugu danbeyn wx bn jeclady ilaa hda dumar wn isma dhafay 😢😢
@FatxiCiise-hw3in
@FatxiCiise-hw3in 11 ай бұрын
Legend🤴
@adnacumar1405
@adnacumar1405 4 ай бұрын
waad ku mahadsantahay inaanad cid na lugoyn zhp qof noloshiisa la halgama cid walba wuu ka fiicanyahay keep going
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 3 жыл бұрын
Heestan-Waxaan Ku Xasuusta Barigii Ciyaalnimada Ayaan Meel Tukaan Ahayd Heestan Galab-walba Laga Shidi Jirey Ana Markaan Malcaamada Kasoo Rawaxo Ayaan Sidaan Udhagaysanayo Ninka Meherada Haystaana Ugu Soo CelCeshan jirey Habeen Igu Noqon Jirey Markaasa Hooyo Meel-Walba Iga Raadin Jirtey Runtii Waqtigaas Wuxuu Ahaa Mid Aan Maskaxdayda Kabaxayn *From Burco*
@ayaanilwaad3822
@ayaanilwaad3822 4 ай бұрын
Afadii dhibta ila martaay Samirka ila qaybsataay Amaanada dhowrtaayey Ballanta ila oofisaay Abaalkad iga mudnayd Weligay ma ilowayoo Qalbigad ku abuurantahe Ogoow Hooyoy ogoow Adaan ifka kuu jecelahy❤ Markasta heestan dhagaysto hoyaday baa igu ula niyeystaa iyada hoyo iyo aabo ii ah kelinimo igu soo korisay aduunkan ku jecelahy janooooy❤❤❤ 20/02/2024🥰
@mohamedabtidon908
@mohamedabtidon908 Жыл бұрын
2:50pm Thursday 13/July/2023 Waxan dhageysanaya heestan waqtigan waxan dhameyey high school waxan usku diyarinaya sidii aan ku bilabi lahaa heerkii 2aad wax barashada Jaceyl iyo aniga dagal baa inaga dhaxeeye. Hadana waxan daremaya inuusan iga marneyn gabar kasta oo aan arko iney leedahey astamo fcn oo lagu dooran karo waan ka dherada lkn gabadhani wey ka duwan tahey kuwii hore oo sida aan u arkey hbn iyo maalinba iyadan ka fakara hadana marabo xilligan inaa jaceyl iyo howlihisa galo oo u madiyaarsani Hada waxan isku mada daaliyaa qisooyinka jaceyl buugta laga qorey kuwii fashilmey kuwii guuleystey. Allah waxan ka baryayaa inuu calaf iigu daro hadey kheyr ii tahey hadii kale inuu qalbigeyga ka masaxo I a maalin uun heestan waa u soolaaban doonaa anigoo single nimada ka baxey
@bahjomaxamuudmuxyadiin5729
@bahjomaxamuudmuxyadiin5729 11 ай бұрын
Bevvy bk
@mariama.noorad
@mariama.noorad 11 ай бұрын
😢Insha.allah
@MaxamedXireey-cd7dq
@MaxamedXireey-cd7dq 11 ай бұрын
Aboowe jacyku samar ubahan thy 😭❤️
@Cawrala
@Cawrala 10 ай бұрын
Inshaa allh wllo ilahay guru xala haynoowada sahlo Amin Amin ❤🤲🤲
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Hestan waxan ku xasusta jaceylkeygi igu horeyay #2014 gabadh an jecla oo leyga gursaday 😥 #2018kii ayan dib ukulanay Mogdisho ayado jogta igu dambeysay Dhaman wllheyga iga dambeya ama aqrisan dono qoralkan salam gobeed iga gudoma🙋‍♂️❣ #FROM NAIROBI 12th street 15/ FEB/ 2020
@haawaladan9778
@haawaladan9778 4 жыл бұрын
Waa kaa gudoonay walal qali
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
@@haawaladan9778 mahadsanid wllo ❤❤
@ilwadquruxsanquruxsan8202
@ilwadquruxsanquruxsan8202 4 жыл бұрын
Wan ka kudony walal qaliya jacelka wawax jira 😳💝♥️💯😥😰😥😥sorry
@aaminasalah806
@aaminasalah806 4 жыл бұрын
OMG wll qaali dunidaan baaba laba isjecli is calfanayn illahy badal khayr qaba haku siiyo way adag tahay inaad ilowdid qof aad jeclayd oo duruufi kaa kaxaysay Samir cawaanso huno
@samiirosiman7556
@samiirosiman7556 4 жыл бұрын
Wynu ka gudonay
@Shacni.
@Shacni. Жыл бұрын
Abaalkaad iga munayd waligay ma iloobayoo qalbigaad ku abuurantee, ogow hooyoy ogow hooyo Ruuneey❤❤❤ hoyadeda aya la yiraa Ruun❤❤
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Alle hakuu daayo
@Maryamaali-mj6ll
@Maryamaali-mj6ll Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️hooyo mcn
@xasannaasir2931
@xasannaasir2931 8 ай бұрын
Ilahay ha kuu daayo hno mcn
@Shacni.
@Shacni. 8 ай бұрын
@@xasannaasir2931 mahadsanid walal qaali 🙏💕💕💕
@Shacni.
@Shacni. 8 ай бұрын
@@Maryamaali-mj6ll mahadsanid abaayo 🙏💕💕💕💕
@istarqurux1881
@istarqurux1881 Жыл бұрын
Glb Wngsn dhamaan mucaashaqiinta halkaan ku jirta Aan ka daalin dhageysig heesaha lannged lafoole now I’m listening Glb quru bdn ❤️❤️♥️💋👏
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Glb wngsan wan ka qadnay Mucashaqada weyn Abaalkad iga mudnay Waligey ma iloobayoo Qalbiga ku abuurantee 💔
@istarqurux1881
@istarqurux1881 11 ай бұрын
@@daahiromar7178❤❤👏
@daahiromar7178
@daahiromar7178 11 ай бұрын
@@istarqurux1881 welcame 🤝
@beanladen5726
@beanladen5726 4 жыл бұрын
Heestan anigoo Mombasa Joogo 8 Jir ah baan maqlay markii iigu horeysay...waa heesta iigu horeysay Ee Somali ah aan xasus uleyahay.. Lafoole big respect
@cabdikhaaliqahmed133
@cabdikhaaliqahmed133 Жыл бұрын
Mar kle wxan soo booqdey 17/1/2023 aduun waa aduun muda dheer ma anaan dhegeysan codkii lafoole cawa oo aan dhageystey waxan soo xasuustey xasuuso aan mudneyn in la xasuusto hadii aad iga danbeyso love❤️ saar
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 4 жыл бұрын
Hees xasuus iga mudan 2007kii anigoo school boarding ah dhigto baan wakhtiga aan fasalka kasoo baxno ama habeenkii markaan sheekeysaneyno ciyaalka i dhihi jireen hees noogu tuur maadama aan marwalbo oon dharka dhaqanaayo ama aan jaanis leeyahay aan iska heesi jiray si aan stresska iyo fikirka isaga bi'iyo markaas baan heestan iyo mid ladhaho "Muxubooy adduunyada"oo Nuur Cade qaado iyo Heesaha Abdijaar Al Khaliiji u qaadi jiray........13 years baa kasoo wareegtay Xasuus Adduunow aabaha was😂✋
@munaphasin9498
@munaphasin9498 Жыл бұрын
Tani waa heestan dunida ugu jecelahay🥺💔😭
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Jacayl aan dareemaa allah ha isukaaya guusho
@mahdiozil8673
@mahdiozil8673 Жыл бұрын
2022 gabadhii aan aduunka ugu jeclaaa ayan is wayney ilaa hadana ma aqaaan waxan kula maqanahy wayo gabadhan jeclaa aad bay uxishood badan tahay wax i sheegteyna ila hada ma jirto iso duceeya inan marlabad is helno wana balan hadey iso noqoto in aan xaazkeyga mudantayda koowaad ka dhigi doono
@maryanbintushalmad9220
@maryanbintushalmad9220 4 жыл бұрын
Heestan wlhi xasus aya igu ladahay wiil an wada soconay aya marwalbo iqadi jiray xita telka ugu xarnan jirtay hadaa labadanabaa wan kala fognahay Somalia io Kenya kala jogna inshallah waxan rajaynayaaa inan dhiib isku Aragon ogow ahmedow Adan ifka ku jcelahay 😭xasustadii walii naftaa ku saabaaa ❤❤❤❤
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle 2 жыл бұрын
Ahmed aaa apyo ilahey haku xifdiyo
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 3 жыл бұрын
hestan waqtii aan yar baaye so baxday walibo qof ijcyla baa i kenaye albunkan lkn nasib xumo jcylka micinahisa maa aqonin 2002💗♥😥😢 muqdisho ahed ismaan lahen malin baa hestan xasuus kugu noqonesa isaman lahena hadan marku jcylkisa kugu dhaco ayaad wayensa ismaan lahen allh unaxriato mante dhagesanay hestan waxaan soo xasuustay ayantii ama sacadi aduun wakasa 2020/7/11💔🤦🏽‍♀️ ku suganhaye jeddah saudi Arabia 😢✈️
@alinmuse9367
@alinmuse9367 3 жыл бұрын
Nimco farax waxan rag aqoon baa tahee wanigane igasoo hagaag albumkana isoo qaad 😂😂😂
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
@@alinmuse9367 ani xita xassus ikenty meshan 🥺
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 3 жыл бұрын
😂😂😂 hhhhhhhhhh
@maryanhassan5518
@maryanhassan5518 2 жыл бұрын
Still listening 2022 love u 😍 mi husband can’t wait to see yah🥺abaalkaad iga mudneid weligei ma iloobayo💗💗💗
@kingmoha4880
@kingmoha4880 2 жыл бұрын
Oola hubaa
@j.cazkastudio8529
@j.cazkastudio8529 3 ай бұрын
2024😂
@khadralucky1008
@khadralucky1008 4 жыл бұрын
Dhamaadka 2019 December 10) 21:33 pm, alle hanagu simo sanadka cusub 2020, Heestan Xasuus bay igu ledahay Allow ku naxaris Jacelkeygi ugu horeeyay ee aan is jeclano manta wuu igaa hoseya rabbi haku naxariisto wlla alle kuwi jannada isku arka haynaga dhiigo wlhy wan ilmeeyay Axxxx nolashada waxad arkaysa wax xasuus ku geeliya xiiligay so baxday banu is baranay wlhy anigo inaan yara 2003 wuxuu dhintaay 2006 December 30: Subax Arafo ah waxay ii ahyd labbo muruugo wa malinti Sadam Hussein isna la dilay Axxx wlla rabbi haku naxaristo Ameen yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪 allow cimriga iyo cafiimaadka no siyaadi inta dhimataay ee Muslim ka ahna uu naxariso inta nolna cimri dheer iyo cafiimaadka uu siyadi Heesahana igaa madoobey allow igaa madoobey quluubtaaydan quranka ku shuub Ameen yaa rabbi 🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@shamsanuurmohamed9279
@shamsanuurmohamed9279 4 жыл бұрын
Mashaallah wll Allah unaxaristo jacelkada jacelka waa cajiib qof yaqana fahmikara kuwi janada Ku kulma Allah inka dhigo
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
ilaaheey ha u naxriisto intii muslim dhimatay 🤲😭
@Nicmaat
@Nicmaat 4 жыл бұрын
Illaah ha u naxariisto. Sadaqo u bixi inti karaan kaada. Ameen dhamanteen Allaha naga madobeeyo 🤲🏼
@ikraaamaragsan688
@ikraaamaragsan688 4 жыл бұрын
Ala xanun badana abayo ale ha u naxaristo walalkey
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto adigana alaha kaa madoo beeyo heesaha
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 11 ай бұрын
24/7/2023 maalin isniin ah dhagaysan anoo gabar 20 jir ah class f4 na ah i.a markaan nin aan jeclahay xaas unoqdo usoo laabn❤
@jamaladam7022
@jamaladam7022 3 жыл бұрын
Heesta inta 2021 dhegysanaysa like isaara plz
@mubaarighaybe5785
@mubaarighaybe5785 5 ай бұрын
23/1/2024❤ heestan waxan ku hamin jiray inan mar uun u diro qoftydi lkn nasib uma yeelan inan u dir iyado bilaa sabab iskga tagtay ❤ duni wxn jooga ruuxa la doonayo ina god madow lagu rido lo muujiyo jacayl xad dhaaf ah hadi aad iga danbayso i saar like wxn salamaya qofti oo iyado wali single ah ana aan la mid ahay
@yakupmohamett
@yakupmohamett Жыл бұрын
Heestan wxn rabaa iney xusuuus noo ahaato aniga io xaskeyga carfoon 🥀👸 30/1/2023. 22:55 Habeenimo
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 6 ай бұрын
Wow m.a❤
@wiilhoog3204
@wiilhoog3204 4 жыл бұрын
Lafoole hesaha uu Ku luqeeyo aad ayaan u jeclahay. inta IGA danbeyso like bacbac.
