2013 ayaan mar tagay Borama way jirtey EElo University
@abdirashidhassan5027Ай бұрын
Ciro guul Insha Allah madaxwayneha sosocda
@ridwanbarreh9688Ай бұрын
Kahor kaagu har shaqeeyo
@abiiboladjama1659Ай бұрын
Wadadaasi mw kuxigeen
@arahmanhuseinkahin8033Ай бұрын
Aqoontiina Waa inaad ku Garataan Halka uu Muuse Dalka dhigay Caqligiina kaashads
@AxmedNuur123-s8yАй бұрын
Waxba dhalin iyo walidiinta ha caayine idinka ka danbeeyay hadalka inaad itaarahdo ayaa imtixaanka u khiyaamayseen burco hargaysa iyo gabilay waa ku wii macaliminta layay markasa u fudaydiseen si aad awdal dhalinta u soo ka caysa aad niyada uga dishaan
@zakirboss143Ай бұрын
Ninka ragga ahi waa ninka libinta qira .... free dhago hadal ayaa afaarahan la dhahaaa dhagweyntu ma fahmaeyseeee
@said1498ifyАй бұрын
Kulmiye waxa uu qabtay Sharaxaad uma baahna inuu dalkii badhaadhay. In ciidankii qaranka la laayo waliba madaxa lagag Istaago ninka sidaa rabo inuu madax ku noqdo waxay ceeb ku tahay reer Somaliland.
Madaxwayne xisbiga aad ka tirsanayd 14 sano inaad maanta tidhaa waxba ma qabanayo waa kugu khalad. Adiga meel ka saraysa oo wax qabad laga sugayey allah uumba jiray. Marka wa ayaan daro in 14 sano ka dib tidhaahdo zero ban nahay. Waa selfish nimo. Waxa ku sharafa inaanad saajin ka xanaaqin ee aad ku hambalyeyso ama dhisto ayey ahayd.
@hamsirr6551Ай бұрын
Ma da wayne saajin ka xanaaqay kuu arkayaa. Shalay marki adiga iyo muuse la idin dhisayey aad lahayd badda ayaanu macaanaynayaaa
@ilwadmed3465Ай бұрын
Aniiku samaron baanah oo shaqata dowaladall kulah waaba noomasaka bana EE raalino adeerkho
@ilwadmed3465Ай бұрын
Idi waaba ha hadasho adeer maaaxa kaba been ku wada dalimeneh tuukna dumarka issaq AA xadika kaajado maa sheko dowaladall deba sxnllh adeer dowaladall futa ka taal EE baa xisho adna anika ii gabadhata oo kanaxayah😅😅😅😅😅