Saalax Sanaag - Dhoof-Dayax Band Barnamijka LIVE (Qaaci Show 2021)

  Рет қаралды 714,304

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Barnamijka Sanadka Cusub Kooxda Dayax band 2021 Live kaban
Saalax Sanaag
Heesta Dhoof
Xasuustii Maxamed Axmed Kuluc AUN

Пікірлер: 334
@farxanko8108
@farxanko8108 3 жыл бұрын
Hestan waxa qaaday AUN m.kabanle ilaahey qabriga ha u waasiciyo. Anigo 20jir ah gabar an aad u jeclaa u qaadi jire (Dhon horaada caashaqa ka ilaali dheeliga) markasey hab intey isiiso ilmeyn jirte balse calafka waa cajiib. Nolol farxd leh ku waar meesha ad joogto marwalbo qof iguweyn aya thy😍
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Haduu dhaawac kugu yaal amba waa dhutinayee xasustii maxamud maxamad kabanle cashaqa ma dhafnaa 2021 inta ila dhagesaneso one love 💕 ❤️🎸
@KornelAbdi
@KornelAbdi 3 жыл бұрын
WEWE Aaba yaabay Amazing Voice WAQALSTUDIO libaax sare
@Mr-Abdullahi85
@Mr-Abdullahi85 3 жыл бұрын
Macnaha iyo qiimaheeda heestan maba fahmaysid mar hadaaadan 750 km oo laamiya guura habeeen Aadan kaga gudbin habeen 2014 iyo xasuus sweden iga dheh Old is Gold 🎻🎻✅ soo jeedo dhabarkuna
@abdiwaliabdullahi328
@abdiwaliabdullahi328 2 жыл бұрын
Hhh naayahe legemad ayaa tehe
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 2 жыл бұрын
kkkk oo laamiga miyaa lagy fahmaa
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
Yaa Salaam hadalkaagu waxa uu igaliyey xasuus ku saabsan hameeno badan oo aan watay gaari waayn ee aan dheelmad ku jiray oo aan heestaan lafteedu aay wahel ii ahaayd
@casiisacabdi6159
@casiisacabdi6159 3 жыл бұрын
Absuluti wllhi halkeedii ayuu dhigay saalax abdirisaaq maxamed fanaN degeN edaab iyo akhlaaq iyo cod eebbe siiyey allaah keep you walal qiimo badaN
@deeq7394
@deeq7394 2 жыл бұрын
W
@sirisaac8163
@sirisaac8163 3 ай бұрын
Saalax waa fannaan da'yaroo qurux, asluub iyo codba Rabbi ugu deeqey, codkaaga waa sidii dahabka iyo dheemmanta, noolow saalax Yare
@hindaabdullahiali5337
@hindaabdullahiali5337 3 жыл бұрын
WOW MASHALAH😘😘😘😘ILKAHA DABARKA LEH AAD BAAN U JECLHY LKN NASIIB UMAAN YEELAN😭😭😭😭😭ILAHEY HAKUU BARAKEYO OUR BIG FANAN SALAX SANAG👏👏
@noorkukay7035
@noorkukay7035 3 жыл бұрын
Waxas ana laha dabarka qurbaha marka timaado gaalada waa huuro bay kuleyihin lcgtyda bn ku baxshay inan dhaqo. Lol
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 2 жыл бұрын
Xasuusti AUN fanaanki waynaa maxamud axmed kabanle
@fahimacisman4716
@fahimacisman4716 3 жыл бұрын
Way way ano dhoofku maqanbaad ikeentay dhiilada masha alllah salax sanag codbaa kugu dhaan halkeedi ayad dhiigtay i😘❤💯 inta jiiif ku dawanaysa wn idin salmay🤝
@mabruka9236
@mabruka9236 2 жыл бұрын
Kooxdan dhalinyarada fankoodu wxuu ka dhex ifiima fanka danbe ee somalida heestan waxa hore u qaaday maxamuud maxamed xasan kabanle ale haw naxariiste salax sanagna barteedu dhigy ❤
@dhaqannooleeye5459
@dhaqannooleeye5459 3 жыл бұрын
Iminkaynu dhownee dhownee❤❤ wale inad barteedi dhigtay fananki wayna maxamed maxamud kabanle heesihiisa wad kusoo baxaysa sxp.
@haniboqortooyo6000
@haniboqortooyo6000 2 жыл бұрын
Axyaa cod inaderkay salax sanaag waa nin kaliyee waqoyi ugu cod macaan 🥰
@hanimuuse6170
@hanimuuse6170 2 жыл бұрын
Yaa
@aminahussein1534
@aminahussein1534 3 жыл бұрын
Wiilakan aad ayu u coda macan yahye viva hatgrgsa noolaw we ilove you 💖💖💖💖💖🙏🏾🇨🇦 Canada
@farxiyaaxmedcabdi7742
@farxiyaaxmedcabdi7742 Жыл бұрын
Ayy saas waxaa uheeskara wiil duriyad iyo darwish aska dhaleen gaar ahaan habarjaclo iyo ugaaryahan🥰🥰💋💯🎵
@yasinyussuf6846
@yasinyussuf6846 3 жыл бұрын
First time I hear Salah sanaag.Big respect ,he is classy .
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
How many amazing singers Hargysa have. We cannot even count them hogs fankaa
@somnaturalcure7794
@somnaturalcure7794 3 жыл бұрын
they inherit from thier origin
@updalleofficialchanel6831
@updalleofficialchanel6831 3 жыл бұрын
We can't count really
@ikranabib7919
@ikranabib7919 6 ай бұрын
That is so right masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 3 жыл бұрын
Saalax sanaag fanaan dhamays ah hargeisa aday ku shidan thy bro
@mohamedjama4138
@mohamedjama4138 3 жыл бұрын
Haaa
@ahmedkhayrquraab229
@ahmedkhayrquraab229 2 жыл бұрын
What a classic music and extremely talented singer. Salah Sanaag very disciplined person , I met Cityview Hotel Garoowe last year 2021
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
57 qof ee dislike yidhi waa dad dhiman waayo kabanka iyo codkuba waa 100/100
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Makala garanayaan like iyo dislike #Saalax_Sanaag iyo kabankuba waa top
@abwaantabiye
@abwaantabiye 3 жыл бұрын
Dhoon horaada caashaqa ka ilaali dhhiga weye ee jooharada ma,ahan abo Waan kuwataa ninkii oogu horeeyay ee maxamuud kabanle
@xamdamaxamuud4173
@xamdamaxamuud4173 3 жыл бұрын
Hadii ilaahy qurux ku siiyey lamsii muujoyo hadiikle waa lgugu fid moobayaa walaloy😍😍😍
@abdikannizer9522
@abdikannizer9522 3 жыл бұрын
hhhhh waa qoslay wallh
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
#SOMALILAND horyaalka fanka horumarka so dhawaynta farxada 5nta SOMALIYED inay thy hdaad igu raacsanty 👉👉👉👉👉#LIKE 👍❤
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
SIXITAAN Anoo dhoof ku maqanbaad Ii keentay dhiillada XAAASHI dhiig ka da'ayeyee. DHOON horaadda caashaqa Ka ilaali dheelliga. ==÷ Dhoon horaad - Labada haamood ee ratiga isku dheeg ka saaran tan hore. Allaha u naxariisto fannaakii heesta lahaa ee Maxamud Kabanle. Ilamaha aha in codkiisi iyo gacantiisi la heli karo.
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Old is gold soo xasuustey jiibkaas yar legend😂
@Samatarahmed1234
@Samatarahmed1234 3 ай бұрын
HadaaN dHagaYsanayaa an0 16jir ah❤😢
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
fanaankii waayo jooga ahaa ee maxamuud maxamed xasan kabanle ayaan soo xusuustay runtii
@farxiyogafaay408
@farxiyogafaay408 3 жыл бұрын
allaha unaxariisto maxamed m xasan kabanle waxaan arki jiray asagoo fankii kabaxay oo allaah ugargaaray kutubo xanbaarsan shiiq ah maashaa allaah kabacdina waxaan maqlay inuu geeriyooday allaha unaxariisto
@ahmedyabarow5918
@ahmedyabarow5918 2 жыл бұрын
Salah sanag bartedibu dhigay hesta Hore usoco legend🥰
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Beautiful Salaax Sanag you have a lot to offer with your precious voice
@issewadaad
@issewadaad 2 жыл бұрын
amba waan dhutinayee amba waan dhutiye cod igadheh saalax sanaag
@qaramihassan3227
@qaramihassan3227 3 жыл бұрын
The guy is talented. Dr Dre should be able to find a good artist in Somaliland. Hanoloto Somaliland. Greetings from Nanyuki Kenya.
@CabdiqaniFaroole-bd9ye
@CabdiqaniFaroole-bd9ye 10 ай бұрын
Kkkkkk
@timocadecade9781
@timocadecade9781 2 жыл бұрын
GOOD SAALAX SI SHARAFLE AYUU QAAADEY HEESTA WAXAA SIIBILYA KABANKA SIDA LOOTUBAYO OOBAH DIDII MARKII HORE HEETU KUSOO BAXADEY AUN MAXAMUUD MAXAMED KABALE AYAA HOREY U QAADEY
@queenilkacaz396
@queenilkacaz396 3 жыл бұрын
M.a salax wawaynaDeY fanan dagananzhihiza an jeclHy💥❤💫👑
@hooodomohamedhoodomohamed354
@hooodomohamedhoodomohamed354 3 жыл бұрын
Axsan hees Axsan fanan m.a afkaaga caano lagu qabay 💕❣❣ Saalax sanaag❣
@saalix.saalax
@saalix.saalax 3 жыл бұрын
habluhuna miyey dhegaystaaan salx sanaaag
@AhmedMohamed-t5y5z
@AhmedMohamed-t5y5z Жыл бұрын
One of the kinD
@abdirazakbashiir3199
@abdirazakbashiir3199 3 жыл бұрын
Mohamad mohamud (Kabanle) legend ayaa qaaday originalka heestan qaaday
@rid9160
@rid9160 3 жыл бұрын
I think this is the best song from this show. 🎶
@khalidofficail9316
@khalidofficail9316 3 жыл бұрын
Waqal inata taageerta like saara iyo saliya subscribers 🤙🤙
@FAGAAREMEDIA091
@FAGAAREMEDIA091 3 жыл бұрын
👏
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 3 жыл бұрын
Ninka #Heeskan iska Lahaa Fanka Waa Hore Ayu ka Baxay #M_M_Xasan_kabanle Allah Yarahma 2019 Buu dhintay ♥️😥
@Ahmedibnufadal
@Ahmedibnufadal 2 жыл бұрын
ZaaLax mohameth geep going inanka Jaarkow
@nadiyamaxamed9529
@nadiyamaxamed9529 3 жыл бұрын
Al fanan salah Abdirizaq mahmett wllo mcn sharaf igu nolow❤
@ridwaanosmancaafi5355
@ridwaanosmancaafi5355 3 жыл бұрын
Salax sanaag so taa ku inkiri gaaray maaha qof kle ayaadbo iila ekaatay from galgacyo
@moogeyareofficial679
@moogeyareofficial679 3 жыл бұрын
Caazhaqa ma dhaafnaa Xusuuustii M xasan kabanle Alle Hakuu Naxariisto
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Supper rocky saalax sanaak horey usocod wngs codkaada waa dahab
@daacad3109
@daacad3109 2 жыл бұрын
Legendry saalax sanaag horay usoco libaax
@safiamoalin5417
@safiamoalin5417 3 жыл бұрын
Ish calaa sowd@xasuustii mohamedyare ⭐⭐⭐⭐⭐🙌🙌🙌💞💞🙌💞🙌💞
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Heesta waxaa leh Maxamuud Xasan Kabanle, KZbin-na way ku jirtaa. Taariikhda yaan la marin-haabin!
@jotta3406
@jotta3406 2 жыл бұрын
ma aha joharadka cashaqa ee waa dhoon horaadka cashaqa 🙏
@nimcofarax8177
@nimcofarax8177 3 жыл бұрын
Vanan cod wnaagzan zaalax apdi risaaq🥰🥰
@abdiasiiskaliifahmed9399
@abdiasiiskaliifahmed9399 3 жыл бұрын
Nabaw maxamed scw ❤💯
@hayatmohamed4864
@hayatmohamed4864 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdirizakmohamed25
@abdirizakmohamed25 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@mohamedali4354
@mohamedali4354 3 жыл бұрын
Nin tagey o talabseday Runt keep going my brother salax sanaag sln poqortooyo 🤞🔥
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Maxamuud Kabanle ayaa horey qaaday❤🎸🎸
@cabdiguure2643
@cabdiguure2643 Жыл бұрын
Salah Sanaag mollto Perefetto 🎉 Auguri
@mohamedqoor1531
@mohamedqoor1531 3 жыл бұрын
Waaw libax wad ka baxsatay wan ku waku taa
@hoodocabdiraxmaan8116
@hoodocabdiraxmaan8116 3 жыл бұрын
Saalax sanaag waxyar oo wanaagsan waaban kuhaystaa
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 2 жыл бұрын
Jawharadda caashaqa, maaha Ee waa dhoon horaadka caashaqa✔️
@bilefarayare5815
@bilefarayare5815 3 жыл бұрын
Waxaad xusteen iney tahay xasuustii AUN maxamed axmed kuluc lkn waa qalad hestaan miraheeda laxankeeda iyo cotkeedaba waxaa lahaa AUN maxamuud mohamed xassan kabanle
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
Dhuuxeey adaa Inaan aado dhoofkiyo Dhibta ii horseedee Baraf soo dhacaayiyo Kama hoydo dhaxantee Bal ogoow dhafoorkiyo Inaad dhuuxa surantahay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Anoo dhoof kumaqan baad Ii keentay dhiiillada Hasha dhiiga da'aaye Kaa dhaafay taladee Haddu dhaawac kugu yaal Amba waan dhutinayee Jawharaadaa caashaqa Ka ilaali dheeliga dheeliga Haddiii Haddii Haddii Haddiii aanad dhuuxeey Isugeeyn dharaar Soojeeda dhabarkuna Iminkaynu dhawnee dhawnee Caashaqa madhaafnaa 😁 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Dhab markaan useexdaa Anigoo dhadhabayaan Kiciyaa dhallaankee Dhibbaad ii horseedddoo Dadka waan dhibsanayaa🤷‍♀️ Wadnahaad dhextaallaa Jawharaadaa caashaqa Ka ilaali dheeliga dheeliga Haddiii Haddii Haddii Haddiii aanad dhuuxeey Isugeeyn dharaar Soo jeedo dhabarkuna Imminkaynu dhawnee Caashaqa madhaafnaa 😂 𝗳𝗿𝗶𝗱𝗮𝘆 /22/𝗝𝗲𝗻𝘂𝗮𝗿𝘆/2021 𝗨𝗴𝗯𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗵𝗮𝗻𝗹𝗲 02:10 𝗽𝗺 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱 🥰 👍 uun bal heesta Wax badan baa laga badalay🤷‍♀️
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
Hawl culus baad qabatay laakiin qof wax jecel baa labada habbeenmo hees qori kara
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE Jacaylka iyo waxaa wakhti layskagama lumiyo indr Heesahana Madadaalo uun baa loo dhagaystaa loona qoraa 😏👍
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE wll 2:10 PM waacadi waana malinimo hdaanay inantu qaldin
@raxmadhagacade132
@raxmadhagacade132 3 жыл бұрын
KZbin furo wll 😍 Hadaad sidaa soomaliga hodan ugu tahay
@safiirka5141
@safiirka5141 3 жыл бұрын
Xiisaha iyo in ay waqti hore ugu dan baysay heesta baa inanta ku kalifay inay soo qorto heesta sidaas wax uma sii jiraan baan filayaa
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Saalax sanaag Fanaan Da'yar balse Fankiisu Eaayo waayo kusoo xasuusinayo
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 2 жыл бұрын
Yarkan halkeedii Ayuu dhigay Wallee
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
He is a very realistic singer in life' your 💖😍💖 hometown SANAAg BRaVO
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Allaa i lehe wiilkani heesta barteedii buu dhigay 💯
@HDFOOTBALLLovers
@HDFOOTBALLLovers Жыл бұрын
Ninkii hore u qaaday heeskan isagaba kaga cod macaan oo saalax halkeedii buu dhigay😅
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
Heesta kuluc malahayn AHU waxa lahaa Maxamuud Kabanle wll
@sacdiaabdullahi7439
@sacdiaabdullahi7439 3 жыл бұрын
Heestaani live maahan lkn fananku waa codmacan yahay inkastu ereyada qaar qaldayo 👍👍
@QARANSUGE
@QARANSUGE 2 жыл бұрын
Waayeel wa ki wax dareema
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
Gacantu kuma go do walaaljey Nouradine
@istaahil4334
@istaahil4334 3 жыл бұрын
Iminkeenu dhawnahe caashaqa madhaafnah😥😥caku jaceel
@abdullahiibnuliyoon645
@abdullahiibnuliyoon645 Жыл бұрын
no kuluc hestan waxaa qaday mohamud kabanle A.U.N halkas hala saxo
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 3 жыл бұрын
Waqal studio ,magacana hessta ,iyo fannanki hore uqadi jirayba waad qaladene saxa..Heesta waxa qaday maxamud kabanle Heesta magaceduna waa cashaqa ma dhaafna
@jaamacdhako4264
@jaamacdhako4264 3 жыл бұрын
Salax sanag eraya la khaladan lakin waa Top pro horay usoco wllo
@casiisacabdi6159
@casiisacabdi6159 3 жыл бұрын
Fanan cod dahabiya leh salax abdirisaq mahamed legend
@mowliidroble1578
@mowliidroble1578 3 жыл бұрын
War heestaa waad kufsateen xitaa miraha ma saxna meesha uu leeyahay jowharda caashaqa maahan ee waa dhan horaada caashaq
@QARANSUGE
@QARANSUGE 2 жыл бұрын
Maaha Jowharada caashaqa ee waa Dhoon Horaada Caashaqa ka ilaali dheeliga Halkaa igasax bowe
@yasir6515
@yasir6515 3 жыл бұрын
Heestan waxaa iska leh ereyadeeda nin layiraahdao xasan abokor xandule kamale waxana qaada maxamed kabale
@bilefarayare5815
@bilefarayare5815 3 жыл бұрын
Sax waaye kuluc malahan waxaa leh maxamuud maxamed xassan kabanle
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 3 жыл бұрын
Waxaad mooda inuu halkii Kabanle uu geeyey uu isagu baro dhaafiyeyba Heestani xasuus gaarey ii leedahay aniga maalmo aan soo noqonaynbay i galisay
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
I'm still whoching 2021 please Lake sara
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
Xusuustii kabanle Hadaa kuluc ka dhigteen koleey aqoon la,aan xaga heesta ah aa jirta Balse kabanle iyo kuluc waa laba fanaan oo somaliyeed Lkn heestaan waxaa leh maxamuud xasan kabanle allah yaraxma raaximiin Miraha heesta gafaf ayaa ka muuqda taasna waxaa sababay miraha heesaha kabanle oo ay adagtahay in sida saxda ah loo fahmo Tusaale erayga dhoonhoraadda caashaqa Dad baa u fahmay jooharaada caashaqa sida iminkaba salax sanaag ugu dhawaaqay Balse eraygu waa dhoonhoraad oo markii wadar ama jamac laga dhigo noqda dhoonhoraadda Asal ahaan dhoonhoraad waxaa la yiraahdaa haamaha awrta lagu raro ee biyaha lagu qaato hadii tusaale afar haamood la saaro awrka labada haamood ee hore ayaa dhoonhoraad ah labada dambana waa dhoondambaad Marka abwaanku wuxu ka ku hoga tusaaleeyay isku dheeli tirka labada haamood hadii mid liico ama dheeliyo in kan kalana dhici doono
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 Жыл бұрын
Mahadsanid inaad noo faaidayso wll khaladkaa ayaan qadan lahaa hadanad qoralkaga arag waliba kalmada dhoonhoraad ee sida kale waan u garanayay ii heesta hore u qaadey kabanle
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
@@maxameddabaare5658 adigaa mudan walaal
@mustafemaxamed7680
@mustafemaxamed7680 2 жыл бұрын
Hi saalax sanaag very nice
@waxwaalan7691
@waxwaalan7691 3 жыл бұрын
Saalax sanaag ku wat nio ❤
@muhiimmawliid5438
@muhiimmawliid5438 3 жыл бұрын
mazha allah salxa sanag jecelkye horaye alle haku dayo
@siyadserbia5880
@siyadserbia5880 3 жыл бұрын
Heesihi maxamed maxamud kabanle oo defilement lagu sameyay
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 жыл бұрын
Maxaad Ugu Xusuweydeen Fanaankii Heesta & Miraja Iska Lahaa Magaciisa Maxamed Kabanle Aun.
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 3 жыл бұрын
Heeskan maxamuud kabanle nin dhihi jiraybaa lhaaa
@maxamuufcarab5073
@maxamuufcarab5073 Жыл бұрын
Halkeedii bu dhigay sow lama dhihikaro keep going salah
@odayroy3099
@odayroy3099 3 жыл бұрын
Channel-ka waan Report gareynaa waayo wuxuu ku xad gudbay xuquuqda fanaankii heesta iska lahaa . Heestaan Kuluc ma qaadin waa Xusuustii Allah u naxariistee Maxamuud Kabanle
@geeljiree
@geeljiree 3 жыл бұрын
Wan kula qabaa sxb inkastoo heesuhu wax fcn aysan ahayn hadana qf an lahayn heesta in lasiiyo waliba indha adayg noocaas ah meel intaas oo qf dawanayso been lala soo hor istaago xataa iskuma ay dhibin in ay radiyaan fananka heesta lahaa
@abdikannizer9522
@abdikannizer9522 3 жыл бұрын
hhhh report gare Bal in lagu maqlo kkk
@4E_Official
@4E_Official 2 жыл бұрын
HEESTA DHOOF EE KULUC QAADO IYO TAN HAYSKU QALDINA TAN WAXAA QAADA MAXAMED MAXAMUUD XASAN KABANLE WAXAANA LA IDHAA CAASHAQA MA DHAAFNAA.MAHADSANID!
@xamdihaashi8056
@xamdihaashi8056 2 жыл бұрын
Wad kucayaadhey
@Cabdisamed_maxamed
@Cabdisamed_maxamed 2 жыл бұрын
Inta ila dawanaysa 2022
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
Legend darwiish boy💪💪
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
The best of Hargysa Salaax Saanag
@abdirizakbarre5930
@abdirizakbarre5930 3 жыл бұрын
Heesta wax badan baa ka qaldan
@shamsudiinmaxamed4849
@shamsudiinmaxamed4849 3 жыл бұрын
M subscribes ayaan idin rajynayaa 2021❤🙄😅
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 ай бұрын
Salax sanaag heestu cusbo iyo hawaaji buuba ku darey
@KoozKiin
@KoozKiin 29 күн бұрын
Hasha dhiigu da.ayeee
@ahmednaajibaashir5950
@ahmednaajibaashir5950 3 жыл бұрын
hees qof leeyahay in dadkale loo saariyo waa qalad heesta waa qaaday maxmed kabanle
@ugbaadahmed2562
@ugbaadahmed2562 2 жыл бұрын
Imikaynu dhowne caashaqa madhaafnaa😥
@AbdikaafiCumae
@AbdikaafiCumae 8 ай бұрын
Saalax sanag walahi wantagera❤❤❤❤
@abdikadir8850
@abdikadir8850 3 жыл бұрын
Woof woof waqal mansha allah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
MOHAMUD KABANLE - fanaan reer mudug ah ayaa heesta leh Kuluc xariif marqaansan baaku qoray oo qabyaaladu qaaday 😂😂 erayada wuxuu qalday wiilka yar JOOHARAADA CAASHAQA oo ahayd Dhoon horaad
@queenilkacaz396
@queenilkacaz396 3 жыл бұрын
Wlhi wan qozlaY ma nOoli😂😂😂😂😂😂😂😂
@yasinsharifmaxamed5363
@yasinsharifmaxamed5363 Жыл бұрын
Johoraadada caashaqa❌ Dhool horaadada caashaqa✅
@OsmanGelle
@OsmanGelle 2 жыл бұрын
#Waqal waxaa wanaagsan in aad saxdaan qofkii heesta horey u lahaa oo ahaa #Kabanle ma ahan #Kuluc
@geeljiree
@geeljiree Жыл бұрын
Sxb waa runtaa kabanle baa leh heesta originkeeda nimankaan waxay doonan bay iska soo qoraan dhowr jeer ban arkay.
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Reer somaliland halkaan wiil ban idin ka jeclaaday imana siinaysan😥 salaamullah dadkeygah💕 Salax sanaag boqorka codka 💞
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
Wiil lama bixiyo ee gabadhbaa la bixiyaa aduu u kaaley oo jilbaha qabso
@najmaawil94
@najmaawil94 3 жыл бұрын
Wiilka dhulbhte wyee sool sanag ka doonoh hargies burco oma dhalan
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@najmaawil94
@najmaawil94 3 жыл бұрын
@@nasraabdullahi9406 😅😅😅😅muqdisho wn jechye free baad ku halaysaa
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 120 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 18 МЛН
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 318 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 271 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 558 М.
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Amiin Yare - Hubsiimo-Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
5:06
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН