Daawo Gabadha Maanta Ka yaabisay maxkamadda Ee Malaayiin Doolar Shabaab Uhaysay

  Рет қаралды 400,457

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 260
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 5 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@YM-lf6cx
@YM-lf6cx 5 ай бұрын
Sirdoonka soomaliya good job..keep doing what you are doing, nimankaan daqaalaha halagala dagaalamo
@naimastar9366
@naimastar9366 5 ай бұрын
Gabdha waxay hadalka u fahmi ladahay dhagaha earbath ugu jira qof aya la hadlaya somali wax ma fahman dadka markad meel keenaysaan dhagaha fiiriya
@AbshirMohamed-le4jf
@AbshirMohamed-le4jf 5 ай бұрын
Walahi adiga cml ayaa anfici lahaa dalkaan
@liibaannaasir3164
@liibaannaasir3164 5 ай бұрын
Sxb ear body uguma jiro waayo gabadhani waxay soo martay badhitano fara badan meel walbana waa labadhay jidhkeda
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 5 ай бұрын
Maxkamadda intaan la keenin meeqa maalin ama bilood ayeey xirneyd ma waxaad mood daarood in suuqa laga soo qabtay maanta oo maxkamadda leyska keenay,qofkaan oo kale waa la hayaa inta baatistiisa laga soo dhameynaayo xataa kannada ayeey qaadan kartaa baaristu, Adiguna waxaad leedaglhay dhegaha ayaa wax ugu jiraan oo qofbaa la hadlaya oo ay jawaabta ka sugeysaa, Lkn adiga wey kula noqon kartaa aragti ahaantaada kumana qaldanid , Mahasanid
@YM-lf6cx
@YM-lf6cx 5 ай бұрын
Naagta guri kamaay imaan ee habsii ayaa lagakeene, yaa degaha usoogashee waxaad shegeeyso
@khayriyafilfil294
@khayriyafilfil294 5 ай бұрын
Qidabay marsanthy jeelka lagama kenin
@Xaq-raace
@Xaq-raace 4 ай бұрын
Ey Gaallo keenstay, Muslimiinta sidaa u dulmiya Maalin Alle idin la xisaabtamin.
@WAAN660
@WAAN660 Ай бұрын
Ilaahay argagixisada waa ogyahay anaguna iskadhicinaynaa❤
@Suldan8587
@Suldan8587 Ай бұрын
Nacdal idinku dhacday maydinkaa muslim sheeganaaya, khawaariij argagixiso ah ilaahay umada haydinka soo gaadho
@AbdirizackmohaMohamed
@AbdirizackmohaMohamed Ай бұрын
Umada in laa laayo din Muslim maahn melna kamaso gaasho khawarij dhigyo caab ah baad tihin
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 5 ай бұрын
Qofta waa orajinal mekab uma marsano waxa ay iska tireysane dhidid mahan waa subagii 1 million
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 5 ай бұрын
Waa cascading masaakiinta ahaa waxay tidhi hooyaday baa shiikaaala aniga faracaygu waa hindi
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 ай бұрын
Saas maa maqlay😂😂
@faadumokaarshe3544
@faadumokaarshe3544 5 ай бұрын
X 14:34 hut ny By 14 :34 ​@@sadiasheikh1413
@GeelGeelow-y1g
@GeelGeelow-y1g 5 ай бұрын
Naagtii nin badan guursato shuute ayaa sugaaya xasuustiina iska hubiya
@abdirahmanomar8008
@abdirahmanomar8008 5 ай бұрын
Alshabaabku may aniga lacagtooda ii dhiibtaan. Walee waan lala goosanlahaa.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 ай бұрын
Somalie 🇸🇴 iman laa,an ayadileysa😂
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 5 ай бұрын
😂😂😂😂😅
@hassanbareabdi1368
@hassanbareabdi1368 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 marka ma qaraxaa kusoo gadane . Kan hala soo qabta😊😅
@muna619
@muna619 2 ай бұрын
Ilahay kuwas kuma baro
@muna619
@muna619 2 ай бұрын
Ilahay kuwas kuma baro
@Liban14398
@Liban14398 5 ай бұрын
Hal miljone Aya acun ugu jirty muqdisho ayay wali jogta ayado walibo al-Shabaab uu heso sufi waye gabarta runti
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b 5 ай бұрын
27 ayaat jirtaaa 2010 ayaa guursatay 13 jir ayaaa laguugu guursady miyaaaa marka gabadhaan waxba lagama qorayo😅😅😅😅😅
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 5 ай бұрын
Waa wax dhici karo koonfur 13 waa laysku guursadaa
@rahmamohamed8676
@rahmamohamed8676 4 ай бұрын
Anaabo ku aroosay 13jir😂😂😂
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 5 ай бұрын
War waxaan damiir xumaa waar dumarka daa waa maskiine
@AwesXuuti
@AwesXuuti 5 ай бұрын
Dumarka hadey qaldanyihiin waa lamaxkamadeynaa
@mohamedabdirahman9634
@mohamedabdirahman9634 5 ай бұрын
Danbiga rag iyo dumarba weygali karaan
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 5 ай бұрын
Waa alshabab
@cabdiciise5332
@cabdiciise5332 Ай бұрын
Hooyadaa miskiinta ka was adaaba argagixiso ah
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 5 ай бұрын
Tan waa anoo suaale lay waydiye wax kasto iyadoona lawaydiin iyadaaba kahorayso wayba hordhacee 😂😂😂 ninki laga cabsanaye ilahow umada dhibkeeda haigu salirin dhigooda iyo sharftooda subxana😂lah
@NaimaIbrahim-j7u
@NaimaIbrahim-j7u 5 ай бұрын
Musiibo😂😂
@anabh5771
@anabh5771 5 ай бұрын
😂😂😂alla qosol badana maskiinah dadkii waa wareerisay
@cabdiraxmaanxuseen8565
@cabdiraxmaanxuseen8565 2 ай бұрын
WAXAAS OO DHAN WAY GASHAY MADAXA HALAGA TOOGTO MAXAA YEELAY WAA ARGAGIXISO KAAMILA
@bonobascolinosmaxamed94
@bonobascolinosmaxamed94 5 ай бұрын
Waxay ka dhalatay beelaha aan hubaysayn maxkamada dawlada soomaaliya shercigeedu cidkale ma qabto masaakiinta le qabtaa car wakaase nin abgaal ah maxkamada horkeena 😂😂
@CiilowWadani
@CiilowWadani 5 ай бұрын
Dadka waxa dhiba waa laangaabta maangaabka ah
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 5 ай бұрын
Abgaal ma daafacaan dadkoodaa xun oo qaldamo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Haa, ileen Xamar waxay alshaabtu uha bixi la,dahay waa Qabyaalad waa dad burburay
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 5 ай бұрын
waa cuqdadeeysan tahay maalin kastaa Ab maxkamadda lasoo saaraa😊
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 2 ай бұрын
masiibo hesho ayadoo kale ayaa dadka dhameeyey 😢
@laylaomar-vv1wt
@laylaomar-vv1wt 5 ай бұрын
Subhanallah
@ABDIRAHMANAHMED-dk7sf
@ABDIRAHMANAHMED-dk7sf 5 ай бұрын
Diinta mabaneeysey in suaalo uuwediyo garsoorka si toos ahaan?? Maxee caqabad ayee kuleedahay kaqebgalka garsoorga suaalo weedinta eedesanayahasha?? Protocolkena waa in wax laga badalaa...
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 5 ай бұрын
Diinta daba qofka laga baray garsoorka maxa isku xiretna😂
@ABDIRAHMANAHMED-dk7sf
@ABDIRAHMANAHMED-dk7sf 5 ай бұрын
@@halimajeylani9243 makufahmin?!
@abdirahmanahmed-lv6bd
@abdirahmanahmed-lv6bd 2 ай бұрын
Naagtaas been beyond sheegeysaa
@esteban_rodriguez4
@esteban_rodriguez4 5 ай бұрын
Lacagta inta la eg hadii aan alshabab u hayn lahaa waaba kala dhuman lahaa
@mulkijabuuti1621
@mulkijabuuti1621 5 ай бұрын
Lacagtaas anoo heesto xamar maba joogeen ooh shabaabku waaba taajiriine see cml
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 5 ай бұрын
😂😂😂 soodhawoow🙌🏻
@shakuur55
@shakuur55 2 ай бұрын
Muxuu hadalka ugu celinaa suaalaha weey kawada jawaabtay iyaga oo faahfaahsan. Mida kale meeshu ma maxkamadbaa mise waa qolkii taxqiiqa suaaluhu waa badanyihiin
@محمدعبدالقادرعبد-ر1ب
@محمدعبدالقادرعبد-ر1ب Ай бұрын
Guul ayaan urajenaya shacapka somaliyed intaas sano xasuuq io dhipato ku jirey had ayey helen cadalad jiritanka dolad nimo cadeyneysa Hooyo io apo io wlladey somliyed dolda la shaqeya 😢😢 dolada kaliya wax maqapan karto garap siya dalkena ha ormare
@AminMaqbuli
@AminMaqbuli 5 ай бұрын
Gabadhu xoogaa emotional cracks baa ku dhacay way isku dhex yaacdey gabdha kiiskeeda halagu laabto
@MaxamedIbrahim-vg1zm
@MaxamedIbrahim-vg1zm 5 ай бұрын
Naagtu markeey niman badan soo gursato weey kakala dhumaya hala yaabin garsore😢😢😢😢😢
@fatumaali5834
@fatumaali5834 5 ай бұрын
@@MaxamedIbrahim-vg1zm hhhhh
@Really2025
@Really2025 5 ай бұрын
GABADHAN HALOO DUCEEYO. HANA LA CAAWIYO. DADOOW WAA DHBAN YIHIIN DUMARKU. ALLE WAYNE HALAGA CABSADO.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
​@@Really2025 alshaaba caawin ma galaan waa dhiiih yacabyaal.. kiskeeda ayaya ku raacday oo hantidiid masaakiinta lacagtooda ku dhici jirtay .. jooji marain haabinta hakayska qabto Dambiilaha Nin iyo Naag ba waxay yihiin
@dr_safa512
@dr_safa512 5 ай бұрын
Xasbunalaha wanicmal wakiil qofta cadi mahan wlahi 😅😅😅😅😅
@mohamedhared8003
@mohamedhared8003 2 ай бұрын
Guurkan Contractiga muxuu ahaa😅
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 ай бұрын
FARACAAGA HINDI HADUU YAHAY MAXAAD U RAADSAN WEYSEY MUUQAAL REER XAMAR IYO MID HINDIBA MA KAA MUUQDEE
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 5 ай бұрын
😂😂😂
@adnahussein6060
@adnahussein6060 5 ай бұрын
mar hore hore aaa maqlay in Allsha. Eey la shaqeeyaaan dumar badan gabdho badan. Xaafad walbo eey ku noolyihiiin. naag kasta mushaarey u qoreen account koodadana weey isticmaalaan. dumar kaasi badan kooda Argagixiso deey u dhaxaan si qarsoodi ah.
@NajmaSiciid-p4n
@NajmaSiciid-p4n 3 ай бұрын
Subxaana Allah subxaana Allah 😭😭
@NimcoMohamed-ll9nl
@NimcoMohamed-ll9nl 5 ай бұрын
Hindi ayan ku qoslay iyo ninkeyga magacisa 3 Dexan ma aqan 😅
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 5 ай бұрын
​@MohamedAbdulkadir9idoor animal
@AdamXasan-qx3vq
@AdamXasan-qx3vq 5 ай бұрын
Waan waa iqab maha kamid ma ahan
@ahmednorsheikhali838
@ahmednorsheikhali838 5 ай бұрын
Mahaa Ku yaabaa Fadhaa
@idilabdi9456
@idilabdi9456 5 ай бұрын
Guur badanaaa adaya
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 5 ай бұрын
Did she say I am indian 😂😂😂
@Garane2020
@Garane2020 2 ай бұрын
Faraceeyga hindiye galaan kkkkkk maa ma dhibaan ama midgaan ayaan ahay Iska dheeh 😂😂😂😂
@sh.muniircraxmaan
@sh.muniircraxmaan 4 ай бұрын
LACAGTA AL SHABAAB WAA HANTIDII UMADA SOMALIYEED EE AY KA DHACEEN EE RUUXAY AKOON UDHIIBTAANOW UMADA USOO DHICI OO XARAAMIYIINTA WAXBA HADANAYN
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 5 ай бұрын
Gabadhaaan waa ay xanuunsantahy Waxaaan Waxba kama jiraaaan Gabadhaaan cadaaaalad bay ubaaahantahy ( qof xanuunsan)
@khadraciise2044
@khadraciise2044 5 ай бұрын
Haa wlhy waa laga dareemoya
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Masakinta iska daaya hawiyow idinkiibaa xaaraan kunool ama xoolo shacab ama xoolo dawladeed j haysta
@Zwedesh66
@Zwedesh66 5 ай бұрын
Gabadhan masakiinta is gadaya gabadh ceeb ma lahane 😢😢😢
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 5 ай бұрын
Tuug😏😏
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
Ninka qaba sidee magaciisa sadexan u aqoon
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 5 ай бұрын
Xamar aa laga helaa.
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 5 ай бұрын
@@noohaliahmed3978 war xamar maahan dadkaan naftaaaa kujeclaat eyisku guursadan mahine reer xamr qofka Haduu galo xitaa guur qarsoodi ah magaciisa waayaqaana
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 5 ай бұрын
Xiliyadaa hore yaa qabay la shaqaynaysay 2013,15, 2016 .xiligan 21 /22 miyey shabaab gashay..
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Qoftaaan Jirkeeda Daroogaa ku Jirtq, Wacyigeeda waa Daciiif
@ahmedcaydiid9398
@ahmedcaydiid9398 5 ай бұрын
Waleee naagtaan naaag iga dheh sadex nin ayey lacag ka fh3c samaysay lkin maxkamada iimaanka ayey la.dahay oo lacagtaas ayeey rabaan inay cunaaan
@Ahmed-c7s
@Ahmed-c7s 5 ай бұрын
Dumarku xasuus Malahan Hadii Nin kaaga Dambeeyo Wixii hore Ee Rafasho ahaa Waa ilaabee.
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 5 ай бұрын
Naagaha dhagartoodaa badan ayuu ilaahay quraankisa kusheegay bal fiiri jaho looraacaa lagaranyahay wa uun dhagarta dumarka waxas oo wareegaysi ah
@siradm
@siradm 5 ай бұрын
Dhagar kama aha ee meesha ayay uga dhamaatay, xggeed isla marki dumar ugu booday
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
1M DOLAR AAAAAAAA IYO DHEERAAD BISINKOOOW MUQDISHO LAGU BAA .BA
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 5 ай бұрын
Somaliland ayaa soo biishay 😂
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 2 ай бұрын
@@wmdghdgg1234abaayo maxaa keenay meeaha Somaliland dhaqaalaha xamar yaala dhulkaas maba yaale..wixii kula hadlaba ma Somaliland ayaad moodaysa
@ayaanjama-g6p
@ayaanjama-g6p Ай бұрын
Gabadhaan wlsheena ah waxay tiri 27sano ayaan jiraah ok Waxaan aday marko 2010 Waqtigaas waxay jirtay 13sano Markay akoon furanaysay waxay tir 8bil ayaan jogay ok Markaas way jirtaa 14sano 14sano jir sidee akoon ufurtaah ????????????😂😂
@dubatalihassan2191
@dubatalihassan2191 5 ай бұрын
Aniga waxan layabanhy kas maxkamada dhex jiifa 😅
@omarw5124
@omarw5124 2 ай бұрын
Toosi kadibna dil ayaa laguugu xukumay dheh.. jawaabta soo duub
@deeqonuur-y4v
@deeqonuur-y4v Ай бұрын
@akhalif579
@akhalif579 5 ай бұрын
Waxaan Dhabi miyaa? Inkaar jugu dhacdey meey la dhuumato markey argagixiso siineyso wataa hada qalqaleyse? War tiirka geeya waa yaab, hakaag weeye waxaani.
@DantaadaGaro-yd8bu
@DantaadaGaro-yd8bu 5 ай бұрын
Doqon waye wlhy turkey 🇹🇷 ayay aaday lacagta ma la goysa USA 🇺🇸 ama Europe 🇪🇺 maxay alshababa uga haysa jaanis heshay turkey jogta
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 4 ай бұрын
Qof xagadhimirka la ayaad maxkamad horkeentaa si aad dhaqaalo ugu sameeysid balsi kuma aadan xisaabtamin ragineey ladhasheen taasoo laguugu ciqaabikaro naaktaada iyo ciyaalkaaga sawabta eeytahay gawar reer xamar marna maogolaandoono in nalagu gumeeysto dhulkeeyna dad dulfuulkuah xamar balse dhegeey far in eeykunoolaadaan hawargidir xamar iyo nawaaxigooda alshawaab waa mahadsalaad iyo x. Sh.
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 5 ай бұрын
Gudomiyahaaba caaq ah akontiga kuma qorna miya tariiqda la furtay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 ай бұрын
Iyada oo la arko Aya lagu weydina maxkamad Aya saaran tahay
@ibrayare6581
@ibrayare6581 2 ай бұрын
Shuuti halagu hor keyno cabsi cabsi 😂😂😊
@abdiismael6138
@abdiismael6138 5 ай бұрын
Suaalo qashin ah aayaad weydiinaysaa gabadha. Wax cilmi ah kuma dhisna
@Bashiirxasancali-hx6mx
@Bashiirxasancali-hx6mx 5 ай бұрын
27 ma jirto waa is ka hadle
@ShiineGabeyre
@ShiineGabeyre 16 күн бұрын
Hadayba djaqdau arurisayna intas olacaga wa cadahay maxa kaweydinaysa
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 2 ай бұрын
Kuwani meel iska dhaqan ka nahay bal soo sheeg Cid bixinaysa malahan waa la i guursaday uun baa la iska dhahay
@YusufSiid
@YusufSiid 2 ай бұрын
Gabadhaan maskiinta ah su aalaha waa la gu wareeriyey
@Xaq-raace
@Xaq-raace 4 ай бұрын
Bible wax ku xukama markii la idin yidhaahdo Murtadiin baad tihiina qeyliya sidii aad Muslim tihiin Alle Cidhibtiina goo Cidii Kitaabka Alle diida.
@guledhirad9046
@guledhirad9046 3 ай бұрын
Lacagtu dolar miya mise waa shilin maskinta aan hadli karin bay maxkamadu so qanta munaafaqiinta soo qabtq
@HassanOsman144
@HassanOsman144 5 ай бұрын
iyaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zoomaliboi8241
@zoomaliboi8241 5 ай бұрын
Kaalay shabaab eey siiday ama waa la xariirtey meesha kuma sheegine lacagta ladhaqay maa si looga wareegsado larabaa subxaanka
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 5 ай бұрын
Ceeb kaqad gabadha😡😡😡😡
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 5 ай бұрын
Maslaxadda kaliya kama yabsanin, waa Naga wada yabisay. Ee ha la marsiiyo cadaladda.
@umulkhayrxuseen8788
@umulkhayrxuseen8788 5 ай бұрын
Waayaabe maxkamdu ma waxey rabtaa taariikh nololedkii qofka mase dacwada loo heesto
@AbdifitahHassan-hl7su
@AbdifitahHassan-hl7su 27 күн бұрын
Kiiskaaga marka labaarayo wax walba in lagu waydiyo filo wayo in waxa maskaxdada kuhaysid oo iska difac isledahy laga lumiya laraba
@hassanabdihashi5816
@hassanabdihashi5816 Ай бұрын
Baryaha halyskamdhaafo on dadka runta haloosheego
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 5 ай бұрын
Xamar waxaad ka helaysaa qof ku dhahaaya qofka aan is qabno qabiilkisa ma aqaan. Caruur ku dhahaysa aabahay cida uu yahay ma aqaan.😂😂😂
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@juliemalik7258
@juliemalik7258 Ай бұрын
Fareceyga hindi gala mey dhahday mise ana modo😂iga hubiya 😂😂
@AbdifitahHassan-hl7su
@AbdifitahHassan-hl7su 27 күн бұрын
Way tiri ee wax ma isku tihiin waa dadki somalia jogi jiray hindida aha xamrwayne iyo shangani faracodi wall
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 5 ай бұрын
Waydhici karta rag ayaa dumarka yaryar ama baahan ka fait iidaysta bilo hdhawna ka carara Marka iska dhaafa hablaha
@AHH677
@AHH677 5 ай бұрын
Doqon baa tahay Gabar miskiin ah ayaa kuu gacan gashay Anaa waxaan rabo ku waydiinaa kulahaa Haddaan rabana kuma waydiinaayo. Waa kalab Kanoo kalaa loo dhiibay hawl Dulli fawqal dulli waaye
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 5 ай бұрын
27 iyo sanaa dadka dad da maxeey u qarriyaan
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 5 ай бұрын
Dadka hada jiro saas u egyihin!. Kuwa umudaharadayo ninka Luul gubay waxa uqabta inay lo irmaan yihiin.
@NadifoMohamudOsoble
@NadifoMohamudOsoble 3 ай бұрын
ilaheyow juute ley geynin dhiiga bini adan adanka magan galay yarabi 🤲🤲
@FaduumoXuseen
@FaduumoXuseen 4 ай бұрын
Subxaanalaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🎉
@abdidolaal6639
@abdidolaal6639 5 ай бұрын
Walee meeshi koonfur la odhan jiray aaminaf malaha
@KamalDerow-p5l
@KamalDerow-p5l 5 ай бұрын
Abaayo iska saber isha alaah waaku bad baadin done
@CabdiCabdilaahijaamac-d2v
@CabdiCabdilaahijaamac-d2v 5 ай бұрын
Waan la yaabay qisidaan sibay isu dabamarsantahay
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 5 ай бұрын
Wey kuu sheegtey 3 blood kaliya iney is yaqaaneen.
@xcw202
@xcw202 2 ай бұрын
war Qofta waa laqasbi haaya wllhi
@xirsinoor3536
@xirsinoor3536 3 ай бұрын
Gudoomiyaha laftigiisa wareersan 2016 ilaa 2020 shan sano miya u dhaxeeysah mise afar sano
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
BISSINKA KIISKAAS MAXAA GALIYAY 1994 HADAY DHALAYTAY WAA 31 WHY AYEY 27 USHEGATAY YAAAB ISDABA ALOOW UGAR GAAR UMADA SOMALIYEED
@abdirizakadan5038
@abdirizakadan5038 2 ай бұрын
1997 ban dhashay tiri
@Shukricadey22
@Shukricadey22 5 ай бұрын
Qof buufis heeyo oo intas laca shabab leyahin heso mar hore leen ku ibsan lahee 😂😂 ee iska dayo maskinta 😂
@sharafsiciid-v8r
@sharafsiciid-v8r 5 ай бұрын
Na mooday mise waxaytiri hindibaan ahy😅😅😅
@najmahussein3502
@najmahussein3502 5 ай бұрын
Dadkan xabadi ba wx u dhintahay wxa la waydinayo xata ma fahmayso gudumiyaha xata sida wuu wx u waraysanayo qof ciyala suqa moda
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Dadku sharci ma yaqaanaan waxba ma jiraan meeshaaas waa iska masaakiin xittaaa kuwa wax waydiinayo
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 5 ай бұрын
Dambiilaha ugu weyn ee hayey lacag intaas cadadkeeda dhanyahay waa SALAAMA BANK ee maxaa isaga loogu maxkamadayn waayey mase xaalka Muqdisho waa, maskiin baa miske la fuula leh?! Qofka gurigiisa lagu qarsado wixii la soo xado waa Dambiilaha 1aad!
@sahrohumble
@sahrohumble 5 ай бұрын
Qoftan earbuds ayey ku hadleysa qof kale ayey lahadleysa haladka wey is dhafineysa yani anajifanya
@xasancisman9657
@xasancisman9657 5 ай бұрын
Kiiska nuucaan ah waa dhif iyo naadir gabadha wey shoogsan tahay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Sidii nin Raga u hadal haafow
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 ай бұрын
Waxaa fiican lamaanaha in cafamaadka baaran iyo in ay is diiwaan galiyaan waxada Dad dhigista iyo xaquuqda .
@xareedmaxamed9995
@xareedmaxamed9995 3 ай бұрын
Reer marka qurux badnaa hhh quftaan hadii lasoo daayo igu soo qabta
@seed3966
@seed3966 5 ай бұрын
Gooow caadi maaha hadeey saas tahay 🫵🫵🫵🫵🫵🫵
@Mariami-er1wq
@Mariami-er1wq 4 ай бұрын
😮😮
@AbdihafidMohanddabdullahi
@AbdihafidMohanddabdullahi 2 ай бұрын
gabadhaa halayska cafiyo waa la khaldaye waa dumare
@esteban_rodriguez4
@esteban_rodriguez4 5 ай бұрын
Tiirka Keeya qofta
@engmohamudchilalchannel9511
@engmohamudchilalchannel9511 5 ай бұрын
Gabdhu mayi xanuun santahayi
@AbudarJibriil
@AbudarJibriil 5 ай бұрын
Dil toogasho dheh xabsi male
@HassanOsman144
@HassanOsman144 5 ай бұрын
Maxkamada shoowga waan jeclahay. Hadda 😂😂😂😂 ayada iyo Kaajal ilmo adeer miyaa?
@bisharobeautycosmetics8588
@bisharobeautycosmetics8588 5 ай бұрын
Masakiinta iska daaya Alshabaabka runta ah raadiya
@xamdiilkacase9381
@xamdiilkacase9381 5 ай бұрын
Wagar qoftu caadi maba aha xaqa allah hatuso
@CarwoQanciye2
@CarwoQanciye2 4 ай бұрын
Wey qooqneed sanadka laguur sadey ma taqaano
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 5 ай бұрын
Hidi aaaa
@MuuseMaxamed-zt3cu
@MuuseMaxamed-zt3cu 5 ай бұрын
😊
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 5 ай бұрын
W
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 ай бұрын
Horta lacagta la dhaqo waa maxay mogadisho waa magaalo habaaran wax walbo lagu arkaa
@anabh5771
@anabh5771 5 ай бұрын
Lacagta laso xado waye oo tuugnimada ah
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 5 ай бұрын
​@@anabh5771lacagta caadiga ah lama dhaqo ee waa black money 💰
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 5 ай бұрын
Somaliland iyo putland ayaa soo geliyo shabaab ayey ku maal geliyaan si shacabka muqdisho loo xasuuqo dowlada ayna haruumar ayna gaarin😢
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,9 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 7 МЛН
ARIN LAYAAB LEH OO AYSAN MARNABA FILANAYN | SEE WAX U DHECEEN?
23:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.