DEG DEG Shir Jaraaid Odayaashii iyo Mw Cagjar O Sheegay inay Aqbalayn matalaad cidkale iyo Xaqa DDS

  Рет қаралды 14,462

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Күн бұрын
Mash Allah Guulsha wayn Babro Brother's Sister's Somalialy peoples and continue battle with government of Ethiopia 🇪🇹 And all Somalialy peoples united Babro
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 20 сағат бұрын
Odayaashuwaymahadsanyihiin Hadaanwaxlagabadalin Soorida xuquuqihii inamaqnaa Iskuduubnaada kolkaad Tagtaan yanlaidinkalashaxaadi Aaboyaal❤❤❤
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Asc 🫵🫵🫵💯 allaah ha u sahlo soomaali galbeed khatar bey kujiraaan dalka in laga qaado hadeeyna amxaaro iyo oromo iska qaban biyo meel godan ee xaqqiina dhacsada oo cadow ha uga tanaasulina 😎😎😎💯
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Күн бұрын
Hadaad iskala gurtaan waa leydin kala guri markaas taas kashaqeeya waayo kilidhada kale waxay xàtaa dawlada dhexe ka helaan leydinma siiyo iyo cusirinimo somaalida deganka ooleyska ilaaliyo si deganada kale ahayn
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Dulli alle idin bad soomaalaay aabihiin bilaa ficilka ka wasa bal dhulkoodii baa oromo la siinayaa aanay diidayn dee hadaba futada oromadu ha idinka wasto ilayn waydinkaa diidi waayee
@AdanNuur-og1no
@AdanNuur-og1no Күн бұрын
Asc waankufaraxsanahay ficilkaan maanta muuqanaya guulbaan idiinrajaynaya iyo xaqeeni maqna aadsodhicisaan waayo Xukuumadi eprdf wayinadulmiday oo 1xisbiga kumaynaanjirin 2golaha wakiilada sida kucad dastuurka umaynaanhelin xata50% iyo xaquuqbadan wanidiinrajaynaya guuuuuu❤❤❤❤❤
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 4 сағат бұрын
GEYIGA. YAA. LEH. .????????????? .
@caydarusburaaale1281
@caydarusburaaale1281 9 сағат бұрын
Dalka itoobiya waa dal aad u ballaadhan shucuub balaadhan kala duwanaan shaha luuqadaha iyo dhaqankuna badan yihiin Diinmo kala duwan leh Waxaan ka xumahay arimaha aan loo baahneyn ee aan imika joogin in aan sida madax tinimada dalka itoobiya sida reysal wasaraha in ay ka noqoto somaalidu Taas sax maaha waa mid is yareysi ah oo ay somaalidu is yarey saneyso waa ayo dhamaan degaanada dalka ayaan ula siman nahay taas in laga hadlo sax maaha Tusaale marka layidhaahdo haloo tartamo ayaa laga hadli karaa
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
somalida.deegankow.ogaada.insomaali.maskax.lahayn.oo.iyagu.aakhiro.iskuladhaadhaceen.
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan Күн бұрын
Ogaaden wuu ka baxay Somali inay. YIHIIN. Nooga. Daaya Ogaaden ARIMAHA SOMALIDA. Ka halo. CODKA Xamar.
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 Күн бұрын
Edeb yeelo adkaada xun ogaden somali oogama saari kartid ee
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh Күн бұрын
Itobiya wey duntaye Diyaar garoba
@codkadulmanayaashayoutube8561
@codkadulmanayaashayoutube8561 16 сағат бұрын
Hadii beesha gabooye ka maqanyahay waa dulmi
@saafi1302
@saafi1302 Күн бұрын
Hadaaney hada diidin abey hadalkiisa waxaa xaqiiq ah in la singing guuriyo dhulkoodana saas lagula wareego sadareertana ay ku yeelan doonaan dhaqaalaha dalkooda
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
somalidu.waa.dad.aan..hadaflahayn.iyo.waxmideeya.waa.islaam.hadana.hadana.sagaal.diimod.oidiidan.baywataan.hadana.qaboilbay.ku.wada.xoqdaan.asqo.iyo.ana.anaa.ay.meelkasta.lataagan.yihin.cida.waxwada.mayaqaanan.meelagasogalay.garan.mayan.wadad.waadadla.ningadhway.oo.khamiis.wata.inyar.odhaqlale..ayay.kudaydaan..waa.dad.aan.aradtidodu.kusonoqoto.hunguri.iyo.danyarta.baadho..gadhiwacan.wado..nago.badan.guurso.siloo..silooyidhaahdo.aĺamahebal.
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
somali.dadlabaabinsyaa.shabab.iyo.ictisaam.eeqabiilka.soohoogalaya.dhaqanka.dhaqaalaha.bulshada.waxbarashada.iyo.khalkhalka.sixirbararka.daqanbiiska..
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Күн бұрын
Axmaradaayandhul danbe laga ibini axmaro waa.cadawo
@MariamAd22
@MariamAd22 Күн бұрын
Mr Cagjar ma amiinikara subxanallah war hooray ayaa la idin khayamay oo deganadii somalida Ethiopia dhulkoodi lol boobay
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
somali.degankow.abey.oo.idikahoreeya.siyaasadii.abasiiniya..labaqodbu.raba.inui.meeshalasaaro...somaali.khaasa.oolafikita.somaslida.kale.iyo.ictisaam.jigjiga.lawareegtay.ooqabiil.kugabanay
@JawharAtam-ns7dz
@JawharAtam-ns7dz Күн бұрын
Asc mansha alaha guul ayaan laydin kala xadin
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 131 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 69 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 25.10.2024
28:14
Somali Radio
Рет қаралды 7 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34