@kenyakenya5646
@kenyakenya5646 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@suleimanhassanfarah4448
@suleimanhassanfarah4448 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaayo 2020 like Ha ila dhaafin plz
@farxiyocllahi6220
@farxiyocllahi6220 4 жыл бұрын
aniga sxb
@rahmosoomalli6066
@rahmosoomalli6066 4 жыл бұрын
❣❣❣❣❤❤❤❤gabar aan alle dartiis isku barny oo aan walalahay ka jecllhy ban kuxasuustaa❤❤❤❤
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
13-1-2020 old is gold
@caliphmohamed7896
@caliphmohamed7896 4 жыл бұрын
@@rahmosoomalli6066 Sxbnimada cajiib weye
@rahmosoomalli6066
@rahmosoomalli6066 4 жыл бұрын
@@caliphmohamed7896 sas waaye
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK 3 жыл бұрын
Habeen talaado (November23 2020) jcyL baan dareemaya waa wax igu cuzub rntii 💓lkN Waaa jcyl dhinacayga kaliya ah 💔koley waaa rajaynayaH inay ifahnto😥💓
@zzz12e60
@zzz12e60 Жыл бұрын
Insha allaah waxaan kuu rajeynaa qoraalkaan markaaf usoo laabneeso iney ayada oo ku fahansan oo ooridaada ah ineed ku soo laabato farxad aduun iyo aaqiro aamiin yaarabi
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 3 жыл бұрын
Heesta heesaha walle iney tahay heestaan, Fanaana Lafoole hakaa ahaado.
@ahmedmahamud4061
@ahmedmahamud4061 4 жыл бұрын
yaa ila dawanaya Xili stay home la yahay Ha ila dhafin like ta
@mohameddahir2142
@mohameddahir2142 4 жыл бұрын
One love 😍
@ahmedlucy331
@ahmedlucy331 4 жыл бұрын
Stay at home hhhhhhhhh warba ka dhacay
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedlucy331
@ahmedlucy331 4 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 qosolkadan arkoyaye huuno stay at home bad ku jirta somah
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
@@ahmedlucy331 2 months ku jiraa. War aniga wanbo kuheystaa guri joogow imaba dhibo. Ragee. Udarantahay kiisa single ka eh😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalidabdiihalid8969
@khalidabdiihalid8969 Жыл бұрын
Heestn waan ku qayilayaa anigiyo maga fayaal ! Oo waan dhageesanayaa ano safar dheer geli raba hadi ilahay kadhigo, 2022'9..' dhibka tahriibtu leedahay qof kasta wuu og'yahay lakin qof ka waxa eryaya mustaqbal uu rabo inuu dhiso🙂'garab gaashan hooyaday ayaa ii ah heestan ayaad caawa kusoo xasuustay' iisoo duceeya walaalayal' 🖤
@abdikafiqalbixabxab3977
@abdikafiqalbixabxab3977 Жыл бұрын
Hormar kuu rajeena xilikasto wll balse iska dhaaf balwada wllkei ineey wax kaa nus qaamiso mooyee waxbo kuguma soo kor dhi neeso🥰
@iprahimabdirahman1663
@iprahimabdirahman1663 Жыл бұрын
Eebe haku nabad geeyo zxp Noloshu waa halgan
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Ma tagtay wllo🥺balwadana iska dhaaf hadaa nooshahay wllo
@shukriadenhassan49
@shukriadenhassan49 Жыл бұрын
@@aamina864 after one hour anigna wn dhysnya hestaan kama daalo inan dhagysto mrwlpa xasus ayay ii thy😥❤😫
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
@@shukriadenhassan49 abaayo ani xasuus iima laha tiktok ban kasoo racay heesta ee adiga tariikh fog miyeey kugu ledahay heestan👸🥰✊
@hassandagane2130
@hassandagane2130 2 жыл бұрын
Hestaan waxan dagesani jiraay marka high school digani jiraay anigo form two oo markas gawar ladihi jiraay ubax oo said ujeclaay 😢😢😢waxan ku dhagesani jiraa memory card markan soxasuta waan ilmeyaaa runtii😢😢hadan xasleh ayan ahaay oo waxan helay gawar an add ujclhy 🥰❤️💋🙏waxan allah kabarya intii isjacel inuu iskuwaraa🥰🥰🥰Good luck🙏waxan jeclhy marku dahayo /rafadii dbika ilaa martee
@maxamedcabdi5709
@maxamedcabdi5709 5 ай бұрын
Hadanosha waku salamyn❤ hada Na From3 ah ban Dha gesta 😅❤
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 2 жыл бұрын
Haddii aadan 17/18 sano ka hor (2004/2005) canjalad ay heestani ku duuban tahay rikoodhka gashan, oo aadan ku dhegaysan, heestani macne iyo xusuus weyn kuu ma leh; ee laakiin maanta iska dhegayso berri bay xusuus kuu noqon doontaaye!
@deherjr1056
@deherjr1056 2 жыл бұрын
ka wrn hdaa ku dhoho xiligaaaz ban dhashay 😂😂
@osman_hajji27
@osman_hajji27 2 жыл бұрын
Legend
@munamandeq350
@munamandeq350 2 жыл бұрын
2004😂wakhtigan dhashay
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 2 жыл бұрын
2002 waa xiligaan guursaday
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 Жыл бұрын
@@abdirisaqboqore3368 m.a meeqa cunug ku jogta wallkey
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 4 жыл бұрын
Heesta inta 2020 dhegysanaysa like isaara plz
@fadumoak8579
@fadumoak8579 4 жыл бұрын
Aniga
@rahmosoomalli6066
@rahmosoomalli6066 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@culimoxassanofficialiskufi8422
@culimoxassanofficialiskufi8422 4 жыл бұрын
Me
@sahramohamed5952
@sahramohamed5952 4 жыл бұрын
Me just now 05/02/2020 adiga ifka ku jecel
@jamilamo2449
@jamilamo2449 4 жыл бұрын
8/2/2020 maalin sabti ah❤👑🔐
@xiisstar
@xiisstar 3 жыл бұрын
School time iyo jecelkii ciyaalnimada ma iloobi doono😍😍😍 thusday 16:02pm November 5 2020
@waxbadanogowwbo99
@waxbadanogowwbo99 Жыл бұрын
Heekan waxaan dhagaysanayay habeen dhan 2018 hadana waxaan dhagaysanayaa 2022 waxaa soo galaya 2023 heeskan aad ayaan u taageeraa ilaa hada waan dhagaystaa 🤩
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 3 жыл бұрын
Asc soomali maxamed waan idin salaamy ma aqaan cidda aqri doonta qoraalka heesta aan hadda dhegeysnaayo waa xasuus tan iigu xanuun badn 2016/5/22/ waxaa igu dhacy jcl guul dardii tan ugu xumeyd heer waxan garay aan laqayaasi karin aan magalada isga tago anoon gareyeyn baadiyaha 😭😭 waxaan la,arag maleh dunida wey mugdi badntahy 😭😭waagaa jaceylki aan dareemay ookali isoo mari maayo waxaan ilmey jiray marka oo yiraa afadii dhibka ila martey samirka ilaqeybsatay amanada dhoowetaayeee blnta ila oofisay 😭😭😭😭😭😭🍌🍒🍋🍑🍊🍐🍈🍈
@muunaasli706
@muunaasli706 2 жыл бұрын
Wcz Allah bedel fcn haku siiyo wll😭
@kawsarabdisalamxirsi3350
@kawsarabdisalamxirsi3350 2 жыл бұрын
😣😥😥😣
@zzz12e60
@zzz12e60 Жыл бұрын
Wll ma aqaano inaad nooshahy lkn qoraakaagii aniga ayaa caawa aqriye hadaad nooshahay farxad ayaa kuu rajeynaa hadaad dhimatayna adiga iyo qofta aad jecleed inaad janada isku heshaan ayaan kuu rajeynaa insha allaah wll qalbi ja kale alle ha kaa haayo aamiin yaarabi
@ruweydaabdi4229
@ruweydaabdi4229 Жыл бұрын
Wcs wll fariintaada galabta ayaan aqriyay 11/9/2022 4:28 Marka wll hadaa nooshahay farxad kuu rajeenaa hadaa dhimatana adi qoftaada jantul fardooso rabi haisku Kii kulmiyo
@mohamedtimiroffcial
@mohamedtimiroffcial 3 жыл бұрын
Xusuus baa i kenty october/2 2020 xili duhur ah 😪😍
@mohamed_isse
@mohamed_isse Жыл бұрын
Mid ka mida heesahan aadka ujeclahay waxaan xasuusta maalin anoo dhagaysanaya heeskan inaan shil galay alx cidna waxba kumagaarin markan soxasusto marna wan kufarxa marna wan kanaxa inanan cidna waxba kugarsin shilkas wakufarxa inaan galyna waan kanaxa. Still am watching 2023
@Qadrorabuushmaxamed
@Qadrorabuushmaxamed Жыл бұрын
Abalkag iga mudned waligey ma I lobayo🥺hestan daren goni ah bey ledahay 🫂🥺qof wax jecel un ba daremi kara 😔allow nbd nagu kulansi qofkeyga 😪😔 Waxa dhageysanaya galab sacadu ey tahay 4:53 sanadku yahay 15/6 /2023🙌🏿❤inta is jecel alle ha isku keno I.a💓🫀 👍
@user-uo9fy4mp8h
@user-uo9fy4mp8h 7 ай бұрын
sanadku waa 2015 bishay eheed ma xasusto waxaan baranayaa dugsiga hoose dhexe ee abdisomane beledwein hiran somaliya ee xfda howlwadaag classku waa 5 o labarto galinkii dambe waxaa lagaaray 3:45:00 galabnimo waaba bareeg iyo 15 daqiiqo o bashal ah iyo jalaato dhuuq ah cidii markaa walida ama walal wixii kadambeeya ay jeebka wax ugu so rideen inkasto ardaydu raxan raxan iskugu xiranyihiin o shilinkii lahelaba leysla qeybsado. Waxaaa albaabka horee schoolka 🏫 adeegas ardayda ubaahanyihiin ku iibiya hooyoyin iyagana biilka halkaas kala daala dhaca. Waxa Mel albaabka ah taagan mclin saciid mire o ul,yar gacanta kuhaysto si uu usoo xareeyo ardayda madaama ay dhamaara 15 daqiiqo o bareega. Waxaan albaabka iskaga hor imaanay gabar magaceda an kuso kobaya deeqa o ah gabar kudhowaad sanad aan dareen u hayay hada ah gabar iga da, weyn lkn dareenku weyni mayaqaane si an wax ugu sheegto An aqaan wayay wax sheko dumar ah ma aqaano o waligey masheko galin xaga dumarka hadana waxbaa ileh War dareenkagu sheego marna waxan isku qanciyaa amaa kab lagula dhacaa o gabdhaheena somaliyeed caanka kuyihiin qasatan da aada 20 wixi kahoseya. May dhicin inan malinkaas wax sheegto xfda imaaday waxaan imid xfda o walalkey maxamed o aad iga weyn o ay udaaranthy heestan o waliba gaba gaba ah waxan kudhahay walal kuso celi wu kuso celiyay waxan galay jawi aan ku qiyaasay nin .marwo raaliya ah iyo inay deeqa guriga aan jogo ka adeegeyso malintii dambe ayaan so aday iskuulka anigoo isawirantahy ama maskaxdeyda kaguuxeyso heesti shelay iyo micna ahaan hlkii an jogay nasiib wanaag wayba igasoo horbaxday iyadoo usocoto schoolki aan wada dhiganeynay kafaaideyso jaaniskaan waxbaa ileh dareen ahan cabsida igu jirto wadnaheyga waxa kayeeraya waxaanba ileyhy malintaa iyada wayba maqashay si aayar ah ban kudhahay bareegi makulmi karnaa waxay igu tiri Haa abowe waxan sawirtay inay wax walba I suura galen kalsoni ba Igashay bareegi ba ila noqday 2 beri cml walagaaray waxan shegi lahaa ban shegay wixii dumar laga filanlahaa o naxaris ah ban helay jwb ahaan sodhowow halkaas ban nolosha iskala jaan qaadnay inkasto will iyo gabar shekadodu badanthy hadana anaga wan iska shego yareen madama aan aniga wilki ahay da ahaana aan aad u yaraa lkn waxaa wax walba iiga qaali Sanaa inan shegtay dareenkeygii wanaagbadana aan kahelay wlshy deeqa. Wallow mardambe laguursaday anigana sharaf iyo karaamo ayay ii eheed inan lahasawo deeqa Alx hada waxaan ahay mudane xaasleh kuna faraxsan nolosha hada aan kujiro adna ujeclhy nolosheyda ilmaheyga hoyadood long life ban kuleyhy. Sido kle walshy deeqa hadi ay noshahy cisi iyo sharaf kunolow 20/12/2023
@AyaanleHassan-kw5dt
@AyaanleHassan-kw5dt Жыл бұрын
Gerash abaan Ku dhageysan jiray si aan shaqada udareemin xasuus xili arday machanico ahaa Legend lafoole cimri dheer iyo cibaado suuban Ku rajeymaa❤❤
@naima5387
@naima5387 Жыл бұрын
Hestan wa jeclahy hada it’s favorite song lkn waxey kasii shidan dontan aniga iyo Ahmed after30 year isnha alh iyo ilamhena uu sidaas iigu qaado ALLOW CALAF iigu dar midkaan jecalhy ❤️❤️❤️❤️
@raaajsingh9330
@raaajsingh9330 Жыл бұрын
Ilaahaw ugu dar❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Afadi dhibka ila martee Samirka ila qeybsataay Amaanada dhowrtayee Ballanta ila oofisaay Abaalkaad iga mudnayd Waligey ma iloobayoo Qalbigaad ku abuurantehe Ogow baxsaney ogoow Adaan ifka kuu jeclahay💝 Legend lafoole🙏 Cimri dheer Iyo caafimaad Raaga one of my Fav singers🎹🎸 12/5/24
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
Magaca adunkaa ugu qalisaa waa magaceygaaa😭😭Ruuneey👸👑Legend mahadsaniid🌹 hestaa anigaa iskaleeh AbiiiD💝🤗
@rahmaali8146
@rahmaali8146 4 жыл бұрын
Cod macaanidaa😫❤ lafoole cimri dheer rabi haku siiyo😍 Yaa daawanaaya gabagabada 2019😁🤝
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
😅😊
@hamzaAhmed-qh2kc
@hamzaAhmed-qh2kc 4 жыл бұрын
Runti waan xasuusta jacaylkaygi uguu horeyaay ee aan jeclaado ayaan haven walpa uu qadibjiray 😭😭😭😭😭😭😭😭
@exguure9221
@exguure9221 3 жыл бұрын
11/ 1 /2021 ban dhegeysanyaa oo an ubaahday walow an horay udhegeystay manta waa xasuus horleh
@mohamedsaciid4659
@mohamedsaciid4659 2 жыл бұрын
Still waan dhageysanayaa , heeskan xaaskayga ayaan u qadaa xilikaste ilaa waygaan saxibada ahayn. Waa hees abaal gudleh qofkii ka dhabeeya. 😍 fananka oo aan airport ku arkay waan kaga mahad naqay heeska
@sundusmuuse
@sundusmuuse Жыл бұрын
M.a🥰😩🤌
@ahmedawaletube6880
@ahmedawaletube6880 3 жыл бұрын
22/1/2021 feeling loved 🥰 heblaay soo dhakhso ✌️💙👰🏽‍♀️
@tiktokvideosofficial3097
@tiktokvideosofficial3097 3 жыл бұрын
Heestan waxa kuso xasuusta gabar an isjecleen aya haben u qaday xasuus ma ilaabo runti 😍😍 legend lafoole Agust/ 😂2020/
@cabdirashidsheikh3174
@cabdirashidsheikh3174 4 жыл бұрын
2019 cid kale looma ogolaa,Allah give us righteous woman.
@sacdiyomohamed213
@sacdiyomohamed213 4 жыл бұрын
And men
@cabdirashidsheikh3174
@cabdirashidsheikh3174 4 жыл бұрын
@@sacdiyomohamed213 asc
@shaqaafmeedeeuh2510
@shaqaafmeedeeuh2510 4 жыл бұрын
Old schools are always lit💯💯 if you agree hit like👍
@FrossaAden
@FrossaAden 2 ай бұрын
Heeestan Heesaha Wn ka jclhy Wxa mar walba I qaada Boqorka Noloshyda MMO Wxn Rajayna Inay noloshu dib ino kulmiso oo inoo hiiliso Wxn aad ugu frxsnhy inynu sanadkii 10 u dabaal dagayno anago kala fog😢 2014 upto 2024 Qalbign cid kle looma Ogola Jcl❤️❤️🤴🏿
@fatumashireali9656
@fatumashireali9656 3 жыл бұрын
Hadii aad ila dawanaayso 3rd January 2021 like saara
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
21 January 221
@jamasadeq6780
@jamasadeq6780 4 жыл бұрын
I used to listen this amazing song when I was young some memories last forever 22:11:2019? And now I am Listening With her😘 and her name is ruun ✌🏼✌🏼
@hamzekyg2835
@hamzekyg2835 4 жыл бұрын
You Are In Your Dreams Blessing !!
@Jiilkamaantaa
@Jiilkamaantaa 4 жыл бұрын
while others are living in their dreams i am 24 and am still chasing 4 a girl named HODAN for 7 years now , GOD HELP ME
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 4 жыл бұрын
That's great abowe Stay blessed
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 4 жыл бұрын
@@Jiilkamaantaa one day you will get what you deserve it Love is beautiful when you're loved back in return
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 4 жыл бұрын
My uncle (abti) used to listen it when I was little girl back in 2004 and he used work for humanitarian aid but now he is United State I really miss him Love you abti mcn
@hodanmaxamed5252
@hodanmaxamed5252 Жыл бұрын
wahaben jimco sogalayo waxan joga xafday hbo yartey mcn saynab muse gaas anago badan o uu geska iga fadhiyo wilan edo uahay maxamed sarukh iyo hbo yartey mcn batulo khalif gas iyo dumashidey safiyo iyo dhamn carur an edo uahay waxana nagu so fodle bishi barakayned e ramadan allahanabad hanagu garsiyo dhmnten familiyadena tarikhdu waa 16 march 2023 wakhtigana 18 .50 maqribnimo❤🔥
@moharage1512
@moharage1512 5 ай бұрын
2004 xasuus igu mudan boqoradii igu horeysa ayadoo qoraal ah aan u qorey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xasuus
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 3 жыл бұрын
Ruun is my beloved soulmate wife the mom of my Two doughters zaara And Salwo .May Allah guide her and her doughters from the evil and devil, I will promise you that i will be forever with you untill the death. Five years after our wedding iam still feeling the same love😍 My Allah made All somali families as better as we are, and Also More!
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Also My Mom Is Name Run
@cayniumuaminaumuamina6948
@cayniumuaminaumuamina6948 3 жыл бұрын
😘
@zamzamunique3164
@zamzamunique3164 3 жыл бұрын
May my future husband be same Insha Allah 🤣🤣
@abshiraden6828
@abshiraden6828 3 жыл бұрын
P
@Imanx602
@Imanx602 3 жыл бұрын
😍😍😍
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 5 ай бұрын
It's 2024, and still, this song hit different when ever i listen to it 😊❤🎉
@HuseinBasket
@HuseinBasket 6 ай бұрын
7/01 2024 like 👍🏼
@hafsaaabdiwali
@hafsaaabdiwali 2 ай бұрын
@abdiladefgabayxadi3325
@abdiladefgabayxadi3325 Жыл бұрын
Heestan sannadkasta bishiisa afraad waan dhagaystaa anniga iyo boqoraddayda nolosha aan ku mudownay ee munna alle ha ha ii daaye. Ha waaro jacaylku.faddlan like ii saar intiina wax jeclaatay mahadsanid
@sharmaarkesama-wade1395
@sharmaarkesama-wade1395 3 жыл бұрын
2021 inta dhagaysanaysa like ha ii saaran
@aeshaaa1
@aeshaaa1 3 жыл бұрын
✨ 20 january 2021 15:26 ISTANBUL TIME ✨
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
👆🥺
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Mohamed lafole waa legend oo ah fanan dhamaystirin. Maaha ciyaalkan kufsaday fanja Ee 10 salada ku koraya. Jiilka cusub waa dhegaysta dadkanio kale.
@ilyare99s
@ilyare99s 4 жыл бұрын
yaa daawanooya 2022 plz like
@haliimosacdiyo642
@haliimosacdiyo642 4 жыл бұрын
Cabdifatah Osman 👍👍👆
@ilyare99s
@ilyare99s 4 жыл бұрын
@@haliimosacdiyo642 ♥️
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare 2 жыл бұрын
2022 𝙻𝚠𝚜𝚝𝚎𝚗𝚒𝚗𝚐
@zidiiktube8222
@zidiiktube8222 3 жыл бұрын
Heestan xasuus aanan waligay ilaawi doonin igu ledahay illahay marlapad nolosha haynagu kulmiyo 3sanno Anan is arag lkn rajo weyn ku qapa inan malin uun kulmi doono Ogow Adan ifka ku jeclahay hdii aynan kulmin Waxd ogata inad tahay Boqorada Noloshayda
@user-lq3ug9pe7o
@user-lq3ug9pe7o 10 ай бұрын
23/8/2023 ❤ waxa rajena ina kuso laabto ano qofka jeclhy xaas u noqdey mahamed mukhtaar c/laahi🤴👰
@maderahmeth421
@maderahmeth421 10 ай бұрын
❤😢
@SucaadCali-ui2lx
@SucaadCali-ui2lx 10 ай бұрын
I a wllshy alle hku rumeyo❤🎉
@user-kw1tf7px6d
@user-kw1tf7px6d 9 ай бұрын
Ale hay isku kiin calfo walaalo
@MahamedMukhtar-lo3ib
@MahamedMukhtar-lo3ib Ай бұрын
Abaalkad iga mudned waligey ma ilawayE riyadeNa alle haynO rumeYo🥺❤️👸🏽
@shaafikaahiye9893
@shaafikaahiye9893 2 жыл бұрын
Aroortii cir unkodayiyo udgoonkii gufaacadaa xareedii I oon tirtiyo raxmadaa Ku ildoogsadaay🌺👀🦋😍
@duniadunia1088
@duniadunia1088 3 жыл бұрын
Inta 2021 dhagesan donto like ha ila dhaafin🤣🤣🤣🤣🤣👌
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
Huuno jacayl baa ihaya qofka aan uqabana dadka waankasoosari waayey amay adiga tahay tan aan jeclhy
@hananhassan8375
@hananhassan8375 2 жыл бұрын
2022 dhagysanoya jacelka hado na galay😂😂😂😂
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 3 жыл бұрын
2021 Hdad Dhagsanyso ❤👍✌
@AbdirahmanDiiriye
@AbdirahmanDiiriye 6 ай бұрын
Sacadu waa 4:28 am 7 habeen ayaa kadhiman 2024 waxaan kujiraa camp garmalka ah gar ahaan Baden-Wurttemberg, waxaan aad uga walwalsanahay mustaqbalka. Alle se ayaan khayr uwaydiinayaa naftayda iyo dhamaan dhalinyada soomaaliyeed ee duruufta hadafka ay nolosha kaleeyihiin isuqaban layihiin. Salaama saaxiibayaal sanad gaal cusub.
@safaphones5320
@safaphones5320 4 жыл бұрын
Waayo waayo ...inta daawanysa 2020 o hal malin kahary like dhac kusiii
@caskalyrics357
@caskalyrics357 Жыл бұрын
Heestan wxan ku dhegaysanaya Kampala 10/4/2023 16bizha wxn safar u ahay canada 🇨🇦 ilaahay ha igu simo ✋
@Bhax12
@Bhax12 3 ай бұрын
I’m her 2024
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 5 ай бұрын
Waxaa I garab fadhida xaaskayga oo koob shaah ah qolka fadhiga iigu keentay. Waxaa dhabtayda ku jiifta inantayda curdeed!!. Heestan Lafoole ayaannu si wada jir ah u dhagaysanaynaa. Ma soo koobi karo farxadda qoys ee aanu ku jirno iyo qiimaha heestani, idin kaan idiin dhaafay wixii faalo ah.
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx 2 жыл бұрын
qof ksta Qiso cajiibu ka qoraya hestaan🤯🤯🥺❤️
@ayaanaragsan8002
@ayaanaragsan8002 Жыл бұрын
Allh iska jeclahay heesaha qaraamiga aabahay iyo hooyo isku guursaday jaceyl ah💔😢👑❤️
@awilhassan6378
@awilhassan6378 Жыл бұрын
2009 walaalkeey dhageesan jiray alshabaab buulo Xuubey ku dileen ilah ha unaxriisto😢
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Alle how Naxaristo
@user-zq5bp8yg5d
@user-zq5bp8yg5d Жыл бұрын
allaha unaxariisto wllo
@awilhassan6378
@awilhassan6378 Жыл бұрын
@@user-zq5bp8yg5d aamiin
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 11 ай бұрын
Alle how naxriisto wll🥺😢
@abdikanicdh9278
@abdikanicdh9278 4 жыл бұрын
Wlshy kuxasuusta wlhi hablahygii wan uxiisay dharka ayay noogu maydhi jireen hesta niman hbla ladhan aduunka dhan dhnkiza waxba kamuu arag
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
ReaallY niman hablo ladhalan waxba mayqaan iNaN aan inamo ladhalana wabilaa garab alle Hanokindaayo❤😘
@user-st1og3gl5s
@user-st1og3gl5s 9 ай бұрын
Xeestaan waa xeesta aan Dunida u jeclahay waana xees xasuus iga mudan waxaan dhegeysan jirey 2019kii ilaa hadana waan jeclahay maalin duhur ah oo ah jimco ayaa anoo dhegeysanaayo aabo igu qayliyey wlh waxaan ogahay xiligaas inaan elfoon suuqa u raadsadey si uu markaan dhegeysanaayo aabo iyo hooyo eysan ii maqlin badanaa waxaa ii soo saari jirey wiil aan aad u jeclaa alx hada waan is calfan weyney lkn Mar walboo aan xeestaan maqlo waan soo xasuustaa ma aqaano taasi sababteedana 😂😢😂❤
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 4 жыл бұрын
Xasus baan galay wlhi lkn hada jcyl baa ihay wlhi❤️❤️🇩🇯
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
9/4/2020 wixi iga danbeya like i si sara heesta kama dalo😍😏
@abdinaasirahmednuur8796
@abdinaasirahmednuur8796 11 күн бұрын
Hestaan inta dhagansanayso 2024 waliba jaceeladoodii ka maqanayhiin wan salmayaa
@dalmarmohamoud1067
@dalmarmohamoud1067 10 ай бұрын
Back memories 2005 jowhar fasax bil an ku tagay ayu album kan run si baxay old is golden…….
@sakariyebayr4760
@sakariyebayr4760 3 жыл бұрын
Intii Heestan Cajalad igala dhagaysan jirtay like hay saari🙏♥️
@hibaahmediimi968
@hibaahmediimi968 3 жыл бұрын
Maanta iyada ii baxysa
@sayidomar7516
@sayidomar7516 3 жыл бұрын
ERAYADII IYO LAXANKII ABWAAN: BARRE MAXAMED FIIDOW (LEENTO) CODKII: LAFOOLE. waa hees aan ilaa xad jeclahay.
@AminoCabdirashid
@AminoCabdirashid 4 күн бұрын
Waxaan dhageysanaya hestaan 2024 13 jul 11.30am habenimo jacaylki waayo arag astaantii lagu xusay ubucda beerka iyo wadnaha adaa masalaha dhigtoo kaligaa kugu aaminee cid klae looma ogalaan ogow amiin Ogow adaan ifka igu jaclhy ❤❤❤
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
May 14th 2023 9:32 🕘 habeenimo Waxan ahy 18 jir Walina wax jacayl ah malihi umana diyaarsanayn inaan xiligan qof lugooyo HOOYADAY MACAAN AYAAN U NIYAYSTAY❤❤ 2:53 I.a maalin maalmaha kamida qofka alle calfka iigu daro eraydaa kama ilaabayo ❤AFFADII DHIBTA ILA MARTEEE ❤ SAMIRKA ILA QAYBSATAAY S❤😊
@muwaahibmaxamed6229
@muwaahibmaxamed6229 5 ай бұрын
Who else listening this in 2024
@hepme137
@hepme137 5 ай бұрын
Me
@farmaaden1041
@farmaaden1041 5 ай бұрын
☝️
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 5 ай бұрын
Last day of January 31/2024🙏
@mssshukri-vg7uv
@mssshukri-vg7uv 5 ай бұрын
Same ❤​@@nafisaibrahim4531
@riyadmohammedsaeed1571
@riyadmohammedsaeed1571 5 ай бұрын
😅
@barliincusman395
@barliincusman395 Жыл бұрын
Waxan isla so marny nolol adag oo daruf badan waxu igu dhahy waan kuso shaqeynaya si aan ku kafalo qado adiga iyo ubadkena 2sano ayu iga maqan yahyy dadbadan ayaa dhexdena so galay si naloo kala geyo lkn uma suro galin wayo waxu yaqana qofka dhibka laso maray inusan dadka kale uma mid ahen alle waxan kabaryayaa inu xabsiga iga sii dayo dibna no mideyo heestan waxan dhageysanya ano ilmeynaya cawa oo tariiqda tahy 26 /1/2023/ sacaduna tahy 02:31
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Жыл бұрын
sᴀᴅ ʟɪғᴇ 🥺
@Queendaha
@Queendaha Жыл бұрын
Caawa 😢waan oynaaya nolol adag oon wajahaayo owgeed 😢bishan July 😢19/7/2023 malma adag ayaan wajahaaya 😢 lkn jacayl maha nolo kaloo adag oo aad dareemi kartaan isoo duceeya 😢 anigoo farax san in aan markale isla meeshan inan fariin qurux badan inan idinkula soo wadaago💔🙏
@MaxbuubOmar-sz1qq
@MaxbuubOmar-sz1qq 10 ай бұрын
Way gadhee waqtigas maku hagaagay rajayna i a jawaaap
@Tastyfood-u3z
@Tastyfood-u3z 10 ай бұрын
Illahow dibka Haa kasaro
@daudabdi7588
@daudabdi7588 10 ай бұрын
Walaal quraanka iyo salaada kudadaal. Ilaahayna hakaa dull qaado waxa kudhibayo. Aamjn
@Queendaha
@Queendaha 2 ай бұрын
​@@MaxbuubOmar-sz1qq Haa wllky alxm mhd sanid huuno boqorow ❤s
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold.🙏
@abchennal9444
@abchennal9444 9 ай бұрын
Waa haben talado so galeso 3/oct/ 2023/ sagalki habenimo arday jamacaded year ki 2aad xaladu ku adagtahay😢 marwadi dhibka ila martay samirka ila qaybsatay ❤mom ❤❤ Adaan ifka kuu jclahay hooyo mcn ❤ hooyo mcn 😢cimri dheer iyo cafimad ku waar Mxaa xalad adag igasoo gudbisay ❤ Abaalkaga jano alle haka dhigo MOMY🤲💉🩸❤️
@hayiryare8136
@hayiryare8136 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@amlaali1222
@amlaali1222 5 ай бұрын
Waxbadan ma hadli karo aniga Cidnah ma jeceli hada blse qofna been uma sheego wxn jeclhy wx wlbo oo wangsn inaaa helo. Insha allah 😢 8/feb /2024😢
@updiwasackhadar
@updiwasackhadar 5 ай бұрын
Inzha allah 😢❤
@farhanatomofficial1034
@farhanatomofficial1034 Жыл бұрын
This tract hit me hard since my childhood upto date
@nimcoadenbudul565
@nimcoadenbudul565 2 жыл бұрын
Waxan qori Dona xasus aad Wu macan waxan jiiray 11sano markan maqlaye heestan waxana dhageysini jiiray walashey oo ad uu jacleyd Mar waliba iyada ayn ka maqli jiiray iyo wiilasheyna hada Ila ma jogdo wan kala foganay iyaka dhaan mudo 7sano ma arkiin wan uu xiise dhibkowda iyo AK jogowda lkn magarani dono Ina arki dono iyo in kale lkn aaad ayn Wu daway iyaka oo wan kala dheer nahay 😭😭8:42 pm /18/4/2022/ waliba biil Ramadan aah inta iga danbeyso farxad ku nolada Mel waliba aad jogtan Somali mahamed ❤️
@cabdishukri1852
@cabdishukri1852 2 жыл бұрын
Ok wll ilin baa nagakentay
@nimcoadenbudul565
@nimcoadenbudul565 2 жыл бұрын
@@cabdishukri1852 sorry 😔😔
@nimcoadenbudul565
@nimcoadenbudul565 2 жыл бұрын
@@cabdishukri1852 koleey Adigana xasus ayey ku tahay heestan
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 39 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 533 М.
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 376 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 7 МЛН
heesti  bushaaradi  naftayday   qaraami shay mire dacar
4:54
macneeye6
Рет қаралды 569 М.
LAFOOLE :ROODO:HEES CUSUB: 2020 LYRICS
5:17
MOHA GADAYARE ✔
Рет қаралды 482 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
Heestii qalbi lula codkii al fanan m.hassan lafoole
4:48
gacmo gaab tube
Рет қаралды 572 М.
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 72 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.