No video

"Aniga Shaqsiyan ayaa lagu xadgudbay Xanaasandeyda,Dil ayaana leygu hanjabay" Xildhibaan Ciid.

  Рет қаралды 3,983

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

"Aniga Shaqsiyan ayaa lagu xadgudbay Xanaasandeyda,Dil ayaana leygu hanjabay" Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid.

Пікірлер: 11
@user-su5cb5vd2v
@user-su5cb5vd2v Ай бұрын
Masha allaah guuleyso xildhibaane
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Maanshallaah, Afkaaga caano lagu qabay xildhibaan
@imanAbdirahman-w6n
@imanAbdirahman-w6n Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdullahaxmes5008
@abdullahaxmes5008 Ай бұрын
Guulayso xildhiban qarandhise
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Ай бұрын
Madaalena waa madaxweynaha dowlad goboleedka banaadir state
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Ай бұрын
Qawaarijta ku jirta baarlamaanka iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee nabad diidka ah dowlada fedaraalka wax ka qabataa😢😢😢😢
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g Ай бұрын
Eraga xasanad ayey somalida qalad ka fahmen war hadad dulmi iyo qayano qaran wado waa in lagu togta sharciga sidas dhigayo
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 Ай бұрын
Walawayn been bay iskugu sheekaynaysaa marka laga hadlayo hubka iyo etoobiya in laga keenay
@diniodawaa1705
@diniodawaa1705 Ай бұрын
Shaqo beel waxaas oow noo sheegaa
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Ай бұрын
Jaahil wax jira moog ah itobiya iyo soomaaliya wax cilaaqaad malaha hubka waxaa keeney jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya ee ku haaya xuduudeena ayagoo sheegta itoobiyaan
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Ай бұрын
Tuug qabyaalad kabuuxdo oo aan caqli badneyn ayaad tahay ina adeer, waana kufaraxsanahay inaad kamid tahay baarlamaankii ugu liitay abid ee Somalia soo mara hadaba ku bishaareyso dambi kasta oo uu XS galo inaad qeyb kuleedahay ileen adigaa codkaaga siiyaye ilinta yaxaaska jooji hal asxaan oo kaliya ayaad shacabka soomaaliyeed usameyn kartaa waana inaadan markale isasoo sharrixin masuuliyadaan mis aad qaadi karto maaha 😂😂😂
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Cabdulaahi Axmed Cali  06 09 2024
15:21
Somali cable
Рет қаралды 1,4 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН