Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi

  Рет қаралды 2,736,812

Tixraac

Tixraac

15 жыл бұрын

Waxay Ka Mid Ahayd Riwaayaddii Beeneey Waa Run.

Пікірлер: 721
@nasramohamoud4186
@nasramohamoud4186 5 жыл бұрын
Riwaayadan markii iigu horraysay hooyaday iyo walaalahay dhexdoooda joogay Best days wlhi Wa dhibsan jiray hooyo markay nooga sheekayso oo nagu gubto qisadoo dhan oo hadana na oran jirtay dee anigu habeenka waan joogay idinku dhalo baad ka daawanaysaane. Miss you Hooyo Macaan ilaaahay aduunka mar kale haysku kiin tuso Intaan kula daawadaan hadana iiga sheekey oran lahaa😢😢
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 3 жыл бұрын
Waan naxaa markaan hada maqlo, *Wanku salaamay anoo saan ah* qof fanaan sheeganaya oo ku heesaya, ama yarta malagu haaya, inaga oo afkeena sidaas qani u yahay *OLD IS GOLD* ❤🥰
@farxyovimto4664
@farxyovimto4664 2 жыл бұрын
Igu deey fanka igu deey 😂
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
@@farxyovimto4664 😂😂💔 socdaal baa ugu daran😂
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 5 жыл бұрын
Fanka hadaan reer waqooyi ku jiri lahayn goblan buu noqon lahaa. Bal ninka riwaayadan sameeyay waa isaaq habaryonis. Viva waqooyi
@abukarsheikh2268
@abukarsheikh2268 3 жыл бұрын
Ogow abdiqadir juba waa koonfur
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Hoyga murtida iyo maada
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Fanka kaliya maaha sxb xataa dawladnimada bal eeg markay gooni isu tagteen reer Somaliland wataa Somalia waxba noqon kari wayday. Waxay isugu soo urureen inay Somaliland iska sheegtan uun😂
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 3 жыл бұрын
Qabyaaladi waxay tartay lawaay ee cuqdada alaha kaasaaro
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
@@abukarsheikh2268 juba riwaayada muu samayn waxa laga hadlayaa qofkii sameeyey
@maxamed7258
@maxamed7258 8 жыл бұрын
Ma hubsade hanfade noqoy. Raga nimaan hal seegayn isna habari may dhallin👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽this takes me back classic
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Sahro axmed iyo Axmed mooge AUN/RIP. Juba iyo Aamina Danbigiina Allah hadhaafo👏
@nasraawil1285
@nasraawil1285 3 жыл бұрын
Ameen Ameen 🤲
@husseinabdullahi5096
@husseinabdullahi5096 Жыл бұрын
Good 👍
@user-im2kh2ye7g
@user-im2kh2ye7g 4 жыл бұрын
*2k19 yaaa iLa daawan* Wllh wa wan jeclahay dadkii hore io fankooda😭😭 IlaaHay ha idin naxariisto inta dhimatay inta noolna cafimad io cimri dheer.😍😍
@justforloughgagsteam3434
@justforloughgagsteam3434 4 жыл бұрын
Ani kula daawanyo 2k19
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Sahra axmed, Aamina Abdullahi & Axmed mooge Allah ha u wada naxariisto❤️ Jubba Cimriga rabbi haku barakeeyo Fananiin qiimo badan
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 7 жыл бұрын
Jubba Oo kale weli laguma hayo.Ingiriiska.Fannaaniin waa kuwii hore wallaahi.thanks jubba zahra &Amina &Mooge.
@warzanpazhe1129
@warzanpazhe1129 5 жыл бұрын
aniga Dawnaya 2k19❤ wlh kma daalo Ruwyadan💋 Allow ku naxriizto Ahmed mooge😭😭
@devilmancrybaby2101
@devilmancrybaby2101 5 жыл бұрын
Abaayo Caadi mu udhintay Allah unaxriistee???
@faysalahmet834
@faysalahmet834 4 жыл бұрын
Heesihii hore kama daaĺlo khaas ahàn heesahan
@qanciyeqalbiqaran5276
@qanciyeqalbiqaran5276 5 жыл бұрын
Waxaan dawanayaa habeen sabti ah tariiqduna tahay 29.06.2019. Wlhi waa fanaanteenii hore iyo dadkeenii hore ee isjeclaa waayo waayo😅😭. Walaalow/ley hadaa iga danbeeso #LIKE ha iga ilaawin.
@hodanabdirahmanhussein2683
@hodanabdirahmanhussein2683 4 жыл бұрын
djos9ayarewrdi jwiof d kko
@ramandacadan1079
@ramandacadan1079 4 жыл бұрын
waaaw wan ka helay
@mahadali4520
@mahadali4520 4 жыл бұрын
Ruwaayadan magaceed horta
@nimcomudan3733
@nimcomudan3733 4 жыл бұрын
p
@deeqocadey9154
@deeqocadey9154 3 жыл бұрын
@@nimcomudan3733 hi hh hhh h hh h. Hhh. H HV hvih
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 4 жыл бұрын
Yaa DAAWANAYA 18.10.2019 MASKAXDI M.A.DACAR Codadki (AuN)S A.J (AuN)A.M.L Allah cimriga how barakeyee A.Clahi A.Juba
@ismaciilshiine1037
@ismaciilshiine1037 4 жыл бұрын
Wcb and construction
@nimoarte8664
@nimoarte8664 3 жыл бұрын
I’m still watching this on 2021! Watching this ruwaayad growing up with my habo was one of the best of my childhood memories! Classic indeed!
@rk2144
@rk2144 2 жыл бұрын
Me too 😫
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 7 жыл бұрын
Heesta Axmed Mooge muusikada loo tumayo yaa salaam weeye, immika nooca joogaa waligood na ma tumi karaan.
@ilwaadnuur7298
@ilwaadnuur7298 4 жыл бұрын
Waa sababto heesaha dabe an u dhageysan dad waa dadki hore ya 2019 ila dhageysana like dhac igu siya
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 2 ай бұрын
Markii iigu horaysay ayaan heestan daawanayaa habeen Jimce ah 2/5/2024 buuhoodle Fanka iyo af somali ga dhabta ah wuxuu yaalaa 5 gobol ee waqooyi ❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
SAHRA AXMED JAAMAC 👏🏽 Iyo c/qaadir Juba👏🏽
@hodanabdirahmanhussein2683
@hodanabdirahmanhussein2683 4 жыл бұрын
hipoyeaw1223yiokkm zxjiu
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
YAA DAAWANAYA #01_OCT_2022👁👁 Cod 💯% Laxan 💯% Music 💯% Ereyao 💯% ILLAAHOW u naxariiso sahra iyo axmed aamina iyo juba cimri dherer iyo cafimad ABWAAN DACAR ALLH HAW DHEEREYO CIMRIGA🤲🤲🤲
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo amina Abdillahi and juba is live axmed moge and sahra ahmed jamac ilahoow haku naxriisto
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 4 жыл бұрын
*Allaya raxma sahra iyo ahmed anagana rabbi ha nooga daba naxariisto aamin 19 october 2019*
@nimcomatan2816
@nimcomatan2816 Жыл бұрын
Sahra ahmed iyo ahmed mooge liiban naxariistii jano alle haydinka warabiyO🤲🤲😪 amina apdilahi hirsi apdiqadir juba Cimriga alle haydiin parakeyo idinka Fan idinkapa damapyn❤️🙏
@abdirazakqaylowenyeahmed6379
@abdirazakqaylowenyeahmed6379 4 жыл бұрын
Am still watching this song 2020 cause I'm love that old it's gold
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Anaa kaa sii danbeeya kama ciida dhaco dee dadkii hore
@nasrinehassan3318
@nasrinehassan3318 4 жыл бұрын
You are right
@Lovely-hm1wb
@Lovely-hm1wb 4 жыл бұрын
Aniga, love it
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 3 жыл бұрын
Old is gold
@xaafuunimedia6121
@xaafuunimedia6121 3 жыл бұрын
Old is gold Legendary only could understand
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 5 жыл бұрын
Daawashadaydii 1baad 4ta fanaanba wey noolaayeen lkn hada waxaa ka haray aamina iyo jubba illaahoow noodaa sahra iyo ahmed mooge iyaga janada allaha geeyo abwaan dacarna waa noolyahy hargeisa buujoogaaa
@salebanahmed556
@salebanahmed556 3 ай бұрын
Juba ka nool iminka ilaahay ha u naxariisto sadexda kale
@nabadnolol7892
@nabadnolol7892 5 жыл бұрын
Sahara axmed iyo Axmed moge allaha u naxaristo amino iyo juba allaha cimrigina idin dhereyo dadna wa dadki hore hdlna wa intu yiri dadka 2018 ma keni karan erayadaz o kle bac bac bum bum ay mazraxyada la so is tagayan zhit
@Shortsyahye
@Shortsyahye 5 жыл бұрын
2019 whaching 👍👍
@izahakothmanesse945
@izahakothmanesse945 5 жыл бұрын
😄😄
@saadkhadar108
@saadkhadar108 5 жыл бұрын
kkk istill is 018 so are live mars
@h.m9568
@h.m9568 5 жыл бұрын
Aliveeeer
@najibkramer9473
@najibkramer9473 5 жыл бұрын
Heesahaanaad daawanaysaayood dhagaysanaysaa kuwaan arkayna waad qaadaysaa xageed ka siman tihiin walaal adigiyo dadkaan FALADAGAN
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 4 жыл бұрын
@@najibkramer9473 somalia
@theThriller83
@theThriller83 13 жыл бұрын
hadhuudh daatey caanaa hanbada la qaban jirey you will never see lyrics like this in todays heeso somali.
@suleimanfarahahmedmahamud2529
@suleimanfarahahmedmahamud2529 6 жыл бұрын
Hadhuudh maaha wll waa hadhuub ilaahay haw naxariisto sahra ahmed saaka ayay dhimatay
@theThriller83
@theThriller83 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@naruuronasiya7467
@naruuronasiya7467 2 жыл бұрын
@@suleimanfarahahmedmahamud2529 allaha u naxariisto
@hanayassin9008
@hanayassin9008 2 жыл бұрын
Mooge good job
@abdifatahrashed1624
@abdifatahrashed1624 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018ka
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Abdifatah Rashed me 17.02.2018 ayaan daawanayaa sxb
@omarhussein2751
@omarhussein2751 6 жыл бұрын
Abdifatah Rashed me 2 march 2018
@abdirahmansoomali9947
@abdirahmansoomali9947 6 жыл бұрын
Abdifatah Rashed 🤣🤣🤣🤣me 🤣 🙈
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 6 жыл бұрын
me
@abdiqanimohmed1558
@abdiqanimohmed1558 6 жыл бұрын
Abdifatah Rashed anaga
@sultanabdikarshe6065
@sultanabdikarshe6065 4 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto fanaaniintii xikmadda iyo maansooyinka lhaaa. Waxaan daawanayaa 04-06-2020, Galkacyo mudug puntland somalia.
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 4 жыл бұрын
Inta iga danbeeysa liketa iisaara 8 17 2019
@ISO-ug3cm
@ISO-ug3cm 6 жыл бұрын
Sahra Ahmed iyo Ahmed Mooge illaahay ha unaxariisto .
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
AUN mamo sahro axmed iyo axmed mooge
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
inta hore usoo daawatey iyo inta daawan doonta waan idiin duceynayaa anigu live ayaan usoo daawadey waqti wanaagsan somali ha noolaato guul somali
@nhassan826
@nhassan826 6 жыл бұрын
Riwaayadi beeney wa run wa guriga umada ee jamhuriyada jibuti 1986
@SahraTuugo
@SahraTuugo 22 күн бұрын
Sahra ahmed alle ku naxaristo😢 so kle ahmed moge iyo amina❤ fan wakii hore
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Ай бұрын
Sahra iyo aaminaba wey geeriyoodeen allow u naxariiso
@ubahawiiabdalla29
@ubahawiiabdalla29 4 жыл бұрын
Abdul Qaadir Mcln Juba Mamo Sahra Ahmed Jaama ( Aun) Axmed MooGe Libaan (Aun) Mamo Amina AbdilaaHi Hirsi Hdlba Gam
@didd3andmeltedchocalate606
@didd3andmeltedchocalate606 3 жыл бұрын
Nimanka abo madheysid miyaa?? Maxa kaliya nagha mamo u dhahday?
@qarandoon606
@qarandoon606 5 жыл бұрын
cabdulqaadir macalin jubba sahra axmed axmed mooge liibaan aamina cabdulaahi xirsi riwaayadii runeey waa been curiyuhu waa abwaan dacar ilaahay intii dhimatay ha unaxariisto inta noolna hasoo hanuuniyo hana unaxariisto dhamaantood waanu jecelnahaye
@yaasirhassan7210
@yaasirhassan7210 2 жыл бұрын
Watching 2022 sahro axamad aun aad ayaan tageeri jiray codkeeda macaan number 1.juba sido kale caadi maaha axmad mooge aun iyo amiina somali singers legends old is gold
@husseinabdullahi5096
@husseinabdullahi5096 Жыл бұрын
Waxaa jira noocyo
@nuunamula3546
@nuunamula3546 6 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo Axmed mooje iyo sahra axmed Allah ini maxaristo
@mohamoudsaid9086
@mohamoudsaid9086 5 жыл бұрын
2019 still watchting
@upthiAziz
@upthiAziz Ай бұрын
2024 ayan dhagysana kwrn marku fanku fan aha❤
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Xigmad Iyo Howraar Wxaan Daawanayaa 01-10-2019 Taladad Iyo Dalka Turkiga Habeen Aan Murugo Dareeemayo Alle Haunaxariisto Fanaaniintii☆ Qaranka Soomaaliyeed♡☜
@axmedmaxamed3406
@axmedmaxamed3406 4 жыл бұрын
Editor Omar Sollas ninkani mz grdkiba cumar mursal
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
@@axmedmaxamed3406 haaa libaaax waakeee ninkaasi hhh
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Waanu idiin han weynahay Heshiisna waan usoconaa Horta xaal hagar la'aaned Hooya naga godoonsada, Hablow 😊
@mustihaji97
@mustihaji97 2 жыл бұрын
Kolkii ay habooneed Heshiiskaad xumayseen Iyo hogaad ku tuurteen In la helo ha filanina, Ragoow😏😂😂
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
@@mustihaji97 🤣😂
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Weligeed ba khadiija kuusay heshiis looguma taag heli jirin taniyo xaawo iyo aadan Waa feedh qaloocan
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Жыл бұрын
@@khalid_Abdirahman4846 Saaxiibow ereyadani waa maaweeelo iyo madadaalo, ma cid aan rag iyo dumar ahayn buu eebe-weyne abuuray, mise cid isaga dhow iyagaa jirta, naxariis, daryeel, jacayl, iyo raaxoba waa iyaga. Kkkk
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 2 жыл бұрын
Old days I used to live with my eedo in kajiado kenya Anoo yarr aan riwaayadan daawanjirnay famliga oo dhan It was back in 2007..008..009 ALLAH unaxariiso eedaday caasha jaamac jabuuti😔😔
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
Sunday 9th Aprl 3.54Am Hinbirirseey muu arag Sahanbaaa...
@ShakirMohameda
@ShakirMohameda 5 жыл бұрын
Bal u fiirso daq. 8:43 sida nin walba oo kooxda ka mid ah uu qalabka muusigga kaga yeersiinaayo. Meesha gararb rarato ma joogto😍😃
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Shakir Mohamed cajiib weeye wlhi heestan intaas baan kun jeer ugu soo celceliyaa ba kama daalo intaas yar
@ShakirMohameda
@ShakirMohameda 5 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanyare4665 Haa, ninyahow waa qeyb aad iyo aad u mac. Dad baa ku farayaraystay.
@hafsayousuf3025
@hafsayousuf3025 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo waxa ka nool c/qaadir juppa io mamo aamina nolada idinkuna 2 kalena way dhintene aynu uducayno🤲🤲
@naazirpiihi5126
@naazirpiihi5126 4 жыл бұрын
Dad wa dadkii hore hdalna wa inty dhahen wxpa zo ma raacan huupa ka dapa imi😊😊😊
@kunkaroon155
@kunkaroon155 5 жыл бұрын
Allah Haw naxariisto Sahara Ahmex Jama iyo Ahmed Mooge Liiban
@cabdiqanni
@cabdiqanni 10 жыл бұрын
Soomaali haddaad tihiin dad idinka caqli iyo garasho liita ma arag. Jifi jifi iyo saqaajaan baad isku caayaysaan. Fikirkii xumaa ee qabyaaladaa idinku danbeeya Ilaahay ha idiin sahlo!
@xamdamahmed1094
@xamdamahmed1094 6 жыл бұрын
Cabdiqani Xasan up
@mohacimran3407
@mohacimran3407 5 жыл бұрын
Abid maan arag dad soomaalida ka wanaagsan lkn wax way jiraan khaldan intaasina waan iska saxaynaa insha Allah
@hibomohamed9748
@hibomohamed9748 5 жыл бұрын
Insanka uu haldama
@hardlaughs8462
@hardlaughs8462 5 жыл бұрын
Cabdiqani Xasan adigu maxa tahay
@mahamedomer5509
@mahamedomer5509 5 жыл бұрын
Hadaa ma adaa itoobiyaana zxp Waad nagula jirtaaye
@abdullahiahmed2727
@abdullahiahmed2727 3 жыл бұрын
2020 dhamadkisa dhagaysanoya kabax Wana sagotinka sanadka like isaar hada iga danbeyso dhamantod Allaha uwada Naxariisto
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Woow 2.4 millions vieuws axmed mogue Sahra axmed jamac amina abdillahi hersi ilahoow daamantoda allayarahma cabdikader omar Macaline Juba long live 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
galab sabti ah bn dhageysan 9/11/2019 fananti hore kuwo iz jecel ahyen😘😒
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Iam watching this 2021 habeen isniina One love somali
@maxamedmursal6693
@maxamedmursal6693 Жыл бұрын
Hud-hud baa is yidhi duul Himbiriirsay imuu arag Sahan baa hinfade diray Yaasalaam edo sahra axmed ilaahayow kuu naxariiso
@smiledon77
@smiledon77 5 жыл бұрын
queen sahra from ceerigaabo
@Awaale
@Awaale 3 жыл бұрын
Barigi fanku milgaha iyo maamuuska laha, Allow idin naxariiso Ahmed Mooge iyo Sahro Ahmed, illaahna idinka cimrigina ha dheereeyo Jubba iyo Aamino Abdullaahi #2021
@abdirizackbuullale603
@abdirizackbuullale603 6 жыл бұрын
Quruxda iyo Sharaf dawlad baa leh waataase hadaba ha lasameeyo. Qiiro I haysa.
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 3 жыл бұрын
Jubba Gold Boy wlhi Best Vioce ❤💯🔥
@aliidhmaney1717
@aliidhmaney1717 4 жыл бұрын
adun iyo wayowayo fanwakii hore salansare cawotariiqdutahy 22.2 /2020
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
RUWAAYADAAN MARKEEDI HORE WAXAA BOOSKA MOOGE IYO SAHRA KUJIREY XASAN AADAN IYO SAHRA ABUUKAR SAHRA DAWO LKN HARGEEYSA MARDAMBE LAGA DHIGAYAY OO MARKAAN AH AYEY SAHRO IYO AXMED MOOGE ALLAHA U NAXARIISTE BOOSASKAAS BUUXIYEEN.
@naazirdayib1622
@naazirdayib1622 Жыл бұрын
Raga nin aan hal see gayn wali habari may dhalin❤
@gacalhajicali1536
@gacalhajicali1536 11 жыл бұрын
waaw fanaan waa fananinti hore waa c.qadir jubba iyo sahra axmed aamina c.laahi
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
Heeso wakuwii hore dadna waa kuwii qaaday🥲💋🥀🥺 kamadaalo dhageysigoodo😍✋2021
@zeinamaxamd8850
@zeinamaxamd8850 7 жыл бұрын
Ruwayadan mar walpo fiirsan jiray ano dugsiley ah thumbs up for u guys lve you 😘😘🙃❤️❤️❤️
@yusufmuse4687
@yusufmuse4687 3 жыл бұрын
😍😍🤩🤩👍
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
AUN mama Sara and Ahmed mooge Abdulkadir juba and Amina abdullahi cimri iyo cafimad ❤️ old is gold
@axmedmaxamed3406
@axmedmaxamed3406 4 жыл бұрын
2019 /9/10 Maaalin arbaca ah
@fardowsamacalin7414
@fardowsamacalin7414 8 жыл бұрын
weyshidan tahay waan tageeraa fananka cabduqadir jubba
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
cwa ramadan 3yhy 2k20 daawoya qasadkeyga maahen inaa ramadan hees dhageeato lkn markan arkay waaba iska celin waaye shayaadinti waa weyneed wala xiray lkn kuwii yraa iga xoog badiyen dfrda 😋😋😋
@mohaqays2146
@mohaqays2146 7 ай бұрын
Murtidii iyo heesihii dadkii hore baa dhameeyey Intii dhimaty allh ha unaxariisto Inta noolna cimri dheer
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Heezo waa kuwii hore abwaano iyo fanaaniin waa ayaga wllhi fanku kamuu danbayn intii dhimatay allh naxariizti janatul firdawza hakaa waraabiyo 😢😢
@anhaarothmaan2060
@anhaarothmaan2060 2 жыл бұрын
2022 hadaad heestan aad fiirsaneesid legend baad tahay 👍
@ladanluula8201
@ladanluula8201 Жыл бұрын
22/12/2022
@bushaarmaxamuud5772
@bushaarmaxamuud5772 Жыл бұрын
2023 🥹 still listening this masterclass piece of our great singers and musicians.
@sagalahmed5145
@sagalahmed5145 Жыл бұрын
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 2 жыл бұрын
Aaan hadalka kalaqalo Kolkiii ayy habooneyd heshiiskaad xumayseeen
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Axmed Mooge Nin Aad Uxishood Badan Ayuu Ahaa (Ahun)
@ibrahim.sabdowabdille2803
@ibrahim.sabdowabdille2803 5 жыл бұрын
Huda 1234 ibrahim
@ibrahim.sabdowabdille2803
@ibrahim.sabdowabdille2803 5 жыл бұрын
Mohammed kaban
@abduwelikeynan5366
@abduwelikeynan5366 5 жыл бұрын
Huda 1234 fddxd add
@faraxsanhaji1711
@faraxsanhaji1711 5 жыл бұрын
Waa sax Ameen AUN
@AliN-bb4rt
@AliN-bb4rt 4 жыл бұрын
Aqoon intee la'eeg baad u leedhahay marxuunka oo kuu ogolaatay inaad xishood intuu lahaa wax ka sheegtid? ....bal hadalkaa aad tidhi wax noo gu daroo noo sheeg tusaaale ahaan mar ama meel uu xishoodkaa aad ku sheegtay uu muujiyay! .....Alle Jannada haka waraabiyo.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Afar fannaan oo qaali ah runtii, Alle haydiin naxariisto Sahra Axmed iyo Axmed Mooge, idinkana caafimaad iyo cibaado suubban Alle ha idinku gaarsiiyo maalinkiinna Cabdulqaadir Jubba iyo Amina C/laahi .
@hudaamuun2403
@hudaamuun2403 6 жыл бұрын
Allow kuunxriiso sahra ahmed naxiistii jano allah hgu siiyo
@theThriller83
@theThriller83 6 жыл бұрын
Its exactly 20 years when I first watched this. And its still my favourite ruwaayed
@aslimaxamed9252
@aslimaxamed9252 7 жыл бұрын
axmad mooge ilahay ha u naxariisto waa fanan codmacana
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 5 жыл бұрын
Ereyadii: maxamed aadan dacar Laxankii: Saalax qaasim Music: team badanbaa tumaya caydaruus baan ka garanayaa
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*War ka daa adeer fanka been ha ka sheegine Laxanku waa SAALAX QAASIM*
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo abdilkader juba he was the star for the group I remembering well done
@mohamedbashir4049
@mohamedbashir4049 4 жыл бұрын
Ruwayadan dawashadada kama daalo marnaba dad wa dadki hore been ma ahan xaqiqatan alaha u naxariisto maama sahro axmed io baaba amxed mooge 4/11 2019 hada dawaneso like it
@fahadcabdi557
@fahadcabdi557 5 жыл бұрын
2019 yadawanayo
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
Ereyadii abwaan maxamed aadan dacar oo reer hargeysa ah.
@abdalaadan9897
@abdalaadan9897 6 жыл бұрын
alle dacar jecliyaa alle cimriga ku dheere
@ahmedukash1309
@ahmedukash1309 6 жыл бұрын
abdala adan x
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Yslaam,,,waa xulkii waaberi,,good actors,,,amazing performance
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2020,like Ii Saar Sxb,there Is waaberi Big legends hear Zahra Axmed AUN.. Good Remembering,thanks All.
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
ma hubsade hanfada noqoy Raga Niman hal seegayn Misna habari mey dhalin laba biyaha hoostod iska Soo haraantiyay hirir waa u dhaxeeyan wana laga heshiiya
@abdifarah4804
@abdifarah4804 6 жыл бұрын
Fatima fariido
@allaaamin6680
@allaaamin6680 5 жыл бұрын
eesh callaaa bal erayaaa fiiri qiimo iyo mutidad ku dheehan hadana maxay dhehaan gacmah hoosta iga gelli oo hurda igu fuushaw kuna hay meeshan la rabba
@faysalbarre1315
@faysalbarre1315 5 жыл бұрын
@mohamedahmedabdile1509
@mohamedahmedabdile1509 4 жыл бұрын
Ahmed mooge alle ha unxristo
@mahadabdilahi1127
@mahadabdilahi1127 9 жыл бұрын
Old is Gold Axyaa Hees. Zahra Ahmed jinigeeda ayaan jeclahay.
@eggegg1582
@eggegg1582 8 жыл бұрын
cabdi
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 2 жыл бұрын
Hhhhhhhjh
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 6 жыл бұрын
Ereyadii mohamed aadan dacar oo waqtigan hargeysa ku nool.
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
xasan cawaale Yaa noosheeg Ku yiri Bacaaac
@yasinibrahimburale2444
@yasinibrahimburale2444 4 жыл бұрын
Funny heeso xiiso ku dheehanyahay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@malmo4235 siiilkii hooyadaaa miyaad ka xuntahy inuu heesta leeyh6 Aabahaagi cuqdadu haysay wase
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Cabdi Maaweel Mayeee dhiladii kuxaartay ayaa ka xun futa jilic waxiid
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
waxn dawaday 17/10/2019 haben aan murqansanahy from hrgeisa like i zara😏😏😏
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
Yaaa anaaba daawanayaa 20/10/2019 octoper see wax u wadaa sxbow
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Masterpiece. 2023 farta taaga cidii dhagaysanaysa ama daawnaaysa
@muhyadinkassim8528
@muhyadinkassim8528 3 жыл бұрын
Dawashadeydii kobadan waxa nola 3 fanan abdiqadir juba , Amina Abdulahi, Sahro ahmed lkn mideyda 2 kaliya waxa nolal Juba iyo amina intii dhimatay allah ya raxma
@axmedciise6016
@axmedciise6016 2 жыл бұрын
Aale haw naxariisto sahra axmed jamaca iyo axmed Mooge liiban
@hodanabdi9602
@hodanabdi9602 3 жыл бұрын
Who is watching 2021 if u are there like 😂
@umalkheyr8267
@umalkheyr8267 3 жыл бұрын
ahmed mooge ahmed Juba sahra ahmed alle ha inii wada naxaRiisdo😭😭😭 aamina abdilahuli cafimad taama iyo cibaaDo subaN🤲
@araweelogiant2340
@araweelogiant2340 4 жыл бұрын
Qadra dahir iyo aamina cabdilahi iyo sahra axmed heeso badan oo ay xabiibo toxow laheyd oo keydka radio muqdisho ku jiray ayay qaadaan oo dadku moodaan iyagu inay leeyihiin. Waxey ahay gabar afgaaban waa laga dhici jiray heesaheeda
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 7 жыл бұрын
I wasn't even born when they make this movie but Mansh Allah them 4 fanaan was the beau fanaan
@najaxaden4799
@najaxaden4799 6 жыл бұрын
amina cabdilahi ban ku haysta
@KhadarCabdilaahi-mt3ft
@KhadarCabdilaahi-mt3ft 3 күн бұрын
inta ilaa maanta dhageysta 5/724😅❤
@xareedofficial3980
@xareedofficial3980 5 жыл бұрын
Ya daawanaya 2019 stiil fankii hore
@cashaegge2486
@cashaegge2486 4 жыл бұрын
☝☝☝☝
@aniizamohamed8664
@aniizamohamed8664 6 жыл бұрын
4 bisha 7 2018 dan ba hawadka lo galay sahroy alow qabriga ku nuuri wa no raxaysay 😭😭😭❣
@khalidismail6424
@khalidismail6424 6 жыл бұрын
Allah ha u nqxriisto Sahra Ahmed
Amina, Sahra, Axmed & Jubba
10:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 458 М.
beeney waa run.3gp
10:57
aamiinhassan
Рет қаралды 703 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 43 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,4 МЛН
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 353 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,6 МЛН
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 865 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Не поймаю говоришь? ;)
0:55
BORODA TV
Рет қаралды 6 МЛН
ПРИДУМАЛ ВЫХОД (@inaciomundoafora - Instagram)
0:21
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 14 МЛН
Ахахах 👅
0:44
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,4 МЛН
i respect girl #respectshorts #respect
0:32
Movie Copy
Рет қаралды 24 МЛН