No video

Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba

  Рет қаралды 1,578,406

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Пікірлер: 255
@ibrahinabdilahiahmed580
@ibrahinabdilahiahmed580 2 жыл бұрын
Caku fan ma,ahaa Ilaahay haa unaxariisto sahra ahmed jamac iyo axmed mooge illbaan Cimrigoodana rabbi haa ubarakeeyo aamina cabdilahi xirsi iyo cabdijaadir juba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@sumayasiman7624
@sumayasiman7624 5 жыл бұрын
Masha alaah walhi kama daalo dhageysigeda sahra axmad jaamac iyo axmad mooge liiban alahayow unaxariso caabduqaadir Juba iyo aamina cabdulaahi ayagane cimri dheer iyo cafimaad allaha siiyo insha alaah
@rodaadenjamaca4932
@rodaadenjamaca4932 2 жыл бұрын
Aamina aamin
@shoodheabdifaarah4712
@shoodheabdifaarah4712 4 ай бұрын
​@@rodaadenjamaca4932❤❤
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho 6 жыл бұрын
Axmed mooge iyo sahara Axmed illahay ha u naxariisto juba iyo aamina alle ha daayo waxa riwaayadan lahaa abwaan Maxamed aadan dacar isna alle cimriga ha u siyaadiyo cafimaadna ha u barakeeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
16/November 2019 Maalin ii qaasa Alla ya raxma inta dhimatay xafidahu llaah inta nool
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@sharmamo2942
@sharmamo2942 3 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto habo sahro iyo adeer axmed mooge liibaan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@qadronuur1520
@qadronuur1520 5 жыл бұрын
Markaley wey idiin dhaxan dhaqmad bey idin noqodan ben mahan❤ mom ❤ Amiino cabdullahi ❤❤❤💖💖💖💋💋💋
@user-od7zf4qc3m
@user-od7zf4qc3m 6 жыл бұрын
Allahyoow u naxariiso sahro iyo ina mooge iyo intii naga dhimatay oo fanaan ahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@C.rahmanHirsi
@C.rahmanHirsi 6 ай бұрын
Wll
@abdirahmancboyofficial4755
@abdirahmancboyofficial4755 3 жыл бұрын
Waalidintii hore waxay ku raaxaysan jiraan inaGana #faladagan iyo #balbaraalka ayaaa ina waalay kaaf iyo kala dheeri 2021 is muujiya👍
@Painkiller23248
@Painkiller23248 6 жыл бұрын
Nimanka musikada tumaya aya heesaha macan ka dhiga. Daud Ali masxaf was the best in the business at the time.
@ibrahimhajimohamud1385
@ibrahimhajimohamud1385 3 жыл бұрын
Allaha u naxriisto iftiinka fanka somaliyeed ilaah ha u naxriisto waqtigi wacna ma soo labanaayo
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Kuma jiro mala
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 3 ай бұрын
Daaud kuma jiro
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
2/6/2022- 7:09 Hawenku mar waa Idin dhalay caloosha dhex deediyo laf dhabartu idinku siday naas kodaa dhaadideen dhabtoodad ku seexateen 🙏mama Amina c/lhi 🥰 💥 Kolkad hoos noo dhigteen Anaba dhiig sooma lihin Xaged quruxeey ka dhalan 😰💔 Mama sahra Ahmed Alle haku naxaristo 😰😰💔
@anascabdiqani
@anascabdiqani Жыл бұрын
Dad waa dadkii hoore allow na badbaadi waayo hada waxan aragna ragga dumarka iyo caruurta inta kufsadan hadana la diilo hadan la kufsado afka shahwada logu shuubo yaa rabbi naga badbaadi inta dhiimatay allaah u naxariisto inta nool allaah badbaadiyo aamiin
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 6 жыл бұрын
Sahra ahmed jamac illaahoow janada gee ahmed mooge illaahoow asna janada gee jubba iyo aamina iyaga illaahoow nodaaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Sheekh Dhuujac Aamin
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
h
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Ahmed moge liban my best singer
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
Alle Ha unaxariisto Axmed mooge liibaan
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatal fardowsana haka waraabsho Sahra Axmed, Axmed Mooge iyo C/qaadir Jubba. Aamina C/llaahi wali Geerideeda ma maqlin, Allah iyadana Cumriga ha u ha u barakeeyo tubta wanaagsanna ha ku toosiyo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
CABDULQAADIR JUBBA geeridiisa isaga ma maqashay?
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Waanu awoodin Wadka iyo gaboowgaan idinka celi lahaa Alle yaraxna 3dakale jubba cimri dheer eebe ku sii♥️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Degaliah
@Degaliah 11 ай бұрын
Alaha u naxaaristo dhaamaan Juba uunbaa hada nool😢😢😢isna ilahay cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suban
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Waxasa hadaba heeso ah fanan anshax xun ban nacay playback ku heesa afkeena qaaliga ah wakan culture pure culture
@ahmediman6410
@ahmediman6410 3 жыл бұрын
Heesta qaybta u danbaysa ee jubba qaadayo caadi maha axsan cod ❤
@nemoali7040
@nemoali7040 3 жыл бұрын
Nadhiga meel un good Voice
@munoaxmedcumar7377
@munoaxmedcumar7377 Жыл бұрын
Execatllly
@hamdacismaan4688
@hamdacismaan4688 3 жыл бұрын
ragooow ma inoo dhax baa kolkaan dhawrzoonahay xishoood lagu dheehan yhy inaad dabin noo dhigtaan dhameeel noo soo luzhaaan dhaaar peeena iyo wacad martaaan jacayl lana dhoopizaan kolnaa naga dhuumataaan dhalaxda noo zoo gurtaaaan dhagxumo aad nagu rartaaaan dhipkaan noo geyzateeeen wxiii aaad nagu rartaaaan dhaleeeecay noo rogaaaan dhoongiyo duuuf paaynu neee dip maw dhididnaaa alooool ma dhaafnaa xumihii hore ma dhaafnaaa naaanayz paaY nagu dhagtooo dhag xumo waaan wada qabnaaaaa alleh ha u wada naxariiizto intiii ka dhimatay inta ka noolna alle cimri iyo caafimaaad ha ka ziiiiYo xazuuuuuuz wxn daawanYaaa 13/2/2021 time 2:54pm wlhi kama xiizo go'0 ruwaayadan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-fc9og4xo7f
@user-fc9og4xo7f 3 ай бұрын
Oh amina Abdillahi hersi allah yarham 😢 I remember to my mother allah yarham heestan daran gooniya ayey I Galisaa wlhii
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 2 жыл бұрын
Alla u naxaristo Ahmed Mooge oui zahra Ahmed. Ahmed Mooge is the best
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@zakariaabdijamac3571
@zakariaabdijamac3571 5 жыл бұрын
Wlhi heeso waa heesihii hore abwaaniin waa ku wii hore fanaaniin waa kuwii hore
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Axsan hal-abuur culus Maxamed Aadan Dacar caasimadda jamhuuriyadda barakaysan hargeis magaalada xaddaaradda iyo fanka ayuu nagula sugan yahay. Alle hu ku barakeeyo abwaan.
@aliabdi6008
@aliabdi6008 3 жыл бұрын
Wlhi abdikadir jubaa he is so handsome and also nice voice also chake well the style
@zapahalimohameth1085
@zapahalimohameth1085 3 жыл бұрын
Caloosha dhexdeediyo lafdhabartu idinku siday😥 ReallY wllhEi
@Shaafisaleban
@Shaafisaleban 6 жыл бұрын
waaberi legend iyo waayo waayo
@jawdesgn28222
@jawdesgn28222 Ай бұрын
2024 intaan dhagax lagu...... dhabada cagta saaaar😅😅😅😅😅
@somsaid2116
@somsaid2116 3 жыл бұрын
Haweenka soomaaliyeed waan idin jeclahay waxaa tihiin hooyaday walaashay ,naaskayga ookale inkasto hada anan xaas lahayn aan raadin ku jiro
@HamseBade
@HamseBade 8 ай бұрын
Sxb after 2 years aya farintada aqriyay kuso jawabe gabadhi ma heshay ad radinaysay?
@somsaid2116
@somsaid2116 8 ай бұрын
@@HamseBade maya wali ilahay idinki waan helidoona
@munoaxmedcumar7377
@munoaxmedcumar7377 Жыл бұрын
Runtiis waaye abwaanka dhadha mama raac wada ahaadee oo dherey buuxo doonee wlh lcg iyo hunguri aa meel xun nageeyo waa beeso jecelnhy nagu qaataaaaa
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
😂iska dhaaf lacagta 😂
@nimahassan6258
@nimahassan6258 4 ай бұрын
Machallah ❤❤
@archialleli6516
@archialleli6516 3 жыл бұрын
Dhag xumo aad aan nagu rartaan Dhibkaad noo geysateen Wixi aad nagu dhigteen Dhaleeco noogu rogtaan Wlhi waa dhaqanka ragga hawenka intay dambajiyan ayay hadhaw dhahan taasi gabadh maaha 😭😭😭😭😭😭😭
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Aad baan uga xumahay in sidaas la idin galo laakin Loo ma wada Sina waxaan aad ugu faraxsanahy in jiilka dambe gaar ahaan dhalinta qurbaha ku koray fahansan yihin naxariista Aad mudan tihiin
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 9 ай бұрын
Saxiix wlalo 5 farood allh ma simin ragu 2 rag u eke iyo mid alh yaaqno marka waxii dhacYb dhalisha wanu qadany ❤
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 5 жыл бұрын
😆😆😆😆😕dhareeraa haduu mid yahay dhaliishey ka toosiyaan
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
"Filkii way dhaafiyaan Dhaleecana uma qalmaan" Anigu waan ku raacsanahay 100%
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 3 жыл бұрын
@@osmanb8446 inta fahansan baa yar somaha
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@amiiramaxamuud7171 Waa xaqiiq, kaalinta haweenka nin raga uun baa og. "Irmaaneeye" waxba kalama socdo. Inay naftii yihiin ma oga.
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
Hees miro fiican iyo fanaanin wada top ah; abwaan: muxamud tukale❤
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 3 ай бұрын
Waar tukaale male maxamed aadan dacar baa leh
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 4 жыл бұрын
Hadaa iga Danbeeyso like iisaar 21/1/2020 ayaan daawanayaa Liketa ha iladhaafin wll Danbigaaga ale hadhaafee
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
10:01 greatest art
@lonelinesshurt2594
@lonelinesshurt2594 6 жыл бұрын
wiil bari I am in love juba :-)
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
Hibo Abdillahi long life
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO intii dhimatay AAMIIN 22 mars 23
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
Music school of hargesia over the world
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 ай бұрын
Zahro Ahmed Jaama AUN Ahmed Mooge liibaan AUN Aamina Abdullahi Hirsi AUN Abdulqadir Yosuf Omar huba Ka nool Ilaahay ha xafido Erayadii Abwaan Maxamed Aadan Dacar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@ciaosavona6707
@ciaosavona6707 4 жыл бұрын
13/9/2020 old is gold heesihi hoore wax lodhigo lawa
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 5 жыл бұрын
Juba cod iyo stayle baad isku darsatay
@abdulaahiabdirahman6601
@abdulaahiabdirahman6601 6 жыл бұрын
Ilaahay ha uxariisto maaamo sahro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
Alla xasuuus waa beri goup AUN intii dhimaty inta nol Allah cimriga how barakeeeyo
@habibbinaly6177
@habibbinaly6177 3 жыл бұрын
Juba legend soo kufay__2021
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 жыл бұрын
*WALIGEED BADALKIINA LA HELI MAAYO* ❤️💯👏
@hamsemuuse
@hamsemuuse 10 ай бұрын
Axmed.mooge.liibaan.iyo.c.qaadir.macalin.jubba..aamina.cabdilaahi.xirsi.iyo.sahra.axmed.jaamac.waa.erayadii.maxamed.Aadam.dacar.
