Daawo Dr Doolaal innagaa Qaldan O Ogolaannay in Axmaaro iyo Oromo Deegaanna Kaniisado Kadhistaan Oy

  Рет қаралды 11,048

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Күн бұрын
GENERAADEYDII DOWLADA SOOMAALIYA WEEYE MAANSHA ALLAAH
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Күн бұрын
Adeer dolaal geesinimo iyo aftahaniimo allah waku siiyay fadlan marnaaba haa ogalaaniina wax ahmaro farxad gaaliinaaya
@Michealfot
@Michealfot Күн бұрын
Somalidi gudaha ayaa dhabarka ka toogtey dadkaan iyagana bishii reer kismaayo ayaa heesato
@NuurtoAbdikadir
@NuurtoAbdikadir 18 сағат бұрын
Dr Abdi Adrn Doolaal waddani Qiima badan oo Somaali Dhab ah , Allow noo Xafid . Anigana Salaan gaar ah iga gaarsiiya
@CadooshnuurMuxumed
@CadooshnuurMuxumed Күн бұрын
Waligay doolaal baasidaa uhadli ismaan odhan waa nasiibdaro
@CabdirashiidYaabe
@CabdirashiidYaabe Күн бұрын
Ader doolaal waangarabtaaganahay talada inteda badan halasiiyo
@CabdirashiidYaabe
@CabdirashiidYaabe Күн бұрын
Axmaaro markay ogolaato inlala dago kililkeda waxlaga yeesho unban ogolan karnaa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Odayaashan waa odayaashii shalay diridhabe bixiyay yaan la’aaminin indha adag halagu hayo oo yaan loo nacamlayn qasabna halaga dhigo walahi hadii kale khiyaanay nagu aamusiinayaan subhannallah ilaahay sharkooda iyaga iyo cadowga haku celiyo oo ilaahay haku halaajiyo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 18 сағат бұрын
Dhibka oo dhan waa cagjar.war amxaarada iyo oromada iska erya..waxaan aad sheegeyso degaanada kale ee itoobiya kama jiraan.waxaan oo dhan waa waxaa ka dambeeya cagjar.cagjar iyo oromada isla erya..
@Michealfot
@Michealfot Күн бұрын
Too late Adeer
@xaajia2219
@xaajia2219 18 сағат бұрын
Caku wax in LA Gumeesto ka qabsaday! War inta khainul wadan loo sacabo tumayo xalku ma dhawa
@ahmedmahdi262
@ahmedmahdi262 23 сағат бұрын
Doolal adigu maxad meesha kahaysay haday doodu tahay dhulkaaga aankawadahadalo Daday xukuumadu ayna meel itoobiya kamihi xukumin ma adaa laguu dawladayn waliba oromo
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Күн бұрын
Adeer axmaaro waligeedba way joogi jireen deegaanka, matalaad iyo maamuus midna kuma lahaan jirin ee balaayada dhan waa iimaan laawayaasha hada jooga xukunka..
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Adeer meeshoodaba nooma ogola in laladago maxay noo dhex joogaan maan gubno kanjksadahooda ileen dhulkan waa dhul Islaam ah 100% sabab loo baryi 😤🤬😡 Walahi xabaddu markay bilaabmato aan aragno qofka ooya nacaladda kufaarta ah 👎🏼🤮🇪🇹🇰🇪🇺🇸🇬🇧🇮🇱🇳🇴🇪🇺🇸🇪🇬🇧👎🏼🤢🤮🤮🤮🤮🤮
@AJama-d9d
@AJama-d9d 19 сағат бұрын
BAL. ODAYGAN. WEEN. ARKA. SHACABKU. MAYAGAA. U OGOLAADAY. IN. GAALO. WADOOYINKA. LOO. XIDHO,OO KINIISADO. AY. KADHISTAAN KUWA. DABA. DHILIFKA. AH. AYAA. CADAADIYA. DADKA. KUWA AADKA. MIDKA. TAHAY. AYAA. HADABA. XATAA. ODOYAASHII CABUDHINAYA. LABA. WAJIILE KULAHAA. INAAN. HADANA. TIDHAAHDAAN. MAJIRTAAN. OO ODPYAAL. AYAA. TASHANAYEE WAANA LA OGYAHAY SOMALIDU GAALO. MALAHA. MAXAA. SOO. DHEX. GALIYEY. EE. ODOYAASHA LOOGU QASBAYAA. IN. GAALO. LAGU. BADHXO. ,,,,KII. DHUUMANAAYEE. DHABARKU MUUQDO. DADKA. MA WAXAAD MOODAY SAA. IN INDHAHA. LAQABANKARO. JAAJUUS KU DHEX JIRAAD. TAHAY
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 17 сағат бұрын
Waxay ila tahay somali yeey kii idin duleyn la haa wad haysaan. Garaadkii iyo cuqaashiini.sow kua lahaa.eithhoian baa nahahay maxa diide in aad is dhiibtaan oo xuquuq la idinku yeeshaa..
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 29 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 29 МЛН