@CabdishakuurMaxamed-nl9kn
@CabdishakuurMaxamed-nl9kn Жыл бұрын
allah a unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@fahadhaji8926
@fahadhaji8926 4 жыл бұрын
Jubba was the golden boy, unique voice.
@cabdulahibooyaax4608
@cabdulahibooyaax4608 3 жыл бұрын
Heestii ibexsaarangeedaha
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 2 жыл бұрын
He is Gold boy and unique
@muhidinmohamud3713
@muhidinmohamud3713 2 жыл бұрын
Kind 99
@qaadirocalibaal9391
@qaadirocalibaal9391 Жыл бұрын
@@cabdulahibooyaax4608xxx
@maxamudfarax8313
@maxamudfarax8313 Жыл бұрын
@@yusufabdirahmanjama8720 0009pq
@hibo271
@hibo271 3 жыл бұрын
God bless mom is there is no mom no men so respect mom
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h Жыл бұрын
Aamina Sahra axmed mooge yaa allah uanaxariiso C.juba Alllah cimri wanaagsan kusii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 5 жыл бұрын
Ax yaaa hees
@hodandaud5404
@hodandaud5404 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto axmed mooge
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Hodan Daauud Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Hodan Daauud Aamin
@hodandaud5404
@hodandaud5404 6 жыл бұрын
Thnkz wllo ma cawayskiiba dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Hodan Daauud adiga muddan
@boyyngerzuhayb1678
@boyyngerzuhayb1678 6 жыл бұрын
Ala hakuu naxriisto axmed mooge
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 3 жыл бұрын
riwaayad un lama irahdee walee waxkale wayee beenay waa run alaha unxariisto axmed mooge iyo sahra axmedwan,,,,,,,,,;;;;;; wan ku salaamay sxb CD
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@sadad6299
@sadad6299 2 жыл бұрын
My beautiful really strong Somalia woman's 😘❤❤❤🌷🌷🌷💖👏👏👏👏
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 ай бұрын
Woow❤
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Amino cabdulahi i love you what a voice
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 жыл бұрын
Amazing real songbird
@saladali5133
@saladali5133 Жыл бұрын
Cumar gwle alkyhow na shafii
@awoibrahim9801
@awoibrahim9801 Жыл бұрын
Wxn hestan marki kowad dhagaysanaya 22/8/2023 sacadu waa 8:48pm ❤
@xaliimotom9158
@xaliimotom9158 4 жыл бұрын
Waamaalintii 1aad ee aan KZbin ka ku arko xaysysiis somali leeday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Muxuu ahaa xaysiisku walaal?
@zamoyousuph282
@zamoyousuph282 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto axmed mooge iyo sahra axmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Zamo YousupH Aamin
@abdiaadan4338
@abdiaadan4338 6 жыл бұрын
Allaha unaxaristo maamo sahra axmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin iyo Ahmed Mooge
@Nolasha20
@Nolasha20 4 жыл бұрын
Juba legend
@saladali5133
@saladali5133 Жыл бұрын
AllaaAminn maish
@hibo271
@hibo271 3 жыл бұрын
I always ask myself after god who give u life
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
What do u mean ?
@Hanansheeko
@Hanansheeko 5 жыл бұрын
Waa hadal run aha Amina Abdillahi ilhay ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal Amina Cabdilaahi way nooshahay, waxay joogta Boorame
@Hanansheeko
@Hanansheeko 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar wll hilmaan hadal kuma jiro hase ahaatee nolol iyo geeriba naxariis waynu u baahanahay .
@abdikadirahmed8301
@abdikadirahmed8301 4 жыл бұрын
Aamina way nooshay qaali cimri dherar Allaha siiyo
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
Juba my fv singer ever
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 9 ай бұрын
Inti dhimatay allh ya raxmo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@muslim1692
@muslim1692 Жыл бұрын
Alle Ha u naxriistu intiii Dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@osmanaxmed5777
@osmanaxmed5777 3 жыл бұрын
15 7 2021 mailn xasuus muthan moqdisho
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Goobe allya Raxma Betiraga siduu u garaacayo waaaw
@BidhiidhAhmad
@BidhiidhAhmad 2 ай бұрын
12:22 ❤
@hibo271
@hibo271 3 жыл бұрын
So true
@gobeysane6400
@gobeysane6400 6 жыл бұрын
Xusuus burur
@amoomar2842
@amoomar2842 3 жыл бұрын
Naaskoodaad Dhaadhideen Yaa reer xamarka u fahmi
@sayidtimajilac4953
@sayidtimajilac4953 Жыл бұрын
2 May 2023 wa haben Talado ah sacaduna waa 1:40 wa ku heystaa Riwayada
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
Waabari wahel baad itihiin xilliyada mugdiga io mar walpa illahay meel xun nima geeyo
@munirhaddadi2519
@munirhaddadi2519 6 жыл бұрын
xasuuuus hore baan galay iyo dawsho hore
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 4 жыл бұрын
Wll heesha beney warun dhamaantood sidaan cml usoogali iyadoo sidan fasiix ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa tahay walaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa kuwan heesaha riwyadu, mid uun baa ka dhinayd inta kale waa ku jireen channel ka mahadsanid kzbin.info/www/bejne/gmaTaml5ip5mh9E
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*I'm back again who is watching 2021*
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 Жыл бұрын
21, February 2023 10:28pm yaa ila daawanaya
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Cabdiqadir jubba da' baa haysa wlhi
@suldaanyare4612
@suldaanyare4612 6 жыл бұрын
Juba illahay cod bu u dhiibay
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Haddii runta laga hadlo, labada cod ee Jubba & Mooge leysma bar bar dhigo karo!!
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Ya cod macaan
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@husseinabdille Jubba.
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
@@nabadraadshe ina mooge cid cod kuma gaadho saan filayo malaha heestan baan ku cajabin waba sowtu raxmo
@Hobyosultana
@Hobyosultana 9 ай бұрын
@@husseinabdilleHiligan riwaayad, Jubba ayaa in badan ka yar. Ina Mooge marku asiga leegkaa aad buu u cod macaanaa
@archialleli6516
@archialleli6516 3 жыл бұрын
Dhareera hadu yahay Dhaliishay ka toosiyaan Qeyrki wey dhaafiyaan Wale dhab weye 🤐🤐🤐
@mohmedabdi2650
@mohmedabdi2650 3 жыл бұрын
8/06/2021 ayaan dawanyaa aniga iyo xaaskyga ikkkkkkkkkkkkkkkkk
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxb Anigu Levi ayan kudawadey National theater hargeysa
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 11 ай бұрын
Heestaan waxaay kawara meeysaa waxa maanta taagan
@AbdiqadirshAdam
@AbdiqadirshAdam 5 жыл бұрын
kaaf iyo kala dheere heesihii hore iyo kuwa maantu xikmad iyo hadal sarbeeban ayaa lays dhaafsanayA
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 10 ай бұрын
Dadkan uqdadu hayso ee ay kaga dhagtay ree waqoyi war ilmaderayal dadku horta wa wada somali ul iyo dirked waliba hobaladan waberi qabil iyo wax lamida may aqonin all walalo ayey ahayen isku qabil isku din.isku jinsi kaa joga ras kaboni ila Djibouti miid qudha ayey ahayen dad lamida somali wlh bilahay maa somarin mana.somari donan ilahay ha u wada naxaristo dhaman inti xaqu u yimiy inta nolna all waxan u rajenaya cibado suban iyo cimri dher binilah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 10 ай бұрын
@@caweyskadalmar bro waxan ku waydiyay rag ban ku muranay markan wa Djibouti weyan ee sanadku ma 1988 baa mise 1997ki no so sheg bro mahadsanid
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 5 жыл бұрын
juba qurux badnaa cagu wakhtiga xiligiisi isku gada naga dhigi waayay
@ahmedburo8789
@ahmedburo8789 4 жыл бұрын
Gabadh kaa qurux badan ayuu qabaa. Xuman hauqaadan
@hodanqali7986
@hodanqali7986 3 жыл бұрын
@@ahmedburo8789 gabadh ha dhihine mamo dheh ileen caruur qaarna na laa,legyihin qaarna naga waa wayn yihin ayay u dhashee alle ha isu barakeeyo
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Sahra axmed allaha u naxariisto Ragow ma inoo dhexbaa kolkaan dhowrsoonayeee xishoodnagu dheehanyahay inaad dabin noo dhigtaan dhaameel noosoo lushaan dhaarbeena iyo wacad martaan jecayl dhool dhoolisaan kolkaad nala dhuumataan dhalaxda noo soo gurtaan dhagxumaad nagu rartaan dhibaataad noogaysateen wixii aad nagu dhigteen dhaleeco inaad u rogtaan dhadigu waa walaalihin sagaal idinkula dhashee maxaydun nadheertihiin?kolkaad hoos noo dhigteen anaba dhiig sow malihin xagay quruxeey dhalan?dhoonge dhuug baynu nee dib mow dhidib naa aroos dhaafnaa xumihii hore madhaafnaa naanays baa inagu dhagtoo dhagxumo waan wada qabnaa!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
AAmin
@yusufmahamud132
@yusufmahamud132 3 жыл бұрын
Dhagax ya niligudileeni dabada cagta saar
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Inabti Riwayad waxan ku dawaday National theater hargeysa iyado Live
@Iam.Abdillahi
@Iam.Abdillahi 2 жыл бұрын
Juba 👌.
@alisaney4339
@alisaney4339 3 жыл бұрын
Juba waa mid aan laxelikerin
@Shugrihashi1436
@Shugrihashi1436 Жыл бұрын
Allaah unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohmettmuchter4986
@mohmettmuchter4986 2 жыл бұрын
SOOMALIDA MURTIDII XAGAYKA AADAY ????????
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Dowladii bay naga raacday cakuye dowlad la aan wax kasta way naga dumeen nabsiga qarankii aan iska duminay ba nahaysata 😭😭✌️✌️🇸🇴🇸🇴👏👏
@LibanAbdi-wk2qk
@LibanAbdi-wk2qk 10 ай бұрын
Gobtuna Djibouti iyo cenimo paris iyo cenemo odayo
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Wawo waxey Aheyd Riwayad Qaliya waxana Alif Abwan weyne ee maxed Aadan dacar magacedun Beeney Wa Ruun waxan dhigay hoboladii waberi waxan ku dawaday National theater hargeysa 86kii intii dhigeysay ee dhimatay AHUN 1 Axmed moog liiban AHUN 2 Amina cabdilahi xirsi 3 sahra Axmad jamaac AHUN i
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 2 жыл бұрын
Ma dacarbuu ahaa dadku badanaaba wxy uqoraan sangub
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@updirahimomar5388 dadka iska Qoray waa dadkii danbe ee fanka So gadhin dacar iyo sangub Riwayadahod leysku ma Qaldi karo
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxb waa Ruunta labad Abwan Riwayadod waa la kala garanay
@najahosman509
@najahosman509 5 жыл бұрын
shéekhmuustafe
@kornaylka1144
@kornaylka1144 5 жыл бұрын
Naanays baa nagu dhegtoo Dhegxo waan wada qabnaa
@abdullahiahmed9222
@abdullahiahmed9222 2 жыл бұрын
❤️🇸🇴❤️Originals ……over everything else ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@axmedmaxamud1410
@axmedmaxamud1410 Жыл бұрын
Heestan kama daalow
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Dawa dambar unhcr unicef world health organization africa
Amina, Sahra, Axmed & Jubba
10:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 476 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
Yummy Lifehack 😋 @artur-boy
00:19
Andrey Grechka
Рет қаралды 4,5 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 364 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 417 М.
hees Magool   Dhabtuu Jacaylku Yaalaa Original mpeg2video
5:13
hctvcayto1
Рет қаралды 1,8 МЛН
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 695 М.
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
10:38
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
beeney waa run.3gp
10:57
aamiinhassan
Рет қаралды 719 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН